-
Content Count
17,572 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
318
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Did you know Dave Chappelle is...........
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to sweet_gal's topic in General
And muxuu kusoo kordhinaa diinta Islaamka hadduu Muslim yahay? I hope he stops using altogether his overuse of that demeaning n-word for the sake of the cruel and inhumane treatment his ancestors suffered from. -
Runtii adduunkii gaba gaba kusoo socoto haddee Soomaali masuulnimo sheeganaayo saan u hadlaayo. Alqaacida kulahaa. Wax dhib ah kumaba heyso Xabasho kasoo tilaabsanaayo xuduud beenaadka, oo wuxuuba kasii jeclaan lahaa in uu usoo qabto.
-
Idaacadda Shabeelle: The 6th Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Waa Day 7 that Shabeelle is off the air. -
Soomaali Empire Techs : Hunting, Fishing Leader : Aden Abdullah Osman Daar (Organized/Philosophical - Nationhood) Unique Unit : Guulwadayaal This is the People's Militia. It replaces SAM infantry and is much cheaper to build. It is also much weaker. Civ Icon : Somali Coat of Arms Team Flag: Cheetah If you have any questions or comments, please contact me at wyz@ -------------- It seems like the guy who made this video game is Soomaali, but obviously isn't. I am very humbled by his choice of Aaden Cadde as a leader of his "guulwadayaal." Click his email link if you want the source.
-
Somali Woman Accused Of Stabbing Driver In Moving Truck
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in General
Maxaa meeshaan dambi lagu aruursaday. Dadkaan inay soomanyihiin maba moodid markee saan u hadlayaan. Xanta iska kala yareeya, baliis. Qoys rafaadsan in lagu sii kor jeesteeyo ayaaba igu daran. -
Ask that question to those Soomaalis who sit at Tim Hortonka Weston iyo 401, around the clock. Badanaa after midnight ayee iska xaadiriyaan. And caashooyinka ma dhaamaan, too, since their Dameerka Dhigsan [vans] meesha take-order saf ugu jiro, oo xataa maqleysid their distinct Soomaali-Ingiriis, "Wan dhabal dhabal, baliis." Oh, maan, speaking of that Tim Horton, you can't believe wax ka socdo that large parking at the back of Canadian Tire and that Tim Hortonkaas. Waa meel mugdi ah, baabuurta ayaa la iskula jiraa, especially late at night during the summer. Laba laba ayaa la isku heystaa and you name them: Habar, odey, dhalinyaro, cunug ... Sometimes even afar afar ama lix lix ayaa hal baabuur la iskula jiraa, oo baabuurtooda laga soo wada degtay hal la iskugu yimid. Meesha filimaan kiyaakaro ayaa ka socoto waaba shaneemo.
-
Somali Woman Accused Of Stabbing Driver In Moving Truck
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in General
Artan's child was placed with Social Services. Cunugaan ayaaba laga walwalaa. I hope inay qaraabadeeda deganyihiin meesha see cunuga ugula wareegaan. Waxaan haddee runtahayna waxa u geeye ayaa igu daran, Deeqa Cartan? Ka maseernimo ama shaki ee ka qabto ninkeeda? Magaca Cartan bilaash ma ugula bixin iga dheh. -
Ciidamadda Ethiopia Oo Gudaha Usoo Galay Degmadda Buuhoodle
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to AYOUB's topic in Politics
