-
Content Count
17,484 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
311
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Guddoomiyihii Maxkamadda oo Xabsiga loo taxaabay
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Juje's topic in Politics
Maxee magac dowladeed ku ciyaareen kuwaan dowlad isku sheega ah. -
Ma haddaa ogaatay? Afsoomaaliga kaliya ma'ahee, afafka ugu badan, uguna caansan adduunweynaha ayaa saan ah. Waxaaba soo xasuustay in 2000, guri aan marti ku ahaa anoo fadhiyo ayaa telefoonka soo dhacay, and since the host was away, iska qabtay. Salaan ka bacdi, mid waalan ayee ahayd igu bilowday su'aala baas oo aan loo dirsan. Finally i weydiisay in aan guursaday, markaas ayee igu soo dhacday inaa ku ciyaaro, su'aasheeda ugu jawaabay, "Maya, abaayo, wali mali i guursan." Iyadii hasoo boodo kulahaa, maxaa jirana, soo wiil ma tihid. Markaas ku iri dadka isguursanaayo soo laba qof ma'aha. Haa tiri, ee marka bas hee laba wada wadaagaan waaye u sheegay, oo mid walba la guursadaa waayahaan cusub.
-
Landhan iyo Koronto idinka iyo aniga midba ma dhisan, dad kalaa dhistay. Ee ka kala yaaca meesha. Now, tell me about Xamar.
-
Haye, intuu maroyaa yarkaan ku jiray tartanka so far? Buuxo, haye, jealousy maa tiri. Waxaaba isoo xasuusisay kan "iimaamka" noo ah sometimes taraawiixda soonkaan. He is a boy no older than 12. Aaheey, 12. Anigoo 6'3" man dherarkiis ah inaa lineka gadaashiis istaago habeenkii xaley tagay. Waaba ka dheeraadaa linekaas iyo wax u dhaw asaga. Kidding. Runtii wiil yar waaye, waxaa maqlay Xamar ayuu sanado deganaa, oo dagaaladda cusub kasoo carareen reerkiis this year.
-
is by far one of the funniest on youtube. "You were snoring." "Sorry." Tuug la qabtay talo maleh. Typical, interesting French commercial. Midkaana ma xumo too.
-
Perhaps unsurprisingly, Ms Pauli, 50, has been divorced twice. Bitter and axe to grind. Faaskiis uu wataa in uu dadka ka aarsado rabo, probably can't stand any contented, long-time married couples.
-
Why limit yourself at tolka iyo lafta? Wah. Hoos usii soco, way hoos down, intaa jilib, jufo, cirid iyo bah ka gaareysid. Then amaaba walaalkaa guursataa markaas?
-
Well, well, well, it finally equaled into a parity and even surpassed the US dollar today, when it later cooled off, closing at 99 cents. Caanageel, I understand where you are coming from. I am very aware about the sicir barar the declining US dollar is causing especially to those at home xawilaad ku xiran. Many of xawilaad recipients already switched to euro. What I had in mind was locally, to those of us who live in Kanada and send xawilaad. At least we can tell them we sent a hundred or two hundred US dollars. It saves us a greater deal, honestly. You really don't know how bad it was in early '00s, when it was one day even $175 Canadian dollars, including the fees, sending a one hundred US dollar.
