-
Content Count
17,572 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
318
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Mahadsanidiin reer Landhan iyo Odhawa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Aad ayee u mahadsanyihiin reerkeyga ila degan ee Reer Koronto, who finally braved the cold wind current and snow. Dankis Reer Koronto. Mudaaharaad ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyada Somaaliyeed ee kunool Toronto iy Nawaaxigeda iyagoo la kaashanaya ururo Ajnabi ah ayaa lagu qabtay magaalada Toronto. Mudaharaadkan oo ka dhacaya ka soo horjeeda Qunsuliyada dowlada Maraykanka ay ku leedahaya magalada Toronto, ayaa waxaa ka soo qayb galay dad aad u fara badan oo ay ka muuqato Qiiro iyo Xamaasad, iyagoo watay BOORAR ay ku qornaayeen Ereyo lidi ku ah Dowlada Itoobiya iyo Dowlada Maraykanka. Keynaan Reer Koronto So far we had seen banaanbaxyada dibadjooga ka dhigeen from: Reer Minneapolis, Mareykanka Reer London, Ingiriiska [two times] Reer Ottawa, Kanada Reer Frankfurt, Jarmalka Reer Helsinki, Finland Reer Stockholm, Iswiidhan Reer San Diego, Mareykanka Reer Oslo, Norway Reer Geneva, Switzerland Reer Koronto, Kanada Reerahaas dibadjooga kor ku xusan dhamaantood dhan aad ayee u mahadsanyihiin. Also a special thanks goes to Reer Nairobi iyo Reer Koonfur Afrika, kuwaas oo warar banaanbax laga maqlay, oo sawiro laga heynin. Laakiin maxaa ku dhacay Reer Denmark? Australia? Holland? Belgium? New Zealand? Columbus, Mareykanka? Mise waa dhigeen wararkooda mala daabicin? Kamoon, hala kaco. Jiif ma jiro. -
A biyiitiful Virginian Soomaali singing Soomaaliyeey Toosooy at their public school. Quite touching waaye, baliis try inaad dhageysatid. An audio version can be found here [click at the bottom, where it says 'music']. PS, Soomaaliyeey Toosooy became the official national anthem at shirkii Carte in Jabuuti in the year 2000.
-
I am sure it is on late '80s, perhaps 88 or 89. Ar diyaaradahaas miigga aad aan u xasuustaa, maxaa jeclaa, always looking forward to each Oktoobar. Every ciyaal loved them, the way ay isku bursan jireen, like birds. Kor intee aadaan ayee caadka kasoo baxayaan iyagoo xoog ku socdo, you would think inay kugu dhici doonaan and then turn sharply. Kummaandooska, too. Mas ma cuntaa? Haa! See u cuntaa? Ham! The whole street of Tarbuunka from Jidka Sodonka ilaa iyo Lambarafar dadweyne aad u badan aa taxnaan jiray. Indeed, waagaa heybo lahayn.
-
Lately with all murugo dalkeena ka socdo iyo ayaandarada, I started listening sometimes Beenbeensii. One of the newsreaders now is Axmed Xasan Cowke. I remember as a young boy watching him on telafashinka Xamar. I was always fascinated by his ways and his professionalism when it comes to warbaahinta. His weekly show, Socdaalka Adduunka, was about that week's quirks, odds and strange news that made the headlines, his broadcasting style even making it more weirder. His newsreading really is something I had never seen in other Soomaalida, both on TV and radio. Unlike most Soomaalida markee war aqrinayaan, he doesn't shigshig or miss a word or letter, always smooth. The closest that comes to him in this is Cagamadhige. I don't know why Beenbeensii didn't hire him yet. Now, Beenbeensiiba daradiis aan u dhageysaa, his caaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaawa iyo caalamka never misses his trademark subtle, comedic style he hides in his newsreading. One night mid warka aqrineysay uu hoosta u giliye, "Caaaaaaaaaaaaawa iyo caalamka waxaa inoo aqrinaayo Heblaayo Hebel, abaay..." Wey kuday, obviously didn't expect 'abaay' from Cowke. Maba oga ninka xariifnimadiisa.
