Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,572
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    318

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. I lately started following waxa kasoo yeero, laga soo sheego, ka socdo deegaanka Bari. It is unbelievable. The corruption. The xadgudubta. The beenta. You can't just believe it anymore wax aad rumeysato kasoo yeero deegaankaas. The worse, however, waa wax aan loo dulqaadan karin, which is publishing counterfeit shilin Soomaali. Dad sheeganaayo 'authority' ayaaba mashiinkii lagu daabacaayi lacagta been abuurka keensaday meesha, oo si naxariis daro ahayn u daabaco each week. The whole shilin Soomaali is counterfeit post-civil war, laakiin awal at least every three or four years ayaa once la keeni jiray, those lagu soo daabaco in Indonesia, Thailand, South Korea or Malaysia. As sicir barar as they made those once four or three years, at least masaakiinta sanado ayee ka neefsan jireen, unlike the bold, naxariisdaradda maanta ka socoto Bari. It is a monthly thing now, heck even seems a weekly. Sicir barar [inflation] kaliya ma keenaan, ee waxee keenaan kalsooni la'aan ku dhacdo the already wretched shilin Soomaali, oo heer ganacsadihiina bilaabaan inayba aqbalin shilin Soomaali. It is xaasidnimo aan loo aaba yeelin. Read on. Wasiirka Maaliyadda ee Dowlad-gobaleedka Puntland oo lagu eedeeyey inuu ka dambeeyo daabacaadda lacagaha Shillin Soomaaliga ee been abuurka Xildhibaan Salaad Barafuun, oo ka mid ah Xildhibaanadda Barlamaan-gobaleedka Puntland, ayaa ku eedeeyey Wasiirka Maaliyadda ee Puntland, Maxamed Cali Yuusuf “Gaagaab” inuu ka dambeeyo Lacagaha Shillin Soomaaliga ee been abuurka ee lagu daabacayo Puntland. Xildhibaanka, oo maanta ka hadlay furitaanka Barlamankaasi, ayaa sheegay inuu Wasiirka Maaliyadda ka mas’uul yahay qorshaha Makiinadaha lacagaha faalsadda daabaca lagu keenay Magaallooyinka Garowe iyo Bosaaso, waa sida uu hadalka u dhigay. Sidoo kale, Guddoomiyaha Barlamaan-gobaleedka Puntland,waxa uu maanta soo hor dhigay Golaha Wakiilladda mooshin la xiriira in tallaabo laga qaado Dowladda Puntland oo iyadu lagu tuhunsan yahay inay ka dambeyso Lacagaha been abiirka ee lagu daabaco gudaha Puntland, Lacagaha Shillin Soomaaliga ee sida xawliga ah loogu daabacayo Puntland, ayaa waxa uu abuuray sicir-barar xooggan, iyadoo qiimaha Boqolka Dollar lagu sarrifayo lacag dhan Laba Malyan oo Shillin. Dhinaca kale, Lacagaha Shillin Soomaaliga ee lagu daabaco Puntland, waxa uu sicir-barar xooggan ka dhaliyey Goballadda Dhexe, iyadoo Ganacsatadda iyo dadweynaha ka cabanayaan sicir-bararka ka dhashay Lacagaha sida xooggan loogu soo qufayo Wershadaha daabaca Lacagaha ee la keenay Goballadda Puntland. Dowladda Federalkka ee Somalia, waxa qeylo-dhaan ah ama tallaabo ah kama qaadin Lacagaha Shillin Soomaalifga ee been abuurka ee lagu soo daabaco Puntland, inkastoo qaar ka mid ah Xildhibaanadda Barlamaanka Federalka Somalia cambaareeyeen arrintaasi, iyagoo sheegay inay xadgudub ku tahay Axdi-qarameedka DFKMGS. Xigasho ---------------- Qiima dhimistii uu Cade Muuse ku dhawaaqay oo noqotay hal bacaad lagu lisay Madaxwaynaha DGPL Gen: Cade Muuse ayaa xili Go'an u qabtay in uu ahaan doono qiimaha sarifka Dollarka deegaanada puntland hal sicir, kaasi oo ay waxba ka soo naasacadaan waayeen hore ayuuna cade muuse qabtay wakhti kama danbaysa oo ay ku jaan gooyna doonaan sarifka lacagta qalaad kaasi oo qiimihiisa ay dawladu ku sheegtay 16 sh.so. ah Si