-
Content Count
17,572 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
318
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Hogaamiye Kooxeedkii Iska Dhiibay Dalka Norway Oo Loo Haysto Dambi, Kadib Markii Ey Geeriyootay Islaan (80 jir ah) Oo Norwegian Ah Aqristow sidaad ula socotaanba anagoo tixraaceyna maqaalkii aan horey uga qornay Hogaamiye kooxeedkan lagu magacaabo C/samad Cisman Muunye (Wajidhagax) oo ku suganaa kaam ku yaal waqooyiga dalka Norway ayaa waxaa lasoo daristay marxalad aad u adag iyo sharci la`aan. Hadaba wariyeheena dalka Norway Ifraax Max'muud Cali (Ifraax Masoonto) oo kiiska hogaamiyahan si fiican ula socota ayaa waxey inoo xaqiijisay in hogaamiye (Wajidhagax) cusbitaal la seexshay kuna jiro COMA kadib markii lagala laabtay Sharcigi kumeel gaarka ahaa oo uu haystay. Hogaamiyahan ayey lasoo daristay marxaladan adag iyo dhibaatadan kadib maalinimadii Khamiistii mar uu kasoo adeeganayey dukaan ku yaalay tuulada uu kaamka kaga jiro. Meeshaas ayaa nasiib daro waxaa ku naf waayay islaan (80 jir ah)oo istaaga ka dhacday kadib markey ugusoo gashay hogaamiyaha dukaanka. Islaanta Baqtisay familkeeda oo aad uga xun falkan foosha xun oo lagula kacay hooyadood ayaa waxa ey sheegayaan in uu Mr Muunye (Wajidhagax) islaanta ka naxshay oo ka dafay baakad caana ah oo ey islaantu kala soo baxeysay qaboojiyaha dukaanka, waa sida hadalka ey u dhigeene. Mar ey wax ka weydiisay wariye (Ifraax Masoonto) madaxa booliska tuuladaas sababaha sharciga lagala laabtay hogaamiyaha ayaa waxa ey yiraahdeen waxaa ka mid ah falkan dilka ah oo uu geystay iyo in uu ku xad gudbay waqtiyadi loogu talo galay inuu dukaanka ka adeegto, asagoo loo ogol yahay maalintii saacad qura oo ah markey dadka tuulada kala seexdaan . Hada kahor ayaa ayadana waxa dhacaday in ey suuxdo gabar ka shaqeyneysay xafiiska ceyrta uu ka qaato hogaamiyaha, gabadhaas oo qaabilsaneyd cayrta lasiiyo Mr Munye oo waligeed ugu diri jirtay lacagtiisa bangiga ayaa waxaa dhacday in lacagtii wiiga lasiin jiray soo daahdo oo uu asagana Xafiiska caydha is xaadiriyo. Gabadhaas oo markey isha ka qaaday Mr Muunye suuxday . Hogaamiye Muunye ayaa waxa lagu wadaa in maxkamad lasoo taago marka uu bogsado. Ifraax Max`med (Ifraax Masoonto) Tromsö, Norway. Ar usoo duceeya Wajidhagax in balaayadaas laga qabto.
-
Mid Ka Mid Ah Hogaamiye Kooxeedyada Soomaaliya Oo Dalka Norwey iska Dhiibay Wararka naga soo gaaraya magaalada Oslo ee dalka Norway ayaa waxa ey sheegayaan in saacado aan saas usii fogeyn soogaaray gagida dayuuradaha ee magaalada Oslo hogaamiye kooxeed lagu magacaabo C/samad Cismaan Muunye (Wajidhagax). Booliska dalka Norwey ayaa aad uga cabsaday suurada ninkan ayagoo dib u dhigay interviugi, isla markana waxey saxaafadda u cadeeyeen in hoogaamiye kooxeedkan isdhiibay uu codsaday magangalyo siyaasadeed. Ilaa iyo hada ma cada sababta runta ah ee ku kaliftay hogaamiye kooxeedkan isdhiibkaas iyo waxyaalaha ka danbeeyey. Hogaamiyahan oo xaaraan ku haystay agagaarka Safari-Somalia oo ah meesha xayawaanaadka ku noolyihiin. [sNIP] Hogaamiye kooxeedkan qoxootiga ah ayaa lagu wadaa in waqooyiga wadankan laga tuuro kadib markey booliska ka nexeen suuradiisa. Booliiska ayaa sheegay in ey kaam cusub ka dhisi doonan waqooyiga oo lagu tala galay dadka sida hogaamiyahan u eg ama ey isku suurada yihiin. Faahfaahinta marka kaamka la geeyo ninka anagaa idinla soo socodsiin doono sida ugu haqsiyaha badan. Cismaan Rooble (Wasqaan) Oslo, Norway. Xigasho
-