-
Federalism. This idea is not new to Soomaalida. It was first raised and advocated after the World War II, and during the Talyaani trusteeship, by a party that dominated in Southernwestern part of the country: HDM, a party unashamedly named after clan names. It was a party later led by a fiery man by the name of Cabdiqaadir Soobbe [Eebbe ha u naxariistee], whose endless wish and sole party's platform were federalism and the official status of Afmaay dialect [language to him and others who supported him]. He feared the then natural ruling party of SYL and its dominance in Soomaaliya. He thought that party was dominated by pastoralists than farmers, though he himself several times joined when opportunity was abound and left when there was none, that very party he was politically against. However, the wider public and constituents he claimed his party represented did not see vis-a-vis -- they instead preferred unitary than federalism, voting an overwhelming majority of SYL members from these deeggaano. The reason federalism failed in '50s? HDM movement was a reaction to colonial policy of land alienation in 1945. The HDM, adopted a new name, HDMS, and called for the establishment of a federal form of government in Somalia. The call for federalism died with the assassination of Ustad Osman, one of its leaders. Xigasho I Who assassinated Ustaad Cismaan -- a politician from Afgooye? To this day, no body knows, though it was generally assumed anti-federalists were behind it. It was one of the many mysterious assissinations, some largely blamed on Talyaanis and their stooges, that occured in late '40s and throughout '50s. Federalism did not, however, die with Marxuum Ustaad as the article alludes. C/qaadir Soobbe continued that party's crusade into late '50s and sometime off and on in '60s. A pivotal debate in the Legislative Assembly of Italian Somaliland centred on the question of a unitary versus federal state. The HDM pushed for federalism fearing domination by the SYL, who won the debate in favour of a unitary state based on its numerical strength in the Assembly. Xigasho II The writers of this document faced two sensitive issues: the form of government -- federalist or unitary -- the new nation would adopt, and nationalist aspirations concerning Greater Somalia. The first issue was of great interest to the HDM, whose supporters mainly were cultivators from the well- watered region between the Shabeelle and Jubba rivers and who represented about 30 percent of the population. The HDM wanted a federal form of government. This preference derived from concerns about dominance by the SYL, which was supported by pastoral clans that accounted for 60 percent of the population. Not surprisingly, the SYL advocated a unitary form of government, arguing that federalism would encourage clannishness and social strife. In the end, political and numerical strength enabled the SYL to prevail. [Library of Congress] The debate wasn't won only because of SYL's "numerical strength in the Assembly." It was won by a thoughtful rationalization and a need that was bought by the overall general Soomaali people. Federalism did not make sense in a land of one language, one culture, one religion and one ethnicity. Neither can federalism subdue Soomaali's chronical, timeless disease -- qabyaalad. It, our forefathers in SYL right observed [encouraging clannishness and social strife], instead kor u qaadeyso unnecessary tartan qabyaaladeed lagu qariye a faderal system. It will only encourage, officially sanctioning qabiil-based, uncooperative, wary fiefdoms. Obviously federalism appeals to those with inherent problems of at one of the above mentioned points: Different, competing equal languages [for example Switzerland, Kanada, Belgium...]; ethnicity [Hindiya with its numerous, untrusting ethnic people]; religions [Nigeria]; culture [most federal states currently have one aspect of different cultures]; and landmass [Jarmalka, Kanada, Australia and Mareykanka, whose large landmass fits federalism. There is a reason why UK did not opt federalism in that small island.] Considering all that, it will likely and miserably fail again. Unitary was indeed the only way forward. And it will indeed likewise be the only way.
