Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,572
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    318

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Baddacase, that is called truthiness -- believing one's own lies and crap, regardles what the actual fact, reality, logic, reasoning says otherwise. The term is popularized by Stephen Colbert Show, in his mocking of neocons, who feed and believe their crap one another daily. We have our own entertainers, sadly if I could only read waxee qoraan.
  2. Cudurada kale waa soo socdaan, ee kistoo suga. Nuune, widaayoow, kusoo dar hee adigaa foorto ku ahee. Buuxo, Afsoomaaliga saas ma u aha waxa afka shisheeye lagu yiraahdo 'advanced' oo malaha jirrooyinka ama cudurada kaansarka [kaankarka] see u kala baxaan. Koleey leukemia sidaa maqlay 'dhiigcadaad' aa lagu dhahaa. Qalaf, kistoo aan kuu qoraa, inta kale waa lagu soo dari doonaa. Kuwa adag aan ka bilaabo, oo waxaan u maleynaa kuwa sahlan sida wadnaha, beerka, sanbabka, kilyaha intaad taqaanid. Haddee kuwaas kuu sahlaneen, waa lagu soo daraa leyliga dambe. Pancreas = Beeryare Large intestine = Mindhicirweyne [waana la dhihi karaa xiidmo, weyn iyo yarba] Small intestine = Mindhiciryare Uterus = Ilmagaleenka Bladder = Kaadiheys Vein = Xiddidka Artery = Halbowle Gland = Qanjir Tissue = Xubin Abdomen = Uusleeyda ama calooleeyda Pharynx = Dhuunta Larynx = Codkeene??? Esophagus = Dhuun Vertebrate = Lafdhabar Spinal cord = Xangule ama lafdhabarna waala dhihi karaa Appendix = Qabsin Intaas ha joogaan caawa.
  3. Bas bas bas bas, ma rabno inaa dadka kale meesha ku jiro leerta la xirno Waraa laakiin in this sawir you look like mid aan banooniga isla ciyaarno, runtii.
  4. Afmaayka waa isla sahlanyahay, especially haddaa ogaatid ama la qabsatid some particular ereyo ay Afmaxaatiriga ku kala baxaan markee bilaabanayaan. The others words Afmaayga ku jiro, laakiinse laga helin Afmaxaatiriga waa qadiimi, oo Afmaxaaga waaka dhumeen ereyadaas. Laakiin aan usoo noqono ereyada ay ku kala baxaan Afmaxaatiri iyo Afmaay, maadaama ee yihiin meesha ugu adag ku kala duwanyihiin. Ereyada W iyo Y. Meesha Afmaayga laga dhaho ama ka bilowdo w in so many words, Afmaxaatiriga wuxuu ka noqdaa y. Tusaale, ereyga weel in Afmaay and yeel in Afmaxaatiri both the same meaning waaye, oo laga wado sameey. Another one is R iyo J. Ereyada badanaa Afmaayga ka bilowdo r Afmaxaaga wuxuu noqdaa j; tusaale ahaan, roog iyo joog, which has the same meaning. Rif iyo jaf, too. Waa badanyihiin, laakiin mid sadexaad tusaale ahaan aa ugu dhigo. Sh iyo K. Meesha Afmaayga laga dhaho shaleedeey, Afmaxaa waxaa laga dhahaa kaligeey. Ama waala dhihi karaa sheen oo Afmaay ah, noqoneysana keen. Not all follow this grammatical formula, but most are.
  5. Originally posted by rokko: ^^ i'm son of a geeljire sxb not old quote: Originally posted by Mujaahid: Red Sea: Rokko, ragu kala geesisan, kala raganimo badan. Anigu rag badan baa dhamaa, laakin, adiga iyo MMA ayaan kor u eegayaa. Red rumour has it that wasn't MMA's real pic so there is only 2 libaaxs in this joint mate :cool: Yac! Rokko, hana kashifin nooh. I also "stole" this picture. Now, Rokko, car bring another one. Maku dhacdaa. :cool:
  6. i would make him minister of xoolaha! lool. The dowlad ku sheeg of ra'iisul wasaare ku sheeg Geedi himself the highest ranking of an official of 'xoolaha' -- literally, since his studied field is veterinary, not that anything wrong with this profession, however very fitting under the circumstances.
