-
Content Count
17,515 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Filinkii Xabashi la dagaalameynaa u socon waaye laguna fahmay, shaatigooda dhabta ahaa lasoo baxeen munaafiqiinta. Maalmo ka hor wadani Iska dhigaayeen, uma gadmin.
-
A new dawn for Maakhir after SSC, Awdal emergence.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Arafaat's topic in Politics
Qof walba waala iska xiraa. Dadkaan shaqeysanaayo kacee galabsadeen. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 Ugaandha (6th time) - 17/01/2024 Masar (3rd time) - 19/01/2024 Qadar (4th time) - 22/01/2024 Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024 Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024 Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024 Kiinya - (3rd time) - 28/02/2024 Turkiga (3rd time) - 01/03/2024 Eritareeya (6th time) - 17/03/2024 Sacuudiga (4th time) - 02/04/2024 Kiinya (4th time) - 11/04/2024 Tansaaniya (3rd time) - 24/04/2024 Kiinya (5th time) - 29/04/2024 Kiinya (6th time) - 18/05/2024 Kiinya (7th time) - 28-05-2024 Norway (1st time) - 10/06/2024 Iswiserlaan (1st time) - 14/06/2024 Turkiga (4th time) - 16/06/2024 Jabuuti (9th time) - 19/06/2024 Eritareeya (7th time) - 08/07/2024 Rawaandha (1st time) - 12/08/2024 Masar (4th time) - 13/08/2024 Shiinaha (1st time) - 03/09/2024 ________________ Updated list. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Shiinaha ayaa laga dhacay. -
Xunjuf oo xasuuqii Laascaanood ka dhacaaye bilooyin taageeraayay maa ka sugee inuu u baxo hal qof tol kale ah la dulminaayo?
- 383 replies
-
- somaliland
- somalia
-
(and 1 more)
Tagged with:
-
-
at 'cirka iyo badda isku mareynaa.' Waala sameyn karaa.
- 383 replies
-
- 1
-
- somaliland
- somalia
-
(and 1 more)
Tagged with:
-
Xasan Socdaal waa isku buuqay. Xildhibaanadaan dhuunta u galay ayuu rabaa sheeko been been ah xilka la iskaga qaadaa. Aaden Madoobe doqon muu mooday markuu xilkaqaadistaan ku fuliyo 25 xildhibaan deegaankiisa ka soo jeedo. Kursigiisa yaa beri u difaacayo?
-
Dhibka jiro waxee tahay Xasan daacad kama aha la dagaalanka Xabashida iyo qaranimo difaaca. He just want wax Laftagareen iyo maamulkiisa awooda yeeshay burburiyo. He wants degmooyinka Koonfur Galbeed ciidamo Masar geeyo, sida Xuddur, Marka, Baraawe iyo Belidoogle. Reer KG doqomo macnaha wey arkaan waxa socdo. Shaqsi ahaantey waaka soo horjeedaa Xabashi jecleysigaan laakiin Xasan waa munaafaq weynaaday qabiiliste ah and can't stand KG awood leh. Dagaal qaboob kula jiraa, maalin walbana qabiilo kiciyaa. Dagaalo beeleed dhici jirin ayaa ka dhacooyo, ku soo noqboqonaayo labadii sano u dambeysay deegaanada Berdaale, Qoryooleey, Diinsoor iyo Daafeed (Wanlaweyn) suu maamulka iyo dadka iskaga horkeeno.
-
Farmaajo-Fahad Yasin Political Partnership dissolved
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Xasan oo waxba ahayn asagaa dhisay xulushadii 2012. -
Farmaajo-Fahad Yasin Political Partnership dissolved
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
A happy Cali Yare. Fahad kicked him out from Farmaajo camp. -
Farmaajo-Fahad Yasin Political Partnership dissolved
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Soomaali iyo kala qeybsanaan. Cali Yare Cali ku farxaayo. Arrintaan Itoobiya faragelinteeda sidii loogu falcelin lahaa lagu kala qeybsamay yaa ogaado. Fahad wuxuu rabaa Shariifka soo dhiso filaa ama qof cusub. -
This is same degmo that was voting for SYL candidates in 1960s instead of qabiil party of XDM that was led by the late C/qaadir Soobe. Many other deegaanno of Alta Jubba and Shabeellaha Hoose were voting for them, not Reer Xuddur oo wadani Soomaalinimo muujinaaye. Xataa xildhibaan asalkiisa ka soo jeeday Garoowe ayeey dooranaayeen. Soomaalida seriously are mentally damaged and we need nothing less than a revolution. Waxaa la wada noqday dad arkaayo kaliya what is in front of them, baahi, masuq iyo xatooyo aanan ka dhamaan. It starts from top.
