-
Content Count
17,641 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Another Maki Xaaji Banaadir classic. It is already classic, though new. Ninkaas gacan iyo jilib aan u taagay. Watch it on here. Waa buubaa Baddaa galaa Bacda dhuuqso Baalweynta yaa lagaa boojeyn [isbaareysan] Businesska nuur maleh Ganacsiga biyacabaal maleh Beesadda sarif maleh Baaqa soo celin maleh Kun aa u weyn kun aa u yar Bulshada shiid waaye Dad badan ayaa garan heestaan micnaha ka dambeyso, laakiin dadkii hore ayaa kasaayo wuxuu ula jeedo. Buufiska waxa keeno ayuu ula jeedaa maanta, dalkii yo dalkiiba gadaal loo dhigay, la wada afgambiye. Buufis waxaas keenay, qofkii u adkeysan waaye, siiba dadkii hore magaaladda deganaa.
-
SOMALILANDERS WILL NEVER AGREE TO TURN BACK THE CLOCK
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
J. Peter Pham The confused Vietcon once again writes another amateur, uninformed article, masqueraded as a political piece. Whoever hired this -- and I am sure he is on commission -- should be fired. Even if some of our Waqooyi brothers' lobbying budget is not that much, hiring confused, mumbling Vietcon, who is totally ignorant about what is happening in Soomaaliya, is wasting some needy hard currency and a bandwith. This Vietcon [or should I say Vietcong?] should devote his little time advocating the dismemberment of south and north Vietnam once again, since they were not "officially" together and were de facto independent nations for more than two decades. -
Interesting Article in the Economist from 1960
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Centurion's topic in Politics
The Pan-Somali movement is led from Mogadishu by an exile from French Somaliland , but all Somali politicians automatically include it in their creed. Can anyone guess who that man was? I would love to see him alive today and see wuxuu asaga iyo halyeydii kale ee aabiyaasheen usoo halgameen damiirlaawiyaal stooges ah qashinka ku daray maanta. -
Dedicated to Md. Aaden Cadde
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
With Jamaal C/naasir With the Xabashi Emperor, Xeylasalaase [At the back, in military dress, is Xuseen Kulmiye Afrax (Eebba ha u naxariisto).] With Jomo Kenyatta, the former Kenyan president With former Ghanaian president and pan-African leader, Kwame Nkrumah With Marxuum C/rashiid Jeneraal Daa'uud (Eebba ha u naxariistee) on his right, Xuseen Kulmiye on the left -
Since madaxweynihii heybada iyo qaayaha lahaa ee Mudane Aaden Cabdille Cismaan uu sariir saaranyahay oo isbitaal ku jiro, this thread is solely dedicated to him. Aabihii wadanka, aabihii ummada Soomaaliyeed, Aaden Cadde, Eebbe caafimaad iyo cilmi dheer wanaagsan ha siiyo -- aamiin, aamiin. [Fadlan u duceeya.] A rare pictorial images I found on another site, but unfortunately was on a slide and without any identification. I separated them as an still images. Enjoy. Md. Aaden Cadde with Marxuum C/rashiid Cali Sharmaarke (Eebba ha u naxariistee). [On his immediate left.] His swearing-in inauguration At Cumra in Makka. [The circled face behind him is my old man, who I can easily recognize even as the image being small. We had many pictures like this, some we unfortunately have lost, being a casualty of civil war.] Easily relaxing at home With Marxuum C/rashiid (Eebbe ha u naxariistee, on his right) and Jamaal C/naasir, former president of Masar {Eebbe ha u dambi dhaafee) Marxuum C/rashiid (Eebba ha u naxariistee) at his right again. The smiles, the happiness. Waayo waayo, waayadee Soomaalida heybad lahayd. On his left, I think, is Max'ed Cawaale Liibaa (Eebba ha u naxariisto), the creator of Soomaali flag.
-
Xogogaal, ma hubtaa in wax la tirtiray, walaaloow? Ani wax ma tirtirin, haddii la tirtirayna amuu qoraalkaaga ku jiray qabiil. Kusoo celi mar labaad, hadduu horey magac qabiil ugu jirayna ka gooy markaan.
