-
Content Count
17,547 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
315
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
A question: Somali clans claim of being Arab...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in General
At least, on the surface, our Jananka and Baddacase, do agree finally on something: Descending from "Carab" lineage, though never proven. Teeda kale waxaa kaaga daran the darkest Soomaalida ah ayaa ku leh Carab ayaan nahnay, kuwii real Carabta ka yimid, such as Banaadirigiina Soomaali ayaan nahnay ku haayo, oo ku adkeysto maalin walba. Adduunyo wareer socoto waaye. Oromadii ayaa joogo. Canfartii ayaa joogo. Kuwaas oo midab, muuqaal, af iyo xataa diinta qaarkood meel walba aan la wadaagno, ma arkeysid iyagoo waligood leh Carab baa nahnay, waxaan isku mashquuliyo. Soomaali cirka kama soo dhicin. Soomaalida Islaamka kahor waa jireen, waa joogeen, oo meesha hada joogaan ayee joogeen. Carabna ma joogin waagaas. Ereyga kaliya "waaq" ayaa kuu sheegaayo, oo degmooyin, qabiilo iyo ereyo badan la dhaho, kana buuxo afkeena hodanka ah. Dad baa iska foggeeyo leh waa erey Oromo, oona og beentooda, in uu yahay erey Soomaali, oo Illaah Soomaalidii hore caabudi jireen. Xataa our traditional dress consisting white go' iyo guntiino kuu sheegaayo, in uu ahaa soo jireen. -
Salaan... Can we, baliis, Baddacase, separate Cabdillaahi Yuusuf Axmed from the dowlada kumeelgaarka. Soomaalida wareerkaas ayaa heysto, always comparing who is a head of state to the entire dowlad la dhiso. This confusion of personality cult by comparing or equaling or one person being synonymous to overall goverment in general, is nothing, indeed, new -- it started the day we had our independence, beginning with Cabdillaahi Ciise's interim adminstration. We thus are still struggling to separate an individual from an institution. About wadaad ku sheega's ambition of extending their authority to Hargeysa, ha is dhihin waligaa they won't, with latest attesting coming from Turki, a promiment member of wadaada ku sheega's Golahooda: "Kismaayo, Hargeysa, Burco, Boosaaso, Gaalkacyo, Baydhabo iyo qolada meel ku gaarka ah kuligood webi isdhex socda ayey jiifaan waxaan kula talin lahaa inay soo raacaan islaamnimada iyo wadaninimada," ayuu Sheekh Xasan Turki ugu baaq u jeedinayey dadka iyo maamulada ku dhaqan gobolada dalka. [Xigasho] I hope you won't change your views markee daadaas kusoo gaarto.
-
SSC traditional leaders warn Somaliland 'stay out'
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Dharkengey-15.September.2006 Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka tirsan issimada gobolka Sool ayaa sheegay inaysan u dul qaadan doonin in ciidamo shisheeye ay sii joogaan deegaamadooda. Soomaali heerkaan ayee taagan yihiin naceyb ee isku qabaan dhexdooda. If only that naceyb was directed their real, external enemies, mainly Amxaaro iyo wixii lamid ah. Amxaaro every other day ayee Buuhoodle soo galaan, no body juuq iyo jaaq ka yeereyso. "Ciidamo shisheeye," yaab ahaa. Goormee Soomaali shisheeye noqotay? -
SSC traditional leaders warn Somaliland 'stay out'
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Dharkengey-15.September.2006 Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka tirsan issimada gobolka Sool ayaa sheegay inaysan u dul qaadan doonin in ciidamo shisheeye ay sii joogaan deegaamadooda. Soomaali heerkaan ayee taagan yihiin naceyb ee isku qabaan dhexdooda. If only that naceyb was directed their real, external enemies, mainly Amxaaro iyo wixii lamid ah. Amxaaro every other day ayee Buuhoodle soo galaan, no body juuq iyo jaaq ka yeereyso. "Ciidamo shisheeye," yaab ahaa. Goormee Soomaali shisheeye noqotay? -
I wonder, if Miskiin Macruuf still has any more loyalty left in him for the TFG after this. I have no loyalty for any political organization, even including a government. The only loyalty I've lies with my family. Garatee, igaarkeey? Nor am I influenced or does loyalty lie on a qabiil ideology. No. Having said that, my support of dowlad kumeelgaarkaan has everything to do with Soomaaliya dowlad u baahan, nothing to do with personality cults, or who leads what, or qabiil or what you think or believe my own qabiil wants. This same support was applied to C/qaasin dowladiis ee Carte lagu soo dhisay -- you can search old threads to confirm that. I've disagreed plenty of what this new dowlad kumeelgaar represents, still it is the only hope we have, not wadaad ku sheega. I am waiting the day, Eebbe forbid, they attack Hargeysa, your jubilant and enthusiastic support to remain the same. Baliis, do not try to change the shaati on that day.
