-
Content Count
17,633 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Qoys magaalo degan ayaa iska ahayn. However, like many other Soomaali families, many siblings abroad ayee jireen, qaarkood waxbarasho, qaarkood shaqo, qaarkoodna ganacsi. Runtii civil war or not, Soomaali badan ayaa dalka ka maqneed, and probably many more were going. Soomaalidaas dibadjooga ahaa waa lagu baxsaday dagaaladda markee dhaceen. Haddaan shaqsi ahaan ka doorto liiskaas, beer lahaansho ayaan dooran lahaa.
-
Originally posted by Dhulqarnayn -alSumaale: I myself am a descendant of King Wiilwaal himself and proud son of Queen Araweello Aaheey, another powerful statement from a true daljecel iyo daludhalad. Saas ku wad halganka. Kuna dar Cigaal Shidaad [yaaba og in uu jiray?], Olol Diinle, Geedi Shaamboow/Baaboow, Bucur Baceyr ... True Soomaalis they were!
-
Faransiiska renamed their illegal colonial territory from "French Soomaaliland" to "French Territory of ..." The date of renaming? 1967, the same year riots took place, some demanding an immediate reunification to Soomaali Republic. Faransiiska panicked, beginning to change the name of the territory, erasing the 'Soomaali' part and even forcibly exiling thousands of Soomaalis to Awdal and Soomaali Galbeed. Those following images will illustrate. Protesters stand on barrels and wave sticks during riots in Djibouti caused by a falsified referendum produced by the French government stating that a majority of voters had voted to continue French rule. The manipulated results of the vote were achieved by the arrest of opposition leaders and the expulsion of the Somali population. [March 22, 1967] Protesters march together during riots in Djibouti caused by a falsified referendum produced by the French government stating that a majority of voters had voted to continue French rule. The manipulated results of the vote were achieved by the arrest of opposition leaders and the expulsion of the Somali population. [1967] French soldiers, armed with rifles, stand on alert during riots in Djibouti caused by a falsified referendum produced by the French government stating that a majority of voters had voted to continue French rule. The manipulated results of the vote were achieved by the arrest of opposition leaders and the expulsion of the Somali population. [1967] -------------- If Faransiiska did not stage that forged and bogus 'referendum' or if the referendum went smoothly, as opposed to manipulation and falsification in mid '60s, Jabuuti today would have been in Soomaali Republic, even with some Canfar objections. Faransiiska, unlike their colonial Ingiriis counterparts in Waqooyi, waxaa u darnaa their military outpost ku yaalay Jabuuti, which they invested heavily, ilaa haddana ku yaalo. Sadly, another decade of Faransiis indoctrination rule that had empowered Canfars politically, the military coup that took place on 1969 in Soomaaliya, dagaalkii 1977 ee Soomaali Galbeed and increasingly authoritarian military regime -- all gave a great ammunition to Faransiiska colonial rulers to persuade the Jabuuti Soomaali elites to opt an independent republic instead of joining Soomaaliya. However, it would have been different in '60s, when Soomaaliya was a shining beacon, a model for Afrika.
-
This reminds me to wixii aan ku maqli jiray ka dhici jiray Isgoyska Sanca [the intersection was between afarta degmo of Kaaraan, Yaaqshiid, Huriwaa and C/casiis]. Dagaaladda kahor that isgoys was infamous for gangs gabdho garbasaaraha, sifaleetiga iyo goorgoradaha ka dafi jiray. Yes, goorgorad, particularly kuwa expensive ahaan jiray waagaas. Kuwa isla shaqeeyo ayee ahayeen, oo mid ama laba intuu gabadha kor u qaado, kan kalena si sahlan goorgorada ugu siibaa. Markaa iyagoo dhoolacadeynaayo sii dhaqayayaan. Ciyaal Siyo ayaa la dhihi jiray kuwaas.