-
Mahadsanidiin reer Landhan iyo Odhawa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Reer Norway again. Waxaa Maanta [May 18] ka dhacay magaalada Oslo ee dalka Norway banaanbax balaaran oo ey soo qaban qaabiyeen jaaliyadaha Somaliyed ee ku dhaqan dalka Norway, kaasoo looga soo Horjeeday Xasuqii Ka dhacay Dalka Soomaaliya, gaar ahaan Caasimada Muqdisho, ciidamada Itoobiyaanka ah ee ku sugan gudaha Soomaaliya. Dadka banaabaxayay oo lagu qiyaasay tiradooda in ka badan 700 oo qof ayaa waxa ey wateen boorar qaarkood muujinaya xasuuqa ey ka geysteen gudaha Somaliya dowlada Itoobiya oo iyagu isku beheystay waxa ey ugu yeereen la dagaalanka argagixisada Somaliya, iyagoo duqeyn xoog leh ey u geysteen Dadka Soomaliyeed kana Barakiciyay guryahoodii ee ku yaalo Magaalada Muqdisho. Xigasho -
Mahadsanidiin reer Landhan iyo Odhawa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Finally, Reer Holland. One of the biggest banaanbax aan arkay by Soomaalida dibadjooga. Aad ayee u mahadsanyihiin, Reer Holland. Waxaa Sabtidii, 19-05-2007, ka dhacay magaalada Denhaag (The Hague) ee waddanka Nederland bannaanbax aad u weyn oo lagu diiddan yahay ciidamada Itoobiya ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya. Waxaa kale oo bannaanbaxa looga cabanayay xadgudubyada bani’aadminnimada ka dhanka ah ee ka dhacay Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho oo ay bilihii u dambeeyay dhibaatooyin lixaad lihi ka dhaceen. Boqollaal Soomaali ah oo isaga yimid gobollada waddanka Nederland ayaa iyagoo qiireysan socod ka soo bilaabay saldhigga tareennada ( Central Station) ee magaalada Denhaag, iyagoo socodkaas ku tagay dhismaha xarunta Baarlamaanka. More pictures -
Liberia: Somalian Refugees in Liberia turn street beggars
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Paragon's topic in Politics
I've emailed the other day the reporter who reported this unfortunate war, asking if he can take some photos of them. [i was a bit cynical, still am.] He emailed back: "Sorry for not replying you sooner. I have been out of Monrovia doing some investigation in Yekepa with Mittal Steel. I can assure you that since we published that report, several efforts have been made to assist those African mothers and sisters. However, we are making sure that they first of all be cater to before the raing season. I will try to do a photo next time when I am reporting on Somalia Refugees. this report has claim not only your concern but Officials in Government. This was another means to address their plight. I will keep you in touch." -
Somalia: The Dynamics of Post-Intervention Political Failure
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Castro's topic in Politics
Originally posted by Xoogsade: Well written article by an infomed nonsomali. The future is bleak simply put. Mala yaabateen how warlord A/Y is asking for 40 million to reconcile unwarring somali clans? - Rounding up elders who disagree with them at gunpoint = $20 million. - Painting the old building allocated for the warlords and their kidnapped , and buying second hand furniture to sit on is another $ 20 million. Warlord Yusuf and his henchmen need to get real and accept they are the only problem somalis have. Thta is called anabashed tuugsiness. Xishood ma jiro, every single darn occasion tuugsi ayee ku jiraan, led by the Stooge Father of Xabashadda. "Ar caalamka ha naga soo gaaro, oo musqulaha dhaqidtooda hal milyan ku baxeyso ee na siiya ... War caalamka aaweya oo jikada alaabta taalo laba milyan ku baxeyso, ee noo soo dira ..." Magac Soomaali ayaa la rabaa in lagu qaraabta that never buuxsamaayo jeeb. -
It is not political correct to use a clan name as a region. It is a colonial invention, who wanted to promote clan interests in Soomaalis and downplay Soomaali unity and consciousness, thus giving explicit clan names to some regions they occupied like Bari, Soomaali Galbeed and Jabuuti [French Territories of ...]. The name universally known and accepted to Soomaalis on that occupied land is Soomaali Galbeed. It is neutral and is the interest of the gobolka's liberation.
-
Somalia: The Dynamics of Post-Intervention Political Failure
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Castro's topic in Politics
Reading the monthly reports by Mr. Weinstein, one concludes how amazingly micro-informed he is about the Soomaaliya's political scene. Runtii, considering him being a non-Soomaali, he is much better informed than most Soomaalis. He also accurately conveys what is on the ground, accompanied by as little an editorial comment as possible. -
Qoraalka wuxuu ka koobanyahay
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in News - Wararka
Buuxo -- horta wali ma buuxsamin miyaa? -- 'essay' waxaa la dhahaa maqaal, sidaan kor ku qoray. Dad qaarna curis ayee dhahaan. -
And...a hero dies...Somalia's first president passes away
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Paragon's topic in Politics
Eebba caafimaad wanaagsan oo wacan ha u kordhiyo iyo cilmi dheer wanaagsan ha ugu sii siyaadiyo aabaheen Md. Aaden Cabdille Cismaan -- aamiin, aamiin. U duceeya. -
Waa war lagu farxo, siiba kuweena daneeyo xoriyadda warbaahinta.