-
Breaking News: Clan Courts to attack KISMAYU..
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Jimcaale, laba xaaraan ku heshiisay, xalaal ay ku heshiyaan adduunyo gadoom waaye. Or in the others, lan alifsheey humaadi albaqri mikitoosoow. -
A question: Somali clans claim of being Arab...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in General
the somalis who have fought other somalis-their own breathran and killed them are according to Islam infidels! I was not refering to all our ppl, just those who committed treachary. Yariisoow, tartiibso. Aad u tartiibso. Diinta isn't about waxee waran kabood kugu soo aqriyeen, so ha fududaan. A killer isn't out of the fold of Islaam, even the worst murderer. Reer seef labood saas ayaan ku nacay, indoctrinating our youth to the point of not doing hubsasho, but ereyada ay maqlaan iska soo tuuro, like the above unsubstantiated, uncorroborated statement and others such as a person who doesn't pray too isn't Muslim. NB - Not all Carabs are Muslim. A considerable percentage are gaalo. More percentage of reer Iiraan, Turki, Afgaanistaan iyo Bakistaan are Muslims than Carabs. And I don't think anybody who insults a Turki or Bakistaani is insulting all Bakistaani Muslims, iskaba dhaaf Carab gaalo ka buuxo. And what does modern Carabs has to do with Nabi Max'ed, naxariis iyo nabadgelyo korkiisa haka ahaatee. -
Yussuf Garaad’s Abuse of the BBC Somali Service
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Taleexi's topic in Politics
Maxee tahay aflagaadaan socoto? Biibol, this forum is moderated, lest you all forgotten that. Baliis hala is ixtiraamo. -
Unlike late pope John Paul, Cardinal Ratzinger, who took the name of Benedict after his election, does not approve of joint prayers with Muslims. Nin xaarkiis iyo kaadidiis iska dhaqin ninkii la tukado asagaaba ka gardaran.
-
AU: to send 8000 troops to Somalia ignoring courts..
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Jananka, do you really believe in ciidamo Afrikaan ah awalba tacbaan ahaa wax ka tari karaan arimaha lagu daalay ee Soomaaliya? It isn't about whether the wadaad ku sheega agree or not, widaayoow. Any wadani wouldn't allow ciidamo awalkoodaba bastooda ahaa in dalka la keeno, especially kuwa Amxaaro kusoo daba dhuumanaayo. Ciidamo Afrikaan dalalkooda xataa ma maamuli karaan, such as Ugaandha iyo Suudaan, ee marka wax ka qabashadooda arimaha Soomaaliya iska yar, hadaaba ka sugeysid. Midowga Afrika ciidamadooda Daarfuur ee qaatir bilaah ka taagan yihiin xataa. Dhaqaalo xataa ma u hayaan, oo inay Qaramada Midoobay ku qaraabtaan ayee rabaan in the name of Soomaaliya peacekeeping. Yea, right. -
Faysal Ali Warabe and his Hate Message Comes to Washington DC
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Taleexi's topic in Politics
Sh IsxaaqBin Amed Bin Maxamed Bin Xuseen Binu Cali Binu Xamsatul Mud-har Bin Cabdillaahi Bin Ayuub Binu Muxamad Binu Qaasim Binu Axmed Binu Cali Binu Ciisa Binu Yaxyaa Binu Maxamad al Mahdi Binu Xasan -al-Caskari Bin Cali-al-Naqiyi Binu Muxamad al taqiyi Bin Cali al ridaa Binu Muusal Kaadim Bin Jacfar a Saadiq Bin Muxamad al Baaqir Bin cali zeynal-caabidiin Bin Xuseyn Bin Cali ibni abi Daalib Ibn Cabdil-Mudalib Ibnu Haashim... I didn't know Soomaalida inay Shiico ahayeen, because Shiicada iimaamadooda ayaa soo qortay, especially the highlighted twelve iimaams oo ay ku jiraan Cali, Xasan iyo Xuseen, Eebbe haka wada raali noqdee. Do you also believe you are the descendants of Mahdi since Shiicada believe Max'ed Al Mahdi to be the true Mahdi, who is said to come back again? Intaadan magacyada soo tuurin, know their history. -