Originally posted by Tahliil: The scums in the south were done with...weakened at least...now its time for them scums in the North to b taught a lesson...an intensive dose of Tigrinian lesson... bowayaal, bayoyooin, ilma adeer, hunooyin, dee ka xabxaabsha dee Waa laga roonyahay inaa saan dhahdid. This is advocating hatred, especially against your own Soomaali brothers. Haddaa Xabashi isku dhiibtay, Soomaali nool ayaa jirto wali isdhiibin. ----------- Aawey labadii so-called "maamul goboleed" ee Waqooyi iyo Bari meesha isku qab qabsado mar walba. Xee shib ugu yihiin Xabashadda "xuduud" beenaadka kasoo tilaabsaday, dhalinyaradiina afduubtay? Eebbe knows how tortured they are today masaakiintaas walaalaheena ah. I can almost picture the reaction if one of those maamul ku sheeg in Waqooyi's or Bari's leadership reached in Buuhoodle. The quuqda iyo qeyladda ka dhici lahayd meesha, if not senseless war, too. This is the lowest ebb for Soomaalinimo and Soomaaliya. Midba midka kale ku qoslaayo, ugu dhoolacaddeynaayo the misfontune of their own brothers marba midkee Xabashi u jeestaan. Odeyaashaas dhalinyaradda ku xiray saldhiga iyagaa ka masuul ah waxaan, haddeeba ogyihiin inay Xabashi iska difaaci karin, sababtee u xirayaan ayaan kasi waaye, haddee hub u wadaan xataa jabhadda xaq u dirirka ee Soomaali Galbeed. -
Dowlada Federaalka oo laga cabsi qabo inay laba garab u kala jabto kadib markii ay isugu hanjabeen Madaxweynaha Fedeeralka Cabdilaahi Yuusuf Axmed iyo Guddoomiyaha baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe ayaa markii ugu horeysay si cad ugu sheegay Ra’isulwasaarre Cali Maxamed Geeddi in Xukumadiisa jiritaankeeda uu ku egyahay 12-ka bisha soo socota ee November, loona baahan yahay inuu baarlamaanka kalsooni waydiisto ka hor waqtigaas, si loogu qaado codka kalsoonida. Ra’isulwasaarre Geeddi ayaa baaqa Madaxweyne Yuusuf iyo Guddoomiye Aadan Madoobe waxaan jirin ku tilmaamay, wuxuuna u sheegay in Xukumadiisa heysato kalsoonida baarlamaanka mudo laba sano iyo bar ka bilaabaneyso xilligii ay Baydhabo degtay dowlada, sidaas daraadeedna ay u harsan tahay mudo halsano ah. Cabdilaahi Yuusuf iyo Aadan Madoobe ayaa Geeddi ugu hanjabay inay ridayaan Xukumadiisa, waxayna olole balaaran ugu jiraan sidii baarlamaanka u meelmarin lahaa mooshino kala duwan,sida in Xukumadda Kalsooni waydiisato baarlamaanka,In baasaboorka cusub la horgeeyo Baarlamaanka si loogu qaado cod,in sidoo kale cod loo qaado mooshin lagu ogolaanayo ama lagu diidayo mashruuca Saliid qodista Soomaaliya ee uu Cabdulahi Yuusuf hore ula galay Shirkad Shiinees ah. Ra’isulwasaarre Geeddi ayaa ku hanjabay inay masuuliyada wixii dhaca qaadi doonaan Cabdilahi Yusuf iyo Aadan Madoobe, hadii ay baarlamaanka horkeenaan mooshin loogu yeerayo Xukumadda si loogu qaado cod. Wuxuuna dhinaca kale xusay inay ka go'an tahay meelmarinta mashruuca heshiisyada Saliida iyo Shidaalka Soomaaliya, iyadoo loo marayo nidaamka dastuurigaa ee dhigaya in Xukumadda saxiixi karto heshiisyada heer Caalami. Sedex Masuul ee ugu sareysa dowlada ayaa lagu wadaa inay Axada ka isugu tagaan Baydhabo, waxaana guud ahaan Baydhabo looga yeeray Xildhibaanada aan ku sugneyn Baydhabo ee wali aan ku biirin baarlamaanka xorta. Madaxweyne Yuusuf iyo Ra’isulwasaarre Geeddi ayaa safarkoodii ugu dambeeyay ee Jeddah isku khilaafay cida u saxiixi lahayd ama u qaadi lahayd miisaaniyad Sako ah oo ay dowlada Sacuudiga ugu