Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,572
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    318

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. One hurricane or a strong duufaan ama typhoon ayaa ku filan. Then qalaas, as they say Carabtaas. They think inay duufaan ka dhicin meeshaas? Billions dabeeshaas raaci doonto. Ar caqli xumaa.
  2. MMA....Find me the pictures of my city and i will introduce you to someone who know you and all your family members...I am serious Bro...and NO that is not a blackmail but consider it a favour that we are doing for each other ...TRUST ME...you want to talk to this guy...<---- Please inform MMA about my urgent PLEASE. Thanks in Advance. Many Soomaalis know my family. Nice try, saaxiib. Sawiro Kista iyo Kaskaaga magaaladaas eh waa heleysaa, ee iska sug. Anyway, who is the guy? Isku xaafad maa ahayn mise ...?
  3. Cigahaan Idaacadda Muqdisho muu u shaqayn jiray? Marmar ayaan Beenbeensii ka maqlaa, hadalkiisa oo aad u sareeyo. Maba kala istaajiyo, ninka neefta amee ku istaagtaa ayaa ku qabaneyso.
  4. K’naan, aka the Dusty Foot Philosopher, winner of a Juno in 2006 for rap recording of the year, left war-ravaged Somalia at 13 and lived in Harlem for a short time before moving to Rexdale. He’s toured with Senegalese sensation Youssou N’Dour and in 2001 performed at the 50th anniversary of the UN High Commission for Refugees in Geneva LoL. Ninka atooro uu iska dhigoyaa, mocking the European colonial dresses, I see. Hi luukis layk Joorj Waashinton, dhont yuu dink? Or perhaps Napoleon Ponaparte.
  5. Gen. Nuur Shirbow ayaa u sheegay madaxdii ka socotey 3dani idaacadood in aan la tabin karin howl-galada ay ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa Ethiopia ay ka fuliyaan magaalada Muqdisho iyo sidoo kale in aan la soo hadal qaadi karin dadka ka qaxaya magaalada Muqdisho. Kuwaan yaab ma iga dhameyaan. Lasoo hadal qaadi karin yaah?
  6. Fiirsada this short documentary clip from Yeman about the fate of our people iyo sidee u noolyihiin when they reach there. Haddaadan jirjirocoon. Some quotes uttered by Yemanis in the clip: "Definitely, they [soomaalida] bear diseases, which damages society..." -- A Yemani "Refugees [soomaalida] create a bad situation for the country and its economy." -- Another Yemani "I live misery and harsh conditions. I bought a can of petrol to set myself on fire." -- A homeless Soomaali father with his young boy. [Try watching that particular scene that Yemani shop owner siduu u treat gareynaayo this poor father.] Yemaniintaan waxee ilooween dadkii kusoo dhaweyn jiray Shibis [bilaajocarab]. Abaalkooda wuxuu noqday saas. I don't, however, blame them, because 16 years of non-stop qaxooti dalkaaga soo galo stretches one's patience. Teeda kalena dalkooda iyagaa leh, dadkoodana iyagaa ah. I, however, blame ourselves meeshaas isdhignay, ifka gees ka gees waa nagala karaahiyestay, qaxooti socoto tabar looma haayo. Meel walba. The other night I and my friends ka hadleynay rafaadkaan, and one suggested haddii the whole country la gado and Soomaali loo wada qeybiyo wixii kasoo baxo, since aan ismaamuli weynay. Anaa dhahay gadid uma baahno, only maraakiib ama diyaarado waa weyn u baahantahay la geeyo, lagu soo raro, and loo sheego Soomaalida joogto dalka "Galbeedka" ayaa la idiin qaadaa. I am sure the vast, overwhelming majority inay raaci lahayeen maraakiibtaas ama diyaaradahaas. Then sida Mareykanka Hawaii ka sameeyo camal, let those Soomaalida soo raray build, develop the true paradise the country really is and hana ka faa'ideystaan the natural resources it really has. Mid kalaa soo booday, maya dhahay. We only need shisheeye malaayiin eh in nala soo dhexdhigo, for instance Shiinees. Markaa aragno Shiinees meeshee deggeen oo dhisteen, that when our very existence is also threatened ayaa isku duubmi lahayn, inta noo soo hartayna dhisan lahayn. All of these are pessimistic assessments. Xaalada socoto maanta ayaa sidaas kaa keeneyso, even the ultra-core Soomaali nationalist niyad jab weyn ku riday waxa socdo today. However, we should overcome, Eebbe ha idmo.
