-
Content Count
17,633 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Ar illeen meesha anti-Sacuudis ayaa ka buuxo. Kamoon, folks, bashing Cabdillaahi or Sacuudis ma u furin this thread. I was surprised because Sacuudiyaanka kuma ogeyn sawiro inay darbi surtaan, like other Carab leaders. Teeda kale, I have nothing against Sacuudiyaanka; in fact I appreciate sidee Soomaalida ugu soo dhaweyeen dalkooda in '70s and '80s iyo sidee Soomaaliya u taageereen dagaalkii '77. Of course, as in everywhere, Soomaali waa laga nacay meeshaas now, too much quuqdooda batay iyo meel aan loo raacin, dal aan jirin iyo sharci aan jirin ku nool. Dad aan isjecleyn, of course others waa ku nacayaan too. What do you expect? NB, I like that gar style of theirs. Is it a must members of that Kingdom to have it? Very elegant and stylish, though.
-
Magacaabista qabaa'ilada naga joojiya, baliis. Every post qabiil names ayaaba ku yaalo. Wah. And that list aaba igu daran? Well, perhaps it is missing the cookers, the cleaners, iskaba dhaaf the bodyguards. Then again waxaan dowlad ku sheeg waaye, nothing dowlad ah u dhaw. And it will never be. Even Siyaad Barre in his worst insecure days iskama badalin Cabdi Madoowe, a trusted bodyguard.
-
VOA interview with President Yusuf.. audio
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Baddacase, odeygaan markuu afkiisa furaba qashin ayaa ka dareera. Waligaa haka sugin wax qeyr qaba. There is something about this Father of Stooge ah that is well-known. To those who have personally met him, what they unanimously say: First thing he asks people are qoladee yihiin. Runtii, that is not been. Salaantiisa waa 'qolomaa tahay.' And if you start from the top clan, he still wants to know the sub-clan until he recognizes some people from that sub-sub-sub clan, be them foes or friends, whose subsequent judgements he rationally tries to base. To him what your fellow clan members did to him from 25 years ago, good or not, is what he will base how he will treat you. Computer miyaa oo wixii la feed gareeyo only yaqaano, nothing else. The qashin from this Codka Mareykanka [VOA] interview? Madaxweyne Yuusuf oo wareysi kooban siinayey laanta afka Soomaaliga Idaacadda VOA oo habeenkii xalay ahaa markii ugu horeysay laga dhegeystay geeska Afrika mudo sanadood ka badan ayaa intaa mar la weydiiyey sida uu arko idaacada VOA-da oo hadda bilowday barnaamijyo af-Soomaali ah ayaa yiri: "Anigu hadda ka hor ma dhegeysan Idaacadaan waxaase laga maarmaan ah iney sheegto warar sugan oo xaqiiqada ku fadhiya, haddeyse sida BBC-da been sheegto ama qabiil taageerto, Maraykanka ayeynu warqad u qoreynaa waxaynuna leenahay ha la xiro . Xigasho That is his mentality. Only hala xiro yaqaano kii ama tii wax ka sheegtaba uu jecleysan, nothing dimuqraadiyad iyo xoriyad warbaahin waligiis kusoo dhicin. -
Snow, aha? This is how it looked like today in Koronto and the rest of Southwestern Ontario. Believe or not, those are cars under the snow. NB, some of those pics are Hamilton.
