-
Content Count
17,572 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
318
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
I was right there one day during its construction. It is a bit far outside Xamar itself, though. I also had an unfortunate incident on that very scene, one of the few times aan nafteyda ula baqay. Some fakin fighting mooryaaans dhexdooda u galnay. What was amazing was both were hired by the university, one group protecting the building, and the other guardian staff accompanying the envoy we were with.
-
Originally posted by -: P.S. I gotta admit,you play " I'm convert" angle pretty well. Lot Xalimos fall for that.Now I gotta find a way to convince some Xalimo's I'm revert even though I never left the reigion. I think Johny Bravo will better suited for this Some do fall for it. Waxaaba isoo xasuusisay dhaqdo ka dhacday magaaladaan Koronto. Masaajidka Khaalid ee Soomaalida maamulaan ayee ka dhacday, about some five years ago. Meesha toddobaadkaas muxaadaro ka socotay, oo Soomaali iyo Ingiriis lagu wada waday. Calaa kuli xaal, markee soo gababowday, mid "madoow" oo soo Muslimay sanado kahor ayaa waraaq uu soo qortay u gubdiye qofka codhayaha [mike] haaye. Waraaqdiis waxaa ku qorneyd in laga sheego codbaahiyaha [speakerka] in uu guurdoon yahay, oo gabar Soomaaliyeed raadinaayo. Qofka waraaqda loo dhiibay, waraaqda in uu fiiriye, uu gees iska dhigay, hadalkiisana sii watay. "Madoowgii" ma quursan, oo mar labaad u tagay, ku yirina waraaqdeyda ii yeeri, meesha gabdhaha fadhiyaan ha maqlaan. Wadaadkii ma rabin in uu yeeriyo, laakiin wuxuu sameeyo ayuu kasi waaye. Si sahlan uu iskaga yeeriye, oo kaftan ku jirto. Maxee kugu taalaa, after qudbooyinkii dhamaadeen, waa kuwaanaa gabdha Soomaaliyeed xafiiskii masaajidka waraaqo usoo gudbinaayo, oo codsanaayo ninkii Soomaaliga ahayn isnaadinaaye lambarkiisa iyo addresskiisa. Yaab iyo nus kasoo hartay, oo ku dhahayn gabdhihaas in wiilal Soomaaliyeed badan ay tubanyihiin meesha oo guur raadis ahna, idinkoo saan ugu soo deg degaayo maba arkin ee maxaa jiro hadda. Kii Jameykaankii wuxuu u qaatay wadaadadda Soomaalida inay u diidayaan, oo wey ku kacday oo xanaaqay. Soomaalida "racist" ayee yihiin asagoo ku haayo.
-
SSC Community meeting- London: Pictures
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jamster's topic in Politics
Originally posted by Northerner: The guy to the right looks bored enough he has fallen asleep! -
But there is one irony to all this: The unrecognised de facto state of Somaliland hosts the continent’s least expensive and most widely accessible telephone service on the continent! This fact is not limited to Waqooyi Galbeed. It is the same in the whole Soomaaliya, and it had been so since 2000.
-
Ee Boorame dhan hal hoteel lee miyaa? Hal sar dhalaaleyso lee shan gees laga soo masawiray. Wah. Sarta does aesthetically look good, though.