  7. A typical Xamar household has an AK. No body uses it, only for just-in-case scenerio. Most aren't even hidden from the plain view that hard, not even from the children. Some are under the beds. Some inside the armaajo; others above the armaajo. I remember a couple years ago, in 2003, at my sister's house when one day I was looking something in her room. There it was, under her bed, an Aakee [AK], fully loaded. It had shaken me and never occured to touch it. Then a few days later her teenage son took it out, trying to hand it to me and hold it. War kac aa ku dhahay ee meeshiisa ku celi; caadi waaye kulahaa, hold it. Kud iyo wid liki eri. ------------- "I decided to deal in guns because of the huge profits. You can easily make over 100 percent," he said, smiling. "I'm a businessman, I just want to make money, not to kill people. Whoever buys the weapons is responsible for their use." Yea, yea, yea. I didn't know NRA mentality infringed our people. Guns don't kill, people kill, aha?
  8. Isbitaal Banaadir, meesha la igu dhalay. Dankis Daa'uud Waraaqle, that site really has some wonderful, rare pictures from Soomaaliya. How indeed paradise-looking the country was, especially Xamar, which always reminds us what we single-handedly destroyed on our own hands. Shame. Eebbe ha idmo, we will try to rebuild. A typical xaafad with typical houses in Xamar, sadly reminding me how our xaafad looked like.
  9. According to witnesses, the capsized smuggler's boat was carrying 120 Somalis and Ethiopians. After it overturned, a second smuggling vessel, also carrying 120 people, forced all its passengers into the sea, picked up the smugglers from the capsized vessel and headed back into the Gulf of Aden. The 240 people were left in the high seas. :mad: :mad: :mad: :mad: :mad: Waxaan halmar ma'aha, laba mar ma'aha. Had iyo jeer ayee wadaan. Guryahee deganyihiin waala ogyahay. I don't know why aan habayaratee waxba looga qaban. Inaad badda ku daadisid 250 dad ku dhaw, including ciyaal and women, oo aanan dabaalan karin is a massacre, a clear day massacring. Dambiiliyaashaas dadka saas yeelaayo haddii waxba laga qaban cadaalad ma jirto.
  10. Haye, heesihii 'xalaal' maa laga dhigay? I thought according to reer surwaalgaab it was xaaraan.
  11. Daa'uud Waraaqle waaba raggeedi. He knows his stuff. Ar meesha kasii wad.
  12. This is the best shactiro comedian ever -- be it Soomaali or non-Soomaali. Tuug ma aragtay always cracks, regardless the umteenth time I watch. Marxuumkaas si fiican u jilaayo Eebbe ha u naxariisto, kan Sheekh C/qaadiroow, Sh. C/qaadiroow dhahaayo waaye. Xaasid, xaasadiina, xasada.
  13. Meeshaas monument ku taalo Daljirka Dahsoon waaye. Magac qurxoonaa. Daljirka Dahsoon. Indeed. Agagaarkaas waligeey ma gaarin. In fact, Fiya-eejito iyo Dahablaha oo Ceelgaab iyo Xamarweyne ka tirsanaa waligeey ma u dhaafin dhanka waqooyiga Xamar. Fiya-eejita hooyadeen u raaci jiray markee baqaaraha xaga ku yaalay wax ka doonan jirtay, oo bodyguards u ahayn, I and my older brother. Boorsadeeda ilaalin jirnay because once iyadoo iska warqabin sakiin la mariye boorsada, oo wixii ku jiray laga baxsaday; since that day, gadaasheeda socon jirnay marmar ee Ceelgaab, Xamarweyne iyo meelahaas aado, even as a 8-year-old and 9-year-old boys. Watch this , by the way. It is a recent video laga soo aaday that area, including iskoolka Bartamaha, Baar Fiat, wasaaradihii, wakaaladihii iyo madbacadihii meeshaas ku yaalay, iyo hoteladii caanka ahaa too, sida kan Jubba.
