Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,572
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    318

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Is cleaning my plate with my last piece of bread "disgusting"? Why? Disgusting? What for? Waa dhameynaa if baahi i heyso, if not meeshiis ku dhaafaa. This comes from the outdated traditional view oo wax in lagu dhaafo saxanka, otherwise dadka u qaadan jireen qofka in uu wali baahanyahay. Same with cabitaanka. But since many of us we are in Galbeedka now, dad baahan iska yar, dadka iyagaa deliberate isku baahisiiyo, oo diet iyo wax jirin ku jiro.
  2. Originally posted by Cige: MMA, Ma sahlanid! dhib weyna waa ku haystaa, Maxkamadihii waad ka soo hor jeedday Mujaahid Indhacadde waxaad dhihi jirtay Indho-madoobe, Hargeysa waad ka soo horjeeddaa Puntland waad ka soo horjeedaa federaalka waad ka soo horjeedaa Baarlammaanka iyo Baydhabo waxa fadhiya waad ka soo horjeedaa amxaarada waad ka soo hor jeedaa kenya waad ka soo horjeedaa , Uganda waad ka soo hor jeedaa :rolleyes: ugu dambayn cid kasta oo C/laahi Yuusuf ka soo horjeeda waad ka soo horjeedaa, marka dambe waxaan ka baqayaa inaad adigu iska soo hor jeesatid :eek: Duqa, my interest and loyalty lies -- and only lies with -- Soomaalinimo and Soomaaliya, and whoever believes in it, has this genuine concern in his or her true, untainted heart. Not competing Soomaali groups. Not power-hungry groups. But today Soomaali isma heysato. Gaal Xabashi, Soomaali's cadowgooda koowaad, labaad iyo sadexaad dalkii kusoo duulay, qabsaday magaalo madaxdii iyo xuduntii Soomaaliyeed. Haddana xasuuqay dadweynihii, maatidii Soomaaliyeed, yar iyo weyn, saqiiri yo kabiir, awoowe iyo ayeeyo, dhicis iyo ... Marka ma taalo maanta meel la fiirsado waxa dhacaayo. Haddee gacantaada, hantidaada ama afkaaga wax ku tareysid, ku tar, ku taageer Soomaalinimo. I am with whoever Xabashada kasoo horjeedo, whoever Soomaali ah Xabashi la dagaalamaayo. Whoever dalkooda inay ka xoreyaan rabaan Xabashi; whoever dhiig Soomaaliyeed leh oo isku xilqaamay inay dalkooda iyo dadkooda badbaadiyaan; whoever gacan, maal, af ama wadne kaga soo horjeedo Xabashi. Many of them waa genuine, oo Soomaalinimo iyo daljecelnimo ka tahay xoreynta iyo halgamidda dalkooda. No body ku qasbay, oo dan siyaasadeed uma geynin. Men kamid ah Max'ed Cabdi Yuusuf, Cumar Xaashi Aaden, C/raxmaan Ibbi, Jen. Jaamac Max'ed Qaalib, Sakariye Max'uud Xaaji, Saleebaan Colaad Rooble, C/qaadir Xaaji Dhaqane, Sifir, Fowsiyo Sheekh Max'ed, Jaamac Cali Jaamac iyo halyeey kale oo badan oo aan wada xasuusan. Dan siyaasadeed iskuma geyn walaalahaas, ee dan Soomaaliyeed jecelnimo iyo damiir Soomaaliyeed danqaneyso isku geysay. Ee marka it is not about shaqsinimo, kooxnimo iyo isbiirsi qabyaaladeednimo. NB - I have nothing against Uganda "peacekeepers." Waqti xun ayee kusoo aadeen meesha, since there is not any peace to keep. Dad sincere ka tahay waaye inay caawiyaan Soomaalida, laakiin xilliga xun. I supported UNISOM, which was led by the then respected Mareykanka, ee ma'aha any foreign intervention inaa diidaayo. African forces, however, today waxba kama qaban karaan xilligaan xaqiran iyo Soomaaliya, meel 32 dowladood oo dal oo reer Galbeed u badan wax ka qaban waayeen, ma u maleeyi inay Afrikaan wax keeneyso.