-
Hiiraan.com is hardly a sensational site, and it is known for its objective reporting, a rare quality in Soomaalida warbaahintooda. But wariyahooda couldn't hide this faanfaan iyo jeestada loogu tagay masaakiinta guryahooda lagu garaacay madaafiic. Illeen kaare Xabash waaba lagu faantamaa. Waxaa yaab lahayd saakay mar aan booqday gurigii uu xalay Madfaca ku dhacay ee deriska ila ahaa in ay halkaasi soo gaareen Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka, isla markaana ay dadkii isu soo baxay ula hadleen qaab jees jees sida iyagoo yiri " maxay isaga celin waayeen dadka inta soo dhexgala madaafiicda soo tuuraya, waxay ahayd in xaafaddan oo dhan dhulka la dhigo ". Hadalkaasi wuxuu si weyn u sii walaaciyay dadkii ay xalay Madfaca uga naxsadeen oo markii Ciidamada ka tageen bilaabay in ay ka jawaabaan su’aashii ay Ciidamada weydiiyeen ee ahayd in ay iska qabtaan dadka dhexdooda madaafiicda ka tuuraya. Muqdisho oo xalay mar kale martigelisay Madaafiicda Hoobiyaha [Feb. 13]
-
Is Nuruddin Farah another Ayaan Xirsi in the making?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jabhad's topic in General
Originally posted by bilan: first of all hijaab is not equal to jalbaab. guntiino iyo garbasaar xijaab way noqon karaan. reer minnesota waaba u baahan yihiin wax saas wax ugu sheega. Aad aa u bahansantahay, Bilan. Intaa ka hadlaaye intaas waaye kaliya. Dad ayaa rabo dhaqan shisheeye inay sanka naga giliyaan. Jilbaab is a later comer, oo imaaday wixii civil war ka dambeeye. Few countable Soomaali sisters wore it before that, and even those were late '80s. Wax aan hubo is that if the same thing was said about garbasaar, which is as part of xijaab, or wax laga sheegi lahaa, this thread saan ma ahaan lahayn. Some would have possibly argued it is a piece of cloth. Yea, so is jilbaab. But garbasaar saas looma difaaci lahayn because reer surwaalgaab, who advocate so-called jilbaab gabdhaheena wataan, some even force them to wear especially the schools they run back home as a uniform -- but since they do consider garbasaar to be a Soomaali "invention," which they never appreciated. Waxa kaliya ay ka dambeyaan is what others invent, especially waxa Carabta soo saaraan, be it jilbaab, abaayo, burqa, jadoor/shadoor. Garbasaar is xijaab. Deal with it. And it will here, jecloow mise ha jeclaan. -
Umm, what is up with this sawir? Do you see something out of order? No, it is not about Mishaal, the Xammaas leader or Cabaas, the Fataax leader, nor Cabdullaahi of Sacuudiya. There is something else is out of order. It is the picture meesha suran, presumably Cabdicasiis Alsacuud, the founder and eponymous of Sacuudiya. Did rulers up there become so-called "moderates?" I mean, I thought they were anti-pictures, especially oversized pictures walls la suro. What happened? Whatever happened to their 'astute' interpretion of Islaam? For a moment, I thought this scene was in Yeman, Masar, Suuriya or Urdu [Jordan], where leaders-for-life's pictures are hang all the time at their palaces. This is out of order for Sacuudis.
-
ITS OFFICIAL! Riyaale is running in 2008
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Ex-Xisbiga's topic in Politics
Goormee waaye doorashada? Is it every five years? Really, shan sano maa kasoo wareegatay the last one? Darn, waqtiga roor badanaa. -
Ethiopians occupy Digfer Hospital as Somalis flee
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacpher's topic in Politics
Originally posted by BiLaaL: ^There are other more worrying reports of Ethiopian army units occupying vast areas in hospitals in other towns. Apparently, they have a habit of entering hospitals before any other facility, in all of the towns they've occupied thus far. Some might explain this by highlighting the need for medical equipment by the soldiers or even to hunt-down injured fighters seeking treatment in hospitals. These might be sound, valid explanations but the consistency with which these reports appear suggests otherwise. Conspiracy theories aside, there is a growing body of evidence indicating that something more sinister might be going on in these operations; e.g. the deliberate