-
'Ciidamada DF oo ku sii jeeda magaalada Kismayo'
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Paragon's topic in Politics
Originally posted by Dhubad: quote:Originally posted by Paragon: ^^And that got him banned. MM ninkii wax kasheegaa will be gone. Careful guys....! Noo, widaayoow, waxaas ma jirto. It is just that clean-up meesha ka socoto. No second chances. By the way, reer Gedoodka dhabta ah adiga waaye, oo ixtiraam ayaa iga heysataa, oo deegaankaasna u hadli ama ka hadli karo. Kuwaan Cabuudwaaq kasoo yaacay maba u jawaabo. -
Originally posted by Nabadshe: quote:Moyale, Isiolo, and Marsabit Are These Somali inhabited regions? i realy doubt. Yes, they are. Mooyaale [labadda qeyba ee Soomaali Galbeed iyo NFD ka tirsan] iyo Siyeeloow Soomaali waa degaan, iyagaana ku badan, oo la wadaago Booramaha in Mooyaale iyo Reer Diinle [Rendinle] in Siyeeloow. --------------- [Added] I just saw this paragraph from the above post since I hadn't read the original article. With a few clarification words, let me use the writer's own ideas and sentence. The TFG is all we have now. We cannot deny it the support and the resources it immediately needs and then expect it to do well. In the eyes of some of us the TFG may be bad or fall short of our expectations. But, seventeen years of anarchy and bloodshed must have taught us that a bad government is better than no government at all. No, we don't have a dowlad ku sheeg. We have a Xabashi occupation. We CANNOT deny that. We cannot also deny the resources, political support and national defense of the country and to the liberation groups need immediately. In the eyes of most of us, Xabasho is a real, an occupying force. Seventeen years of internal, domestic interference, arming one warlord today over the other, and the same warlord over the other yesterday, we've had enough of Xabasho and their constant hindrance of a united, peaceful Soomaaliya. If seventeen years of Xabashi interference was not enough, her brutal occupation of the entire country today should be what unites us all and make us defend our country, and kick the few stooges u shaqeeyo out.
-
War Barwaaqo dalxiis ayee ku jirtaa. Waa wareey. Enjoy hee walaashiis. Hadaba laakiin goormaa anaga noogu imaanee Kanada? Kamoon, if you had knew how Bigabove ay tahay, you wouldn't have gone to that desolate, water-challenged Downunder. Come to Bigabove. It is summer time and, yea, biyuudhiful. Anyway, enjoy dalxiisnimadaada.
-
why other honers obsessed with Somalis?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Peacenow's topic in General
There was a Brazil-based forum I had come across a few years ago. What surprised me was a whole section dedicated to Soomaalidda, whereas the rest of Africans had one section lumped. Alas, my expections were dimished by a few Soomaalis on that forum who, even on a Brazili forum, isku kala bixinaaye qabiil, a couple of them desperately trying to "educate" [miseducate, actually] the disinterested shisheeyaha on that forum about peculiar sub-sub-clans of Soomaalidda. Yes, there are a lot discussion boards up there where Soomaalis are displayed disproportionally. Oromadda kaliya are twice of what we number, yet ... Perhaps then again Oroma people are not found every darn corner on this Earth. -
'Ciidamada DF oo ku sii jeeda magaalada Kismayo'
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Paragon's topic in Politics
Originally posted by Jimcaale: Paragon, Gedo was represented by Hiiraale, a member of JVA headed by Al-Sheikh Yusuf Indhocade. Let's not drag the good name of Gedo to this mess. I'm sure many of Gedo natives have nothing to do with Hiiraale-Indhacade JVA alliance. If we are focusing on the issue of majority, JVA alliance is as much relevant as anyone and how it come to life. Jimcaale, LoL, u sheeg. Indhamadoowe, Goobaale iyo Seeraar maxaa ka reebaayo, since they occupied both Jubbooyinka and Shabeellada Hoose since late '90s. Iyagaba xaq ayee u leeyihiin meesha haddee Galgaduud boys umalayeen inay meesha wax ku leeyihiin. By the way, Reer Garbahaareey and Buuloxaawo are peaceful people, oo shaqo kuma laha dagaaladaas dhulbalaarsiga ah ama dantooda ma'aha dadka Kismaayo ka dagaalamaayo. They even released statements and baaq ku aadan inay dagaaladda ku jirin. Dadka Kismaayo inay xoog ku qabsadaan rabaan, xaaraantooda inay xalaaleystaan rabaan waa Reer Cabuudwaaq oo Galgaduud kasoo cararooyo. All of them waa kuwaas, xataa kuwa inta quuqda ku haayo. Dad cararadii kululeyd ogaa, aanan arag meel Kismaayo iyo kisteeda iyo kaskaaga ah, oo meeshiiba jano la noqotay waaye hee, ee ma'aha Reer Buuloxaawo iyo Garbahaareey. Dadkaas anaa kuu aqaano, waa peaceful people, oo dhulbalaarsi iyo xaqdaro mayaqaanaan, like their fellow original Reer Waamo and wider Southerners isku deegaanka yihiin. By the way, Jimcaale, Reer Kismaayo badan ayaa inta Koronto degan, oo true Reer Waamo dhabta ah. Banooni ayaa isla ciyaarnaa. Koley inaa taqaanid qaarkood laga yaabaa. Daleys yar la yiraahdo ma maqashay? Cabaas? Warsan? Max'ed Yare [whose wedding happened on here a couple months ago]? -