deeqday. Madaxweyne Yuusuf ayaa ku adkeystay in sadaqada boqortooyada bixisay uu saxiixo Korneyl Shaatigaduud oo ah Wasiirka Maaliyada hasse yeeshee Ra’isulwasaarre Geeddi ayaa isagana ka biyo diiday amarka Madaxweynaha wuxuuna nadar ku maray inuusan aqbalayn hadii lacagta aan loo dhiibin Ibrow Caliyow, oo ah Wasiirkii hore ee Maaliyada. Khilaafka iyo isnacaybka u dhaxeeya madaxda sare ee dowlada ayaa la aaminsan yahay inuu gaaray heerkii ugu sareeyay taas oo riixday kalsooni xumo ay sedexdooda isugu raaceen Sacuudi Carabiya, waloow Ra’isulwasaarre Geeddi uu ku dhacay shabaqii loo dhigay ee ahaa inuu saxiixo natiijadii ka soo baxday Shirweynaha Muqdisho oo uu isaga hore u jalaafeeyay, kana biyo diidsanaa, sababo la xiriira qodobada ergada Shirweynaha ka soo baxay oo dhigayay in Xukumada dibada baarlamaanka laga qaato, si loo dhaqan geliyo dib u heshiisiin dhaba, loona helo aqoonyahano ku haboon dhisida maamul dhexe. Sawir laga qaaday kulankii madaxda Sacuudiga iyo hogaamiyaasha sare ee dowlada Federalka KMG ayaa muujinayay, Ra’isulwasaarre Geeddi oo meel kaligii geesa gacanta ku dhegan Sheekh Aadan Madoobe,ayna caro ka muuqato,halka Cabdilahi Yusuf iyo Aadan Madoobe ay dhoolacadeeynayeen,iyagoo gacmaha ku dhegan labada masuul ee ugu sareeysa boqortooyada Sacuudi Carabiya. Inkastoo Geeddi, Aadan Madoobe iyo Cabdilaahi Yuusuf uu marjacoodu yahay Addis Ababa , ayna ku eedeysan yihiin xasuuq shacab iyo xadgudub Qaran, hadana waxaa aad looga cabsi qabaa inay ka dhex qaraxdo colaadii ugu xumeyd,taas oo sabab u noqon karto inay laba garab u kala jabto dowlada federalka ee shacbiyada badan aan lahayn. Ra’isulwasaare Geeddi oo ah hogaamiyaha ugu aqoonta wanaagsan madaxda sare ee dowlada ayaan kalsooni badan ka heysan beesha uu ka dhashay, waxayna taasi ku qasabtay inuu maalmahii ugu dambeeyay uu xusul duub u galo, sidii uu ku kasban lahaa taageerada hogaamiyaasha beesha, waxaase Geeddi astaan barmadoow looga dhigay "Ra’isulwasaaraha boorsadiisa wata" ee isku ah Xukumadda. Madaxweyne Yusuf oo la rumaysan yahay inuusan lacag jacleyn sida Geeddi, oo hadafkiisu yahay Xukun Jacayl, waxaa isagana barmadoow iyo wajigabax siyaasadeed ku noqday, dhaqankiisa qabyaalada ee ku riixay inuu isku hareereeyo wiilasha jufa hoosaadka uu ka dhashay, waana sababta aqoonyahan caana oo ay isku heyb yihiin, dhinacna xidid ka yihiin, uu ku xantay erayadaan "Geeddi iyo Cabdulaahi inkastoo wadaninimo xumada iskaga mid yihiin, hadana markaan Geeddi arko, waxaan dareemaa heer Qaran, markaan Cabdilahi aragna waxaan dareemaa heer qabiil, waxaan ula jeedaa ragga Geeddi la socdaa, waxay leeyihiin qabiilkasta, waxay doonaan ha isla dhaceen, cuneene, laakiin Cabdulahi, midaan ina hebel hebel ahayn indhaheeygii qaban waayeen." Xigasho [Waa tifaftire maqaalka maadaama uu ka buuxo qalaladaad hingaadis badan.]
-
Guddoomiyihii Maxkamadda oo Xabsiga loo taxaabay
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Juje's topic in Politics
War odeyga la afduubtay faraha ka qaada. The full picture ma aadan arkin. Waa kanaa the full picture, taken last year markii la dhaarinaaye odeyga iyo asxaabtiis kale maxkamadaha ka tirsanaa in Baydhabo. They look good. Maxaa rabteen in uu saan camal u labisto? Baliis. -
Of being off the air. Free Idaacadda Shabeelle, O' Xabashi Stooges.