Faysal Ali Warabe and his Hate Message Comes to Washington DC
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Taleexi's topic in Politics
HE SAID WE ARE DECENTED OF IMAM HUSSEIN AND IMAM ALI WHO IS THE COUZIN OF PROPHET MUHAMMAD THAT MAKES US NABBY MAXAMMED ILMADEER. "Nabi Max'ed's ilma adeer." Yaa salaam; for all what I had witnessed on this forum for all my years at here -- and I had seen plenty weird and absurd declarations -- this, no doubt, tops it all. -
Press release: 'Observer has been misled
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Me, our Jananka is promised the position of daljirnimo or other minor liaison at safaarada Soomaaliya to UK, so if you can top that, anything less won't even be considered. -
Jananka, I think you are underestimating Xaabsade. I don't think he is in anybody's pocket, for he has a right to be mad for a clear day-light massacre of his and Saransoor's militias by clan soldiers marti ku joogay meesha. Ciidamada C/llaahi Yuusuf jufadiisa hoose ah dulqaadkooda waa u dhamaaday, runtii. Waxooda kadareey waaye. Now, 'madaxtooyada' kama soo baxaan, cabsi daradeed, because dadkii baa ku kacay, not Xaabsade kaliya, oo maleeshooyinkii la xareeye, oo laga bixiye magaalada dib ugu soo wada noqday. Horaa loo dhahay ka fiirso intaadan falin, markii hore inay ka fiirsadaan ayee ahayd.
-
BREAKING NEWS WAR IN ADHICADEEYE
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Sharif_seylaci's topic in Politics
Seylac, use the lower-case letters, baliis. Utilizing a continued capital letters titles and posts messes up the other threads on the list. Dankis. -
Ali Mahdi Mohamed, My car was robed by Courts
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Cali Mahdi hilfahee u laabeen, maskiinka. Asagaba dad badan uu hilfaha u laabay, tooka bar tooka aa la dhahaa, part of anybody who chose qabqable's lifesyle. Laakiin wadaad uu iska noqdee maxee ka rabaan. Soon the fakers, the wadaad ku sheega themselves, ka koow yahay Indhamadoowe ayaa hilfaha loo laabi doonaa, too. -
Erayadii dhumay
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in News - Wararka
Ar meeshaan waaba ilooway. Soori aqiyaarta. Intee mareynay. Ar buugga hada ma i agyaalo, ee mar kalaa keenaa, laakiin Bishaaro ereyga jees labo micno uu lee yahay, kan badanaa la yaqaanana waa kaa tiri oo 'jeesto' laga wado suurada. [Axmed Cumar Jees mar walba markaa magaciis maqli jiray saas u maleyn jiray, ar kan jeesto badanaa, oo maxaa loogu bixiye isweydiin jiray.] Anigaba waa igu cusub yahay micnaha jeeska kale laga wado qoys. -
Aamiin Caamir see ka noqotay ma'ogi, laakiin Shariifka do not deserve in saas loo caricature gareeyo. Shariifka inkastoo Korneel Aweys, Indhamadoowe iyo asxaabtiis ku ganbadaan, still waa shaqsi wanaagsan, oo u qalmin sawirgacmeedkaas sharaftiisa saa'id ugu ciyaaray. Marmar aan jidka isku aragnaa Md. Caamir, perhaps I too should have a complaint for him nooh.
-
Salaan... Taloow waxee sameyn doonaan ayaa sugaa markii la gaaro bisha barakeysan ee soonka nagu soo foodleh. Already couple weeks ago, they forcefully shut down some tukaamo ku yaalay xaafada Yaaqshiid, including Suuqa Bacaadlaha, because of salaada jimcaha la joogay. Wey ogaan doonaan inay Soomaalida the docile reer Sacuudi ahayn, and a fierce independent people yihiin by nature.