-
Waa geed ee dadka Muqdisho aaminsanyihiin inay keeneeen ciidamaddii Unisom ee horaantii sagaashameydii. Inkastoo uuba geed ahayn, saan u maleeyo, uu yahay kaliya wax dhulka kaliya ku faafo. Boocbooc camal in uu yahay aan jeclahay.
-
Liberia: Somalian Refugees in Liberia turn street beggars
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Paragon's topic in Politics
Markaa naxay waxee ahayd markaan ku arkay Soomaali hooyooyin iyo ciyaalkooda dhabarka u suran ku tuugsanaayo xaafadaas Soomaalida ka degto ee Nayroobi, Islii. The year was 2003. The Islii aan ogaa in early 1990s iyo kaas aan soo arkay aad iyo aad ayee u kala duwanayeen. Isliigii hore Soomaalidii hore waa iscaawin jireen, hadana dad wada ladanaa ayee u badnaayeen. I suppose dadkaas waa soo wada baxay. Waxa iga sii nixiye waxee ahayd, dadka caadi ayeeba la ahayd, oo Soomaaliya la dhexjoogo camal. ----------- PS - There is a famous boulevard in Monrovia, too, called Somalia Road. So was in Xamar, a one well-known called Via Liberia at degmadda Waaberi. The story went the then two presidents of the nations exchanged to name each other's country name a major street in their respective countries. -
Venus=Shuhuura, Maqalo xidh-xidh ama xidigta waabiri
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to nuune's topic in News - Wararka
Haa, widaayoow, waa maqlay "Jupiter" in afkeena suuban lagu dhaho Cirjeex. Raage waxaa la dhahaa "Saturn" asagana. Labadaas aa isoo xasuusisay. -
Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo maanta Muqdisho lagu dilay Jimco, Maajo 18 , 2007 - Alle ha u naxariistee G/lle sare Axmed Siyaad Cabdulle oo ka mid ahaa Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta lagu dilay Xaafadda Baar Ubax ee Degmada Howlwadaag. Wiil dhalinyaro ah oo Bastoolad ku hubeysnaa ayaa geystay dilka Sarkaalka, sida ay dad goob-joogaal ah u sheegeen HOL, kaasi oo markii uu dilka geystay kadib baxsaday, iyadoo dabadeedna ay meydka marxuumka wadada ka soo qaadeen dad aqoonsaday. C/naasir Axmed Siyaad oo ah Wiil uu dhalay Marxuumka ayaa sheegay in lagu soo wargeliyay geerida Aabahood, xili uu marxuumka gurigiisa wax yar ka sii maqan yahay, wuxuuna carrabka ku dhuftay in loo sheegay in uu dilka Aabihiis geystay Wiil Dhalinyaro ah oo baxsaday isagoo aan xitaa la aqoonsan. C/naasir waxaa uu sheegay in Aabihiis oo ka tirsanaa Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan qeybta Madaafiicda Goobta uu muddooyinkan dambe ahaa nin Nabad-doon ah oo aan howlaha Ciidamada ku dhex jirin . Magaalada Muqdisho ayaa beryahan waxay noqotay mid la ugaarsado Saraakiisha iyo Ciidamada Dowladda Federaalka, waxaana shalay iyo dorraad lagu dilay gudaha Suuqa Bakaaraha labo Askari oo ka tirsan Ciidamada Dowladda, kuwaasi oo ku guda jiray sugidda Ammaanka Suuqa. Sanadkii 2005 ayay ahayd markii Saraakiil badan oo ka tirsanaa Ciidamadii Soomaaliya lagu dilay Magaalada Muqdisho, kuwaasi oo aan ilaa iyo haatan la ogeyn sababtii ka dambeysay dilkooda, marka laga reebo in loo bar tilmaameedsaday in ay Ciidamo hore ahaayeen. Xigasho
-
Somalia comes first place in ................
