-
Content Count
17,641 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Isbitaal Banaadir, meesha la igu dhalay. Dankis Daa'uud Waraaqle, that site really has some wonderful, rare pictures from Soomaaliya. How indeed paradise-looking the country was, especially Xamar, which always reminds us what we single-handedly destroyed on our own hands. Shame. Eebbe ha idmo, we will try to rebuild. A typical xaafad with typical houses in Xamar, sadly reminding me how our xaafad looked like.
-
According to witnesses, the capsized smuggler's boat was carrying 120 Somalis and Ethiopians. After it overturned, a second smuggling vessel, also carrying 120 people, forced all its passengers into the sea, picked up the smugglers from the capsized vessel and headed back into the Gulf of Aden. The 240 people were left in the high seas. :mad: :mad: :mad: :mad: :mad: Waxaan halmar ma'aha, laba mar ma'aha. Had iyo jeer ayee wadaan. Guryahee deganyihiin waala ogyahay. I don't know why aan habayaratee waxba looga qaban. Inaad badda ku daadisid 250 dad ku dhaw, including ciyaal and women, oo aanan dabaalan karin is a massacre, a clear day massacring. Dambiiliyaashaas dadka saas yeelaayo haddii waxba laga qaban cadaalad ma jirto.
-
A New Somali Song Against the Dabo-dhilif!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Alle-ubaahne's topic in Politics
Haye, heesihii 'xalaal' maa laga dhigay? I thought according to reer surwaalgaab it was xaaraan. -
Daa'uud Waraaqle waaba raggeedi. He knows his stuff. Ar meesha kasii wad.
-
This is the best shactiro comedian ever -- be it Soomaali or non-Soomaali. Tuug ma aragtay always cracks, regardless the umteenth time I watch. Marxuumkaas si fiican u jilaayo Eebbe ha u naxariisto, kan Sheekh C/qaadiroow, Sh. C/qaadiroow dhahaayo waaye. Xaasid, xaasadiina, xasada.
-
Meeshaas monument ku taalo Daljirka Dahsoon waaye. Magac qurxoonaa. Daljirka Dahsoon. Indeed. Agagaarkaas waligeey ma gaarin. In fact, Fiya-eejito iyo Dahablaha oo Ceelgaab iyo Xamarweyne ka tirsanaa waligeey ma u dhaafin dhanka waqooyiga Xamar. Fiya-eejita hooyadeen u raaci jiray markee baqaaraha xaga ku yaalay wax ka doonan jirtay, oo bodyguards u ahayn, I and my older brother. Boorsadeeda ilaalin jirnay because once iyadoo iska warqabin sakiin la mariye boorsada, oo wixii ku jiray laga baxsaday; since that day, gadaasheeda socon jirnay marmar ee Ceelgaab, Xamarweyne iyo meelahaas aado, even as a 8-year-old and 9-year-old boys. Watch this , by the way. It is a recent video laga soo aaday that area, including iskoolka Bartamaha, Baar Fiat, wasaaradihii, wakaaladihii iyo madbacadihii meeshaas ku yaalay, iyo hoteladii caanka ahaa too, sida kan Jubba.
-
Qaadisya: in la qarxin doono (valentine celebration)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Fabregas's topic in Politics
Qaadisiya kuwa maamulo kistoo waa qafiifeen. Maxkamadihii ee isla jireen haddii hilfaha loo laabay, ma'aha inay damiirkoodana iska laabtaan. Qarxis kulahaa, wixii ku dhintana naar ee galayaan ku daray. Ma boonaha naarta lagu galo uu haayaa? Personally, I abhor waxaan so-called Maalinta Jaceylka la baxay. Never liked it and never celebrated, even during high school days ciyaalka ka dambeyeen. Habeenkii xalay ahaa Xafaldo lagu maamusayo Maalintaasi iyadoo Goobihii lagu balamay lagu arkayay in ay isla haasaawayeen Wiilal iyo Gabdho oo aanu waxba ka dhaxeynin hayeeshee lasheegay keliya in ay isjecelyihiin (Alla Dumarka Caqli xumaa). Why dumarka kaliya u caqlixunyihiin maadaama meesha laba laba la iskula yimid? Maxaa nimanka ka reebay caqlixumada? -
Waaleey, timahaaga kooka [coca-cola] marso, si ay kugu dheeraadaan, instead of misleading your maskiin friend, so that you two will be equal on timo-wise. Timaheeda dheer haddaa gaari weysid, iska jar aad ku dhahee yaah? Xaasidsanaa. But as I said, use a glass full of kooko, plus doobishaambo, kuna qas with afakaadho iyo ukun, markaasna waxaa ku dartaa cusbo, then qorfo iyo heyl oo la tumay, then marso, ku haay two hours with sifaleeti that has small dots air ka galo. You will see timahaaga oo laba bari ku dheeraaday. Eesh caleeg ee Carabta dhahaan markaas camal. How do I know this? I ain't no mayiikoole, but used to work at boorkiyeer. Maxaa timo jareer bajaq ka badbaadiye.
