-
Content Count
17,572 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
318
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Walaahi waxaan waa disturbing, very, very disturbing. Eebba ha u wada naxariisto Mahad iyo Sharmaarke. Gacan ka gardaran ayaa dishay. Xaqdarana lagu dilay. Tacsi gaar ayaan eheladooda inta ugu dirayaa, siiba xaaska Cali Iimaan Sharmaarke oo Reer Ottawa ah. Waxaan xasuustaa asagoo dhowr mar ku celi celinaayo maalintee teyda soo gisho ayaan dhimanayaa ee meelna uguma socdi dalka. Cali Sharmaarke 2000 ayuu ku noqday dalka, kana tagay Kanada suu u hirgiliyo idaacad madax banaan oo waagaas ka jiri jirin dalka. Idaacadaas madaxa banaan uu furay ayaa u horseeday tobaneeyadda kale ee hadda ka furan Xamar iyo kuwa kaleba dalka intiisa kale. Eebboow u naxariisto marxuumadaas.
-
Me, waxaas iska dhaafee, what version of Windows are you using? Windows 95? Haddana Internet Explorer?
-
Then again, after another possible intervention from the American officials in Nayroobi, they let them re-broadcast normally in the same day. Mar hore ayee iridaha u laabi lahayeen if their Xabashi masters did not fear America. Idaacadda Madaxa Banaan ee shabelle ayaa dib u howl-gashay saacado ka dib markii la sii daayay shaqaalihii idaacadda inkastoo mid ka mid ah shaqaalaha ay la hareen ka dib markii saakay ciidamo ka tirsan dowladda ay xabsiga dhigeen, isla markaana ay hakiyeen howlihii shaqo ee idaacadda, inkastoo hadda ay caadi ku soo laabteen howlaha idaacadda. Abaarihii saakay 9:30 kii subaxnimo ayaa waxaa xarunta idaacadda Shabelle soo galay ciidamo boolis ah oo uu horkacayay taliyaha qeybta booliska ee Waliyoow Cadde G/dhexe Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) , isla markaana ku amray shaqaalaha idaacadda in ay joojiyaan howsha ayna damiyaan idaacadda, iyadoo uu amar ku siiyay ciidamadii la socday in la geeyo saldhigga dhamaan wixii shaqaalo ah ee xilligaasi ku sugnaa xarunta. Shaqaalaha Shabakadda ayaa lagu lugeysiiyay wadada laamiga ah ee hormarta idaacadda, iyadoo hareeraha ay ka joogeen ciidamo boolis ah, waxaana saldhigga loo dhaadhiciyay 9 ka mid ah shaqaalaha idaacadda Shabelle , iyadoo si wanaagsana uu ula dhaqmay Taliyaha booliska Waliyoow Cadde Cali Gaab, inkastoo Taliyaha Saldhigga uu ku amray shaqaalaha in ay bixiyaan kabaha iyo sheey kasta oo jeebkooda ku jira, waxaana arinkaasi ku gacan seyray taliyaha Qeybta Waliyoow Cadde Cali Gaab oo sheegay in si wanaagsan loola dhaqmo wariyeyaasha. Xiritaanka shaqaalaha ayaa waxa uu ka dambeeyay sida uu sheegay Taliyaha qeybta booliska Waliyow Cadde wareysi ku baxay saakay barnaamijka xulka wararka ee soo gala 6:30 Subaxnino wareysigaasi oo ku aadanaa weeraro xalay ka dhacay agagaarka saldhigga degmada H/wadaag oo sida warka uu ku soo helay taliyuhu loo sheegay in saldhigga ciidamadii jooga ay ka huleeleen iyadoo markii loo sheegay in wareysiga uusan sidaasi u bixin ayuu dib u soo celiyay 8 ka mid ah wariyeyaasha, waxaana ay yimaadeen taliyaha iyo wariyeyaasha xarunta Shabelle, waxaana dib loo dhageysiiyay wareysigii ku baxay barnaamijka xulka wararka ka dibna waxa uu ku qancay in uu ka duwanaa hadalkii horey loogu soo sheegay sidaasi ayuu ugu sheegay maamulka idaacadda in ay dib u bilaaban karaan howlahooda. Wariye ka tirsan Shabelle oo la yiraahdo Bile C/laahi ayaa wali xiran, isagoo ahaa wariyihii saakay lagu wareystay barnaamijka xulka wararka. Taliyaha saldhigga degmada H/wadaag iyo ciidamo kale oo la socday ayaa markii idaacadda ay hawada gashay soo galay xarunta mar kale, iyagoo sheegay in ay u baahan yihiin soo saaraha Barnaamijka xulka wararka oo la yiraahdo Maxamed Cabdi Faarax (Afgooye), waxayna amar ku bixiyeen in maalinta berri ah uu yimaado Saldhigga H/wadaag hadii kale talaabo ay ka qaadi doonaan. Arimahaan ayaa waxa ay ku soo beegmayaan xilli 7 dii bishaan oo ku beegneyd talaadadii la soo dhaafay safaaradda Ethiopia ay ku leedahay Somalia ay ugu hanjabtay idaacadda Shabelle sababo la xiriira sida shabakadda ay uga hadasho dhacdooyinka Somalia. Waa markii 5aad oo idaacadda Madaxa banaan ee Shabelle ay xirto dowladda KMG ah ee Somalia, iyadoo idaacadana ay shaqeyneyso sanadkeedii 5aad.