  3. Bannaanbax looga soo horjeeday xasuuqa iyo Barakicinta ay Ciidamada Gumeystaha Itoobiya kula kacayaan Ummada Soomaaliyeed oo ka dhacay Magaalada Geneve UN-ka hortiisa [ Wiil daljecelnimo dhab ka tahay. Wiligaa jir, abti ] Banaanbax aad u balaaran ay soo abaabuleen Ururada Dhalinyarada & bulshada ee Midowga jaaliyadaha Switzerland oo maanta 23.11.07 [Jimcadii], ka dhacay Magaalada Geneve ee cariga Switzerland. Mudaharaadkaas oo looga soo horjeeday xasuuqa iyo Barakicinta baaxada leh ee ay Ciidamada Gumeystaha madoow ee xabashada kula kacayaan, dhamaan Ummada Soomaaliyeed si kala har aan lahayn ! qaasatan shacabka Muqdisho. Dad tiradooda ay kor u dhaaftay ilaa iyo ku dhowaad 500 qof ayaa Jimcadii 23.11.2007 isugu soo baxay United Nations-ka, Geneve, Xarunta Qaramada Midoobey (UN-ka). Isku soo baxaan oo loogu magacdaray (Ilintii Soomaaliya) ayaa ahaa mid ula jeedkiisu aheyd mid jaaliyadaha Somaliyeed ee ku dhaqan cariga Switzerland, sida ay uga xun yihiin, kagana ashtakoonayaan caalamka, dhibaatada baaxada leh, Xasuuqa aan loo meel dayan, barakicinta aan taariikhda aadanaha lagu arag, caburinta ay Gumeystaha madoow ee Xabashida ku hayaan Shacab weynaha Soomaaliyeed. Jaaliyadaha Somaliyeed ee Switzerland, oo aad iyo aad ugu careysan aamusnaanta beesha caalamka, qaasatan UN-ka, (Qaramada Midoobay) ayaa sitay Boorar ku qoran halku dhegyo iyo sawiro taariikhdu xusi doonto, muujineysayna falalka arxan darada iyo Halaaga umada Somaliyeed loo geeystay, iyadoo loo adeegsanaayo, calooshood u shaqeystayaal iyo Dowlada fashistaha ah ee Itoobiya. Waxaa halkaas ka hadlay, oo kasoo jeediyay qudbado xasaasi ah, Sheikh Cafif. Oo ka socday gudiyada Bern. Waxaa xigsaday Axmed Dhicisow (Zurich), oo ah caaqiliinta Soomaaliyeed ee dalkana ku dhaqan, waxaa kaloo ka hadashay, goobtaas, Xaliima Sacdiya (Geneve) Mustaf Bashiir Goobdoon (Zurich), Qalimoow (Zurich), iyadoo uu soo qatimay qudbooyinka Gudoomiyaha Jaaliyada Soomaaliyeed ee Bern (Dr Aadan Ibraahim). Gudi ka kooban jaaliyadaha gobolada Switzerland ayaa u gudbiyay, xoghaynta Amniga iyo Xoghaynta Guud ee Qaramada Midoobay, warqad ay si wada jir ah u soo diyaariyeen, gudiga qabanqaabada iyo Jaaliyadaha Somaliyeey ee Switzerland, taasoo ay hoosta ugu xariiqeen, dacwad ka dhan ah, horjoogayaasha xasuuqa ba�an ee ciidamada gumeysiga xabashada ka wadaan dalka Somaliya iyo, ka kaalmo la i�da shacabka la barakiciyay ee beesha caalamka. Waxaa kaloo daba socday, iyadoo mar walbaa uu ka soo baxo qof xafiiska qaramada midoobay, in dhalinyaro somalia ah ay gacanta kasaarayeen, warqad muujineysay xaalada murugada iyo nasiibdarada haysata somaliya. Sharaxaad koobana ka bixineysay, Waxa mudaaharaadka ku saabsan yahay, Iyadoo sidoo kale la wargelinaayay, dad weynaha reer Geneve guud ahaan. Ma ahan markii ugu horaysay ee Switzerland laga dhigo banaanbaxan oo kale, Waxa uuna daba socdaa, kuwa ka dhaca qaarada Yurub iyo Amerika Jaaliyadahana waxey balan ku qaadeen in ay wadayaan illaa iyo inta uu gumeysiga Ethiopia wadanka uu ka baxayo. Xigasho [With more pictures.]