I say my Qabil has fought harder for my families'
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Fabregas's topic in General
Yaa qabyaalad caabudo oo ka maarnin? They are found, mostly, on the following list, and they mostly belong more than one. [Will use a male gender as an illustration since it can be both sexes.] Isku filnaansho la'aan Kalsooni la'aan Waxbarasho la'aan Ixtiraan la'aan Degnaansho la'aan Sinaan la'aan Aqoon la'aan [and it is different from waxbarasho] Dareen la'aanta midnimada Diin la'aan iyo diin yaraan Naceybkii lagu abuuray yaraantiis ka bixi la' Waayo arag la' Mahad la' Iimaan la' Adduunkii la qabsan la' Jaahilnimo Afleershe Waxmagarad Reer baadiyonimo Xaasidnimo Ma shaqeyste Waxmatare Xantiisa badan Xaasidnimadiisa badan Naceybkiisa badan Maseer badan Ku kor noolaado qof kale Dantiisa kaliya yaqaan/rabo Kibir aan jirin Islaweyni aan jirin Waxba ma iskufale Daneyste Sumcadxumo Ayaanxumo Qaabdaroxumo Dhaqanxumo Dabeecadxumo Damiirlaawe Hantilaawe Walaaltinimada ku yar Cadaaladda ku yar Soomaalinimadda ku yar Mid aaminsan beentii lagu soo barbaariye, xataa dhabta jirto haddee ka hor imaaneyso Waxaas iyo wax lamid ahba iyagaa u badan. They suffer from one or more of these social ills. The more uu qofka dadka kale kaga dheeryahay waxaas, the more qofkaas yahay big time qabyaaladist. -
WHICH CITY DO YOU THINK WILL BE THE BEST AND THE BEAUTIFULIST
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to ANWAR's topic in General
Originally posted by Munira002: Mogadishu[From my aunties tales of the this once beautiful city-How they can never forget their experience working and living in Mogadishu. Xamar -- and especially pre-war Xamar -- runtii magaalo lamid ah inay jirto dhif inay tahaa filaa. Qof ku koray, wuxuu rabo ha ahaadee oo magaaladaas aanan amaanin ma arkin. I've met Hindi, Oromo, Xabashi Itoobiyaan, iskaba daa Soomaali, that lived in Xamar pre-war and whenever I mentioned to them that I was born and bred there, runtii iyagaaba emotional noqonaayo. Especially that Oromo man, who kissed his gathered fingers several times to show how lovely a city it was, that a paradize we Soomaalis had practically destroyed in our own hands. His butchering last Soomaali words to me were "qabiil, qabiil, qabiil [ayaa] idin dilay." Eebba ha idmo Xamar iyo Soomaaliyaba waala wada dhisi doonaa, inta qashin nagu dhexjirtana iska sifeyn doonaa. -
Mainly: how can we be reassured Islam will not be misused like Somaalinimo was misused? Haye noo sheeg, who misused Soomaalinimo? Oh, no, don't tell me the likes of Frail Stooge of Xabashadda do. They have nothing to do with Soomaalinimo, as I had wrote previously. So, who else do you have in mind that have 'misused' Soomaalinimo, which is purely about -- and it does not require any layer aad ka qaadid -- walaaltinimo and iskaashi iyo midnimo? Of course they are some individuals who ku takarafalay magaceena Soomaali, in order to gain maal ama jago. Kuwaas waa qabqabliyaasha, the likes of the Stooge, Max'ed Dheere, Indhamadoowe. Which reminds me to this little true episode that happened in Qoryooleey in early 1991. USC ["United Soomaali Congress"] ayaa qabsatay degmadaas, oo dad ayaa alalaas usoo baxay markee soo galeen. Yar kamid ahaa reer Qoryooleey oo deganaa isla degmadda ka qeybgalay 'alalaaska.' Unfortunately, dad ayaa isla markiiba jaajuusay, and moooryaan militias u dagaalamaaye USC soo qabteen that innocent man oo xataa u 'cheer' gareynaaye, simply because he belonged a wrong clan. Markii lasoo qabtay ayaa la weydiiye maxaa u dabaaldageysaa? [Read: You don't belong the same clan as we do.] The innocent man's answer? "So ereyga 'USC' Soomaali kuma jiro, oo anigana Soomaali ma'ihi?" Saas ayee ku daayeen, oo caqliweynaantiisa la yaabeen. People like those militias and their leaders magac Soomaali ku qaraaban jireen, exploited in the name of Soomaali. Iyaga kalina kuma koobna oo any so-called jabhad that had the "S" word in it abused, squandered, even desecrated Soomaalinimo, from left to right. I agree on this one that they perverted the ideas of Soomaalinimo. However, Soomaali badan ayaa jiro u taagan Soomaalinimo, oo ka daacad ah.
