-
Content Count
17,547 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
315
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Taloow haduu qof dhaho 'ma nabad baa' mise 'soo nabad ma'aha,' will that person receive ajir as well? Or ajir kaliya waxaa la siiyaa dadka 'salaamu caleykum' dhaho? [Xadiiskaas ku saabsan si qalad ayaa loo turjuntay.] Ar maxaana diinta lagu wareeray. Soomaalidii lagu xaman jiray wax ka salaan badan ayaa hadana lagu dacaayadeynaa salaanta dadka kama qaadaan. Who knows the same of you might've been dadka ka calaacalaaye not that far that Soomaalida telefoonka markee kuu soo diraan too much salaan [see la yahay -- soo lama fiicno -- maxaa la sheegay -- cida ka warama -- reeraha -- ciyaalka xaaladooda see waaye -- caafimadkiina...], and now this. Meel loogu fakado maleh maryooleey.
-
Ar Maxamed Taruuri, waa wareey. Abtigiis, ninkaan kula hadlaayo ma taqanaa? Aaheey, ciyaalkii yaryaraa ee Baar Cismaan Jirac mid kamid ah waaye, waa kuwii buumaha Sacuudiga ugu keeni jirtay mar walba aad u aadid ganacsi. Max'ed Taruuriyoow, ii waran? Waajid iiga waran? Cali Taruuri wiilkiis, Max'ed, ayaan Xamar kusoo arkay mar aan noqday. Emailka isoo sii.
-
Tuujiweyne, And about the thrends of SOL. Ever wonder why almost 700 unique IPs visit this site on the dreary days of online summer and more on the other months, yet few minuscule contribute. It always was like that. Most are silent readers, who detest SOL and what it stands [some call it 'elitism'], yet take guilty pleasure reading what we write. To those people, maxaa idin keenay meel aad necebtihiin? Mise everyday waa soo dhuntiin?
-
I don't know about kufsi or wax lamid ah, but my sister and her family, including children, came back from Sacuudiga the other day, after taking a little cumro and vacation combined. The kids weren't impressed. "Abti, they don't allow girls to go outside, banaanka wey noo diideen, all the time guriga aa ku jirnay, even the windows are covered with dark papers." Waa calaacalayeen. "How can girls and women live there? All men and boys can go out any time they want..." I don't blame them, because waxaas xabsi ku jir waaye. One time one went to banaanka by mistake, and all eyes, all men's eyes, ayaa soo wada fiiriye. Gabar toban jir ayee saas u fiirinayaan. Perhaps this dhaqan has naturally contributed this harrasment since half of their population guri iyo meel kale ku xireen, unlike other Carab states.
-
Me has a solution, runtii. My seedi came back from there last year, to bring back his elder brother, who was viciously attacked and had been in comma for weeks. That brother was semi-paralyzed, maskiinka, now in the comfort of his old home of Mareykanka. He mentioned markuu soo noqday that many other ajnabi have paid gangs that take care those roaming savages, oo si xun loo dilo, oo sidooda loola dhaqmo markii la dilaayo. Blood for blood ayaa meesha ka dhacay, that they don't touch tukaamada Hindida now. Soomaalida saas waa inay sameyaan mise meesha iskaga tagaan. At least Musambiik iyo Namiibiya wax quman laga sheegaaye ha iska aadaan.
-
Idinka dadka afaarahooda maxaa shuqulkiina giliye. Iyaah, abaaba. Siiba Bishaaro oo magac quman wadatay, hadana la baxday wax carabkaba qaban karin. I now call her Tuujiweyne, that at least carabka ku dhawaaqi karo.
-
Su'aal fiican waaye, kuwa jaad cuno waa jiraan. Jawaabta waxee tahay, I would at least spend, if knowing, haduu jaad ku gadanaayo than mid awalba Soomaali ahayn, and perhaps who knows spends my paid money on qamri iyo wax ka daran jaad. Aniga aqiyaar badan oo aan is naqaano ayaa jiro ka cararo timojarre Soomaali, giving the lamest excuse that style aan u jarano ma yaqanaan oo beentooda ah or waa isku wareernaa, especially since this city of Koronto oo ku yaalo kuwa badan. Waxaan xasuustaa magaalo oo aan saas u weyneen aan deganaan jiray la dhihi jiray Windsor oo xuduudka Mareykanka ku taalo. Timojarre Soomaali kuma yaalin, badanaa Soomaalida dhalinyaradana madoow u tagi jiray, laakiin aniga duq Talyaani aa u tagi jiray oo isku wareernay the initial months. Finally waa is baranay.