  4. Maamulka Gobolka Banaadir oo Xaflad Lagu xusuusto Ciidamadii Itoobiya ee ku geeriyooday Dagaaladii ka dhacay Muqdisho iyo qeybo ka mid ah Gobolada dalka [ Yaahuu, cabsida ka muuqato dey ] [ Honouring their so-called fallen Xabashi soldiers in Xamar! ] [ Qashinkooda muusikadda u garaacaaye even keensadeen ] 24 Nofeembar, 2007 - Maamulka Gobolka banaadir ayaa xaflad lagu xusuusto Ciidamadii Itoobiyanka ahaa ee ku geeriyooday dagaaladii ka dhacay Soomaaliya ku qabtay xaruntii shirkii dib u heshiisiinta Beelaha Soomaaliya ee Muqdisho lagu soo gabagabeeyay labo bilood ka hor. Xafladan oo abaal marino lagu guddoonsiiyay Saraakiishii dagaaladaas ka qeyb qaatay,xubno uu ka mid yahay Safiirka Yeman ee Soomaaliya ayaa ujeedada xafladaas waxay ahayd in xusuus gaar ah loo lahaado askartaas ka geeriyootay Itoobiyanka. Sarkaalka Itoobiyanka ugu dhaqdhaqaaqa Badan ee Jooga Soomaaliya Gabre wuxuu sheegay in lagama maarmaan ay tahay in la xusuusto geesiyaashii ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ee naftooda ku waayey halgankii lagu taageerayey xukuumadda Soomaaliya waa sida uu hadalka u dhigay. Waxaa uu sheegay Gabre in ay askarta Itoobiya ka go’an tahay inay la dagaallaan kooxda Al Shabaab, kuwaas oo uu ku tilmaamay inay yihiin kuwo caqabad ku ah nabadda Soomaaliya iyo tan Gobolkaba. Col. Gejon oo ka socday wasaaradda gaashaandhigga Itoobiya, Asper Agaza, iyo madax kale oo ka kala socotay guddiga nabadgelyada qaranka iyo Gobolka Banaadir ayn ka mid ahaayeen kuxigeenada Maamulka Gobolka Banaadir sida Dhagaxtuur, C/fatax Shaaweeye,C/llaahi Xasan Geney Firimbi Laakiin dad badan ayaa is weydiinayaan sababta keentay in Maamulka Gobolka Banaadir xusuusto askar Itoobiyan ah oo geeriyootay iyadoo Maamulka Gobolka Banaadir marna uusan ka hadlin dadka faraha badan ee Ciidamada Itoobiya ku laayeen Magaalada Muqdisho. Xigasho ------------- I don't care about Xabashadda iyo waxee sameyanayaan because dal ayee xoog ku heystaanee, but kuwa Soomaali isku sheega, xil isku magaacabay meesha fadhiyo u sacabtumaayo la yaabanahay. Goormee xasuus iyo baroordiiq u sameyn doonaan maatida la xasuuqay, gumaaday, la laaye dadweynaha Soomaaliyeed? Wanfankuu...! Shuud.
  5. British Somaliland, French Somaliland or Italian Somaliland? The Malcolm speech was dated in '64, so obviously he means Soomaaliya, not either the discarded 'land' colonial created craps.