-
Eebba ha u naxariisto marxuumka oo dileen kuwa waxmagarado ah. Laakiin geeri waa xaq, oo meel loogu badbaado ma jirto. Xaaskiisa, ehelkiisa iyo qaraabadiisa kaleba samir iyo iimaan Eebbe haka siiyo. Maxamed Cali Maslax taksiwade ayuu ahaa. ----------- [Ciyaal agoon wada noqday.] Refugee cab driver is stabbed to death A minicab driver who fled war-torn Somalia for a new life in London has been stabbed to death. Father-of-five Mohamed Ali Maslah was found by police collapsed and bleeding next to his cab in Islington in the early hours of Saturday. Mr Maslah, 41, had been stabbed in the heart and was pronounced dead at the scene. Police have launched a murder inquiry and have appealed for witnesses to come forward. Mr Maslah's widow, Sahra, 35, today paid tribute to her husband, speaking from the family home in Kentish Town. Mrs Maslah said: "My husband was working hard to provide for his family when he was taken from us in this way. "He was a decent, loving husband and father who did not deserve to die like this. I am devastated." She added: "Death is God-given and it happens to everyone. But this murder was a gruesome and barbaric act. "The way that he was killed is the hardest thing to take. He was not a violent man and he loved his family." Mr Maslah was found by police near his Vauxhall Zafira outside a block of flats in Sherborne Street shortly after 3am. It is thought he had been involved in an argument with a man and a woman. He fled to Britain from his warravaged homeland in 1989 and was granted asylum. His wife came to join him two years later. The couple started a family in London and had five children, two daughters, Sowsan, aged 11, and one-year-old Samiya, and three sons, Ahmed, 10, Yahya, eight, and three-year-old Maslah. Mr Maslah's uncle Sayid Ahmed Ali said the tragedy had taken a terrible toll on the children. He told how the older children refused to accept their father was not coming home. Mr Ali, 57, said: "The youngest two do not really understand but the eldest three are deeply affected. "They keep saying 'I don't believe he is dead. He will come back'." Mr Ali said that the family would not rest until his nephew's killers were in jail. He said: "My nephew came to this country to build a better life for his family but now he is dead. The law must take its course but we want the people that did this to face justice." He added: "If someone is killed in this way those responsible must pay the price. "We would ask anyone who can help the police to make this happen to do all they can." Detective Chief Inspector Mark Kandiah, of the Met's Serious Crime Directorate, is leading the investigation. A man, 22, and woman, 20, arrested in connection with the murder are still in custody. Anyone with information should call the incident room on 020 8345 1585 or contact Crimestoppers anonymously on 0800 555 111. Xigasho
-
WHICH CITY DO YOU THINK WILL BE THE BEST AND THE BEAUTIFULIST
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to ANWAR's topic in General
The title reads "which city," if my eyes read that correctly. Not 'which tuulo.' Ee marka buulooyinka, tuulooyinka iyo degmooyinka aad meesha soo taxdeen dib u ceshta. Magaalo markee soo gaaraan soo taxa markaas. Mise Soomaalida meeshii laba qof mooro, buul ama goof ka dhistaba 'magaalo' ayee la tahay ileen. -
From streets of my beloved city Hargeisa!!!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to QabiilDiid's topic in Politics
Originally posted by Nayruus: quote:Originally posted by AYOUB: Nayruus, when did you put on the blue? Boy, I never ever even a split of a second thought to put on the darned “towbo caaro” tailored in Ruwais....you know me… War Nayruus waa kaftamaa illeen. Tabalcaaro. What is next, huudheey? Suguntomaano? -
Bashiir Makhtal xarigiisa aan xaqa ahayn intuu ku dambeeye? Warkii warbaahinta ka hartay. Well, this thread is dedicated to our brother Makhtal and whatever we can to free this brother of ours, who is languishing in a Xabashi torture champer. Bring any new war aad maqashid to this thread. The least we can do is doing whatsoever we can campaign to free him, as little as it may seem to some. Who is Bashiir Makhtal? Bashiir Makhtal is a Canadian citizen originally from [soomaali Galbeed], a territory occupied by Itoobiya since the European division of the African continent in 1886. Bashiir Makhtal is in his late thirties and is married with no children. Makhtal’s family was among many [soomaali Galbeed] families that fled [soomaali Galbeed] to Soomaaliya due to renewed