Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,437
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    310

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Dadka laga sii hor gatay dhulalkii hantida guud la rabo la boobo:
  2. Dhulkii dowladeed ayee dhacaayaan Xasan Socdaal iyo xirtiisa, just as they did in 2015 near garoonka Aaden Cadde. Tallaabo ay qaaday DF oo xiisad cusub ka abuurtay Muqdisho Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo horleh oo shacabka deggan guryaha Bangiga dhexe ee Bangaariyo looga saarayo dhulkaasi kadib warqad kasoo baxday Maxkamada Gobolka Banaadir oo amar siisay Taliska Booliska. Maxkamadda ayaa Booliska gobolka Banaadir ku amartay in dadka laga saaro dhulkaasi oo dan guud ah, kuna yaallo xaafadda Buulo-xuubey ee degmada Wadajir. Ciidamada Booliska oo fulinaya amarka maxkamadda ayaa burburin ku bilaabay xaafadaas, waxaana la arkayay alaab dhulka daadsan iyo dadweyne qaylo dhaaminaya. Arrintan ayaa dhalisay xiisad xoogan iyo hadal heyn, waxaana kamid ah dadka falceiyay siyaasiga caanka ee Cali Yare Cali oo si weyn u dhaliilay dowladda federaalka. “Dowladda waxay soo saartay AMAR ah in shacab dhan 3,200 (SADDEX KUN IYO LABBO BOQOL) oo qoys oo reer Buulo xuubeey ah si awood ah looga saarayo dhulka ay dagganyihiin. Dhulka ayaa ka billaabanaya Darbiga Hotel Jazeera gaar ahaan gurigii uu daganaa Hoggaamiyihii weynaa AUN Maxamed Qanyare Afrax, kuna tagaya biyo-dageenka Buulo xuubeeym” ayuu ku yiri war qoraal ah oo uu soo saaray siyaasiga Cali Yare Cali. Sidoo kale wuxuu farriin u diray madaxweynaha Soomaaliya, isaga oo kula taliyay inuu ka leexdo waddada dhul boobka, sida uu hadalka u dhigay. “Shaqsi ahaan waxaan ku jiray dad badan oo aaminsanaa in maamulka Madaxweyne Xassan Shiikh oo ka leexan doono waddadii hore loogu bartay ee boobka dhulka hantida guud ahaa. Madaxweyne sharaftaada ilaasho oo in magacaaga dalka lagu boobo iska diid shacabkana haloo turom” ayuu yiri guddoomiye ku xigeenkii hore ee amniga G/ Banaadir. Waxa kale oo uu intaasi raaciyay “Sidii horay u dhacday dadka ka baxso ee dabaq ka dhiso waxaa laga dhaxlay natiijadii Arbacadii, 08- February 2017.” Xigasho
  3. Somaliland: “40 qof ayaa loo haya Qowmu-luudnimo” Somaliland 4 qof oo rag ah, oo maxkamad kuheshay Ficilka Qowmu-Luudnimada, ayaa lagu xukumay xarig 8 sano ah, halka 36 qof oo kalena ay xukun-sugayaan. Qaar kamid ah dadkan ayaa kamid ah xisbiyada siyaasadda ee Somaliland, masuuliyiin dawladeed iyo dad bulshada dhexdeeda laga yaqaano. Bilo kahor oo dhacdadan saa’id looga waramay ayaa haddana hoos loo dhigay, hayeeshee gudi kamid ah kuwa arrimahan u xilsaarnaa ayaa Golaha Guurtida maanta ka sheegay. Guddiga oo warbixin ka jeediyay fadhiga Golaha Wakiillada Somaliland ayaa xusay in 40 qof loo hayo kiisas la xiriira Qowmu-luudnimo, 36 kamid ahna ay yihiin xukun sugayaal. Horey, deegaannada Somaliland ayaa martigeliyay dooddo ka dhashay faafinta diimo, aan aheyn diinta Islaamka oo la sheegay in lagu faafinayo deegaannadaas. Xigasho
  4. Coldoon waxaan ayuu la dagaalamaaye oo dhowr jeer maskiinka u xireen. Well, miraha ka dhashay this foreign-controlled shady school:
  5. Maakhiri, Deni needs friends. Qof ee isku fiicanyihiin ma jirto maanta ka ahayn Laftagareen and Laftagareen might not be after his city hosting this shir is rebufed.
