Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,655
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Afxabash barta. Soomaali ma jireyso by then haddaa tihiin kuwa sidee maanta tahay ku faraxsan. Halganka maanta uu furanyahay: Af, gacan ama niyad. Gumeysigii ugu xumaa aan soo marno waligeena, oo ka daran kii Yurub ayaan ku jirnaa maanta. Maanta riyadii Xeylesalaase ee boqolka sano ka weyneed ayaa soo baxday in uu Xabash ku xaarxaaro Xamar, led by virus Soomaalida kuwa ku ahaa, nagu kor iyo hoos noolaa. Unless Xabash laga xureyn dhulkeena iyo viruska la socdo la tirtirin, by then, my God, Soomaali jiritaankeeda ayaa qarka u saaran.
  2. The last few days the emotions were high. Aad iyo aad ayaa la isku aflagaadeynaaye, afxumeynaaye. We tried to reason, kindly warn and delete some posts. Though the emotions are still high, it is best in la kala roonaado. We can't tolerate any further personal insults. Waa in la kala roonaadaa. Dad waa weyn ayaa ku jiro meesha. This forum is a moderated forum. Lest some of us forgot it still has the valued and indispensable Golden Rules. Its cleanliness waa waxa dadka soo jiido, that make stand out; it is what attracts dadka wanaaga jecel, that like to share their opinions freely. From now on, each personal insult will be deleted, if needed the whole thread. It is a final warning, so hala isdhaamo, baliis. Also inflammatory, incendiary, trolling posts and/or threads that does nothing but to inflame the situation will not be tolerated. If a whole thread is opened because to inflame an already burning issue and take a shot perceived adversary members, it will be deleted. Do not personalize threads anymore. If you do not like a person's siyaasadiisa qalafsan and can't resist not responding to him, don't respond to him, control yourself. Otherwise stick with the issue of the respective thread. Baliis, baliis, don't compel us to edit or delete your posts, for we value the ultimate free flowing of discusions without a single moderated interruption. Let us keep the forum clean, let us not tarnish its good reputation. Dankis.
  3. Siduu yiri walaalkeen Geeldoon plainly put it wonderfully: "Do not fool yourselves; there is no way to make this what it is not. You cannot sugarcoat it; you cannot put a positive spin on it; you cannot sweet talk your way out of it. It is occupation, and an Ethiopian one at that. Put it in your pipe and smoke it." And to add my words: No matter how you slice it; no matter how you scapegoat it; no matter whoever you blame it; no matter who was the opponent; no matter how dire the country was in, which wasn't that bad -- the point and the very fact today is Xabashada dhulkeena ayee qabsatay, an invasion as it is oo Xamar iska dhaafee they are into their way into the deep jungles of Baraawe, Kuunyabaroow, Jilib iyo Jamaame. Ethiopia is the ONLY country which has accepted Somalia refugees without any proper documentation. You are factually wrong, wrong and dead wrong. Soomaalida uma qixin Itoobiya, oo dhulkooda ayee u qaxeen, Soomaali Galbeed. Those few found in Addis Ababa sharci beenaad ayee ku joogaan, as they are found in Neyroobi. In fact, Neyroobi has thousands more with sharci beenaad, all opening businesses and other interprises without an adequate sharci. Also Sanaawi would have enforced Soomaalida inay sharci ku joogaan, but can't do a shuud about it because dal hormaray ma'aha, oo kama kala garan karo kii Soomaali Galbeed uu xoogga ku heysto ka imaaday iyo kii deeggaano kale ka yimid. Also know another fact: Itoobiyaan badan ayaa dalkeena deganaa, including your very own "dear leader Sanaawi" markuu nabada ahaa, mostly in Xamar without any sharci la weydiin jiray. I know because xaafadeena ayee degnayeen, that no body used to bother them. Kaansarka aad ka hadleysay, we found it a long, long time ago. We also know its symptoms, its treatment, its diognosis: Waa virus qabyaalad caabudid eh, oo danta guud, danta dalka, danta dadka iyo danta diinta ka wada hormariyo dantooda tolka iyo jufada. Eebbe ayaa mahadleh only very few ayaa ku hartay today, oo Xabasho dhabta inay u koraan noqotay. Qofkaan Cabdi Geedi la baxay, haddee Soomaalinimo dhab kaa tahay, oo hadaa tahay Soomaali [maadaama meeshaan kii iskeenaba isku sheegaayo Soomaali], jawaabtaada dambe Afsoomaali noogu soo qor, baliis. NB.: Soomaalida Soomaali ayaa la dhahaa, ee "Somalian" wax la dhaho ma jiro. Dadka rabo inay Soomaali kala qeybiyaan ayaa saas u jecel inay na kala qeybiyaan, oo "somalian" ka wadaan the nationality of Soomaaliya and Soomaali ula jeedo Soomaalida kale. All Soomaalis are citizens and dhalulad of Soomaaliya, regardless which occupied land -- be it Soomaali Galbeed or Koonfur Galbeedka Soomaaliya [NFD] -- they were born in.