  7. Badgaduudoow iyo Buuja, haa, afka waa isla sahlanyahay, not to mention he more simplified it by using unneccessary Carabi words like 'aqiyaar, barnaamish, They are only few words Afmaxaatiri laga heylinin that he is using, such as owka, haanaasoo. Those non-stop words after the Eebbe's name and salaanta are: Kulan feylana aqiyaarta na fiirsadaan, na dheegeysaan, na aragaasaan, haka dhawaada ... aqiyaareey owka [caawa] meey siin haynaa barnaamishyo yaryaree eed in badan, haanaasoo [kuwaasoo] runtii in maleeyoo inti idin su ku wada heli doonta ... Liibaan, the anchor, luxluxidda badan iska yareey yaaqeey, laakiin, oo meesha filin mala dhigooyee.
  8. “I believe that the leaders of the Islamic Courts are criminals who committed crimes against the nation and the population, therefore how can I talk to such people?” President Yusuf said from the southwestern Somali city of Baidoa. Sax, how dare and can you talk to such a people -- a "criminal" people who committed "crimes" against the nation by bringing an arch-enemy Xabash's full invasion, airbombing, massacring thousands of Soomaali youths in the process, who valiantly fought and halgamay for their dal, diin and dad. How can indeed people like that can be "talked" to?
  9. This thread is for to those who never had a chance to see a Maay-speaking person in life, save the few here and there Xasan Aaden Samatar's Maay songs or Shimaali's mix-ups. NB, Che, if you are reading this, master some of those words and those chicks you mentioned will eventually fall for you.
  10. Dadkiina yaab ayee leeyihiin. Dont' worry, maseerka kistoo iska yareeya, arooskiina too would come one day ee iska suga nooh, xaasidnimada joojiya. The guy, Guuleed Max'ed, is a Reuters reporter since early '00s, if I remember correctly. He shares the personal difficulties he had had on that aroos with his organization, which published it. He writes well and, to me at least what I detect from his articles, is impartial. Mar labaad hambalyo labadoodaba.
  11. It is Buujaa, ee booja maa jeceshahay? Horta magacyadaan qaabka daran Sawaaxili-sounding words maxaa ku jeclateen?
  12. Badgaduudoow, yaa geesinimadaan kuu diiday mar hore? Saas aala rabaa. Laakiin cimaamada Sacuudiyaan ee kaa dhigtay, ee kistoo aayar. Jimcaale, labadaas masaajid ayaan u badanahay, inkastoo kan Taariiq dhawaantaan aan tagin.
  13. Why so many people there? Haye, you didn't read the first post, I see. Masaajidka muran weyn soo socday ayaa ka taagan. It started with mabda' kala duwanaasho in late 2003, waana soo socotay illaa iyo maanta. Soomaalida being Soomaali, qabiil ayaa meesha lasoo giliye, oo loo fasirtay, oo dad ayaa aaminsan inay qabyaalad weyn soo dhexgishay, siiba kuwa kala taagersan wadaaddada isheysto. Kuwa kalena dhanka dhaqaalaha ayee aaminsanyihiin in uu muranka awalba ka bilowday, oo wadaaddadii dhaqaalihii yarayd soo galeysay oo dadka Soomaaliyeed laga soo qaadi jiray isku qilaafay. Three of the four founders of masaajidka since day one dhagaxiis la dhigay, which was late '99, waala 'fire' gareeye, two of them within the last month, including the very respected iimaamka masaajidka, Sheekh Bashiir Shiil, waana iimaamkii booliiska loogu yeeray. The 'firing' of iimaamka was the last dulqaad Soomaali badan u hayeen dadka maamulo meesha, oo xaalada cirka u shareerisay. Who is behind all of this? Waxaa la sheegay nin lagu magacaabo Aaden, oo magaaladdaan si fiican loogu yaqaano. So he hosted a public meeting, open to all, which was the other day, Sunday evening [thus the habeenkii la buuxay meesha camirneed]. Waala isa soo wada xaadiriye, some with frustration ka batay, some angry, some u adkeysan waaye waxa meesha ka socdo, oo beydkii Eebbe noqotay golle siyaasadeed la isku mindi afeysanaayo. So questions la wada furay. Ugly questions la isweydiiye, though only through