Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,683
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. MMA, could these towns who first founded on the north bank of the river grow both sides of the banks of the river? The Afmaay dialect is called riverine language because it starts right off in Afgooye [the town's name itself is self-explanatory, meaning it is where both Afmaxaatiri and Afmaay dialects meet and end, thus af gooy], which where the Shabeelle river abruptly turns from, instead of going to Xamar, turns to deep Shabeellada Hoose. On the other end, nothern boundaries, Afmaay dialect officially ends where both the towns of Baardheere on the northeast and Luuq on the northwest; both towns are separated by Jubba [formerly Ganaane] rivers, though in Luuq's case, the river encircles the town, hence the town's name being Luuq. Instead of the Afmaay dialect going far north, it follows both the Shabeelle and Jubba rivers and, interestingly, also ends where the rivers end just before Kismaayo la gaarin. That itself alone can tell you about the deegaan's history. PS - I forgot about directly answering your question, though what I wrote above indirectly answers it. On Baardheere's case, on one side of the river, the peace-loving Gabyoow's clan traditionally lived and interacted with peacefully the other side of the river towners, which was larger and where the historical Jameeco was based at, lived by Afmaay-speaking clans. By the help of last dictatorial regime, the clan from Cabuudwaaq pushed the Gabyoow's clan out of the fringes of town on their side. Then they tried to take the other side of the river, by crossing the river. This is where the larger conflict is now. Gabyoow's clan members did not either forgot their stolen part of the town.
  2. Aniga boys lama doodi. Ee taariiqda aad ka been sheegeysid lee iska yareey. According to this impartial European NGO fact-finding report, whose fact-finders visited Gedo: [E]xtensive resettlement by [siyaad Barre's] clans in the Gedo region had been going on for some considerable time. Back in 1977-1980 the [soomaali Galbeed] war between Somalia and Ethiopia triggered large movements of people, with many [siyaad Barre's clan] members being transferred from Ethiopia to Luuq and Bur Dubo in particular. The Somali Government at the time, headed by Siad Barre, assisted [siyaad Barre's clan] settlers in Gedo with farm implements , among other facilities, while a Japanese NGO tried to persuade the [the native clan settlers] clans to accept the new [siyaad Barre's clan] settlers , arguing in particular that this was a temporary arrangement . The [siyaad Barre's clan] settlers were at present still living in those areas, with the [the native clan of the region] and [another native clan] clans being squeezed out there as a result. [sNIP] [R]egarded that seizure of power (by occupation of remnants of last regime, my words) as the culmination of a long-term strategy by the President at the time, Siad Barre, with the Gedo region having been established back in 1974 in order to create a regional base for the [siyaad Barre's] clans. [sNIP] Staff at the UNOPS/SRP in Mandera listed the relative positions of the main clans [of Gedo] as follows: [Reer Arlaadi] clans; [siyaad Barre's] clans; [Gabyoow's ] clans; [C/llaahi Sheekh Ismaacil's] clans . Gedo region was generally considered a [siyaad Barre's clan], the [siyaad Barre's] clans formed only the fourth largest clan group in Gedo. Both the [the native clans of the land] and the Bantu clans were present in far greater numbers than the [siyaad Barre's clan]. [sNIP] Luuq district is divided into an eastern and a western part by the River Juba. The one side of the district capital, Luuq, is inhabited by [native clans] Moalim Weine, Gobawein, Gasar and the other side by [siyaad Barre's clans]. [sNIP] The Bardera district is far more complicated than the other districts of the Gedo region in its clan make-up. In its note on the Gedo region, the UNPOS states that, before civil war broke out in 1990, Bardera was mainly the homeland of various [native] clans: [shaatigaduud's clan; Xaabsade's clan; Fowsiyo Max'ed Sheekh's clan; Shariif Xasan's clan, etc, are listed.]. There were also [Gabyoow's clans] in Bardera. The Bardera district consists of over 180 villages, mainly inhabited by [native] clans. The [siyaad Barre's clans] traditionally, before the 1969 October revolution, formed a minority in Bardera . At that time only one village , Serinly, in the Bardera district was inhabited by [siyaad Barre's clans]. The full report . ----------- I think that is enough. Qabyaalad qurunkeeda dad, especially boys, ayaa ku dhex dabaasho. But taariiq jirto lagama been sheego. Never would I allow that. I will not, however, redeem nor lower myself anymore to that lowly qabyaalad qurunkeeda dadka qaarkood ku jiraan level. Ee meeshaan waa ugu baxay, even though Luuq's and Ceelwaaq's history ayaan rabay inaa sheego.
  3. Quuqda ee ka badisay maskiinka, oo markaas gees isku nabay. He should go to Tim Hortons, as many poor Soomaali jaamacs do, to take a salvation from qeyladeeda iyo qaxarkeeda. Qarka suu iskugu nabnabaa igu daran.
  4. Originally posted by AAliyah416: quote:Af joogo looma adeego = A closed mouth catches no flies. af Joogo looma adeego = you dont speak on behalf of some one who is present. As I said in that prior post, I was not directly translating the maahmaahyo. I just used the closest English proverbs [many of them are foreign ones translated into English themselves] I can find. By the way, maahmaahda dadka hadal badnaanta badan see u af xunyihiin ayaa loola jeedaa, oo dadka afka cuncunaayo hadal jeclaan ahaan, ee loolama jeedo speaking on behalf of those who are present, which you literally translated to.
  5. Baardheere and Luuq each also had two MPs [xildhibaano] elected representives during the democratic decade of '60s. I will let the fabricators of this deegaan's history to tell us who were those elected MPs? Oh, they can tell us who represented Buuloxaawo and Garbahaareey. Alas, there were no such towns then. They didn't even had elected local councils, let alone national MPs, which Baardheere and Luuq each had 15 elected councilors.