-
Sarkaalkaan oo hadaladiisa ay ka muuqdeen caro aad u fara badan ayaa waxa uu ku goodiyay sida uu sheegay in uu soo fasixi doono madax ka tirsan amniga qaranka Somalia oo uu sheegay in uu ka celcelinayo shabakadda warbaahinta Shabeelle. Xabashi dude was not bluffing, indeed. Muqdisho 10/August/07 - Ciidamada booliska dowladda KMG ah ayaa saakay gudaha u soo galay xarunta shabakadda warbaahinta shabelle, iyagoona xabsiga u taxaabay dhamaan shaqaalihii ku sugnaa xarunta isla markaana ku amray in la damiyo idaacadda, xilli dhowaan safaaradda Ethiopia ee Somalia ay u goodisay idaacadda Shabeelle. Abaaro saakay 9:30 ayaa ciidamo uu wato Cali Gaab oo ah taliyaha qeybta booliska Waliyoow Cadde waxa ay soo galeen xarunta Idaacadda, iyagoo ku amray shaqaalaha in ay isugu yimaadaan qol ka mid ah idaacadda halkaasi oo ay ka sii kaxeysteen, iyadoo wali aan la ogeyn sababaha la xiriira arinkaan. Taliye Cali Gaab ayaa ku amaray ciidamadii uu watay in xabsiga loo dhaadhiciyo dhamaan shaqaalaha idaacadda. 9 ka mid ah shaqalaha idaacadda oo uu ku jiro K/simaha agaasimaha idaacadda Shabeelle, Jacfar Kuukaay ayaa loo dhaadhiciyay xabsiga degmada H/wadaag. Shabeelle
-
Originally posted by Nephthys: rer xamar dude who visited Hargeysa oo maqlay all these Habro names oo yiri: Acuudkoow, hal hawar aa qatyaan ka taagneen waxaanoo hawro see u heesiin?
-
War hawdwadaag iyo heliwaaa maxaa haysta?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Wigad's topic in Politics
"Heliwaa" goormee iyadana soo baxday? Idaacadda Shabeelle oo mar walba isticmaasho magacaan ayaan arkaa, oo damacsan inay ka badasho degmadaas Huriwaa la dhaho. Ma magaca Huriwaa u huri waayeen inay carabkooda qabtaan? What is next? Ifka iyo Aakhiro magaca laga badali doonaa? Buuloxuubeey? Labadhagax too? Sidii Iskuraran meesha ugu baxday ayee rabaan inay ka dhigaan? -
Originally posted by zamatar: I think Ayoub is right on this..xiliyadu maaha time ka..xiliyadu waa xiliyada sanadka sida summerka iyo winterka taasna waxa keena wareega dhulku ku wareego cadceeda. ta sedexaad dhanaan waa dhadhan, like macaan Ee adiga lee isa saxeysid about 'xiliyadda.' Xili can be defined both as time and season; particularly and mostly in time sense, though. Waxaana tiri, "Xiliyadda waa xiliyadda sanadka sida summerka iyo winterka, taasna waxaa keena wareega dhulku ku wareego ..." Oo saan iri lee igu raacday, oo su'aashii ahayd Wareega dhulka wuxuu sababaa. So wareega dhulka wuxuu sababaa ama saa adiga u tiri wuxuu 'keenaa' xiliyadda iyo maalinta iyo habeenka. Ayuub kaliya 'maalinta iyo habeenka' ayuu doortay, jawaabtiisna uu kaga tagay tan xiliyadda. Tan kale waa adke, hoor iyo dhanaan; dhanaan oo kamid ah qeyb kamid ah biyaha [salty waters]. Dhadhan iyo dhanaana iskumid ma'aha. Dhadhan waa 'taste,' and mostly used in the sense of sweet.