-
Salaan... Division iyo kala tag, go' Soomaalida ma kala haraan, always, all the time meel walba ee joogaan. Read on. _________________ COLUMBUS, Ohio - For Yusuf Abucar, this is a summer of waiting. The co-founder of the Somali Community Association of Ohio is waiting to hear from the city's Community Relations Commission on whether it will support Abucar's bid to once again lead the large nonprofit he co-founded in 1992 that helps refugees and new immigrants with housing, employment and other social services. Abucar and other vocal members of central Ohio's Somali community - the second largest in the nation with about 45,000 residents - accuse the association's current director, Hassan Omar, of helping only Somalis from his clan and not delivering services to others. But Omar, who beat out Abucar in a 2001 election to become director, has refused to hold another election. He dismisses his critics, calling them disgruntled, divisive and petty. "In Somalia, we use weapons to hurt each other," Omar said. "Here, they are trying to use the media as a weapon." The association has received about $24,000 from the city each of the last three years. It also took in $354,000 from Franklin County this year for youth and after-school programs and $209,000 for a job readiness program. Abucar and about a half dozen other Somali immigrants presented the commission in June with a 200-signature petition that demands an election. [sNIP] Omar changed the association's bylaws soon after taking over as director to get rid of the election requirement, saying that a nonprofit organization is different from elected offices such as the city council or the mayor's office. Providing services to the community should be the association's sole focus, he said. To continue.
-
Hadaa sadaqo rabtid, I have useless kumi iyo taano to donate. Or iskaba dhaaf. I might sell them on ebay, you never know who is interested on what.
-
Dadka soonka masaajidka iska xaadiriyo ayaa tahay ileen, oo safka hore isku cariiriyo. Dadkaas jecliyaa. Shukada this time let it go to masaajidka the other 11 bilooyin.
-
Waraa timojarre Soomaali meesha maku yaalo miyaa. Timodhise gabar anjnabi ayaaba u tagee. Waraa dhoore ha nagu noqon nooh. Give the few dollars aa ku spend gareysay to masaakiinta Soomaalida familkooda masruufto, regardless stylekaa rabtid inay u jaraan or not.
-
Tuke, maraxaan Soomaali Xaawo iyo Aaden ee iska galaan. Aabihiis wuxuu ahaa qabiilka la yiraahdo Luo, one of the main ethnic tribes of Keenya. He went to Wajeer maxaa yeelay dhulkaas Keenyaatiga heysto abaar ayaa ka jirtay, walina laga soo kabsan. Asagoo rati la taagan fiiri:
-
U.S. Senator Barack Obama, right, is dressed as a Somali Elder by Sheikh Mahmed Hassan, left, during his visit to Wajir, a rural area in northeastern Kenya, near the borders with Somalia and Ethiopia. The area is at the epicenter of a severe drought that has hit the Horn of Africa region, after erratic and insufficient rains during the April-June season. (AP Photo - Aug 27) ________________ Baliis, hoosgundiga ha naga ceebeyn.
-
Help with this trivial question
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Siciid.Madaxey's topic in General
Project maxee ahayd? Ma waxaa rabtaa inaad sameysatid shabako warar ku saabsan aad maamushid. Anyway, shabakooyinka Soomaalida wararka waa badan yihiin, laakiin Soomaalida badankooda waxee aqristaan kuwa u eg inay dhexdhexaad yihiin, kuwaas oo kala ah: Hiiraan.com Markacadeey.com Midnimo.com Xaalada maanta socoto sadexdaas ayaa ugu wanaagsan oo aan meelna u jarjeerin. Soomaalitalk.com aan ku dari lahaa, laakiin ayaandaro bilihii u dambeeye koox ayee raacday oo warkee kooxdaas jecel yihiin ma'ahee war kale soo tibin. -
Puntland Vs Banadir = the new civil war.....