  6. As usual bogus, fabricated history lala soo shirtagaa. And as usual, no one buys this fabrication laga been sheeganaayo history. The whole Gedo la sheegaayo waa wax la isku kabkabay. And without two historical degmooyin, it wouldn't have existed -- Baardheere and Luuq. Baardheere, which has nothing to do with the then villages Garbahaareey and Buuloxaawo, xoog ayaa loogu kabay by the former dictatorial regime to boost the population of newly created gobol called Gedo, instead of not being part of Jubbada Dhexe or Baay. Labadaan degmo, unlike Buuloxaawo [which was probably founded in 1940s and the eponymous lady Xaawa, who is said to be still alive in that tuulo] and Garbahaareey, two recent tuulooyin-made-degmooyin by the regime, unlike them, Baardheere and Luuq have had deep, historical roots to the Southwestern region. Let's take Baardheere -- which used to compete with Baydhabo during colonial era as a centre of commerce, in addition of religious headquarter, in the then Alta Jubba [Jubbadda Sare] -- first in this post. Here is a brief history about Baardheere, from Baardheere.com: "Baardheere is one of the oldest settlements in the interior of Somalia. It is renowned for its community system and its indigenous institutions of learning. A religious group led by Sheekh Yabaroow founded Baardheere community in 1776. Their mission was not only to set up an ideal community whose members are ruled in accordance with the Islamic ideals, but also to attain economic development and social justice for the newly established community. It grow in size and influence and helped the spread of Islam in the southern Somali interior, which was characterized at the time by the proliferation of saints and religious settlements that evolved later as territorial confederacy. This has brought confrontation with adversaries. As a result Baardhere fought many wars, the most known of which is the one with the Geledi Sultanate [which was based in Afgooye], when it was defeated. The town was burned and abandoned for 20 years, when it was re-grouped and reformed. After reformation Baardheere community continued to be a conservative Muslim society and the home of religious learning for Somalia. The emergence of foreign powers initiated the most profound disruption of Somali history i.e. the marginalization of indigenous institutions and their slow but sustained diminishing power and influence. The liberation from colonial rule and the forms of state practice that followed didn’t bring any sustainable alternative to the indigenous rule." More history and in Afsoomaali. Who was Sheekh Yabaroow, the founder of the town in 1776? "Sheikh Ibraahim inta uusan soo aadin Baardhere wuxuu degganaa meel magaceeda la yiraahdo " aw Cusmaan ". Sheikh Ibraahim wuxuu ahaa nin aqoon dheer u leh diinta islaamka, shaqsiyadiisana ahayd mid aad loo sharfo oo laga heebeysto degaankiisa iyo banankeeda intaba. Waxa illahey Sheikha ku ilhaamiyey in uu aasaaso magaalada Baardhere. Sheikh Ibraahim wuxuu la tashadey asxaabtiisa in ay ku garabgalaan fulinta hawshaas ilhaamiga ah. Fikradaas waxaa soo dhoweeyey qaar ka mid ah asxaabta sheikh Ibraahim. Waxaa la diyaariyey dad Sheikha la safara wehelna u noqdo illaa Baardhere, taas oo uu aad ugu farxey una soo dhaweeyey. Sheikha iyo asxaabtiisa waxay isu diyaariyeen oo u sahay qaateen safar dheer iyo in ay u adkeystaan dhib iyo daal badan. Sheikh iyo asxaabtiisa waxay ka ambabaxeen magaalada Aw Cusman iyagoo ku sii jeeda Baardhere. Waxayna inta badan guureyn jireen habeenkii. Socdkooda wuu yaraa maalintii. Waxay ku qaadatey muddo dheer oo aan la cayimin in ay ku gaaraan Baardhere. Sababtoo ah dhulka ay marayeen ayaa wuxuu ahaa mid hawd jiq ah oo dugaagta ku fara badantahay. Sheekh Ibraahim wuxuu u sheegey asxaabtiisa in ay degayaan meesha ama goobta ugu horeysa oo ay kula kulmaan geedka baarka loo yaqaano. Sheikh Ibraahim iyo saaxiibadiisa markii ay gaareen Baardhere waxay la kulmeen dhul aad iyo aad u geedo badan oo geedaha laamahooda is-qabsadeen sida hawdka dhul-baraha. Waxay bilaabeen in dhulka la baneeyo oo degaan la isu diyaariyo. Isla markiiba waxay bilaabeen Skeikha iyo asxaabtiisa in ay dhisaan masjid, oo ah kan maanta loo yaqaano 'Jaamaca' Baardhere. waxaa lagu dhisey ul-geed (sida oodmadow iyo jambe) iyo caleenta baarka iyo caw kale korka laga saarey. Markii uu dhamaadey dhismaha masaajidka wuxuu sheikh Ibraahim iyo asxaabtiisa raadiyeen hilo ay biyaha ka cabaan webiga hareerihiisa, markaas ka dibna waxay bilaabeen sidii loo degi lahaa iyo dhismihii magaalada. Markii ay degeen ayaa Sheikh Ibrahim la weydiiyey sababta uu u doortey in ay magalada Baardhere halkan noqoto. Sheikh Ibraahim wuxuu ku jawaabey sidan, "habeen kasta inta aan safarka ku soo jirney waxaan arkaayey iftiin horteyda ka soo baxa, waxaan ku hanuuney in meesha