-
Content Count
17,633 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Markii dhankaas iyo Waqooyiga laga soo ceyrshey oo uu wax ka waayey buu dhinacaan iyo koofurta u soo cararay. Waxaana igu maqaalo ah anigu ma caddayn karee inuuba Jaajuus Itoobiyaan yahay. Ha u gafin, Buubaa. Qof deeggaankiis kasoo buriye ayaa iska yar, asaga ayaa ka doortay Soomaalinimo intuu ka dooran lahaa tolnimo. Buubaa ilaa Kaluun, Sifir, Jaamac Yare Qaalib iyo inta kale waxgaradka ah wey iskala weynyihiin qabiil iyo tolnimo u shaqeey, oo ka damcay inay Soomaalinimo u shaqeyaan. Haddee maanta sida Inawaraabahaas camal u dhaqmi lahayeen, dad inta ku jiro waa u alalalaasi lahayeen. Buubaa qof ka celin karto maleh deeggaankiis, wuuna tagaa, siduu Kaluun iyo Jaamac Yare u tagaan mar walba. Ee marka yaaloo gafin dadkaas heybada leh because siyaasada qalafsan maanta. Kuwa aan u qalmin ayaa jago loo dhiibay maalin walbana idaacadaha naceyb Soomaalinimo ay u hayaan ka sheego.
-
Trying to live one day as a supporter of TFG!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Alle-ubaahne's topic in Politics
But our African brothers are more dear to us. They must marry our girls so as to intermarry with them and look as real Africans with big-flat nose and hard-hairs. Awwwwww! Maxaa ka qaldan sanbalaarnimo, sanbuurnimo iyo tima aan jilicsanayn. Soo ma'aha dadkaas Eebbe uunkiis? Eebbe addoontiis iskumid uma wada uumin, it is part of His beautiful creation. We should instead appreciate. -
Here comes the pride, all dress in black!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to EboniQue's topic in General
Guled Mohamed and his wife Anisa arrive for their wedding reception in a Baidoa hotel, southern Somalia, January 18, 2007. Mohamed was forced to cancel the nuptials at the eleventh hour when Ethiopian and Somali government forces in Baidoa began their long-expected war with Islamists in Mogadishu. REUTERS/Guled Mohamed Baydhabo ayaaba saas la iskugu labisanoyaa guur ahaan. Darn it. Indhaheyga miyaa mise pseudo-tattoo of love-shaped heart, a la Valentine, ayaa u marsan the bride? Anisa wore a black dress with a feather collar that went well with her silver ear rings and necklace. I was in a black Armani suit and light blue Italian shirt. Armani, aha? Guuleed is fascinated by Armani, I guess. Eniwey, hambalyo iyo boggaadin Guuleed iyo Aniiso. Arooskiina aamiin. -
Was anybody there salaada maqrib ka bacdi today? Waaw iga dheh. Waligeey ma arkin Soomaali saas iskugu soo baxday save on the Ciid days. What a tension evening it was. Haaruun, koraa lagaa salaamay widaaygiis. Meeshii maa wali ii joogtaa? Meeshiina masaajid cusub Soomaaliyeed ayaa laga dhisaaye the last couple years qaaraankiis socday, ee mala furay wali?
-
The question should have been: "Are Soomaalis socially [not genetically] backward?" The answer is maya. It is a simple generalization that has no valid point. However, the correct suitable question that may have some relevance should be: "Are some Soomaalis socially backward that worship their clans?" Yes, perhaps. Some Soomaali ku sheeg qabyaalad ayee caabudaan, oo Eebbe u eh, oo Eebbahooda cawo iyo habeen ka been sheego, sometimes even going far trying to use Eebbe kitaabkiisa suubban to justify where there is nothing for their backward qabyaalad caabudid. Dadkaas, yes, they are socially backward. Dadkaas camalna lalama hadlo, oo lalama faceysto. Waa iska noole, iska neefsade adduun iyo aakhiraba midkoodba ka haray.
