-
Content Count
17,572 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
318
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Lacag Culus ku soo rogtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Xukuumadda Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi ayaa Lacago fara badan ku soo rogtay dadka ka dhoofaya Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho iyo kuwa ka soo degaya Garoonkaas. Sida ay inoo xaqiijiyeen qaar ka mid ah Shirkadaha Diyaaradaha ee isticmaala Garoonkaas qof kasta oo Soomaaliya waxaa lagu soo rogay lacag ka badan 100 Dollar, Lacagtaas oo la sheegay inay leedahay Dowladda Soomaaliya oo galayso qasnadda aan la ogeyn ee Dowladda. "Qof kasta oo duulaya ama soo degaya waxaa laga doonayaa lacag dhan 150 Dollar , Lacagtaas waxaa ku xisaabtimaya Dowladda iyo Shirkadda Duulimaadka, qofkii doonayo inuu Lacagtaasi bixiyo wuxuu raacinayaa Lacagta Tikidka, micnaha Lacagta waxaa loo dhiibayaa Shirkadda kadib Shirkadda ayaa Dowladda ku wareejinaysaa," ayuu yiri mid ka mid ah howlwadeenada Garoonka Muqdisho oo diiday in Magaciisa la shaaciyo. Lacagtan meel ay ka socoto iyo meel ay u socoto qofna ma Fahsan, mana jiro xubin ka tirsan Dowladda oo Lacagtan ka hadlay, mana muuqato baahi Dowladda Federaalka u qabto in dadka u dhashay waddanka Soomaaliya lacag intaan la ek lagu soo rogo. Dad fara badan oo aanu la kulanay ayaa waxay inoo sheegen in ay la yaabin yihiin qaabka ay Dowladda u Maamushay Lacagta Garoonka Muqdisho gaar ahaan Lacagta laga qaadayo qofka imaanaya iyo midka dhoofaya. Isbaarada cirka Well, Geediyoow, adiga iyo dowlad ku sheegaaga iska baashaala. Grab and xoog as much as aad dalka iyo dadka masaakiinta aad ka qaadan kartid. Isbaaradii cirka uu Amiin Caamir sheegaaye waaye tan. 150 U$ dollars is a lot of money. The last time I remember a go-and-back flight to Dubeey [Dubai] costed $300 and to Neyroobi, far less. Imagine a poor mother rabto inay isku soo daaweyso magaalooyinkaas laga qaado the same price as the whole ticket. :mad:
-
First Act of Emergency Law 'Curtail Press Freedom.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Juje's topic in Politics
Originally posted by Caano Geel: yaa xasuusta bar fiat Caanogeel iyo Che, I opened a thread about this part of Xamar the other week when I watched cajal laga soo duubay agagaarkaas recently. Cajalkaan muuqaalka iyo codba leh agagaarkaas dhan aad ka hadleysiin ayuu cover gareeye. Aad ayaa u qiironee hadaad fiirsatid. It talks and shows about Iskoolka Bartamaha, Baar Fiat, Xarunta Fiat, Safaaradaha Ruushka iyo Talyaaniga, Savoy Centre, Hoteel Jubba iyo many more wasaaradooyin iyo wakaaladooyin. Inkastoo markaa yaraa meelahaas aan waligeey tagin, haddaan tageyna aan xasuusan, meelahaas waa meelihii Xamar ugu sareeye, aad iyo aad, oo ahayd bartamaha iyo xudunta Xamar. You can find both videos on here -
Eebboow. This simple appreciation thread about an Ubax name reached 110 posts. Darn it. Wait until I bring Idil.
