Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,437
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    310

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. With Jamaal C/naasir With the Xabashi Emperor, Xeylasalaase [At the back, in military dress, is Xuseen Kulmiye Afrax (Eebba ha u naxariisto).] With Jomo Kenyatta, the former Kenyan president With former Ghanaian president and pan-African leader, Kwame Nkrumah With Marxuum C/rashiid Jeneraal Daa'uud (Eebba ha u naxariistee) on his right, Xuseen Kulmiye on the left
  2. Since madaxweynihii heybada iyo qaayaha lahaa ee Mudane Aaden Cabdille Cismaan uu sariir saaranyahay oo isbitaal ku jiro, this thread is solely dedicated to him. Aabihii wadanka, aabihii ummada Soomaaliyeed, Aaden Cadde, Eebbe caafimaad iyo cilmi dheer wanaagsan ha siiyo -- aamiin, aamiin. [Fadlan u duceeya.] A rare pictorial images I found on another site, but unfortunately was on a slide and without any identification. I separated them as an still images. Enjoy. Md. Aaden Cadde with Marxuum C/rashiid Cali Sharmaarke (Eebba ha u naxariistee). [On his immediate left.] His swearing-in inauguration At Cumra in Makka. [The circled face behind him is my old man, who I can easily recognize even as the image being small. We had many pictures like this, some we unfortunately have lost, being a casualty of civil war.] Easily relaxing at home With Marxuum C/rashiid (Eebbe ha u naxariistee, on his right) and Jamaal C/naasir, former president of Masar {Eebbe ha u dambi dhaafee) Marxuum C/rashiid (Eebba ha u naxariistee) at his right again. The smiles, the happiness. Waayo waayo, waayadee Soomaalida heybad lahayd. On his left, I think, is Max'ed Cawaale Liibaa (Eebba ha u naxariisto), the creator of Soomaali flag.
  3. Xogogaal, ma hubtaa in wax la tirtiray, walaaloow? Ani wax ma tirtirin, haddii la tirtirayna amuu qoraalkaaga ku jiray qabiil. Kusoo celi mar labaad, hadduu horey magac qabiil ugu jirayna ka gooy markaan.
  4. Reer Norway again. Waxaa Maanta [May 18] ka dhacay magaalada Oslo ee dalka Norway banaanbax balaaran oo ey soo qaban qaabiyeen jaaliyadaha Somaliyed ee ku dhaqan dalka Norway, kaasoo looga soo Horjeeday Xasuqii Ka dhacay Dalka Soomaaliya, gaar ahaan Caasimada Muqdisho, ciidamada Itoobiyaanka ah ee ku sugan gudaha Soomaaliya. Dadka banaabaxayay oo lagu qiyaasay tiradooda in ka badan 700 oo qof ayaa waxa ey wateen boorar qaarkood muujinaya xasuuqa ey ka geysteen gudaha Somaliya dowlada Itoobiya oo iyagu isku beheystay waxa ey ugu yeereen la dagaalanka argagixisada Somaliya, iyagoo duqeyn xoog leh ey u geysteen Dadka Soomaliyeed kana Barakiciyay guryahoodii ee ku yaalo Magaalada Muqdisho. Xigasho
  5. Finally, Reer Holland. One of the biggest banaanbax aan arkay by Soomaalida dibadjooga. Aad ayee u mahadsanyihiin, Reer Holland. Waxaa Sabtidii, 19-05-2007, ka dhacay magaalada Denhaag (The Hague) ee waddanka Nederland bannaanbax aad u weyn oo lagu diiddan yahay ciidamada Itoobiya ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya. Waxaa kale oo bannaanbaxa looga cabanayay xadgudubyada bani’aadminnimada ka dhanka ah ee ka dhacay Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho oo ay bilihii u dambeeyay dhibaatooyin lixaad lihi ka dhaceen. Boqollaal Soomaali ah oo isaga yimid gobollada waddanka Nederland ayaa iyagoo qiireysan socod ka soo bilaabay saldhigga tareennada ( Central Station) ee magaalada Denhaag, iyagoo socodkaas ku tagay dhismaha xarunta Baarlamaanka. More pictures
  6. I've emailed the other day the reporter who reported this unfortunate war, asking if he can take some photos of them. [i was a bit cynical, still am.] He emailed back: "Sorry for not replying you sooner. I have been out of Monrovia doing some investigation in Yekepa with Mittal Steel. I can assure you that since we published that report, several efforts have been made to assist those African mothers and sisters. However, we are making sure that they first of all be cater to before the raing season. I will try to do a photo next time when I am reporting on Somalia Refugees. this report has claim not only your concern but Officials in Government. This was another means to address their plight. I will keep you in touch."