-
Loonie vaults over 99 cents US in overseas trade September 19, 2007 - CBC - Canada's currency continued its flight toward parity with the U.S. greenback as the loonie briefly breached the 99-cent US mark in overnight trading on global currency markets. The Canadian dollar set another standard in overseas trading at 99.18 cents US. Following the release of surprisingly benign Canadian inflation data, the loonie lost some ground in North American trading. The dollar closed at 98.50 cents US, off 0.14 of a cent from Tuesday's close. "Analysts say any day now, Canadians will wake up to find out a Canadian dollar is worth exactly as much as the U.S. dollar; maybe even a little more," CBC-TV's Danielle Bochove said Wednesday. It's good news for shoppers, as the cost of goods imported from the U.S. should be coming down soon, though that does not happen in lockstep with the currency movement, in part because of differences in duties and shipping costs. Holiday travelling to the States will also be cheaper. On the negative side, the Canadian dollar, which has risen 15 per cent this year alone, has been tough to manage for exporters, forestry companies and manufacturers vulnerable to a strong loonie. On Tuesday, SFK Pulp Fund cut its monthly payout to investors by 60 per cent, citing the higher dollar. Fuelled by Federal Reserve interest-rate cut "This reduction is a direct consequence of the continued strengthening of the Canadian dollar against its U.S. counterpart that deeply impacts the Canadian forest and paper industry," CEO Andre Bernier said. The loonie's big move was helped along by the Federal Reserve's unexpectedly large cut in a key interest rate Tuesday afternoon. The rate cut left the U.S. federal funds rate at 4.75 per cent, while the counterpart rate in Canada remains at 4.50 per cent. That dramatically narrowed the spread between the two rates and made Canadian dollars a lot more attractive. Talk of "whether" the dollar would hit parity with the U.S. currency seemed to be supplanted by talk of "when" it would reach that milestone. The Canadian dollar's rise against the U.S. greenback has been stunning — up 15 per cent so far this year and up about 60 per cent since early 2002. 'Petro currency' That's when the commodity price boom began to exert its loonie-positive effect as the price of many resource products that Canada exports in abundance began to climb — with oil being a notably strong performer. The loonie is widely seen as a "petro currency," meaning it is closely tied to the rise and fall of oil markets. The price of oil was hitting more new highs on Tuesday, rising 94 cents to close at $81.51 US a barrel. The Canadian Auto Workers on Tuesday called on the Bank of Canada to match or exceed the Fed's rate cut. "The U.S. Fed is taking the broader view, recognizing that central bankers have responsibility for the whole economy, not just inflation," said CAW economist Jim Stanford. "It's time the Bank of Canada took a similarly broad view." ------------ Good news for Soomaalida, especially to those of us who use xawilaad companies. I remember the nightmare days of early '00s when boqol doolar US qofkii diraayo had to pay $165 Canadian dollars. Maanta jinjin ayaa la yahay. I don't care about the Canadians complaining about everything from manufacturing jobs disappearing because of high export value to Hollywood-made films in Kanada vanishing because of high Canadian dollar. To poor, struggling Soomaalis who qaraabadooda wax ka sugayaan, qaas ahaan bishaan soonka camal, this is beyond good. Waaaaaaaay up to go, loonie.
-
Soomaalida before the civil war waxee tukan jireen 21 rakaco generations after generations. As with dhaqankii la badalay by some Sacuudi-influenced with post-war that had to do with diinteena suuban, this 11-rakaca pray soo gishay meesha, though Soomaalis were aware and familiar with it before the war, too, but opted the 21 rakaca format. I see some Soomaalida always abruptly leaving in half way at the masaajido that are prayed in full 21 rakaco [especially the Taariiq (Taric) masaajid in Koronto], as though it was waajib wax la dhahay. They not only leave, but sheekada kusii bilaabaayo on their way out already. It is rude. I don't know sababtee ugu cararaan, ma dambiyaa, I thought one gets extra ajir praying for extra, though the basic formula is the same -- finishing one jus per night and most finish in the same time format.
-
Go get and drive a truck. And if you are complaining about expensive living, don't come to Koronto then, either. Yes, the price of quality of living in Alberta in general -- particularly in Edmonton and Calgary -- have skyrocketed the last few years, especially the rental market, burdended by too many people moving from other provinces, however their, Alberta's, minimum-skill, minimum wage paying jobs are still way well ahead those paid in Koronto. I even heard Tim Horton's minimum wage is $15 per hour in Alberta.