-
Pics of Somaliland Demonstration against The TFG
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Ahmed_Guree's topic in Politics
Originally posted by mystic: ^^ what are you talking about, it is just a flag. I hope the empty emotional words from some biibol made you utter those words above, otherwise the sacred calan in loo gafo ma fiicno. Calankeena suuban maro ma'aha. Waana ka weynyahay iyo qiimo badanyahay maro, dear sister. It is neither theirs nor ours -- it is a true symbol that epitomizes the utmost Soomaalinimo meel walba ee joogaan. The empty words from kuwa Xabashada keenay waxba ha u jalaqsiin dhagta. Any so-called Soomaali person who brought Xabash to sacrosanct Soomaali soil and allowed to airbomb our cities, including Xamar, is, in my opinion, worse than a Soomaali burning a calankiis, as unimaginable as it is -- nothing lower than mid Soomaali sheeganaayo hadana Xabash keenay dalkeena, especially Xamar. That itself threatens the very existence of calanka. That, too, is absolutely damiirlaawe ugu dambeeye, dalkiisa iyo dadkiisa kama hadli karo, he is the last person consulted about Soomaalinimo iyo Soomaaliya. -
Iyagoo aan la bacaarin, la kululeen inay baxaan ma fiicno. Haddii kale bari ayee soo noqonayaan, oo islaweynidii ayaa wali ku jirto. " I don’t bank on the power of individuals or groups . I bank on the power of Somali people. They are capable of stabilizing their country," said Meles when asked about the power of the Transitional Government of Somalia (TFG) to stabilize Somalia after the withdrawal of Ethiopian troops... Dowlad ku sheega, the Father and Mother of Stooge and Puppet ayaa Sanaawi, their master, saas ula hadlaayo, kuna kalsooneen, ka waran Soomaalida iyo Soomaaliya ee u gafeen ee ciilka u qabo sugaayo. Xabash naasnuujintiis will never be there forever. Meeshee aadi lahayeen ayaa la rabaa maalintaas.
-
Mahadsanidiin reer Landhan iyo Odhawa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Another mahad, Eebbaa mahad lahee, goes to Reer San Diego, Mareykanka. Magaalada San Diego waxaa ka dhacay bannaanbax lixaad leh oo lagaga soo horjeedo weerarka gardaradda ah ee ay ciidamada Itoobiyaanku ku qabsadeen Koonfurta Soomaaliya, iyo duqeynta ay dayuuradaha Maraykanku u geysteen shacabka deggan Gobollada Jubbooyinka ee Soomaaliya. Warbixinta inta ayaa ka aqrisan kartaa. -
This thread is closed. Yoonis, if you do not stop about opening again and again incendiary, intemperate threads about yourself and other members on this site that will only bring negative responses, we will take some other actions. Baliis, don't force us on that.
-
Xuseen Caydiid, Circa 1999
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Originally posted by Garaad Caanood: MMA cajiib, lately, SOL became dictatorship you can do watever you want, and can delete any thread wat kind of moderator are you Daandaansi haddaa rabtid, si kale u sheego. Eeda baselesska ah meesha hala imaan. Baliis, comment the topic of the thread, haddaan rabin meesha qof dhagta kugu haayo maleh ee, baliis, leerta nasii. PS, I have never deleted a thread the past couple months that I am aware of. -
Adiga kaama hadleynin saaxiib, kuwa kaa horeeyo aan ka hadlaaye oo 'mantaq aa i heyso' meesha lasoo istaagay. Yeah, my link islaamo iyo habro ayee ahayeen, you should check gabdhaha yar kabeebeey ciyaaraayo. Hadduu dhareerka kaa daadan. Welkam back, by the way.
-
Dadkaan anti-niikada ah ayaaba la yaabay. Niiko is an art, and it only needs an 'asset' to master. If you don't have that asset, soori. Those same people would like us believe buraanbur -- whose participant ayeeyooyin iyo habro dhaafeen, kor iyo hoos isku luxluxaayo, gees ka gees -- as a "good dhaqan." Nothing wrong with buraanbur per se, only giving an example. Soomaalida do not have one hegemony dhaqan. Nin iyo naagba dhaqankiis ayaa la quman. Ninkii iyo naagtii saar ciyaarayaan, ha ciyaaraan. Ninkii iyo naagtii dhaanto ciyaarayaan, ha ciyaaraan. Same with guuroow; so are heele and jiifto. Nothing wrong all of them. So let the niiko folks do their part, which is kabeebeey. Baashaalka xoog ma'aha in la fiirsado.