kastaba waxba kama naasa cadaan hadalkii Cade Muuse waxaana loo qaatay ruwaayad uu madaxwaynuhu ku hamiyayo ama uu alifay taasi oo ku dhamaatay guul daro maadaama Go'aankiisii madaxwayne nimo uu noqtay mid ay waxba ka socon waayeen. Qiimaha sarifka Lacagta qalaad oo sii siqaya marba marka ka danbaysa ayaysan hadana jirin cid wax ka qabatay ilaa iyo xiligan dad badan oo dan yar ah ayaan awoodin in ay helaan waxyaabaha noloshooda muhiimka u ah maadaama aysan kaafin karin noloshooda. Qiimaha sarifka ayaa isu taagay laba milyan oo xiran waxaana hawada galay ama kor u kacay qiimihii lakala siisan jiray raashinka mana jirto ilaa iyo hada cid isku dayday in ay arimahaasi wax ka qabtaan dadbadan oo ku dhaqan deegaanda Puntland ayaa cabsi wayn ka muujinaya sicir bararkan iyaga oo sheegay in hadii ay sii socoto kor u kaca raashinak iyo dollarku ay puntland ahaan doonto meel laga kala hayaamo oo looga safro deegaano kale sida Somaliland oo uusan sarifka Dollarku ka kicin deegaanadaasi oo ay dawlada halkaasi ak jirtaa ay si wayn u xakamaysay qiima Go'ana ay u samaysa. Si kastaba Madaxwayne Cade Muuse ayaa ku fashilmay siyaasadii qiimaha sarifka dollarka waxaana loo aanaynayaa sare u akcaya ku yimdi in ay dawladu mas'uul ka tahay maadaama ay dawladu keentay dalka makiinadaha sameeya Lacagaha Falsada ah kuwasi oo si xawli ah u soo gala suuqyada puntland keenana sixir barar dhaqaale iyo mid bur burin ah xaga dalka. Samaynta lacagaha been abuurka ah ayaa ah kuwo ku badan Puntland waxaana lagu sameeyaan meelo badan oo ay ka mid yihiin magaalooyinka Boosaaso, Gaalkacyo, Qardho, Camro, iyo Garoowe . Xaalka qoysas badan oo reer puntland ah ayay ku adkaan doontaa hadii uu sidan ku sii kaco qiimaha lakala siisto sarifka dollarka iyada oo aysan jirin xakamayn ka imaan kartaa dawlada uu madaxda ka yahay Cade Muuse oo u muuqda mid un u gaarsanaya dollarka oo kalaiya islamarkasina aysan u muuqan masuuliyad darada uu ku dhaqmayo iyo sida uu Madaxawynuhu u baabi'inayo dalkisa hadii ay dhacdo barakac wayn oo ku yimaada dadwayaha ayuu Cade Muuse ka gali doonaa dalkiisa baal mugdi ah isaga oo hada isku haysta hal il tii kalena ay sii dhacayso waxana uu ahaan doonaa madaxwaynihi ugu horeeyay oo dadkiisa bara kiciya una hayaamiya dallal kale. Xigasho --------------- Suuqa Boosaaso oo maanta albaabada loo laabay Ganacsada magaalada dekada ah ee Boosaaso ka ganacsada ayaa maanta waxee albaabada u laabeen ganacsigooda iyagoo ka cabanaya kor u kaca sida xawliga ah uu kor ugu kacayo qiimaha doolarku. [sNIP] Ganacsatan ayaa sheegay in ay aad u khasaareen tan iyo markii uu bilaabmay kor u kaca doolarku, waxayna sheegeen inay u buuxdo lacag badan oo Sh. So. ah, taasoo aad u qiimo dhacday, oo ay khasaaro ku tahay marka ay doolar u badalaan. Xigasho This is pure xaasidnimo iyo maxaa iga galay, by already men in fattened bellies trying to squeeze out the little shilin masaakiinta danyarta ah u hartay, haddeeba wax u hareen. Waxaas ayaa maamul sheeganaayo.
  2. One of my favourite, ee an ku celiyo mar kale: Hooba naar galaasa, bartaa ay la aragnee, tiimbooy! Many of you Afsoomaali-challenged might have been perhaps wondered what my signature means. Here is your chance, explained fully. Hooba naar galaasa, bartaa ay la aragnee, tiimbooy = Haddaa naar galeysid, bartaada yaala arkin, ee tiimbo = If you have decided to do something, don't do it in halfway, do it completely; thus the word 'tiimbooy' is emphasized, which means dive in like a swimmer.