hostilities between the [soomaali Galbeed] Soomaalis and the Haile Sellasie regime in the nineteen sixties and the seventies. Makhtal took his early education in Soomaaliya. He came to Canada in 1991. He studied computer science at the DeVry Institute of Technology in Toronto. He later went to State of Texas to complete his bachelors of Science degree. Makhtal lived in Toronto’s Riverdale neighborhood all his time in Ontario, Canada. He became a Canadian citizen in 1994. He worked as senior programmer at two of Canada’s biggest banks i.e. Bank of Montreal and CIBC. From 2002 up until December 2006 Makhtal did business outside Canada, in countries such as Kenya, Jabuuti, Soomaailya, Eritrea and United Arab Emirates. On December 31st, Kenyan authorities detained Makhtal while he was attempting to cross the Kenya border from Soomaaliya. Kenya illegally rendered him to Itoobiya via Soomaaliya on January 20th. --------------- Ethiopia accused of torture Former Toronto man being forced to say he's a member of a rebel group, family members charge May 04, 2007 - A former Toronto resident is being tortured in Ethiopia, his relatives say. Bashir Makhtal has been detained in Ethiopia since late January. He is among 41 prisoners from 17 countries that Ethiopia has admitted holding; 29 were ordered released by a military court. Makhtal was among the dozen who were to remain in custody. Makhtal's cousin, Said Maktal, told the Toronto Star that a reliable source in Ethiopia telephoned him Wednesday and said Bashir Makhtal " is being tortured and they're forcing him to speak on the television regarding the [soomaali Galbeed] National Liberation Front. "They want him to say he is a member of that group and he's refusing because he's not." Makhtal's grandfather was a founder of the nationalist group that is fighting for independence for ethnic Somalis in eastern Ethiopia. Bashir Makhtal's family insists he is not a member. Yesterday, Said Maktal said, a second source reported the torture allegation. Further troubling are additional reports from the Ethiopian source that Bashir's brother Hassan and two of his children who still live in Jigjiga , Ethiopia, were also rounded up and tortured. The reports of torture come on the heels of a written assurance from an official in Ottawa that the Ethiopian government has promised Ottawa that Makhtal, a Canadian citizen, "has been and will continue to be properly treated," his cousin said. "If the reports are true, they have lied to our government," Maktal said. "It's against humanity to torture someone in their custody and to force somebody to lie on national television." Canada's Foreign Affairs Department didn't comment on the reports yesterday. It previously confirmed Makhtal is in an Ethiopian prison and that it is lobbying for regular consular access. Lawyer Lorne Waldman, hired by the family to help free Makhtal, urged Ottawa once again to demand consular access. "It's extremely urgent they (Canadian officials) get access to Bashir as soon as possible so they can determine for themselves what his health is in light of these serious allegations," Waldman said yesterday. "It doesn't make sense they haven't had consular access. He's a Canadian citizen and should be granted consular access under the Vienna Convention." The reports of Makhtal's torture follow a raid last week on an oil refinery in eastern Ethiopia by gunmen. They killed 74 Ethiopian and Chinese workers and took seven Chinese hostage; they were freed five days later. The [soomaali Galbeed] National Liberation Front claimed responsibility for the attack. Makhtal left Ethiopia when he was 11 to attend school in Somalia. He came to Canada as a refugee, before moving to Kenya in 2002. There he married and started a business selling used clothing. Makhtal was arrested in late December on the Kenya-Somalia border, held in Kenya and then deported to Somalia and on to Ethiopia in late January. Said Maktal is worried that his cousin, who lived in Toronto's Riverdale neighbourhood for almost 11 years, will break under the torture. "Eventually, if it is his life that is at stake, he will talk and say whatever they want him to say," he said. "The international community should know what Ethiopia is doing ... Someone has to stand up and say `enough.' I'm hoping our government will do something about this. I want the international community to know they're not keeping their promise." The Toronto Star Baliis contribute your name on the petition. For both the lastest and old news, keep your eye on here.