-
Waxaana xildhibaano lagu sheegaa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Kuusha, adeerkaa maa meesha ka muuqdo? Kee waayena? Kan ookiyaalka madoow? Runtii, magac 'xil' ayee isku sheegayaan, the least they can do is sit properly. Then again, dadkan waa dad qabqabliyaashii soo aruuriye badanaa, qaarkood waxba ma qori karaan. Meesha ma'aha minankooda fadhiga ah. Compare them to xildhibaans of '60s. I have their pictures here, I should scan them I guess. Then again, those were elected at least by the masses. -
Originally posted by mojam: Some people here got the notion that this was done by none-Somalis. No in Edmontin is is Somali on Somali crime. Just couple of nights ago there was another shooting at a night club which police taught was for the retaliation of these killings. Yes, gangkii iyo ciyaal dhiblaawiyaashii Koronto ka tagay ayaa gobolkaas isku aruursaday, siiba Edmonton, but on this particular tragic murders, wax caddeyn maad heystaa inay killers Soomaali yihiin? Kutiri kuteenka naga ilaali, baliis.
-
Ciidamada Dowladda Federaalka oo hakiyay Shaqooyinkii ay qaban jirtay Shirkadda Internedka Global Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hakiyay howshii ay qaban jirtay Shirkadda Internedka Global oo inta badan dadka Soomaaliyed isticmaali jireen. Sida ay sheegayan wararka Ciidamada Dowladda ayaa saaka gudaha u galay daarta Global oo ku taala wadada Labaad ee Suuqa Bakaaraha, iyagoo shaqaalihii ku amray in ay shaqada joojiyaan kana soo degaan daarta. Mar aan xiriir la sameynay Maamulka Shirkadda Internedka Global ayaa inoo suuragalin waxaase magaalada Muqdisho laga dareemay ka maqanaashaha hawada ay ka maqan tahay Shirkadda Global. Marka la eego Shirkadaha Interned-yada ee ka jira Magaalada Muqdisho waxaa la dhihi karaa Shirkadda Global waa mida ugu isticmaalka badan. Mid ka mid ah Shaqaalaha Shirkadda Global ayaa dhaawac halis ah ka soo gaaray rasaas ay Ciidamada Dowladda ku fureen daarta Global sida ay sheegayan wararka aynu ka helayno shirkadaas. Xigasho -------------- So they got tired or probably don't have time to shut each individual website or can't enforce that, however now waxee u jeesteen shirkadihii internetka bixin jiray. Ar maxee godkooda qodonayaan, mid walba isku diroyaan. If they think the perceived Xabashi power in wax weyn ka dhigeyso, waala arki doonaa. Maalinba dad ayee isku taab taabanayaan, ha ahaato ganacsadihii, cuqaashii, ugaasyadii, aqoonyahanadii, waxgaradkii, culuma'udiinkii, haweenkii, ururadii bulshadda, warbaahintii iyo dadkii shibilka caadiga ahaa. Tii Siyaad Barre oo dhisan ayaa awood wax ku keeni weysay, kuna burburtay wax ka sahlan tan.