  7. Originally posted by Xoogsade: Well written article by an infomed nonsomali. The future is bleak simply put. Mala yaabateen how warlord A/Y is asking for 40 million to reconcile unwarring somali clans? - Rounding up elders who disagree with them at gunpoint = $20 million. - Painting the old building allocated for the warlords and their kidnapped , and buying second hand furniture to sit on is another $ 20 million. Warlord Yusuf and his henchmen need to get real and accept they are the only problem somalis have. Thta is called anabashed tuugsiness. Xishood ma jiro, every single darn occasion tuugsi ayee ku jiraan, led by the Stooge Father of Xabashadda. "Ar caalamka ha naga soo gaaro, oo musqulaha dhaqidtooda hal milyan ku baxeyso ee na siiya ... War caalamka aaweya oo jikada alaabta taalo laba milyan ku baxeyso, ee noo soo dira ..." Magac Soomaali ayaa la rabaa in lagu qaraabta that never buuxsamaayo jeeb.
  8. It is not political correct to use a clan name as a region. It is a colonial invention, who wanted to promote clan interests in Soomaalis and downplay Soomaali unity and consciousness, thus giving explicit clan names to some regions they occupied like Bari, Soomaali Galbeed and Jabuuti [French Territories of ...]. The name universally known and accepted to Soomaalis on that occupied land is Soomaali Galbeed. It is neutral and is the interest of the gobolka's liberation.
  9. Reading the monthly reports by Mr. Weinstein, one concludes how amazingly micro-informed he is about the Soomaaliya's political scene. Runtii, considering him being a non-Soomaali, he is much better informed than most Soomaalis. He also accurately conveys what is on the ground, accompanied by as little an editorial comment as possible.
  10. Buuxo -- horta wali ma buuxsamin miyaa? -- 'essay' waxaa la dhahaa maqaal, sidaan kor ku qoray. Dad qaarna curis ayee dhahaan.
  11. Eebba caafimaad wanaagsan oo wacan ha u kordhiyo iyo cilmi dheer wanaagsan ha ugu sii siyaadiyo aabaheen Md. Aaden Cabdille Cismaan -- aamiin, aamiin. U duceeya.
  12. Waa war lagu farxo, siiba kuweena daneeyo xoriyadda warbaahinta.
  13. Waa geed ee dadka Muqdisho aaminsanyihiin inay keeneeen ciidamaddii Unisom ee horaantii sagaashameydii. Inkastoo uuba geed ahayn, saan u maleeyo, uu yahay kaliya wax dhulka kaliya ku faafo. Boocbooc camal in uu yahay aan jeclahay.
  14. Markaa naxay waxee ahayd markaan ku arkay Soomaali hooyooyin iyo ciyaalkooda dhabarka u suran ku tuugsanaayo xaafadaas Soomaalida ka degto ee Nayroobi, Islii. The year was 2003. The Islii aan ogaa in early 1990s iyo kaas aan soo arkay aad iyo aad ayee u kala duwanayeen. Isliigii hore Soomaalidii hore waa iscaawin jireen, hadana dad wada ladanaa ayee u badnaayeen. I suppose dadkaas waa soo wada baxay. Waxa iga sii nixiye waxee ahayd, dadka caadi ayeeba la ahayd, oo Soomaaliya la dhexjoogo camal. ----------- PS - There is a famous boulevard in Monrovia, too, called Somalia Road. So was in Xamar, a one well-known called Via Liberia at degmadda Waaberi. The story went the then two presidents of the nations exchanged to name each other's country name a major street in their respective countries.
  15. Haa, widaayoow, waa maqlay "Jupiter" in afkeena suuban lagu dhaho Cirjeex. Raage waxaa la dhahaa "Saturn" asagana. Labadaas aa isoo xasuusisay.