  4. Salaan iyo ciid wanaagsan dhamaan inta damiirka leh. Aan dhameystiro irida laga soo galo ereyada caanka eh ee ku qoran: "Sareedo haday kuwaarto Hadduu silac iyo dhib gaaro samaanteed iyo xumaanteed Soomaaliya Soomaali baa leh." Not Xabash. Not Amxaar. Not Tigrey. Not anybody but Soomaali damiir daludhalad iyo daljecel eh. Maadaama ee Soomaali maanta kala baxday, the vast, overwhelming majority with damiirnimo iyo an iota drop of dhiignimo Soomaaliyeed ku haray isku raaceen the invasion of Xabasho and their very presence at Xamar at our darkest, gloomiest day ever. The few viruska qabyaaladeed ku daahay, ku raagay oo caabudo nagu kor iyo hoos noolaa banaanka iyo barxada isa soo dhigay oo Soomaali ku sheega ahaa, waa Eebbe mahadiis. Sidaas daradeed waa in Soomaanimadii dib loo soo habeyaa. Waa in busta iyo boorka dib loogu jafaa. Lasoo labakiciyaa. Aaheey, Soomaali baan ahay, samaanteena iyo xumaanteena anaga ayaa isla leh, not Xabash iyo wixii dhabtooda ku fadhiyo. Aan ka bilaabo geeraarkaan [gabay?] caanka ahaa ee uu qoray Yamyam [Eebbe ha u nariistee] Soomaali waa kuma. Sinnaantaan la magac ahay Sankuneefle ma oggoli Inuu iga sareyn karo Anna garasho sogordahan Sooryo ruux ugama dhigo Soomaali baan ahay! Inkastoon sabool ahay Haddana waan sariigtaa Sacabbada ma hoorsado Saaxiib nimaan nahay Cadowgayga lama simo Soomaali baan ahay! Nabaddaan u sahanshaa Colaaddaan ka salalaa Sooma jeesto goobaha Ninka nabarka soo sida Gacantiisa kama sugo Soomaali baan ahay! Nin I sigay ma nabad galo Nin isugeyna maba jiro Libta weli ma sii deyn Gardarrada ma saacido Nin xaq lehna cid lama simo Soomaali baan ahay! Ninkaan teydu soli karin Uma yeelo suu rabo Sida dunida qaarkeed Sandulleynta ma oggoli Ninna kabaha uma sido Soomaali baan ahay! Ninka iga sed roonoow Siintaada magaca leh Ogow kaama sugayee Hana oran sasabo badow Dareen seexda ma lihiyoo Soomaali baan ahay! Ninna madax salaaxiyo Kama yeelo seetada Sasabo ma qaayibo Sirta waxaan iraahdaa Saab aan biyaha celin Soomaali baan ahay! Dabayshaan la socod ahay Salfudeydna uma kaco Waabay sunaan tahay Marna samawadaan ahay Samir baan hagoogtaa Soomaali baan ahay! Saan la kala jaraan ahay Summadi ay ku wada taal Rag baa beri I saanyaday Anoo xoolo soofsada Xil midnimo anaa sida! Soomaali baan ahay! [Kuwa hoose gadaal ayaa loogu daray.] Ninkii aabahay dilay Oo adeerkeey addima jaray Albaabkeenna meyd dhigay Miyaan aaminaayaa Ibtilaan u barinee Afartaan dhurwaayee U adeegta xabashida [!!!!!!!!!!] Allahayoow intaan jiro Miyaan erey ka yeelaa Ummaddii la laayiyo Wixii iil la wada dhigay Waa illoow ayaa yiri Intuu inanba noolyahay Eedeheey dhigeen baan Soo ururin weynee Ma ayaan dalxiis baa Marba iibsigeygani Soomaali baan ahay!
