Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,641
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Originally posted by Tahliil: The scums in the south were done with...weakened at least...now its time for them scums in the North to b taught a lesson...an intensive dose of Tigrinian lesson... bowayaal, bayoyooin, ilma adeer, hunooyin, dee ka xabxaabsha dee Waa laga roonyahay inaa saan dhahdid. This is advocating hatred, especially against your own Soomaali brothers. Haddaa Xabashi isku dhiibtay, Soomaali nool ayaa jirto wali isdhiibin. ----------- Aawey labadii so-called "maamul goboleed" ee Waqooyi iyo Bari meesha isku qab qabsado mar walba. Xee shib ugu yihiin Xabashadda "xuduud" beenaadka kasoo tilaabsaday, dhalinyaradiina afduubtay? Eebbe knows how tortured they are today masaakiintaas walaalaheena ah. I can almost picture the reaction if one of those maamul ku sheeg in Waqooyi's or Bari's leadership reached in Buuhoodle. The quuqda iyo qeyladda ka dhici lahayd meesha, if not senseless war, too. This is the lowest ebb for Soomaalinimo and Soomaaliya. Midba midka kale ku qoslaayo, ugu dhoolacaddeynaayo the misfontune of their own brothers marba midkee Xabashi u jeestaan. Odeyaashaas dhalinyaradda ku xiray saldhiga iyagaa ka masuul ah waxaan, haddeeba ogyihiin inay Xabashi iska difaaci karin, sababtee u xirayaan ayaan kasi waaye, haddee hub u wadaan xataa jabhadda xaq u dirirka ee Soomaali Galbeed.
  2. Dowlada Federaalka oo laga cabsi qabo inay laba garab u kala jabto kadib markii ay isugu hanjabeen Madaxweynaha Fedeeralka Cabdilaahi Yuusuf Axmed iyo Guddoomiyaha baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe ayaa markii ugu horeysay si cad ugu sheegay Ra’isulwasaarre Cali Maxamed Geeddi in Xukumadiisa jiritaankeeda uu ku egyahay 12-ka bisha soo socota ee November, loona baahan yahay inuu baarlamaanka kalsooni waydiisto ka hor waqtigaas, si loogu qaado codka kalsoonida. Ra’isulwasaarre Geeddi ayaa baaqa Madaxweyne Yuusuf iyo Guddoomiye Aadan Madoobe waxaan jirin ku tilmaamay, wuxuuna u sheegay in Xukumadiisa heysato kalsoonida baarlamaanka mudo laba sano iyo bar ka bilaabaneyso xilligii ay Baydhabo degtay dowlada, sidaas daraadeedna ay u harsan tahay mudo halsano ah. Cabdilaahi Yuusuf iyo Aadan Madoobe ayaa Geeddi ugu hanjabay inay ridayaan Xukumadiisa, waxayna olole balaaran ugu jiraan sidii baarlamaanka u meelmarin lahaa mooshino kala duwan,sida in Xukumadda Kalsooni waydiisato baarlamaanka,In baasaboorka cusub la horgeeyo Baarlamaanka si loogu qaado cod,in sidoo kale cod loo qaado mooshin lagu ogolaanayo ama lagu diidayo mashruuca Saliid qodista Soomaaliya ee uu Cabdulahi Yuusuf hore ula galay Shirkad Shiinees ah. Ra’isulwasaarre Geeddi ayaa ku hanjabay inay masuuliyada wixii dhaca qaadi doonaan Cabdilahi Yusuf iyo Aadan Madoobe, hadii ay baarlamaanka horkeenaan mooshin loogu yeerayo Xukumadda si loogu qaado cod. Wuxuuna dhinaca kale xusay inay ka go'an tahay meelmarinta mashruuca heshiisyada Saliida iyo Shidaalka Soomaaliya, iyadoo loo marayo nidaamka dastuurigaa ee dhigaya in Xukumadda saxiixi karto heshiisyada heer Caalami. Sedex Masuul ee ugu sareysa dowlada ayaa lagu wadaa inay Axada ka isugu tagaan Baydhabo, waxaana guud ahaan Baydhabo looga yeeray Xildhibaanada aan ku sugneyn Baydhabo ee wali aan ku biirin