-
Maamulka iyo madaxda maxaa iga galay
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
There is something seasonally that goes in Bari as well. It is a new, iska indhatirid xasuuq and its season already has started. Sadly, it is so familiar these days. Each season it starts in late Agoosto or early Siteember. It is xasuuq because the authorities who claim to rule there give it a blind eye, so corrupted in bed with those who are doing these xasuuqs, so ruthless that they routinely badda ku daadiyo masakiinta ummadda Soomaaliyeed -- women, elders and children included -- oo rafaad iyo qaxar meela kale ugu soo qaxay dalka, desperate for a new life. Liibiya, with a lot more vast shore land to patrol, Soomaalinimana meelba iskugu jirin, tries hard to prevent these kind of incidents happening in their country and prosecutes their gangs. Imagine kuwii Soomaalinimadii sheeganaaye waxaas ku dhaqmaayo season in, season out. -------------- Maydadkii Tahriibayaal Soomaali ah oo laga daadiyey dooni ka soo qaaday Dekedda Bosaaso oo laga helay Gacambiyoodka Baabulmandab ee dalka Yeman Sagaal qof oo Tahriibayaal Soomaali ah ayaa ku geeriyootay, 48-kalena waa la soo badbaadiyey, kadib, markii lagu daadiyey Gacan-biyoodka Cadan ee dalka Yeman. Ilaaladda Xeebaha ee dalka Yeman, ayaa waxay maydadkii sagaal qof oo Soomaali ah ka heleen Xeebta Baabul-mandabka ee Xeebaha dalka Yeman, kadib, markii ay ******** inay dooni waday Tahriibayaal Soomaali ah oo ka yimid Xeebaha Goballadda Puntland si khasab ah loogu daadiyey halkaasi. Wakaaalladda Wararka ee dalka Yeman ee SABA, oo aynu warkan ka soo xiganay, ayaa waxay sheegtay in maydadka laga helay Xeebta ay kala ahaayeen 8-qof oo dumar ah iyo hal nin, kuwaasi oo ay Ciiddamaddu ku aaseen meel aan ka fogeyn Xeebta. Mas’uul u hadlay Ciiddanka Ilaaladda Xeebaha ee dalka Yeman ee ka hawl-gala Gacan-biyoodka Cadan, ayaa ku nuuxnuuxsaday inay gurmad u fidiyeen, soona badbaadiyeen 48-qof oo Tahriibayaal Soomaali ah, kadib, markii ay qeylo-dhaan taageero weydiisteen iyagoo ku hafan raba badda. Dhinaca kale, Tahriibayaasha la soo badbaadiyey ayaa waxaa lagu wareejiyey Hay’adaha Ammaanka, kuwaasi oo u sii gudbiyey Xeradda Qaxootiga ee Degmadda Kharas ee Gobalka Lahaj. Toddobaadkii hore, in ka badan 56-qof oo isugu jirta Soomaali iyo Ethiopian ayaa ku geeriyootay Xeebaha dalka Yeman, kadib, markii so xoog leh doonyihii ay ula socdeen looga daadiyey, waxaana la sheegay in qaar ka mid ah maydadka lagu shubay aashito, halka kuwa kalena baangado lagu dilay. Xigasho [With sawirka meydadka.] -
Cali Mahdi kii wax ku aaminaa ka gardarnaa awalba. He is first and last a businessman. First reason and last reason anything he does has to do with lacag and more lacag. Waa kaasaa masaakiintii lasoo luggooye, tuulooyinkii laga soo kaxeeye, oo laaluush loo sheegay warbaahinta ka cabaadaayo. ------------- Cabashada Ergooyinka shirka Dib u heshiisiinta Beelaha Soomaaliyeed oo soo xoogeysaneysa Waxaa isa soo taraya cabashada ka imaaneysa ergooyinka Shirka dib u heshiisiinta beelha Soomaaliyeed ee ku aadan inay tabanaayaan cadaalad daro. islamarkaana qaar ka mid ah ay ku doodayaan inay weli la'yihiin gunadii ay xaqa u lahaayeen. "Waxaan ku qornaa xubnaha aadaya Sacuudiga, balse waxaa booskeyga lagu qoray shaqsi kale oo aan ergada shirka ka mid aheyn" ayuu yiri C/laahi Jaamac Cali [Madoobe Awjaamac] oo ka mid ah ergada ka timid gobalada Jubooyinka, wuxuuna xusay in aan loo baahneyn in la mucaarido shirka, balse la doonay wixii saxitan ah. Sidoo kale waxa uu sheegay Madoobe Ow Jaamac in Gudiga shirka looga baahnaa inay si cadaalad ah ay wax ugu qabtaan Ergooyinka shirka, wuxuuna cadeeyay in sidoo kale ergooyinka shirka