-
Gang rape of Somali women not in Somali Galbeed but IN SOMALIA
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jabhad's topic in Politics
However, the invasion has increased the risk of instability within Somalia, where the Islamic Courts militias had brought peace after nearly 15 years of anarchy under dozens of rival warlords. Since the Islamic militias were deposed from their stronghold in the Somali capital, Mogadishu, residents have complained of increased incidents of lawlessness once again, including carjackings and armed feuds. "People are fearing a return to the chaos that the Islamic Courts ended," said Ahmed Abdisalam, of the Mogadishu radio station Horn Afrik Media. Ethiopian soldiers who have helped to instal Somalia's transitional government have also been accused of a series of assaults on civilians. Troops have stopped buses outside Mogadishu and roughed-up travellers in an attempt to hunt down anyone who supported or fought for the Islamic Courts Union , according to United Nations officials. A UN report says they are also believed to have killed several ethnic Somalis from Ethiopia's disputed Oromo region, who had gone to Somalia to take up arms with the Islamists. Five men in Ethiopian army uniforms also allegedly raped a woman near the Kenyan border, Western aid workers said. "This is not the only incident. We are receiving many of these reports," said one. "War is not an excuse for these actions, nor is victory ." The Telegraph, the original source Soomaali sites are quoting. -
Xuseen Max'ed Faarax Caydiid's and Cali Mahdi Max'ed's letter to International Community, including United Nations, in 1999. --------------- Renewed interest in the situation in Somalia Somalia Liaison Office September 2, 1999 YOUR EXCELLENCIES, We, the undersigned concerned Somali political leaders, have read Your Excellency's (sic) report of 16 August, 99, to the Security Council about the situation in Somalia, with keen interest. We are pleased with the United Nations renewed interest in the situation in Somalia. However, with due respect we would like to be frank, but modest in our submission appeal for Your Excellency's patience. The international community, by and large represented by the United Nations vis-a-vis Somalia, have over the years been repeatedly begging the question for the solution of the Somali problems. They have kept telling the Somalis to settle their problems while at the same time ignoring to curb interference by external actors into the domestic affairs of Somalia which have continued to fish in the latter's troubled waters. This foreign interference has since become a pattern of common practice by the government of neighboring Ethiopia in the face of the United Nations implicit policy of laissez faire. This Ethiopian interference in the form of overt military incursions into Somalia, supply of armament to some Somali groups to encourage hostilities and instability in the country continues unabated and aborts any chances of a settlement. Ethiopia's official policy, as demonstrated by its own actions shown here below, is committed to thwarting the emergence of an effective central authority in Somalia for its own geopolitical interests. This is the reflection of a long-standing Ethiopian policy of expansionism. In September 1945, the Ethiopian government of Emperor Haile Sellassie submitted a memorandum to the then Peace Council (foreign ministers of the victor powers in the Second World War) who were meeting in London. The Memorandum urged that Eritrea and ex- Italian Somaliland should be handed to Ethiopia, 'not as recompense for the ten years struggle against the Axis, but as territories incontestably belonging to the Ethiopian Empire since before the Christian era'. (Reference: Ex-Italian Somaliland by the pro Ethiopian, Sylvia Pankhurst, page 