contamination of vital medical equipment and the spreading of AIDS! Digfeer isbitaal shaqeynaayo ma'aha, oo mid shaqeeyana ma'aha the last 16 years. It is isbitaal only by name, oo xataa meela badan ka burburay. Yes, waa maqlay they occupied some isbitaalo of other occupied towns, like the ones in Baydhabo, Beledweyne and Kismaayo, perhaps, as you alluded, ku daaweyaan their fallen and injured occupiers. I believe the reason Digfeer u dageen ee tahay it is a highrise and parks surround it, otherwise isbitaal ahaan haddee rabaan they would have occupied the one few yards away, Isbitaal Banaadir, a semi-functional one which can still be reconverted to a full hospital at anytime since all its equipments yaalaan, or the other one not that far either, Isbitaal Madiino, which always worked, come war or peace. About the AIDS allegation, it can be possible, for Soomaalida iyagaa meeshaas isdhigay, haddee baa'baan iyo haddii kale don't care, only cadowgooda ah reer/laf/jilib hebel. -
Kooy gaala dilaane Hadda kahor ayaa wadaad iska maskiin ah guursaday gabar. Habeenkii ugu horeysay la isla aqalgalay, gabadhii kistoo xishmada ayaa ku badneed, oo markuu u dhawaadaba dhanka kale ujeesaneyso. Ninkii fikir aa kusoo dhacay. Markaas uu ku dhahay, "Kutubeey, dheegtee walaagoo jara, oo eh madii lan iyo naagsheey isla hurdoomaan in eta iyoogoo gaal dileen?" "Dhabtaawaa?" ee weydiisay. "Haa, Kutubeey." Habeenkii saas uu ugu baxay. Habeenkii kale saas. Kii kusii xigay saas. Markii sadex toddobaad la maraaye oo iyadiina 'kooy gaal dilaane' xiiso u qaatay, ayee habeen asagoo daalan ku tiri, "Haseey, kooy ooga gaal badan magalshee eh dilaanee." Maadaama uu habeenkaan rabin in uu baashaalo iska qirtay, oo uu Xaseey asaga ahaa dhahay: "Walaagii Siid Aliyoow seefshee dhamaayi waayti, shufteey ma dhamaayaas, ee iiga buran ki eri." If you don't know what shuf is, soori, mala sheegi karo.
-
Baddacase, dadka qaarkood looma jawaabo. Cuqdad iyo ciilnimo aa dishay oo frustrations ku batay SOL lasoo shirtagaayo. Soori, SOL isn't a therapy session lagu ciilbaxo. Neither is it your professional counselor. Nin magac qabyaaladeed wato, mid teenage ah oo high school dhigto warlord "God-like and honoured and respected" ugu wacay hal erey, iskaba dhaaf jawaab, uma baahno. They desperately seek MMA's attention to respond to them, at every thread when they well known that inaanan u jawaabeynin. Calaacalnimo ka dhamaaday, caytantimo gaartay trying desperately to see if I will edit qashinkee qoraan, but I will leave it there as always, for it says much about them than me. Hadalkeyga will always be wax ka qiimo badan. I will never succumb waxee yihiin iyo hoostee joogaan, no, never. Haye, sii wata the group therapy session, here it is tissue diifka iskaga tira.
-
I didn't wait to see "his" face for I hadn't watched more than two seconds. If he is indeed a man, wax aa ka qaldan, perhaps some extra bool aa dimicsan, oo in loo dhuujiyo rabo. Otherwise, if that was from another xaliimo, I woulnd't have minded to continue. And I see some girls are in maseer than disgusted to see a man shake like that.
-
Is Nuruddin Farah another Ayaan Xirsi in the making?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jabhad's topic in General
Jilbaab ayuu wax ka sheegay, not xijaab. Labaas iskumid goormee noqdeen, oo in lagu wareero? Huge difference. Xijaab encompasses anything that covers one's body, whereas jilbaab is just another garment, same like burqaha ee reer Afgaanistaan gishtaan or jadoorka ee reer Iiraan dumarkooda xirtaan. This jilbaab business arrived late '80s, perhaps no earlier than 89 where a very few women wore it, and aad ugu faafay after the war, especially after 2000. Soomaalida intaas ka hor garbasaaro, qimaar, shaash, sifaleeti, garees or even hoosgudiyo as garbasaar ahaan ah ayee xiran jireen. Will you take the same offense if he had said the same thing about the garbasaaro? Don't think so. Yaana loo gafin shaqsi ahaantiisa. Waxaas ceeb waaye. -
Aflgaada la'aan iyo qabyaalad la'aan mala doodi karo miyaa meeshaan? Always in la idin soo dhexgalo miyaa sidii garsoore banooni ku dhexjiro? Hala isdhaamo, baliis.