-
Qarax Miino oo lala beegsaday Kolonyo Ciidamada Itoobiya oo ka yimid Magaalada Baydhabo kuna soo jeeday Magaalada Muqdisho Nofeembar 3, 2007 - Kolonyo baabuurta dagaalka Itoobiya oo ay saarnaayeen Ciidamo fara badan oo gurmad u ah Ciidamada Itoobiya ee Jooga Caasimadda Soomaaliya ayaa saqdii dhexe xalay lala beegsaday Qarax miino oo sida la sheegay sababay dhimasho iyo burbur soo gaaray mid ka mid ah gawaaradii kolonyadaas ka midka ahaa. Wararka ayaa sheegaya in Qaraxaas Baabuurta Itoobiya ka timid Magaalada Baydhabo lala beegsaday ayaa waxaa uu ahaa mid si weyn looga maqlay degaanada ku dhaw dhaw Garoonka Diyaaradaha ee Balidoogle halkaas oo ah goobta qaraxa ka dhacay. Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiya ee kolonyadaas ka midka ahaa rasaas ooda ka qaadeen iyagoo garan waayay halka looga yimid. Ku dhawaad 30 Gawaarada dagaalka oo Itoobiya ka yimid soona maray Magaalada Baydhabo oo ay Maalmo ku sugnaayeen ayaa saaka soo gaaray Magaalada Muqdisho iyadoo la sheegay in Ciidamada Itoobiya qeyb ka yihiin howlgalada Ciidamada Itoobiya ka wadaan Magaalada Muqdisho. Ciidamadan ayaa waxay u badan yihiin Booliska Dowladda Federaalka Itoobiya, sida uu sheegay xubin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir Itoobiya iyo Dowladda Federaalka qorshayaal cusub oo dhinaca ammaanka ayay Magaalada ka bilaabi doonaan. Xigasho
-
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Qarax Miino oo Ciidamo Itoobiyan ah loogu geystay degaan ku dhaw Degmada Luuq Nofeembar 4, 2007 - Inta la og yahay 4 askari Itoobiyan ah ayaa ku geeriyootay mid kale oo Soomaali ah waa uu ku dhintay kadib markii gaari ay wateen Ciidamada Itoobiya Miino kula kacday degaan ku dhaw Degmada Luuq ee Gobolka Gedo. Kolonyo baabuur ah oo ay saaran yihiin ciidamo Itoobiya ah oo ka soo talaabay xuduuda, kuna sii jeeday dhinaca magaalada Muqdisho ayay fiidnimadii xalay mid ka mid ah baabuurtii ay wateen waxa ay miino kula kacday tuulada Buulo Bashiir oo ka mid ah degmada Luuq, iyadoo qaraxaasi miino uu sababay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Xigasho ------------- Mar labaad Eebbe ha u naxariisto maskiinka ku geeriyooday.
-
Inta la og yahay 10 askarta Itoobiya ayaa ku dhaawacantay ilaa iyo afar Askarina waa ay ku dhinteen Warax Miino oo saaka ka dhacay Degmada Wan'laweyn Nofeembar 5, 2007 - Inta la og yahay mid ka mid ah baabuurta Ciidamada Itoobiya ayaa guud ahaan burburay oo gubtay kadib markii Qarax Miino oo sida la rumeysan yahay Miinadaas ay ahayd miinada meelaha fog fog laga Maamulo lala beegsaday kolonyo Baabuurta Itoobiya oo ka timid Magaalada Baydhabo kuwaas oo doonayay inay u soo gudbaan Magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in afafka hore ee Degmada Wan'laweyn oo 90 km u jirta Magaalada Muqdisho ay tahay goobta lagu gubay Baabuurka ay saarnaayeen Ciidamada Itoobiya, waxaana la sheegay in baabuurka uu ahaa baabuurta qaada Ciimada lugta. Markii Qaraxa dhacay ayaa Ciidamada Itoobiyaanka ah ee kolonyada ka midka ahaa fureen rasaas taasi oo sababtay in labo ruux oo rayid ah ku naf waayan. Xigasho ----------------- Eebba ha u naxariisto labadda masaakiin lagu dilay rasaastaas Xabasha furtay. Samir iyo iimaan reerkooda.
-
Originally posted by Skipper: Miskin what is teh point of this sxb? The unpointed point is absolutely no point. Do you have a point on this supposedly pointless thread?
-
Website-yada Soomaalida iyo siday dadka u jahawareeriyaan
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Abwaan's topic in Politics
Waagacusub kan iska soo qoro, hebel Daahir Culusoow la yiraahdo, waa horaa idiin sheegay, qashinkiis ninkii aaminaa waalan. Ninkii yiri sarkaal Xabashi shan mar madaxa iska toogtay. Ninkii yiri cunug 12 jir ah oo yar Hargeysa ka yimid ayaa Xamar lagu qabtay dagaaladii asagoo dagaalamaayo. Kii $$ u taabto ayuu daneyaa, he absolutely has no mowqif iyo aragti. But that site is not alone. Qashinkiis kuwa badan ayaa la wadaago, and I don't blame kuwa shabakooyinkaas leh. I believe their gullible, give-me-anything poor readers. -
Originally posted by Kool_Kat: ^Warhooy idhageysaan ku iri, ani Somalida Calgary dagan waan u naxaa...Intaa accident bey ku dhinteen baala soo sheega...Just last week, a friend of my sister's passed away...N'way, plz drive safely...Specially if it snowed... Ma Saadaq Bashiir Luggeey ka hadleysaa? Yarka trucka la gadoomay toddobaadkii hore in Alberta? Maskiinka, Eebba ha u naxariisto. Soomaaliya ayaa daris ku ahayn, Reer Bashiir Luggeey, inkastoo aanan shaqsi ayaan asaga u kaseynin.
-
Originally posted by Haneefah: I just discovered that for some unknown reason to me, this province never resets time. :confused: I agree that gobol's stance. It is not alone, there are other pockets in North America, such as several counties some down there in Arizona.