-
Ar illeen meesha anti-Sacuudis ayaa ka buuxo. Kamoon, folks, bashing Cabdillaahi or Sacuudis ma u furin this thread. I was surprised because Sacuudiyaanka kuma ogeyn sawiro inay darbi surtaan, like other Carab leaders. Teeda kale, I have nothing against Sacuudiyaanka; in fact I appreciate sidee Soomaalida ugu soo dhaweyeen dalkooda in '70s and '80s iyo sidee Soomaaliya u taageereen dagaalkii '77. Of course, as in everywhere, Soomaali waa laga nacay meeshaas now, too much quuqdooda batay iyo meel aan loo raacin, dal aan jirin iyo sharci aan jirin ku nool. Dad aan isjecleyn, of course others waa ku nacayaan too. What do you expect? NB, I like that gar style of theirs. Is it a must members of that Kingdom to have it? Very elegant and stylish, though.
-
Magacaabista qabaa'ilada naga joojiya, baliis. Every post qabiil names ayaaba ku yaalo. Wah. And that list aaba igu daran? Well, perhaps it is missing the cookers, the cleaners, iskaba dhaaf the bodyguards. Then again waxaan dowlad ku sheeg waaye, nothing dowlad ah u dhaw. And it will never be. Even Siyaad Barre in his worst insecure days iskama badalin Cabdi Madoowe, a trusted bodyguard.
-
VOA interview with President Yusuf.. audio
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Baddacase, odeygaan markuu afkiisa furaba qashin ayaa ka dareera. Waligaa haka sugin wax qeyr qaba. There is something about this Father of Stooge ah that is well-known. To those who have personally met him, what they unanimously say: First thing he asks people are qoladee yihiin. Runtii, that is not been. Salaantiisa waa 'qolomaa tahay.' And if you start from the top clan, he still wants to know the sub-clan until he recognizes some people from that sub-sub-sub clan, be them foes or friends, whose subsequent judgements he rationally tries to base. To him what your fellow clan members did to him from 25 years ago, good or not, is what he will base how he will treat you. Computer miyaa oo wixii la feed gareeyo only yaqaano, nothing else. The qashin from this Codka Mareykanka [VOA] interview? Madaxweyne Yuusuf oo wareysi kooban siinayey laanta afka Soomaaliga Idaacadda VOA oo habeenkii xalay ahaa markii ugu horeysay laga dhegeystay geeska Afrika mudo sanadood ka badan ayaa intaa mar la weydiiyey sida uu arko idaacada VOA-da oo hadda bilowday barnaamijyo af-Soomaali ah ayaa yiri: "Anigu hadda ka hor ma dhegeysan Idaacadaan waxaase laga maarmaan ah iney sheegto warar sugan oo xaqiiqada ku fadhiya, haddeyse sida BBC-da been sheegto ama qabiil taageerto, Maraykanka ayeynu warqad u qoreynaa waxaynuna leenahay ha la xiro . Xigasho That is his mentality. Only hala xiro yaqaano kii ama tii wax ka sheegtaba uu jecleysan, nothing dimuqraadiyad iyo xoriyad warbaahin waligiis kusoo dhicin. -
Snow, aha? This is how it looked like today in Koronto and the rest of Southwestern Ontario. Believe or not, those are cars under the snow. NB, some of those pics are Hamilton.