-
'Ciidamada DF oo ku sii jeeda magaalada Kismayo'
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Paragon's topic in Politics
Kismaayo xaq Reer Waamo ayaa u leh. Waligoodna u lahaan doono. Galgaduud boys meeshaas ku dhamaaday waxba yee isdaalin, dhiigooda iyo hantidoodaba. Xaaraan maalin cad ma daahirto. Mise xaaraan macaankeeda ayaa loo bogi waaye? Mise ka quursada, mise haka quursanina, Kismaayo dadka xaqa u leh ayee u noqoneysaa, waana Reer Waamo. I thought waxee Maxkamadaha meesha ka dhigeen inay ku waano qaateen. Apparently not. Reer Barina waxaa dhihi lahaa Kismaayo laba walaalaheey naga mid ah ayaa guryo ku leh, ee xaq ayaa u leenahay, taas ma soconeyso. Soomaali dhan ayaa guryo ku leh magaaladaas, oona la isku yiraahdo Reer Waamo. Haddee Reer Waamo yihiin, qeybtooda Reer Waamo ayee wax ku leeyihiin. Afgaduud has no business to be in Kismaayo. Meesha dhul Reer Waamo waaye, iyagaana xaq u leh maamulkeeda, regardless cidda uu u dhashay/dhalatay, as long as asaga/iyada, aabihiis/hooyadeed iyo awoowgiis/ayeeydeed ku dhasheen dhulka, waa Reer Waamood. -
The kidnapping of Cabdiqaadir Nadaara
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
C/llaahi Xuseen (Maariyaa) “Saxaafaddu waa in ay sameysaa shaqo joojin & banaanbax ay ku dalbanayaan in la sii daayo Nadaara, Xaamud, & Max’ed Bashiir” C/llaahi Xuseen (Maariyaa) oo ka mid ah weriyeyaasha Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada London ee dalka Ingiriiska, ayaa ugu baaqay dowladda federaalka KMG ah ee Soomaaliya in si degdeg ah, oo shuruud la’aan ah lagu sii daayo Agaasimihii teleefishinka Universal ee xarunta Magaalada Muqdisho C/qaadir Cashar Nadaara iyo labo wariye oo ka tirsan isla taleefishinkaasi kuwaasoo kala ah Xaamud Maxamed Sheekh iyo Maxamed Bashiir Diiriye, wuxuuna Maariyaa sheegay in xariga weriyeyaashaasi ay tahay ku xadgudub xorriyada saxaafadda & dastuurka ay ku dhisan tahay dowladda federaalka, wuxuuna tilmaamay in dastuurka dowladdu qorayo in qof muwaadin ah uusan xirnaan karin waqti ka badan 48 saacadood iyadoo aysan xukumin maxkamad. “Waxaan ka codsanayaa dowladda federaalka in weriyeyaashaasi ay dib u helaan xorriyadooda” ayuu yiri Maariyaa, wuxuuna intaasi raaciyey in dowladda federaalka ay wada-shaqeyn la yeelato suxufiyiinta, kuna ixtiraamto howlahooda. “Waxaa nasiib darro ah in weriyeyaashaasi lagu iloobay xabsiga, oo aysan jirin cid soo hadal qaadeysa xarigooda, waana in hay’adaha saxaafadeed, sida: idaacadaha, wargeysyada & website-yadu ay sameeyeen shaqo joojin & banaanbaxyo lagu codsanayo in la sii daayo weriyeyaashaasi” ayuu yiri Maariyaa, wuxuuna intaasi raaciyey haddii aysan saxaafadu midoobin, in ay noqonaan 4-tii DIBI ee midba maalin la cunay. Dayniile Wariye ka tirsan Shabeelle oo loo taxaabay xabsiga degmada Afgooye Maajo 07, 07 - Wariyaha shabakadda warbaahinta shabelle uga soo warama magaalada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ayaa lagu soo waramayaa in maamulka degmadaasi ay xabsiga u taxaabeen. Wariye Xasan Mayoow ayaa la sheegay in saakay ay ciidamada maamulka degmada Afgooye ay xabsiga dhigeen, iyadoo wali aan la garaneyn sababaha ka dambeeya xarigga loo geeystay. Idaacadda Shabelle oo xiriir la sameysay maamulka degmada Afgooye ayaa waxa ay ka gaabsadeen in faahfaahin dheeraad ah ay ka bixiyaan sababaha loo xirey suxufigaasi oo la yiraahdo Xasan Mayoow Xasan. Arintaan ayaa waxa ay ku soo beegmeysaa xilli wariyeyaal ka tirsan TV ga Universal ay wali u xiran yihiin dowladda KMG ah ee Soomaaliya. Shabeelle -
Jenaraal Gabra [Garbara]. He is on the left, with the dark ookiyaal. This is one of the first images of him since his leading of Xabashi occupation in Xamar. Cadowgaaga in la barto ma xumo. Learn the de facto occupying leader in Xamar.