Back to the topic, I believe at some point before the Ethio-Somali war,during a meeting with Castro,Mengistu and Siad Barre.The late Siad Barre did talk about creating a federation goverment,the two countries uniting up under the banner of Socialism..I will try to find the source,inshaallah will post it. It is the other away around. In a secret meeting said to be in then South Yemen shortly before the war, a pleading Castro met with Siyaad Barre and suggested, since it seemed every other suggestion was not working, that to take the problem out of its core, Soomaaliya and Itoobiya should unite, since especially both countries claimed to be socialists. It was said Siyaad Barre laughed at Castro's politically immature suggestion. Mingiste, the Xabashi leader, was inclined to go to that route. That was really when the Cuban leader thought Soomaalis were arrogant and not heeding to any of his suggestions. He immediately started convincing the Soviets to support Itoobiya, instead of being, or acting until then, neutral. Originally posted by Jacaylbaro: Something wrong with the map .... why Somalia is white while the British are still in Somaliland ? Well, it is blanked because it was during after the defeat of Talyaaniga in World War II. And the map on that particular one has the date 1948. Ingiriiska occupied and ruled, like Waqooyi Galbeed, however, it was then waiting a decision from the then so-called great powers in the newly revamped Qaramada Midooway of what to do with those territories captured from colonial Talyaaniga. Eritareeya is white blank too.
-
Puntland clan politcs: meet the candidate of *******
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Nacaska's topic in Politics
I see you are newbie to this joint. I hope you've read the site's rules. One of them is, if you haven't, clan names are explicitly not allowed, and more especially not certainly on title threads. It seems you've tried to sidestep that already by altering one of the names of the automatically banned clan names. -
Amjid Khaan qosolkiisa lee saan u jeclaa... Khax Khax Khax Khaaaaaaaaaaaax Khax Khax Khaaaaaaax Khax Khax... Waa wareey. See u xasuusato uus buurkii Amjid Khaan qosolkiis i dilay. Horta ma noolyahay Uusweyne Butis Baanjar taloow? Baddacase, filimaanta Hindida waxee dadka ku naceen waa always the same plot lines. Aniga inta dagaaladda actionka lee ka fiirsan jiray back when my sisters soo ijaaran jiray cajaladda Hindida then pre-war. I used to pray mid Canjeex ama Faaris ku jiro inay noqdaan, less heeso and more dagaalo in their films. Markaas aaba igu dambeysay filin Hindi aan fiirsado.
-
For one political aspect, Ciise's troops do not currently occupy Soomaaliya. Secondly, he does not endlessly meddle Soomaali affairs, since mid '90s to now. First time we've heard Ciise of Eritareeya soo faragishto arrimaha Soomaaliya was last year, and only Sanaawi oo ku dhex xaaraayo arkay dalkeena. Also warlords hub iskuma dhiibi jirin, to betray and xasuuq Soomaali people. Thirdly, his nation does not occupy Soomaali Galbeed. Fourth, he does not xasuuq the people of Soomaali Galbeed and Soomaaliya now. Fifth and most importantly, Ciise may have a political interest to counter-attack Sanaawi's policies in Geeska Afrika and that is expected and does not contradict Soomaaliya historical politics regarding our avowed political enemy -- the Xabashis. In fact, our interests and the Eritareeyan one parallel in a vis-to-vis to Xabashi's. So the Eritareyaan president does not certainly have a grand design claiming Soomaali lands, like Soomaali Galbeed; nor wanting Soomaaliya perpetually be in non-state status; nor does he want and favour to dismember the Soomaali state. Sixth ... I think you've got me now.