-
Hiiraan.com is hardly a sensational site, and it is known for its objective reporting, a rare quality in Soomaalida warbaahintooda. But wariyahooda couldn't hide this faanfaan iyo jeestada loogu tagay masaakiinta guryahooda lagu garaacay madaafiic. Illeen kaare Xabash waaba lagu faantamaa. Waxaa yaab lahayd saakay mar aan booqday gurigii uu xalay Madfaca ku dhacay ee deriska ila ahaa in ay halkaasi soo gaareen Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka, isla markaana ay dadkii isu soo baxay ula hadleen qaab jees jees sida iyagoo yiri " maxay isaga celin waayeen dadka inta soo dhexgala madaafiicda soo tuuraya, waxay ahayd in xaafaddan oo dhan dhulka la dhigo ". Hadalkaasi wuxuu si weyn u sii walaaciyay dadkii ay xalay Madfaca uga naxsadeen oo markii Ciidamada ka tageen bilaabay in ay ka jawaabaan su’aashii ay Ciidamada weydiiyeen ee ahayd in ay iska qabtaan dadka dhexdooda madaafiicda ka tuuraya. Muqdisho oo xalay mar kale martigelisay Madaafiicda Hoobiyaha [Feb. 13]
-
Is Nuruddin Farah another Ayaan Xirsi in the making?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jabhad's topic in General
Originally posted by bilan: first of all hijaab is not equal to jalbaab. guntiino iyo garbasaar xijaab way noqon karaan. reer minnesota waaba u baahan yihiin wax saas wax ugu sheega. Aad aa u bahansantahay, Bilan. Intaa ka hadlaaye intaas waaye kaliya. Dad ayaa rabo dhaqan shisheeye inay sanka naga giliyaan. Jilbaab is a later comer, oo imaaday wixii civil war ka dambeeye. Few countable Soomaali sisters wore it before that, and even those were late '80s. Wax aan hubo is that if the same thing was said about garbasaar, which is as part of xijaab, or wax laga sheegi lahaa, this thread saan ma ahaan lahayn. Some would have possibly argued it is a piece of cloth. Yea, so is jilbaab. But garbasaar saas looma difaaci lahayn because reer surwaalgaab, who advocate so-called jilbaab gabdhaheena wataan, some even force them to wear especially the schools they run back home as a uniform -- but since they do consider garbasaar to be a Soomaali "invention," which they never appreciated. Waxa kaliya ay ka dambeyaan is what others invent, especially waxa Carabta soo saaraan, be it jilbaab, abaayo, burqa, jadoor/shadoor. Garbasaar is xijaab. Deal with it. And it will here, jecloow mise ha jeclaan. -
Umm, what is up with this sawir? Do you see something out of order? No, it is not about Mishaal, the Xammaas leader or Cabaas, the Fataax leader, nor Cabdullaahi of Sacuudiya. There is something else is out of order. It is the picture meesha suran, presumably Cabdicasiis Alsacuud, the founder and eponymous of Sacuudiya. Did rulers up there become so-called "moderates?" I mean, I thought they were anti-pictures, especially oversized pictures walls la suro. What happened? Whatever happened to their 'astute' interpretion of Islaam? For a moment, I thought this scene was in Yeman, Masar, Suuriya or Urdu [Jordan], where leaders-for-life's pictures are hang all the time at their palaces. This is out of order for Sacuudis.
-
ITS OFFICIAL! Riyaale is running in 2008
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Ex-Xisbiga's topic in Politics
Goormee waaye doorashada? Is it every five years? Really, shan sano maa kasoo wareegatay the last one? Darn, waqtiga roor badanaa. -
Ethiopians occupy Digfer Hospital as Somalis flee
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacpher's topic in Politics
Originally posted by BiLaaL: ^There are other more worrying reports of Ethiopian army units occupying vast areas in hospitals in other towns. Apparently, they have a habit of entering hospitals before any other facility, in all of the towns they've occupied thus far. Some might explain this by highlighting the need for medical equipment by the soldiers or even to hunt-down injured fighters seeking treatment in hospitals. These might be sound, valid explanations but the consistency with which these reports appear suggests otherwise. Conspiracy theories aside, there is a growing body of evidence indicating that something more sinister might be going on in these operations; e.g. the deliberate contamination of vital medical equipment and the spreading of AIDS! Digfeer isbitaal shaqeynaayo ma'aha, oo mid shaqeeyana ma'aha the last 16 years. It is isbitaal only by name, oo xataa meela badan ka burburay. Yes, waa maqlay they occupied some isbitaalo of other occupied towns, like the ones in