-
"Mine spread Islam by the word" in Soomaaliya. Hayeey. Tolkaas sheegid uma baahna marka ee dhaaf ciyaalka haka cabsiin.
-
Originally posted by AYOUB: Science was not my sbeciality but here we go Sir MMA: 1. Wareega dhulku wuxuu sababaaa: - (B) Xiliyada - (T) Maalinta iyo habeenka - (J) B iyo T 2. Gudbiyaha ugu fiican walxahani waa: - (B) Gobol yar oo xaashiga - (T) Musbaar - (J) Caag 3. Sadexda weji ee biyuhu waa: - (B) Adke - (T) Hoor - (J)Neef - (X) Dhanaan North I'm surprised you forgot to mention Price Naseem is reer Shefield. Kan dhexda aa ku saxsantahay, ee labada kale kuu goysay. Wareegsa dhulka wuxuu sababaa ... Kamoon think again nooh. Wareega dhulka, haa, habeenkii iyo maalintii ayuu keenaa, laakiin xiliyadana ['time'] wuu sababaa taas ogoow. So jawaabta waa B iyo T la isku daray. Tan kale ee sadexde weji ee biyaha. Goormee 'neef' noqotay wax biyaha u dhadhamo camal ah? Neef ma'ahoo wax ama shay nool? Dhanaan ayaa saxsan, oo neef ma'aha, oo sadexda noqoneyso: Adke [glacier/ice-cap], hoor [biyaha caadi ah] iyo dhanaan [saltwater].
-
Horta dad miyaa jiro gurigooda in aabahooda ama hooyadooda ama ayeeydooda ama awoowgooda ama qaraabadda kale ka weyn intee caruurtooda yaryar fariiseen, damcaan inay baraan qabiiladooda and other myths? In these days? And of all, in qurbo? I am asking this because I had never grew up or been such a home. Waligeey qof abtirsi i baray, xataa ka hadalkiis ma jiro. Never did both my aabo and hooyo ever discuss that with their children. I am glad and proud to know I only know as far as to the sixth generation, and that was by necessity because people always came to our house, reciting hebel iyo hebel baa na dhalay, naming some obscure sixth generation awoowe. Bishaaro, waligaa ciyaal qabiil ha barin, hana la discuss gareyn. Let them be sambac or whatever. We already have enough corrupted die-hard qabyaaladists in such a young age, some born in dibadaha even. Bar Soomaalinimo and anything to do with Soomaaliya and Soomaali that is positive, instead. Show wonderful pictures from the pre-war and how we lived wonderfully, unlike what they heard in these post-civil war and poverty and refugeenimo. Bar Afsoomaali -- as I do with my nieces, who so far have mastered BTJX alphabet and the difference between shaqaldheer and shaqalgaab. They can even read complete sentences now.
-
Would it make one less happy if one calls that Xabashi-occupied land Soomaali Galbeed, a neutral, Soomaali-created name, instead of a clan name by a former colonial that had an ulterior motive to divide Soomaalis? Yaab badanaa. It is in the interest of all oppressed Soomaalis who inhabit that province and their liberation, which needs all its inhabitants support, that one should call the even-handed and non-clan name of Soomaali Galbeed.
-
Horta, I had never come across any picture of hers gracing the runaway floor. I searched tonight and found one, taken 1995. Also found this interesting one. Waris Dirie ® from Somalia receives the "World Social Award" from the former president of the Soviet Union and president of the World Awards Mikhail Gorbvachev during the Women's World Awards gala in the northern German city of Hamburg, June 9, 2004. The Women's World Awards are part of the global initiative "Women's World Forum" and are being presented for the first time this year to extraordinary women in 12 different categories.