baarlamaanka xorta. Madaxweyne Yuusuf iyo Ra’isulwasaarre Geeddi ayaa safarkoodii ugu dambeeyay ee Jeddah isku khilaafay cida u saxiixi lahayd ama u qaadi lahayd miisaaniyad Sako ah oo ay dowlada Sacuudiga ugu deeqday. Madaxweyne Yuusuf ayaa ku adkeystay in sadaqada boqortooyada bixisay uu saxiixo Korneyl Shaatigaduud oo ah Wasiirka Maaliyada hasse yeeshee Ra’isulwasaarre Geeddi ayaa isagana ka biyo diiday amarka Madaxweynaha wuxuuna nadar ku maray inuusan aqbalayn hadii lacagta aan loo dhiibin Ibrow Caliyow, oo ah Wasiirkii hore ee Maaliyada. Khilaafka iyo isnacaybka u dhaxeeya madaxda sare ee dowlada ayaa la aaminsan yahay inuu gaaray heerkii ugu sareeyay taas oo riixday kalsooni xumo ay sedexdooda isugu raaceen Sacuudi Carabiya, waloow Ra’isulwasaarre Geeddi uu ku dhacay shabaqii loo dhigay ee ahaa inuu saxiixo natiijadii ka soo baxday Shirweynaha Muqdisho oo uu isaga hore u jalaafeeyay, kana biyo diidsanaa, sababo la xiriira qodobada ergada Shirweynaha ka soo baxay oo dhigayay in Xukumada dibada baarlamaanka laga qaato, si loo dhaqan geliyo dib u heshiisiin dhaba, loona helo aqoonyahano ku haboon dhisida maamul dhexe. Sawir laga qaaday kulankii madaxda Sacuudiga iyo hogaamiyaasha sare ee dowlada Federalka KMG ayaa muujinayay, Ra’isulwasaarre Geeddi oo meel kaligii geesa gacanta ku dhegan Sheekh Aadan Madoobe,ayna caro ka muuqato,halka Cabdilahi Yusuf iyo Aadan Madoobe ay dhoolacadeeynayeen,iyagoo gacmaha ku dhegan labada masuul ee ugu sareeysa boqortooyada Sacuudi Carabiya. Inkastoo Geeddi, Aadan Madoobe iyo Cabdilaahi Yuusuf uu marjacoodu yahay Addis Ababa , ayna ku eedeysan yihiin xasuuq shacab iyo xadgudub Qaran, hadana waxaa aad looga cabsi qabaa inay ka dhex qaraxdo colaadii ugu xumeyd,taas oo sabab u noqon karto inay laba garab u kala jabto dowlada federalka ee shacbiyada badan aan lahayn. Ra’isulwasaare Geeddi oo ah hogaamiyaha ugu aqoonta wanaagsan madaxda sare ee dowlada ayaan kalsooni badan ka heysan beesha uu ka dhashay, waxayna taasi ku qasabtay inuu maalmahii ugu dambeeyay uu xusul duub u galo, sidii uu ku kasban lahaa taageerada hogaamiyaasha beesha, waxaase Geeddi astaan barmadoow looga dhigay "Ra’isulwasaaraha boorsadiisa wata" ee isku ah Xukumadda. Madaxweyne Yusuf oo la rumaysan yahay inuusan lacag jacleyn sida Geeddi, oo hadafkiisu yahay Xukun Jacayl, waxaa isagana barmadoow iyo wajigabax siyaasadeed ku noqday, dhaqankiisa qabyaalada ee ku riixay inuu isku hareereeyo wiilasha jufa hoosaadka uu ka dhashay, waana sababta aqoonyahan caana oo ay isku heyb yihiin, dhinacna xidid ka yihiin, uu ku xantay erayadaan "Geeddi iyo Cabdulaahi inkastoo wadaninimo xumada iskaga mid yihiin, hadana markaan Geeddi arko, waxaan dareemaa heer Qaran, markaan Cabdilahi aragna waxaan dareemaa heer qabiil, waxaan ula jeedaa ragga Geeddi la socdaa, waxay leeyihiin qabiilkasta, waxay doonaan ha isla dhaceen, cuneene, laakiin Cabdulahi, midaan ina hebel hebel ahayn indhaheeygii qaban waayeen." Xigasho [Waa tifaftire maqaalka maadaama uu ka buuxo qalaladaad hingaadis badan.]
  3. War odeyga la afduubtay faraha ka qaada. The full picture ma aadan arkin. Waa kanaa the full picture, taken last year markii la dhaarinaaye odeyga iyo asxaabtiis kale maxkamadaha ka tirsanaa in Baydhabo. They look good. Maxaa rabteen in uu saan camal u labisto? Baliis.