iftiinka ka baxay noqon doonto meel la deggo. Markan soo gaarney meeshan aan hadda degney iftiinkii bidhaamayey wuu isballariyey kor ayuuna u kacay. Sidaas ayaan ku hanuuney in degaanka Baardhere uu halkan noqdo". Shaqooyinka wanaagsan ee uu muddada yar ku qabtey Sheikha waxaa ka mid ahaa dhisida masaajidka iyo Hagaajinta il-biyoodka. Sheikha wuxuu asxaabtiisa ka codsadey in la adkeeyo nebedgeliyada ilaalo xoog lehna la sameeyo. Waxaa degaankooda hareeihiisa deggana dadka loo yaqaano Booran. Waxay degaankooda ku wareejiyeen derbi dhis ka sameysan. Sheikh Ibraahim wuxuu noolaa 8 malmood oo keliya markii ay Baardhere yimaadeen. Ka dib tii Rabbi ayaa u timid Sheikha waxaana lagu aasey masaajidka jaamaca dhinaciisa. Illa iyo haddana waxaa lagu aasaa ulul Amriyaasha iyo dad aan badnayn oo loo gartey. Waxaa la sheegaa in Sheikh Ibraahim uu ka tirsanaa dariiqada qaadriyada loo yaqaano "Naqsha Bandiya". Waxaa wax lala yaabo ah in dariiqadaas loo haysto in uu Sheikha ka tirsanna aysan raad ku yeelan Baardhere. Sheikh Ibraahim Xasan Yabbarow geeridiisa ka hor wuxuu ku dardaarmey in Sheikh Cali Dhurre oo ahaa dadkii asaasiyaashii jameecadda lagu wareejiyo hogaanka iyo maamulka jameecada Baardheere." And the last sheekh -- Sheekh Mursal Macalin Caliyoow -- of the Jameecadda, killed by followers of haraadihii regimekii hore in 1992, just before the United States' army's Operation Restore Hope reached there. "Sheekh Mursal Macalin Caliyoow (25 Sanno, 1968-1992) Sheikh Cabdulcasis geeridiisa ka hor si toos ah uma magacaabin qofka la wareegi doono maamulka jameecada. Haseyeeshe waxaa la sheegey in uu bixiyey tusmooyin tilmaamaya in uu qofkaas yahay Sheikh Mursal. Markaas waxaa la qabtey doorasho xubnaha lixda firqood ay dooranayaan ulul-amriga jameecada. Waxaana markaas u sharaxnaa Sheikh Mursal Macallin Caliyow iyo Sheikh Cabdiraxmaan Irdhe oo ahaa Sheikh aad looga yaqaano dalka Soomaliya iyo dibadiisaba, dad badana wax soo barey". Sheikh Mursal wuxuu qabtey mamulka jameecada markii dadweynaha lixda firqadood ay si wadajir ah ugu doorteen in uu hoggaamiyo maamulka jameecada Baardhere. Sheikh Mursal wuxuu bare ka ahaa culuunta shareecada islaamka, wuxuu casharo ka bixinjirey masaajidka jaamaca Baardhere. Wuxuuna ka mid ahaa dadka sida weyn u soo fidiyey diinta islaamka iyo naxwaha afka carabiga. Intii uu haayey maamulka jameecada Baardhere waxaa jameecada sida dalka intiisa kale la soo gudboonaadey jahawareer weyn oo aan horey loo arag. Waxaa awoodii xukuumada Somalia la wareegey militeri oo ku caan baxay wax maqal la'aan, xoog sheegasho, qab weyni iyo maamul xumo ay u dheertahay eexasho, qabiilaysi iyo fasahaad weyn oo ka dhan ah diinta islaamka. Ficiladaasi waxay sababeen dib-u-dhac dhaqaale, tuhun siyaasadeed ummada soo dhex galay iyo guud ahaan waxaa burburey qaabdhismeeddkii bulshada. Waxaa xukunkaas astaan weyn u ahayd neceebka diinta islaamka iyo ciddii ku dhaqanta oo ay u arkayeen caddow. Sheikh wuxuu ka dhawri jirey xubnaha jameecada in ay dhacaan iska horimaad. Markale waxaa jamecada Baardhere soo wajahay dagaal aaney diyaar u ahayn, oo aaney u qalabeysnayn. Maamulka militeriga wuxuu ku dhisnaa cadaadis iyo wax kasta oo caqliga aadanaha fayow aan oggolaan karin. Markii si lama filaan ah u burburey maamulkii Soomaaliya, talana faraha ka baxdey jameecada Baardhere waxaa qabsadey masiibo weyn oo col iyo gaajo ah. Ummadii waxaa lagu ridey argagax, naftoodi waa la gooyey, xoolohoodi waa la dhacay, bakaarahoodi waa la furtey, dumarkoodi waa la xumeeyey, culumadii waa layasey laguna xadgubey. Cid badbaadey in aaney jirin waxaa ka marqaati aha ulul Amrihii Sheikh Mursal oo la dhacay dhowr jeer, afxumo iyo jirdil loo geystey oo markii dambena la dilay maalintii 17kii Disember 1992. Waxaa wax aad loola yaabo ah in Sheikhi jameecada baardhere dadkii diley ay si caadi ah u joogeen baardhere, oo aan jirin cid raadsatey ama maxkamad soo taagtey. Taas oo ku tuseysa in arrintaas ay ka dambeeyeen hogaanka beesha Mareecxaan oo boobka ku heystay degaan, xasuuq badana u geystey maatada aan hubeysnayn. Masiibada ku habsatey Sheikha waxay tilmaameysa sida Haraadiga maamulkii hore ee militeriga ugu xaggubeen xuquuqda dadweynaha aan waxba galabsan. Baardheere iyo Baidoa waxay ku tartameen magac magaalooyinkii geerida. Maalin walba waxaa macluul, gaajo iyo dagaal u dhimanjirtey in ka badan 200 ruux. Marka aan soo koobo Baardhere waxay meelaha aadka loogu hoobtey naf iyo maalba oo dabka colaada aan ka damin tobankii sanno ee la soo dhaafey." The names of Jameecaddii Baardheere the first sheekh to the last martyr sheekh. Taariiq ma qarsoonto, and it will never. It is same like xaaraantii iyo booliqaranimadii dadka qaarkood lagu soo quudiye in the name of hantiwadaag, oo hantidii and muruqmaalkii dadka lahaa lagu qaraabtay. Lies will always be exposed. Luuq will be next.