217). Historically, there had been no such thing as Ethiopia before the last few centuries A.C., but an Abyssinia instead, which only composed of the Amhara and Tigre territories. Nevertheless, the mythical claim underlines an expansionist policy, which has not changed to this day and which has now been revived and emboldened by the current situation in Somalia. Given the bitter history since the beginning to the sixteen-century A.C., of enmity and perennial mistrust between our two peoples, Ethiopia would be the lease likely honest broker in the Somalia reconciliation process. The O.A.U. acted without circumspection by mandating Ethiopia with the handling of the Somali problems. However, the mandate is both legally and morally invalid, because: a. Somalia is not a dependent territory, but a sovereign state and members of the United Nations, despite the temporary absence from the international fora of a legally recognized government. Therefore, there is not entity legally empowered to mandate it to another without the consent of the Somali people. And, b. Ethiopia is poised to exploit Somalia's current situation for its own geopolitical and expansionist policies and entrusting the latter's fate to the former would be morally a mockery. The so-called mandate is, therefore, neither acceptable nor binding on the Somali people. In nutshell, Ethiopia: Has since August 1996 made unprovoked incursions into Somalia and lastly now practically occupies the three Somali regions of Gedo, Bay and Bakol and threatens several other areas. Those military incursions have claimed hundreds of lives, most of them non-combatant civilians, damages to property and sacrilege to Mosques and other Islamic scriptures. Has been supplying armament to some groups and individuals since 1996 to encourage continuation of hostilities in the country and retard indefinitely the process of reconciliation. This is a gross violation of the UN Security Council arms embargo. The quantities of know deliveries of small arms up to April this year are as follows: (A) To Egal 5,000 pieces of AK-47 rifles (B) Abdullahi Yusuf 4,000 pieces of AK-47 plus some mortars. The quantity earmarked was nine thousand pieces, etc, and the balance might have been delivered. (C)'RRR' 2,000 pieces of AK-47 rifles, plus six mounted anti-tanks. (D) 'Morgan' 1,600 pieces, plus six 106 anti-tanks. (E) Ahmed Sh.Burale 500 pieces of AK-47 rifles, plus some mortars. (F) Omar Hashi Aden 1,500 pieces of AK-47 rifles (G) Hussein Bod and Musa Sudi twice seven truck loads during Nov-Dec 1996 and April 1999. Ali Mahdi Mohamed, Co-chairman, National Co-ordination Committee Hussein Mohamed Aidid, Co-ordination Committee National Co-ordination Committee ----------------- It is a long interesting piece, so if you want to read more click here
-
De facto Itoobiyan towns
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
The country of Lion of Judah is taking its time, extending metre by metre until it reaches Xamar itself, intaan isku mashquulsanahay. It is very possible. There it is, quoting myself and sadly my prophecy becoming a reality. So Xabashadii degmooyinkii yaryaraa iyo Soomaali Galbeed ayaa ku filnaan waaye, aha? The de facto Itoobiyaan towns needs to be updated: Muqdisho, Baydhabo, Kismaayo, Beledweyne, Gaalkacyo, Balcad, Afgooye, Buurhakaba, Cadaado, Ceelbuur, Marko, Baraawe, Cabuudwaaq, Jowhar, Dhoobleey, Afmadoow, Jilib and the last frontier, Raaskambooni. -
Caanood asagana markii cirka laga hadlaayo, Waqooyi Galbeed uu ka hadlaa. Markii dhulka laga hadlaayo, Waqooyi Galbeed. Markii darbigaan cagaar waaye la dhaho, Waqooyi Galbeed jaalo waaye uu leeyahay. Ninyahoow, the whole country Xabash ayaa heysato, obsession aad Waqooyi Galbeed u qabtid iska aayar. I hope this obsession will be turned into a good use -- to the occupying Xabash.