  3. Soomaali people generally waa dad wada qurxoon, siiba dhalintooda barbaarta ah, hana ugu horeyaan gabdhaheena, oo marmar adaaba isla yaabeysid quruxda iyo bilicda ka muuqato. Taas qof ama dad -- shisheeye ama sokeeyaba -- isweydiinaayo maleh, Eebba [sWC] ayaa ugu hibeeye. However, if only many more of us were blessed the inner beauty -- maan wanaagsan iyo dabeecad wacan. Some Soomaalis waaba ka samreysaa, rotten with incurable qabyaalad disease, though try to front their easily detected fake smiles. Naceyba iyo xaasidnimadda ka muuqato, even through that fake dhoolacaddeyn, ay u haayaan walaalahooda ay isku dhiiga, xiddidka, diinta iyo dhaqanka yihiin. Fortunately, those are not many, but they influence the easily influenced and misled masses. We will overcome kuwaas iyo wixii lamid ah, Eebba ha idmo.
  4. And what does this have to do with siyaasad section? I am sorry but it has to move to Sports section.
  5. And what does this have to do with siyaasad section? I am sorry but it has to move to Sports section.
  6. Was anyone there on Sunday? Oh, my, my. What a filled stadium. Korontonians came out like ... And what a game! Soomaali United found an equal club in their league by the name of London Stars. The stadium was filled to the maximum. A very entertaining game, boisterous fans equally divided. It was nice and pleasure to see Soomaalida -- yar and weyn, coon iyo barbaar, duqooshinka iyo dhalaanta -- coming together like that. Shalay - 08/07/2007- oo aheyd cayaartii kama danbeysta ayaa waxaa wada cayaaray labada kooxood ee kala ah London Stars oo ka soctay wadanka UK gaar ahaan magalada London iyo kooxda Somali Unated oo ka socto dalka Canada magalada Toronto. Cayaartas oo aheyd mid aad u xiiso badan ayaa waxaa ka soo qayb galay oo garoonkii Centennial Park buuxiyay boqolaal Soomaali ah oo ka kal yimid wadamada Waqooyiga Amerika iyo Yurub iyo dadkii martida loo ahaa ee reer Canada, maarkaad eegto garoonka dadka u soo dawasha tagay ayaa waxaa soo xasuusaneysaa garoonskii Stadio Koonis iyo garonkii caalamiga ee Stadio Muqdiso, waxaa garoonka soo buux dhaafiyaya dhalinyaro, qoysas Soomaliyeed oo sida uu reerka u dhamaa u soo dawasha tagay cayaarta oo aad arkeyso abahii, hooyadii iyo caruurtii oo wada socdo, dadweynaha kasoo qayb galay yaa waxaa ka mid ahaa fanaaniin oo uu ka mid ahaa Xasan Aadan Samatar, waxaa kaloo goobta ka muuqday qoraga Soomaaliyeed isla markaasna ahaa cayartooydii cuslaatay ee kubada laliska Jani Dheere, waxaa kaloo joogay cayartooydii cuslaatay ee kubada cagta Muqtaar Cuti, Ganajab, Yuusuf Shaqaaq, Cali Guray, Turumbo, Maxamed Xaaji Uureey, Cabdi Aadan Xasan Tuke, iyo cayaartooy kale dhanka kubada laliska waxaa goob jooga ahaa Axmed Dahir, Abukar Shine, Madaxey, C/qadir Shiikha, Cabdi Dheere, Maxamed Faarax Qambi, Cabdi Dibutaati, Deeqa Cawil, Gani Xasan Nuur, Anyeela, Faarax Odey, Axmadey Baana, Daa'uud Axmed, Maxamed Sheekh, C/qadir Dhame, Mustaf Ashkir , Axmaed Tuke iyo cayaartooy, waxaa kaloo goobjoog ahaa wariyeha Ibraahim Xasan Daandurey oo si toos ah ugu tabinaayay idaacada VOA. London Stars ayaa ku guuleysatay koobkii Somali Champions League Toronto 2007, kadib markii ay rigoreyaal (Penalty) kaga badisay Somali United iyagoo 1-1 isla dhaafi waayey ciyaarta labdii qayboodba, cayarta qabteedii hore markii ay socto qadir 20 daqiiqo ayaa waxaa gool ku hor maray kooxda Somali United oo uu u dhaliyaya nambarka 15 Simba, taas oo xiiso u yeeshay cayaarata, qaybtii labaada ee cayarata ayaa kooxda London Stars dhalisay gool waxaana u dhaliyaya nambarka 7aad Axmed Danish taas oo kentay in lag dhaligo rigoreyaal (Penalty). The legend himself was there, enjoying the game . These pictures only show a quarter of filled stadium, though.