  7. Lix dhalinyaro ah oo ku dhaawacantay [istuudiyo] ay ku jireen oo lagu gubay Talaado, [Luulyo] 31, 2007 - Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay gubeen Studio Cajalada Maqalka iyo muuqaalka ah lagu kireeyo, laguna iibiyo, kaasi oo ku yaala Degmada Huriwaa ee Gobolka Banaadir. Ilaa 6 dhalinyaro ah ayaa la sheegay in ay dhaawacyo kala duwan soo gaareen kadib markii ay kooxdii hubeysneyd ay dab qabadsiisay Studiyaha, isla markaana albaabka Studiyaha kala istaageen Bastoolado ay wateen. Daqiiqado kadib markii uu Studiyihii gubasho bilaabay ayay kooxdii hubeysneyd halkaas isaga tagtay, iyadoo kadibna halkaas laga soo saaray dhalinyaradii oo qaarkood ay suuxeen markii uu naqaska ku xirmay. Dadka degan nawaaxiga halka uu Studiyaha ku yaalo ayaa sheegay in intii aan la gubin Studiyaha ay kooxda hubeysan u tageen dhalinyaradi joogtay, kadibna ay yiraahdeen “ma dhaafeysaan waxyaabaha aad ku guda-jirtaan”, iyadoo dhalinyaradii oo cabsatayna ay yiraahdeen “waan dhaafeynaa”. Laakin wada hadalkaas kadib ayaa waxaa dhacday in uu goobtii tegay Nin ordayayay oo watay Caag Basiin uu ku jiray, kaasi oo la sheegay in uu ka tirsanaa Kooxda Studiyaha gubtay, dabadeedna basiinkii ayuu ku shubay Studiyaha, wuuna gubay , waa sida ay dadka deegaanka xaqiijiyeene. Lama garanayo ilaa iyo haatan sababta ay kooxdaas hubeysan u bartilmaameedsatay Studiyaha, marka laga reebo in ay ka xumaayeen ganacsiga ay dhalinyaradaas ku hayeen goobtaas. Falkaas waxaa si weyn uga xumaaday dadka ku dhaqan Muqdisho, gaar ahaan kuwa degan halka uu falka ka dhacay, waxayna sheegeen in falkaas uu ahaa mid ka dhan ah Bani’aadannimada. Ugu dambeyntiiba, Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa tan iyo wixii ka dambeeyay markii ay burburtay Dowladdii hore ee Soomaaliya waxaa ka dhacayay dhacyooyin curato cusub ah oo ka dhan ah Bani’aadannimada, kuwaasi oo loo geystay Dad Rayid ah oo aan waxba galabsan. Laga soo xigtay ----------- Intaas Xabashi u adeegeyso ku sugan Xamar, oo Xabashina gumeysi ku heysato kuwa saan geysanaayo -- saan u maleeyo dadkee yihiin -- ma Xabashi ay weeraraan waayeen markee masaakiin waxba galabsan meel iskaga jiro gubaayo iyo hantidoodda, haddana qoryo iridda ugu hor istaagay? Dadkii bini'aadenimadda yarayd ku hartay kasii tageyso runtii.
  8. Ninkaan tahliil in loo tufo waaye oo Carabnimada naceybkeeda laga saafiyeeyo. Waxaan naceyb siyaasadeed waa dhaaftay.
  9. Soomaali maahmaahyo and their closest Ingiriis counterparts. Af waakoo mey liki aamee = Talk is cheap. Af joogo looma adeego = A closed mouth catches no flies. Af daboolan dahab waaye = Silence is golden. Af macaan gacan macaan baa dhaanta = Money talks. Talk is cheap. Actions speak louder than words. Lan banaan maroow faragsheey geed ma daaraaw = Never trouble trouble until trouble troubles you. If it ain't broke, don't fix it. Lan alifsheey humaadi albaqri mikitoosaaw = He who fails to prepare, prepares to fail. Beeni raad ma leh = The truth will set you free. Bidaari sibiq bay kugu gashaa = He who lives too fast, goes to his grave too soon. [Closest proverb in English.] Ninkii soo joog laga waayo soo jiifa laga helaa [by Awkoombe] = He who lives by the sword dies by the sword. Kaadi badane waa loo gogol badiyaa = Kibir waa lagu kufaa = Arrogance is a kingdom without a crown. Hadal nin si u yiri, ninna si u qaaday = Lost in translation. Caana daatay qabasho ma leh = Don't cry over spilt milk. Mar i dage Alle ha dago, mar labaadse anays dagay = Fool me once, shame on you. Fool me twice, shame on me. Gacantii oo aadan goyn karin, waa la shumiyaa = Give credit where credit is due. Nin kaa dheer wax looma tilmaamo = A little knowledge is a dangerous thing [?].
  10. This reminds a few years back in London. I was checking my email and my MSN username was XuuXaaX, when this older cousin of mine, who Ingiriiska la geeye iyadoo yar, tried to read the word in English. She tried, but terribly failed. She couldn't even master the first few letters out -- 'Suusaah' was her final made-up word. Dadkii meesha wada joogay qosol la dhacay, when she finally isdabaqabatay and realized the words were combined Soomaali words, which she knew as individual ones of xaax and xuux.
  11. Meeshaan dahab diggers isku aruursaday. Keep the dreams, maandheeyaal.
  12. It is always pleasure to see Soomaali kids in their hido iyo dhaqan. This one is taken last month, for Soomaali Independence Day -- Kowda Luulyo -- at Melbourne, Australia. My man -- Cumar Shooli, Soomaalis' most underrated singer -- at that same party celebration.