-
Wuxuu soo bandhigay qorshe uu Dr. Raabi sheegay in xalay dhalay lagu noqon karo haddii lagu dhaqaaqo, wuxuuna yidhi waa in uu qofku dhaar cad ka maraa in aanu waligii gardaro ku raacin qabiilkiisa, qabiil kalena ku dulmiyin, wixii uu galay ee hore uga dhacayn danbi dhaaf weydiisto ilaahay,waxa uu maanta ku jirana ka baxo, cid kasta oo isku dayda in ay iska hortaagtan aanu dhag u jalaq siin., dhaar taas oo uu ku tilmaamay Dr.Raabi in ay la mid tahay sidii Muslimiintii ugu horaysay yeeleen markii ay ashahaadada qireen, oo uu islaamku dumiyey wixii ka horeeyey ee danbiyo ahaa, ama dhaqan ahaa, waxa uu markaa Dr.Raabi goobtii Muxaadarada ku qaybiyey waraaqo qofkii doonayaa in uu ka dhaarto qabyaalada in aanu dib danbe ugu dhaqmin uu saxeexayo isaga oo qoraya magaciisa. Runtii dad badan oo goobta ku sugnaa waa ay la yaabeen iyaga oo is weydiinaya ma Soomaali ayaa inta uu goob shirka ka dhaarto, ku sugnaanaya dhaartiisa? Oo miyaanay hore u dhaaran kuwo xilal ka soo qabtay soomaaliya? Oo miyaanay dhaaran kuwo kale oo burburkii isku dayey in ay wax qabtaan? Oo miyaanay dhamaantood garab marin dhaartii?! Haddana tani waxay kaga duwanayd waxay ahayd shaw markii ugu horaysay ee qof Soomaaliya oo aan xil qabanayn ama hadda hayn xil, la yidhi kaalay oo waxaad ku dhaarataa in aadan waligaa qabyaalad ku dhaqmayn, runtii su’aal la weydiiyey intii goobta fadhiday oo ahayd qabyaalada in aad ka dhaarataan oo aydaan dadka ku dhaqin diyaar ma u tihin, dhamaan gacmaha ayaa lawada taagay, waxaana ka saxeexay wax yar, inta aan saxeexin qaarkoodna waxayba yidhaahdeen annagu barri hore ayaanu qabiil ka xorownay . Sheeko. Haddee qabyaalad ka xoroween maxee u saxiixi waayeen then? Yaab, gacmaha waala wada taagay, laakiin saxiix ku dhaarasho markee noqotay waala wada gambistay. So, who in SOL will take this brave life-time dhaar? Anyone here? Gacmaha hala taago, then saxiix ayaa ku xigto this time. No excuses.
-
Hadda aniga maa 'doqon' i leedahay? Adigaba 'dabaal.' Mayaa, 'dhaandhaan' dheh.
-
About this thread. An aqoonyahan Soomaaliyeed, Cumar Raabi, wrote a book called Soomaaliyeey, Halkeey Baad Ku Socotaa in 1989. Yes, that is right and it is not typo, in 1989. The book has this map and the Xabashi expansion of the last century: Sadly, what he wrote almost twenty years ago now seems a reality, very prophetic. Some Soomaalis might have laughed on his face or thought he went wacko then, laakiinse dhabta ayaa soo baxday maanta. Dhaqtar Cumar Raabi, who now lives in Ottawa, is still preaching the doom we are heading to as he was preaching that day two decades ago. Soomaali waa isdaba qaban weyday, dad qabtaa helay. Dhulkooda iyo dalkooda kis kis loogu qaatay. Dadka iyo diintiina waaku xigtaa bari. You've to believe that.
-
Somalia is occupied ,, what is with the flag markaa ?? ,,,,, they can do anything as long as they are the masters. Of course that includes Waqooyi Galbeed, Soomaaliya, as a proxy too. Hubka Soomaalida lagu leynaayo maanta Berbera, Soomaaliya, ayuu kasoo degaa bilaa canshuur la'aan. I hope you are laughing now too. Say, "LoooooooL" about the isma dhaanto iyo dhasheed.
-
Maxaa ugu cabsiinee igaarka? And what is 'Siyaadist'? Dadka qaarkood micnaha 'ism/ist' u goysay aan u maleynaa.
-
Originally posted by Tahliil: MM Aqiyaar: Time will indisputably decide about the fate of the current turmoil in the Horn but I think Zenawi is as a brainless like the rest of those African despots....and from all his thuggish achievements and criminality one could only gather that he, without an external hand, surely will unseat himself. This is the preview of shocking political things to come… East Africa specially Ethiopia and Somalia are not as vital to OUR interest as one may assume wrongly...Zenawi is no more than an African dictator who found a unique opportunity to truly flex his muscle and expand his control through the horn but who is horribly failing himself coz he isn’t smart enough to exploit these unprecedented times wisely.. I gave him another 18 to 28 months before he flees into asylum in Zimbabwe… I was not referring to his dictatorial policies or his regime's immediate downfall. Waxaan qirtay had to do with the way uu u fahmay Soomaali psyche and mentality, and the way uu hal hal ugu qabtay those so-called puppet leaders of Soomaalida, been iyo wax kale ha ahaadeen. For that, I've to admit. ------------ He's been going to Addis for years, what's up with the protests these days? Flying to his master's den, first of all, is getting quite frequent. Secondly, of all wixii ka dhacay Xamar, xasuuqii and bililiqadii, the least he could have done is stay away from there. He did not only stay away, but is smiling and enjoying to be in his master's aqal in every few weeks. That is disgusting.