-
NORTHERN SOMALIS FOR PEACE UNITY (NSPU)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to ANWAR's topic in Politics
Like Yugoslavia, Senegambia (the short-lived union of Senegal and Gambia) and Libya's attempt to merge with Egypt in the 1960s, the marriage existed in name only, while the people retained a mental independence. So it wasn't surprising that, in 1991, when the Mogadishu government collapsed and dictator Said Barre fled to Nigeria, the English-speaking north declared itself independent. What a historical distortion, not to mention his failed attempt comparing canbo to malab, such as the union attempt of Senegal and Gaambiya or the federation of Yuguslaafiya to Soomaali's political circumstances. For the author's information, neither did the people of Senegaal and Gaambiya shared historical culture, tradition, language, and ethnicities, nor did the forceful federation of Yuguslaafiya's multifaith adhering people. "The English-speaking" ayaaba i dishay. Meeqo $$ ayaa la siiye this Hill guy taloow, which isn't either and particularly helped by the publication of the piece on Washington Times, a neocon, extremely right-wing, Islamophobic, tabloid-behaving paper. -
Salaan dhamaan. Awoodooda sadex bilood xataa ma dhameysan, dadkii inay karbaashaan iyo caburiyaan ayeeba keeneen. Wax awalba dad maleeshiyo iska ahaa, oo diin aqoontooda eber iska ahayd, islamarkiina 'wadaad' iska dhigeen waxee ahaayeen banaanka ayeeba iskaga soo baxdaa. All this happened the last few past days. _________________ Xaawo Ciise Wehliye oo ka socotay Hay'adda IIDA oo hoos tagta Dalladda Haweenka COGWO ayaa madashii shirka ka soo jeedisay hadal isugu jiray dhaliil iyo talo, waxayna ugu horeynta Maxkamadaha ku eedeysay in ay waddooyinka Muqdisho ku daadiyeen dhalinyaro isku heysta Qori iyo Garbaash, kuwaasi oo aan wax nidaam ah lahayn, "maalin dhaweyd aniga oo socda agagaarka Baar Ubax ayaa waxaan la kulmay Wiil dhalinyaro ah oo garbaash la dhacaya Nin la ii sheegay in uu ku qaldamay Wadada oo uu seed uusan lahayn ka dhigtay gaari uu watay, ninkaas markii uu ka xanuunsaday garbaashkii lagu dhuftay wuxuu isku dayay in uu ninka qoriga ka boobo, hayeeshee waxaa isugu tegay ciidamadii maxkamadda, weyna kaxeysteen, ilaa iyo haatan ma aqaano sheekada ninkaas meesha ay ku dameysay" ayay tiri Xaawo Ciise oo maxkamadaha kula talisay in ay nidaamkaas wax ka bedelaan. Dhacdooyinka noocaas oo kale ah in ay dhici karaan waxaa garawshiyo ka bixiyay Shiikh Aadan Cilmi oo Maxkamadaha Islaamka u qaabilsan dhinaca Arrimaha Bulshada iyo Xiriirka Gobollada, wuxuuna sheegay in maalin dhaweyd ay garoonka diyaaradaha Muqdisho ka dhacday dhacdo tan ay Xaawo sheegtay la mid ah, wuxuuna intaas raaciyay in ay garoonka diyaaradaha Muqdisho ka soo degeen Haweeney iyo Gabdho ay dhashay oo Xamar booqasho u yimid, kuwaasi oo sida uu maleeyay laga keenay Dalalka Reer Galbeedka balse Dubai looga soo labisay xijaab aysan aqoonin sida loo qaato. Shiikhu wuxuu sheegay in gabdhaha markii ay garoonka ka soo degeen ay mid ka mid gambadii madaxa ugu xirneyd ka dhacday kadibna uu askari ku sugnaa garoonka uu gabadhii Garbaash u baaciyay dabadeedna uu ku yiri "Naa is-astur", hayeeshee ay gabadhii ku tiri kalmad caay ah oo af-ingiriis ahayd, taasi oo haddii askariga aqooni lahaa ku kalifi lahayd in uu xabad ku dhufto. Hiiraan.com __________________ "Maxaakiimtu ma ahan in ay ku mashquulaan, habar gurbaankeeda iyo Wiil food ka jaridiise ee waa in ay..." Aqoonyahankan waxa uu sheegay diinta Islaamku in ay