intooda badan la siinin Gunooyinka ay lahaayeen, isagoo xusay in shirkii dib u heshiisiinta lagu gaaray maslaxad caam ah, islamarkaana ay Ummadda Soomaaliyeed heshiis buxda ku gaartay. Dhinaca kale waxaa isna wareysi la yeelanay Nabadoon Maxamed Aadan Xirsi oo ka mid ah Ergooyinka shirka dib u heshiisiinta Beelha ee ka yimid Gobolada Puntland ayaa cadeeyay in shirkii dib u heshisiinta Beelaha ay ka dhacday wax is daba marin badan, wuxuuna carabka ku dhuftay in ay ka maqan tahay xuquuq fara badan. Ergooyinka cabanaaya ayaa noqday mid ay saxaafadu aad ula yaaban tahay, kadib markii ay noqdeen kuwo tira beel noqday, waxaana jira in ergooyinka intooda ay ku doodayaa helida Gunada ay leeyihiin iyo in laga tagay safarka dalka Sacuudiga ee ay madaxda sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan ergooyinka ay ugu ambabaxeen Boqortooyada Sacuudiga. Xigasho
-
Waxaana xildhibaano lagu sheegaa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Rudy, as ever, to the point. -
Honestly, ila fiiriya qaabkooda on this image taken two days ago in Baydhabo of the so-called xildhibaano at the so-called baarlamaan in session. Yes, they claim to be 'xildhibaano,' supposedly busy at work. They can't even sit properly, sida a teen camal sinta dambe ku fadhiyo. Kuwa jambal wata; mid sneaker, baseball cap, t-shirt, jeans iyo dark glasses isku soo wadataagay meesha ku yimid. Eebboow.
-
Make love for the Motherland and win a refrigerator It is an official invitation to make love for the Motherland, with the added incentive of winning a new fridge. Couples in Ulyanovsk, central Russia, were encouraged to take the day off work yesterday to indulge in some patriotic procreation. The Day of Conception was dreamt up by Sergei Morozov, regional governor, in response to Russia’s deepening demographic crisis. Women who give birth exactly nine months later, on June 12, which is celebrated as Russia’s national day, can win money, televisions, fridges and even a car. Mr Morozov justified the initiative as a way to promote family values in Russia, where the population is shrinking by 700,000 people a year because deaths outnumber births so heavily. “If there’s a good, healthy atmosphere at home within the family, if the husband and wife both love each other and their child, they will be in good spirits and that will extend to the workplace. So there’ll be a healthy atmosphere throughout the country,” he said. The governor’s infant incentive scheme, now in its third year, seems to be bearing fruit. The number of babies born on June 12 this year was three times higher than the daily average in Ulyanovsk, the regional capital, about 550 miles (900 kilometres) east of Moscow. A record 78 babies were born compared with the usual 26. Andrei Malykh, Ulyanovsk’s chief doctor, said: “The scheme is working. People want the prizes.” It also appears to be having a knock-on effect. Officials said that the region’s birth rate so far this year was 4.5 per cent higher than the same period in 2006. Yelena Yakovleva, a spokeswoman for the governor, said: “The initiative is directed at improving the demographic situation in the region. It’s normally something for the home — a fridge or a television set. It doesn’t matter if it’s a girl or a boy.” While couples were drawing the curtains at home, regional officials organised concerts and exhibitions to promote pregnancy. Psychologists and gynaecologists also travelled around the region on an “agit-train” to offer advice and encouragement. The Bolsheviks invented agit-trains to show propaganda films across Russia about the new Communist regime. Officially called “Give Birth to a Patriot on Russia Day”, the