  6. Awright. This thread is now closed. If you gentlemen want to continue the personal aflagaado and insults, you are all welcome and can continue it through the private messages.
  7. Xubeer? Do you know this is a clan name? They live in Xabaalbarbaare [in Baay], Daafeed [in Shabeellada Hoose] and Kismaayo area. There is even a scholarly book solely about their [soomaali] customs and norms.
  8. Originally posted by Ismahaan: miskiim macruuf aqiyaar, no qarxis dee lols 3 sano ka badan ku jiraa laakiin waa iska regis gareeyay lee ekekek waligeey xataa wax ma soo qorin hada soo noqdee was hunting diseases in africa kkkkkkk anyways aad baa u maraqsan tihiin all "Hunting diseases" aa? Afrika "hunting faaraxs" ku ogaa nooh markii igu dambeysay. Masoo shaqeysy Afrika, oo kalkaaliye shaqo maa u tagtay? Afrika waa weyntahay laakiin ee intee. Haddaa anaga 'maraqsanahayna' adigaa mudac [err, waxaa ka wadaa mudan].
  9. Dayniile badanaa exaggerated iyo sensational stories ayee iska qoraan, Xooga. War meeshooda ku qoran oo aan meel kale lagu soo qorin, especially on the credible sites, ha rumeysan.
  10. Originally posted by xiinfaniin: ^^Waraa ma istaqaaniin tuujiska ninyahow! Ani 4 beri aan dacwa ahaa ilaa hadda odoyaashiis aan raadinooyaa saaxiib! Xee tahay maxkamadeynta? Xuu galabsaday igaarka duufka iyo daafka miiran sinta tuujiyo? Sooridii muu bixin waaye? Shimee kana gabar la siiye hortiiba? Ar soo daa, xaal waa lagu kala baxaa, washamsi ha lagu qaadee ama waab hala giliyee waa lagu kala baxaa si showr ah. ------------ Nuunoow, maxaas waayena isku gurgurka aad keentay meesha adigana? Ar yihooy mahaan barbaar jiil soo koraayo noo aqriyee, kistoo XXXka ka rooji yaaqeey. Igu gur, aan kugu guree! Bisinka iyo burdaha, qooleey miyaana isquudineyso.
  11. Hadaanbo aqoon leheen labada heestaan heesto say u yaalaan, waxaan u maleyn uno segsi (well i can't finish)... I don't know about Aweys, laakiinse maxaa ku aragtay Aamina Camaari? She is cute and chubby, just like Sahro Dawo, ee adiga maseer maa kaa haayo that you can't have her killer voice? MMA awees qamiis is actualy taller than I thought he was saaxiib.. and he is very wide and big.. laakiin duqaas muxuu kuunto u heesay!!!! rageedi waaye... Intee ku aragtay? Markuu Koronto imaanaaye maa aragtay a few years ago? Maan, meeshii dhan waxaa camirtay that night islaamo wali ismooday inay Shaneemo Waaberi iyo Tiyaatarkii saf ugu jiraan oo wali joobano yihiin, oo ay dhalinyaranimadii ka muuqato. Markaa irida ku arkay islaamahaas, maba haweysan iska soo noqday that night.