tahay nasiixo, sidaasi daraadeed waxa uu wax lala yaabo ku tilmaamay in dhlinyarada qaarkood ay karbaash iskala dhacaan dadka, waxaan haboon buu yiri hadii ruuxu uu qaldan yahay in la saxo lana waaniyo. Soomaaliweyn.com __________________ Isu soo baxyo Alla Bari ah oo Ciidamada Maxakiimta Islaamiga Rasaas ku fureen Kadib markii habeenkii xalay ahaa bisha Madoobatay waxaa mar kaliya Xaafadaha Magaalada Muqdisho ka dhacay bannaanbaxayo Ilaahay lagu toogayay ama bannaanbaxyo Alla bari ah, hase ahaate markii dadweynihii isu soo baxay ayaa waxaa caqabad ku noqday Ciidamada Maxkamadaha Islaamiga ee Magaalada Muqdisho. Xaafadaha Boondheer,Siinay, Wardhiigley, Shibis ayaa laga maqlayay dhawaaqa rasaasta ka dhacda qoriyaha fud fudud,waxayna diideen Maleeshiyaadka Maxkamadaha in la bannaanbaxo oo Ilaahay la tuugo. Midnimo.net __________________ Warar deg-deg ah oo ka imaanaya degmada Jowhar ee Shabeellada dhexe ayaa sheegaya in Idaacadii degmadaas albaabbada la isugu dhuftay, waxaana xiritaanka idaacadda ay ka dambeysay amar ka soo baxay Maamulka Makamadaha ee ka jira Gobolkaas. Maamulka ayaa waxay horay ugu amreen shaqaalaha Idaacadda Jowhar inaysan sii dayn karin wax heeso Jacayl ah isla markaana ay sharciga hor keeni doonaan wariyihii ama farsamo-yaqaankii isku daya inuu saaro hees jacayl ah noocay doonto ha ahaatee. Buntilaanboost.com ________________ Degmada qadiimiga ah ee X/weyne oo ay ku taala shineemada caanka ah ee Supper ayaa laga joojiyey daawashada aflaanta hindiga ah & ciyaaraha, kadib markii maxkamada Islaamiga ah ee degmooyinka X/weyne & X/jajab ay ku wargeliyeen dadka shida shineemooyinkaasi in aan la shidi karin shineemadaasi & kuwo kale ee ku yaala degmadaasi ee la sameeyey xilliyadii dagaalada sokeeye. Dhinaca kale, howlgal ay sameeyeen ciidanka maxkamada Islaamiga ah ee X/jajab & X/weyne ayey albaabada isugu dhifteen shineema Afrika & shineemo Apollo oo ku wada yaala xaafada Gaheyr ee degmada X/jajab, waxaana shineemooyinkaasi u daawasha tegi jiray dhalinyaro, dumar & caruur xiiseeya daawashada aflaanta hindiga & ciyaaraha. Dayniile.com _________________ Gaadiidka dadweynaha ee magaalada Muqdisho kuwaasoo hase ahaatee joojiyey heesihii iyo muusikadii ay shidan jireen inta ay ku guda jiraan hawsha rarida rakaabka ee gaariguna uu socdo, ka dib markii darawalada gaadiidka dadweynuhu ay ka baqeen ciidamada maxaakiimta ee fadhiya inta badan isgoysyada magaalada Muqdisho oo iyagu horey darawalada digniino ugu siiyey inaysan shidi karin wax heeso ah oo hadiiba ay wax dhegeysanayaan uu u banaan yahay dhegeysiga Quraanka iyo cajaladaha kale ee diiniga ah. Xarardheere.com ________________ Taloow yaa u sheego amar ku taagleen inay shaqeyn weysay labaatan iyo kow sano xukuumad xoog ku socotay.
-
Ar dad shaqo la'aan xee heysaa. This man is a very close family friend, whom I hadn't seen for 16 years. Ciyaal xaafada aad sheegeysid iyo wax kalena loo joogin meesha ma yaalo. And, haduu ciyaal xaafad maseer kaa haayo, koleey waa loo dhashaa, ee la iskama dhigo, adigee ku jirtaa, but, yes, I will always be part of ciyaal xaafada. [Geel indhakuul maxaas ka kasaa. ] Quuqda badan meelaha kale la taga, baliis.
-
Minister Hiiraale TFG knows about Jubaland
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Abaa heeloogaan waa riyoonoyaa, xataa Indhamadoowe saan ma u riyoodo, xaaraan loo jeedo xalaal laga dhigto la rabo. What did the one and only Muuse Suudi Yalaxoow said: Kabo jinkiis ahayn aas isku jimeehoyaa. Ar muxuu daali doonaa.
-
Popular Contributors