Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,437
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    310

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Maakhiri, Xasan Sh. likes to find weak, yes-men as prime ministers. Remember Faarax Shirdoon in 2012? However, Xamsa qof u dhigma oo ka daciifsan, karti yar ma soo marin sadexda xil u sareysa dalka tan iyo xornimadii.
  2. Alas, this Xamsa turned out to be the worst, weakest and most incompetent leader dalkeena soo maro. We had never seen a ra'iisul wasaare like this bad. Xataa Laascaanood waxa ka socdo tacsi u diri la yahay. He is a living and breathing, but dead neef politically. A true marxuum runtii.
  3. Sheekha is alleging snipers from Jabuuti are being used now, along with military advisers and the heavy artillery Muuse Muqayil received from Jabuuti.
  4. Muuse Muqayil is committing war crimes right before our eyes. A shelling of a city in this magnitude has not happened in three decades of civil war in Soomaaliya. This is xasuuq-like of gumaad is unprecedented. Laascaanood inay dhulka la simaan ayee rabaan these wretched secessionists. One thing will be clearn henceforth: These these decades-long of crocodile tears victimhood of 'dowladii Kacaanka ayaa na xasuuqday' and lafa soo faagid, no Soomaali will ever listen to them. They exposed themselves munaafiqiin aanan naxeynin inay yihiin.
  5. Reer SSC si deg deg xiriir dhow ha ula yeeshaan Eritareeya, meesha haddu kaligiitaliyihii Jabuuti fadhiyey si cad u taageeraayo the secessionists.
  6. After failing to achieve anything but xasuuqida maatida, secessionists iskood xabadjoojin ugu dhawaaqeen, probably after hanjabaad ugu timid from gaaladee caabudaan.
  7. Beesha caalamka loo cagajugleynaayaa. Secessionists daily marqaamid for decades not only messed up ilkahooda iyo caafimaadkooda, but mentally messed up as well. Qoraalo marfish laga soo qoray ayeena qoraan.
  8. When one can't separate professionalism the job entails from tolka marqaan session talk. Saanee wariye caalami ku sheeganeysaa. She has been mass reported.
  9. Guddoomiye ku xigeenkii gobolka Sool oo iscasilay, baaqna u diray xukuumada Somaliland Guddoomiye Ku xigeenkii dhawaan xukuumada Somaliland u magacowday gobolka Sool ayaa iscasilay, xukuumadana wuxu ugu baaqay in ay ciidankeeda kala baxdo gobolka. Saleebaan Diiriye Cabdi oo madaxweyne Biixi u magacaabay xilka guddoomiye ku xigeenka Sool bilowgii kacdoonka Laascaanood, ayaa sheegay in uu xalka nabadu ku jiro Somaliland oo ciidankeeda la baxda. "Xalkii Laascaanood kolay xabad ayuu noqday, umada inta hadhay in ay kala badbaado waxa lagu heli karaa ciidamadaas oo Laascaanood lagala baxo," ayuu yidhi Diiriye. Waxa kale oo uu sheegay in Laascaanood ayna ku dagaalamayn argagixiso lakiin ay dagaalamayaan ciidamada Somaliland iyo dadkii deegaanka, waxa uu sheegay in ciidan beeleedyo iyo ciidamada Somaliland uu dagaalku u dhexeeyo. Waxa uu sheegay in uu iska casilay xilkii uu u hayay xukuumada Somaliland ee ahaa guddoomiye ku xigeenka gobolka Sool, isaga oo masuuliyiinta kale ee deegaanka kasoo jeeda ee xilalka hayana ugu baaqay in ay is casilaan. Dhinaca kale, maayarka iyo qaar kamid ah golaha deegaanka ee Laascaanood ayaa iyaguna ku baaqay in ciidamada Somaliland ay ka baxaan gobolka, iyagoo ciidamada ku eedeeyay tacadiyo xuquuqda aadanaha ka dhan ah, taasi oo xukuumadu beenisay. Wasaarada gaashaandhiga oo sii adkaynaysa sheegashada Somaliland ee ah in kooxo argagixiso ahi joogaan Laascaanood, ayaa tusaale usoo qaadatay mid kamid ah dagaalyahana guddaha magaalada ku jira oo la yidhaa Cabdi Madoobe, kaasi oo ay ku eedaysay in uu yahay Alshabaab. Xigasho
  10. The qamadi iyo caloosha baahan the garaad is talking about. Always wey marqaansanyihiin, why? Acuudka.
  11. Wey istaahileen eeyadaan in la galo xaruntooda sideed sano ka hor. They really hate Islam and Muslims. Cartoon's caption reads: “No need to send tanks.”
  12. Better late than never. Dowladda dhexe should have done this from the first day. The resilience of Reer Laascaanood markuu arkay ayuu Xasan Sh. isbadalay, meesha dabeesha awooda bsdan u socoto ayuu arkay.
  13. Wretched secessionists ma xishoodaan. Jaad intee ka soo dhargaan been cad la imaanayaan.