Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,437
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    310

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Xirtaan oo isleh Oxford Ingiriis ayaa qortiin iyagoo buunbuunin raadinaayo:
  2. What marqaanhead. Is he really chewing? Muuse Muqayil moooryaantiisa iga dheh.
  3. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah. Imaaraadka  Turkiga  Eritareeya  Kiinya  Jabuuti  Tansaaniya Masar  Ugaandha  Kiinya (again)  Mareykanka Ingiriiska  Mareykanka (again)  Itoobiya  Ugaandha (again) Jabuuti (again)  Suudaan  Aljeeriya  Masar (again) Eritareeya (again) Jabuuti (3rd time) Sacuudiga  Mareykanka (third time) Qadar  Talyaaniga ______________ Updated.
  4. Marka uu toddobaadyo neefsaday, the salesman is back on the road again. He is in Talyaaniga now.
  5. All thanks to the tireless endeavors by halyeeyad Ilhaan Garaad. Her social media efforts is worth a thousand lying secessionists amateur efforts combined.
  6. Odeygii Cabdi Xaashi, ergeyga Muuse Muqayil Xamar u fadhiyo, hadduu si deg deg ku soo hadli doonaa.
  7. DF oo shaacisay mowqifkeeda ku aadan xaaladda Laascaanood DF oo shaacisay mowqifkeeda ku aadan xaaladda Laascaanood Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo war-saxaafadeed soo saartay ayaa si adag uga hadashay xiisadda dagaal ee ka taagan gudaha magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, taas oo sababtay khasaare xoogan. War-saxaafadeedkan oo uu warbaahinta u aqriyay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Axmed Macallin Fiqi ayaa lagu shaaciyay mowqifka dowladda ee arrinta Laascaanood. Ugu horreyn dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay aad uga xun tahay dagaallada ka socdo halkaasi, kuwaas oo sababay dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed. “Dowladda federaalka waxa ay ka xun tahay dagaallada halkaasi ka dilaacay ee geysanayaa khasaaraha nafeed, barakaca Ummadeed iyo burburka” ayuu lagu yiri qoraalka Fiqi. Wasiirka oo sii wada aqrinta bayaanka ayaa sheegay in xaaladda ka taagan Laascaanood ay salka ku heyso arrin siyaasadeed, wuxuuna ka digay in lasii wado dhibaateynta shacabka. Sidoo kale dowladda Soomaaliya war-saxaafadeedkan ku shaacisay mowqifkeeda ku aadan xaaladda haatan ka taagan magaalada Laascaanood, waxayna sheegtay in uu xil ka saaran yahay ilaalinta midnimada dhuleed iyo tan badeed Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Dowladda dhexe ayaa sidoo kale xustay inay so dhaweyneyso go’aanka kasoo baxay Isimada SSC iyo sidoo kale rabitaanka reer Laascaanood oo shalay ku dhawaaqay inay hoostagayaan dowladda federaalka, isla-markaana aysan kasii mid ahaaneyn Somaliland. “Dowladda Soomaaliya waxaa xil ka saaraan yahay ilaalinta mabaadi’da dastuuriga ah ee dhowrista midimada dhuleed iyo tan dadeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxayna dawladdu ayadoo ka duulayso mabda’aas soo dhowaynaysaa rabitaanka iyo go’aanada dadka reer Laascaanod” ayaa markale lagu yiri war-saxaafadeedka dowladda. Waxaa sidoo kale dowladda Soomaaliya ay ku baaqday in la dajiyo xiisadda haatan ka aloolsan magaaladaasi, wax welibana lagu dhammeeyo wada-hadal iyo degnaan. Ugu dambeyn waxaa war-saxaafadeedkani farriin loogu daray hay’adaha Samafalka iyo kuwa Caalamiga ah oo laga dalbaday inay u gurmadaan dadkii ka barakacay Laascaanood.