  13. Bilaal, it was a colonial strategy to rename colonized Soomaali regions and gave them clan names instead. They did it in Bari, in Soomaali Galbeed and in Jabuuti. They did this in order to emphasize and promote clans than Sooamalinimo. That region has a neutral Soomaali created name -- Soomaali Galbeed. I don't know why some don't use this. Just substitute it to Soomaali Galbeed and it is solved, including those in the copy and pasted articles. Easy. PS -- If this is allowed, then some will argue Bari [Waqooyi Bari] too had a former colonial-created clan name and should be revived.
  14. Maahmaahyada cannot directly translated. It is useless because murtida ku jirto ayaa ka baxeyso. What one needs to do is find the closest proverb other non-Soomaalis use, this time that borrowed one which originated from Shiinaha. Canjeero sidee u kala koreysaa loo kala qaadaa = Every journey begins with a single step. And the Jarmalka one closest to one of ours: Miro gunti ku jira, kuwo geed saaran looma daadsho = A bird in the hand is worth two in the bush. And Kuuriyaan one: Nimaan shaqeysan shaah waa ka xaaraan = No pain, no gain. Beentaada hore runtaada dambe bay u daran tahay = The boy who cried wolf ... Aqooni la'aan waa iftiin la'aan = Knowledge is power.
  15. Cali Cabdoow: "Maalin walba labo haween Soomaaliyeed ayay ciidamadda Itoobiya qaadsiiyaan cudurka AIDSka" Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Ereteriya Cali Cabdoow Axmed ayaa mar uu u waramayey taleefishinka Aljasiira waxa uu sheegay in dhibaatada ka taagan Soomaaliya ay ugu wacan tahay Ciidamadda Itoobiya oo uu sheegay. "Maalin walba waxaa la gumaadaa Ummadda Soomaaliyeed, waxaana laga buuxiyaa xabsiyada" ayuu yiri Wasiirka arrimaha Dibadda ee Ereteriya, waxa uuna intaa raaciyey, "Waxaan ogaanay in maalin walba labo haween Soomaaliyeed Ciidamada Itoobiya qaadsiiyaan Cudurka AIDSka, marka ujeedada Itoobiya waa sidii ay uga aarsan lahayd una baabi'in lahayd Ummada Soomaaliya". Wasiirka arrimaha dibadda waxa uu beeniyey warar dhawaan ka soo yeeray ururka Midowga Afrika oo ahaa in Ereteriya ay hub gaarsiisay kooxo ka soo horjeeda Dowladda Federaalka, waxa uuna warkaasi ku tilmaamay mid aan sal iyo raad toona laheyn oo ladoonayo in lagu marin Habaabiyo ummadda Soomaaliyed. Wasiirka waxa uu sheegay in Dhibaatada Soomaaliya aysan marnaba degi doonin tan iyo inta ay Dowladda Itoobiya faragelinta ku hayso arrimaha Soomaaliya, isagoo soo jeediyey in arrimaha Soomaaliya loo madax banaaneeyo ummadda Soomaaliyeed. Xigasho
  16. C/llaahi Yuusuf: "Waan ka damqaday wixii ka dhacay ..." Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo hadda booqasho ku jooga Magaalada Madaxda Maamul Gobaleedka Puntland ee Garoowe ayaa mar uu kulan la yeeshay odayaal iyo waxgarad ka tirsan Maamulkaasi ayaa waxauu sheegayin uu si dhaqsi leh waxa uga qaban doono xaaladda ka taagan maamulkaasiee la xiriirta dhinaca nabadgelyada iyo Maciishada. C/llaahi Yuusuf waxa uu sheegay in wixii ka dhacay Maamul Gobaleedka Puntland uu si aad ah uga damqaday, isagoo sheegay in talaabo laga qaadi doono wixii sababay in dadweynuhu qayliyaan kana damqadaan maciishada cirka isku shareertay . C/llaahi Yuusuf waxa uu sheegay in ay jiraan dad doonaya in ay qalqalgeliyaan ammaanka iyo xasiloonida ka jirta maamul Gobaleedka Puntland, hase yeehsee carabka kuma dhifan dadkaasi. Waxgaradkii iyo Odayaashii ka qaybgalay kulankaasi ayaa waxay ka codsadeen Madaxweyne C/llaalhi Yuusuf Axmed in u Talaabo ka qaado dadka cunqabateynta maamul gobaleedka Puntland, waxay kaloo ka codsadeen in isbedel lagu sameeyo maamulka Puntland gaar ahaan maamulada hooose. C/llaahi Yuusuf waxa uu isla shalay kulan deg deg ah la yeeshay maamul Gobaleedk aPuntland oo ay ka wada hadleen xaaladda ka taagan maamul Gobaleedka Puntland sida nabadgelyada iyo sicir bararka, isagoo sheegay in xiriir iskaashi uu ka dhexeeyo Dowladda Federaalka iyo Maamulo Gobaleedka Puntland loona baahan yahay in arrintasi la sii adkeeyo. Waxaa la filayaa in C/llaahi Yuusuf uu saacadaha soo socda gaaro magaalada Boosaaso, halkaas oo uu kulamo kula yeelan doono dadweynaha ku nool Boosaaso. Soomaalitalk Damqashadda, mid dhaqaaalo xataa ha ahaatee, gaar ayee leedahay ileen. Dadka lagu baabinaayo, dhaqaalahooda lagu bililiqeysanaayo [suuqa Bakaaraha kamid ah] ee deegaanadda kale dugaag miyaa laga damqan? Waxaas Xabashadda u adeego ayaa hoggaamin sheeganaayo.