  7. Soomaalida runtii marmarka qaarkood adiga ayaaba la yaabeysid. Go to any evening to their typical Tim Hortons ay fariistaan, qeyladda ka socoto, sometimes meesha waxaa isleedahay dagaalkii sadexaad adduunka maa soo socdo. Shisheeyaha aan la socon Soomaalida dhaqankooda saas ka dhigtay indhaha ayee taagaan markee soo galaan, though kuwa la qabsaday ayaa jiro that ignore their quuq.
  8. What is funny? Have you not heard the former Indonesian president, Cabdiraxmaan Gusdiir? And they say he was wadaad.
  9. "They're brown and they have a Muslim name. There's two strikes against them," Elmasry said, adding that had the women been wearing the hijab it would have been three. Run uu sheegay Almasri. Sababtee Mareykanka Soomaalida inta joogto ugu ordaan ayaaba kasi la'ahay. If it is not absolutely necessary, wax loo aado ayaaba iska yar. What they do at the borders is a legalized discrimination and harassment, endorsed by those in power all over. Baasaboorkaas magaceena ku qoran yuu been noo sheegin.
  10. “Run ahaantii sababta aan xilligan go’aanada u soo saarnay waxay tahay dhibaatadiibaa na taabatay, Bani’aadamkuna wuxuu damqadaa marka xanuunku si dhab ah u taabto, maxaa yeelay baarlamaankiibaa howlgabay, baarlamaankiibaa Gunadiisii iyo mushaarkiisiiba waayay, guddoomiyiibaa maqan, guddoomiye kuxigeenadiibaa muddo 10 bilood ah maqan oo meel ay joogaan aanaan aqoon oo Boqore ayaa ugu dambeeyey isagoon na kala fasixin ayuu iska tegay” ayuu ku cowday xildhibaan Jinniboqor. Meesha meel lagu leersado waaye. Qofba markuu rabo iska baxaayo, markuu rabana imaanaayo. Baahi aa dishay masaakiinta oo Qaramadda Midooway ka jartay waxee siin jirtay since Shariifka ka tagay meesha. Dalxaa asagana Mareykanka uu ku baashaalooyaa bilihii u dambeeye. Iska baashaal dheh igaarkaas. Boqorka Jabuuti muu iska aaday asagana, oo qoyskiis degan xagaas? Kii madoowaa Madoowe la dhahaaye asagana meesha been loogu dhiibay Nayroobi muu iska fariistay? Magac baarlamaan maxee ku ciyaareen kuwaan.
  11. Duqa, maqaadayaha dhan badanaa waa wada xirnaayeen, oo straight from that tournament ayaa ka nimid. Oo marti ila socotay. We had three choices: Either Alcuruba's casarii [which we got tired of eating xalwo and sambuus] or Banaadir or a fast food joint. Kaligeenana ma ahayn as I said dad badan ka yimid ciyaarahaas, including the players cunaaye. I am sure iyagana laabjeexa ila qabeen. By the way, these -- Soomaali United -- are kuwa beat gareeye North London. I can't believe their back centre defender -- the one who carries Maldini's number #5 camal -- is indhayar. An indhayar that knows how to play, though. Their goalkeeper, whom I had casually played against some years back, is really good. One of the other London teams, London Stars. Not the North London.
  12. I actually was there last night after 11 p.m. since all other good Soomaali restaurants were closed, being holiday and such. Bariis qalalan oo aroortii la kariye ayee nasoo hordhigeen iyo hilib u eg wax adiga ku cuni karo. Laabjeex [heartburn] aan ka qaaday waligeey igu dhicin. Couldn't sleep walaahi. You have a point. They too were there eating like dad abaar dishay. I mean dhalintaas Landhan ka yimid.
  13. This dude does not think so. Read on. Are Somali's mentally stable? I know this may offend some out there....but enough with the PC crap. Somali's need to be asked some hard questions....e.g are the mentally fit? One question to these people...when the eff do y'all plan to stop fighting each other....10,000 A.D??!! or will that be a century to early for you? honestly if i hear one more thing about the situation in somalia i'll puke! you guys need to just give your country to someone else to run it. we have many people in kenya who can run an effective country for you. Somalia..seriously why are you such a pain to Africa? If you want to give a piece of you mind to that Keenyaati poster, here it is. Meantime, another poster responding to the original poster: "ehehehe quite funny though....Ur choice of words is quite offensive to somalis, i swear if this was a face to face argument some irate walallo would have stabbed u instantly while screaming vernacular curses,..." Oh, yea. I guess.
