Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,713
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Looming Genocide in Soomaaliya Press Release [war saxaafadeed] February 27, 2007 The prospect of Somalia entering again a cycle of civil war based on clan affiliation is inevitable if the World bodies lets it slide into the current path Somalia is being stirred towards by the TFG and their commanders the Ethiopian occupying forces. Contributing Factors to possible Clan War: The unjustified and illegal occupation of Ethiopian troops in Somalia and in particular their concentrated presence in Mogadishu. The presence of what is termed as National Army but actually is clan militias affiliated with President Yusuf in Mogadishu – hence hindering and completely undermining the reconciliation process and the structuring of a viable and trusted National Army and security forces – additionally their daily hostilities and authoritarian presence in Mogadishu (with the aid and support of thousands of Ethiopian troops) could spark a unprecedented, irrevocable, and long lasting civil strife based on clan war. The unilateral and authoritarian rule and grip on the TFG by President Yusuf (again with the aid of occupying Ethiopian troops) - the TFG formed two and half years ago with Ethiopian influence was aimed to bring aboard all Warlords of Somalia including President Yusuf – now of all a sudden the lot , apart from him, are discarded from the power sharing in the TFG, questioning the reconciliatory factor of the TFG. Fragmentation and diminishing the authority and democratic power of the Legislative Branch by President Yusuf. In order to seriously safe Somalia from unforeseeable future of apathy the above mentioned basic errors should be amended with the immediate effect by the World bodies such as UN, AU, EU, ICO, etc. – they should insist, urge, encourage and most of all make sure that the TFG is rectified: The timely announcement of Ethiopian occupation troops and replacement by either AU or EU peace-keeping troops. The participation of all clans and militias based in Somalia in the structuring and establishing of National army and security forces – plus the fair sharing of its commandment by all clans of Somalia in the same format which was set to share power in the TFG (before it became headed by a warlord Yusuf and his clan Ethiopians). The limitation of the powers of President Yusuf by bringing back power sharing rule among all clans of Somalia. Re-establishing Sharif Hassan as the head of the Legislative Branch of the TFG and moving the seta of the parliament where it is not guarded by the Ethiopians and clan militias loyal to Andullahi Yusuf. Calling for and the immediate convening of a reconciliation process that includes this TFG, the ICU, Civic societies and others who are not included in the TFG. Unless such drastic attempts are made Somalia would reach a point where the World bodies would be hoping they did something when they could have. The international organisation should beware that endorsing or being silent and incapacitated supporter of n authoritarian rule aided by invading forces is not a solution for reconciliation but rather the utter opposite. Mr. Cawaale Kulane Leader of the New SYL Fax: 44-20-8458-3715 Phone: 44-70-9287-7136 ---------------- Our brother Cawaale is dreaming if he thinks this dowlad ku sheeg non-existent, treacherous entity can be redeemed.
  2. Dad baa malag wado. Nin tiisa gishay wax ka celin karo maleh. Ha arkaan waxee ka dheefaan, yee carari hadhoow.
  3. Originally posted by Jimcaale: Che, that thread is dead. I started this page hoping we discuss ideas and the claims this man is making instead of calling names, insults and doubting his deen. Talib, Niqaab was widely adopted right after the fall of Barre regime but does that mean it has not been practiced in some areas of the country. I don't have the history background so where are the SOL historians. Jimcaale, indhashareerka Banaadiri qeyb kamid ah oo aad u yar, oo saas aan u badneen ayaa gisha jiray the pre-civil war. They mostly wore it for the sake of dhaqankooda Carabta ahaa ay aaminsanayeen. Banaadiriga dhan ma ahayn, waxaa u badnaa siiba kuwii deganaa Shibis [bilaajo Carab], oo la baxay Camuudi, kuwaas oo heystay badankooda dhalasho Yemani. Soomaali maryooleey and lamagoodle [marolaaweey and labago'le, respectively, as they Banaadiris call us to this day], indhashareer meel ma isku arkin. The very derogatory word of 'lamagoodle' itself is self-explanatory. Laba go' ayaa gishan jirnay, mid hoose iyo mid kor. Midka hoose hoosgundi nimanka dhihi jireen, kan korna go'. Gabdhaheenana guntiinada isku dabalaabanto. In this sense, Nuurudiin is absolutely correct, waa saxsanyahay, waana ku raacay. Indhashareer dhaqan Soomaali ma'aha. Dad ayaa hadalkiisa badalay oo ka dhigay in uu xijaabka wax ka sheegay. He didn't. He only talked about the alien jilbaab and indhashareer oo Soomaalida ku cusub waana mid taariiq ahaan dhab ah, si walba dadka qaarkood u dhibsadaan. Illaa iyo hadda kama jawaabin to those who deride walaalkeen Nuuridiin why it is different from garbasaar and why don't they consider garbasaar as a genuine xijaab garb. Dadka surwaalka gaaban maanta socda, oo soo baxay, waa wareersanyihiin, iyagaaba isku wareeray oo isaaminsanayn, mar ee isku wacaan 'salafi jadiid' iyo 'salafi takfiir.'