  16. Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo maanta Muqdisho lagu dilay Jimco, Maajo 18 , 2007 - Alle ha u naxariistee G/lle sare Axmed Siyaad Cabdulle oo ka mid ahaa Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta lagu dilay Xaafadda Baar Ubax ee Degmada Howlwadaag. Wiil dhalinyaro ah oo Bastoolad ku hubeysnaa ayaa geystay dilka Sarkaalka, sida ay dad goob-joogaal ah u sheegeen HOL, kaasi oo markii uu dilka geystay kadib baxsaday, iyadoo dabadeedna ay meydka marxuumka wadada ka soo qaadeen dad aqoonsaday. C/naasir Axmed Siyaad oo ah Wiil uu dhalay Marxuumka ayaa sheegay in lagu soo wargeliyay geerida Aabahood, xili uu marxuumka gurigiisa wax yar ka sii maqan yahay, wuxuuna carrabka ku dhuftay in loo sheegay in uu dilka Aabihiis geystay Wiil Dhalinyaro ah oo baxsaday isagoo aan xitaa la aqoonsan. C/naasir waxaa uu sheegay in Aabihiis oo ka tirsanaa Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan qeybta Madaafiicda Goobta uu muddooyinkan dambe ahaa nin Nabad-doon ah oo aan howlaha Ciidamada ku dhex jirin . Magaalada Muqdisho ayaa beryahan waxay noqotay mid la ugaarsado Saraakiisha iyo Ciidamada Dowladda Federaalka, waxaana shalay iyo dorraad lagu dilay gudaha Suuqa Bakaaraha labo Askari oo ka tirsan Ciidamada Dowladda, kuwaasi oo ku guda jiray sugidda Ammaanka Suuqa. Sanadkii 2005 ayay ahayd markii Saraakiil badan oo ka tirsanaa Ciidamadii Soomaaliya lagu dilay Magaalada Muqdisho, kuwaasi oo aan ilaa iyo haatan la ogeyn sababtii ka dambeysay dilkooda, marka laga reebo in loo bar tilmaameedsaday in ay Ciidamo hore ahaayeen. Xigasho
  17. Dumar iyo timo jiidjiid markee dagaalamaan ayaaba isku nacay. Ayaandaro kale waaye hadduu warkaan runyahay. Laakiin is our baradar Badgaduudoow hokey? Perhaps basayuulka madaxa xiiran ka muuqdo waaye, isku fiirsanaayo dagaalka gabdhaha. Xaasidsanaa.
  18. Magac Soomaaliyeed u bixi, they are "Islamic" too oo yaa u diiday. Magacyadaan qaabka daran Carabta xataa la bixin maalmahaan la isla dhexwareego ayaanba la yaabaa. Soomaalidii kalsoonidii maa ka dhuntay? Unique or not, u bixi Soomaali. Magacyada sida Ilsan, Falsan, Filsan Aragsan, Maansan ... [ereyga 'san' ayaa qurxiyo magacyada, oo wada wado 'good'], haddaa kuwa 'san' wax ka weysidna tan 'deeq' ka raadi, sida Maandeeq, Indhadeeq, Deeqo, Deeqsan [waaba labada la isku kabay]. Haddaadan kuwaas u bogin, u bixi the beautiful, common ones: Falis, Hodan, Haboon, Ayaan, Kaaha, Ladan, Idil, Sagal, etc. Another unique one is Qani Intaas waa gabdhihii. Wiilashana haddaa mid 'unique' rabtid waxaa ula bixi kartaa, just reinventing, you know: Deeqsade, Mahaddoon, Guuldoon, Samaandoon, Xumaandiid, Saxardiid, Qamaan, Looyaan, Sooyaan, Abyaan ... Ama the usual caanka ah, Hanad, Liibaan, Guuleed, Mahad, Kaafi, Kaahin, Kaahiye, Bootaan, Raabi. Just name them any Soomaali name. We've had enough of Carabi names.
