Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,437
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    310

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. I welcome this coping of the seeing the crumbling of 30 years of failed project. In fact, it is better than the usual marqaan beenta lagu riyoonaaye.
  2. Markii dhoof lagu wareeray, baando badan ka boodeen 'tariinkii' banjarmay; maalin walba qolo qeylineyso oo waa nala qadiyey lagu haayo; dalkii iyo dadkii la iibsaday; dil joogta maalinle ah magaalo madaxdii ka socoto; 'Soomaali heshiis' ah col isku wada badalay oo hal maamul goboleed aan heshiis lala ahayn. Xaalka markuu heerkaas maraayo, tanoo kale ayaa dhacdo oo ninkii maamul wanaagga in lala soo tashto ayaa laga maarmi waaye:
  3. Sadexda gabdhood baroorta ka keenay secessionists. Markuu halganka dhamaado waa in abaalmarin la guddoonsiiyaa gabdhahaan. Meet the Women on the Front Lines of Laascaanood Conflict Against Somaliland Laascaanood, Somalia – The ongoing conflict in Laascaanood has seen the Somaliland army facing off against locals, but amidst the violence, a group of women has risen as a significant force both on the front lines and in the digital realm. These women are fighting for the future of their people and for women’s rights everywhere. They believe that women should not be relegated to the sidelines of conflict and are determined to have their voices heard. On the front lines, women can be seen manning checkpoints, providing medical aid to the wounded, and even participating in combat, all in an effort to protect their families and homes from the forces of the Somaliland army. Ilham Garaad, a dentist based in the UK, has taken to social media to document the human toll of the conflict and to inform the international community about the atrocities occurring in Laascaanood. She shares images and videos of the destruction caused by the conflict and its impact on civilians, including women and children. Rahma Omar, a local journalist, wearing her full combat uniform stated, “We are fighting for our right to live in peace and security. The world needs to know what is happening here and the impact it is having on the lives of ordinary people.” Fahima Yusuf, wearing her military uniform, has been speaking to the people and encouraging them to fight for the freedom of the people of Sool, Sanaag, and Ceyn (SSC) and liberate them from Somaliland secessionists. The women of Laascaanood are a source of inspiration and strength, showing bravery and determination in the face of adversity. They are standing up for their rights and the rights of women everywhere, reminding us that women can be powerful agents of change and that their voices and perspectives must be heard in any conflict. The world must stand with these women and support their fight for peace and justice in Laascaanood and beyond. Xigasho
  4. I was visiting my family in London this time. My brother central London igu soo wareejinaaye and after we got close to Bush House, he asked me if I want to see Beenbeensii Soomaali meesha laga xukuma. Haa iri. Iyadoo warkii galabnimo la aqrinaayo ayaa dhex tagnay qolka. Warkee aqrinaayeen maalintaas heshiiskaan ahaa. I think I met qof la dhahaaye C/risaaq oo warka tabinaaye iyo mid kale magaciisa ilooway. Noo soo noqo waa ku wareysaneynaa lahaayeen maadaama aan Xamar ka imid markaas.This is the photo I took:
  5. Rooboow trying to sell dalkugalkii xajka vy naming his brother and associates members of this unnecessary guddi. Why even have this guddi other than siphon lacag from poor xaj-goers. Wasiir Roobow oo magacaabay Guddiga maamulaya Tartanka Adeega Xajka ee Sanadkan Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa magacaabay Guddiga Tartanka adeega Xajka sanadka 1444/2023. Guddigan ayaa kala saaraya, soona xulaya Shirkadaha la siinayo Qandaraaska inay Xajka geeyaan Xujeyda Soomaaliyeed oo lagu wado inay ka bataan 10,000 Xaaji. Wareegto kasoo baxday Wasiir Roobow ayaa lagu magacabaay 9 xubnood oo ka shaqeynaya howshan, waxaana xoghaye looga dhigay Nin la dhashay wasiirka. Xubnaha Guddiga ayaa kala ah: 1 - Maxamed Haji Ibrahim Cali Xilka Gudoomiye 2 - Ibrahim Robow Cali Xogheyn 3- Shekh Cali Shekh Mahmuud (Sh Cali Dhere) Xubin 4 - Cabdinuur Macalin Maxamed Xubin 5 - Xaji Maxamed Kheyrow Aadan Xubin 6 - Xamdi Cabdirahmaan Ismaaciil Xubin 7- Aadam Sadiiq Maxamed Xubin 8 - Dr. Khadar Xaji Daahir Xubin 9 - Yuunis Cismaan Axmed Xubin