-
Prof: S. Guled, Amoud University +development of Borama.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to RedSea's topic in General
Perhaps waxee la xiriirtaa that other word with almost close spelling and pronunciation, boorane -- yacni mingiska iyo saarka mida la xiriiro, boorane. Waligaa ma lagaa tumay or seen qof laga tumaayo? I did as a boy, and I don't want to see it again. Boorama means beautiful Ma hubtaa? A whole degmo can't be named beautiful nooh. Dhulka can be beautiful, sida meel barwaawo, ilsan, indhadeeq, maandeeq iyo sareero camal, laakiin degmo gaar ah ma filaayi in la siiye magac saas camal, oo qaanuunka Soomaalida magacaabaan degmooyinka ma u eko. That maloo fasiri karo beautiful. -
Mahadsanidiin reer Landhan iyo Odhawa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Reer Oslo, Norway, aad ayaad ugu mahadsantihiin. Oslo (Calanka) 18-Janaayo-2007 Waxaa maanta ka dhacay magaalada Oslo ee dalka Norway banaanbax balaaran oo ey soo qaban qaabiyeen jaaliyadaha Soomaaliyed ee ku dhaqan dalka Norway, kaasoo lagu taageerayay Maxkamadaha Islaamka loogana soo horjeeday duqeynta Mareykanka uu ku hayo dalka Soomaaliya iyo ciidamada Itoobiyaanka ah ee ku sugan gudaha Soomaaliya. Calanka-dhot-kom Next, banaanbixii Reer Koronto, coming up. Stay tuned. -
Prof: S. Guled, Amoud University +development of Borama.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to RedSea's topic in General
Micnaha Boorama dad yaqaano maku jiraan inta? Boor [bus] mee la xiriirtaa, oo degmo boor badan miyaa? -
RALLY AGAINST ILLEGAL OCCUPATION OF SOMALIA
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miriam1's topic in General
Soori, walaashiis. I didn't see this. I was told this banaanbax last weekend. I will try to be there, though meel kale ayaan u socday. Will see what happens, Eebbe haduu idmo. -
Of course, I deliberately added the last part to let the sister know. Runtii, theirs is the best musqul aan arko of any maqaayad.
-
Baddacase, Soomaali saas camal aa jirto. Maqaayado shisheeye wax ka cuno, timajare shisheeye ka jarto, tukaamo shisheeye hilib xalaal ka gato kan Soomaaliga ku dhegan la rabin. Horta xaaraantii mala ilooway, siiba maqaayado indhayar. Xaaraan ka sakoow, maba haweysteen maqaayadahooda. Our sister should come to Koronto and experience a classic, unforgetable dinner night at Xamdi, a computerized maqaayad, including their washrooms, five-star iga dheh.
-
TFG considering letting somaliland go
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to SomaliThinker's topic in Politics
Cabdillaahi Yuusuf Axmed will sell himself if someone told him to be a president. Ee waxba ha u xiisin. Ninkaan dan malaha ka ahayn dantiisa oo ah kursigaas, which he never be able to rule. Teeda kalena Sanaawi ayaa u taliyo arrimahooda, and Sanaawi of course likes Soomaali la kala gooygooyo. He will believe whatever Sanaawi tells him, including to let Waqooyi Galbeed and Waqooyi Bari go. Sanaawi will also tell him, asagoo awood lahayn, to let other regions as well to go out. Kursigaas kaliya ayaa u daran, even kursigaas hadduu yahay kii dalka uu sheeganaayo oo xukuumadiis isku sheega tahay lagu kala jarjaraayo. Nonetheless a kursi he can never rule from, both to Soomaalida iyo Soomaaliya. -
Pictures: Toronto's Dundas Square
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
This is Dhigsan. When did it become a "ghetto?" mise waala iska murmoyaa? The last time aan ogaa Saraha Dhigsan condo ayee ahayeen, inkastoo apartment isku badashay the pricekooda. Libaax, Yonge St waxaa kugu dambeysay aan filaa waagee one-dollar, pop-and-mom cheap stores ku taxnaayeen jidkaas dheer. Ar waa isbadaleen, siiba after College St ilaa iyo Dundas St oo isku dhaw tukaamo qaali ee ka fureen, including Eaton Centre mallka iyo banaankiisa. -