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Salaan... This Muqdisho-based wargeys, Xidigta Panorama, fancies the future Soomaali government: Magacyada liiska dhismaha KMG ah ee xukuumada Islaamiga Soomaaliya Hoggaamiyaha sare ee xukuumada (Madaxweyne): Dr. C/qaasim Salaad Xasan Guddoomiyaha Sare ee Golaha Xoghayeyaasha (Ra'iisul Wasaare): Sheekh Shariif Sh. Axmed Guddoomiyaha Sare ee Golaha Shuurada (Guddoomiyaha Baarlamaanka): Sheekh Xasan Daahir Aweys Xoghayaha Arrimaha Dibadda: Sheekh Xasan Turki Xoghayaha Maaliyadda: Sh. Abuukar Cumar Cadaan Xoghayaha Gaashaandhigga: Sheekh Yuusuf M. Siyaad (Indhacadde) Xoghayaha arrimaha gudaha: Macallin Xaashi Macallin Faarax Xoghayaha Xiriirka iyo iskaashiga: Sheekh Mukhtaar Rooboow (Abuu Mansuur) Xoghayaha Ammaanka iyo howlgallada degdegga: Aadan Xaashi Ceyroow Xoghayaha Warfaafinta: Sheekh C/raxiim Cali Muudeey Xoghayaha Hidaha iyo Tacliinta Sare: Dr. Maxamed Cali Ibraahim Xoghayaha Waxbarashada: Prof. Cumar Maxamed Idiris Xoghayaha Boostada & Isgaarsiinta: Sh. Axmed Nuur Cali Jimcaale Xoghayaha Kicinta iyo abaabulka: Yuusuf Xayle Jimcaale Xoghayaha Tarbiyada iyo dhaqan celinta: Sheekh C/llaahi M. (Abuu Cuteyba) Xoghayaha Dib u dhiska & Dib u dejinta: Axmed Maxamed Qare Xoghayaha Ganacsiga & Howlaha guud: Sheekh Xasan Dheere Xoghayaha cadaalada iyo Garsoorka: Maxamed Ibraahim Bilaal Xoghayaha Teknolojiyada iyo Seyniska: Dr. Cali Sh. Axmed Abubakar Xoghayaha Owqaafta: Sheekh Nuur Baaruud This represents the very shanta weyn, the full five, ee Soomaalida the wadaado ku sheega advocated, of course nooh. PS, the guy waxaas qoray was dreaming, but the possibility is very clear to every informed Soomaali. -
AIDS research....girls what do you know...or can do?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Daacuud's topic in General
Originally posted by raula: riili kulaha..war ileen Yuu dhoont isbiik dis languwej? Yuu shuuld leern it, riili. Kamoon, it iss feeri, feeri simbal, diiyar. -
AIDS research....girls what do you know...or can do?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Daacuud's topic in General
Salaan... This thread is one of the very first threads of this forum, if not the first. It also marks and makes, one todobaad from tonight, SOL officially being five years old. Waaaw. Shan sano already. Waqtiga waa duulaa, riili. Hambalyo to dhamaan reer SOL. -
Erayadii dhumay
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in News - Wararka
Dhacar: geed qadhaadh, amaba se wax lagalay ama la sameeyey. Tusaale: "maxaad ii dharinaysaa ma dhacar dhiig ayaan galay" dhacar aan ku dhahay, duqa, not dacar oo laga wado wax qareer ama dhanaan ah. Kor ayaan ku sheegay inay ahayn dacar. Isku tijaabi mar labaad. Casharka wuu sii socon doonaa. -
Giving the Somali Minorities their fair Share
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Guri nagala heysto ayaa iska yar. Don't you know we have had 'makulaal madoow' at home? Yep! Actually, my old man never left his own house oo ku yaalay xaafada ugu xun Bermuuda loo bixiye, and when kuwa tuugo isku dayeen inay dhacaan dhowr jeer, a militia leader fella at nearby ayaa usoo gurman jiray, kana daalay, so finally told him, "Xaajiyoow, you need makulaal madoow at home." My old man reluctantly accepted. The man nin fiican ayuu ahaa oo waanba soo arkay, wuuna ku guursaday, oo ciyaal badan ku dhalay guriga. He now is in Mareykanka. -
Tana shimee Soomaali noqotay? Mise half Soomaali. She initially used to claim she was half Suudaani, half Masaari. Then half Suudaani, half Oromo. Finally, she claimed us. The reason? She considers Soomaali women to be the most beautiful people on Earth. [Her words. Google it.] Also look what she wrote on her discussion board: "This is so emotional for me. For the first time since my career began, my birth mother's country...SOMALIA...is recognizing me. Just to let you know--they've always considered me a "loud mouth", "unruly", "DISGRACE"---tainted and corrupted by Black Americans. They're interviewing me this SUNDAY NIGHT on their national television news program---"60 MINUTES; Mogodishu", and last week---I was featured in their national newspaper, THE SOMALIA TIMES." Naagtaan maano koobiyo ee u baahantahay. Suubito.