  14. Uganda: Open Letter to AU Chairman On Somalia DEAR Mr. Chairman, I have been trying to reach you in vain. I am happy though that I finally got this space to reach out to you. The Ugandan contingent you sent to the African Union (AU) mission in Somalia reached safely. As I write to you, we are now fully established as you may have read in the media. Our base camp is well set. We also took over the security of the airport, the seaport, the presidential palace and that spot commonly known as Km 4 from the Ethiopian forces that we found in the mission area. Africa 2007 If you can recall, the Ethiopian army wanted to pull out in two weeks after dislodging the insurgents. You however asked them to stay until you fully deploy. Had they not listened to you, their going would have been catastrophic to this mission. In the four months we have been here, we have managed to distribute clean drinking water to thousands of internally displaced persons (IDPs) who urgently need humanitarian assistance. We also extended medical treatment to about 1,200 civilians who were suffering from different infections including cholera. This assistance also benefited 530 children. Through these activities, we managed to win the support of the Somali people. However, this intervention cannot be sustained because of our limited capacity and as such we request that you appeal to world humanitarian agencies to come and help in this area. We also request that you fast track the process of contributing troops from the troop contributing countries (TCCs) that pledged to deploy to help the Somali people. For us on the ground, we will help to secure their entry as well as helping them to reach where they will deploy. I have been reading opinions from some scholars alluding that Africa cannot manage to raise troops for this mission. I do not want to believe them because I have faith in your capacity to mobilise. For now, I can say that the Ugandan troops on the ground cannot stretch any further . As you may recall, we lost some Ugandan peacekeepers when a roadside bomb hit their vehicle in May. The Ethiopians, as you know, cannot stay here forever. So the earlier you deploy, the more you will be helping the situation. Hoping for your reply soonest. Yours truly, Capt Paddy Ankunda. Capt Paddy Ankunda Spokesman of AMISOM Xigasho I have nothing against those poor Ugandans. I believe they are misguided, though having the best intention. I hope they realize peacekeeping for Soomaaliya is not the option currently, particularly under Itoobiyan occupation.
  15. Warheedha haya, wuxu yar yaraa...I went to Weston/Lawrence just the other day, and all I saw was these little guys, I could've sworn they were not older than 16 or 17yrs...And someone tells me that they are here for the Soccer Tournament...WHAATTTT!!!!!!! They have parked themselves at Banaadir restaurant. Meeshaas ayee wada dhoowanyihiin all teams ka yimid dibadda, qaas ahaa the four teams from Landhan. Free baaraxi bariis food ayee ka helaan, I guess.
  16. Dadka, especially the youths, aan waxba galabsan la leynaayo continues. Ciidamada Xukuumada Itoobiya Oo Dad Rayid Ah Ku Xasuuqay Xarun Internetka Laga Isticmaalo Juun 30, 2007 - Ciidamada xukuumada Itoobiya ee ku sugan magaalada caasimada ee Muqdisho ayaa ku diley dhalinyaro ku jiray xarun internetka laga isticmaalo oo ku taala agagaarka ex-cantarol [dhanka Suuqa Xoolaha]. Ilaa ku dhowaad 3-nin oo dhalinyaro ah ayaa waxaa ciidamada Itoobiya ku dileen meel ganacsi oo laga isticmaalo internetka, halkaasoo ay u gaysteen jidhdil xoogan islamarkaana rasaas madaxa kala beegsadeen, arintan oo ka dhalatay markii uu halkaasii kolonyo baabuur ah oo maraysay oo wateen ciidamada Itoobiya uu ku qarxay