-
Ethiopians occupy Digfer Hospital as Somalis flee
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacpher's topic in Politics
Digfeer, ooh. Waayo, waayo. Laakiin the reason ay Xabashada u degeen Digfeer, I think, has to do with multi-faced strategy, if we can call that at all: Digfeer waa a bit a highrise, oo dhowr dabaq ka kooban and the surroundings waxaa ku wareegsan public parks. So anybody soo attack gareeyo Xabashada, isbitaalka korkiisa ayee korayaan to see the vast land oo guryo ka dhisneen meesha u dhaw and those soo weeraro ku ganban karin. Fuleynimo ayaa u geysay, balaayo fuleynimo dishay. -
When I was U.S. ambassador and special envoy to Somalia in 1994-95 I agreed with that point of view. Part of my reasoning then was that there was still fighting among the Somalis in Somaliland over its borders and over who controlled the government. Those differences have now been resolved for years and I see no further valid reason to deny Somaliland recognition as a separate, independent country. Really? Meesha la isku horfadhiyo naceyba ka taagan intee waaye, Saybeeriya [siberia]? Somaliland seemed different from Somalia itself when I visited its capital, Hargeisa, briefly in June. Hargeisa, by contrast to Mogadishu, the ostensible capital of what is left of Somalia itself, shows no guns and seems like a busy but quiet African capital. Xamar iyo Hargeysa la isku barbardhigo horta maba istaahilaan. Oo meel ay iskaga egyihiin maanta ma jirto. Meel laba milyan degan iyo meel nus milyan ka yar degan; meel maamul ka jiro, meel labadaas milyan qof walba qori iska heysto; meel 16 sane aanan maamul arkin, oo labadaas milyan badankooda yihiin barbaar ku kortay kaliya maqalsa rasaasta iyo isbaaro. Waxaas in la isku barbardhigo ma'aha. And give us the source and author's name, baliis. We would like to see if he is another ignorant neocon, American-wannabe Cambodian sankiisa arimaheena soo gishtay.
-
What an unclean minded folks meesha ku jiro. What were you waiting for in la idiin sheego??!!
-
Kismaayo is not a maryooleey town, that is where the confusion stems from. Maryooleey being those who always prefer to 'attach' qabiil ownerships to lands, who are always obsessed by qabyaalad, who never know the collective wadajirnimo iyo midnimo in wax lagu wadaago. In their miyi-influenced and pastoral way of life, which subsequently became their de facto philosophy applied to everything in life, it is either mine or mine or mine or mine. Or rarely, yours. Nothing else. No wadaag; no wadadegnaansho; no wadajirnimo. Either mine, which is most of the time or yours -- the third option is waranka iyo gaashaanka, later hoobiyaha iyo madaafiicda. Markii boqol la iska dilo, neither group moving an inch ayaa la heshiinaa. Sad runtii. Then it will rise again when meel geel daaqo jiq ah la isku qabsado. It seems geel or lo' or ari or whatever aan raaci jirnay in fact had more influence than our collective rational thinking. Laakiin since you want to know the historical Kismaayo, aan u noqono to the topic then. Kismaayo is a historical Baajuuni town, Baajuuni being a Sawaaxili-speaking people, whose language and heritage and raciality is considerably influenced by Carabs. The very name of Kismaayo is Baajuuni word, so is Raaskambooni ['chiamboni'] and other numerous islands surrounding Kismaayo, including Juula, Jawaay, Kooyaama iyo Inguumi, where to this day still are lived by Baajuuni fishermen undisturbed. Kismaayo, along with other Sawaaxili coastal towns such as Baraawe, Mombaasa, Sansibaar, Malindi, Lamu, were ruled by Cummaamiintii [reer Cummaan (Oman)] before the European colonials arrived and carved up. Kismaayo and other part of Jubbadahoose then became part of deeggaanada Koonfur Galbeedka, known as NFD oo Ingiriiska maamuli jiray. Kismaayo and lands surrounding it was rewarded to Talyaani after the World War I for a simple appreciation oo dowlada Talyaaniga la safneed Ingiriiska iyo xulafadiis. If Ingiriiska too had given Mombaasa or Lamu [the latter which is the closest coastal Kenyan town to Kismaayo] to Talyaani in this event, today you woul dhave seen same maryooleey debating about their "ownership" of Mombaasa or Lamu. It is later when maryooleey settled. Those who are fighting there, most waligood Kismaayo qixii ayee arkeen, post-civil war. The true reer Kismaayo today are Reer Waamo, regardless their clan affiliation, and most of them left the town. Reer Waamo have a rare quality of Soomaali culture -- being peaceful. Of course, the peaceful landscape and settled life had easily influenced their