-
Say we believe this news report, we can now assume his going through their Xabashi master's den, he is seeking an official stamp to be baptized as a new certified stooge on the block? Haddee saas tahay, kuwii wax bartay aqoontooda waa caano ciid lagu lisay. Anyway, his name does indeed ring a bell, especially about that book he co-authored [though officially credited as an editor], The Invention of Soomaaliya.
-
What do you think about the content of this article!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Hawdgirl's topic in General
Walaasheen Sahro Cabdi Xirsi qoraalkeeda hore muxuu ku saabsanyahay? Meel aan kala qabsado ayaanba kasi waaye. Gudniinka gabdhaha muu ku saabsanyahay? Qabyaalad? Dhaqanxumadda dadka Soomaaliyeed qaarkood? Qaxarka iyo dhibaatadda lagu jiro maanta? Wax badan ay soo jeedisay aragti ahaanteeda waaku raacsanahay, siiba qabiilka iyo qabyaaladda la wada ciribtiro, la baa'biyo, kor iyo hoos. -
T: Please wlc my Friend KK KK: Hi!!!! (walking like bajaq wiligeed kabo taako xiran) T: Hello KK wlc!! KK: Haa aboo ehehe! (jumps to T for a hug) T: Naa naga tag weesada hana jibininee!! Abaaba ciid ka ciid ayaa tukataa markaas aa dhahee weesaa ii dhowran. Jeega dheere waaxid.
-
Reacquaint yourself with this great man.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to -Nomadique-'s topic in General
Buuggiisa, inkastoo uunan asaga qorin, ma aqrisay? Malcolm X himself is also a walking evidence that one can indeed educate one's self without going through rigid traditional educational institutions. -
Therapistfinder.com [Therapist-finder, of course.] Penisland.net [Pen Island] Powergenitalia.com [Power Generation Italia, a Talyaani energy company.] Expertsexchange.com [Experts-exchange.] Whorepresents.com [Who-represents.] Molestationnursery.com [Mole-station-nursery.] Thepenismightier [The-pen-is-mightier.] MP3shits [MP3s-hits.] Gotahoe [Go-Tahoe, Lake Tahoe's tourism site.] Speedofart.com [speed of art, of course.] More sites.
-
Gaal = geel. I see you only know hal nooc aad gaal u taqaanid. And it is true, my awoowe owned more than that said number of gaals [err, geels].
-
Most Recent Massacres Committed by ONLF
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
The fitting name of that occupied region is Soomaali Galbeed. It is the common interest for all Soomaalis who reside there and not to give some clan-minded an excuse to squabble. I understand it is a petty to bicker of a name considering waxa ka dhacaayo ama Xabashadda u geysaneyso deegaankaas. However and still, I don't know why some insist and prefer a clan name -- and worse, which was given by long gone colonial -- than a Soomaali-coined one. Advocating a clan name given in that region by scheming colonials -- these same people waxba ma dhaamaan kuwa leh waan goosaneynaa because long gone Ingiriis colonial ayaa dhulkaan xukumi jiray. Again, this is not the only region given a clan name in the great scheme of divide-and-conquer strategy and game; other Soomaali regions like Bari and Jabuuti both had it; both wisely were changed later. To those who are suggesting Soomaali Galbeed being in Itoobiya, it never was. The so-called xuduud beenaad was never settled or internationalized, but being provisional to this day. That is why the so-called 'border' line is not xariijin, but continuous dhibicyo. The '77 liberation war was not a failed policy. It is an insult to all Soomaalis who perished in their halgan defending and liberating their Eebbe-given land. We Soomaalis defeated Xabashi. But we couldn't and didn't defeat a then great power like Soofiyeed, plus its Cuban, Yemeni agents, not to mention Israelis and God knows who else. -
Maxaa ka rabtiin ninka? Soomaalidaanaa. I hope in uu ku guuleysto kiiskaan. Eebba hakuu garab galo, Cumaroow. Gaal dil, gartiisana sii; if you can't, sue him. It says Scottsdale Police Officer Chance Lovell accused Abdi of killing the officer's brother in Somalia and said, ``you are supposed to have chains on your legs, you (expletive) slave. My grandfather had 70 slaves.'' Typical redneck, arrogantly ignorant American with a KKK mentality. Well, Mr. KKK, my awoowe too had 700 gaals.