Mahadsanidiin reer Landhan iyo Odhawa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Again another dankis goes to Reer Jineefa [Geneva], Iswiserlaan. Sabtidii oo aay taariikhdu tahay 13.01.2007, ayey Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Switzerland ku qabatay xarunta qaramada midoobay ee Geneva horteeda bananbax weyn oo looga soo horjeedo qabsashada itoobiya ee Soomaaliya iyo weerarada dhulka iyo cirka ee lagu hayo shacbiga ku dhaqan dagmooyin badan oo ka tirsan J/Hoose ee koonfurta Soomaaliya iyada oo lagu marmar siyoonayo argagixisa ayaan raadinaynaa. Sii aqriso -
Baddacase, you can call Cabdillaahi Yuusuf iyo wixii lamid ah public figure eh "dabadhirif" iyo any other name aad u heysid; others as well can as well call Riyaale iyo wixii lamid ah "secessionist." It is only dadka meeshaan ka qeyb qaato loogu waco waxaas, since they aren't public figures. Same rules applies others calling you "secessionist" and "SNM mujaahid." Both are mild, not that offensive, oo waa loo dulqaadan karaa; however and nonetheless people are overdoing it and overabusing. It is also where name-calling starts from, it starts from mild and before you know, laba ayaa af isku heysata. Taako, "jukebox," like other names I mentioned above, wax weyn ma'aha, but it refers qof af weyn, yacni afweyne robotic eh. Si fiican u dooda, hadaadan name-calling ka resist gareyn karina, iskala dhaafa. Xoog majiro, wah.
-
Hot Button: Yeey Huuraale at it again over Kismaayo
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacpher's topic in Politics
Jimcaale, labadii xaaraan ku heshiiso maxaa la dhahay? I see todobaadkii honeymoonka waa dhamaatay. Will Indhamadoowe's message be repeated once again: Anagaa kuu dhiibanay, anagaana kaa qaadanay. Cabdillaahi Yuusuf Axmed maxaa ka galay arrimaha Kismaayo, asagoo ka yimid Mudug oo ka shisheeyso kan kale meesha Xabasho keentay oo ka yimid Galgaduud. Arrimaha "madaxweynenimo" miyaa? I thought dadka deeggaan inay soo dhistaan deegganadooda, who are Reer Waamo, neither kuwaan isku qilaafaayo ahayn. Anyway, nin Korneel Koojaar lagu magacaabo aa u taliyo meeshaas, nin ciidamo Xabash wato Soomaali sheegto. -
Folks, listen: This name-calling isn't going to no where. Will you guys, baliis, stop it for once and for all? You argued to death. None can change one's opinion, ee marka afxumeynta maa joojisiin. Mise our "baliis" ayaa si kale loo qaatay. Don't force us to use other available means. We really value the difference of opinion, in a respected way. Dadka magac ayee ku leeyihiin meeshaan, "dabadhirif" iyo "SNM mujaahid" magacyadooda ma'aha. Baliis, baliis, respect the the forum's rules and its reputation. Meeshaan ma'aha suuqbacaad iyo suuqsiinaay. We cannot accept aflagaado in any way, in any means, intended or not. Wax la aqbali karo. A serious warning.
-
Shariifka mar horaa u sheegnay in uu iska casilo jagadaan qaabka daran, for he doesn't deserve dowlad ku sheeg Xabash nuujiso, kor iyo hoos ugu heyso. It is just the Stooge and Puppet of Xabash, oo uma qalma meel wasaqdaas eh in uu ku dhexjiro. Kaadi ma lagu daahiro, si walba aad iskugu dhibtid, Shariifoow. It is good now, those who were giving a bit legitimacy internationally -- as that American ambassador seems to discover -- ayaa arkaayo this dowlad ku sheeg ain't what is cracked up to be, just the Stooge imitating his Master Sanaawi's regime. Already Midowga Yurub threatened to cut lacagta ee ku bixiso so-called Xildhibaanada in this so-called, dowlad ku sheeg, treacherous dowlad. Shariif, qof Soomaalida damiirka leh, the majority, arkeen ayaa tahay, qof Xabash u istaagay iska dhicisteeda, kuwii kale markee Stooges noqdeen. Soomaaliya and Soomaalinimo will never forget you, daljecelnimadaada iyo wadanimadaada. I hope to see you participate dowlad dadkeeda soo dhisteen, not mid ku sheeg eh Xabash nuujiso, soo korisay, hadana dabada ka wadato.