-
You darn right I do. BTJ ayaaba i dishay, instead of ABC, as many others use that formula. I hope you had a nice, complete vacational trip back home.
-
Sugba sabuuradda su'aalaha sahlan ku qoran qofkii isku tijaabin karo jawaabtooda aan aragnee. Anyone ready? Goobo geli tii sax ah [waa multiple choice]: 1. Wareega dhulku wuxuu sababaaa: - (B) Xiliyada - (T) Maalinta iyo habeenka - (J) B iyo T 2. Gudbiyaha ugu fiican walxahani waa: - (B) Gobol yar oo xaashiga - (T) Musbaar - (J) Caag 3. Sadexda weji ee biyuhu waa: - (B) Adke - (T) Hoor - (J) Neef - (X) Dhanaan ---------- Leyli sahlan waaye isku tijaabiya.
-
The real adminstration in Xamar
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Safaaradda Itoobiya ee Soomaaliya oo u hanjabtay Idaacadda Shabeelle Muqdisho 07/08/07 - Safaaradda Itoobiya ay ku leedahay Soomaaliya ayaa maanta u hanjabtay Idaacadda Shabeelle sababo la xiriira ka hadalka dhacdooyinka Soomaaliya. Mas'uul ka tirsan safaaradda Itoobiya ay ku leedahay dalka Soomaaliya oo barqonimadii maanta la soo xiriirey shabakadda warbaahinta Shabeelle ayaa si kulul ugu eedeeyay in ay buun buuniso dhacdooyinka ka dhaca gudaha dalka Soomaaliya. Sarkaalkaan oo hadaladiisa ay ka muuqdeen caro aad u fara badan ayaa waxa uu ku goodiyay sida uu sheegay in uu soo fasixi doono madax ka tirsan amniga qaranka Soomaaliya oo uu sheegay in uu ka celcelinayo shabakadda warbaahinta Shabeelle . Mas'uulkaan oo la yiraahdo Jamaaludiin ayaa mar la weydiiyay waxyaabaha uu ku eedeynayo shabakadda Shabeelle waxa uu sheegay in ay tahay waxyaabaha inta badan beesha caalamka iyo wakaaladaha ay u soo xigtaan Idaacadda Shabeelle. Waxa uu ku celceliyay in idaacadda inta badan ay ka hadasho dhacdooyinka ka dhaca dalka Soomaaliya gaar ahaan weerarada lagu qaado ciidamada Itoobiya. Mar Shabeelle ay weydiisay haddii uu diidan yahay in la sheego ama ka hadalka weerarada lagu qaado fariisimada ciidamada Itoobiya iyo waxyeelada ay geystaan ama loo geysto ayaa waxa uu sheegay in aanu diidaneyn arinkaasi hasa ahaatee idaacadda ay adeegsato ereyo aanu adeegsan warbaahinta inta badan ka jirta dalka Soomaaliya. Goodinta iyo hanjabaadaha maanta kaga yimid idaacadda Shabeelle safaaradda Itoobiya ayaa waxa ay ku soo beegmaysaa xilli dhibaatooyin xoogan ay ka jiraan dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho, dhibaatooyinkaasi oo ah kuwo ciidamada Itoobiya ay u geystaan dadka rayidka ah marka loo geysto weeraro. Dowladda KMG ah oo sheegtay in ay saaxiib la tahay dowladda Itoobiya ayaa horey labo jeer albaabada isugu dhufatay idaacadda Shabeelle iyo idaacado kale inkastoo markii dambe lagu sii daayay cadaadis dowladda ay kala kulantay beesha caalamka iyo dadaalo ay sameysay dowladda Mareykanka. Shabeelle -
G.S. Hoose: Dowladda, Itoobiyaanka iyo Maamulka Gobolka oo Waxqabad ku Heshiiyey Muqdisho, 6 August 2007 - Kulan ay yeesheen Mas'uuliyiinta ugu sarreysa maamulka Gobolka Shabeellada Hoose, Mas'uuliyiinta Dowladda, Safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya iyo Saraakiisha Ciidamada Itoobiya ayaa la isku afgartey in si wadajir ah ay u wajahi doonaan qalalaasaha ka taagan Gobolka Shabeellada Hoose. [sNIP] Intaas ka dib ayaa mas'uuliyiinta Dowladda iyo Itoobiyaanka ay dhinacii kale ka dhageysteen warbixin ay iskaga difaacayaan eedeynta uu Guddoomiyuhu u soo jeediyey hase yeeshee doodda ayaa noqotey mid aan meesha ku jirin. Waxaa la weydiyey hubkii ay haystaan inta uu la egyahy. Waxaa kale oo la weydiyey waxa ay u soo xareyn waayeen malleeshiyaadkooda. More Little kids complaining and whining about each other to their Xabashi Master. So sad walaahi.