  17. And yaa yiri the 'ood' ayaa original ah? You heard the ood one first does not mean it is the original one. Speaking of ood and canjeero, tan canjeeradda ku saabsan ayaaba si caqligal u ah. Ood qoryaheeda tan hoos taalo waaba soo saaran kartaa mar mar iyadoo kuwa kor saaran ay isku dhicin, not with canjeero iskor fuusho. Maahmaahda Banaadiriga wax gaaro malaha with their sheer simplicity and yet hidden meanings behind each. I especially still like dooli wadkiis galay, shaarbo makulaal aas ku ciyaaraa iyo midka kale ee abkeey dooli diloow, dad nool maas u daahaa. Luuq luuq maroow, laasim laamigaas kusoo dhacaa. No need in la sharxo all these maahmaahyo.
  18. I do not want to go to that argument, but yaa yiri dimuqraadiyad iyo Islaanimo waa isqilaafaan? Mise so-called securalism and democracy ayaa isku qaldee? There is no one version of democracy. Each nation applies at it sees fit. Soomaalis, by nature and before they even heard this 'dimuqraadi' word, were fierce independent people. That is what Samatar has had in mind. Soomaalis were 'democratic' people since dawn, airing their grievance under geed qansax and qurac. Soomaalis cannot be ruled by dictatorship and one person dictating as s/he sees it. We had seen that road and the result we have yet to recover from. Democracy and Islaam can be combined if it former does not contradict the latter's divine revelations. It works in Malaysia, which is barely a majority Muslim state. We can have our own unique version.
  19. Somaliland Too Under Ethiopian Umbrella And this is news today? Xabash inay Soomaaliya dhan maamusho, including Waqooyi Galbeed, qof wax u jeedo la socday. It is a sad reality and only can be overcome by a true, Soomaali midowdo oo gacmaha isheysto as it happened in Axmed Gurey's time, in 1964 and '77; haddii kale hal halkaas ay u cuneyso ayee waligeed u cunee.
  20. One of the few true sons of Soomaaliya, Cabdi Ismaaciil Samatar, was in Koronto and Ottawa last weekend, as usual soo jeediye fikrad wanaagsan. His five simple points he suggested Soomaaliya should led by: Aaminsan daryeelka ummadda Soomaaliyeed Aaminsan in uu maalkiista/maalkeeda iyo waqtigiis/waqtigeeda u hurayo xoreynta Soomaaliya iyo ku dhaqanka mabaadii’da dimuqraadiyadda Aaminsan qiimaha diinta Islaamka (Islamic values) iyo daryeelka qiimaha shaqsiga (respect for human dignity) Aaminsan in howshaan uusan ku raadsaneyn (dhaqaale ama darajo) Aaminsan ku dhaqanka caddaalada iyo ka fogaanta qabiilka It surely makes sense and I for one completely agree with him. If more Soomaali people were that sensible.
  21. Maxaad kala socotaa halka ay ku baxaan Daqliga ka soo xarooda dekeda iyo garoonka Muqdisho? Warbixin xasaasi ah oo ay soo saareen gudiga kormeerka illaha dhaqaalaha [Waxaaa inoo suura-gashay inaan helno nuqul ka mid ah Dukumiinti uu soo diyaariyey Gudiga kormeerka Ilaha Dhaqaalaha oo ka socdey Golaha Xukuumada Dukumiintigaan ayaa ku xusnaa taariikhada ah Juun 17/2007 wuxuuna u qornaa sidatan.] Ku: Ra’iisul Wasaaraha XFKMG. Ujeedo: warbixinta gudiga Kormeerka Ilaha Dhaqaalaha. Mudane Ra’iisul Wasaare, Mudanayaal sidaad ula socotaan waxaa gudiga loo magacabey 2-Juun, 2007 Gudigaas oo ka koobnaa shan xubnood ee Golaha Xukuumada ka mid ah ayadoo loo xilsaarey inay kormeeraan Dekada Xamar iyo Garoonka Dayuuradaha, warbixina ka keenaan. Kormeerkaas oo saldhigiisu yahay sidii loo heli lahaa Dakhli ku salaysan Miisaaniyada Golaha Wasiiradu u qoondeeyeen Bisha Juun 2007. Mudane Ra’isul Wasaare iyo Mudanayaal Gudigu wuxuu ka bilaabey Kormeerkiisa Garoonka Diyaaradaha iyo Dekada weyn ee Muqdisho isagoo eegay qaabka guud ee ay wax u socdaan lana kulmey Mas’uuliyiinta goobahaas shaqo. DEKADDA Dekadda Muqdisho markaan kormeer ku sameyney islamarkaana aan la kulaney Mas’uuliyiintii goobaha shaqada warbixina ka dhageysaney waxaa noo soo baxey. 1) In Dukumiintiga lagu qaado lacagta ay sameysteen Maamulka Dekedda islamarkaana aaney ka diiwaan gashaneyn Xafiiska Xisaabiyahay Guud ee Dowlada, hase yeeshee ee Xafiiska Xisaabihyaha Guud ka codsadeen in loo sharciyeeyo. 2) Dakhliga ay qabtaan waxay u isticmaalaan kharashka Dekadda iyagoo gudiga u sheegey in kharashoodu uu ka badan yahay Dakhliga soo gala. 3) Shaqaalaha Dekaddu waa 82-Qof, badankooduna Gudiga shaqo qorista Qaranka kama sharciyeysna. 4) Ilihii ay Dekaddu Dhaqaalaha ka heli jirtey sida Bakhaarada, Wiishashka,Taagagga IWM ma haystaan. KASTAMKA DEKADDA 1) Dokomiintiga ay Canshuurta ku qabtaan ayaga ayaa sameystey waxayse ka diiwaan geliyeen Xafiiska Xisaabiyahaya Guud. 2) Dakhliga yar oo ay qabtaan waxay geeyaan Bangigga Dhexe ee Dowlada. 3) Waxaa wali socota in Deyn lagu leeyahay wax lagu Canshuuro iyadoo uu jiro go’aan Golaha Wasiirada oo arrintaasi lagu mamnuucayo. 4) Shaqaalaha Kastamku waa 35-Qof, badankooduna sooma marin Nidaamkii Shaqo Qorista. 5) Canshuuruhu ma laha Nidaam sax ah oo lagu Canshuuro badeecada soo degta. 