-
Xamar Soomaali ayaa dhisatay, marax waaxid. Aaliya, pre-war Xamar, I believe, both Landhan iyo Koronto ayee hoosta gilinee since I had seen both cities. Then that is my opinion. How was Iswiidhan horta? What I like Scandinavian countries is their bike mode. Meel walba bushkuleeti lagu aadaayo, with their own dedicated lanes. Waa dad hormaray, who understand baabuur xiligiis in laga tagay.
-
Waxaana xildhibaano lagu sheegaa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Originally posted by Kool_Kat: See all gone...Xaal qaado...Thanks for this edit button... Kuusha, yaa kaa xanaajiyena? Abti maa wax laga sheegay mar labaad? Ii sheeg, aan hilfaha u laabee kan abti wax ka sheego. -
Guddoomiyihii Maxkamadda oo Xabsiga loo taxaabay
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Juje's topic in Politics
Maxee magac dowladeed ku ciyaareen kuwaan dowlad isku sheega ah. -
Ma haddaa ogaatay? Afsoomaaliga kaliya ma'ahee, afafka ugu badan, uguna caansan adduunweynaha ayaa saan ah. Waxaaba soo xasuustay in 2000, guri aan marti ku ahaa anoo fadhiyo ayaa telefoonka soo dhacay, and since the host was away, iska qabtay. Salaan ka bacdi, mid waalan ayee ahayd igu bilowday su'aala baas oo aan loo dirsan. Finally i weydiisay in aan guursaday, markaas ayee igu soo dhacday inaa ku ciyaaro, su'aasheeda ugu jawaabay, "Maya, abaayo, wali mali i guursan." Iyadii hasoo boodo kulahaa, maxaa jirana, soo wiil ma tihid. Markaas ku iri dadka isguursanaayo soo laba qof ma'aha. Haa tiri, ee marka bas hee laba wada wadaagaan waaye u sheegay, oo mid walba la guursadaa waayahaan cusub.
-
Landhan iyo Koronto idinka iyo aniga midba ma dhisan, dad kalaa dhistay. Ee ka kala yaaca meesha. Now, tell me about Xamar.
-
Haye, intuu maroyaa yarkaan ku jiray tartanka so far? Buuxo, haye, jealousy maa tiri. Waxaaba isoo xasuusisay kan "iimaamka" noo ah sometimes taraawiixda soonkaan. He is a boy no older than 12. Aaheey, 12. Anigoo 6'3" man dherarkiis ah inaa lineka gadaashiis istaago habeenkii xaley tagay. Waaba ka dheeraadaa linekaas iyo wax u dhaw asaga. Kidding. Runtii wiil yar waaye, waxaa maqlay Xamar ayuu sanado deganaa, oo dagaaladda cusub kasoo carareen reerkiis this year.
-
is by far one of the funniest on youtube. "You were snoring." "Sorry." Tuug la qabtay talo maleh. Typical, interesting French commercial. Midkaana ma xumo too.
-
Perhaps unsurprisingly, Ms Pauli, 50, has been divorced twice. Bitter and axe to grind. Faaskiis uu wataa in uu dadka ka aarsado rabo, probably can't stand any contented, long-time married couples.
-
Why limit yourself at tolka iyo lafta? Wah. Hoos usii soco, way hoos down, intaa jilib, jufo, cirid iyo bah ka gaareysid. Then amaaba walaalkaa guursataa markaas?
-
Well, well, well, it finally equaled into a parity and even surpassed the US dollar today, when it later cooled off, closing at 99 cents. Caanageel, I understand where you are coming from. I am very aware about the sicir barar the declining US dollar is causing especially to those at home xawilaad ku xiran. Many of xawilaad recipients already switched to euro. What I had in mind was locally, to those of us who live in Kanada and send xawilaad. At least we can tell them we sent a hundred or two hundred US dollars. It saves us a greater deal, honestly. You really don't know how bad it was in early '00s, when it was one day even $175 Canadian dollars, including the fees, sending a one hundred US dollar.