  8. DF oo shaacisay mowqifkeeda ku aadan xaaladda Laascaanood Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo war-saxaafadeed soo saartay ayaa si adag uga hadashay xiisadda dagaal ee ka taagan gudaha magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, taas oo sababtay khasaare xoogan. War-saxaafadeedkan oo uu warbaahinta u aqriyay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Axmed Macallin Fiqi ayaa lagu shaaciyay mowqifka dowladda ee arrinta Laascaanood. Ugu horreyn dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay aad uga xun tahay dagaallada ka socdo halkaasi, kuwaas oo sababay dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed. “Dowladda federaalka waxa ay ka xun tahay dagaallada halkaasi ka dilaacay ee geysanayaa khasaaraha nafeed, barakaca Ummadeed iyo burburka” ayuu lagu yiri qoraalka Fiqi. Wasiirka oo sii wada aqrinta bayaanka ayaa sheegay in xaaladda ka taagan Laascaanood ay salka ku heyso arrin siyaasadeed, wuxuuna ka digay in lasii wado dhibaateynta shacabka. Sidoo kale dowladda Soomaaliya war-saxaafadeedkan ku shaacisay mowqifkeeda ku aadan xaaladda haatan ka taagan magaalada Laascaanood, waxayna sheegtay in uu xil ka saaran yahay ilaalinta midnimada dhuleed iyo tan badeed Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Dowladda dhexe ayaa sidoo kale xustay inay so dhaweyneyso go’aanka kasoo baxay Isimada SSC iyo sidoo kale rabitaanka reer Laascaanood oo shalay ku dhawaaqay inay hoostagayaan dowladda federaalka, isla-markaana aysan kasii mid ahaaneyn Somaliland. “Dowladda Soomaaliya waxaa xil ka saaraan yahay ilaalinta mabaadi’da dastuuriga ah ee dhowrista midimada dhuleed iyo tan dadeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxayna dawladdu ayadoo ka duulayso mabda’aas soo dhowaynaysaa rabitaanka iyo go’aanada dadka reer Laascaanod” ayaa markale lagu yiri war-saxaafadeedka dowladda. Waxaa sidoo kale dowladda Soomaaliya ay ku baaqday in la dajiyo xiisadda haatan ka aloolsan magaaladaasi, wax welibana lagu dhammeeyo wada-hadal iyo degnaan. Ugu dambeyn waxaa war-saxaafadeedkani farriin loogu daray hay’adaha Samafalka iyo kuwa Caalamiga ah oo laga dalbaday inay u gurmadaan dadkii ka barakacay Laascaanood.
  9. Xasan finally spoke, after pressure from too many sides and jabka Muuse Muqayil, both morally and siyaasad ahaan: Xasan Sheekh oo si kulul uga hadlay dagaalka Laascaanood iyo xiisadda Puntland Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta jeediyay khudbad xasaasi ah ayaa si kulul uga hadlay xaaladda adag ee magaalada Laascaanood iyo xiisadda kasoo cusbnoonaatay maamulka Puntland. Ugu horreyn madaxweynaha ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay dagaallada haatan ka socdo magaalada Laascaanood, isaga oo shaaca ka qaaday inuu ka xun tahay xiisaddaasi. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in arrinta Laascaanood ay tahay mid siyaasadeed, xalkeedana ay tahay lagu raadiyo deganaan iyo wadahadal. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in xalka uu ku jiro midnimada iyo in rabitaankooda loo daayo shacabka ku dhaqan gobollada Sool iyo Sanaag ee waqooyiga Soomaaliya. “Mushkiladda ka taagan Sool iyo Sanaag xalkeedu waa xal siyaasadeed in si siyaasad ah loo xaliyo. Siyaasadda guud ee Soomaaliya iyo midnimadeeda lagu raadinayo ayaana xalka Sool & Sanaag uu ku dhex jiraa” ayuu yiri madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sidoo kale ku baaqay in la sameeyo xabad joojin, kadibna labada dhinac ay isugu yimaadaan miiska wada-hadalka, si xal looga gaaro xaaladda Laascaanood. “Rabitaanka dadka hala ixtiraamo qorayga hala dhigo, xabadda hala joojiyo miiska hala’isku yimaado oo hala wada-hadlo,” ayuu markale yiri madaxweynuhu. Dhanka kale madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo hadal