  19. Haddaa qoraal qoreysid -- ha ahaado buug, warqad, maqaal, iwm -- waa laga maarmaan xirfadaha hoos ku qoran inaad ogaatid. Xirfadaas oo kala ah: Tusmada buugga = table of contents Tusmo = contents Muujiye = index Gogoldhig = preface Hordhac = introduction Afeef = disclaimer Gogoldhig = foreword Mahadnaq = acknowledge Tixraax = source Lifaaq = appendix Maraajic = reference Raadraac = bibliography Xigasho = source Cududaar = apology Qaamuusyare = glossary Daabacaad = publication Gunaanad [qatin] = epilogue Kahorbilaaw = prologue [erey uma helin u dhigmo kan. Kahorbilaaw ka warama?] Hakad = comma Hakaddhibicle = semicolon Joogsi = period [full stop] Labadhibicle = colon Hamso = apostrophe Jiitinweyne = dash Jiitinyare = hyphen Qooys [not 'qoys] = bracket Calaamadyaab = exclamation mark Calaamadsu'aal = question mark Calaamadxidig = asterisk Baraakad = quotation mark Astaamayn = punctuation Soogaabiye = abbreviations/acronym Labadhibcood = umlaut [ä] N.B. = PS [postscript] Jaldi = cover Cutub = chapter Cinwaan = title Bog = page Tuduc = paragraph Weer = sentence Erey = word Xaraf = letter Kaladurkin [banaan] = space
  20. Nuune, haye, "Venus" maxaa ka maqashay? Buuggii loogu magacdaray "Bajaqyaasha waxee ka yimaadeen Venus, Maraxyaashana Mars" maa aqrisay, oo meeshaas inaa wax kale siyaado kasoo dabato maala rabaa hee. Sida loo sharxay aaba i dishay. Magac Soomaali in uu wato horey aan u maqlay, inkastoo aanan xasuusan hadda; marka magacaas shuhuura miyaa? Xidigta Waaberi iyadana ma xumo. Ereyga aan ugu jeclahay ku saabsan waxaas waa Dayacgacmeed. Qofkii isku kabay labadaas erey waxyaabo badan ayuu alifi lahaa runtii.
  21. Gobollada iyo degmooyinka Soomaali Galbeed saan ayee u kala baxaan. Waa sagaal gobol iyo ku dhawaad konton degmo [badanaa waa tuulooyin, inkastoo degmo la leeyahay]. Gobolka Afdheer: Baareey Ceelkari Codcusbo [ ] Hargeele Jarati Gobolka Dhagaxbuur: Dhagaxbuur Dhagaxmadoow Gaashaamo Awaare Gobolka Dooloow: Danood Booq Galadi Qoriile Wardheer Gobolka Godey: Cadaadle Abaaqaroow Dhanaan Feerfeer Godey Iimeeyda Labaad Qalaafe Mustaxiil Gobolka Jigjiga: Jigjiga Dhagaxle Gursum Awbarre Wajaal Xarshin Qabribayax Gobolka Liibaan: Dooloow Mooyaale Filtu Nageyle Gobolka Nogob: Fiiq Iimeey Salaxaad Xamaro Sagag Gobolka Qoraxey: Qabridahare Dhoobweyn Shaygoosh Shilaabo Gobolka Shiniile: Dirirdhaba Dawaanle Xarar Shiniile Ayshica Casbuli -------------- Next leyli, the occupied NFD.
  22. Talyaaniga waa dad yaqaano Soomaalida, aad iyo aad. Inkastoo dantooda leeyihiin, haddana waligood waxee u taaganyihiin midnimada Soomaaliya, which I agree with them vehemently. Without Talyaaniga in Midowga Yurub and Masar in Jaamacadda Carabta and Midowga Afrika, Soomaaliya mar horaa la kala goyn goyn lahaa. Mar hore. It was only last year shirkii Midowga Afrika ee lagu qabtay Gaambiya when a representive from Waqooyi was there, to lobby, until Masar threatened to either withdraw or Soomaaliya unity being a sacred and the representives from other parts must kicked out. What was more interesting in that shir was Geedi, the junior stooge in dowlad ku sheeg, himself was present, not barely even uttering an obligatory lip-service of sacredness, integrity of national unity he claims. Well, qof Xabasho xukunto maxaa laga sugaaye awalba. We also appreciate Sacuudiya iyo Suuriya, another two giants that always stand Soomaali unity in Jaamacadda Carabta.