Baydhabo, Beledweyne and Kismaayo, perhaps, as you alluded, ku daaweyaan their fallen and injured occupiers. I believe the reason Digfeer u dageen ee tahay it is a highrise and parks surround it, otherwise isbitaal ahaan haddee rabaan they would have occupied the one few yards away, Isbitaal Banaadir, a semi-functional one which can still be reconverted to a full hospital at anytime since all its equipments yaalaan, or the other one not that far either, Isbitaal Madiino, which always worked, come war or peace. About the AIDS allegation, it can be possible, for Soomaalida iyagaa meeshaas isdhigay, haddee baa'baan iyo haddii kale don't care, only cadowgooda ah reer/laf/jilib hebel. -
Kooy gaala dilaane Hadda kahor ayaa wadaad iska maskiin ah guursaday gabar. Habeenkii ugu horeysay la isla aqalgalay, gabadhii kistoo xishmada ayaa ku badneed, oo markuu u dhawaadaba dhanka kale ujeesaneyso. Ninkii fikir aa kusoo dhacay. Markaas uu ku dhahay, "Kutubeey, dheegtee walaagoo jara, oo eh madii lan iyo naagsheey isla hurdoomaan in eta iyoogoo gaal dileen?" "Dhabtaawaa?" ee weydiisay. "Haa, Kutubeey." Habeenkii saas uu ugu baxay. Habeenkii kale saas. Kii kusii xigay saas. Markii sadex toddobaad la maraaye oo iyadiina 'kooy gaal dilaane' xiiso u qaatay, ayee habeen asagoo daalan ku tiri, "Haseey, kooy ooga gaal badan magalshee eh dilaanee." Maadaama uu habeenkaan rabin in uu baashaalo iska qirtay, oo uu Xaseey asaga ahaa dhahay: "Walaagii Siid Aliyoow seefshee dhamaayi waayti, shufteey ma dhamaayaas, ee iiga buran ki eri." If you don't know what shuf is, soori, mala sheegi karo.
-
Baddacase, dadka qaarkood looma jawaabo. Cuqdad iyo ciilnimo aa dishay oo frustrations ku batay SOL lasoo shirtagaayo. Soori, SOL isn't a therapy session lagu ciilbaxo. Neither is it your professional counselor. Nin magac qabyaaladeed wato, mid teenage ah oo high school dhigto warlord "God-like and honoured and respected" ugu wacay hal erey, iskaba dhaaf jawaab, uma baahno. They desperately seek MMA's attention to respond to them, at every thread when they well known that inaanan u jawaabeynin. Calaacalnimo ka dhamaaday, caytantimo gaartay trying desperately to see if I will edit qashinkee qoraan, but I will leave it there as always, for it says much about them than me. Hadalkeyga will always be wax ka qiimo badan. I will never succumb waxee yihiin iyo hoostee joogaan, no, never. Haye, sii wata the group therapy session, here it is tissue diifka iskaga tira.
-
I didn't wait to see "his" face for I hadn't watched more than two seconds. If he is indeed a man, wax aa ka qaldan, perhaps some extra bool aa dimicsan, oo in loo dhuujiyo rabo. Otherwise, if that was from another xaliimo, I woulnd't have minded to continue. And I see some girls are in maseer than disgusted to see a man shake like that.
-
Is Nuruddin Farah another Ayaan Xirsi in the making?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jabhad's topic in General
Jilbaab ayuu wax ka sheegay, not xijaab. Labaas iskumid goormee noqdeen, oo in lagu wareero? Huge difference. Xijaab encompasses anything that covers one's body, whereas jilbaab is just another garment, same like burqaha ee reer Afgaanistaan gishtaan or jadoorka ee reer Iiraan dumarkooda xirtaan. This jilbaab business arrived late '80s, perhaps no earlier than 89 where a very few women wore it, and aad ugu faafay after the war, especially after 2000. Soomaalida intaas ka hor garbasaaro, qimaar, shaash, sifaleeti, garees or even hoosgudiyo as garbasaar ahaan ah ayee xiran jireen. Will you take the same offense if he had said the same thing about the garbasaaro? Don't think so. Yaana loo gafin shaqsi ahaantiisa. Waxaas ceeb waaye. -
Aflgaada la'aan iyo qabyaalad la'aan mala doodi karo miyaa meeshaan? Always in la idin soo dhexgalo miyaa sidii garsoore banooni ku dhexjiro? Hala isdhaamo, baliis.
-
Ethiopians occupy Digfer Hospital as Somalis flee
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacpher's topic in Politics
Digfeer, ooh. Waayo, waayo. Laakiin the reason ay Xabashada u degeen Digfeer, I think, has to do with multi-faced strategy, if we can call that at all: Digfeer waa a bit a highrise, oo dhowr dabaq ka kooban and the surroundings waxaa ku wareegsan public parks. So anybody soo attack gareeyo Xabashada, isbitaalka korkiisa ayee korayaan to see the vast land oo guryo ka dhisneen meesha u dhaw and those soo weeraro ku ganban karin. Fuleynimo ayaa u geysay, balaayo fuleynimo dishay.