  12. The Spiegel, the widely read German magazine, had this interview with a UN official ------------- 'They Are Dying in Our Arms' The refugee crisis in Somalia is quickly spiralling out of control. SPIEGEL spoke with the UN humanitarian coordinator for Somalia Christian Balslev-Olesen about the new wave of refugees, the danger of a famine and the helplessness of aid workers. More dire than the situation in Darfur -- that's how United Nations officials are describing the worsening humanitarian crisis in Somalia. The UN refugee agency said Tuesday that the fighting has forced 1 million people to flee their homes. In the capital Mogadishu, violence has been escalating in recent weeks between Ethiopian soldiers aiding the unpopular transitional government and Islamic resistance fighters. The UN High Commissioner for Refugees said that about 600,000 people are thought to have fled from Mogadishu since February, with nearly 200,000 displaced in the past two weeks alone. United Nations officials are calling attention to the severity of the humanitarian crisis, which they are describing as the worst in Africa. There has been no functioning government in the country since the warlords overthrew a dictator in 1991 and, with the worst harvest in 13 years, over 1 million Somalis are now dependent on humanitarian aid. However, food is reaching only a fraction of the hungry and the problem is compounded by the pirates who rule the waters off the Somali coast and make it difficult for supplies to reach those in need. On Monday UN-chartered food vessels were only able to dock at a Somali port under the protection of a French naval escort. As people continue to flee Mogadishu by the thousands, Christian Balslev-Olesen, UN Humanitarian Coordinator for Somalia, spoke with SPIEGEL about the hardships they face and the prospects of famine in the war-torn country. SPIEGEL : You recently wrote an open letter to the warring parties in Somalia, warning of new human rights abuses and mass displacement. What is your assessment of the situation? Christian Balslev-Olesen : It is extremely serious. More than 800,000 people are now refugees, and 150,000 are now vegetating along the 30 kilometers between Mogadishu and city of Afgoye. That is a world record. You won't find that level of refugee misery in any other country in the world. SPIEGEL : Are you able to provide adequate care for all of these people? Balslev-Olesen : Not really. The available food doesn't even cover their basic requirements. These people have suffered 17 years of civil war. Their strength is fading. SPIEGEL : Why is it so difficult to reach the refugees? Balslev-Olesen : There is shooting everywhere. In Mogadishu entire districts are empty of people. Even our own local UN employees are trying to flee. The aid organizations are saying that people are dying in their arms because the shooting prevents them from getting the people to the hospitals. SPIEGEL : What is going to happen? Balslev-Olesen : If the situation doesn't improve soon we are going to start seeing images like those from the beginning of the 1990s, in which children died of starvation in droves. There are already cholera outbreaks and massive malnutrition. At the beginning of this year, 1,300 children died of cholera. The last two harvests were very poor, so a famine is imminent. SPIEGEL : How much cooperation is there between you and the transitional government in Mogadishu? Balslev-Olesen : Our relationship is very fraught. There are constant attacks on civilian institutions, which we cannot accept. Even the leader of the World Health Program was held for two weeks by Somali police. The transitional government is recognized internationally, so it should behave like a government. They should respect human rights and concentrate on feeding the people.