  4. Of being off the air. Free Idaacadda Shabeelle, O' Xabashi Stooges.
  5. Xamar Soomaali ayaa dhisatay, marax waaxid. Aaliya, pre-war Xamar, I believe, both Landhan iyo Koronto ayee hoosta gilinee since I had seen both cities. Then that is my opinion. How was Iswiidhan horta? What I like Scandinavian countries is their bike mode. Meel walba bushkuleeti lagu aadaayo, with their own dedicated lanes. Waa dad hormaray, who understand baabuur xiligiis in laga tagay.
  6. Originally posted by Kool_Kat: See all gone...Xaal qaado...Thanks for this edit button... Kuusha, yaa kaa xanaajiyena? Abti maa wax laga sheegay mar labaad? Ii sheeg, aan hilfaha u laabee kan abti wax ka sheego.
  7. Maxee magac dowladeed ku ciyaareen kuwaan dowlad isku sheega ah.
  8. Ma haddaa ogaatay? Afsoomaaliga kaliya ma'ahee, afafka ugu badan, uguna caansan adduunweynaha ayaa saan ah. Waxaaba soo xasuustay in 2000, guri aan marti ku ahaa anoo fadhiyo ayaa telefoonka soo dhacay, and since the host was away, iska qabtay. Salaan ka bacdi, mid waalan ayee ahayd igu bilowday su'aala baas oo aan loo dirsan. Finally i weydiisay in aan guursaday, markaas ayee igu soo dhacday inaa ku ciyaaro, su'aasheeda ugu jawaabay, "Maya, abaayo, wali mali i guursan." Iyadii hasoo boodo kulahaa, maxaa jirana, soo wiil ma tihid. Markaas ku iri dadka isguursanaayo soo laba qof ma'aha. Haa tiri, ee marka bas hee laba wada wadaagaan waaye u sheegay, oo mid walba la guursadaa waayahaan cusub.
  9. Landhan iyo Koronto idinka iyo aniga midba ma dhisan, dad kalaa dhistay. Ee ka kala yaaca meesha. Now, tell me about Xamar.
  10. Haye, intuu maroyaa yarkaan ku jiray tartanka so far? Buuxo, haye, jealousy maa tiri. Waxaaba isoo xasuusisay kan "iimaamka" noo ah sometimes taraawiixda soonkaan. He is a boy no older than 12. Aaheey, 12. Anigoo 6'3" man dherarkiis ah inaa lineka gadaashiis istaago habeenkii xaley tagay. Waaba ka dheeraadaa linekaas iyo wax u dhaw asaga. Kidding. Runtii wiil yar waaye, waxaa maqlay Xamar ayuu sanado deganaa, oo dagaaladda cusub kasoo carareen reerkiis this year.
  11. is by far one of the funniest on youtube. "You were snoring." "Sorry." Tuug la qabtay talo maleh. Typical, interesting French commercial. Midkaana ma xumo too.
  12. Perhaps unsurprisingly, Ms Pauli, 50, has been divorced twice. Bitter and axe to grind. Faaskiis uu wataa in uu dadka ka aarsado rabo, probably can't stand any contented, long-time married couples.
  13. Why limit yourself at tolka iyo lafta? Wah. Hoos usii soco, way hoos down, intaa jilib, jufo, cirid iyo bah ka gaareysid. Then amaaba walaalkaa guursataa markaas?
  14. Well, well, well, it finally equaled into a parity and even surpassed the US dollar today, when it later cooled off, closing at 99 cents. Caanageel, I understand where you are coming from. I am very aware about the sicir barar the declining US dollar is causing especially to those at home xawilaad ku xiran. Many of xawilaad recipients already switched to euro. What I had in mind was locally, to those of us who live in Kanada and send xawilaad. At least we can tell them we sent a hundred or two hundred US dollars. It saves us a greater deal, honestly. You really don't know how bad it was in early '00s, when it was one day even $175 Canadian dollars, including the fees, sending a one hundred US dollar.