-
King Abdullah flies in to lecture us on terrorism
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Fabregas's topic in General
Originally posted by tHe oNe aNd OnLy: on terror in 1979 wat is this i cant find anything about it on the net? does anybody have additional information? I think you should polish your online search skills. There are plenty of information about this unfortunate event out there online. Here a paragraph from the event's article on Wikipedia: "The seizure shook the Islamic world as hundreds of pilgrims present for the annual hajj were taken hostage, and hundreds of militants, security forces and hostages caught in crossfire were killed in the ensuing battles for control of the site. The siege ended two weeks after the takeover began with militants cleared from the mosque." -
First U.S presidential candidate to dress in Somali attire!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Fabregas's topic in Politics
U.S. Senator Barack Obama, right, is dressed as a Somali Elder by Sheikh Mahmed Hassan, left, during his visit to Wajir, a rural area in northeastern Kenya, near the borders with GEDO, Somalia and Ethiopia. The area is at the epicenter of a severe drought that has hit the Horn of Africa region, after erratic and insufficient rains during the April-June season Where did you get the Gedo part from? I have posted this picture in middle of last year, and was taken by an Associated Press photographer. Here is the original quote that accompanied the picture: "U.S. Senator Barack Obama, right, is dressed as a Somali Elder by Sheikh Mahmed Hassan, left, during his visit to Wajir, a rural area in northeastern Kenya, near the borders with Somalia and Ethiopia. The area is at the epicenter of a severe drought that has hit the Horn of Africa region, after erratic and insufficient rains during the April-June season. (AP Photo - Aug 27)" -
Ethiopia: A brittle Western ally in the Horn of Africa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Castro's topic in Politics
Uniquely in Africa, Ethiopia was never really colonised by Europeans. Why some Westerners repeat this erroneous slip as a fact. Itoobiya was colonized [well they can call it 'occupied' or whatever]; the reality is they were colonized by Talyaanis for almost five years until they were saved by the Ingiriiska in the early days of second great war. -
Jidkaas ma taqanaa? Laba tilaabo uu u jiray gurigeyna, oo Isgoyska Bakaaraha talaabooyin u jiray. Kii ka imaanaaye Isgoyska Sanca, soo maraaye kan Wardhiigleey, Howlwadaag, Bakaaraha, Kaasa Balbalaare ilaa iyo Tarbuunka, kuna leexanaaye Digfeer. Laakiin goormaa Jidka Wadnaha loo bixiye? Dagaaladdii Cali Mahdi iyo Caydiid ka bacdi aan filaa, maadaama jidkaas noqday kan ugu weyn isku xiro waqooyi iyo koonfurta ee Xamar. Awal kan Maka Almakurama ee ka imaado Ceelgaab oo sii jeexo Sayidka, Dabka, Lambarafar, Isbitaal Banaadir iyo ilaa Lafoole socdo ayaa ugu muhiimsanaa Xamar. Sugba jidadkii waa weynaa ee Xamar waqooyi iyo koonfur u kala goyn jirtay aanba soo xasuustee, ee waxee kala ahayeen miyaa kor haddii laga soo bilaabo jidadka Warshadaha, Sodonka, Wadnaha, Maka Almakurama, Dekedda. Saas aan filaa inay iskugu xigeen.
-
Sakariye hooyadiis, I do know some history of Soomaalida, which of course includes some background of their clans and how they came to known. Hase ahaatee barfasoorka -- Gaandi -- ayaa u deyneynaa in uu ka hadlo taariiqdaas. Inta aan warkiisa ka heleyno, naga war sug. Laakiinse ogoow qabaa'iladda waa weyn ee Soomaaliyeed kuligood isbaheysi iyo iskaashi ayee ku imaadeen. Kuwii diiday ama waagaas awood isku filnaansho lahaana meeshee ku dambeyeen taariiqda ayaa og, oo waa baabeen, in yar kaliya ka hartay. Qabiilo badan danta ayaa ku kaliftay inay isbaheystaan, oo haddii kale ciidda ayaa qaadi lahayd maadaama awooda qabaa'iladda dariska la ahayeen waagaas ka awood badnaa, oo isbaheysi kaliya wax loogu baxa ahaa. Magacyadood ayaaba kuu xaqiijineyso, waana magacyo Soomaalida badankood ayna ogeyn meelahee kasoo jeedaan. Qabiilo badan ayaa shirarka Soomaalida markee iskugu imaadaan, mar isku daro isbaheysii hore, marna ka baxo, oo raaco meeshee dantooda ugu jirto, waana kuwa cadeystay inay tahay kaliya isbaheysi ee isirnimo ahayn. Waa boqolaal, waana kuwa kaliya cadeystay, iskaba dhaaf kuwa kale kumanaanta ah wali aan isogeyn ama in la qarxiyo rabin.