  4. "What this [Kooshin] man has been doing is bouncing around from person to person trying to find a way into this building," says a State Department official in a position to know Mohamed's status, speaking on the condition of anonymity. " This man has no bona fides. He's presenting himself with all sorts of different titles he doesn't have ." Meesha muxuu mooday, Suuqbacaad oo bootada iyo beenta la iska gadaayo? Poor dude.
  5. Folks, again, would you kindly stop personalizing the issue. Let's stick the topic at hand, naga aayara afxumeyna, hanjabaata iyo personalizing forum members. ---------------- Originally posted by Dhubad: ^Miskiin, Just out of curiosity, where did you get this info from? Are you a private detective or something... It is publically available, duqa. Google gareey those names. Is it, however, a coincidence, all three la magacaabay ama ismagacaabay, but not recognized by the meelaha loo magacaabay sida Mareykanka, Midowga Yurub iyo Ingiriiska, are all ilmo'adeero? Marxuum Max'ed Siyaad Barre ayee wax ka sheegi jireen, waligiis saan kuma dhaqmin, umana dhawaan, qabyaaladna saan uma ahayn uu wuuba xishoon jiray marmar, I mean at least his personal, closest bodyguard was Cabdi Madoowe gadaashiis dabataagnaan jiray, kaas oo ahaa qof ayna meel iska galin. Siyaad Barre safaaradaha dalalka Galbeedka waxaa u fadhin jiray dad wax bartay oo karti leh Soomaalinimo ahaa, sida Caddoow ee Mareykanka fadhiye. Then again waxaan awalba dowlad ku sheeg ayee ahayd oo Xabash nuujiso, kuriso and barbaariso. Without Xabashi kaaro, one day ma last gareyn lahayn and it won't last either.
  6. The old Stooge of Sanaawi Xamar bil ku dhaw aa ugu dambeysay, for he couldn't sleep madaafiic Filla Soomaaliya ku dhacaayo, now meelahaas ayuu iska wareegayaa sida Neyroobi, Landhan, Adisababa iyo Baydhabo. Xamar waaka cararay, fuleynimo iyo nafjaceylnimo u geysay.
  7. How do you personally pronounce it? Googal or guugal? A month or so ago, I was reading the paper when I came across an article about what they eat at Google campus -- all free. The feature story mentioned the employees do have at hand several high-end chefs who make couture cousines in addition of myriad basic American breakfasts, brunches, lunches and dinners. And of course I googled. One employee of theirs keeps a photolog of some of the dishes available. Hmm. Not that bad, I guess. A bit healthy. Guugal.
  8. Haa, duqa, it can be biyuudhiful, weyna noqon kartaa biyiidhiful oo lahjad ahaan. Ingiriis awalba afkeena ma ahayn, LoL. At least waa Soomaalini gareynay. Horta adaaba afkaan jini ila yaqaano, ay layk to rayt in dis weey samtaymis. Qoftaan aa ka helay. Very confident. Taloow manooshahay. Jiilkeeda jiilkee sii dhaleen waxee sii dhaleen ayaa maanta joogo yaa ogaado.
  9. Col. Cabdillaahi Yuusuf Axmed oo haatan ku sugan magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia... Haa, siyaaradii Addis Ababa wali ma dhamaan. Af waakoo, mey liki aamee ayaa la dhahay. Ha isgeeyo Filla Soomaaliya uu ku qafiifay, which uu ka maqan yahay almost a month fuleynimo daradeeda. Odey ka fuleysan, oo ka xukun jecel waligeey kan oo kale ma arkin. Filla Soomaaliya waa kasaa ha isgeeyo geesinimo hadduu u dhashay, intu dhahaayo meel walbaa kula dagaalameenaa asagoo waliba ku sugan minanka kaabalaadarkiisa ee Master Sanaawi.