  15. Loonie vaults over 99 cents US in overseas trade September 19, 2007 - CBC - Canada's currency continued its flight toward parity with the U.S. greenback as the loonie briefly breached the 99-cent US mark in overnight trading on global currency markets. The Canadian dollar set another standard in overseas trading at 99.18 cents US. Following the release of surprisingly benign Canadian inflation data, the loonie lost some ground in North American trading. The dollar closed at 98.50 cents US, off 0.14 of a cent from Tuesday's close. "Analysts say any day now, Canadians will wake up to find out a Canadian dollar is worth exactly as much as the U.S. dollar; maybe even a little more," CBC-TV's Danielle Bochove said Wednesday. It's good news for shoppers, as the cost of goods imported from the U.S. should be coming down soon, though that does not happen in lockstep with the currency movement, in part because of differences in duties and shipping costs. Holiday travelling to the States will also be cheaper. On the negative side, the Canadian dollar, which has risen 15 per cent this year alone, has been tough to manage for exporters, forestry companies and manufacturers vulnerable to a strong loonie. On Tuesday, SFK Pulp Fund cut its monthly payout to investors by 60 per cent, citing the higher dollar. Fuelled by Federal Reserve interest-rate cut "This reduction is a direct consequence of the continued strengthening of the Canadian dollar against its U.S. counterpart that deeply impacts the Canadian forest and paper industry," CEO Andre Bernier said. The loonie's big move was helped along by the Federal Reserve's unexpectedly large cut in a key interest rate Tuesday afternoon. The rate cut left the U.S. federal funds rate at 4.75 per cent, while the counterpart rate in Canada remains at 4.50 per cent. That dramatically narrowed the spread between the two rates and made Canadian dollars a lot more attractive. Talk of "whether" the dollar would hit parity with the U.S. currency seemed to be supplanted by talk of "when" it would reach that milestone. The Canadian dollar's rise against the U.S. greenback has been stunning — up 15 per cent so far this year and up about 60 per cent since early 2002. 'Petro currency' That's when the commodity price boom began to exert its loonie-positive effect as the price of many resource products that Canada exports in abundance began to climb — with oil being a notably strong performer. The loonie is widely seen as a "petro currency," meaning it is closely tied to the rise and fall of oil markets. The price of oil was hitting more new highs on Tuesday, rising 94 cents to close at $81.51 US a barrel. The Canadian Auto Workers on Tuesday called on the Bank of Canada to match or exceed the Fed's rate cut. "The U.S. Fed is taking the broader view, recognizing that central bankers have responsibility for the whole economy, not just inflation," said CAW economist Jim Stanford. "It's time the Bank of Canada took a similarly broad view." ------------ Good news for Soomaalida, especially to those of us who use xawilaad companies. I remember the nightmare days of early '00s when boqol doolar US qofkii diraayo had to pay $165 Canadian dollars. Maanta jinjin ayaa la yahay. I don't care about the Canadians complaining about everything from manufacturing jobs disappearing because of high export value to Hollywood-made films in Kanada vanishing because of high Canadian dollar. To poor, struggling Soomaalis who qaraabadooda wax ka sugayaan, qaas ahaan bishaan soonka camal, this is beyond good. Waaaaaaaay up to go, loonie.
  16. Soomaalida before the civil war waxee tukan jireen 21 rakaco generations after generations. As with dhaqankii la badalay by some Sacuudi-influenced with post-war that had to do with diinteena suuban, this 11-rakaca pray soo gishay meesha, though Soomaalis were aware and familiar with it before the war, too, but opted the 21 rakaca format. I see some Soomaalida always abruptly leaving in half way at the masaajido that are prayed in full 21 rakaco [especially the Taariiq (Taric) masaajid in Koronto], as though it was waajib wax la dhahay. They not only leave, but sheekada kusii bilaabaayo on their way out already. It is rude. I don't know sababtee ugu cararaan, ma dambiyaa, I thought one gets extra ajir praying for extra, though the basic formula is the same -- finishing one jus per night and most finish in the same time format.
  17. Go get and drive a truck. And if you are complaining about expensive living, don't come to Koronto then, either. Yes, the price of quality of living in Alberta in general -- particularly in Edmonton and Calgary -- have skyrocketed the last few years, especially the rental market, burdended by too many people moving from other provinces, however their, Alberta's, minimum-skill, minimum wage paying jobs are still way well ahead those paid in Koronto. I even heard Tim Horton's minimum wage is $15 per hour in Alberta.
  18. Kuusha, adeerkaa maa meesha ka muuqdo? Kee waayena? Kan ookiyaalka madoow? Runtii, magac 'xil' ayee isku sheegayaan, the least they can do is sit properly. Then again, dadkan waa dad qabqabliyaashii soo aruuriye badanaa, qaarkood waxba ma qori karaan. Meesha ma'aha minankooda fadhiga ah. Compare them to xildhibaans of '60s. I have their pictures here, I should scan them I guess. Then again, those were elected at least by the masses.