-
Yearly Mu'tamar in London: Many Somali Scholars Invited!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Abu-Salman's topic in General
2 - Sheekh Maxamad Cabdi Daahir (UK) 3 - Sheekh C/qaadir Cukaashe (Nairobi) I've been privileged to be a host of theirs last year this time around. They come here every year too in early August for muxaadaro. Two very funny, kaftan badan sheekhyaal. Even in their muxaadaro kaftanka ku daraan, but behind the closed doors, they would crack you up really. Siiba Max'ed Cabdi Daahir of Cardiff, a long, long time family friend. Cukaash even carries his laptop, which has a satellite-based internet; a very informed guy politically, too. -
Originally posted by ThePoint: [QB] Not here but wish I was. Jofay, Bajuni Islands, Somalia WaaW. Fiji ayeeba u egtahay meesha. Pristine, white beach. I've heard Baajuuni islands like Juulajawaa and others, but never imaged it was this pristine, even that far from above.
-
LETTER TO ALL THE CONFUSED INDIVIDUALS
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Hala isdhowro. Ixtiraamka is what makes this forum the cleanest and the most respected Soomaali forum on the net. It sometimes gets a bit heated, still hala isixtiraamo, idinkoo raali ah. Off the topic question. what is the term used for female lion in Somali? Baranbarqo inay tahay ayaan jeclahay. The female counterpart of aar [boy-male lion]. -
Sanaawi Soomaali hal hal u qabtay, runtii. For that, ninkaas gacan aan ugu taagay. You've to give credit where credit is cruelly due. Ninkaan caadi ma'aha. Soomaali psyche ayuu taqsuus oo PhD ka heystaa. What is even worse and gutting is that this free thesis was freely aided and facilitated by Soomaali dowlad and Soomaali people, who wrongly thought he would one day pay back. Tan ha lagu tusaalo qaato. Nin abeeso korsaday ayee noqotay. When will he write, taloow, a tell-all buug about Soomaali mentality and their naivety of succuming beentiis day in and out. Runtii dowladda shisheeye awood leh qaban waayeen ayuu hal hal u qabtay, haddana caabudo, oo u kala dhuumanaayo, naago la isla qabo camal. You see within weeks, kii kale ka talinaaye Bari oo Adisababa u dhuumanaayo aala arki doonaa. Kuwii kalena, the two stooges, maba loo baahno inay u dhuuntaan xagaas iyo meel kale, oo junior ministers iyo Gaashaanlesare Gabre ayee warbixinta u wada siiyaan. Shimbiryaaloow heesa, hees wanaagsan heesa.
-
Mujaahid Baddacase filin Hindi fiirsanaayo, waa wareey iga dheh. Kuwii hore maku soo gaartay horta? Daraamandar? Canjeex [whose films always had the least songs and thus a perennial favourite of ciyaalka]? Cali Dheere? Faaris/Jajandara? Yuulka Disgoo? Salaamasee? Amjid Khaan? Shakti? Mutun? Koofinda? Dhanka gabdhana yaa laga xasuustaa taloow, let's see. Hiba Malmaliina? Sahra Deefi? That is the way Soomaalida ugu wici jireen. It seems, by the way, Hindi justice is much more cadaalad than those found in my Galbeedka nations, whose celebrities always have a loop hole. Sanjay Dutt too asagana tiisa ayaa heysato, oo lix sano lagu xukumay la lahaa.
-
Too much aflagaado, haddana lagu daray inkaar. This thread does not deserve in la xiro, but if this afxumo continues, it will closed. Idinkoo raali ah si dad waa weyn camal u dooda ama hala kala leersada, baliis.