written ones accepted. However, most questions were not answered properly or addressed adequately or those deemed improper, as alleged, were not put out -- thus boiling more frustration, which finally made some people inay iscelinwaayeen and istaageen, buuq iyo qeylo, especially mid shaqadiis kasoo tagay, saying, "Shaqo ayaan ugu soo tagay, meeshaana jawaab kuma heysiin ka ahayn waqtigeena inaad qasaarisiin..." One "reporter" from the local community Soomaali radio station also came, trying to record the session, who was abruptly told to shut it and leave or else ... Another guy tried to record on his cellphone, same warning was given, all this in buuq iyo qeylo socoto, meeshiiba masaajid uma eka. Now masaajidka qarka ayuu u saaranyahay in uu saas ku burburo haddii si weyn loogu badalin waxa socdo. The vast majority Soomaalida dhaqaalaha ku bixin jiray waa goosteen. So no dhaqaalo, no services; no services, no masaajid. Simple. Dad ayaa rabo ninkaas Aaden la leeyahay and others in the board that are loyal to him inay iscasilaan maadaama iyaga daradooda dad badan ugu tageen meesha, because xataa heer waxee gaartay laba saf lagu kala tukado, kuwa dhahayn lama tukaneyno ninkaas oo iimaam ma inoo noqon karo, saf kale furteen isla majaajidka dhexdiisa. Marka maanta heerkaas ayaa la marayaa. Xaalka faraha iyo luggaha ka baxay. War badan ayaa la isla dhexmarayaa magaaladda, so you never know which is true or which is a hearsay, laakiin xaalka aad ayuu u xunyahay, ceebta Soomaalidana banaanka usoo baxday, oo hal masaajid ku heshiin waaye, kuwii wadaaddada sheeganaayina saas u dhaqmaayo. Eebboow ceebteena astur.
  14. MMA, the picture u have there belongs 2 a man named Guled (my cousin’s mother-law, sisters son) who I talk 2 last night so we know that’s not ya.. so plz take it down Waaleey, what a coincidence! My name is Guuleed Guutiyoow Guudoow Guulwade. Igu salaan yaah your cousin's mother-in-law's sister's son. Jimcaale, who knows inaa isaragnay, maryooleey dhan waa buuxaan mahaan. Koronto waa hore mar maa timid mise ...?
  15. Kaluun himself said that on Beenbeensi, that asaga iyo Riyaale ku wada qayilay Hargeyso, and that Riyaale admitted to him iyo wixii meesha fadhiye that knowingly misleading the poor people aan waxba la socon about goosashada when he tells them every darn other day aqoonsi aan soo socon ayaa soo socdo. If you want proof, ask Kaluun himself. And yes, Jaamac Qaalib was there a couple years ago, though they did try to detain him, but was freed later. Wax nacay ayaa iska yar mudaniyaashaas, iyagaana qabyaalad ka haray, oo ka doorbiday Soomaalinimo. For that, they will always be recognized. Haddaa adiga taas ku nacday, well, adigee ku jirtaa. Haddii wax la heynaayana Inawaraabe lee heysta, meeshiisa ku haaya adiga iyo wixii jecel kaas. Dadka Riyaale "entertain" gareeyo haddaa tahay, habeen walba aqoonsi ayaa soo socdo ku riyootid, soori, ee iska riyoow yaanan ka qashqashin.
  16. Markii dhankaas iyo Waqooyiga laga soo ceyrshey oo uu wax ka waayey buu dhinacaan iyo koofurta u soo cararay. Waxaana igu maqaalo ah anigu ma caddayn karee inuuba Jaajuus Itoobiyaan yahay. Ha u gafin, Buubaa. Qof deeggaankiis kasoo buriye ayaa iska yar, asaga ayaa ka doortay Soomaalinimo intuu ka dooran lahaa tolnimo. Buubaa ilaa Kaluun, Sifir, Jaamac Yare Qaalib iyo inta kale waxgaradka ah wey iskala weynyihiin qabiil iyo tolnimo u shaqeey, oo ka damcay inay Soomaalinimo u shaqeyaan. Haddee maanta sida Inawaraabahaas camal u dhaqmi lahayeen, dad inta ku jiro waa u alalalaasi lahayeen. Buubaa qof ka celin karto maleh deeggaankiis, wuuna tagaa, siduu Kaluun iyo Jaamac Yare u tagaan mar walba. Ee marka yaaloo gafin dadkaas heybada leh because siyaasada qalafsan maanta. Kuwa aan u qalmin ayaa jago loo dhiibay maalin walbana idaacadaha naceyb Soomaalinimo ay u hayaan ka sheego.