goobtaas islamarkaana uu halkaas ku gubtay gaari nooca ciidamada qaada ee loo yaqaano Uralka. Baabuurkan oo ay ku qaraxday miinada la hago ayaa sida ay sheegeen dad xog ogaal ahi waxaa ciidamadaasi ka daateen baabuurtii ay wateen islamarkaana waxay ku faafeen agagaarka xaafadaasi halkaasoo ay galeen xaruntan ganacsi ee laga isticmaalo internetka taasoo ay ku dileen 3-da wiil ee dhalinyarada ahaa sida ay saxaafada u xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah oo magacooda qariyey. Ciidamada Itoobiya ayaa badanaaba ka aargoosta dadka shacabka ah ee aan waxba galabsan marka ay ay xoogaga kasoo horjeeda joogitaankooda ay waxyaalaha qarxa u dhigaan ama iska hor imaad dhaco. Ma'aha markii ugu horaysay ee sidan oo kale ay ku xasuuqaan dad rayid ah ciidamada Itoobiya, bishaan bartamaheeda ayay ahayd markii ay ku dileen sadex wiil oo walaalo ah agagaarka ex-kuliyadii ciidamada ee Jaalle Siyaad, kadib markii halkaasi ay gaari nooca Uralka ah miino kula qaraxday. Tixraac
  17. Ibraahiim Diiriye Mire: Aabbe Ciidamada Itoobiya ka dileen Saddex Wiil oo uu dhaley Waxaa maalintii shalay ahayd xafiiska nagu soo booqday Ibraahim Diiriye Mire oo dhalay saddex wiil oo 19/6/2007 ciidamada Itoobiya ku dileen agagaarka Kulliyaddii hore ee Jaale Siyaad. Wiilasha oo magacyadoodu kala ahaayeen C/qaadir Ibraahim Diiriye oo 20-jir ahaa, Sharmaake Ibraahim Diiriye oo 18 jir ah, iyo Jaamac Ibraahim Diiriye 16 jir ah . Dilkaas ayaa waxa uu yimid mar Ciidamada Itoobiya gaari ay saarnaayeen halkaasi qarax loogu gaystay, waxaana dhacday in Ciidamada Itoobiya markiiba ku yaaceen xaafadihii halkaasi ku dhawaa, waxayna hal guri ka soo wateen lix qofood oo ay ku jireen saddex wiil oo walaalo ah, wiil saaxiibkood ah iyo labo oo guri dhiseesay oo farsamo yaqaano ah ah. Ibraahim oo ah Aabbaha dhalay wiilashaasi xiligaasi waa uu ka maqnaa guriga, isagoo arrintaasi ka hadlayana waxa uu yiri: " Anigoo ku sugan Magaalada ayaa la igu soo wargeliyey in carruurtii ay ka kaxeysteen ciidamada Itoobiya guriga , waxaana i gashay cabsi iyo rajo ah in la sii deyn doono, markiiba waan soo cararay" ayuu yiri Ibraahim Diiriye oo intaa raaciyey, " Haddana Taleefan ayaa ii soo dhacay waxaana la igu yiri saddexdii wiil ciidamada Itoobiya way dileen, waxaana la ii daba dhigay in labo nin oo farsamo yaqaano ah oo ka shaqeenayey guriga iyo wiil isna wiilasheyda saaxiib la ahaa iyana la dilay maydkoodana wadada uu yaalo , waxaana la dhaqaaqi waayey naxdin." Ibraahim oo markaan wareysanayey ilini ay ka socotay ayaa waxa uu ii sheegay in wiilasha qaarkood ay dhameeyeen Dugsiga sare midka weyna uu dhawaan shaqo bilaabi lahaa, ibraahim waxa uu dhacdadaani ku tilmaamay mid naxdin leh oo laga murugoodo, isagoo sheegay in aysan ka hadlin ilaa iyo haatan Hay�adaha xaquuqda Aadanaha, sidoo kalana aysan ka hadlin Dowladda Federaalka iyo Dowladda Itoobiya. "Waa xoog aan ku baxsan lahaa, waayo waxay joogeen xiligii lagu nacfin lahaa, hase yeeshee taasi ma dhicin, oo waxaa maalin cad si bareer ah loogu toogtay wadada dhexdeeda" ayuu sii raaciyey hadalkiida Aabbe Ibraahim Diiriye oo isagu u mahadceliyey dadka deriska ahaa ee gacanta ka gaystay duugista carruurtiisa, wuxuu kale oo uu intaa sii raaciyey, " Anigu wax shaqo ma hayo maanta, waxaanse fiirsanayey saddexda wiil xoogooda, hase yeeshee qadarta alle ayaa ku dhacday, laakiin gacan ka gardaran ayaa dishay ." ----------- Aabbe Ibraahim Diiriye wuxuu u baahan yahay Gargaar, waa aabbe ay carruurtiisii ka dileen ciidamada Itoobiya, wixii gargaar ah ugu soo hagaaji. Amiin Yuusuf Khasaaro Email: amiinkhasaaro@hotmail.com Tel: 002521-552494 Xigasho Samir iyo iimaan, Ibraahim Diiriye Mire. Maalin maalintee ahaataba xaqooda loo aargudi doonaa. Gacan ka gardaran ayaa dishay.