  19. Originally posted by mojam: Some people here got the notion that this was done by none-Somalis. No in Edmontin is is Somali on Somali crime. Just couple of nights ago there was another shooting at a night club which police taught was for the retaliation of these killings. Yes, gangkii iyo ciyaal dhiblaawiyaashii Koronto ka tagay ayaa gobolkaas isku aruursaday, siiba Edmonton, but on this particular tragic murders, wax caddeyn maad heystaa inay killers Soomaali yihiin? Kutiri kuteenka naga ilaali, baliis.
  20. Ciidamada Dowladda Federaalka oo hakiyay Shaqooyinkii ay qaban jirtay Shirkadda Internedka Global Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hakiyay howshii ay qaban jirtay Shirkadda Internedka Global oo inta badan dadka Soomaaliyed isticmaali jireen. Sida ay sheegayan wararka Ciidamada Dowladda ayaa saaka gudaha u galay daarta Global oo ku taala wadada Labaad ee Suuqa Bakaaraha, iyagoo shaqaalihii ku amray in ay shaqada joojiyaan kana soo degaan daarta. Mar aan xiriir la sameynay Maamulka Shirkadda Internedka Global ayaa inoo suuragalin waxaase magaalada Muqdisho laga dareemay ka maqanaashaha hawada ay ka maqan tahay Shirkadda Global. Marka la eego Shirkadaha Interned-yada ee ka jira Magaalada Muqdisho waxaa la dhihi karaa Shirkadda Global waa mida ugu isticmaalka badan. Mid ka mid ah Shaqaalaha Shirkadda Global ayaa dhaawac halis ah ka soo gaaray rasaas ay Ciidamada Dowladda ku fureen daarta Global sida ay sheegayan wararka aynu ka helayno shirkadaas. Xigasho -------------- So they got tired or probably don't have time to shut each individual website or can't enforce that, however now waxee u jeesteen shirkadihii internetka bixin jiray. Ar maxee godkooda qodonayaan, mid walba isku diroyaan. If they think the perceived Xabashi power in wax weyn ka dhigeyso, waala arki doonaa. Maalinba dad ayee isku taab taabanayaan, ha ahaato ganacsadihii, cuqaashii, ugaasyadii, aqoonyahanadii, waxgaradkii, culuma'udiinkii, haweenkii, ururadii bulshadda, warbaahintii iyo dadkii shibilka caadiga ahaa. Tii Siyaad Barre oo dhisan ayaa awood wax ku keeni weysay, kuna burburtay wax ka sahlan tan.
  21. There is something seasonally that goes in Bari as well. It is a new, iska indhatirid xasuuq and its season already has started. Sadly, it is so familiar these days. Each season it starts in late Agoosto or early Siteember. It is xasuuq because the authorities who claim to rule there give it a blind eye, so corrupted in bed with those who are doing these xasuuqs, so ruthless that they routinely badda ku daadiyo masakiinta ummadda Soomaaliyeed -- women, elders and children included -- oo rafaad iyo qaxar meela kale ugu soo qaxay dalka, desperate for a new life. Liibiya, with a lot more vast shore land to patrol, Soomaalinimana meelba iskugu jirin, tries hard to prevent these kind of incidents happening in their country and prosecutes their gangs. Imagine kuwii Soomaalinimadii sheeganaaye waxaas ku dhaqmaayo season in, season out. -------------- Maydadkii Tahriibayaal Soomaali ah oo laga daadiyey dooni ka soo qaaday Dekedda Bosaaso oo laga helay Gacambiyoodka Baabulmandab ee dalka Yeman Sagaal qof oo Tahriibayaal Soomaali ah ayaa ku geeriyootay, 48-kalena waa la soo badbaadiyey, kadib, markii lagu daadiyey Gacan-biyoodka Cadan ee dalka Yeman. Ilaaladda Xeebaha ee dalka Yeman, ayaa waxay maydadkii sagaal qof oo Soomaali ah ka heleen Xeebta Baabul-mandabka ee Xeebaha dalka Yeman, kadib, markii ay ******** inay dooni waday Tahriibayaal Soomaali ah oo ka yimid Xeebaha Goballadda Puntland si khasab ah loogu daadiyey halkaasi. Wakaaalladda Wararka ee dalka Yeman ee SABA, oo aynu warkan ka soo xiganay, ayaa waxay sheegtay in maydadka laga helay Xeebta ay kala ahaayeen 8-qof oo dumar ah iyo hal nin, kuwaasi oo ay Ciiddamaddu ku aaseen meel aan ka fogeyn Xeebta. Mas’uul u hadlay Ciiddanka Ilaaladda Xeebaha ee dalka Yeman ee ka hawl-gala Gacan-biyoodka Cadan, ayaa ku nuuxnuuxsaday inay gurmad u fidiyeen, soona badbaadiyeen 48-qof oo Tahriibayaal Soomaali ah, kadib, markii ay qeylo-dhaan taageero weydiisteen iyagoo ku hafan raba badda. Dhinaca kale, Tahriibayaasha la soo badbaadiyey ayaa waxaa lagu wareejiyey Hay’adaha Ammaanka, kuwaasi oo u sii gudbiyey Xeradda Qaxootiga ee Degmadda Kharas ee Gobalka Lahaj. Toddobaadkii hore, in ka badan 56-qof oo isugu jirta Soomaali iyo Ethiopian ayaa ku geeriyootay Xeebaha dalka Yeman, kadib, markii so xoog leh doonyihii ay ula socdeen looga daadiyey, waxaana la sheegay in qaar ka mid ah maydadka lagu shubay aashito, halka kuwa kalena baangado lagu dilay. Xigasho [With sawirka meydadka.]