  10. these are not the real pictures ,,, it is just imagination and fiction based hand-made pictures of your people Waa in laguu dhigaa history of photography [consisting the Gariig words of 'photo' meaning light and 'graph' meaning draw/paintbrush], maadaama aad u egtahay qof waligiis aanan meel arag. Photos were not always digital nor on films. Sawirada from throughout the 1800s and early 1900s saas ayee u ekaan jireen, on everywhere taken, because of what was used. Intaadan iska hadlin, ogoow waxaa ka hadleysid horta. ------------- Roko, aren't they biyiidhiful ciyaal, duqa? Dey shuur aar.
  11. Buraanbur. Biyiidhiful kidhis. Qaxwo iyo bun. More historical photos on the archive.
  12. 'Bimbo Somalo.' LoL. Xirsiga waa suranyahay. Xirsigaan waa weynyahay, never saw it. Can you build an aqal? You can't??? How dare you call yourself a nomad, marax waaxid. Ka cabso. WaaaW. Nice guntiino. Britney Spears, this is how it properly shaved.
  13. Waayadaa isku kalsoonaan jirnay, haddaan Soomaali Soomaali ahayn, oo kii noo imaado kud iyo kir lagu dhihi jiray. Aaaaaaaaah. Sawiradaan reminds waayadaas, waaba ku qiirooday. [These historical images were taken in early 1900s] Don't mess with him. Gaashaanka [the shield] iyo waranka [the spear] waa u jeedaa diyaar waaye. Hairstyle aa i dilay. WaaaaaaaW. The serenity of the scene, salaadda iyo cibaadda. Wonderful. Wiilkaas yar ayaa sagaaro qaban jiray waayadaas, maantana kuwa dibadaha ku dhashay macmacaanka ka batay hal wariiri ma qaban karaan. Webiga Shabeelle
  14. Saciido Cismaan, aaheey, aad aan ugu cabsaday. Waa bilcaan dalkeeda jecel. Saas ku wad, Saciido.
  15. Peacenow, baliis stop dedicating threads to members of this forum. This is the third time as many as a few days you dedicated a thread to a member of this forum. It against the rules, which will only make retaliation and counter-retaliation when a thread -- especialy an offensive one which attacks a person's character, instead of one's opinion -- is dedicated to a member of this forum. It never stimulates a debate, instead inflaming. If you have something to say a member of this board, private message her or him. This thread is closed.
  16. Dhageysa, folks: Kutiri kuteenka naga joojiya. Stick the issue, which is unparallaled clan nepotism in the history of Soomaali people. The vast majority do not have a faith in this entity dowlad ku sheeg aan kaligeed socon karin, but la nuujiyo, koriso, barbaariso Xabashi. Still, mid tan camal waligeed lama aanan arag. Asagoo, The Father of Stooge, aanan tabartaas lahayn, xataa uunan seexan karin magaalomadaxda dalka cabsi daradeeda, ayuu intaan magacaabay ama ismagacaabeen. Yuusuf Baribari of Midowga Yurub [EU] - the danjiraha to Brussels. Cabdillaahi Seed - danjire ku sheega Soomaaliyeed ee Ingiriiska. Kooshin Max'ed isku magacaabay danjiraha Soomaaliya u fadhiya ee Mareykanka, even when Mareykanka does not recognize the whole dowlad ku sheeg. Cumar Jamaal - xoghayaha guud ee siyaasadda u fadhiyo Qaramada Midooway [whatever it means, though I assume to spy officially the real danjire u fadhiyo meesha]. Ciid Bedel Max'ed - danjire ku xigeenka Qaramada Midooway. [He could have been the real danjire, laakiin banooniga ayaa la barayaa, until then ha sugo...] Mareykanka, Ingiriiska and Midowga