  18. Xaflad Balaaran oo si weyn loo soo agaasimay oo lagu weyneynayo munaasabadda 1da Luuliyo oo qudbad uu ka jeediyay Madaxweynaha dowladda KMG ah C/laahi Yuusuf ayaa xalay ka dhacday xarunta Madaxtooyada ee magaalada Muqdisho, iyadoo xafladdaasi dadkii ka qeybgalay ay u badnaayeen ehelada madaxweynaha . SNIP Wariye Shabelle ka tirsan oo joogey munaasabaddaasi xaley, ayaa waxaa uu sheegey in munaasabadaasi loo diidey in wax dhaq dhaqaaq ah sameeyaan dadkii ka soo qeyb galey oo ay ku jiraan wariyayaashii ka soo qeyb galey munaasabaddaas. Markii la gaarey saqdii dhexe ee xaley, xilliga calan saarka ayuu ku waramey wariyahaasi in madaxda qaar ay sheegeen in uu keliya dibadda u baxaayo madaxweyne Yuusuf si uu u soo saaro calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, dadkii kalena loo diidey in ay dhaqaaq sameeyaan oo ay xitaa istaagaan, arrimahaasi ayaa waxaa u cuntami waayey guddoomiyaha G/ka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Max'ed Cumar Xabeeb Max'ed Dheere oo markiiba istaagey misena ku amrey dadkii ka soo qeyb galey in ay wada istaagaan calankuna uu yahay mid Soomaali oo idil ka dhexeeyo hasa yeeshee aan la heyn dad gaar ah, hadalkaasoo wariyahayaga uu soo sheegey in dadkii ay la riyaaqeen islamarkaasina ay u istaageen iyagoo mashxaradaya . Shabeelle
  19. If our current divisiveness (Somaliland, Puntland, Jubbaland…..) continues, we will fall the schemes of our enemies. We must rise up above tribalism and I against my brother and step up to the plate and liberate our people once and for all and make Somalia the best country to live in the world. Saas ayaa la rabaa. Gooni gooni iyo kala goosasho wax ee soo kordhineyso ayaa iska yar. Soomaali haddaan nahnay dhibaatadda kaliya waxaa ugu bixi karnaa, oo aan xal ku heli karnaa: Midnimo, isku duubni, iskaashi, isbiirsi, isbaheysi iyo caddaalad iyo sinnaan walaaltinimo.
  20. WaaaaaaaaaW. Qurux badanaa barbaarta. Crowds celebrate Somali festival LEWISTON - The city's Multi-Purpose Center seemed to be transformed into a colorful, joyous, distance place Saturday night as the fifth annual Somali-American independence festival was celebrated. Festival coordinator Omar Ahmed explained the festival is held every year to celebrate Somali's July 1 independence from Italy and the United Kingdom, and the U.S.' July 4 independence. The festival encourages "the two communities to come together so that we can have the best of time," Ahmed said as African music played in the background. The two communities are immigrants and nonimmigrants. The event also appreciates diversity, and this year is celebrating Lewiston winning the All-American City award. "It's very happy, very fun," Ahmed said. Margaret Main of Lisbon Falls, who was sitting in the bleachers waiting for the entertainment to begin, said this was the first Somali festival she's attended. She came with her husband, who works for the city of Lewiston. "I just want to learn a little bit of understanding about the culture Somalis have," she said. Near to her was Fadumo Tahlil of Portland, who was there to read poetry. Tahlil said the day was not to worry. Most Somalis have family and friends still in war-torn Somalia who weigh heavy on their minds every day. Saturday was a time to not to think about the suffering, but to celebrate the culture, Tahlil said. Asked what she likes best about the Somali culture, Tahlil immediately said "the clothing." In her flowing Somali dresses, scarves and wraps, "I feel more like a woman," she said with a smile. Within minutes, four dancers seemed to illustrate her point. The Rwandan dancers moved to the center of the room, two dressed in red, two in white. With smiles and grace, they captured everyone's attention as they swayed. Asha Wilson, 3, of Lewiston, laughed as she dashed out and momentarily danced with the woman before running back to her mother. As in most events, there were speeches and tributes. Behind the stage was a large American flag and a blue-and-white Somali flag. The "Star-Spangled Banner" was played, then the Somali national anthem was sung. A few boys wore white shirts with the Somali national logo of blue and a white star. In his speech Ismail Ahmad, who works as a cultural skills trainer, said that in Lewiston, Somalis have for their children "blessed peace," security, shelter and food. "This we could not guarantee in refugee camps and in our country." He asked festivalgoers to think of those who could not be there with them. It's not easy to journey from Somalia to the United States, but they have done it. "We proudly call Lewiston our home, to the amazement of many," Ahmad said. They consider Maine their "home sweet home." Lewiston Mayor Laurent Gilbert began his remarks by offering a few greetings in the Somali language. His effort made the faces of several light up as they applauded. Gilbert said the addition of Somalis and other immigrants to Lewiston "have added to the fabric of our city. It is with your help we've become an All-America City." After the speeches, more dancing brought out more smiles. A group of young girls wearing identical pink-and-black dresses showed off Somali moves. After a group of boys, wearing matching striped shirts, performed a different style of Somali dance. Meanwhile a young men's dance group, wearing white shirts that read Somali, were waiting their turn to perform. They came to Lewiston from Connecticut. Sitting together taking in the celebration was Terry Waite, in typical American clothes, and her young Somali friend, wearing a brightly colored long dress and head scarf. Waite works at Lewiston High School. She came after being invited by the Somali girl. Admiring her young friend's outfit, Waite said Somali girls at Lewiston High School always look so feminine. The festival is sponsored by the African Immigrants Association. Festival coordinator Ahmed was pleased with the attendance. People were slowly filling the center, and more were walking down Birch Street. Each year more come, Ahmed said. Maine Sun Journal There is something about this image. LoL. Very cute.