-
Baabuur miyaa? Farsamo kulahaa.
-
Call Cabdillaahi Yuusuf Axmed qashinka uu yahay, any name qashinimadiisa muujineyso. Still waxyaabo ayaa jirto aan la gudbin. Gaalnimo iyo waxaas asaga iyo Eebbihiis ayee jirtaa. Calling him 'gaal,' however, adiga lee dambi kuu keenee maalinta yoomul qimaayaha lagu dhaho caddeey gaalnimadiisa, oo haddee beenoowdana adiga dambi weyn isku jiiday. I don't think Sheekh Cumar Faaruuq or Sh. Cabdinuur inay saas dhaheen ayaan mooday inay socon doonto that day. Dambigaaga yareyso.
-
Who is worst than a man who lied to Eebbe maalin cad? Whatever happened implementing shareecadii uu lahaa waa sameynaa. Awalba waxa taa ka keentay cabsi Eebbe ma ahayn, ee cabsi Maxkamadahii soo socday iyo dadka deeggaanka la isku soo jeedin ku timid ayee ahayd aan filaa. And speaking of that, what about Riyaale too? He as well promised shareeco. Asagiina another liar miyaa oo Eebbe ka been sheegtay?
-
Somaliland: The 193rd Member State of the UN
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Sharif_seylaci's topic in Politics
Dalkii dhan Xabash kusoo duulay, wada qabsaday. Dad inta ku jirina this tuulo exists iyo noo, it doesn't exist kasoo haray. Ayaandaradooda Soomaalida. Waligood kama koraan naceybka aan loo baahneen dhaw ay isku qabaan, kan cadowgooda dhabta ah la safan kuwa qaarkood. Noo, ayaandaro waa dhaaftay, niyadjabna sii mooday, maanta jiritaanka Soomaaliyeed ayaaba qarka u saaran in uu ka baxo daa'imka iyo ifka. -
So he [Cadde] lied to Eebbe, in addition lying to himself and Soomaali public, especially Reer Bari? Where is 'shareecada?' Lying to Eebbe and about His Laws maalin caddeey mee sheekada noqotay, bisinka iyo murdaha.
-
January over NO African Peacekeepers
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Wisdom_Seeker's topic in Politics
Soori, sister. Some -- including the Father of Stooge -- subscribe to Xabash calendar -- the master's own calendar. According to Xabash's own calendar, it is still in Janaayo [January]. In Xabash calendar, this month is "Tubah," which starts in Janaayo 09 and will end Febraayo 08. So, give them a few more days nooh. -
Odeyga waa isceebeeye, heybadiisana u gafay, magac duqnimo Soomaaliyeedna u gafay. Magac dowlad Soomaaliyeedna u gafay, iskaba dhaaf dowlad ku sheegaan qashinka ahayd awalba. Tan ugu xumeyd waxee ahayd markuu qabaa'ilo Soomaaliyeedna u gafay. Aad iyo aad waliba. Markaas uu masuulnimo Soomaaliyeed sheeganaa. Imagine qof ka dhashay qabiilkaas uu Carabta ku aflagaadeynaayo dalkugal [fiiso] ka raadsado safaarada Soomaaliya ku taalo Qaahira odeygaan fadhiyo, oo ninkii Soomaalinimo masuuliyeed sheeganaayena dadkiisa caaynaayo. The Carab archorwoman cannot hide her qosol, walaahi. Ceebeey tacaal ee Carabta dhahaan markaan camal. Hadduu dulqaadkiis saas u yaryahay in uu telafashin caalamka soo horfadhiisto ma ahayn; minankiisa asagoo iska joogo ayaa dhaantay.