-
Breaking news: Four bananas commit suicide
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Bananas contain three natural sugars - sucrose, fructose and glucose - combined with fiber. A banana gives an instant, sustained and substantial boost of energy. Research has proved that just two bananas provide enough energy for a strenuous 90-minute workout. No wonder the banana is the number one fruit with the world's leading athletes. A banana can help overcome or prevent a substantial number of illnesses and conditions, making it a must for our daily diet. Depression : According to a recent survey undertaken by MIND among people suffering from depression, many felt much better after eating a banana. This is because bananas contain tryptophan, a type of protein that the body converts into serotonin, known to make you relax, improve your mood and generally make you feel happier. PMS : Forget the pills - eat a banana. The vitamin B6 it contains regulates blood glucose levels, which can affect your mood. Anemia : High in iron, bananas can stimulate the production of hemoglobin in the blood and so helps in cases of anemia. Blood Pressure : This unique tropical fruit is extremely high in potassium yet low in salt, making it the perfect to beat blood pressure. So much so, the US Food and Drug Administration has just allowed the banana industry to make official claims for the fruit's ability to reduce the risk of blood pressure and stroke. Brain Power : 200 students at a Twickenham (Middlesex) school were helped through their exams this year by eating bananas at breakfast, break, and lunch in a bid to boost their brain power. Research has shown that the potassium-packed fruit can assist learning by making pupils more alert. Constipation : High in fiber, including bananas in the diet can help restore normal bowel action, helping to overcome the problem without resorting to laxatives. Heartburn : Bananas have a natural antacid effect in the body, so if you suffer from heartburn, try eating a banana for soothing relief. Morning Sickness : Snacking on bananas between meals helps to keep blood sugar levels up and avoid morning sickness. Mosquito bites : Before reaching for the insect bite cream, try rubbing the affected area with the inside of a banana skin. Many people find it amazingly successful at reducing swelling and irritation. Nerves : Bananas are high in B vitamins that help calm the nervous system. Overweight and at work : Studies at the Institute of Psychology in Austria found pressure at work leads to gorging on comfort food like chocolate and crisps. Looking at 5,000 hospital patients, researchers found the most obese were more likely to be in high-pressure jobs. The report concluded that, to avoid panic-induced food cravings, we need to control our blood sugar levels by snacking on high carbohydrate foods every two hours to keep levels steady. Ulcers : The banana is used as the dietary food against intestinal disorders because of its soft texture and smoothness. It is the only raw fruit that can be eaten without distress in over-chronic ulcer cases. It also neutralizes over-acidity and reduces irritation by coating the lining of the stomach. Temperature control : Many other cultures see bananas as a "cooling" fruit that can lower both the physical and emotional temperature of expectant mothers. In Thailand, for example, pregnant women eat bananas to ensure their baby is born with a cool temperature. Seasonal Affective Disorder (SAD) : Bananas can help SAD sufferers because they contain the natural mood enhancer, tryptophan. Smoking : Bananas can also help people trying to give up smoking. The B6, B12 they contain, as well as the potassium and magnesium found in them, help the body recover from the effects of nicotine withdrawal. Stress : Potassium is a vital mineral, which helps normalize the heartbeat, sends oxygen to the brain and regulates your body's water balance. When we are stressed, our metabolic rate rises, thereby reducing our potassium levels. These can be re-balanced with the help of a high-potassium banana snack. Strokes : According to research in "The New England Journal of Medicine", eating bananas as part of a regular diet can cut the risk of death by strokes by as much as 40%" A banana really is a natural remedy for many ills. When you compare it to an apple, it has four times the protein, twice the carbohydrate, three times the phosphorus, five times the vitamin A and iron, and twice the other vitamins and minerals. It is also rich in potassium and is one of the best value foods around. Everything about moos. -
