Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,641
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Ma kuwaanaa dowlad ah. I said it before and I will write it again: kuwaan magac dowladeed ayee ku ciyaareen that those stooges are no near anything resembling a dowlad and an institution, whatsoever. Xataa the military junta that rules Burma ayaaba dhaamo, iskaba dhaaf Afgaanistaan, Heyti [Haiti] and Ciraaq, to list a few from those in Soomaaliya's league.
  2. Why did you leave the last paragraph of the article? Is that why you don't sometimes like giving sources? Kamoon. Here is the last paragraph you left out: "Some analysts say Somaliland does not want stability in Mogadishu but without a proper referendum it is highly improbable that Somaliland can gain recognition. Yet with the transitional government in Mogadishu being dominated by Puntland supporters, Somaliland does not expect neutrality and negotiation to come from Mogadishu TFG officials." You didn't like some words in there, I see.
  3. Didn't know Kashafa in uu ahaa nin shirba. Haddaaba fahantay geeraarkaan nin halis Afsoomaaligiis loo gali karin ayaa tahay.
  4. Originally posted by -: Kaalaya sheeko aroos kama dhaashiin miyaa? The whole forum is inundated with threads about kusbands, wives, relationships,marriage,etc. What's about the end of summer that got everyone excited? Some are still in qooq season nooh, hence the constant threads about those subjects. Markana summer too wali ma dhamaan ee dhaaf dadka hakaa baashaalaan. I had never seen in a late Siteember days being this hot as it was today.
  5. Oobis, I didn't realize she did edit. Raali noqo, Keyf. I should edit mine. Kuusha, gabadha wey xishooday ee ka daba daa waxaa ka daba wadid. Not many of us are that brave to publically admit the vanities of youth some did. I did give that to our sister, Keyf.
  6. Ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta [siteember 24] baaritaan ku saameeyey xarunta Jaamacada Muqdisho oo ku taala inta u dhexeysa qabuuraha Barakaat iyo iyo Isgoyska Carafaat ee wadada warshadaha xilli ay halkaasi waxbarasho uga socotay arday aad u fara badan oo duruus kala duwan halkaasi ku qaadaneysay. Ciidamada DF oo iyagu ku hormaray gelitaanka gudaha Jaamacada Muqdisho ayaa galay fasalada iyo qeybaha kala duwan ee Jaamacadaasi ay ka kooban tahay oo xiligaasi ay ku sugnaayeen arday aad u fara badan iyo xubno ka tirsan maamulka Jaamacadaasi, waxayna ciidamada oo circa u ridayey rasaas argagax gelisay ardayda jaamacadaasi ee gudaha ku jirtay oo waxbarashadoodii ay hakad gashay maanta intii uu howlgalkaasi socday, waxayna amar ku bixinayeen in loo furo meel walba oo xiran taasoo keentay in la jebiyo qolal ka mid ah xarunta Jaamacadaasi oo xirnaa furayaashoodana ay hayeen xubno xiligaasi ka maqnaa oo ka tirsan maamulka Jaamacadda. Ciidamada DF ayaa ardayda Jaamacadaasi ku sugneyd ka urursaday telefoono mobile ah oo ay heysteen iyo qalab kale, kuwaasoo ay ka buuxsadeen kiishash ay wateen, waxaana arinta la yaabka leh ee halkaasi ka dhacday ay aheyd markii ciidamada DF ay ka baxeen Jaamacadda ayaa ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee dibeda joogay ay ka soo qaadeen telefoonadii iyo alaabadii kale, iyagoo dibna ugu soo celiyey ardaydii laheyd ee gudaha ku jirtay taasoo ka yaabisay ardayda . Sii wado aqriska ------------- Mooryaaan aan xishood, damiir bini'aadenimo iyo ixtiraam toona lahayn kii u dhiibtay inay wax maamulaan ka gardaran. Xataa heer Xabashadii ka xishoodsiiyaan gaareen. Xabashadii ayaaba la yaaban. Waxaas ayaa Soomaali sheeganaayo. Disgusted.
  7. Where is 'art'? Mention Range Resources in a thread and 'art' will be there in a supersonic speed. It also seems on SOL, a certain other individual will only surface out from the lurking, in order just to defend the indefensible Cadde Muuse. It seems a bit tad of being a cult worship. He doesn't care whatever else happens in Bari or Soomaaliya, but the corrupt Cadde Muuse u daran difaacidiisa.
  8. Originally posted by Keyf: :eek: :eek: :eek: -------------- Originally posted by Kool_Kat: Me too... I never tired it... You never got tired of jaad? WaaaW. Meeqa marduuf ayaa cuntaana maalintii? Just pulling your leg, I know it was a typo. So, who else is going to admit something? Well, let me confess as well nooh. I once tried eating cambuulo with caanoboore.
  9. They stole my brother's shoes in Dubai airport's masaajid last week. He slept in that little masaajid while he was waiting his flight. Haka saarto, dacas uu ugu degay garoonka diyaaradaha ee Copenhagen ee Denmark on his way back.