-
Xamar aan ku dhashay, Isbitaal Banaadir, Qolka Dhalaanka ee #12. Xamaraa ku barbaaray until dagaalka bilowday in Dec. 26, 1990. Waxaa u qaxnay to xaafada Madiino, an unoccupied house our habaryar owned. A couple of days later dagaalka istaagi waaye, my abti arrived from Baydhabo with several cars and trucks and jidkii dheeraa Baydhabo iyo Xamar qabsanay. Baabuurta bumper to bumper ayee ahayeen, oo busy uu ahaa jidka. Spend a couple weeks in Baydhabo. Then xaalka xumaaday, moved to Waajid, Bakool. After a weeks when dagaalka Xamar istaagay, we got back to Xamar. Couple months later another useless dagaal. This time, waxaa u qaxnay Dayniile. When the war didn't stop a couple weeks, we moved to Afgooye. Xamar ayaa kusoo noqonay again in May of 1992. Same house aan qaxa ka bilownay of Madiino ayaan dib ugu soo noqonay. In August of same year, guriga abtigeena ku yaalay xaafada Taleex ayaan u guurnay. In October, 1992, Nairobi ayaa u duulnay. From '92 to early '96 Nairobi. Xaafada Langatta. Then to Mareykanka in '96, Baltimore iyo Virginia. Then to Kanada in the same year, Windsor, Ontario. Until 2000 Windsor. Since then Koronto. Besides living in Nairobi, Baltimore, Virginia, Windsor and Koronto, I also have been, as a vacationing person, to Wales, Aarhus, Denmark, London, Dubai, Detroit and Washington D.C. A typical nomad, I guess.
-
Mahadsanidiin reer Landhan iyo Odhawa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Reer Finland as well. Aad ayaad ugu mahadsantihiin qaranimada iyo daljecelka aad soo bandhigteen. Bannaabax ballaaran oo looga soo horjeeday joogitaanka ciidamada Itoobiya ee dalka Soomaaliya iyo weerarada gardarada ah ee ay ciidamada mareykanka iyo kuwa Itoobiya ku hayaan koofurta Soomaaliya ayaa maalintii jimcaha aheyd ee 12. Jan 2007 ka dhacay magaalada Helsinki ee dalka Finland. Bannaabaxaas oo ay kasoo qeyb qaleen dadweyne aad u fara badan oo isugu jiray haweenka, culimada, aqoonyahannada, waxgaradka, cuqaasha, dhalinyarada iyo carruurta soomaaliyeed ee ku nool wadanka Finland kuwaasoo ka kala yimid gobolada dalka. Bannaanbaxa ayaa waxaa uu ka billowday faras magaalaha Helsinki iyadoo socod dheer lagu maray wadada ugu caansan magaalada Helsinki ee Mannerheimintie iyadoo ay hor kacayeen boliska wadanka Finland. Dadkii halkaas isugu soo baxay ayaa waxey ku dhawaaqayeen ereyo ay kaga soo horjeedaan joogitaanka ciidamada Itoobiya ee dalka Soomaaliya iyo gardarada qaawan ee ay ciidamada mareykanku ku baabi�nayaan shacabka soomaaliyeed. Bannaanbaxayaasha ayaa waxey tageen xafiiska midowga Europe iyadoo qabanqaabiyeyaasha bannaanbaxa ay halkaas kula kulmeen Dr. Paavo M�kinen oo ah kuxigeenka masuulka xafiiska Yurub ee Finland isagoo u ballan qaaday inuu farriintooda gaarsiin doono madaxda ugu sarreysa midowga Yurub iyo xafiiska weyn European Commisionka. Banaanbaxida Finland _________________ Eebbe haduu idmo, Reer Koronto as well will hold banaanbax next Saturday at US Consulate in Koronto at noon. Will be updated, Eebbe haduu yiraahdo. -
Mahadsanidiin reer Landhan iyo Odhawa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