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to nuune's topic in Politics
-
Magac Soomaaliyeed u bixi, they are "Islamic" too oo yaa u diiday. Magacyadaan qaabka daran Carabta xataa la bixin maalmahaan la isla dhexwareego ayaanba la yaabaa. Soomaalidii kalsoonidii maa ka dhuntay? Unique or not, u bixi Soomaali. Magacyada sida Ilsan, Falsan, Filsan Aragsan, Maansan ... [ereyga 'san' ayaa qurxiyo magacyada, oo wada wado 'good'], haddaa kuwa 'san' wax ka weysidna tan 'deeq' ka raadi, sida Maandeeq, Indhadeeq, Deeqo, Deeqsan [waaba labada la isku kabay]. Haddaadan kuwaas u bogin, u bixi the beautiful, common ones: Falis, Hodan, Haboon, Ayaan, Kaaha, Ladan, Idil, Sagal, etc. Another unique one is Qani Intaas waa gabdhihii. Wiilashana haddaa mid 'unique' rabtid waxaa ula bixi kartaa, just reinventing, you know: Deeqsade, Mahaddoon, Guuldoon, Samaandoon, Xumaandiid, Saxardiid, Qamaan, Looyaan, Sooyaan, Abyaan ... Ama the usual caanka ah, Hanad, Liibaan, Guuleed, Mahad, Kaafi, Kaahin, Kaahiye, Bootaan, Raabi. Just name them any Soomaali name. We've had enough of Carabi names.
-
Haddaa qoraal qoreysid -- ha ahaado buug, warqad, maqaal, iwm -- waa laga maarmaan xirfadaha hoos ku qoran inaad ogaatid. Xirfadaas oo kala ah: Tusmada buugga = table of contents Tusmo = contents Muujiye = index Gogoldhig = preface Hordhac = introduction Afeef = disclaimer Gogoldhig = foreword Mahadnaq = acknowledge Tixraax = source Lifaaq = appendix Maraajic = reference Raadraac = bibliography Xigasho = source Cududaar = apology Qaamuusyare = glossary Daabacaad = publication Gunaanad [qatin] = epilogue Kahorbilaaw = prologue [erey uma helin u dhigmo kan. Kahorbilaaw ka warama?] Hakad = comma Hakaddhibicle = semicolon Joogsi = period [full stop] Labadhibicle = colon Hamso = apostrophe Jiitinweyne = dash Jiitinyare = hyphen Qooys [not 'qoys] = bracket Calaamadyaab = exclamation mark Calaamadsu'aal = question mark Calaamadxidig = asterisk Baraakad = quotation mark Astaamayn = punctuation Soogaabiye = abbreviations/acronym Labadhibcood = umlaut [ä] N.B. = PS [postscript] Jaldi = cover Cutub = chapter Cinwaan = title Bog = page Tuduc = paragraph Weer = sentence Erey = word Xaraf = letter Kaladurkin [banaan] = space
-
Venus=Shuhuura, Maqalo xidh-xidh ama xidigta waabiri
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to nuune's topic in News - Wararka
Nuune, haye, "Venus" maxaa ka maqashay? Buuggii loogu magacdaray "Bajaqyaasha waxee ka yimaadeen Venus, Maraxyaashana Mars" maa aqrisay, oo meeshaas inaa wax kale siyaado kasoo dabato maala rabaa hee. Sida loo sharxay aaba i dishay. Magac Soomaali in uu wato horey aan u maqlay, inkastoo aanan xasuusan hadda; marka magacaas shuhuura miyaa? Xidigta Waaberi iyadana ma xumo. Ereyga aan ugu jeclahay ku saabsan waxaas waa Dayacgacmeed. Qofkii isku kabay labadaas erey waxyaabo badan ayuu alifi lahaa runtii. -
Gobollada iyo degmooyinka Soomaali Galbeed saan ayee u kala baxaan. Waa sagaal gobol iyo ku dhawaad konton degmo [badanaa waa tuulooyin, inkastoo degmo la leeyahay]. Gobolka Afdheer: Baareey Ceelkari Codcusbo [ ] Hargeele Jarati Gobolka Dhagaxbuur: Dhagaxbuur Dhagaxmadoow Gaashaamo Awaare Gobolka Dooloow: Danood Booq Galadi Qoriile Wardheer Gobolka Godey: Cadaadle Abaaqaroow Dhanaan Feerfeer Godey Iimeeyda Labaad Qalaafe Mustaxiil Gobolka Jigjiga: Jigjiga Dhagaxle Gursum Awbarre Wajaal Xarshin Qabribayax Gobolka Liibaan: Dooloow Mooyaale Filtu Nageyle Gobolka Nogob: Fiiq Iimeey Salaxaad Xamaro Sagag Gobolka Qoraxey: Qabridahare Dhoobweyn Shaygoosh Shilaabo Gobolka Shiniile: Dirirdhaba Dawaanle Xarar Shiniile Ayshica Casbuli -------------- Next leyli, the occupied NFD.