Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,633
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Salaad Cali Jeelle: "Kooxo awood badan ayaa Muqdisho nagu heysta." Wasiir ku xigeenka ku sheega ee dowlad ku sheega ayaa saas u qiranaayo. Illeen qaraxyadii isdaba jooga ah maalin iyo habeen walba Xamar ka dhacaaye beentooda ee wadi jireen ayee joojiyeen, oo Jeelle ugu been badnaa maanta qirtay waxaas. If only, though, those qaraxyo Xabashada lagu dhameyn lahaa. Sadly, masaakiin aan waxba galabsan ayaa ku dhamaaday.
  2. Mashiixe, maxishoode, madaxyare madaxweyne ku sheeg aanan isku kalsooneen, qabyaalad qurunkeeda ifka iyo adduunka ka reebtay, waxaan camal waa laga sugaaye. Billooyin kahor ayee ahayd mar uu ka dhahay goob lagu shiraaye Soomaali iyo shisheeyaba wada fadhiyeen, "Soomaalida inay garac yihiin iyo in kale ismaba oga..." Maantana tan uu keenay, saan uu ku sheeganaa masuulnimo, madaxweyne ku sheega. Here is the full quote: "Waxaan ahay Yamani ka soo jeeda magaalada Subeyda waxaanna ku abtirsadaa reer Jabarti. Ma ogtahay in awoowgeey lagu magacaabo Cabdiraxmaan Ismaaciil Bin Cabdisamad Aljabarti. Awooweyaashayda waxay ahaayeen kuwo laga soo barakaciyay [ka soo haajiray] oo laga soo ceyriyay Yaman dhibaatooyin jiray awgood waana sababta loogu bixiyay magaca [qabiil]." The full article in the original Carabi source. Ceebtiisa wax u asturaayo ayaa iska yaree, magaca Soomaaliyeed lee ha naga ceebeen, baliis. I cannot just imagine madaxweynaha Yeman ama masuuliyiintooda sarsare oo aqrinaayo waxaas qashinka ah. Their cracking qosol Sanca dhan ayaa laga maqli lahaa.
  3. Buuja, gabdhihiina yaab ayaa leedihiin runtii. Dahab, kabo iyo boorso, siiba kuwa Galbeedka joogo, goormaa ka neefsan doontiin. Waaba ku qafiifteen. My friend's sister ayaan aad ula yaabi jiray inta joog ee kabo qabi jirtay, and my estimation puts more than 20 pairs of shoes -- she had a whole closet dedicated to kabaheeda. Waxaas waa kadareey nooh.
  4. Ninkaan meel ma gaaraayo, xuu isku daalinaa. Mareykanka, the system, the institution itself a few loose well-connected, well-financed ayaa maamulo. Warbaahinta [media] waa ka koow and that the average American joe and jane feeds addictively on those, wixii loo sheego iska qaato. Haddee dhab tahay, kaas maanta Kalifoorniya ka taliyo, Mr. Kumaando -- err Schwarzenegger -- meel ma gaareen.
  5. A Soomaali once found in his taksi a wallet full of credit cards and other valuables owned by a Toronto Raptors star player called Alvin Williams. Since he knew the player and ka wada hadleen the game, wuu u celiye. How the player appreciated. Imagine maxing out a credit card owned by a millionaire. This poor Koronto Soomaali lady who went to xajka and also took her set of dahab to Sacuudiya this year to substitute that set, left a bag full of that dahab taksigii ugu horeeye ee raacday. She is still waiting in loo soo celiyo and came back empty-handed, bilaa dahab la'aan, save few bulkaati ee soo gadatay to save her grace. Awalba iimaanlaawe ee ahayd. Maxaa dahab laga soo badalaa, of course, than to flaunt other caashooyin inta joogo, who will in turn force poor jaamacyaal to buy them another set.