  6. Even though the shir is being held in Baydhabo to make Deni comfortable, Deni's politics is very personal - he can't even tolerate meel Axmed Madoobe fadhiyo because he couldn't get his votes 10 months ago after standing for him for three years. Xasan Socdaal warkiisana ha sheegin. Saas ayee Farmaajo isku ahaayeen as well and now has more personal grudges. Qof xanaaq badan, making siyaasadda qaabka daran personality and personal is not good really.
  7. Siciid Deni Oo Diiday Ka Qeyb Galka Shirka DFS Iyo Maamulada Ee Baydhabo Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa iska diiday ka qeyb galka shir ay magaalada Baydhabo ku yeelanayaan 15-ka bishan madaxda dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada. Sida xogaha tilmaamayaan, Deni ayaa dhegaha ka fureyatay fariimo dhexdhexaadin ah oo kayimi dhanka wakiilada caalamiga ah, si uu shirkaasi u xaadiro oo uu tabashadiisa madasha ugu soo bandhigo. 24-kii bishii hore ee Febraayo ayay ahayd in la qabto shirkan, balse dib ayuu u dhacay, si Siciid Deni looga dabciyo go’aankiisa oo uu shirka u tago balse laguma guuleysan dadaaladii socday. Ilo ku dhow Siciid Deni ayaa ku waramay in diidmadiisa uu sal uga dhigay khilaafka kala dhexeeya Jubaland iyo dowladda Soomaaliya oo xaadiraya shirka magaalada Baydhabo ka dhacaya maalinimada Arbacada ee todobaadkan. Si kastaba, arrintan ayaa cirka sii galineysa mad-madowgii ka dhex jiray Puntland iyo dowladda dhexe, waxaana dhawaan Puntland ay shaacisay iney hakisay wadashaqeyntii dowladda oo ay u dhaqmeyso sidii dowlad madax banaan. Xigasho
  8. Haddee awoodi karaan wey ka bixi lahaayeen laakiin taas waxee meesha ka saareysaa quraafaadka iyo beenta Reer Ibnu Haashim la sheeganaayo. Awalba diin iskuma fiicneen dadkaan, 'diintaada iyo nabigaaga wa*' afkooda ka soo bixi jirayba.
  9. Better late than never. Riyadii rumowday 11 sano ka dib.
  10. Markii 'walaalahooda,' sida Xasan Sh., wax ka soo waayeen, Laftagareen ayaa la qalqaalsanaayaa iyagoo la leeyahay shir deg deg ah iskugu imaadaan Reer Koonfur Galbeed iyo beeshaan oo midnimo sameystaan sida baaqa ku xusan.
  11. Shirkii warmurtiyeedka ka soo baxay oo ah duqa iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir hala kala qeybiyo. Yaab.
  12. Tallaabo finally waa quustay. Meeqo sanaa kuu sheegeynay runta in meeshaas waxba ka jirin.
  13. In the extended family, Reer Mareykan mar dhoof loogu yaqaanaa. There were some who never ventured out from U.S. for 25 years and counting. Many started travelling only in the last decade since the 1980s and 1990s. I guess dhaqan Mareykan la qaatay, travel within states becoming equivalent countries.
  14. Sanad la gaarin sheekada waa bilaabatay ciyoow. ^^^ Shalay. Maanta:
  15. Wait until we at least sell our villa. Last time around $700,000-800,000 ahayd. Hodan ku yaalaa, waana lix boos. Until then magaalo madaxda waa Muqdisho.
  16. Xariifka iga dambeeyaa maanta isku egnahay. Speaking of yaraanimo, Che ayaa Islii isku aragnay in 2011, including laba mar aan iska soo hor baxnay. Che ma xasuusto filaa.