-
Xuseen Caydiid, Circa 1999
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
MOGADISHU, May, 1999 (Xinhua) -- "The Voice of the People", a radio supporting faction leader Hussein Aidid returned to the air Wednesday again by broadcasting the usual programs and anti-Ethiopian propaganda after more than three months' silence. The radio quoted Aidid as strongly condemning the Ethiopian policy toward Somalia in a press statement issued Tuesday night. The statement charged that Ethiopia has unlawfully attacked and violated the territorial integrity of Somalia by "crossing some of its troops into Somalia." The radio has also accused Ethiopia of sponsoring a meeting for some Somali factions inside Ethiopia for the sole purpose of what it called instigating more Ethiopian attacks against Somalia. The strongly-worded statement also accused the Ethiopian forces of planting land mines in several regions in central and southern Somalia including Bay, Bakol, Gedo, Hiran and Galgudud. The statement complained that these land mines are continuously causing fatalities and injuries to lives of both human beings and mine. However, many of the estimated one million land mines buried in Somalia have been laid down during the height of the civil war. Aidid also said in his statement that Ethiopia is attacking parts of Somalia by "using the pretext of Oromo nationals and weapons being brought to southern Somalia." He said that the Oromo nationals in Somalia are refugees who fled Ethiopia in 1964 during the war between Somalia and Ethiopia. Nonetheless, between 500 and 700 Oromo nationals, and weapons have allegedly arrived for Aidid two weeks ago on a vessel chartered by Eritrea which docked at the natural port of Merca town, 100 kilometers south of Mogadishu. Some of the local newspapers have reported that many of the Oromo soldiers have already crossed into Ethiopia a few days ago for possible hit-and-run attacks against the regime of Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi. In conclusion, the statement called on the international community to put pressure on Ethiopia to refrain from what it called the intervention in Somalia's affairs. The statement also called on the Inter-Governmental Authority for Development, the United Nations and the Organization of African Unity to intervene into the problems between Somalia and Ethiopia. -
12 August the End of TNG/Koxda Carta ...Analysis
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
When we were supporting this nascent dowlad for the sake of Soomaalinimo, they were against, for what, perhaps fiercely being Anti-Xabash and mid dalkeeda jecel. The questions, though. Dowladii Cabdiqaasin Salaad Xasan sababta loogu soo horjeeday maxee ahayd? Why wasn't it given a "chance," as they empty-beat to faintly lecture us now? Why were some people seeking its demise? Legit questions, no admission of obvious answers from the usual suspects, though. Why didn't dowlad dadweynaha soo dhistay, without a warlord ku jiro, loo siin waaye again a "chance" to function? Dowlad Xabashdiid ahayd waliba. Hmm, legit questions, obvious answers. [Qaybaalad.] It had same formula with this current dowlad ku sheeg, Xabash stooge. It was internationally recognized by Qaramada Midooway [united Nations], Jaamacadda Carabta [Arab League], Dalalka Islaamka [Organization of Islamic Conference] and Midowga Afrika [or its predecessor, Organisation of African Unity]. It had the 4.5 power-sharing equation formula. It had a president, a daljecel president who liked his country and respected diinta Islaamka. It had a speaker. It had a prime minister. Ah, legit questions, obvious answers. [The man didn't belong a certain clan. He did not kowtow to Xabash. He told to @#$& them, yet they were against him. Markaas ayee na leeyihiin we have the interest of "nation," a nation they call an idea that can supposedly disposed of anytime.] Keep beating the empty drums. Shimbiryaaloow heesaa, si fiican iskugu heesaa... Waligiinaba. -