  6. I once spent a day with Soomaali lady's home who was on the phone six [and I am kind enough to say this] hours non-stop. Dhagto ma xanuuntoo ayaan islahaa. And what was I doing all this six hours? Taking notes nooh. Heblaayo diracii maalin dhawayd arooska ku joogtay ma u jeeday, waa markii sadexaad aroos ku timaado; hebel tukaankii u furnaa waa laga xiray, oo wax ka gato ayuu waaye; heblaayo duqeeda ayee nayn-wan-wan [911] ugu wacday, waa markii labaad; hebel mid kale ayuu Soomaaliya kusoo guursaday, taloow tii uu qabay maxee iscuneysaa maanta; baabuurkii faanka [van] ahaa soo shaley ma aanan ku dhufan darbi, kuwii inshuranskiina baas ahaa ii diideen inay ii sameyaan, inkaarqabiyaasha; allaa wiilkii hebel iyo heblaayo ayaan jidka kusoo arkay, asagoo diif baas ka da'aayo, soo ciyaalkooda kuwaas kama naxayaan intee meelahaas ku laafyoonayaan ... Waxaas is a marathon. They should hold a telefoon marathon, to see who can survive the longest, especially in this city of Koronto.
  7. "It was a little over $100,000," Schwarzbeck said. "I had no idea he had that kind of money in his house--none." I assume she is another old person, so the lady might've had second opinions, I think, if she indeed knew "he had that kind of money." What a gold digger ayeeyo. Laakiin qofkaas dhintay wixiisa frugal waa dhaaftay, it boders dabaalnimo iyo maraxnimo. Hadduu apartmentiisa ama buildingiisa guban lahaa ka waran, qasaaro uultimo eh.
  8. The poor Makhtal camal waaye iyo masaakiin aanba dalkooda waxba ka galabsan, and the poor Reer Soomaali Aboow [Oromada]. Cawaanta Soomaali isku sheega ah waxaan geysanaayo maalin ayee ka shaleyn doonaan, ifka iyo aakhiraba midee ahaato.
  9. looool, cawslafil, maxay tahayna? Wah, the opposite of abaar and jiilaal nooh. Coos la fil ayaan u qaatay in laga wado, 'greener pastures' camal or literally 'expecting the green grass.' No wonder, even in cyberworld, a typical nomad's mind still thinks about the green pastures. By the way, your own username would have been a nice domain name. Dabshid.com? Shabakooyinka waa bateen, laakiin kuwa magacyadooda isoo jiiday illaa hada jiro aan xasuusto waa shirqool.com iyo qarxis.com [Can anybody try to define what really 'shirqool' is in Ingiriis? Sabotage? Assassination? Or should we take the literal words it consists, which roughly goes 'meeting disrupters/interrupters?'] A friend of mine was inquiring about domain names, since he wanted to upstart one, and I told him burus.com in uu use gareeyo. It just occured to me. Or perhaps garmagisho.org or garmaqaato.net? Xaasid.com? Or kir.com or kud.net or kac-wid-gis-yur -- take your pick -- .com?
  10. Banaanbaxyada wali waa socdaa. Reer Stockholm did their share before and again waa sameyeen another banaanbax. Dankis Reer Stockholm iyo guud ahaanba Reer Iswiidhan; keep the name of Soomaalinimo up, jiritaanka Soomaalinimada iyo midnimadeeda waa laga maarmaan. (Feb 4, 2007): Maantay waxaa banaanbax balaaran lagu dhigay magaalada Stockholm dalka Sweden. Banaanbaxaas oo ujeediisu ahaa in loogu soo horjeedey duqayntii ay Maraykanku duqeeyeen Soomaaliya iyo qabsashada ciidamada Itoobiya ay qabsadeen dalka Soomaaliya, iyagoo ku sheegay in Itoobiya aysan qabsan karin Soomaaliya ee Maraykanku gacan ku siiyay. The one and only Samatar. Xigasho Coming Reer Suuriya.