-
Giving the Somali Minorities their fair Share
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
I haven't seen you acknowledge all the good things they have done so far. Hokey, if this makes you happy and sleep well: Maxkamadaha are wandharful, wandharful biibol and guruub. They are perfect, anything they touch turns gold and illuminates. Haye masii wadaa? Widaayoow, every major political group in Soomaaliya has its bad and good sides. Some its negative outweighs its positive contribution and vice verse. These fake wadaado, who is godfathered by maafiya Indhamadoowe, [indhamadoowe's own words] came on the political scene violently, seeking power. Iyagaa is keenay barxada, they and their supporters should expect legitimate criticism and skepticism. Xoog ma jiro mahaan, kastee ariiroow? -
Waraa Nuune, Maryan Mursal Ciise already is in Xamar xataa nooh. Waxee tiri inay fan kusoo bandhigto Xamar ayee jeclaan lahayd, ar maskiinta wey riyooneysaa. Markii Xamar nabad ka dhacdayna ruwaayad, aroos weyn oo is dhexgal, shaneemo aad iyo wax kale mala dhigi karo, markii waxaas la dhigi jirayna nabad ma jirin. Soomaali waa habaaran yihiin runtii. Sophist, the guy said 'you can go Shaneemo Soomaali with your girl.' Yacni Shaneemo Soomaali ayaa nabad ka jirto, oo ku taalay dagaalada ka bacdi meesha ugu nabad daran. See camal, Shaneemo Soomaali oo kamid ahayd shaneemooyinkii ugu horeeye Xamar laga furo. Abkoow Uunlaaye ayaaba lahaan jiray.
-
The gangstas lacagtii masaakiinta Soomaalida loogu tala galay jaad iyo tumasho ku dhameeye. Can you believe they receive $1,800 [uS] per month for practically doing absolutely nothing! Imagine lacagtaas waxee Soomaali people u tari lahayd.
-
Xamar maa joogtaa? Dadka inay buufis qabaan ma aragtay, kaaga sii darane adigee kuu maleynayaan inaan fiyooween. Ninba tiisa ayaa heysato. Nooga soo waran Xamar see tahay, sawirana kasoo qaad hadaa awoodid and share with us.
-
Giving the Somali Minorities their fair Share
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Originally posted by Dhubad: ^^First time I have ever seen Maskiin Macruuf agreeing with Maxkamadaha. Adiga sheekadaada waxaa waaye miyaa, wixii xunba xaawaa leh mise koobkii dhacaba maxkamad ku sheega ayaa ka dambeeyo. Loooooooooong before dadkaan wadaadada sheegto came on the political scene violently, I was firmly against this bogus 4.5 power sharing equation since it is unfair to certain unarmed, but not minority, clans. The combined population of these alloted half-percent people waaka badan yihiin any so-called major clan. No sane Soomaali should label and advocate that his fellow citizen is half of him or her. It is ludicrous and bordering farce. Officionally bowing to qabyaaladists and sanctioning clans as a part of the official axdiga isn't good, either.
-
Popular Contributors