6) Waxaa badeecada lagu Canshuuraa si duuduub ah. CIIDANKA ILAALINTA CANSHUURAHA DEKADDA 1) Ciidankani ma haystaan wax sharci Canshuuro ah oo ay wax ku ilaaliyaan. 2) Lama tuso Waraaqaha maanifeeska oo cadeynaya badeecada ay Maraakiibta iyo Doonyuhu sidaan, iyadoo ay Ciidanka ilaalinta Canshuuruhu sharci u leeyihiin iney Maraakiibta iyo Doonyaha fuulaan markay yimaadaan si ay u ogaadaan badeecadaha ay sitaan. 3) Cidaanka ilaalinta Canshuuruhu ma qaataan Mushaar iyo Guno midna. 4) Inkasta oo aaney jirin wax dhib ah oo hada ka jira Dekadda, hadana waxay u baahan tahay in la muujiyo taxadar dheeraad ah. KASTAMKA GAROONKA DIYAARADAHA Gudigu wuxuu ka ogaadey Kastamka Garoonka diyaaradaha: 1) Waxaa ka soo dega kaargo ay Diyaarada Jubba keento waxaana loo Canshuuraa si duuduub ah. 2) Lacagta waxay ku qaadaan Dokumenti la soo mariyey Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Dowlada. 3) Waxaa lacagta yar oo ay qabtaan lagu xareeyaa Bangiga Dhexe. LAANTA SOCDAALKA EE GAROONKA DIYAARADAHA Guddigu waxay ka ******** Laanta Socdaalka ee Garoonka: 1) Dokumeenti ay sameysteen ayey lacagta ku qaadaan, kamana diiwaan gashana Xafiiska Xisaabiyaha Guud. 2) Lacagta waxaa loo dhiibaa Agaasimaha Laanta socdaalka, Bangigana laguma xareeyo. 3) Baasaboorrada Ajnabiga waxaa laga qaadaa $50 midkiiba . [soomaalida wadato baasabooradaas ku jirto. It both landing and departing, so it is $100.] 4) Baasaboorradii cusbaa wax lacag ah oo ka soo xarootey ma jiraan. LAANTA DUULISTA IYO SAADAASHA HAWADDA Gudigu wuxuu ka ogaadey: 1) Waxay lacagta ku qaadaan dokumeenti ay sameysteen, kamana diiwaan gashana Xafiiska Xisaabiyaha Guud. 2) Lacagta ay qabteen qayb waxay u isticmaaleen dayctir Garoon iyo Xafiisyo, qaybna waa haystaan. CIIDANKA ILAALINTA CANSHUURAHA GAROONKA: 1) Ciidankani ma haystaan wax sharci canshuuro ah oo ay wax ku ilaaliyaan. 2) Inkasta oo aaney jirin wax dhib ah oo hada ka jira Garoonka, haddana waxay u baahan tahay in la muujiyo taxaddar dheeraad ah. TALO SOO JEEDIN: Guddigu wuxuu soo jeedinayaa talooyinka hoos ku qoran si qaladaaddka jira wax looga qabto, loona helo ku talagalka miisaaniyadda: 1) Guddigu wuxuu soo ogaadey in ku talagalkii miisaaniyaddu uu yahay mid aan soo baxeyn, iyadoon lagu dhaqmin go’aankii Golaha Wasiirada. 2) In wasaaradaha iyo hay’adaha dhaqaalaha sida: A) Wasaaradda Maaliyadda. B) Wasaaradda Gaadiidka Badda iyo Dekaddaha. C) Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka. D) Laanta socdaalka iyo wixii la mid ah. Lacagaha ay qabtaan waa iney si toos ah ugu soo shubaan Bangigga Dhexe ee Dowlada maalin kasta, iyadoo la dhaqan gelinayo go’aankii Golaha wasiiradda oo ku saabsanaa soo xareynta dakhliga una hogaansmaan shuruucda maamulka lacagta Dalka. 3) In la sameeyo sharcigii canshuuraha iyo khidmadaha Dalka oo mideysan. 4) In ciidanka ilaalinta canshuuraha si buuxda loo hawlgeliyo lana dhiso tayadooda si loo sugo nabadgelyada Dekedda iyo Garoonka. 5) In shaqaalaha uruurinta canshuuruhu ay noqdaan shaqaalo rasmi ah, aqoon, karti iyo waayo aragnimo u leh shaqada canshuuraha. 6) In Xisaabiyaha guud iyo hanti dhowrku ay gutaan waajibaadka ka saaran ilaalinta hantida qaranka. 7) In la joojiyo deynta wax lagu canshuuro iyadoo la fulinayo go’aankii Golaha wasiiradda. 8) In wasaaraduhu joojiyaan lacagta laga qaado baabuurta xamuulka ee shacabku leeyahay lacagtaas oo looga qaado Dekedda irideeda iyo wadooyinka soo gala Muqdisho dowladdana aan loo xareyn. 9)- In la horkeeno Golaha wasiirada deynta dowladda lagu leeyahay iyo inta ilaa iyo hada la bixiyey. 10) In Bakhaarada Dekedda oo wax yar u baahan si deg deg ah loo dayactiro. 11) In shaqaalaha Dekedda iyo Garoonka ka shaqeeyaq loo sameeyo calaamado lagu garto si loo sugo nabadgelyada goobahaas shaqo. 12) In la magacaabo Guddi golaha wasiiradda ah ee dabagal ku sameeya fulinta Go’aamada Golaha wasiiradda ee la xiriira hirgelinta qorshaha dakhliga dowladda. Talo soo jeedin la xiriirta kulankii Golaha wasiiraddu la yeeshey hawl-wadeenada dowladda. Date: 27/06/07 Kadib kulankii golaha wasiiraddu la yeeshey hawl-wadeenada iyo hay’adaha kale waxaan soo jeedineynaa talooyinka soo socda: 1) In wasaaraddaha iyo hay’adaha lacagaha qabta ay ku qaadaan warqada lacag qabashada ee soo marta Xisaabiyaha guuda oo kali ah. 2) In warqada lacag qabashada sharciga lagu saleeyo taasoo oo ay wasaaradda maaliyadda iyo xisaabiyaha guud mid walba sheegtey inuu isagu leeyahay daabacaadeeda iyo keydinteeda. 3) In lacagta ah Sh.Soomaaliga cusub ee timaada iyo canshuurta Jaadka laga qaado wasaaradda maaliyaddu warbixin ka keento. 4) In meel la saaro khidmadii tikityadda diyaaradaha ee horey loo go’aamiyey meesha ay mareyso. 5) In iyadoo la tixgelinayo dakhliga gobolka Banaadir oo soo wanaagsanaanaya, hada goluhu isweydiiyo in qoondadii hore ee ahayd 20% wax laga bedelo. 6) In wasaaradda gaadiidka badda oo dakhli laga sugaayey wada shaqeyn la’aanta madaxdeeda xal loo helo. Xigasho ------------ Poor guddi haddeeba aaminsanyihiin waxaas in la sameynaayo, oo lagu dhaqmi doono.