Yurub waa meesha dhaqaalaha kasoo galo, waa meesha ee ka tuugsadaan. If all these three places la dhigtay not only a sub-clan, but a sub-sub-sub-sub-sub ilmoadeero family members, then maxaa yaalo meesha. Let's see others u magacaabay that are his ilmoadeero or his nephews and nieces in this dowlad ku sheeg. Yuusuf Cumar Ashari – lataliyaha madaxweynaha dhinaca siyaasada [also another spokesperson] Daahir Mire Jibriil – Agaasimaha madaxtooyada [chief of staff of Filla Soomaaliya] Axmed Yuusuf – Xoghaynta gaarka ah ee madaxweynaha Cabdullaahi Dheere – madaxa ilaalada madaxweynaha [chief of security personnel] Axmed Cabdullaahi Yuusuf – wiilka madaxweynaha, ahna qasniga madaxtooyada [ ] Yuusuf Weyrax – lataliyaha madaxweynaha dhinaca dhaqaalaha Xasan Cali Yuusuf – madaxa borotokoolka Madaxweynaha [when he goes abroad, who takes care hoteelada, tikidiyada iyo wixii lamid ah ...] Hibo Maxamed Cilmi - lataliyaha madaxweynaha ee dhinaca xiriirka Xuseen Cali Seelaan - agaasimaha madaxtooyada Baydhabo C/risaaq Durqun - xoghaynta gaarka ee Madaxweynaha Then there are also the others. Yaa isgaaray, read on. Korneel Max'ed Darwiish - Taliyaha Nabadsugidda Qaranka [Chief of National Security, the newly created] Cabdullaahi Cali Cumar (Inalibaaxsankataabte) – Taliyaha ciidamadda [Chief of Staff] Cabdirisaaq Afguduud – Taliyaha guutada koowaad [First Battalion] Xiif Cali Taar – Taliyaha guutada sadexaad [Third Battalion] Col Cabdullaahi Carays – Taliyaha guutada afaraad Joocaar - Maamulaha dekedda iyo garoonka diyaaradaha ee Xamar
  17. Originally posted by Dhubad: ^^Waxaanoo miiran baa hogaanka noo haya.! Hoggaan aa? Waxmagarado sida Max'ed Dheere lamid ah maa wax kale ka sugeysay. "Martial law, martial law" ayaa laga badbadiye ayaan filaa oo wuxuuu qaaday in laga wado shinidii ku qaniintaba in xabbad lagu dhufanaayo. Asagana sida Aaden Madoowe camal iskoolka dadka waa weyn muu soo dhigtay? Magacii ololahii bar ama baro ayee ku ciyaareen, oo dad badan ka faa'ideystay. Koley qaab nin waligiis buug qaatay uma eka.
  18. I thought a certain someone on here said "demonstrations" are useless. Ar dan markii la leeyahay is all good, I see. Guudh for yuu.
  19. Odeygaan Xabashada u shaqeeyo qofkii dowlad ka sugaayo awal asagaaba waalnaa. Maalin caddeey ayuu rabaa in uu ilmoadeeradiis iyo kuwa uu adeero u yahay uu dhigto meel walba. Qaramada Midooway sadex ilmoadeeradiis ayaa u fadhiyo; yarka yar ee uu u magacaabay laakiin aanan la aqoonsan danjiraha Mareykanka waa mid uu adeer u yahay; same with C/rashiid Seef uu ula rabo danjiraha Ingiriiska; so is Baribari of Midowga Yurub in loo diro la rabo. Intaas kaliya waa danjiraashii, oo waxaaba maqan ciidamadii, lataliyaashii, saraakiishii iyo shaqaalihii kale oo jufada hoose la isla ahaa uu magacaabay the Fool Stooge of Xabash. Ma meesha mundul ilmoadeero ku shiro ayee moodeen?
  20. at 'shaqaalaha Tigreyga.' Meesha hadana maanakoobiyonimo mee isku badashay? Hebel asagaa waalan; maya, asagaa qac eh; maya, kaas aa jinoole eh; maya, kanaa lagu jiraa; maya, maba fiyoowa ninkaas; maya, naftirkiisa ayaa lagu buuqaayaa; maya, buufis aa ku dhacay; maya, waa lagu soo degay; maya, kistoo ayuu qafiifay; maya isla hadalka ayaa ku batay; maya, saarka in laga tumo waaye; maya, booramaha aa kistoo soo salaamay ...