  6. Alloow moooryaanimo naga kori. I never thought that I would one day question Muqdisho legitimacy to remain as a capital city as I have always defended its sacrosanct. However actions like the below news and what occurred in the recent years, re-locating magaalo madaxda to a new brand zoned capital city, away from these with **********imo tendencies, I wouldn't question it this time. Ciidan beeleed xirtay waddo laga galo Villa Somalia iyo DF oo tallaabo qaaday Waxaa maanta magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ka furmay shir ay leedahay beesha Murusade (Karinle -Mogadishu Clan), kaasi oo loo xiray wadada Maka Al-Mukarama. Gaadiidka dagaalka ee Tiknikada loo yaqaano oo beeshaani leedahay ayaa la dhigay agagaarka Hotelka Dayax oo ku yaalla inta u dhaxeysa Isgoysyada Sayidka ee laga ilaaliyoa Madaxtooyada iyo Dabka ee wadada Maka Al-Mukarama. Agagaarka Hotelka shirka ka socdo ee Dayax ayaa waxaa laga celinayay gaadiidka, si loo sugo amniga shirka, taasi oo hadal hayn badan dhalisay. Arrinta lama filaanka ku noqotaya shacabka reer Muqdisho iyo bulshada Soomaaliyeed ee sida weyn loo hadal hayay ayaa ah in ciidan u abaabulan hab beeleed ay xirtan wadada ugu mashquulka badan ee caasimada dalka. Wararka ayaa intaas ku daraya in taliska Booliska gobolka Banaadir uu markii dambe la wareegay ammaanka shirka beesha Murusade, kaasi oo looga tashanayay aayaha beesha. Tallaabada taliska ayaa imaneysa kadib markii ay shacabka reer Muqdisho iyo bulshada Soomaaliyeed si weyn uga fal-celiyeen arrintaan, iyaga oo ku tilmaamay mid aan la aqbali karin in beel iska xirato, ayada oo dowladda joogto. Beelo badan oo ka cabanaya hanaanka awood qeybsiga dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh ayaa toddobaadyadii dambe shirar ku yeeshay gudaha dalka iyo dibadda, balse waa markii ugu horeysay ee beeluhu iyada oo awood adeegsanaya xirtaan wadooyinka Muqdisho. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dhawaan duray shirarka ay beeluhu qabsanayaan ee lagu muujinayo tabashada dowladda uu hoggaamiyo, isaga oo sheegay in arrintaas fursad siinayso kooxda Al-Shabaab, oo howl-galo ka dhan ah ka socdaan dalka. Xigasho
  7. Secretly selling our natural resources (kheyraadka badda ku jiro) to shirkad Shiinees ah:
  8. How come Laascaanood does bot have a garoon diyaaradeed, even a little airstrip malaha. Almost every degmo, much smaller than Laascaanoo, has an airstrip now. Did secessionists sabotage it? Come to think of it, secessionists only use the renovated airports dowladii dhexe built in Hargeysa iyo Berbera. The rest of degmooyin in Waqooyiga malaha garoomo yar yar xataa. Boorama malaha, kan Burco looks more like a mooro than a garoon. Ceerigaabo iska iloow.
  9. Farmaajo uu aflagaadeyn jiray, when this Dhurwaa met him in Biljam in 2018, he was very timid. My family knew his wife's father in Baydhabo. He was a wadaad sheekh ah masaajid Baydhabo ku yaalay ka ahaa sheekha. He didn't want his daughter to marry this alcoholic. But she insisted. Dowladii Kacaanka uu maalin walba caayo, it was this very dowlad u shaqeyn jiray and lived public housing owned by Kacaankii, Afrikaan Filaj (African Village). Relatives lived there and knew him as well.
  10. Doolar, dirham, shilin, riyaal, my friend. Farmaajo didn't pay enough and was too confident. Shariif does not pay nor had enough. Kheyre iyo Deni are the biggest losers ugu shubeen and received nothing back - in the name of Farmaajo ka carar. In fact Kheyre's tol qeylada iyo cabaadka ka dhamaaday because dowladaan kama dhex muuqdaan as they were in Farmaajo's ee raa'isul wasaare ku lahaayeen.
  11. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka  Turkiga  Eritareeya  Kiinya  Jabuuti  Tansaaniya Masar  Ugaandha  Kiinya (again)   Mareykanka  Ingiriiska  Mareykanka (again)  Itoobiya  Ugaandha (again) Jabuuti (again)  Suudaan  Aljeeriya  Masar (again) Eritareeya (again) Jabuuti (3rd time) Sacuudiga  Mareykanka (third time)  Qadar  Talyaaniga Jabuuti (fourth time) - waala qariyey  Itoobiya (second time) - Imaaraadka (second time)  Qadar (second time) ______________ Soomaaliya Rabiyaa u maqan.
  12. Qadar ayuu ka degay mar kale, meeting his master:
  13. Kaligiitaliye Ismaaciil hub iyo saraakiil la daba taagan the defeated secessionists. This military plane landed in Sool yesterday. Xasan Socdaal sheeganaayo madaxdii dalkana waxaan ayuu fiirsanaayaa.
  14. Waala yaabanyahay, Maakhiri. Laakiin madaxtooyo Daahir Calasoow ku xaar xaaraayo, Mahad Qalaayena 'Nabadsugid' madaxdeeda kuu ah maxaa ka sugee.
  15. Qadka iyo leenka ma u soo noqday Reer Sool? Secessionists fiilooyinkii qadka duugnaa soo faageen la leeyahay.
  16. One more bajaajle waxba galabsan killed. Waaba maalinle dilka markaan.
  17. War ninkaan diyaarad iyo dhoofid jeclaa. At least waa dalka gudahiisa this time. Howecer, he will fly to another Khaliiji country in the few days.