-
Loonie vaults over 99 cents US in overseas trade September 19, 2007 - CBC - Canada's currency continued its flight toward parity with the U.S. greenback as the loonie briefly breached the 99-cent US mark in overnight trading on global currency markets. The Canadian dollar set another standard in overseas trading at 99.18 cents US. Following the release of surprisingly benign Canadian inflation data, the loonie lost some ground in North American trading. The dollar closed at 98.50 cents US, off 0.14 of a cent from Tuesday's close. "Analysts say any day now, Canadians will wake up to find out a Canadian dollar is worth exactly as much as the U.S. dollar; maybe even a little more," CBC-TV's Danielle Bochove said Wednesday. It's good news for shoppers, as the cost of goods imported from the U.S. should be coming down soon, though that does not happen in lockstep with the currency movement, in part because of differences in duties and shipping costs. Holiday travelling to the States will also be cheaper. On the negative side, the Canadian dollar, which has risen 15 per cent this year alone, has been tough to manage for exporters, forestry companies and manufacturers vulnerable to a strong loonie. On Tuesday, SFK Pulp Fund cut its monthly payout to investors by 60 per cent, citing the higher dollar. Fuelled by Federal Reserve interest-rate cut "This reduction is a direct consequence of the continued strengthening of the Canadian dollar against its U.S. counterpart that deeply impacts the Canadian forest and paper industry," CEO Andre Bernier said. The loonie's big move was helped along by the Federal Reserve's unexpectedly large cut in a key interest rate Tuesday afternoon. The rate cut left the U.S. federal funds rate at 4.75 per cent, while the counterpart rate in Canada remains at 4.50 per cent. That dramatically narrowed the spread between the two rates and made Canadian dollars a lot more attractive. Talk of "whether" the dollar would hit parity with the U.S. currency seemed to be supplanted by talk of "when" it would reach that milestone. The Canadian dollar's rise against the U.S. greenback has been stunning — up 15 per cent so far this year and up about 60 per cent since early 2002. 'Petro currency' That's when the commodity price boom began to exert its loonie-positive effect as the price of many resource products that Canada exports in abundance began to climb — with oil being a notably strong performer. The loonie is widely seen as a "petro currency," meaning it is closely tied to the rise and fall of oil markets. The price of oil was hitting more new highs on Tuesday, rising 94 cents to close at $81.51 US a barrel. The Canadian Auto Workers on Tuesday called on the Bank of Canada to match or exceed the Fed's rate cut. "The U.S. Fed is taking the broader view, recognizing that central bankers have responsibility for the whole economy, not just inflation," said CAW economist Jim Stanford. "It's time the Bank of Canada took a similarly broad view." ------------ Good news for Soomaalida, especially to those of us who use xawilaad companies. I remember the nightmare days of early '00s when boqol doolar US qofkii diraayo had to pay $165 Canadian dollars. Maanta jinjin ayaa la yahay. I don't care about the Canadians complaining about everything from manufacturing jobs disappearing because of high export value to Hollywood-made films in Kanada vanishing because of high Canadian dollar. To poor, struggling Soomaalis who qaraabadooda wax ka sugayaan, qaas ahaan bishaan soonka camal, this is beyond good. Waaaaaaaay up to go, loonie.
-
Soomaalida before the civil war waxee tukan jireen 21 rakaco generations after generations. As with dhaqankii la badalay by some Sacuudi-influenced with post-war that had to do with diinteena suuban, this 11-rakaca pray soo gishay meesha, though Soomaalis were aware and familiar with it before the war, too, but opted the 21 rakaca format. I see some Soomaalida always abruptly leaving in half way at the masaajido that are prayed in full 21 rakaco [especially the Taariiq (Taric) masaajid in Koronto], as though it was waajib wax la dhahay. They not only leave, but sheekada kusii bilaabaayo on their way out already. It is rude. I don't know sababtee ugu cararaan, ma dambiyaa, I thought one gets extra ajir praying for extra, though the basic formula is the same -- finishing one jus per night and most finish in the same time format.
-
Go get and drive a truck. And if you are complaining about expensive living, don't come to Koronto then, either. Yes, the price of quality of living in Alberta in general -- particularly in Edmonton and Calgary -- have skyrocketed the last few years, especially the rental market, burdended by too many people moving from other provinces, however their, Alberta's, minimum-skill, minimum wage paying jobs are still way well ahead those paid in Koronto. I even heard Tim Horton's minimum wage is $15 per hour in Alberta.