A special thanks also goes to Reer Sweden, gaar ahaan Reer Stockholm, banaanbixii weynaa ee dhigeen. Kumanan ka mid ah Jaaliyada Soomaaliyeed ee Sweden oo shalay bananbax ay kaga soo horjeedan qabsashada Itoobiya ay qabstay Soomaliya ka sameyey Stockholm. Shalay galab saacadu markeey aheeyd 16.00 galabnimo ayaa waxaa Sergel Torget oo ku taal magaalada Stockholm iskugu soo baxay kunonan Soomaali ah oo iskugu jiray Dhalinyaro iyo waayeel , haween iyo rag iyagoo lu muujinayey diidmadooda ay diidan yihiin in Itoobiya ay qabsatay dalka Soomaliya iyagoo waliba watay boorar ay ku muujinayeen erayo ay ku diidan yihiin joogitaanka ciidamada xabashida ee ku sugan meelo fara badan oo Soomaaliya ah. Earayada booraarkaa ku qornaa ayaa waxaa ka mid ahaa " Itoobiya waa in ay soomaliya ka baxdaa " , "Mareeykanku wuxuu dagaal ka abuurayaa Soomaliya" "Somaali diidow sillac u dhimo " "dadka Soomaaliyeed waxeey xaq u leeyihiin ineey nabad ku noolaadaan" ," Waxaan u mahad celineeynaa oo taageereynaa Dowladda Sweden siyaasadeeda ku aadan Soomaliya" iyo erayo kaloo fara badan oo aan halkan lagu soo koobi karin. Markacadeey.net The sawiro are a bit dark, so fully brighten your monitor. -
Marxab Marxab Yaa Madaxweyne, Marxab Marxab Mudane Yuusuf
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Xabash invasion -- Tigrey/Amxaar, nothing difference, since I consider both Xabash. Xabash is Xabash. -
Dhiigyacab madaxweyne ku sheeg
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
It is about time madaxweyne ku sheegaan qashinkiis banaanka lasoo dhigaa. Yusuf calls peace delegates "criminal" People attending the Djibouti-hosted talks would be considered "criminal", according to a new circular issued on Tuesday by Colonel Abdullahi Yusuf, president of the self-declared autonomous region of Puntland in northeast Somalia. Yusuf said any representative from the Puntland region "with responsibilities" at the conference would be treated as a criminal. Such people would be considered to have committed "a crime against the Puntland administration in general and the people of Puntland in particular", local and international media reported. The circular said the Puntland administration was not opposed to Somali reconciliation, but that the talks in Djibouti were "stage-managed". It called on people in the region to ignore the outcome of the conference, which began in May. More than a thousand delegates have joined the process, as well as many more observers and participants. Yusuf has consistently opposed the Djibouti-hosted peace process, and his adminis. Agoosto 2000 ________________ "A crime against the Puntland administration in general and the people of Puntland in particular." Really? Bringing Xabash invasion -- including airboming Soomaali cities and towns -- of Soomaaliya, including Xamar -- what can that be considered, though? As he fittingly says, a crime against the Soomaali people as a whole in general and a treason against the state in particular. Indeed. -
Dambigiisa is loooooooong enough, oo Eebbe ayaa og, tan uu dalka ka galayna mid dadweynaha Soomaaliyeed isweydiyaan ma'aha. Nin Xabash keenay maanta Soomaalida asagaa ugu liito. Laakiin waaba ninkaan naxariisdaradiis xataa odeyadii traditional leaderka ahaa dhaafi waaye. Kiiskaan hoos ku qoran sanadooyin ayaan la socday, I hope dadka ku cusub inay la socdaan from now on. --------------- Intiinna dhagaysata idaacadda BBC-da, ama daalacata internetka waxaad dareenteen inuu geeriyooday, Isim aad loogaga yaqaan dalka gudihiisa iyo dibeddaba, gaar ahaa gobollada Putland. Suldaan Axmed Maxamed Hurre waxaa la aamminsan yahay inuu si bareer ah u dilay ninka sheegta inuu ka taliyo Puntland, Col. Cabdillahi Yusuf. Suldaan Hurre wuxuu ahaa aqoon yahan fir-fircoon dhan kasta, marnaba aan maankiisu gelin waddankaagii hooyo baad gal dhiiga dhex oolli doontaa aragtidiisa shakhsi awgeed. Waxaan halkaan idiinku soo gudbinaya intaa aan ka aqaannay ama ka aruurshay taarikh nololeedka Suldaan