  11. Baddacase, that is called truthiness -- believing one's own lies and crap, regardles what the actual fact, reality, logic, reasoning says otherwise. The term is popularized by Stephen Colbert Show, in his mocking of neocons, who feed and believe their crap one another daily. We have our own entertainers, sadly if I could only read waxee qoraan.
  12. Cudurada kale waa soo socdaan, ee kistoo suga. Nuune, widaayoow, kusoo dar hee adigaa foorto ku ahee. Buuxo, Afsoomaaliga saas ma u aha waxa afka shisheeye lagu yiraahdo 'advanced' oo malaha jirrooyinka ama cudurada kaansarka [kaankarka] see u kala baxaan. Koleey leukemia sidaa maqlay 'dhiigcadaad' aa lagu dhahaa. Qalaf, kistoo aan kuu qoraa, inta kale waa lagu soo dari doonaa. Kuwa adag aan ka bilaabo, oo waxaan u maleynaa kuwa sahlan sida wadnaha, beerka, sanbabka, kilyaha intaad taqaanid. Haddee kuwaas kuu sahlaneen, waa lagu soo daraa leyliga dambe. Pancreas = Beeryare Large intestine = Mindhicirweyne [waana la dhihi karaa xiidmo, weyn iyo yarba] Small intestine = Mindhiciryare Uterus = Ilmagaleenka Bladder = Kaadiheys Vein = Xiddidka Artery = Halbowle Gland = Qanjir Tissue = Xubin Abdomen = Uusleeyda ama calooleeyda Pharynx = Dhuunta Larynx = Codkeene??? Esophagus = Dhuun Vertebrate = Lafdhabar Spinal cord = Xangule ama lafdhabarna waala dhihi karaa Appendix = Qabsin Intaas ha joogaan caawa.
  13. Bas bas bas bas, ma rabno inaa dadka kale meesha ku jiro leerta la xirno Waraa laakiin in this sawir you look like mid aan banooniga isla ciyaarno, runtii.
  14. Afmaayka waa isla sahlanyahay, especially haddaa ogaatid ama la qabsatid some particular ereyo ay Afmaxaatiriga ku kala baxaan markee bilaabanayaan. The others words Afmaayga ku jiro, laakiinse laga helin Afmaxaatiriga waa qadiimi, oo Afmaxaaga waaka dhumeen ereyadaas. Laakiin aan usoo noqono ereyada ay ku kala baxaan Afmaxaatiri iyo Afmaay, maadaama ee yihiin meesha ugu adag ku kala duwanyihiin. Ereyada W iyo Y. Meesha Afmaayga laga dhaho ama ka bilowdo w in so many words, Afmaxaatiriga wuxuu ka noqdaa y. Tusaale, ereyga weel in Afmaay and yeel in Afmaxaatiri both the same meaning waaye, oo laga wado sameey. Another one is R iyo J. Ereyada badanaa Afmaayga ka bilowdo r Afmaxaaga wuxuu noqdaa j; tusaale ahaan, roog iyo joog, which has the same meaning. Rif iyo jaf, too. Waa badanyihiin, laakiin mid sadexaad tusaale ahaan aa ugu dhigo. Sh iyo K. Meesha Afmaayga laga dhaho shaleedeey, Afmaxaa waxaa laga dhahaa kaligeey. Ama waala dhihi karaa sheen oo Afmaay ah, noqoneysana keen. Not all follow this grammatical formula, but most are.
  15. Originally posted by rokko: ^^ i'm son of a geeljire sxb not old quote: Originally posted by Mujaahid: Red Sea: Rokko, ragu kala geesisan, kala raganimo badan. Anigu rag badan baa dhamaa, laakin, adiga iyo MMA ayaan kor u eegayaa. Red rumour has it that wasn't MMA's real pic so there is only 2 libaaxs in this joint mate :cool: Yac! Rokko, hana kashifin nooh. I also "stole" this picture. Now, Rokko, car bring another one. Maku dhacdaa. :cool:
  16. i would make him minister of xoolaha! lool. The dowlad ku sheeg of ra'iisul wasaare ku sheeg Geedi himself the highest ranking of an official of 'xoolaha' -- literally, since his studied field is veterinary, not that anything wrong with this profession, however very fitting under the circumstances.