contest’s top prize is awarded by a committee to the couple on qualities such as “respectability” and “commendable parenting”. The car they receive is a locally made SUV named the UAZ-Patriot. Andrei and Irina Kartuzov won this year’s grand prize after the birth of their fourth baby. Mr Kartuzov said that they had been planning another child anyway when they heard about the competition, but said that it would encourage others to plunge into parenthood. Russia needs the people badly. President Putin called the demographic crisis the most serious problem facing the country in his annual address to the nation last year. He has introduced cash subsidies to encourage women to have more than one child. They now receive payments of 250,000 rubles (£5,000) for a second and subsequent children. Dmitri Medvedev, First Deputy Prime Minister, told a conference this week that Russia hoped to stabilise its population at about 142 million by 2015 and to expand it to 145 million by 2025. He admitted that Russia would shrink by 27 million to 115 million by 2025 unless present trends were reversed. This would lead to labour shortages and rising tax burdens as the population aged. The USSR also had a tradition of awarding women the honour of “Hero Mothers” for having large families and Mr Morozov’s initiative drew criticism in some quarters as a return to Soviet traditions of directing people’s lives. Alexander Bragin, a human rights activist, told Noviye Izvestiya: “We’ve already sunk to the level where the governor is ordering us on what day to conceive a child and on what day to give birth.” Conception day ------------ The desperation from Jabaan, Ruushka, Talyaaniga, Jarmalka, even Faransiiska, about their declining population, contributed primarily by low birth-rates -- heerkaas ayee maroyaan now, desperate for a future taxpayers by almost bribing their citizens to make babies. Iyagaa immigration diiday, ee haka saarto. They used to laugh at Ingiriiska, sarcastically sometimes referring London as Londonistan. Who is laughing now?
-
Intaa noolnahay waa qarxineynaa xaaraantooda, whatever we can. Dad ayaa leh guri ayaa nagala dhacay, nagala heystaa. Ka waran kuwa hantida dowladeed ku tumanaayo? Maxee yihiin kuwaas? NB - The picture, as good as it looks, is not however the Soomaali Embassy.
-
Ganacsade Maxamed Maye iyo Dr Shukri Cabdicasiis Axmed Ciise [Xaajiga koofida u suran Ditoor C/llaahi ma'ahoo? Shimuu ka tagay Koronto?] Kulan dhexmarey Jaaliyada Soomaalida Iyo Madaxda magaalada Edmonton Arboco, September 12, 2007 - Kadib markii labadii bishan toogasho lagu diley Allaha ha u naxariistee Qaasim Cabdulle Maxamed iyo Farxaan Siciid Xassan ayuu taliyaha Booliska Edmonton dalbadey kulan dhexmara Madaxda dagmada iyo Jaaliyada, kaasoo shalay ka dhacay xarrunta Jaaliyada Soomaalida, wadahadalona la-isku weydaarsadey. Madaxdaas oo uu hogaaminayey Duqa Magaalada Stephen Mandel waxaa ka mid ahaa; Taliyaha Booliska Mike Boyd, Wakiilka Galbeedka dagmada Karen Leibovici iyo qaarkale. Dhanka kalana waxaa goobjoog ahaa Gudoomiyaha Jaaliyada Xassan Maxamed Cali (Taataa), qaar katirsan qoyskii uu ka baxey Farxaan Siciid iyo tiro xoogan oo Soomaali ah. Furitaanki xaflada oo tacsi ubadnaa kadib waxaa la-isweydiiyey xalka sida lagu helilahaa. Halka ay madaxda dagmadu ku celcelinayeen in loobaahan yahay is aamin dhexmara Jaaliyada iyo Ciidanka Nabadgelyada, waxa ay Soomaalidu ku dhaganeyd sababta aan xal loogu helin dilalkii hore. Lagasoo bilaabo sanadakii 2004ta, waxaa magaalada Edmonton lagu diley afar qof oo aysan ku jirin labadan marxuum. Hal dil mooyee sadexda kale wali wax raad raac ah looma helin. Sidaa la-adligeed, goobjoogayaashii shaley caro