  5. Originally posted by samuraiW: Rahimay - Wail not, mi haldhaa. Melancholic be not, mi dear. Enraged be not, mi lady. Another day, no? Inaa ku jeesjeesteysid ma'aha gabadha walaashaa ah qaraabadeeda dagaal ugu geeriyooday dalkooda difaacaaye. The least you can do is tacsi u dirr or iska aamus. Then again wax awalba Xabash la safan, qabiil caabudaayo Soomaali aayaheeda lagama sugeynin iyo ka nixitaanka walaalahooda geeriyooday. What 'walaalo' horta, Xabash ayaaba walaalo u eh taas ayaan ilooway.
  6. Kooweey kooweey, lameey lama, sadexeey sadex...
  7. Bashiir Raage Beenbeensii maka maqlin miyaa maanta? Anaaba igu daran, why am I listening Beenbeensii these days? But one can't resist these trying times. Eniwey, Bashiir Raage's excitement so bad he couldn't control himself, waan socdaa ku haaye. Yuusuf Garaad ayaa banaanka soo dhigay qashinka uu yahay runtii. When tough questions la weydiiye that he didn't have answers for, like "ma isbaaradii boqolaalka ahayd dadka Soomaaliyeed ka neefsadeen ayaa u bogtay..." Een, een asagoo ku haayo ee ku dhamaatay. Hadana kulaha Xabahada mar dhow ayee baxayaan. "Goormee?" ayaa la dhahay. Mar dhow kulahaa.
  8. What is more shocking about helikobtarka qanaxa ah is that Afgooye uu kasoo duulay oo Xamar u duulay, a mere 30 km away; heck since it the airport a mere 20 km away. My goodness. Dadkiisa haduu saas ugu baqaayo, intuu ka talinaa hee. Marmarkaan camal ayuu aabaheey dhihi "aana beele, baraka beele..."
  9. War maanta meeshaan Maxkamadaha iyo that group ama this group ma joogto, ma taalo. Maanta Amxaar, Xabash ah ayaa fadhigaaga -- xuduntii Soomaaliya ee Xamar -- ku xaarxaaraayo, juuq iyo jiiq mana leh. Dhiig haduu na huri lahaa maanta waana huray. Walaahi tan inaa my worst nightmare u maleyn. Laakiin Eebbe baa joogo, kama quursaneyno. Amxaara tabar la'aa awalba, oo fuleynimo lagu ogaa wax ee tarayaan maleh hadaan iskaashano. Iskaashi kaliya ayaa loo baahanyahay, waa taas Xisbullaah iska dhicisay Yahuuda oo ifka maanta dowlada sadexaad ama afaraad lagu sheego ugu awood badan [Eebbaa awood lahee]. Xabash waala kicinaa. Kaariyaasha iyo inatareeyada ciidamada u saaran duqooway ay wataan ayaaba igu daran, hadee umaleyaan kuwaas inay wax ku tarayaan, waala arkaa. Kuwa maanta hoggaamiye ku sheega ah oo Xabash u dabanaageynaayo meeshee galaan hala arko that day when it arrives. I hope inay u cararin Addis Ababa. We don't care what Bush and his neocons are. Amxaar xaarkiis ka carari jiray baa u jeednaa, hadee moodan inay wax u tarayaan, they will hugely be disapointed, as they were disappointed both in Ciraaq and Lubnaan. To those who were supporting Maxkamadaha for ideological reasons -- I wasn't -- your sadness can be detected that it might have to do with the movement's losing than seeing kaare Xabash in Xamar's street. Maxkamadaha iyaga ayaa isdhigay meshee yaalaan, oo gafgaf, dafdaf iyo haadhaad oo intee heeso ban gareynayeen, intee salaad xoog ha lagu tukado lahayeen, intee ciyaalka timaha ka jarayeen, intee shaneemooyinka yaryar xiraayeen, intee isboortiga diidaayeen, intee Indhamadoowe dabada ku wateen [who eventually led them to this road] -- waxaas dhan looma joogin. They should have foreseen the big picture. Dadka la iskuma kiciyo. Waa kaasaa maanta dhalinyaradeena degmooyinka Xabashada ku heysato ku sugan complacency iska noqday, iskaba dhaaf resistance because telafashinkii laga joojiye, heesihii laga joojiye ayaa usoo noqday iyo timihii laga jaraaye ayaa laga dhaafay. Intaas ayee arkaan. I digress, however. Maanta taas ma taalo. Maanta maalin ka murugo badan ma joogto. Xoolo iyaga ka daran ayaa Xabasho keenay, kuwa aan Soomaali aan ugu wici karin wax walba ha ahaatee.
  10. Bush iyo wixii u dabashaqeeyo ayaa dilay boqolaal kun, oo ku dhaw milyan iyo ka badan -- from Soomaaliya, Afgaanistaan, Lubnaan, Falastiin iyo Ciraaq. God know where else. Hadii la leeyahay qofna gacantiis kuma dilin, so is Saadaam Xuseen. Maanta murder looma fiiriyo kaliya qofka gacan ku dilaha ah, but his or her policies and its result. Koleey Eebbe waa joogaa, maalinta qiyaamaha ayaa jirto oo la isla xisaabtami doono. On that day, wuxuu Saadaam Xuseen galabsaday ama galabsan will be a child's play compared to kuwa dimuqraadi isku sheega ah maanta maatada dhameynaayo gees ka gees ifka.
  11. Originally posted by NGONGE: PPs Whatever happened to Juma? If he were ‘exiled’, I reckon the fact he was responsible for this thread qualifies him for a pardon now. Your buddy is long "pardoned" and is here under another pseudo name. Hint, he was posting the very day you were taking out of archives this thread. Use your fine-tuned techniques to spot handwritings. Kamoon. That is all. I won't reveal anything else. Biis aawt.
  12. Anyway, waa la wada dhimanaa. Kii dhintay iyo kii noolba Eebbehiis ayee sugayaan, but if this is war dhab ah, well, it is a cruel twist and irony. Wixii Muslim ah oo dhintay Eebbe ha u wada naxariisto. Second, Geeddi looks all smiles. If you are referring to this unconfirmed and Geedi having the opportunity to be a "president," I thought by constitution guddoomiyaha baarlamaanka will be an interim president, not ra'iisul wasaaraha. Then again dowlad ku sheegaan in eyes of Soomaalida damiirka leh is illegit, as far as we are concerned; it just deesn't exist, for it went down with diyaaradihii dhulkeena rusheeye.
  13. Ceebla, your sudden interest of our endless intriguing political affairs aaba i dishay, even 2004 qoraallo eh soo gudbineysid. Wixii ku dhaafay maa catch up sameynoysaa? LoL. [*Edited*] Wait for the 15th or 16th, this time geed hoostiis ayaa lagu qabanaa. No more posh hotels ku yaalo Neyroobi ama Liibiya ama Masar ama Addis Ababa oo dan kale lahaa. This time under geed qurac or qansax, facilitated by malaaq/suldaan/ugaas/garaad/beeldaaje/caaqil/iimaam/islaan/wabar/boqor.
  14. Ah, scapegoats waa bilaabatay. Indhamadoowe maxaa ka rabtiin. Dantiisa ayuu yaqaanay. Shabeelladahoose ayaa u darneed ninkaas, sadly wax badso wax beel ayuu ka helay intuu save his ego isdhahaaye barbaarteenana ku dhamaatay dagaal aan loo baahneen. But it isn't for the blame game now. Anything anti-Xabash, I am with them. From quraansho to Maroodi, I am with them.