  13. Robert Fisk's paper, another respected British newspaper, reports from Afgooye. ------------ Somalia war-refugee crisis surpasses Darfur in its horror Afgoye, Somalia, 22 November 2007 ( The Independent ) - They arrive in trucks and cars, by donkey and on foot. Some children have even been carried in wheelbarrows. There is little in the way of food, just a handful of latrines and hardly any shelter – but still they come. In three short weeks this 10-mile stretch of road – a pot-holed, cactus-lined, dirt track that leads west out of Mogadishu – has become home to the world's largest concentration of displaced people. Almost 200,000 people who have fled the violence in Mogadishu now live in 70 makeshift camps that have sprung up along the side of the road, many of them little more than shelters fashioned from twigs, rusting corrugated iron and plastic. There are one million displaced people in the country, according to the UNHCR; 60 per cent of Mogadishu's population, 600,000 people, are believed to have fled. United Nations officials now consider Somalia to be the worst humanitarian crisis in Africa, surpassing even Darfur in its horror and hopelessness. The rate of severely malnourished children is higher, the daily fighting is fiercer, and the amount of interest from the rest of the world is incomparably lower. Eric Laroche, the UN's aid co-ordinator for Somalia, said: "Since it is in Somalia no one cares. Many of these kids are going to die." A country of 10 million, perched on Africa's easternmost tip, Somalia has in the past 12 months been battered by drought, floods, even a plague of locusts. But its role in the United States' "war on terror" has caused it the most pain. Ethiopia invaded its neighbour on Christmas Day last year, aiming to drive out the Union of Islamic Courts, a coalition of Islamist groups which had taken control of large swaths of the south and centre. The Courts' fighters were easily defeated by one of Africa's strongest armies. But within weeks, its hardline military wing, known as Al Shabaab, had re-emerged, launching a deadly Iraq-style insurgency. But the Ethiopians and Somali government troops have also attacked residential districts where they believe the insurgents are – 200,000 people have left in just three weeks. The civil war has lasted 17 years. But this time, say those in Afgoye's wretched camps, is different. Halima Ibrahim watched her husband die four days ago after their home was hit by a shell. In the chaos she gathered four of her eight children. "I could not find the others... They are killing old women, they are killing children," she spat. "Those Ethiopians deserve to die." Hatred towards the Ethiopians is matched only by a longing for the return of the Islamic Courts, who ruled Mogadishu from June to December. "We had peace then," said Ifrah Umaar, 30. "For six months we were happy." Rampant insecurity has made Somalia a difficult place to deliver aid. Militias charge up to $400 per truck at roadblocks and the government has even accused aid workers of "feeding terrorists" by providing support to those who have fled. "Someone who is severely malnourished is not a terrorist," replied Mr Laroche. Those lining the road to Afgoye can only sit and wait.
  14. Qashin waaye, qashin iska hadlo. Akhlaaq odeynimo, mid aqiyaarnimo iyo xushmo Soomaaliyeed midba kuma harin. Afkiisa markuu furaba qashin ayaa kasoo yeero. Ma geed hoostiis odeyaal qabyaaladeed la shiraayo muu mooday meesha. Shuud. Fiiriya yaaqeey wuxuu ku hadlaayo, waxaan ayaa hoggaamin sheeganaayo iyo xil Soomaaliyeed, muxuu labadaas jagaba ceebeeye: Nairobi markii aan tegey, oo aan u tegey baaritaan caafimaad (check-up) iyagoo [WFP officials] guuraaya ayey iigu yimaadeen hoteelkii aan deganaa, waa isla kuwii oo la soo badiyey.. Ninkii ayaa horkacaya, qaar kale ayey ku soo darsadeen, safiiro kale ayey ku soo darsadeen oo dalalka Yurub ka socda. Meeshii ay ka bilaabeen. Isbaarooyin ayaa wadoonkiya yaal, Afgooye wax ma geyn karno, Marka wax ma geyn karno, meel kale ama wado kale ka hadli maayaan, Afgooye iyo Marka, wadada Baydhabo iyo Xamar... Wallaahi meel kale oo Soomaaliya ka mid ah in aysan igala hadlin... Malaha intaas uun bay rabaan in ay wax geeyaan ee Soomaaliya inteeda kale waxba ma geeyaan... sow sidaas macnuhu noqon maayo. Anigu tartiib ayaan ula hadlay, oo waxaan ku iri: Miyaad wax kale igala hadleysaan Raashinka WFP ma ahane.. waa la aamusay.. Haddii aydinaan wax kale igala hadlayn, wax dan ah oo aad Soomaaliya u haysaan ma jirto'e raashinkaas marka aad keeneysaan danta aad ka leedihiin waa ogahay.. Wallaahi in aan Soomaaliyi cunin raashinka aad keentaan, oo masaakiinta aad sheegeysaan loo geyn, ee NGO-yada meesha aad higateen iyo idinka laftiina, WFP lafteeda iyo kuwa xafiisyadiina jooga oo Soomaalida ah oo aad dhigateen magaalooyinka Soomaaliya... Iyagaa ka gardaran ninkaan mar hore ku dhuftay, damiir bini'aadenimo xataa aanan ku harin inay moodeen nin Soomaali xil u haayo, oo macquul ah. Suu lablabanimada ugu hadlaayo igu daran. Wax ka qasan maba jiro.