ayaa wajiyadooda ka muuqatey. Nuur oo ka mid ah odayaasha magaalada ayaa carabka ku dhuftey, Boolisku in aysan dan kalahayn wiil soogalooti ah, balse ay dhaqso ku qabtaan cidii wax udhinta wadaniga cadaanka ah siiba dhasha dadka hantida leh. Cabdicasiis, oo ah Marxuum Farxaan walaalkiis ayaa isaguna Mike Boyd weydiiyey sida uu kalsooni uga filayo Soomalida maadaama aan wali dilalkii hore wax laga qaban. Su-aalahaas iyo qaarkale oo kulkululba waxaa looga jawaabey siguud oo ay xirfadi ku dheehan tahay. Goobjoogayaal halkaa ka hadley ayaa iyuguna muujiyey taageero dhaqaale oo ay dagmadu u fidiso Jaaliyada in ay wax ka tareyso hoos u dhigida dhibka ka soo foodsaarey dhalinyarada. Maxamed Maye oo ganacsatada ka mid ah ayaa taabtey Jaaliyad aan laheyn howlwadeeno u gooni ah arrimaha bulshada in aysan dhib ka hortagi Karin, lana tacaali Karin arrimaha horyaalo ee laga doonayo in wax ka qabtaan. Midka mid ah ciyaartooyada ayaa isaguna ka hadley inta uusan u anbabixin Magaalada Vancouver oo ay Kooxda Edmonton ka soo qaadey koobkii Kubada Cagta ee SYL, inuu lakulmey Qaasim iyo Farxaan oo ay weydiistey in uula joogo oo safarka ka baaqdo. Wuxuu yiri guushii Vancouver guuldarey ku dhamaatey, kadib markii tacsida tiiraanyada lehi noo timid, Anagoon dabaaldagina waxaan usoo caroowney Edmonton oo aan inaba hayaraatee wax dhaqaale ah ku taageerin dhalina ciyaaraha. Markale, Maamulka Dagmadu waxey ku jawaabeen hadalo ay xirfadi ka muuqato iyagoo u tilmaamey Jaaliyada waxa lagudboon oo ay uguhoreyso isku duubni iyo wadashaqeyn dhexdooda ah, mana jirin wax dhaqaale ah oo loo balan qaadey. Ugudanbeyntii, waxaa lagu balamey in lawada shaqeeyo. Hasayeeshee majiraan faahfaahin dheeri ah oo ku saabsan waxa laga wada shaqeynayo iyo sida loo wadashaqeynayo midna. Sidaas la-adligeedna, waxaa kulankan lagu tilmaami karaa qowda maqashii waxna ha-uqaban. Jaamac Farasle Edmonton, Alberta Xigasho [sawiro kale.]
-
Labadda marxuum aaskooda. Eebba ha u wada dambi dhaafo Qaasin Cabdulle Max'ed iyo Farxaan Siciid Xasan, janadiisna haka waraabiyo - aamiin, aamiin.
-
idaa darteed waxa aan ummada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Jarmalka iyo wadamada u dhawba ka codsaneynaa in ay garab hiil iyo hooba nagu siiyaan sidii aan u baajin lahayn iibinta Safaarada maadaama ay Safaaradu tahay hanti ummada Soomaaliyeed oo dhan ay ka dhexeyso,waana in aanu qaadnaa talaabo kasta oo hor joogsan kara in aan safaaradaasi la iibin,dadka arintaan ku jirna waxa aan uga digeynaa haddii aysan sida uga dhaqsiyha badan fara ugala bixin,in ay la kulmi doonaan cawaaqib xumo aan weligeed ka harin,qaastan dadka ku nool dalka Jarmalka waa in magaalo walba ay warqad u dirtaa Wasaarada Arrimaha DibadDa ee dalka Jarmalka kuna dhaqaaqaan wax alle wixii suurta gelin kara ama baajin kara in aan Safaaradooda la iibin. Safaarada ayaa xiligaan loo joogaa qiima dhan 4malyan oo lacagta Yurub ah waana qiima aad u hooseya. Waxaana lagu war galinayaa soomaalida dagan Bonn in habeenkii loo sameya waridiyaalo jiifta safarada horteeda madaama maalintii la ilaaliyo si aan habeenkii loo iibin safarada umada Soomaaliyeed Cabdiqani Xasan Maxamed FARANKFURT cabdiqani85@hotmail.de Xigasho -------------- Aad iyo aad ayaa ugu mahadsantahay, C/qani. Daljecelnimada iyo Soomaalinimada aad u difaaceysid hantida ummadda Soomaaliyeed wada leedahay oo maafiya soo taagan, hunguri weyn damacsan inay bililiqeystaan maalin cad. Saa ku dhiiri gelisaan walaalkeen C/qani iyo kuwa lamid ah hantida Soomaaliyeed difaacideeda usoo taagan, iimeelkiis meesha ku qoran ugu hagaajiya. You can also email your genuine concerns to the dowladda Jarmalka, siiba wakaaladeeda Arrimaha Dibedda. Here is their site.