-
"Shabshabloow shiinka Quraanka, ninkii sheega mashalaaya ..." You can't recognize this classic hees? Darn it. It was sung by the only and one, the legend, Sulfa. What a memory, aad ayaan u jeclaa markaa yaraa. This hees on this particular album ku jirto Sulfa ma qaadin, however. The singer in this album, believe or not, is an Itoobiyaan -- you can detect from his slight Soomaali accent if you listen it carefully -- an Itoobiyaan by the name of Maxamed Waryaa. His album was produced by Sheegoowband. Here is his album from Kaah Istuudiyo of London. As always in all Sulfa's songs lagu yaqaano, there is some jaceyl philosophical meaning behind it. Sulfa truly plays with his words. Shabshabloow, if you still hadn't figured it out, is the opposite of shaxshaxleey. "Geel maxaas ka kasaa....geel maxaaaaaaaaaaas ka kasaa......" Oh.
-
Intuu kasoo baxay cunigaan shuluqa ah? Don't tell me where I think it is. Niyad jab ha igu ridin.
-
I see meesha rag inay ku jirin, balaayo fuleynimo dishay. Baddacase, beenta badan jooji. You weren't a boy in 2003. Jooji sawirka aad haatuf.net kasoo xaday, I can give you the source ee joog. Notherner ayaaba ugu roon oo sawir keenay meesha, intiina kale... MMA a smile wouldn't hurt. I am real nomad. Real nomads kuma dhoolacadeyaan in pictures. Runtii sawirada kuma smile gareeyo badanaa. Falantiina or Barwaaqo knows, she has seen me personally taking pictures with her and other nomads -- and hardly any smile in them. MMA.....Oday baan ku heestay widaagiis I am still duq, duqa. Talented Hollywood plastic surgeons, however, should be awarded Nobel Prize.
-
Boon Xirsi His name really is Boon? Kamoon.
-
Minneapolis: Somali Professor Lambastes TFG, U.S. Position
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jabhad's topic in Politics
Samatar la'aantiisa abaar waaye runtii. His well-thought input is always appreciated. He is one of most rare Soomaali indheergarad and higly aqoonyahan left around. Dankis brother Samatar. Keep doing and exposing the qashin they really are -- Xabash stooges that needs to be quarantined and then eradicated, same like viruses. Wax taas ka yar ma jirto. -
The Master, Allaheey ka alla heysto. The Father of Stooge naively slumbering over what he thinks he has. Filla Soomaaliya, alas, isn't a country.
-
LoooooooooooooooL. Marka walba waxa afka shisheeye ee 'typo' lagu dhaho ayaan 's' iyo 'd' isku garacaa, maadaama ee isku xigaan. Siyaasi, LoL. Siyaado waaye, haa. Teeda kale Afingiriiska ka ilaali mahaan. Afsoomaali kaliya ayaa loo ogolyahay, meesha aan ku neefsano, leerta ku qaado kaliya waaye oo afkeena hodanka ah laga xishmeeyo. Mid kale ana iska saxee, TB ama tiibashii waxaa ugu wacay 'xaaqo,' meeshaa ka rabay 'qaaxo.' Xaaqo beel dheh.
-
Another demonstrator, Abdiqadir Hassan Diriye, said, "As long as I'm breathing, I will fight with the foreign troops who are coming to our country." Saas ayaa lagaa rabaa, Diiriye.
-
Originally posted by Mujaahid: Red Sea: I don't think anyone would post their pic in public,because it may change the way they are approached here or talked to here.Especially if I put my picture,I am afraid I may never get any nice responses.I might become laughing stock.for that reason I shall remain in the dark alley. However, we can may be post our look likes(i.e.celebrity,famous people etc..). Nothing wrong with putting one's pictures on here. Thousands of people see us daily. Only dadka wax qariyo ayaa si kale u qaato sawirada. Same like those people iska dhigo waxee ahayn -- kuwa macho men iska dhigo online, kuwa "players" iska dhigo, kuwa wadaado iska dhigo, etc. Many us put pictures of others online, without their consent. Only cabsadaan markee tooda imaato. Many members of this site already met in life in several cities. Here, I will brave, and I hope many others as well will do. Somebody that is not allowed to be seen is edited from the picture.