-
A little brain teaser-see if you can solve it
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Lake's topic in General
30 - 5 = 25 5 - 2 = 3 25 + 3 = 28 [not 27] Each man did not pay exactly nine dollars. They paid a few more cents each. -
Originally posted by Castro: ^^^^ So he's a collaborator? Well, in that case, invite (ok, lure) his dabodhilif behind to a coffee at the Jane and Finch donut shop and beat the xaar out of him. Miyaa? Maya naga dhaaf, no need to waxaas. I am not that violent person. Laakiin Jeen iyo Finj shimee kugu dambeysy? I don't know if there is or was a donut shop around on that intersection. Hmm....let's see, there is a couple of gas stations, two mid-based malls, hmm...oh, yeah, there is an old donut shop right next one of the gas stations, Country Style? Or was it Coffee Shop? Maan, I hadn't been to that area since 2003, I think.
-
Qof ayaa wareersan. Soomaalinimo wey jirtaa, weyna jiri doontaa. Dal iyo dad sokeeye isbaabiyo Soomaali ma ugu horeyn. Ma haboona in la isku qaldo ama lagu wareero Soomaalinimo and a few stooges Xabashadda u shaqeeyo, oo dalkooda u horseeday. They have nothing to do with Soomaalinimo, and they will tell you that in secret. They are few power-hungry qabyaalad-worshipping individuals who absolutely have nothing to do with Soomaalinimo iyo Soomaaliya. They are Soomaali ku sheeg. Baliis mar labaad, ha isku qaldin nimankaas waxmagaradda ah iyo Soomaalinimo. Soomaalinimo haddaa rabtid, let your models be and take a look at Aaden Cabdille Cismaan [Aaden Cadde, Eebba cimri iyo caafimaad ha siiyee], look at Cabdirashiid Cali Sharmaarke [Eebba ha u naxariistee], Cabdullaahi Ciise [Eebba ha u naxariistee], Janaraal Daa'uud [Eebba ha u naxariistee], Xaawo Taako [Eebba janaddiis haka waraabiyee], Siid Max'ed Cabdille Xasan [Eebbe ha u naxariistee], look at the Aabayaasheena Gobonimodoonka ahaa: Cismaan Geedi Raage, Yaasiin Xaaji Cismaan, Xaaji Max'ed Xuseen, Cabdiqaadir Sheekh Saqaawadiin, Khaliif Huudoow Macalin, Max'ed Cismaan Baarbe, Max'ed Faarax Hilowle [Farnaajo], Dheere Xaaji Dheere, Max'ed Cabdalle Xayeesi, Max'ed Cali Nuur, Cali Xasan Max'ed [barduura] iyo Daahir Xaaji Cismaan Sharmaarke [Dhagaweyne] iyo boqolaalkii u geeriyooday, kumanaantii u dhaawacmay Soomaalinimo ee dagaaladdii kululaa ee Soomaali Galbeed. Soomaalinimo dad ayaa usoo halgamay, u geeriyooday, maantana dadkee usoo halgameen ama faracooda inay aflagaadeeyaan waxee usoo halgameen waa ayaandaro weyn. Maanta few waxmagarado Soomaali ku sheeg Xabasho usoo hoggaamiyo dalka waa wax laga xumaado, laga murugooda. Laakiinse intee nagu jirto dhiig Soomaalinimo waligeen waa jiri doonaa, dalkeena waa xureyn doonaa iyo dhulkeenaba inta naga maqan, Eebba ha idmo. Dadkaas haddee Soomaalinimo sheeganayaan ma'aha in Soomaalinimo loo gafo; Islaanimaba wey kula sheegayaan, mana arki adigoo Islaamka u gafeysid. Saa u kala saartay taas, about Islaamka iyo iyaga, u kala bixi tan kale, about Soomaalinimadda iyo iyaga, the few stooges.