-
Magaalada Xuddur my late aabo ka soo jeedo inay saan la soo shir tagaan waa cambar ceeb weyn ah. Waa ogahay dad aan wax ogeyn Xabashada boorarkaan u soo dhiibtay. Shame on you maamulka meesha ka jiro, ugu horeeyo guddoomiyaha gobolka Bakool oo qaraabo dhow nahay. Shalay Reer Feerfeer, Hiiraan, ahayd, maantana waa Xuddur, Bakool. Xabashada will use these images they manufactured for propaganda. Iska aamusan u dhaantay haddeenan wax kale dhihi karin.
-
The least populated gobol iyo maamul of all Soomaaliya, including Soomaali Galbeed iyo NFD, ayaa gobol cusub magacaabay oo xaruntiisa noqoneysa Cabuudwaaq. Yaab. Of course it is purely for political reasons. I don't know if it will be feasible and become a reality. __________________ Qoorqoor oo magacaabay gobol cusub iyo qorshe culus oo socda Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo uu goobjoog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka Dowladda Galmudug. Ugu horreyn golaha ayaa warbixin buuxda oo ku saabsan amniga deegaannada Dowladda Galmudug ka dhageystay wasiirka wasaaradda Amniga. Intaas kaddib Goloha ayaa dood dheer ka yeeshay wajiga koowaad ee unkidda gobollo cusub oo ka mid noqonaya Gobollada Dowladda Galmudug, waxaana dood dheer kaddib goluhu cod gacan taag ah ku ansixiyay goboleynta Gobolka Galwaaq, kaasoo oo loo gudbin doono golaha wakiillada Dowladda Galmudug si loo dhammeystiro ka mid noqoshadiisa gobollada Dowladda Galmudug. Ugu golaha ayaa warbixin la xariirta halka uu marayo qorshaha dhismaha Dekedda Hobyo ka dhageystay wasiirka wasaaradda Dekedaha, isagoo wasiirku shirka golaha ka dhex sheegay xilliga sida rasmiga ah uu u billaaban doono dhismaha Dekedda. Xigasho
-
Abdi Hashi is a genuine Somaliweynist
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Biden was forced to step down after relentless pressure by his own party's senior leaders, like Nancy Pelosi and Obama. He really wanted to hang on, waa laga diiday because donations dried up. Duqa runta uu arkay. Anaga Soomaalida urur siyaasadeed awood leh ma jiro, ururka waa kan aasaasay, sida Feysal Dhurwaa. He thinks he owns his urur siyaasadeed. -
Abdi Hashi is a genuine Somaliweynist
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Duqa waa gaboobe ha iska nasto. He is probably around 82 iyo meelahaasi and yet waa soo taagantahay, especially considering he is just coming back after a long illness. Inta cimrigiisa ugu gartay ha iska cibaadeysto. Siyaasiinta waala gaboobay ma yaqaanaan, waligood waa woo taaganyihiin. -
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Isbitaalkaa ku dhashay ayeey soo galeen Xasan baahi kama baxo. Xataa haddaa dhiig qof qaraabo siineysid labaatan doolar lagaa rabaa, iskaba dhaaf bilaash kalee. -
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Xasan iyo xirtiisa baahi la degtay ma dhargaan. Baarlamaankii kii maamulaayina waa iska fiirsanaayaa waa mid kale asagana baahanee. Isla xisaabtan ma leh. -
A New Cold war has emerged Between Somaliland and Somalia
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
This guy is a marqaanist goonigoosad, widaay. Don't quote or source him. "Somalian" kulahaa. -
A New Cold war has emerged Between Somaliland and Somalia
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
There shouldn't be any responses. Tabar ma heysid ee dadkiina dhinac ka raaca. Togdheer dhaqaalo la'aan ka jirto because isku socodkii Sool iyo Togdheer wada xiran. Reer Sool qurbojoogtii ka degi jiray garoonka Hargeysa, stayed several days in Hargeysa to shop and eat before they continue their journey waa joogsaday oo Garoowe ayee ka degaan. All these are adding up. -
A New Cold war has emerged Between Somaliland and Somalia
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
"In response" lee ku haay tan iyo adduunyo gaddoonka. How is it going the response to Goojacadde a year ago, though?
-
Popular Contributors