  21. There were several teams here from London area, and one of them played tonight against Soomaali United [a well-regarded, disciplined Koronto-based team]. Shame on North London team. Shame on them. Their captain, whom I had met at Banaadir restaurant a week ago that if I had known his team were like that runtaa u sheegi lahaa. Meeshaan vacation ayee u imaadeen, ee ciyaar uma imaan. 3:0 ayaa la diray; actually, the score should have said 7:0. Next time, reer North London, isa soo dhisa. Balaayo aan ordi karin oo lafo lafo iyo xiito xiito ah, iskaba dhaaf inay wax ciyaaraan.
  22. Ninka isboonsar uu kaa balanqaaday muu kuu waday xee tahay ka dabasocodkaan aa dabasocotid? Let him enjoy his vacation. Wah. PS - Maan, Xasan Aaden Samatar iyo C/qaadir Jubba ayaa tumaayo caawa for a Kowda Luulyo celebration. And here I am ,just got back from outside and sitting infront of this mirror. I should have heeded my friends and gone to chill there since it is holiday tomorrow. But the darn place is at Scarborough?!?! Why, oh, why. Why not the usual places at the West.
  23. Originally posted by Cara: What plays did he write? Were any performed in Somalia? The man arguably wrote the most famous plays Soomaalis have had known. He is an abwaan and a playwriter. He wrote many songs as an abwaan, and numerous plays as a playwriter. Most famous ones being the nationalist plays in the 1970s Soomaali Galbeed war, such as Waa maadays adduunyada, dadkuna way matalayaan and Gari makaa baxdaa. He also wrote, I don't know which ruwaayad it was in, for that '70s war that well-regarded xaad ku kicineyso daljecel song: Dhulka soo anigu malihi? [Haa, haa] Dalka [dadka] soo anigu malihi? [Haa, haa] Ninkii dhoof ku yimid bee geerida dhibeysaa Waqtigii dhamaayo Wuu dhaqaaqi doonaa. And of course the most well-known and well-liked of them all: Qabrigii Jaceylka. He both wrote the play, which the song includes, in the '70s. And last being the post-civil war plays he wrote at dibadda where he resides now, for and about dibadjooga, including labadii lala dhacay Qabyo and Qabyo II.
  24. Waa markii lixaad iyo sanadkii shanaad u dabaaldega xoriyadaan iyo qolkaan. Inkastoo kusoo aaday sanadkaan sanadkii ugu murugadda xumaa Soomaali haddii la yahay maadaama dalkeena gacanta u galay cadowgeena soo jiritaanka ahaa, laakiin wali ma iloowi karno muhiimka ay Kowda Luulyo noo leedahay. Luulyo wacan oo wanaagsan.
  25. Originally posted by Kamalu Diin: Maskiin Macruuf Aqiyaa Qowmida ku dhaqan Shabeelaha Hoose hada diyaar uma aha in ay talada deegaankooda ay gacanta ku dhigaan maxaa yeelay Somalia wali waxaa ka shaqeeya xabada sidaas darteeda diyaar uma aha. Sidaas dardeeda ayaa TFG abaal ugu dhigatay kooxdii indha madoobe. I am sadden by this development. My stand so called TFG is diminishing day by day. Every alternative I come under dis-appointed me thus far. I seeking the next good thing for Somalia. Besides those in Eriteria I can't stand by. Reer Indha-Madoobe hadii maxkamada laga adkaadey waxaa ay doorbideen waxii ay wax ku noqdeen oo ugu horeyso Shabeelaha Hoose in aysan marnaba dhumin. Sidaas dardeeda ayay taasi ku fara adeegeen iyaguba. therefore there was a meeting of the minds between the two munaafiqiin. Nin ayee ka jibjibiyeen. Haddaa wax wanaag ka sugeysay wax Xabashi u adeego markii horeba adaa qaldanayd.