-
Contradicting - 'Dadkaan warba iskuma hayaan'..!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Juje's topic in Politics
C/llaahi Yuusuf "Hadalka Cali Geedi, anigu ma maqal laakiin hadduu jiro..." Madaxweynaha Dowladda Federaalka C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa waxa laga weydiiyey hadalka dhawaan ka soo yeeray Ra’isul Wasaare Cali Max’e Geedi ee ahaa in dowladdu ay sameyn doono Qad Cagaaran, waxa uuna yiri madaxweynuhu isaga oo hadalkasi ka jawaabaya “ Anigu ma maqal, laakiin haddii uu jiro waa mid aan ka tarjumeyn siyaasadda Dowladda Federaalka ”. Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed waxa uu sheegay in arrintaasi ay sid ugu dhaqsiyaha badan uga wada hadali doonaan Ra’isul Wasaare Cali Max’ed Geedi, isagoo sheegay in Shacabka Soomaliyeed u baahan yihiin nabad balse aysan u baaneyn in dhibaato kale lagu sii siyaadiyo. “Dowladda waxay la dagaalameysaa kuwa nabad diidka ah ee aan ogoleyn in dalka Dowlad ay ka jirto” ayuu yiri Madaxweyne C/llahi Yuusuf oo sheegay in shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ka shaqeeyaan nabdda dowladdana ay ku gacan ku siiyaan. Xigasho ----------- Ninkaan waa in satellite isbishaalo ah minanka loogu rakibaa maadaama wax walba uu leeyahay idaacaddaha ayaan ka maqlaa amaba, worse, maba maqlin, ee marka waa in loogu dhajiyaa meeshuu joogo ee Xabashada ku ilaaliso idaacad weyn oo caalami ah wixii war ee ku saabsan the occupied nation he claims uu u taliyo see u dhaafin. How many times uu idaacad wax ka maqlaa or not even maqlin at all? Shuud, waligeey tanoo kale ma arkin. Senile miyaa taloow oo kastuumadiis xataa marka laga badalo idaacaddaha ka maqlaa miyaa or maba la socdo dheh. -
Good for him. What happened to that sister who almost captured a seat on Helsinki city council a few months ago in Finland? She lost with half-percentage. So sad. Reer Iskandineefiya waa daadaloyaan. Saas kusii wada. It is a competition to see the first elected Soomaali in a Western country. Which country that will be? I bet it will be Kanada and I am not biased. Ontario holds an election in less than two months and the Conservative party nominee is a Soomaali who is campaigning in the xaafad most Soomaalis live. Actually, all the three major parties nominated three Muslims -- the current Liberal MPP and incumbent, a Bakistaani-born; the Soomaali-born; the last being Marookan-Canadian. It is sad, though, the Soomaali's party is the conservative Tory one, Mike Harris' former party. I don't know if any Soomaali will vote for him.
-
Continued. Gaalkacyo [What are those lake-like and nebula-like deep blue stuff? Were it corrupted by the satellite images?] Baydhabo Jowhar Hargeysa Xamar was too big for a single close-up capture of the entire city, so I zoomed closely to our house in Xamar, which is a stone's throw away from Isgoyska Bakaaraha as you can see. All houses from every direction surrounding ours are destroyed. Nothing stands, thus the ominous nickname of xaafada, Bermuuda. Poor Isgoyska Bakaaraha. Some darn unconcerned men built on baqaaro on the Hodan side of the formerly beautiful public parks that surrounded the intersection. You can see the Howlwadaag side still has its parks, albeit with its long-dead flowers. It almost does not even look like an intersection now, but a jid yar.
-
Googlearth and Soomaali towns. Afgooye Berbera Kismaayo Boosaaso Marka [Marka looks like boxes la iskor korsaaray, which says more about its historical ancientness. I would have loved to see Baraawe, but all the satellite images were sadly blurred.] Burco [The old town Burco looks like it was very professionally planned as a town zones. Very interesting from above, white-washed houses looking like parked cars at a large mall.] Beledweyne [beledweyne looks very, very unique and interesting from above, especially how the Shabeelle river snakes through the town.]
-
This guy was said to be a former separatist, being a member of Waqooyi Galbeed's baarlamaan from mid '90s until two years ago. So did his stance change or his opportunity changed, seeing a much more greener personal pasture for him? Soomaali dadkaan camal opportunity doonka ayaa waalay, marna lugtooda meesha $$ ku badantahay ee cusub gishanaayo.
-
Maskiin. Eebboow u gargaar caruurta saan camal u dhibaateysan. Waraa Caashaqbaro, cunuga adaa isku magaalo joogtiin ee ka farxi oo wax cabitaan xataa ha ahaatee u gad Jimcadaan, oo u tag meesha la sheegay uu ka luujiteeyo. One cannot look those so young, innocent, hurt eyes.
-
Many people have heard Weston and Lawrence in Koronto. Well, here it is. It looks all concrete from above, but a bit different on the ground. Many Soomaalis have many businesses on there, including that two [in]famous studios: Hall of Fame and Waaberi, who are across from one another. Hall of Fame has many, many lost national treasures of suugaanta Soomaaliyeed. No, I don't live in or near Weston and Lawrence. Just decided to show it. Masaajidka Khaalid from above. The now 'upscale' Xamdi restaurant. And a few blocks Xamdi's west, you will see Ceelgaab Mall and Xamarweyne restaurant.