  21. Minnesota – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Khaliif Galeyr ayaa si weyn u taageeray kooxaha weerarada ku qaada goobaha ay joogaan mas’uuliyiinta Dowlada Federaalka iyo ciidamada Itoobiyaanka. Cali Khaliif ayaa sheegay in kooxaha weerara geysanaya ay yihiin dad damiir Soomaalinimo ay ku jirto sida uu hadalka u yiri isla markaana u dagaalamayaan sidii ay dalkooda ugu xoreyn lahaayeen ciidamada Itoobiyaanka. “Horey ayaan u sheegay mar kalena waan sheegayaa inaysan marnaba siyaasada Soomaaliya ay Dowlada Itoobiya faraha kala bixi doonin, isla markaana aysan ciidamadeeda dalka Somalia ka saari doonin marnaba” ayuu yiri Galeyr. Dr. Galeyr ayaa ku eedeeyay madaxda DF inaysan damiir laheyn sida uu yiri maadaama ay ciidamada Itoobiyaanka u ogolaadeen inay degaan xarumaha Soomaaliya ka ah lama taabtaanka sida Wasaarada Gaashaandhiga iyo Villa Soomaaliya. Cali Khaliif ayaa sidoo kale Dowlada Federaalka ku eedeeyay inay Madaafiic ku garaacday goobo ay degan yihiin dad rayid ah kuwaasoo qasaaro xoogan dhaliyay. Galeyr ayaa ku booriyay kooxaha weerara Dowlada Federaaalka inay dagaalka sii wadaan ilaa ay dalka ka saarayaan sida uu yiri ciidamada Itoobiyaanka. Galeyr ayaa kamid ah Siyaasiyiinta sida aadka ah ugu soo horjeedo qorsha Dowlada Federaalka ay ku shaqeyso isagoo dalka yimid kadib markii Maxkamadaha ay Muqdisho ka saareen dagaal oogayaashii 15 sano Muqdisho ka talin jiray. Xigasho
  22. The man who amateurishly posted this semi-photoshop image on his website is now afhayeenka of the Stoogeka. Very fitting, I guess. Even Max'ed Siciid Alsaxaf, Baqdaad Bob, of Ciraaq never occured to himself to lie in this blatant manner aan loo aabo yeelin. Heck, the legendary, mythical Beenhawaas wouldn't have dared to do this.
  23. The farce from this dowlad ku sheeg entity is ever more getting ridiculous. Runtii. You cannot believe this, nor would I. I finally realized beenta badan, aflagaadada badan, xumeynta badan, Soomaali kala dirka badan pays off. Well, read on. Afhayeenkii Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo xilkii iska wareejiyay Sabti, Febraayo 24, 2007 (HOL): Afhayeenkii hore ee Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed ninka lagu magacaabo Yuusuf Ismaaciil Baribari ayaa maanta xilkii Afhayeennimada Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ku wareejiyay Afhayeen cusub oo lagu magacaabo Xuseen Maxamed Maxamuud (Xuubsireed) . Yuusuf Baribari oo ka hadlay xafladdii uu xilkaas ku wareejinayay ayaa sheegay in uu si weyn ugu faraxsan yahay in uu xilkaas ku wareejiyo Afhayeenka cusub, wuxuuna u rajeeyay in uu xilka loo magacaabay alle la garab-galo. Afhayeenka cusub ee Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa horay wuxuu u ahaa Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada , wuxuuna sheegay in uu ku dadaali doono sidii uu uga soo dhalaali lahaa xilka loo magacaabay, isagoo warbaahintana ka codsaday in ay la shaqeeyaan. Yuusuf Ismaaciil Baribari ayaa loo magacaabay wakiilka Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub, sidaas darteed ayuuna xilkii afhayeennimada madaxweyne C/llaahi Yuusuf ugu wareejiyay Af-hayeenka cusub Xuseen Maxamed Maxamuud (Xuub Sireed), iyadoo xafladdii xil wareejintana ay ka dhacday Hotelka Ambassador ee magaalada Muqdisho. Hiiraan.com No, the surprising news isn't about laba ilmoadeer eh xilka lagu kala wareejinaayo, since both Baribari and Xuubsireed ay isku jufo hooseed wadaagaan, along with