  10. I am deeply saddened by hearing this. Of all capable, choosing Indhamadoowe and of all posts, giving him the senior and prominent post of "difaaca/gaashaandhiga" very unfortuante. I thought by now the leadership in Maxkamadaha have learned a valuable lesson. The influence, it seems, is two-fold: Boiling pressure by Korneel Daahir Aweys behind the closed doors and Indhamadoowe's supposed presence in Muqdisho. He is assumed to be in Xamar and in charge qaraxyadda ka dhacaaya meeshaas, along with Ceyroow. Many capable men are available and were -- and still are -- at their disposal, men the likes of Korneel Cumar Xaashi Aaden or even Jen. Jaamac Max'ed Qaalib. They are at least military experienced men and much less controversial. They are also eloquent speakers and political mature men aan hadalka ku deg degin. All those isqabqabsi ka socday meeshaas the last couple days must have related to Indhamadoowe. I am sure many kasoo horjeeday his nomination meesha joogay. If they had the need to satisfy Indhamadoowe's sub-clan tol, they could have had many capable men from that tol, I am sure. Heck, give it to Jen. Galaal.
  11. Don't call Max'uud Axmediinajad a nut, crackpot, Rudy. He says as he sees. And I like him in that style of his, same with Chavez of Venezuela. I got and watched a partial part before I went to work today at his speech at Columbia University live on Aljasiira English today; it was much interesting. Tough questions were they asking him, but not giving what they wanted to hear, even some getting frustrated and booing. Many others applaused incessantly and cheered his jokes and evading answers.
  12. Acuudi bilaahi ... Ma Soomaali ayaa saan wax u qoraayo? Such a fiery hatred and ardent animosity. Bisinka iyo murdaha. Eebboow. Waxaa laga dhadhansan karaa qoraalka oo isleedahay dadkaan -- waa kan qoray suu Soomaalida isdileyso u arkee -- waa dadka kala jaad iyo isir ah, oo naceyb weyn qarniyaal jiray inay ka dhaxeyso, not dad isdhalay, isla dhashay, isku af, diin iyo dhaqan ah. Falastiin iyo Yahuudba saan mar mar iskuma necba. Shuud.
  13. Cutubyo ka tirsan ciidamada DF oo xalay fariisimo cusub ka sameystay meelo ka mid ah Muqdisho iyo qaar dadkii ay soo ag dageen ka mid ah oo bilaabay iney barakacaan Ciidamo ka tirsan dowladda federaallka Soomaaliya oo wata noocyada kala duwan ee gaadiidka dagaalka iyo tuute isugu jira milateri iyo boolis ayaa fiidnimadii xalay fariisimo cusub ka sameystay qeybo ka mid ah magaalada caasimada ah ee Muqdisho, iyadoo qaar ka mid ah dadkii degenaa xaafadihii ay soo ag dageena ay bilaabeen iney guryahooda ka barakacaan. Goobaha ay xalay fariisimida ka sameysteen ciidamada DF ayaa waxaa ka mid ah meel u dhexeysa Isgoyska Aadan cadde iyo xarunta madaxtooyada Vila Somalia ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka halka loo yaqaano Suuq Sacuudi ee degmada Wardhiigley, waxaana ciidamadaasi ay ku faafeen xaafadaha iyagoo gaaray ilaa Geed Jaceyl iyo nawaaxiga masaajidka Cabdalla iyo Cowreere ee isla degmadaasi. Sidoo kale, Ciidamada dowladda federaalka ayaa fariisin cusub ka sameystay gudaha Ex-xaruntti taliska ciidanka Cirka Soomaaliyeed (Afisiyooni) oo ku taala degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho, kuwaasoo soo galay, isla markaana xalay gaaf wareegayey qeybo mid ah degmadaasi gaar ahaan wadada Via Liberia oo iyadu ah goob habeenkii si aad ah loo soo camiro uuna ka jiro dhaqdhaqaaq ganacsi oo aad u xoog badan, waxaana dadkii halkaas joogay iyo kuwii kale ee meheradaha ganacsi ku lahaa oo aan arki jirin ciidamadan faraha badan ay bilaabeen iney dhaqso goobahasi ka kala tagaan, waxaana qaar ka mid ah dadkan deegaankaasi ay sheegeen in falal isugu jira dhac iyo baarashaba ay kula kaceen ciidamadan, ayna ka qaateen waxyaabo kala duwan sida Mobilo iyo lacago yar yar oo ay jeebka ku siteen. Ciidamadan fariisimada ka sameystay qeybo ka mid ah degmooyinka Waaberi iuyo Wardhiigley ee magaalada Muqdisho ayaa khal khal iyo cabsi fara badan ku abuuray dadka ku dhaqan goobaha ay soo dageen, kuwaasoo qaarkood bilaabay saaka iney ka barakacaan goobahaasi, iyagoo ka cabsi qaba iney waxyeelo ka soo gaarto haddii ciidamadaasi ay soo weeraraan kooxaha ka soo horjeeda oo had iyo jeer bartilmamaeedsada ciidamada, lamana oga ilaa hadda sababaha rasmiga ah ee keenay in ciidamadan ay goobahaasi degaan, iyadoo aysan jirin wax war ah oo arintaasi ku saabsan oo ka soo baxay Dowladda federaalka Soomaaliya. Tixraac ------------- They are cancer virus ah waliba. Meeshee u dhawaadaanba, fariisimo ka dhigtaanba, maasaakiinta u agdhaw ka cararaayo, ka qaxaayo.