-
"There will be no more fighting in Somalia as the extremists were defeated by the Somali armed forces ," Yusuf said in a press conference... Been tan la timid ah maba isoo marin. Maalin caddeey ayaaba la isku dhiibaa.
-
A/Y TO COME TO HARGEISA FOR NEGOTIATIONS ??
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by Castro: Red, while many here would argue against the legitimacy of the secession cause, I'm more interested in its history. You may not know this but do you have any idea who the god father of the movement is? And when did it first appear in the discourse? It may be that the secession of Somaliland is a forgone matter but I dare those who're for or against it to answer the questions I asked above. I sure don't know the answers. You've asked a decent question, I will try to give a decent answer. [Afeef (disclaimer): my following answer has nothing to do with the Stooge of Xabashadda, dowlad ku sheega or any Soomaali ku sheeg that supports Xabashi's occupation of our land.] Soomaali National Movement [ama aan u fasiree Afsoomaali, Dhaqdhaqaaqa Qaranimadda Soomaaliyeed] was not a separatist jabhad. Its manifesto did not carry any separation or dismemberment of Soomaaliya. Their main and only objective was to free the injustice [as they perceived] the gobolladda Waqooyi from the last regime, and that was it. It was not a movement that had a clear-cut, defined idea that proposed in dalka la kala jaro. Besides seeking and striving to topple the last dictatorial regime, it also sought a fair and just power-sharing new deal in Soomaali-wide, particularly for gobolladda Waqooyi. The separatist ideas was not a forethought, well-meditated objective when it came about sovereignty. The idea of separate political separation came out nowhere, almost an impulse and was a reaction to the perceived misjuged 'wrong-doings' still committed by whom they referred as "Southerner" politicians even as the regime fell. The impulse reaction stems from the quick appointing of Cali Mahdi Maxamed as an interim president, mostly anointed and chosen by what was then known as Manifesto Group in Jabuuti in early 1991. Some later-day separatists, such as Cumar Carte Qaalib, were supporters of Cali Mahdi. In fact, he was his first 'prime minister.' The SNM leaders thought this was a second great act of injustice, first being the policies of the just fallen regime, since no body consulted with them. In fact, no body consulted all of the jabhadaha dalka ka dagaalamaayi that time, including USC. Max'ed Faarax Caydiid, who was caught off-guard while still fighting in deep south, too, was not pleased, did not sit well with, and it was this -- the quick anointment of Cali Mahdi as a president chosen by a self-selected few -- that harbingered Caydiid-Cali Mahdi's deadly conflict that soon to follow. It was a deadly precursor that the planners did not intend to have imagined. Erring greatly by not consulting the Soomaali-wide, those who appointed Cali Mahdi, too, had not imagined that their decision will hasten the self-declaration of a new 'country' in Waqooyi. C/raxmaan Tuur's SNM, Cumar Jees' SPM and Caydiid's USC -- the then three largest jabhad guerrillas in the country -- all had a secret, Xabashi-executed plan. One of the plan was when the regime falls, the three guerrillas will gather in Xamar and choose among themselves an interim president. Another naive misjudgment about Soomaali people. They [the repel leaders] did not envision Manifesto Group -- whose members were prominent civilian businessmen, former senior politicians, wealthy men and intellectuals, Cali Mahdi among them, that signed fearlessly a public baaq [hence the 'manifesto'] in late 1989 asking Max'ed Siyaad Barre to peacefully resign and leave for exile, promising no prosecution would follow him and his family -- would abruptly appoint one of their own. Those who selected Cali Mahdi did not envision this, either; neither did those who quickly declared their hastened sovereignty in Burco right after Cali Mahdi's selection as an interim president. It was simply an overreaction, and perhaps using this threatening card, they thought, perhaps, they will get a greater concession from the south's leaders. Those few days and weeks or even months that followed the collapse of the regime really caused the predicament we find ourselves in now. Each of them equally made a miscalculated, misjudged, ill-advised political decisions that, alas, would soon affect millions of Soomaalis, including us the SOLers. Can we now move from here, in midnimo, walaaltinimo iyo iskaashinimo, intending in sound mind to learn and correct all the mistakes those said groups above did? The is answer is yours.