-
Soomaalida Jarmalka oo qeyla dhaan ka soo saartay qorshe lagu iibinayo dhismaha safaarada Soomaaliya Jarmalka (Mid ka mid ah labada masúul ee ugu sareeya dowladda oo ku lug leh arrintaas) Qaar ka tirsan Soomaalida ku dhaqan dalka Jarmalka oo la soo xiriiray boggan ayaa sheegay in qaar ka tirsan masúuliyiinta sarsare ee dowladda federaalka ay heshiis kula jiraan ganacsato u dhashay dalka Jarmalka si ay uga iibsadaan dhismaha safaarada dowladdii Soomaaliya ay ku laheyd dalkaasi , iyadoo dhismaha safaaradaasi qaab maamuus ah loo siiyey dowladda Soomaaliya kadib markii ay ka badbaadisay dowladdii M. S. Barre koox afduuban rabtay dayuuradii Lufthansa Air. "Waxaan na lagu soo wargeliyey in qorshahaasi uu gebo gebo yahay, ayna ka shaqeynayaan rag dalaaliin ah oo isugu jira Soomaali & Jarmal, waxaana ku wargelineynaa dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan gudaha dalka & dibedda in ay arrintaasi il gaar ah ku eegaan, gaar ahaan Soomaalida Jarmalka degan waa in ay arrintaasi si ficil ah uga hor-tagaan" ayuu yiri Maxe'd C/raxmaan Gaceyte oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Jarmalka, wuxuuna intaasi raaciyey in ay ka war heleen in arrintaasi uu ku lug leeyihiin Raísul wasaare Cali Maxéd Geeddi, Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Axmed iyo Wasiirka Arimaha Dibadda Xuseen Ceelaaba Faahiye Waxaana wakiil ugu ah Safiirka Soomaaliya ee Jarmalka Cabdiraxmaan oo ku heeb ah madaxweynaha DFKG oo loo soo magacaabay Safiir in uu ka noqdo Jarmalka isagoona dowlada Jarmalkana ay aqoonsantahay lana siiyey Baabuur qaas ah Cabdiraxaan oo ah safiirka Jarmalka ayaa hadda jooga wadanka Itoobiya isagoona soo qadanyo Dukumiintigii u fasaxi lahaa in uu iibin karo dhulkaasi wakiilna ka yahay Dowlada Soomaaliya . Waxaana hadda Socda qaban qaabyo lagu sameynaayo Banaanbaxyo weyn oo lagu hor banaabaxaayo guriga safaarad Soomaliya Hortiisa si cadaasi lagu saaro dadka iibsanaayo safaarada Soomaliyeed Qiimaha hadda loo joogo waa 5,440000 Malyan Dolar. Qiimahaan hadda waxaa loo joogaa lacag aad u yar iyadoona laga yaabo in ay siistaan masuuliyintaasi qimaha aadka u jaban oo aan u qalmin xiligaan in lagu gado dhulka magac u ah dadka Soomaaliyeed Iyadoona shacabka Soomaaliyeed u soo gudbin doonaan hadba meesha ay mareyso marxaladaasi. Xigasho
-
Popular Contributors