-
And I didn't know Sanlaawe was a member of SOL. For your information, this dude is a public figure. I never said public figures waxba ma laga sheegi karo. Kala saar taas; talking about public figures and opening countless threads about private members of SOL -- two complete aspects ayee kala yihiin.
-
Awalba maryooleey, lamagoodle eh walax quman ma laga sugeynin. Minii la yaabo yaasiinka aas la dhahay, ee anigana alamtara iyo idaajaa aan ku darsado. Aan ku celiyo maahmaahdii loogu tala galay dadka qaarkiis: Geel indhakuul maxaas ka kasaa.
-
Look at this sawir. It looks like the nigga inay iska dhaleen Vietnamese, Senegalese and Calibeesteen [Native First Nations of North America]. Balaayo qawad qabo. The dude really si si kale ayuu u egyahay. His palm shows how gacan ku dhiigle he is. Meeqo masaakiin ayuu dilay maraxa.
-
What is SRRC [soomaali? This misnamed warlord-dominated, loosely-based pseudo-organization [soomaali Reconciliation and Restoration Council ] was a Xabash-created baby, and funded by the same Xabash, in March of 2001, whose sole agenda was to undermine dowladii kumeergaarka ahayd ee Jabuuti lagu soo dhisay. Xuseen Caydiid explaining what SRRC is: QUESTION : Why was the Somali Reconciliation and Restoration Council set up and why do you not support the Transitional National Government (TNG) of Somalia? ANSWER : We saw the country going downhill so we said we are not fighting any more and joined together in March. All the five [main] clans are represented in the SRRC, that is why we have five co-chairmen. Our main enemy is Islamism, fundamentalism. This is our main enemy. The TNG has some clans who are mixed but they are not political parties who control the country. Basically they are just a new faction, but their platform is al-Ittihad, their platform is Islamism because they are not from the tribes, they are imported from outside and funded from outside. There is fighting in Puntland, there is fighting in Mogadishu, so this group is creating civil war. We have been in power for 11 years and this group came in by airplane. We are completely against the TNG. It is a platform for fundamentalism. They are backed financially by the Arabs and fundamentalist states. Q : Why should the international community listen to the SRRC when it is the TNG which is in power? A : They are not in power. We have control of Mogadishu, they don’t have the state houses, and they don’t control the port and airport. They don’t control the land. They want to control Somalia through Islamic rule, not democracy, and we are pro-democracy. The SRRC is in power now... Q : Will you continue fighting against the TNG as long as they are in government? A : We will remove them by fighting with them. Where is their 20,000 strong army? It is finished. There is still going to be a year of fighting but we have seen the worst. After I came back to Somalia in 1995 I was branded a warlord – a few weeks earlier I had been living in California. It doesn’t cause offence; it is an inherited word, jargon. But yes we have an army, we have an armed struggle, we are not [just] talking... IRIN The relucant, untrusting participant warlords? Xuseen Max'ed Faarax Caydiid [interior Minister] C/llaahi Yuusuf Axmed [Madaxyare, Father of Stooge madaxweyne ku sheeg] Maxamed Nuur Shaatigaduud [Finance Minister] Aaden Cabdillaahi Gabyoow Cismaan Caato Max'ed Saciid Xirsi Moorgan Muuse Suudi Yalaxoow C/risaaq Isaaaq Biixi "Sheekh" Aaden Madoowe [speaker of Parliament] C/llaahi Sheekh Ismaaciil [former "Foreign Minister," now the Deputy of Prime Minister] Those stooges, including the biggest and Father of Stooge ever Soomaalis seen, in bold names now hold senior positions in this treacherous, non-existent, illegimate dowlad ku sheeg. And of course the second biggest stooge, Geedi, a Tigrey-brainwashed, holds the prime ministerial position. Do they think Soomaali people will allow them to sell our collective national soul to Xabash? Ar maxee riyoonoyaan.