ways of life. This article ayaa sii faahfaahin doono. Magaca Magaalada Kismaayo wuxuu ka kooban yahay laba erey oo Sawahili ah " Kisima yaajuu " oo micnahoodu yahay ceelka hore. Magaca waxaa lahaa markii hore ceel ku yaaley jasiirad ku taala dhanka Waqooyi Bari ee magaalada "jasiiradda maska u eg" oo ay degganeyd koox jillaabato ah Baajuun oo la oran jirey Ngumi . Oo ay degganeyd koox jillaabato ah oo waagey ajidu qabsatay durbadiiba soo degeen oo buux dhaafiyey Carab iyo Soomaali ganacsato ahoo tagay dhulka Soomaalidu deggeneyd iyo xagga Kenya. Qarnigii 19th bartamihiisii webiga ganaane labadiisa dhinac waxaa loo degganaa: Soomaalida oo soohdin ahaan ku ekeyd Webiga Ganaane [later Jubba] dhinaciisa bidixeed laga bilaabo isku darka webiga iyo badweynta Hindiya [which where today Jilib iyo Jamaame located at], waxayna Soomaalidu dhanka Midigeed usoo gudbeen waa dambe awelna waxaa deggenaan jirey Caruuso, [qabiil] iyo Oromiya. Waxaa kale oo degenaa jasiiradaha kooxo jillaabato ah oo baajuun ah sidoo kale jiidda webiga ganaane labadiisa dhinac waxaana degganaa boon iyo jareer la baxday reer Goleed. [sNIP] Dagaaladaas ayaa socday tan iyo 1869-1909 kii Soomaalidu dagalaalkaas ayey sii wadey ilaa ay ka tagto tan iyo intii gumeysiga ingriisku ku hor istaagay soohdinta Wooqooyi Bari ee dalka Kenya. [sNIP] Jasiiradaha aanu kor kusoo sheegnay waxaa kamid aha: Jasiiradda Kooyaama Jasiiradda Inguumi Jasiiradda Jawaay Jasiiradda Kufuumbi Jasiiradda Juula Buugga Taariikhda Dhulka ayaa laga soo guuriye, via that website.
-
Mortar attacks convulse Somali capital
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to N.O.R.F's topic in Politics
My 95-year-old father lives in Xamar, who always refuses to leave, so is my hooyo and sister and her own family, who have to take care of him. So is my elder ayeeyo and two habaryo. Maanta Xamar waxa ka dhacaayo ama nabadeeda ama casilooneeda lama weydiinaayo nin Xabash u alalaasaaye shaley, oo markee Xabasho duqeyneysay ku faraxsanaa, kuwaas maanta ma weydiinaayo waxa Xamar ka socdo. They will be the last to be consulted about Xamar or dano ka leh dadweynaha Xamar degan. Xamar waligood ma daneynin, maantana crocodile tears aad noo heysiin iska yareeya. No body believes those fake tears of concerning Xamar waxa ka dhacaayo today. Dadkaas Xamar meelaha duqeynaayo have their reasons, whatever it is. Qabiil ha ahaado, ha ahaado Xabashdiidnimo iyo diin ahaan ha ahaato. Indeed, boqolkiiba boqolka kii Xabash keenay, oo dad Soomaaliyeed ku laayeen, waa dhaamaan. Kuwaas qaraxyada geysanaayo wax walba ha ahaadaan laakiin boqolkiiba boqol waa dhaamaan kii Muslimka Soomaaliga ahaa ku yiri 'argagaxiso' ayaa tahay, oo Xabashna loo gacangiliye. Kii diyaaradaha miigga waa weyn Mareykanka duqeeyeen poor geeljire masaakiin ah lagu laaye, hadana yiri waa 'terrorist' waa dhaamaan, boqolkiiba boqol. Kuwaas damiir Soomaalinimo iyo Islaanimo mar horee iska soo siibeen, kuwa kuwaas la jirina inta ku jiro waaba kasii daran yihiin. I only wished they only attacked Xabashada, a Xabash who occupies my land -- anybody who attacks him I have no problem. -
THe starnge thing is I got couple request now, asking if I still have that email... :confused: Qarxi nooh kuwaas. Tell us their usernames. Doobnimo.com iyo qooqnimo.net iga dheh. It actually reminded, runtii, this guy aan saaxiibo nahnay, who in 2002 used to ask me if I had seen this alleged "Soomaali" girl qaawan on the net, whose naked picture circulated through the Soomaali cyber world in late '01 and throughout the 2002. I told him, yes, someone forwarded that email to me, and deleted. That was it. He thought inaa haayo still, and would beg me to forward him. Waraa xishoow aa ku dhihi jiray. That same guy today garkiisa dheer, wadaad iska dhigaayo, and xaaslena ah. Inaa soo xasuusiyo aa fiican maanta. And then there is this another guy I knew, who narrated sheekadiis baxarka ku dhacday when he was a teenager. He was once watching filin kamid ah filimaantaas anshaxa xun laga soo saaro some channels. He was so deeply focused on it that maba oga adeerkiis guriga soo galay and agfariistay. Markuu arkay adeerkiis oo agfadhiyo, wuxuu sameeyo uu filan waaye. So channelkii sidiisa uu ku daaye, geesinimo iyo indha adeygnimo. Daqiiqo markii la fiirsanaaye, oo adeerkiisana meelna u socon, asagiina dhidid ka dhamaaday, he finally isogaaday qaladkiisa to change the channel and left for his room without uttering a word. His adeer never asked him about that episode, perhaps too shocked to see his indha adeygnimo or too reer magaal uu ahaa oo shib ka yiri.