Cumar Xaaji Masalle. Any person who followed the ugly qabyaalad-prone Soomaali politics the last decade and half upon hearing that name above has had its synonymous -- Xabash's very first stooge who infamously brought Xabash people into sacred soil of Soomaaliya in mid '90s for a short-lived political gain. Not the usual of getting arms and fighting himself. No. Like today, he led them into bushes of Luuq and Buuloxaawo, halhalna wadaadadii loo laaye. He was then briefly used, discarded as a diaper and humiliatedly when dantii laga lahaa laga dhameystay. Why was he discarded? He realized his mistakes and came to his senses advocating peace with his walaalaha Soomaaliyeed. Will, however, the infamous Stooges of Xabashada today ku waano qaadan doonaan casharkaan kulul? ----------------- NAIROBI, Kenya (Reuters) [Agoosto 1996] - Aid workers said Ethiopian helicopter gunships and heavy guns bombarded a town in western Somalia Friday after forces seized two other towns nearer the Ethiopian border. The Somali al-Ittihad (Union), a fundamentalist group, said Ethiopia invaded western Somalia with troops and helicopter gunships, seizing at least two towns and killing more than 100 people. An Ethiopian foreign ministry spokesman in Addis Ababa declined to comment on the reports of an Ethiopian incursion. The Nairobi-based African Medical Research Foundation (AMREF) said four of its staff were evacuated by air to Kenya from the western Somali town of Lugh after it was attacked. One of the evacuees, Ugandan doctor Francis Kizito, told the British Broadcasting Corporation he saw three helicopter gunships approaching Lugh and firing "indiscriminately" on militia installations. "They came from the north which is Ethiopia...They aimed at army organisations of the Islamic organisation which governs Lugh," said Kizito, adding there were definitely casualties as firing from the gunships was heavy. [sNIP] Thousands of Somali families were fleeing because of the Ethiopian attack, backed by Somali fighters of the Somali National Front led by Omar Haji Masalle. In a statement released in Nairobi, al-Ittihad said: "This barbaric aggression against the Islamic Ittihad is planned by General Haji Masalle and the Ethiopian government with the help of international imperialists." ---------------- MOGADISHU (June 3) [Juun 1999] The latest reports from Gedo Region, in southwestern Somalia, indicate that the people in Bulo Hawo Town are fleeing their hometown after the Ethiopian forces have started a major looting operation against the well- off people in the town. The Somali National Front spokesman (SNF), Ibrahim Jama Howleh, has accused what he called the Ethiopian occupation forces for ransacking the major food stores of the town. Speaking to reporters here in Mogadishu Thursday, Howleh said the Ethiopians have taken away four field radios and over 500 quintals of sugar and others food items from three food stores in the town Wednesday. The SNF spokesman did not speak about killing or torturing of civilians by the Ethiopians, but he has called the international community to put pressure on the Ethiopian government to withdraw its forces from Somalia. The spokesman asked the UN, OAU, other regional and international organizations to help stop what he called the Ethiopian aggression and intervention in Somalia. Independent sources from the town of Bulo Hawo, however, confirmed that the Ethiopian forces stationed in the town have launched a looting operation against three major food stores. [sNIP] There is no apparent reason why the Ethiopians have begun the looting, but sources close to the area said the Ethiopians have suspected those businessmen of supporting General Omar Hmar Hajji Masalleh, chairman of the SNF. The Ethiopian forces had used to support General Masalleh during their pursuing of the Al-Itihad fundamentalist group in 1996 and 1997, but General Masalleh and Ethiopia have fallen apart after the General had signed the Cairo peace deal opposed by Ethiopia together with the Somali factions in late 1997. And since then, the Ethiopians have supported late Ali Nur, General Masalleh's political rival who was killed in a bloody ambush at the Somali-Kenyan border on April 8 this year.