  22. Cali Mahdi kii wax ku aaminaa ka gardarnaa awalba. He is first and last a businessman. First reason and last reason anything he does has to do with lacag and more lacag. Waa kaasaa masaakiintii lasoo luggooye, tuulooyinkii laga soo kaxeeye, oo laaluush loo sheegay warbaahinta ka cabaadaayo. ------------- Cabashada Ergooyinka shirka Dib u heshiisiinta Beelaha Soomaaliyeed oo soo xoogeysaneysa Waxaa isa soo taraya cabashada ka imaaneysa ergooyinka Shirka dib u heshiisiinta beelha Soomaaliyeed ee ku aadan inay tabanaayaan cadaalad daro. islamarkaana qaar ka mid ah ay ku doodayaan inay weli la'yihiin gunadii ay xaqa u lahaayeen. "Waxaan ku qornaa xubnaha aadaya Sacuudiga, balse waxaa booskeyga lagu qoray shaqsi kale oo aan ergada shirka ka mid aheyn" ayuu yiri C/laahi Jaamac Cali [Madoobe Awjaamac] oo ka mid ah ergada ka timid gobalada Jubooyinka, wuxuuna xusay in aan loo baahneyn in la mucaarido shirka, balse la doonay wixii saxitan ah. Sidoo kale waxa uu sheegay Madoobe Ow Jaamac in Gudiga shirka looga baahnaa inay si cadaalad ah ay wax ugu qabtaan Ergooyinka shirka, wuxuuna cadeeyay in sidoo kale ergooyinka shirka intooda badan la siinin Gunooyinka ay lahaayeen, isagoo xusay in shirkii dib u heshiisiinta lagu gaaray maslaxad caam ah, islamarkaana ay Ummadda Soomaaliyeed heshiis buxda ku gaartay. Dhinaca kale waxaa isna wareysi la yeelanay Nabadoon Maxamed Aadan Xirsi oo ka mid ah Ergooyinka shirka dib u heshiisiinta Beelha ee ka yimid Gobolada Puntland ayaa cadeeyay in shirkii dib u heshisiinta Beelaha ay ka dhacday wax is daba marin badan, wuxuuna carabka ku dhuftay in ay ka maqan tahay xuquuq fara badan. Ergooyinka cabanaaya ayaa noqday mid ay saxaafadu aad ula yaaban tahay, kadib markii ay noqdeen kuwo tira beel noqday, waxaana jira in ergooyinka intooda ay ku doodayaa helida Gunada ay leeyihiin iyo in laga tagay safarka dalka Sacuudiga ee ay madaxda sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan ergooyinka ay ugu ambabaxeen Boqortooyada Sacuudiga. Xigasho
  23. Honestly, ila fiiriya qaabkooda on this image taken two days ago in Baydhabo of the so-called xildhibaano at the so-called baarlamaan in session. Yes, they claim to be 'xildhibaano,' supposedly busy at work. They can't even sit properly, sida a teen camal sinta dambe ku fadhiyo. Kuwa jambal wata; mid sneaker, baseball cap, t-shirt, jeans iyo dark glasses isku soo wadataagay meesha ku yimid. Eebboow.