Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,437
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    310

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Wretched secessionists desperate for a victory now resorting to use kuwii afka duubnaa's propaganda images, labelling these images were from Laascaanood. Ma xishoodaan marqaanheads:
  2. Xasan Socdaal ciyaal weeradii uu laba sano ka hor abuuray ayaa tabar loogu weysanyahay magaalada Xamar. Heer xaafadaha qaarkood kuwii afka duubnaa loo dacwoodo ee gaartay. Kuwa afka duuban ayaa hadda beegsanaayo ciyaal weerada and swiftly killed several of them already. Xasan Socdaal safarro iskaga maqanyahay iyo jeeb buuxis mashquul ku yahay. Cabsi xoogan oo lasoo daristay kooxaha Muqdisho ku iibiya maan dooriyaha iyo Ciyaal weerada Waxaa cabsi aad u xoogan ay lasoo daristay kooxaha magaalada Muqdisho ku iibiya waxyaabaha maanka dooriya iyo Ciyaal weerada, kadib marki kooxda Al-shabaab ay beegsi ku bilaawday doonaan kooxahaan oo dhibaato xoogan ku hayay shacabka ku dhaqan Muqdisho. Alshabaab ayaa labadii habeen ee lasoo dhaafay duuleedka iyo gudaha magaalada Muqdisho sheegtay iney ku dishay rag ay sheegeen iney ka ganacsanayeen waxyaabaha maanka dooriya oo uu ku jiray mid ka mid ahaa ganacsatada ugu waa weyna ku iibiya maandooriyaha. Kooxda Alshabaab ayaa raga ay dileen qaarkood ku beegsatay goobaha ay ku ganacsanayeen, waxaana warar haatan soo baxaya ay sheegayaan in cabsi darteed loo xiray sandaqado ku yaala magaalada Muqdisho oo qaarkood lagu iibin jiray maan dooriyaha, halka kuwa qaarna ay sameysteen ilaalo hubeysan. Wararku waxay intaasi ku darayaan in Waalidiinta dhalay hoggaamiyaasha kooxaha Ciyaal weerada in haatan ay bilaabeen iney goobaha dhaqan celinta ku xirtaan caruurtooda, halka qaarna ay kala qaxeen xaafadahii lagu yaqaanay. Mudooyinkii dambe waxaa magaalada Muqdisho si aad ah looga cabanaayay kooxaha ciyaalka weerada oo dhibaato xoog leh ku hayay shacabka ku nool magaalada Muqdisho. Xigasho
  3. Another day, another dil by moooryaan dhar ciidan ku labisan: Ciidamo ka tirsan DF oo Bajaajle ku dilay Muqdisho iyo caro ka dhalatay Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil maanta ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ay ka geysteen laami yaraha Soobe ee magaalada Muqdisho, kaas oo loo geystay wiil dhalinyaro ah oo ahaa darawal wade mooto bajaajle. Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Mahdi Diiriye Aadan, waxaana toogasho ku dilay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo wadada marayay, kadibna iska dhaqaaqay. Goobjoogayaal ayaa innoo sheegay in marxuumka uu ku dhowaaday gaariga ay saarnaayeen ciidamada, kadibna ay rasaas isaga reebeen, taas oo sababtay geeridiisa. Allaha u naxariistee marxuum Mahad ayaa la daala dhacayay nolosha reerkiisa, wuxuuna deegaan aaa ku noolaa degmada Dharkenley, sida ay innoo sheegeen dad yaqaanay. Xaaladda goobta uu dilku ka dhacay ayaa haatan ah mid aad kacsan, waxaana dilka wiilkan dhalinyarada ah ka dhashay caro dadweyne. Dad badan oo shacab ah iyo darawallo ayaa isugu soo baxay Zoobe, illaa KM4 kuwaas oo dibad-bax cabasho ah dhigay, ayagoo ku qaylinayay erayo ka dhan ah ciidanka dowladda. Dibaxayaasha ayaa sidoo kale dalbaday in lasoo qabto askartii ka dambeysay falkaasi, si loo horkeeno cadaaladda, loogana qaado tallaano adag oo sharciga waafaqsan. Dhanka kale ma jiro illaa iyo hadda wax hadal ah oo kasoo baxay saraakiisha laamaha ammaanka oo ku aadan dilkaasi dhaliyay carada dadweynaha. Dilalka loo geysto wadeyaasha Mooto Bajaajta ayaa soo badatay mudooyinkii dambe, mana jirto cid loo soo qabtay dilkooda, inkastoo dhowr askari la geeyay Maxkamadda Ciidamada. Xigasho
  4. Ma fahmin Ingiriiskaan jacbursan ee ma qurbaha ayuu ka tagay oo Laascaanood ayuu tagay oo lagu jirdilay? And the ones that appear in the video and picture are not the same individual.
  5. When secessionists non-stop marqaan sessions u fadhiyeen for the last three decades, garaadada were being trained in modern public relations, methinks.
  6. Two decades after this thread was created, our people are still tragically dying in European seas.
  7. Look who showed his grief-stricken face after hiding in days. Dagaalka now is offensive started by halyeeyda Daraawiishta against the fleeing wretched secessionist marqaanhead militia oo Laascaanood meel u jirta 25 kiilomitir dhanka waqooyi bari ayaa lagu baacsanaayaa.
  8. Xirooyinka xoolaha ku yaalo dhulalka saxaraha look better than these so-called 'military bases' these marqaanheads vacated. Muuse Muqayil achieved the treble: 1) - Exposing their decades-long lies about victimhoods iyo waa nala xasuuqay. Iyagaa wax xasuuqi today and witnessed by Soomaali oo dhan. 2) - The secessionists lies of the only 'peaceful democracy' region in Soomaaliya to achieve elusive aqoonsi. It has officially died and buried deeply. Muuse showed beesha caalamka ee caabudaan what Waqooyi truly is. 3) - His militia is nothing more than drug-addicted marqaanheads. Imagine kuwii afka duubnaa haddee weerari lahaayeen hoteel Hargeysa ku yaalo. It would have taken a month to remove them, if at all.
  9. Waxa igu yaab badnaa dad dagaal ku jiro oo haddana marqaan session u fadhiyo, as high as cirka. They are seriously marqaanheads. I guess it starts with Muuse Muqayil.
  10. Once again Xasanoow is 'missing' after secretly visiting Imaaraadka. It has been one week now. Wild rumours going around, one which says he is in Zionist state. Or is he sick and secretly receiving being treatments?
  11. Af waakoo mey liki aamee Soomaali ku maahmaahdaa. Sheekadiisa waa baqtiga ma cuno fuudkiisaa cabaa. He should resign immediately from baarlamsan ku sheega guddoomiyaha u yahay if he is serious.
  12. Daahir Jeesoow: "Dowladsan dowlad ugu xun ma arag..." "Mar dhow waxaa maqli doontiin ceelasha biyaha dad (shirkad) loo xiray. Suuqa Bakaaraha dad (shirkad) loo xiray..."
  13. The self-proclaimed British orphans shisheeyihii ka yaabiyeen. This shisheeye knows them very well.