Axmed Maxamed Hurre. [sNIP] Waxaa ugu dambeyn la ogyahay inuu Suldaanka uu dilay wiil ka mid ah ilaalada Abdllahi, asagoo gaari ka soo degaya, aanna muujin wax colaad ah ama dhiilo ah, xitaa asagoo laga qaaday qoriga nin ilaalo ula socday. Waxaa baas ku firay Suldaan Hurre: Gaanni Cabdiraxmaan Hassan-nuur Islaan, oo dad badani aaminsan yihiin inuu watay ama gaar ah waayo askartii kale ee la soctay waxaa ku dhacay amakaag. Suldaan Hurre wuxuu ku geeriyooday meel aan ka fogayn meeshii lagu toogtay, tuulada Kala-bayr (gobolka Nugaal), 17.08.2002, halkaas oo uu ku soo booqanayey xigtadiis. Ugu dambayn, Cabdillaahi oo ku sugnaa Gaalkacyo iska daa inuu ka soo qaybgalo aaskiisiye, wuxuu amray in la xannibo dadka ka soo burqanaya gobollada Puntland, si aan aaska Suldaanku u noqon meel soo jiidata caro ka badan tan markaas tiil Galkacyo, oo markaas ciir-ciiraysay. Waxaana aaskiisi ka soo qaybgalay dad kun kor u dhaafay. Waxaa aaska khudbad qiimo leh jeedshay Garaad Maxamed Cilmi Shirwac oo sheegay in maanta la dilay Boqor qiimo badan oo ay ka dhigan tahay gabbal dumay, waase laga sal gaari doono sababta loo dilay. More on Suldaan Hurre Foundation why he killed the marxuumka.
-
Thread on rebellion against muslim rulers!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Fiqikhayre's topic in Politics
And since when did Cabdillaahi Yuusuf, an alleged killer of peaceful traditional leader, a madaxyare madaxweyne ku sheeg, with his equal dowlad ku sheeg, Xabash-raised, bred and kunool became a "Muslim leader?" Xaaraan buu ku yimid, oo Xabash keentay, xalaal ayaana loogu qaadaa. Mise Filla Soomaaliya haku ganbado, Xabash ku ilaaliso mise si kale, he won't last. Taas naga rumeyso. -
Marxab Marxab Yaa Madaxweyne, Marxab Marxab Mudane Yuusuf
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Taako Man: TFI are being praised by many from a far and wide. Yet we have men who condone homosexuality... There is no one who is condoning labeebnimo iyo qajacnimo on here. Condoning, praising and cheering for Xabash invasion of Soomaaliya, on the other hand, is the worst kind, offensive and ultimate insult to Soomaali psyche, damiir, and as far as sane, damiirqabe majority Soomaalida are concerned, that person Soomaali waa ka baxay, oo waa qashin iska socda. -
Mareykanka iyo Amxaarada somehow prefer one another, even in their lowest diplomatic point relationships in late '70s, they still maintained some contacts. Haddii Amxaarada iyo Tigreyda diinta Masiixiga ay heystaan ugu wacantahay qorshahaan, we will see waxee ka dheefaan. Muqdisho and Addis Ababa fell at the same time, a few months apart, in 1991. Yet they saved Addis Ababa, telling and pressuring Mingiste to leave into exile. Xamarna wee ka carareen. Talyaaniga tried to save Xamar [obviously its assets ayaa u darneed ], pressuring the former dictator, like Mingiste, to leave intuu dagaalka ka qarxin Xamar few months and weeks before. Also many Carab countries tried to reason, including Sacuudiga; however, unlike Mingiste, waa diiday Awjaalle Siyaad, oo dad kama tagaayo yiri, kaliya dal. Perhaps it isn't about shisheeyaha's fault, but our own badownimo iyo miyi mentality. Kampala, Kigali, Bujumbura, Kinshasa, Maputo, Harare, Luanda, Freetown, Monrovia and many other Afrikan capitals fell into repels, yet they saved magaalooyinkooda, unlike ours marax iyo nus isku ahaa, instead of saving cities started massacring innocent people who despised the disposed regime equally as well, u sacabtunka ee kusoo dhaweyeen dil loogu badalay. I digress, soori.