  14. Qaadisiya kuwa maamulo kistoo waa qafiifeen. Maxkamadihii ee isla jireen haddii hilfaha loo laabay, ma'aha inay damiirkoodana iska laabtaan. Qarxis kulahaa, wixii ku dhintana naar ee galayaan ku daray. Ma boonaha naarta lagu galo uu haayaa? Personally, I abhor waxaan so-called Maalinta Jaceylka la baxay. Never liked it and never celebrated, even during high school days ciyaalka ka dambeyeen. Habeenkii xalay ahaa Xafaldo lagu maamusayo Maalintaasi iyadoo Goobihii lagu balamay lagu arkayay in ay isla haasaawayeen Wiilal iyo Gabdho oo aanu waxba ka dhaxeynin hayeeshee lasheegay keliya in ay isjecelyihiin (Alla Dumarka Caqli xumaa). Why dumarka kaliya u caqlixunyihiin maadaama meesha laba laba la iskula yimid? Maxaa nimanka ka reebay caqlixumada?
  15. Waaleey, timahaaga kooka [coca-cola] marso, si ay kugu dheeraadaan, instead of misleading your maskiin friend, so that you two will be equal on timo-wise. Timaheeda dheer haddaa gaari weysid, iska jar aad ku dhahee yaah? Xaasidsanaa. But as I said, use a glass full of kooko, plus doobishaambo, kuna qas with afakaadho iyo ukun, markaasna waxaa ku dartaa cusbo, then qorfo iyo heyl oo la tumay, then marso, ku haay two hours with sifaleeti that has small dots air ka galo. You will see timahaaga oo laba bari ku dheeraaday. Eesh caleeg ee Carabta dhahaan markaas camal. How do I know this? I ain't no mayiikoole, but used to work at boorkiyeer. Maxaa timo jareer bajaq ka badbaadiye.
  16. Ar illeen meesha anti-Sacuudis ayaa ka buuxo. Kamoon, folks, bashing Cabdillaahi or Sacuudis ma u furin this thread. I was surprised because Sacuudiyaanka kuma ogeyn sawiro inay darbi surtaan, like other Carab leaders. Teeda kale, I have nothing against Sacuudiyaanka; in fact I appreciate sidee Soomaalida ugu soo dhaweyeen dalkooda in '70s and '80s iyo sidee Soomaaliya u taageereen dagaalkii '77. Of course, as in everywhere, Soomaali waa laga nacay meeshaas now, too much quuqdooda batay iyo meel aan loo raacin, dal aan jirin iyo sharci aan jirin ku nool. Dad aan isjecleyn, of course others waa ku nacayaan too. What do you expect? NB, I like that gar style of theirs. Is it a must members of that Kingdom to have it? Very elegant and stylish, though.
  17. Magacaabista qabaa'ilada naga joojiya, baliis. Every post qabiil names ayaaba ku yaalo. Wah. And that list aaba igu daran? Well, perhaps it is missing the cookers, the cleaners, iskaba dhaaf the bodyguards. Then again waxaan dowlad ku sheeg waaye, nothing dowlad ah u dhaw. And it will never be. Even Siyaad Barre in his worst insecure days iskama badalin Cabdi Madoowe, a trusted bodyguard.
  18. Yes, this certainly belongs the Sports section. Will be moved to there. NB, I missed in the old days of 'jaaw, Hargeysa, jaaw, jaad ma heynee, jaaw' when Waqooyi Galbeed teams arrived at Xamar stadium and was beaten. And they had their own slogans too.
  19. Yes, this certainly belongs the Sports section. Will be moved to there. NB, I missed in the old days of 'jaaw, Hargeysa, jaaw, jaad ma heynee, jaaw' when Waqooyi Galbeed teams arrived at Xamar stadium and were beaten. And they had their own slogans too.
  20. Baddacase, odeygaan markuu afkiisa furaba qashin ayaa ka dareera. Waligaa haka sugin wax qeyr qaba. There is something about this Father of Stooge ah that is well-known. To those who have personally met him, what they unanimously say: First thing he asks people are qoladee yihiin. Runtii, that is not been. Salaantiisa waa 'qolomaa tahay.' And if you start from the top clan, he still wants to know the sub-clan until he recognizes some people from that sub-sub-sub clan, be them foes or friends, whose subsequent judgements he rationally tries to base. To him what your fellow clan members did to him from 25 years ago, good or not, is what he will base how he will treat you. Computer miyaa oo wixii la feed gareeyo only yaqaano, nothing else. The qashin from this Codka Mareykanka [VOA] interview? Madaxweyne Yuusuf oo wareysi kooban siinayey laanta afka Soomaaliga Idaacadda VOA oo habeenkii xalay ahaa markii ugu horeysay laga dhegeystay geeska Afrika mudo sanadood ka badan ayaa intaa mar la weydiiyey sida uu arko idaacada VOA-da oo hadda bilowday barnaamijyo af-Soomaali ah ayaa yiri: "Anigu hadda ka hor ma dhegeysan Idaacadaan waxaase laga maarmaan ah iney sheegto warar sugan oo xaqiiqada ku fadhiya, haddeyse sida BBC-da been sheegto ama qabiil taageerto, Maraykanka ayeynu warqad u qoreynaa waxaynuna leenahay ha la xiro . Xigasho That is his mentality. Only hala xiro yaqaano kii ama tii wax ka sheegtaba uu jecleysan, nothing dimuqraadiyad iyo xoriyad warbaahin waligiis kusoo dhicin.