  17. Badgaduudoow iyo Buuja, haa, afka waa isla sahlanyahay, not to mention he more simplified it by using unneccessary Carabi words like 'aqiyaar, barnaamish, They are only few words Afmaxaatiri laga heylinin that he is using, such as owka, haanaasoo. Those non-stop words after the Eebbe's name and salaanta are: Kulan feylana aqiyaarta na fiirsadaan, na dheegeysaan, na aragaasaan, haka dhawaada ... aqiyaareey owka [caawa] meey siin haynaa barnaamishyo yaryaree eed in badan, haanaasoo [kuwaasoo] runtii in maleeyoo inti idin su ku wada heli doonta ... Liibaan, the anchor, luxluxidda badan iska yareey yaaqeey, laakiin, oo meesha filin mala dhigooyee.
  18. “I believe that the leaders of the Islamic Courts are criminals who committed crimes against the nation and the population, therefore how can I talk to such people?” President Yusuf said from the southwestern Somali city of Baidoa. Sax, how dare and can you talk to such a people -- a "criminal" people who committed "crimes" against the nation by bringing an arch-enemy Xabash's full invasion, airbombing, massacring thousands of Soomaali youths in the process, who valiantly fought and halgamay for their dal, diin and dad. How can indeed people like that can be "talked" to?
  19. This thread is for to those who never had a chance to see a Maay-speaking person in life, save the few here and there Xasan Aaden Samatar's Maay songs or Shimaali's mix-ups. NB, Che, if you are reading this, master some of those words and those chicks you mentioned will eventually fall for you.
  20. Dadkiina yaab ayee leeyihiin. Dont' worry, maseerka kistoo iska yareeya, arooskiina too would come one day ee iska suga nooh, xaasidnimada joojiya. The guy, Guuleed Max'ed, is a Reuters reporter since early '00s, if I remember correctly. He shares the personal difficulties he had had on that aroos with his organization, which published it. He writes well and, to me at least what I detect from his articles, is impartial. Mar labaad hambalyo labadoodaba.
  21. It is Buujaa, ee booja maa jeceshahay? Horta magacyadaan qaabka daran Sawaaxili-sounding words maxaa ku jeclateen?
  22. Badgaduudoow, yaa geesinimadaan kuu diiday mar hore? Saas aala rabaa. Laakiin cimaamada Sacuudiyaan ee kaa dhigtay, ee kistoo aayar. Jimcaale, labadaas masaajid ayaan u badanahay, inkastoo kan Taariiq dhawaantaan aan tagin.