-
Xuseen Caydiid, Circa 1999
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Aidid accuses Ethiopia of destabilizing Somalia MOGADISHU, May 19 [1999] (AFP) - Ethiopia's policy on Somalia is characterised by "killing, looting, torture of people, occupation of territory and creation of instability," warlord Hussein Mohamed Aidid charged Wednesday. In a statement he issued as about 10 rival warlords attended a "peace conference" in Addis Ababa, Aidid charged that Ethiopian troops had occupied part of Somalia after invading the Gedo border region in 1996, and "kidnapped Somali officers and civilians who were tortured before abduction". He also accused Ethiopian troops of planting landmines in the southern Somali regions of Galgudud, Gedo, Hiran, Bay and Bakol regions. He charged that the Ethiopian government was hosting the Addis Ababa conference in a bid to renew hostilities in Somalia, and said it was arming the factions attending it. Aidid denied reports -- verified by a number of reliable sources -- that 1,500 Ethiopian Oromo guerrillas had recently arrived in Somali territory he controls, along with 150 Eritrean army instructors and large quantities of weapons. The statement appealed to the United Nations, the Arab League, the Organisation of African Unity, the regional Inter-Governmental Authority on Development and the Islamic League to condemn Ethiopia's "misdeeds" in Somalia. -
Now is Not the Time for Triumphalism in Somalia
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Taleexi's topic in Politics
Many in the Somali community, right or wrong, view president Abdullahi’s victory... Wrong. Xabash's temporal victory. Let's not lie to ourselves. -
Bush's fourth war against the Muslims
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
I've been following Eric Margolis' works for the last six years. He is a well-known American-Canadian political commentator in Kanada, and a fierce critic of Bush regime and its endless meddling of other nations. He is a strong believer who advocates the rights of Muslims in West and wider Islamic world. An ardent observer of plight of Shishiin [Chechnya], Kashmiin and Afgaanistaan. Now Ciraaq and Soomaaliya. He is also anti-interventionist, whose scepticism of international politics grew and was acquired during as a young reserver he was deployed to Fiitnaam war for a political pawn than anything. He isn't a neo-liberal, for he is a strong believer in capitalism, whose works are published by Toronto Sun, a right-wing tabloid. The paper, a pro-Bush, heavily edits his articles, but you can find the complete ones on his website, ericmargolis.com He and Thomas Walkom of Toronto Star are few columnists I look forward to. -
Dadka Magaalada Muqdisho oo ka welwelsan Sharciga cusub ee Xaaladda deg degta ah ee awooda siinayo Madaxweynaha Tallaabadii koowaad ee la qaado markii sharcigan meel mariyay Baarlamaanka soomaaliya waxay noqotay mid lala dhaco Saxaafadda Madax bannaan ee Magaalada Muqdisho, shalay waxaa albaabada loo laabay 3 Idaacadood iyo hal Telefishin, kadib Idaacadihii kale ee shaqeynayay waxay bilaabeen inay is ilaaliyaan, xitaa Wargesyada Madax bannaan ayaa waxaa uu saameyn ku yeeshay Tallaabada laga qaaday Warbaahintaas. Labadii qof meel fadhida marka ay sheekeysanayan waxay bilaabayaan inay dhinacyada iska fiiriyaan, maxaa yeelay waxaa durba la bilaabay oo ay Dowladdu bilawday inay Magaalada u kala dirto dad dhar cad ah oo soo gudbiya dadka caadiga ah iyo kuwa aan caadiga ahayn waxyaabaha ay is dhaafsanayaan . Waqooyiga Kuuriya The news is reported by pro-dowlad ku sheeg site. Dowlad ku sheeg, non-existent, treacherous ayaa saas u dhaqmeyso. Mid waliba hadana taagdaran, without Xabash aan meelna gaareen ayaa sidaan u dhaqmaayo, awood iyo waxba iyagoo heynin. Roor adigoo socod baran waxaa la dhahay both waa lagu kufaa iyo lagu xooqmaa.