the Father of Stooge, Cabdillaahi Yuusuf. No, that isn't news oo ma nagu cusbo. Waxa unbelievable eh is who really Xuseen Maxamed Maxamuud Xuubsireed is. To those who don't know, he is the editor and owner of idamaale.com. Yep. Read on. Tafatiraha Idamaale.com ma u qalmaa in uu noqdo afhayeenka Madaxtooyada Ummadda Soomaaliyeed!? Febraayo 24, 2007 (Baydhabo) -- Waxaan ognahay in Xafiiska Madaxweynaha uu baahi weyn u qabo in lagu sameeyo dayactir xagga isgaarsiinta iyo xiriirka bulshadda Soomaaliyeed. Waxaase naxdin iyo murugoba leh in Xuseen Maxamed Maxamud Xuubsireed ahna tafatiraha iyo ninka iska leh shabakada Idamaale.com loo magacaabay in uu noqdo afhayeenka Madaxtooyada. Dad badan oo ka tirsan shacabka Soomaaliyeed ayaa walaac ka muujiyay arinkan waxayna ku tilmaameen mid aan laga fiirsan oo ummadda Soomaaliyeedna sii kala fogaynaysa. Tafatiraha Idamaale.com oo ku caanbaxay qoraaladda aan dhexdhexaadka ahayn oo xagjirka ah mararka qaarkoodna lagu aflagaadeeyo qabaailadda qaarkood ma noqon karo nin u qalma jagadaas ama nin ku hadli kara magaca aqalka Madaxtooyadda ama magaca Ummadda Soomaaliyeed. Haddii ay magacaabidaas hirgasho waxay dhaawac culus gaarsiin doontaa ixtiraamka loo hayo xafiiska madaxwenaha iyo xiriirka la doonayo in la la sameeyo bulshadda soomaaliyeed sidoo kale waxay aad u fogaynaysaa dib u heshiisiinta la doonayey in lagaarsiiyo dalka oo dhan. Tafatiraha idamaale.com kaa ogolaanmayno in aad ku hadasho magaca ummadda soomaaliyeed balse waxaan kaa codsaneynaa in aad ku laabato shabakadaada oo baryahaanba fadhiday adigoo wax ka badalaya qoraaladii aad soo qori jirtay. Baydhabo.com Markaas ayee noo sheegayaan dowlad ayaa jirto meesha, oo meesha qashinka ee tahay la wada ogyahay. Meeshiiba fadhi ilmoadeero ka dhigteen, hadana kii ugu xumaa oo ugu aflagaado xumaa, ugu been badnaa, ugu qaacin ahaa, ugu waxmagarad ahaa, isku dirka ugu weynaa, qabyaalad qurunkeeda ku dhex dhintay. If a person like that, along with his blatant lies and slanders, loogu mahadiyo jago, then wax aan dhaho maleh. Xuubsireed, indeed. Balaayo aad sirtid, though, Eebbe hakuu sahlo.
  24. Cabdulaahi Yuusuf oo u duulay Magaaladda Addis Ababa 23/02/2007 (Onkod) -- Madaxweynaha Dawladda kumeel gaarka Soomaaliya Col. Cabdulaahi Yusuf Axmed ayaa goordhoweyd waxaa uu ka duulay garoonka weyn ee Heathrow ee London waxaana uu kusii jeedaa Magaaladda Addis Ababa ee dalkaasi Ethiopia oo la sheegay in ay dhowaan ku kulmayaan Madaxweynayaasha dalalka kala ah : Yemen, Somalia iyo Ra'isul wasaaraha Ethiopia Meles zenawi iyadoo waxyaabaha ay ka hadli doonaana ay qayb ka tahay arinta Soomaaliya sida uu u sheegay Onkod News Mas'uul ka tirsan Xafiiska Madaxweynaha oo London ugu waramayay. Madaxweyne Yusuf ayaa safar maalmo qaatay waxaa uu ku joogay dalkan Britain oo uu kula kulmay Wasiiro ka tirsan dawladda dalkan iyo Diplomaasiyiin shisheeye oo uu kala hadlay arimaha Soomaaliya. Sidoo kale waxaa Cabdulaahi Yusuf uu sidoo kale maray Baaritaan caafimaad oo uu u tagay Cisbitaalka Cromwell Hospital ee Galbeedka Magaaladan London. Socdaalka Ethiopia kadib waxaa uu Cabdulaahi Yusuf uu tagayaa dalka Soomaaliya oo ay ka jiraan colaado iyo dagaalo u dhexeeya Ciidanka Ethiopia iyo kuwa Maleeshiyooyinka aan la garanayn ee hubaysan. Onkod Once a month or even lesser, the Stooge's siyaaro to Addis Ababa always goes, never missed, regardless how many innocent Soomaalis are indiscriminately shelled. The Master in Addis Ababa is more important.