  23. Why so many people there? Haye, you didn't read the first post, I see. Masaajidka muran weyn soo socday ayaa ka taagan. It started with mabda' kala duwanaasho in late 2003, waana soo socotay illaa iyo maanta. Soomaalida being Soomaali, qabiil ayaa meesha lasoo giliye, oo loo fasirtay, oo dad ayaa aaminsan inay qabyaalad weyn soo dhexgishay, siiba kuwa kala taagersan wadaaddada isheysto. Kuwa kalena dhanka dhaqaalaha ayee aaminsanyihiin in uu muranka awalba ka bilowday, oo wadaaddadii dhaqaalihii yarayd soo galeysay oo dadka Soomaaliyeed laga soo qaadi jiray isku qilaafay. Three of the four founders of masaajidka since day one dhagaxiis la dhigay, which was late '99, waala 'fire' gareeye, two of them within the last month, including the very respected iimaamka masaajidka, Sheekh Bashiir Shiil, waana iimaamkii booliiska loogu yeeray. The 'firing' of iimaamka was the last dulqaad Soomaali badan u hayeen dadka maamulo meesha, oo xaalada cirka u shareerisay. Who is behind all of this? Waxaa la sheegay nin lagu magacaabo Aaden, oo magaaladdaan si fiican loogu yaqaano. So he hosted a public meeting, open to all, which was the other day, Sunday evening [thus the habeenkii la buuxay meesha camirneed]. Waala isa soo wada xaadiriye, some with frustration ka batay, some angry, some u adkeysan waaye waxa meesha ka socdo, oo beydkii Eebbe noqotay golle siyaasadeed la isku mindi afeysanaayo. So questions la wada furay. Ugly questions la isweydiiye, though only through written ones accepted. However, most questions were not answered properly or addressed adequately or those deemed improper, as alleged, were not put out -- thus boiling more frustration, which finally made some people inay iscelinwaayeen and istaageen, buuq iyo qeylo, especially mid shaqadiis kasoo tagay, saying, "Shaqo ayaan ugu soo tagay, meeshaana jawaab kuma heysiin ka ahayn waqtigeena inaad qasaarisiin..." One "reporter" from the local community Soomaali radio station also came, trying to record the session, who was abruptly told to shut it and leave or else ... Another guy tried to record on his cellphone, same warning was given, all this in buuq iyo qeylo socoto, meeshiiba masaajid uma eka. Now masaajidka qarka ayuu u saaranyahay in uu saas ku burburo haddii si weyn loogu badalin waxa socdo. The vast majority Soomaalida dhaqaalaha ku bixin jiray waa goosteen. So no dhaqaalo, no services; no services, no masaajid. Simple. Dad ayaa rabo ninkaas Aaden la leeyahay and others in the board that are loyal to him inay iscasilaan maadaama iyaga daradooda dad badan ugu tageen meesha, because xataa heer waxee gaartay laba saf lagu kala tukado, kuwa dhahayn lama tukaneyno ninkaas oo iimaam ma inoo noqon karo, saf kale furteen isla majaajidka dhexdiisa. Marka maanta heerkaas ayaa la marayaa. Xaalka faraha iyo luggaha ka baxay. War badan ayaa la isla dhexmarayaa magaaladda, so you never know which is true or which is a hearsay, laakiin xaalka aad ayuu u xunyahay, ceebta Soomaalidana banaanka usoo baxday, oo hal masaajid ku heshiin waaye, kuwii wadaaddada sheeganaayina saas u dhaqmaayo. Eebboow ceebteena astur.
  24. MMA, the picture u have there belongs 2 a man named Guled (my cousin’s mother-law, sisters son) who I talk 2 last night so we know that’s not ya.. so plz take it down Waaleey, what a coincidence! My name is Guuleed Guutiyoow Guudoow Guulwade. Igu salaan yaah your cousin's mother-in-law's sister's son. Jimcaale, who knows inaa isaragnay, maryooleey dhan waa buuxaan mahaan. Koronto waa hore mar maa timid mise ...?
  25. Kaluun himself said that on Beenbeensi, that asaga iyo Riyaale ku wada qayilay Hargeyso, and that Riyaale admitted to him iyo wixii meesha fadhiye that knowingly misleading the poor people aan waxba la socon about goosashada when he tells them every darn other day aqoonsi aan soo socon ayaa soo socdo. If you want proof, ask Kaluun himself. And yes, Jaamac Qaalib was there a couple years ago, though they did try to detain him, but was freed later. Wax nacay ayaa iska yar mudaniyaashaas, iyagaana qabyaalad ka haray, oo ka doorbiday Soomaalinimo. For that, they will always be recognized. Haddaa adiga taas ku nacday, well, adigee ku jirtaa. Haddii wax la heynaayana Inawaraabe lee heysta, meeshiisa ku haaya adiga iyo wixii jecel kaas. Dadka Riyaale "entertain" gareeyo haddaa tahay, habeen walba aqoonsi ayaa soo socdo ku riyootid, soori, ee iska riyoow yaanan ka qashqashin.