  22. Originally posted by Naxar Nugaaleed: MMA, i would be careful to attack people on unfounded stories, its beneath you, or is it? I can believe anything attributed to that stooge. I have zero, null respect for him. Even if he did not say those words and I strongl believe he did utter, the stooge infirm man is well-known when it comes to hadaladda aan laga fiirsan, oo iska hadalka ah. Attacking and cracking passing remarks about another elder man's wife -- C/qaasin's -- publically in 2000 alone proves my point. Waa odey aan waxba isku falin, ixtiraam iyo akhlaaq aan waligiis kusoo barbaarin, iska dhaaf wax siyaasadeed.
  23. Guuleed Max'ed wax uu soo warbixiyo ayuu waaye miyaa mise his Reuters superiors at London want these kind of things argently reported now? War meeshiiba nolol ma taalee maxaa wedding planers keenay? Maalin walba maatadda la iska dilaayo, la iska dhacaayo, la iska xiraayo, ee xoriyad maashee markaas? And Soomaali wedding planers? Since when did we have them? Mise habartii meel dad ka ijaareyso ama cilaan saareyso are wedding planers? Soomaalida cannot even plan shir muhiim ah oo yar xataa ay iskugu imaadaan, let alone guur ama aroos xafladeed.
  24. Dadka Muqdisho iyaga ayaa is dilay, mana aha dad wax isu ogol, anagana wax inoo ogol, si kastaba haddii aanu yeelnay oo xitaa hub dunida ka mamnuuc ah in la adeegsado aan u adeegsanay, weli rabshadaha ma deyinin, magaaladiina way qasan tahay, marka Puntland inay sidaas oo kale noqoto ma doonayo, waana ka damqanayaa waxa ka dhacay, tallaabo adag ayaana laga qaadi doonaa wixii sababay in dadweynuhu qayliyaan ... Haddee waxaan dhabtahay, oo war la rumeysan karo yahay, and I believe it is true since odeygaas qabyaaladda iyo Xabash u adeeg ku dhameystay noloshiis, afkiis kasoo bixi karaan ereyo saan iyo kuwa ka daran ah, then qabyaalad qurunimadiis waa dhaaftay meel laga soo noqon karo. "Hub dunidda ka mamnuuc ah in la adeegsado aan u adeegsanay..." Waaw. What a shocker. Xabashi's occupying forces using hub adduunka ka mamnuucan the wars that took place in Shaaqshiid and Towfiiq in Abriil even UNka ayaa caddeeye now. Waaka ka "damqanayaa" dhibaatooyikna Bari ka dhacaayo, aha? Well, for your information, Xabashi Stooge, dad Soomaalinimada ku weyn ayaa ka damqanaayo waxa Xamar ka dhacaayo and anywhere Soomaali lagu xasuuqaayo, not qabiilkaaga deegaankiis kaliya.
  25. Another typical Afrikan leader who does not realize xiligii hoggaaminta la iska wareejin lahaa has come. Yes, he is admirable when he tries to give the middle finger the powers that be currently, namely the Galbeedka. He however knows where his limits extend to. Yes, he tries to portray himself as an essential middle man, who confuses the masses. Even his personal life is like that, including his dress style, which is a combination of Carab, Islaamic and Afrikaan attires, same as his policies, which Carabnimo, Islaamic and Africanism. He is not eccentric. He enjoys the limelight when he likes to view himself and acts just as another fellow commoner, i.e. erecting his camp and staying in the camp during foreign summits infront of luxury five-star hotels, where other leaders salivate, to shame them perhaps. His utopic political thoughts -- the merged notion and nation of 'Isratine' of Isra'iil and Falastiin, and a real union members in African Union (which itself is the fruit and a product of tireless efforts of his so far) come to mind -- clearly says a lot about him. He wants to define himself as an essential, philosophic middle man that takes no bullshuud from no one and no organization. He is just a guy too much in love with himself and desperately trying to be a unique, almost a cult-like figure, thus making his country's flag being nothing but dark whole-green, Liibiya not having a real, written constitution, not having any official title [only a 'leader' and not president, prime minister, king, etc], I've no problem with the man; in fact, I admire some of his policies, particularly the foreign ones. He should, however, know his time really has come. Leading a nation absolutely almost four decades is not acceptable or bearable in this fast changing world. Laakiin another Afrikan 'leader' maxaa laga sugaa xoog in loogu qaado ma'ahee?