  17. But our African brothers are more dear to us. They must marry our girls so as to intermarry with them and look as real Africans with big-flat nose and hard-hairs. Awwwwww! Maxaa ka qaldan sanbalaarnimo, sanbuurnimo iyo tima aan jilicsanayn. Soo ma'aha dadkaas Eebbe uunkiis? Eebbe addoontiis iskumid uma wada uumin, it is part of His beautiful creation. We should instead appreciate.
  18. Guled Mohamed and his wife Anisa arrive for their wedding reception in a Baidoa hotel, southern Somalia, January 18, 2007. Mohamed was forced to cancel the nuptials at the eleventh hour when Ethiopian and Somali government forces in Baidoa began their long-expected war with Islamists in Mogadishu. REUTERS/Guled Mohamed Baydhabo ayaaba saas la iskugu labisanoyaa guur ahaan. Darn it. Indhaheyga miyaa mise pseudo-tattoo of love-shaped heart, a la Valentine, ayaa u marsan the bride? Anisa wore a black dress with a feather collar that went well with her silver ear rings and necklace. I was in a black Armani suit and light blue Italian shirt. Armani, aha? Guuleed is fascinated by Armani, I guess. Eniwey, hambalyo iyo boggaadin Guuleed iyo Aniiso. Arooskiina aamiin.
  19. Was anybody there salaada maqrib ka bacdi today? Waaw iga dheh. Waligeey ma arkin Soomaali saas iskugu soo baxday save on the Ciid days. What a tension evening it was. Haaruun, koraa lagaa salaamay widaaygiis. Meeshii maa wali ii joogtaa? Meeshiina masaajid cusub Soomaaliyeed ayaa laga dhisaaye the last couple years qaaraankiis socday, ee mala furay wali?
  20. The question should have been: "Are Soomaalis socially [not genetically] backward?" The answer is maya. It is a simple generalization that has no valid point. However, the correct suitable question that may have some relevance should be: "Are some Soomaalis socially backward that worship their clans?" Yes, perhaps. Some Soomaali ku sheeg qabyaalad ayee caabudaan, oo Eebbe u eh, oo Eebbahooda cawo iyo habeen ka been sheego, sometimes even going far trying to use Eebbe kitaabkiisa suubban to justify where there is nothing for their backward qabyaalad caabudid. Dadkaas, yes, they are socially backward. Dadkaas camalna lalama hadlo, oo lalama faceysto. Waa iska noole, iska neefsade adduun iyo aakhiraba midkoodba ka haray.
  21. Call Cabdillaahi Yuusuf Axmed qashinka uu yahay, any name qashinimadiisa muujineyso. Still waxyaabo ayaa jirto aan la gudbin. Gaalnimo iyo waxaas asaga iyo Eebbihiis ayee jirtaa. Calling him 'gaal,' however, adiga lee dambi kuu keenee maalinta yoomul qimaayaha lagu dhaho caddeey gaalnimadiisa, oo haddee beenoowdana adiga dambi weyn isku jiiday. I don't think Sheekh Cumar Faaruuq or Sh. Cabdinuur inay saas dhaheen ayaan mooday inay socon doonto that day. Dambigaaga yareyso.
  22. Who is worst than a man who lied to Eebbe maalin cad? Whatever happened implementing shareecadii uu lahaa waa sameynaa. Awalba waxa taa ka keentay cabsi Eebbe ma ahayn, ee cabsi Maxkamadahii soo socday iyo dadka deeggaanka la isku soo jeedin ku timid ayee ahayd aan filaa. And speaking of that, what about Riyaale too? He as well promised shareeco. Asagiina another liar miyaa oo Eebbe ka been sheegtay?
  23. Dalkii dhan Xabash kusoo duulay, wada qabsaday. Dad inta ku jirina this tuulo exists iyo noo, it doesn't exist kasoo haray. Ayaandaradooda Soomaalida. Waligood kama koraan naceybka aan loo baahneen dhaw ay isku qabaan, kan cadowgooda dhabta ah la safan kuwa qaarkood. Noo, ayaandaro waa dhaaftay, niyadjabna sii mooday, maanta jiritaanka Soomaaliyeed ayaaba qarka u saaran in uu ka baxo daa'imka iyo ifka.
  24. So he [Cadde] lied to Eebbe, in addition lying to himself and Soomaali public, especially Reer Bari? Where is 'shareecada?' Lying to Eebbe and about His Laws maalin caddeey mee sheekada noqotay, bisinka iyo murdaha.