-
Mortar attacks convulse Somali capital
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to N.O.R.F's topic in Politics
Odeygii madaxweyne ku sheega Filla Soomaaliya ku qafiifay hurdo la'aan daradeeda ku dhacday iyo naf jaceyl ugu cararay Filla Soomaaliya oo waa taas Baydhabo uu iska fariistay the last three weeks. Shame on him, naf jeclaa. Now, attacks aren't even nightly. Bright daylight ayee sheekada mareysaa. Hoteel Kaah ayaa la duqeeye. Hoteel Lafweyn ayaa la weeraray. Filla Soomaaliya ayaa la rusheeye. Filla Baydhabo oo madaafiic lagu garaacay. Qaraxyo lagu beegsaday Garoonka Diyaaradaha. Hoobiyaal lagu tuuray Dekedda Xamar. Hoteel Ambasadoor oo hub lagu tuuray. Hoteel Golobal oo rasaas lala beegsaday. Hoobiyaal kusoo dhacay xaafadaha Shiirkole, Yaashiid, Buuloxuubeey, iwm. Saldhiga Hawlwadaag oo la weeraray. Saldhiga Wardhiigleey oo rasaaseeye. Saldhiga Madiino oo weerar culus lagu qaaday. Dad lagu qaarjiye maalin caddeey magaaladda bartamaheeda ee Suuqa Bakaaraha. Dad lasoo dhigay meydkooda Tarbuunka. All this happening in the past week or so. Day in, day out. Waxaan waligeed kama dhicin, even the worst days of '92, oo Xamar Caydiid iyo Cali Mahdi isku rafiye, at least those days you knew meelahee xabbada ka soconeysay, oo xaafado qaarkood nabad ayee ahayd. Now afarta gees maalinba meel ayaa qarxeyso. Badanaa masaakiin aan waxba galabsan ayaa qaraxyadaan ku dhamaanooyo, walaahi. Only if Xabashada ku baqtin lahayeen. -
"Shimbiryaaloow heesa, hees wanaagsan heesa." Haddaan ku darana ku heesa Xabasho bari ee baxeysaa. Xabasho ain't going to no where unless xoog loogu saaro dalka; waana laga saari doona, Eebbe ha idmee, along with qashinka ee soo wadatay Soomaali ku sheega ee stooges u eh.
-
Abdullahi Yousuf's claims being Arab what is true about?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Kamalu Diin's topic in Politics
Garacii uu dhahay hadda kahor aan soo raadiye, here it is: "Soomaaliya Jaamacadda Carabta waa ku jirtaa laakiin wax na dhalay ma naqaan. Garac in aan nahay iyo in kale lama yaqaan." Cabdillaahi Yuusuf Axmed Madaxweyne ku sheegaan ayaa masuul kuu sheeganaayo. --------------- Kaamuludiin, haddaa rabtid Soomaalida iyo waxee kasoo faractameen ama kasoo jeedaan, furo another thread dedicated to that in General section or you can search the forum about the numerous old threads solely dedicated to this issue.