  14. What is the first post about? News article? Editorial piece? Opinion comment?
  15. Everything, ka ahayn cibaadaadda, is useless in this ever-obsessed, ever-increasing materialist world. At the end of the day, godkaas ayaa ku sugaayo: Adiga iyo Eebbahaaga. Higher, postsecondary educations in Western society has become a business -- the more enrolment a university or a college has, the better the tuition or government-funding or grants are for the institution. Dad badan ayaa nool jaamacadaad waligood cag dhigin, and doing much, much better than dad badan aan arkay jaamacadooda kasoo baxay, with debts Eebba knows see ku bixin doonaan, plus the ribadda ku socoto.
  16. M aalintii shalay Guddoomiyaha Baarlamaanka oo markiisa hore ku aragta ahaa Ra’iisal Wasaare Geeddi ayaa goor dambe Afhayeenka Baarlamaanka waxaa uu kulan la qaatay Sarkaalka Itoobiyanka ugu sareeya ee jooga Magaalada Muqdisho waxaana lagula taliyaya Guddoomiyaha Baarlamaanka inuu ku aragti ahaado Madaxweyne C/llaahi Yuusuf balse Sheekh Aadan Madoobe waxaa uu Saraakiisha Itoobiya u sheegay inuu dhexdhaxaadin doono Madaxweynaha iyo Wasiirkiisa koowaad. [sii aqriso .] ------------ The two of the three senior stooges are not seeing face to face in these days. The boss' representive in Xamar -- and the de facto ruler, Jenaraal Gabre -- has to enter the scene and give the script instructed from Adisababa. Apparently and despite the news article above, though, their Xabashi boss in Adisababa has a little dilemma. Their favourite stooge is too corrupt and swindler of public funds, but neither do they trust other stooges as they do with Geedi. So a little stalemate and don't know what to do with the little three puppets. If it gets too hot, though, expect an immediate forced appearance at master's headquarter, Adisababa.
  17. And muxuu kusoo kordhinaa diinta Islaamka hadduu Muslim yahay? I hope he stops using altogether his overuse of that demeaning n-word for the sake of the cruel and inhumane treatment his ancestors suffered from.
  18. Runtii adduunkii gaba gaba kusoo socoto haddee Soomaali masuulnimo sheeganaayo saan u hadlaayo. Alqaacida kulahaa. Wax dhib ah kumaba heyso Xabasho kasoo tilaabsanaayo xuduud beenaadka, oo wuxuuba kasii jeclaan lahaa in uu usoo qabto.
  19. Soomaali Empire Techs : Hunting, Fishing Leader : Aden Abdullah Osman Daar (Organized/Philosophical - Nationhood) Unique Unit : Guulwadayaal This is the People's Militia. It replaces SAM infantry and is much cheaper to build. It is also much weaker. Civ Icon : Somali Coat of Arms Team Flag: Cheetah If you have any questions or comments, please contact me at wyz@ -------------- It seems like the guy who made this video game is Soomaali, but obviously isn't. I am very humbled by his choice of Aaden Cadde as a leader of his "guulwadayaal." Click his email link if you want the source.
  20. Maxaa meeshaan dambi lagu aruursaday. Dadkaan inay soomanyihiin maba moodid markee saan u hadlayaan. Xanta iska kala yareeya, baliis. Qoys rafaadsan in lagu sii kor jeesteeyo ayaaba igu daran.
  21. Ask that question to those Soomaalis who sit at Tim Hortonka Weston iyo 401, around the clock. Badanaa after midnight ayee iska xaadiriyaan. And caashooyinka ma dhaamaan, too, since their Dameerka Dhigsan [vans] meesha take-order saf ugu jiro, oo xataa maqleysid their distinct Soomaali-Ingiriis, "Wan dhabal dhabal, baliis." Oh, maan, speaking of that Tim Horton, you can't believe wax ka socdo that large parking at the back of Canadian Tire and that Tim Hortonkaas. Waa meel mugdi ah, baabuurta ayaa la iskula jiraa, especially late at night during the summer. Laba laba ayaa la isku heystaa and you name them: Habar, odey, dhalinyaro, cunug ... Sometimes even afar afar ama lix lix ayaa hal baabuur la iskula jiraa, oo baabuurtooda laga soo wada degtay hal la iskugu yimid. Meesha filimaan kiyaakaro ayaa ka socoto waaba shaneemo.
  22. Artan's child was placed with Social Services. Cunugaan ayaaba laga walwalaa. I hope inay qaraabadeeda deganyihiin meesha see cunuga ugula wareegaan. Waxaan haddee runtahayna waxa u geeye ayaa igu daran, Deeqa Cartan? Ka maseernimo ama shaki ee ka qabto ninkeeda? Magaca Cartan bilaash ma ugula bixin iga dheh.