Dr. Fikre Tolossa: A Culpable Credentials of Misinformation
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xudeedi's topic in Politics
The guy is dreaming if he thinks Nuurudiin Faarax is an "Ethiopian." He, too, writes Soomaaliya never existed, earlier; well, he should know Soomaaliya is older than the name "Ethiopia" itself. "Ethiopia" is a bogus, misconstrued name, whose entire existence depends on the subjection and occupation of other people's land. Abyssinia, which should be the real "Ethiopia" if it ever existed, is only a small part of so-called "Ethiopia" now. Let him claim Abyssinia and its historical land; we will have no problem with that. Nuurudiin would not be ashamed if he was born in Soomaali Galbeed and never would he consider himself as an "Ethiopian." Though he was born in Baydhabo, he grew up in Soomaali Galbeed and he says so all the time. The people Soomaali Galbeed are not "Ethiopian." They are oppressed, occupied Soomaali citizens -- a citizenship that was and is guaranteed by the Soomaali constitution. The Xabashi writer too should have known that. -
An old thread soo xasuustay. The old Soomaalis compared to ...? Soomaali waa kuma? Sinnaantaan la magac ahay Sankuneefle ma oggoli Inuu iga sareyn karo Anna garasho sogordahan Sooryo ruux ugama dhigo Soomaali baan ahay! Inkastoon sabool ahay Haddana waan sariigtaa Sacabbada ma hoorsado Saaxiib nimaan nahay Cadowgeyga lama simo Soomaali baan ahay! Nabaddaan u sahanshaa Colaaddaan ka salalaa Sooma jeesto goobaha Ninka nabarka soo sida Gacantiisa kama sugo Soomaali baan ahay! Nin I sigay ma nabad galo Nin isugeyna maba jiro Libta weli ma sii deyn Gardarrada ma saacido Nin xaq lehna cid lama simo Soomaali baan ahay! Ninkaan teydu soli karin Uma yeelo suu rabo Sida dunida qaarkeed Sandulleynta ma oggoli Ninna kabaha uma sido Soomaali baan ahay! Ninka iga sed roonoow Siintaada magaca leh Ogow kaama sugayee Hana oran sasabo badow Dareen seexda ma lihiyoo Soomaali baan ahay! Ninna madax salaaxiyo Kama yeelo seetada Sasabo ma qaayibo Sirta waxaan iraahdaa Saab aan biyaha celin Soomaali baan ahay! Dabayshaan la socod ahay Salfudeydna uma kaco Waabay sunaan tahay Marna samawadaan ahay Samir baan hagoogtaa Soomaali baan ahay! Saan la kala jaraan ahay Summadi ay ku wada taal Rag baa beri I saanyaday Anoo xoolo soofsada Xil midnimo anaa sida! Soomaali baan ahay!
-
You believed sheekadeeda baadiyaha iyo geeljirtonimadeeda ku saabsan yaah? You too fell for it miyaa? It is a nice story, intended for Western's eagerness and voracious for anything remotely exotic, laakiin anaga Soomaali ahaan nagama gadeyso. A lot of inconsistencies only a Soomaali would get ka buuxay buuggaas.
-
Tacsi weyn ayaa u taalo Soomaalida dhamaan meel walba ay joogaan. Four members of their favourite fruit family committed suicide the other day. Tacsi mar labaad. Samir iyo iimaan.
-
Dadkiinaa. War walaashiin u hambalyeeya ama shib ka dhaha. Hambalyo Waris Diiriye. Meeshaada ka wad dadaalkaaga against gudniinka gabdhaha. I guess some of you wanted this kind of hair style. Dadka fashionka ku dhexjiro ma xiiseeyaan hal wax, unlike commoners who desperately try to look good all the time in one fashion style.
-
SOLers leisurely enjoying a football tournament final game last week at Helsinki, Finland. From left, front row: Baddacase [Redsea], Xiinfaniin and Jimcaale. In the middle, the man with the tieless suit jacket is Jaceylbaro. Still in the middle, the man with the baseball hat and with shocked face at the centre is Castro and the one next at his right with colourful koofiyad is Baashi. At the back, wearing a winter hat and the Ipod earphone, Rudy.