  21. Snow, aha? This is how it looked like today in Koronto and the rest of Southwestern Ontario. Believe or not, those are cars under the snow. NB, some of those pics are Hamilton.
  22. Hiiraan.com is hardly a sensational site, and it is known for its objective reporting, a rare quality in Soomaalida warbaahintooda. But wariyahooda couldn't hide this faanfaan iyo jeestada loogu tagay masaakiinta guryahooda lagu garaacay madaafiic. Illeen kaare Xabash waaba lagu faantamaa. Waxaa yaab lahayd saakay mar aan booqday gurigii uu xalay Madfaca ku dhacay ee deriska ila ahaa in ay halkaasi soo gaareen Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka, isla markaana ay dadkii isu soo baxay ula hadleen qaab jees jees sida iyagoo yiri " maxay isaga celin waayeen dadka inta soo dhexgala madaafiicda soo tuuraya, waxay ahayd in xaafaddan oo dhan dhulka la dhigo ". Hadalkaasi wuxuu si weyn u sii walaaciyay dadkii ay xalay Madfaca uga naxsadeen oo markii Ciidamada ka tageen bilaabay in ay ka jawaabaan su’aashii ay Ciidamada weydiiyeen ee ahayd in ay iska qabtaan dadka dhexdooda madaafiicda ka tuuraya. Muqdisho oo xalay mar kale martigelisay Madaafiicda Hoobiyaha [Feb. 13]
  23. Originally posted by bilan: first of all hijaab is not equal to jalbaab. guntiino iyo garbasaar xijaab way noqon karaan. reer minnesota waaba u baahan yihiin wax saas wax ugu sheega. Aad aa u bahansantahay, Bilan. Intaa ka hadlaaye intaas waaye kaliya. Dad ayaa rabo dhaqan shisheeye inay sanka naga giliyaan. Jilbaab is a later comer, oo imaaday wixii civil war ka dambeeye. Few countable Soomaali sisters wore it before that, and even those were late '80s. Wax aan hubo is that if the same thing was said about garbasaar, which is as part of xijaab, or wax laga sheegi lahaa, this thread saan ma ahaan lahayn. Some would have possibly argued it is a piece of cloth. Yea, so is jilbaab. But garbasaar saas looma difaaci lahayn because reer surwaalgaab, who advocate so-called jilbaab gabdhaheena wataan, some even force them to wear especially the schools they run back home as a uniform -- but since they do consider garbasaar to be a Soomaali "invention," which they never appreciated. Waxa kaliya ay ka dambeyaan is what others invent, especially waxa Carabta soo saaraan, be it jilbaab, abaayo, burqa, jadoor/shadoor. Garbasaar is xijaab. Deal with it. And it will here, jecloow mise ha jeclaan.
  24. Umm, what is up with this sawir? Do you see something out of order? No, it is not about Mishaal, the Xammaas leader or Cabaas, the Fataax leader, nor Cabdullaahi of Sacuudiya. There is something else is out of order. It is the picture meesha suran, presumably Cabdicasiis Alsacuud, the founder and eponymous of Sacuudiya. Did rulers up there become so-called "moderates?" I mean, I thought they were anti-pictures, especially oversized pictures walls la suro. What happened? Whatever happened to their 'astute' interpretion of Islaam? For a moment, I thought this scene was in Yeman, Masar, Suuriya or Urdu [Jordan], where leaders-for-life's pictures are hang all the time at their palaces. This is out of order for Sacuudis.
  25. Goormee waaye doorashada? Is it every five years? Really, shan sano maa kasoo wareegatay the last one? Darn, waqtiga roor badanaa.