qaaday xaalada siyaasadeed ee kasoo cusboonaatay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay in la dajiyo xaaladda, isla-markaana la ilaalinayo nabadda ay caanka ku tahay dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Waxa kale oo uu farriin u diray odayaasha dhaqanka ee maamulkaasi, isaga oo ka dalbaday inay qaataan doorkooda ku aadan sidii loo qaboojin lahaa xiisaddaasi siyaasadeed. “Odayaasha dhaqanka ha qaataan kaalinta ay leeyihiin oo ah kaalin nabadeed, haddana ay qaateen, waana ku boggaadinayaa,” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
  10. Reer Laascaabood calankeena baluugga dariisa ugu shahiidaayo are not part this dalka uu sheegta inuu madax u yahay, I guess. All this to satisfy ailing Ismaaciil Cumar Geelle. Waa yaab.
  11. Dhawaaqa rasaasta ayaa ka socoto la leeyahay Laascaanood aroortaan. Alloow maatida ka badbaadi, Alloow inta xaq u dirireysa u hiili.
  12. What did I say? Xasan Sh. accepted the extension of Laftagareen and kuwa mucaaradka sheeganaayina lagu qasbay to accept the extension as well.
  13. Another day, another xaraash, another major iib of hantideena:
  14. Ilhan Omar’s removal from panel was ‘stupidest vote’, says Republican – report Discomfort at the House Republican majority voting to remove Minnesota congresswoman Ilhan Omar from the powerful foreign affairs committee is bipartisan – but also deeper than first impressions suggest, according to a new report. Following the highly controversial move on Thursday, Ken Buck, a committee member and Republican congressman from Colorado, was heard calling the action the “stupidest vote in the world”, congressional newspaper Roll Call reported. He was speaking in an elevator on Capitol Hill, accompanied by Idaho Republican Mike Simpson, who reportedly agreed with Buck’s assessment and also indicated that the ousting might be counterproductive for the GOP as it made Omar a “martyr”, the outlet continued, adding that the two representatives then asked others in the elevator not to relay their remarks to House Republican leadership. Meanwhile, on the floor of the House, New York congresswoman Alexandria Ocasio-Cortez, literally bouncing on her feet with rage, accused the GOP leadership of having no greater motive than “targeting women of color in the United States”. Ocasio-Cortez and Omar are two of the progressive Democratic group in the House known as the Squad. “There is nothing consistent with the Republican party’s continued attack, except for the racism and incitement of violence against women of color in this body. This is about targeting women of color in the United States of America,” Ocasio-Cortez said in a fiery speech in the House. Squad member and Missouri congresswoman Cori Bush called the action to kick Omar, who is a Muslim, off the key committee, offensive. “Republicans are waging a blatantly Islamophobic and racist attack against Congresswoman Omar. I have said it before, I will say it again: The white supremacy happening is unbelievable. This is despicable,” Bush said. The House voted along party lines to oust Omar although Ohio Republican David Joyce appeared to signal unease with the decision by voting simply present, rather than in favor. Omar struck a defiant note in a speech shortly before the votes were counted, accusing Republicans of trying to silence her because she is a Muslim immigrant, and promising to continue speaking out. “Is anyone surprised that I am being targeted? Is anyone surprised that I am somehow deemed unworthy to speak about American foreign policy? Or that they see me as a powerful voice that needs to be silenced? Frankly, it is expected because when you push power, power pushes back,” Omar said, adding: “My leadership and voice will not be diminished.” - The Guardian