  23. So the resistance and heroic efforts of Siid Max'ed Cabdille Xasan [Eebba janadiis haka waraabiyee] were futile before they even got started because some waxmagarado Soomaalis supported the then "great powers" [Talyaaniga and Ingiriiska] and Xabashadda? His struggle was a 'lost cause?' Perhaps Soomaaliya should not have erected a beautiful statue dedicated to him since his struggles and himself was a futile attempt resisting then great powers, no? Perhaps the sacrifice of a third of population of that region -- Darawiishta -- were indeed justified since their resistence, to begin with, were utterly, utterly frivolous? They should have saved their blood, maal and naf instead of their little, silly struggles with mightily powers, no? Perhaps Siidka should have gone, humiliated himself and sat down with colonial rulers at the "dirin" with a defeatist attitude because his and himself was a 'lost cause,' no? Sheekh Xasan Barsame qof isqasaariye ayuu ahaa by fruitlessly resisting in a small-scale resistence the Talyaani gumeysidoonkii because they were all great "powers" and some Soomaalis were with them? The Sheekh should have instead minded his dugsi and pupils, no? Or perhaps should have come to "dirinta" and recite in the opening some motivating Qur'aanic verses and leave, no? The founders of SYL were useless since it was a lost cause before it started because some Soomaalis were with colonials, with all their mighty "powers," no? I am a nonviolent person, and I am the last to advocate violence, but I, without any hint of irony or abashed, despise Xabasho regime. My nationalist blood cannot stand them occupying my land, never will tolerate and never will be silent. Nabiga [NNKH] ayaa laga wariye qof hadduu wax xun arko waa in uu kaga soo horjeystaa wuxuu awooda, including afka, wadnaha iyo laabta. As long as ay nagu jirto naf iyo dhiig dalnimo, Xabash iskuma dhiibeyno. And if you think Xabashi are going to leave voluntarily after suffering Eebbe knows what calamities, a severe shock is awaiting for you. If there is no resistance, they are bound to stay and build bases. Xabasho are not going to abandon this "gold" venture gacantooda ugu jirto, waana baddaas dheer Soomaaliya ku taalo. Even if they fool others to say that they are leaving, they will install a puppet, client regime. Xabasho did not go and occupy today Soomaaliya while bearing some romantic roses to Soomaali people. No. They did not venture to that land because they have the interest of Soomaalis at heart. No. No. No. Xabasho waa cadowgeena soo jiro, jirana maanta. They already have had occupied dhul Soomaliyeed oo waxba ku kordhin ka ahayn inay wax u dhimaan ma'ahee. They are not some perceived, hypothetical cadow, they are a real, historical cadow. Taas yaala iska indhtirin. Xabasho waa cadow Soomaaliyeed, cadow Soomaalinimo. Taas yaala iska maantirin. Si walba u sugarcoat gareya, si walba u macmacaaneey, si walba ugu cabsii dadka, still waa cadow, axsaanimana uma imaan dalkeena ay qabsatay; they came there to occupy, and minimally install a client, proxy state. Xabashi regime is not some iron-steel superpower and divine supernatural. Xagasha regime are a fourth-rated regime that cannot feed its citizens adequately. It is one of dalalka adduunka ugu saboolsan haba yaratee wax ay noo soo kordhineyso ayaa iska yar, xataa haddee Uncle Sam dabadda ka taaganyahay with financial, military and logistical assistance. Xabasho cannot stand a prolonged resistance, xataa ku dhufo ka dhaqaaq. Anoo Soomaali ah Xabashi iskuma dhiibaaye, ee wax kale la imoow. Axmed Gurey, Siidka, dagaalyanadii halganka usoo dhintay ee both '64 and '77 Xabasho iskuma dhiibin, bilaashna uma halgamin, dhiigooda iyo naftoodana u hurin bilaash because jiilkooda future imaan doono inay isku dhiibaan Xabasho. Xalane Xabashi uu isku dhiibo iska dhaafee, xataa calankeena ayuu u quuri waaye inay gacantooda u galo. There is two crystal, clear, unequivocal, unambiguous choice today: Xabashi isku dhiib and let them occupy you the next hundred generations and finally annex the land of Soomaaliya, and erase any trace of Soomaali people. Or resist them, by whatever means. By af, by gacan, by maal, by maankaaga, by uurkaaga, by ... No sane, living dalkiisa jecel Xabashi isku dhiibaayo. Eebbe forbid even entertaining that thoughts. As long as Xabashi are guarding and owning the so-called "dirin," no sane daljecel Soomaali meesha imaanaayo, umana soo socdo.
  24. Badgaduudoow, su'aalo. Maxaa loogu diidaa the likes of Sifir, Jaamac Yare, Kaluun, Maareeye, Cabdalle Boos, Cabdalle Xaaji, Yuusuf Dheeg, Buubaa and practically kuwa la fikrad ah inay ka degaan Hargeysa and appear publically? [They can go there privately, and few of them do occasionally.] Haddee goosashada lagu kalsoonyahay, maxaa loogu diidaa inay fikradooda si xor ah kaga dhiibtaan iyagoo joogo Hargeysa? Haddee yihiin dad yar "farakutiris" ah, maxaa keenay cabsida weyn laga qabo inay ka degaan deegaankooda ay u dhasheen, kuna dhasheen xaqna u leeyihiin inay tagaan? Haddee maamulka xagaas ka jiro leeyahay meesha "dimuqraadiyad" ayaa ka jirto, maxaa keenay in laga rookeeyo dadka fikirka midnimo aaminsan?