  15. Ha quursan. Ha quursan. Eebbe lagama quursado. Soomaalinima haka quursan. Be proud of it, Soomaaliya, wey jirtaa, weyna jiri doontaa. Gumeystihii shanta noo qeybiye Aabiyaasheen kama quursan oo 60 sano joogay u halgamay xureynteeda. Gobanimo cusub ayaa soo baxday, waaba fursad fiican to rejuvenate and recharge our Soomaalinimo once again. Let us prove to our Gobanimodoon Aabiyaal that we won't let them down the freedom they so hardly fought. We won't, Eebba ha idmee. Noo. The virus among us nagu kor iyo hoos noolaa waa soo baxeen, kuwaas ka quurso, and Soomaalinimadooda iska iloow, waaba Soomaali ku sheeg from now on. Glad to know finally. Waa Eebbe mahadiis inay nagu dhex jireen generations, no longer isqarin waayeen, though. Teeda kalen Xabash ha keeno qoyskooda iyo aafadooda mise yuu keenin, iyagaa ku dhib qabo. The more xaasas ee keenaan, the better for struggle to liberate dhulkeena, because xaasaskooda markee dhiigooda daadaan arkaan iyagaa carari doono, awalba reero fuley ahaa. Ogoow Mareykankii ugu awood weynaa [Eebbaa awood lahee] ifka iyo adduunka 25,000 ciidan, Rangers ku jiray ["Ranjeris ma rootiyaa," remember? ] watay, plus ciidamadii kale ee Qaramada Midooway ku jabay Xamar kaliya, even a little fight against a sub-clan Soomaalida kale wada fiirsan jirtay. Wacdala Xabash Soomaali wada neceb, oo tabardaro iyo fuleynimo isku darsaday wax naga qaadi karo. Walaahi aan ku dhahay alalalaaskaan waa dhamaanaa. Endless wars ayaa bilaabaneyso. Amxaarada waa siday rabeen, I would rather prefer chaos than Xabash ii taliyo iyo in Addis Ababa la iiga soo taliyo. Damiir maba isiin karo.
  16. Eebbe ha u naxariisto, u dambi dhaafo. Barbaar iyo dhalinyaro badan ayaa ku dhamaaday, oo Xabash maxaa kaa galay u laaye. They believed in their dal, and ultimately u geeriyooday defending it. Eebbe ha u wada naxariisto halyeeydaas dhamaantood. Will not be forgotten.
  17. Qolodiisa. Typo. S and D waa isku dhegan yihiin on the keyboard, mind you.
  18. The following words below, if I had seen at any other time than the past few days, dhiigeyga Soomaaliga ayaa kari lahaa. I was sadly proven ultimately wrong the last few days. Virus nagu kor iyo hoos noolaa ayaa soo baxay, that has no principle, no damiir, no caqli iyo no dalkiisa, dadkiisa iyo diintiisa. The virus only wuxuu ku noolyahay tolkiisa, qolodiida, jilibkiisa oo dantiisa u eh. A virus that must need to be eradicated dad ku qaraaban jiray our magac Soomaali. No more. Labawajiilenimada ee yihiin waa iska soo dhigeen barxada that no lines uncrossed. They will cross any line to achieve their sickening qabyaalad mentality. Back to the topic, a Xabash wrote the following words regarding Soomaalis in their discussion board: Somalis might bargain their foreign guests for Khat, if that makes a rational sense to them. There is a Somali saying I heard a long time ago. Don't remember exactly how it goes, but it is something like a Somali would exchange even his God for some materials. [Inta riix]
  19. Baddacase, widaayoow is daji. Dadka alalaasaayo ha alalaasaan dhaaf yaaqeey. Toddobaadka waa laga baxaa. Reality will set in. Dhaaf yaaqeey dadka adiga guurka cusub ee Sanaawi guursaday ku jiro. But Sanaawi did not marry the proud Soomaali people, only did kii dabanaageys ahaa that I seriously question their Soomaalinimo. [Ever wondered why some never write in Afsoomaali all these years in this site and the few words they write is obviously foreign sounding ones? Obviously they can read, but writing is a whole lot more and hassling. The hint of doubting their Soomaalinimo starts from there.]
  20. Who? Maryan Mursal Mataan? Hal toddobaad lee joogtay Xamar, duqa. Taloow maanta maxee ka dhihi doontaa, Maryaneey, maadaama Amxaaro Xamar kusoo duulay, almost qabsan rabo since she was and is one of the strongest nationalists, daljecel alive. By the way, that little girl calanka luxluxeyso in the opening clip is from Koronto, at Centennial Stadium. Waa meesha ee Soomaalida banooniga ku qabsadaan kuleelaha walba.
  21. Earlier, Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi said officials had been discussing how to keep Mogadishu from descending into chaos. "We will not let Mogadishu burn," Meles told reporters in Addis Ababa. ma qosolkaa mise waa murugoonaa? Ninkii waxaas keenay haduu noolyahay iyo haduu baqtiyaba, waxba Soomaali damiirka leh uma dhimeyso. He is nin iska dhintay iska socdo, oo iska noole eh as far as Soomaalida are concerned. Stoogenimo waa dhaafay, puppetnimada waa mooday, haduu moodo dowlada ku sheega burburtay, non-existent inay shaqeyneyso waala arki doonaa. Alalalaaks waa dhamaan doonaa bari. Sanaawi Xabash ayaa maanta saas ku kibreynaayo, islaweyni heer gaartay "we will not let Xamar burn" laga yiraahdo maanta Addis Ababa. Maanta in Xamar laga xukumo Addis Ababa. Aan is wada duugno ayaa dhaanto, ma ogolaan doono inay taas shaqeyso, though. No.
  22. Taladaan ayaa idiin sheegaaye from the day one. Hadii lala hadli lahayn, shib laga ahaan lahaa waxba asagaa isku dardarsami lahaa. Beentiisa in jawaab lasiiyo waa u baahantahay, laakiin robot jawaab iyo jawaab la'aan sidiisa waaye.
  23. Jimcaale, tacsida aa tireysid maxaa waaye, LoL. Ha walwalin, kuwa iyaga ka daran ayaa soo baxaayo if dowlada ku burburtay, non-existent isku deyso Xamar inay maamusho, iskaba dhaaf dalka oo dhan. Jug jug meeshaada joog waaye, clan interwars already have started. Waa siduu Tigreyga Xabashka ah Sanaawi rabay, waligeena isbaabino, but kan stooge u ahaa, puppetka u ahaa, dowlad ku sheegiis burburtay know that? Asagaa arki doono the nightmare u dhiman oo markii lagu shaqeystay. Ooh, the upcoming reality, the shock, the unbelievablity.
  24. Xabash, if you do not stop this inflammantary and trolling threads you open each day, we will have no choice but to delete them. Time for toleration and ignoring whatever you write is up, Mr. Dirdiraale. This is a final warning. Do not post inflammatory, trolling posts that will result insults and other personal name-calling.
  25. They are virus, they will be eradicated. Believe me, they aren't that many. Soomaali badan ayaa soo kacay Amxaar duqeyneyso markee maqleen dhulkeena Soomaaliya. Marka don't ever, ever use "Soomaali-Xabash," Soomaali iyo Xabash dab iyo biyo ayee isku yihiin, neither can get together. Xabashada, like the '77 uu Soviet u hiiliye, waxaa this time usoo hiilisay Mareykanka. Without Soviet, maanta Soomaali Galbeed ayaa fadhin lahayn, and without Mareykanka today waxaan ma dhaceen. Soomaali waa dad Muslimiin eh, Muslimkii usoo hiilin lahaana iyagaa midba mid loo rifayaa. Afrikaankii kalena aan isku qaarada ahayn Xabashta la saftay iskaba dhaaf, oo Soomaali Afrikaan uma heystaan inaa nahnay. Marka ha quursan.