  15. Originally posted by Xoogsade: ^ Maxamed Dheere is building Kaniisad for them to alleviate their worries so the xabashi troops can pray to their God in times of worries while most Muqdisho mosques are closed or abandoned out of fear and lack of security. They put the request in and the powers that be agreed the building of the Orthodox church in Muqdisho should be kept hash hash at first even though the project was leaked out by ananymous insiders. Inay tan dhaceyso ma aaminsani, even if Xabashi want that. Ma u maleynaayi inay tan maanta ka sameyn karaan Xamar. Tabar iyo dhaqaalaba uma haayaan. Laakiin teendho xirooyinkooda ku dhex yaalo furtaan, ugu yeeran 'kaniisad' waa laga yaabaa, but not an actual building oo weyn. Taas maku dhacaan, xataa gudaha xirooyinkooda.
  16. Waxaan Reer Koronto maka dalacin miyaa? Waxaas iyo wax ka daran '90s ayee sameyn jireen maqlay. Xataa mid gaal lagu imaan jiray. Eniwey, guur xafladiis saan ku bilowday ma raago, salkiisana ma balaarto. Waxaaba soo xasuustay duqdoo u ahayd hooyo to a girl last weekend a friend guursanaaye. Magaaladeeda u celineynay, bashqad lacag ka buuxdo wadatay, supposedly mid sooridii ahayd. Inteena magaalada ka bixin, shopping sameysaneysid, mar walbana bashqada la furaaye, intii waxee gacanta qabatana miiska lasoo saaraaye, ninka tukaanka lehna la lahaa tirso qiimahaaga. Lacag lagu soo rafaaday saas loogu tumanaayo soori lee iga dheh. Soori teeda kalena dadka gabadha qaraabadda u ah aa loo qeybin jiree, xaajiyadaan taloow amee isku reebtay kuligood.
  17. Originally posted by SheekhaJacaylka: I don't know it in English but waa jeega gaadhiga lagu dallaco ,,,,,, now answer mine Ingiriis kuma aqaani ayaa leedahay, haddana "jeega" ku heysaa. Ingiriis bahalkaas "jack" lagu dhahaa, oo "jeega" mid la Soomaaliyeeye ah. Afsoomaaligana giriig loogu yaqaanaa.
  18. Qoftaan sadex sano iyo ka badan ayee joogtaa, haddana hala isoo dhaweeyo leedahay maanta, ee xaa ka qaldan? Soo dhawoow, Ismahaan, siiba golahaan Doodwadaag. Isbarmuutada nala cab.
  19. And what was the "reality" on the ground a few not-distant weeks ago? Honestly, what would you really think that there was a functioning and legitimate government in Soomaaliya, that tries to forcefully bring Waqooyi into the fold, calling it a "renegade" province? They also say they decided to close internationally recognized "border" [and not an artificial border created by some long dead and departed white men]? Would you have posted a thread titled like this if some odeyaal ka shiraan xaalka ka taagan deegaankooda? It is just too farcically ironic, bordering ludicrousness, waxyaabaha aad aaminsantahay iyo waxyaabaha kale.
  20. However she said peace will not return to the country, which has been without effective central governance since 1991, until moderates from all factions come together and support peace. "It's for the Somalis themselves to come together. That is something that the U.N. Secretary-General's Special Representative Ould Abdallah (of Mauritania) said. He said where are the Somali patriots? Where are the moderate voices within Somalia, to isolate the extremists and have a legitimate opposition. Either join the transitional federal government, or be in opposition to it. But do it through a political process. That's the key," she said. Habartaan ma riyooneysaa horta? Dowladeeda, Bush's regime, ay u heyso xil ayaa taageersan qashinkaas ay "transitional federal government" ugu wacdo, which does not, seem not, practice not and function not any of the three terms it calls itself.
  21. And since when did clan names were condoned? Mise single letters ayaa la mooday inay caadi tahay? I am sorry, biibol, but this is blatant attempt to sidestepping the rules of this site. I am sorry again, but I have no choice but to edit.
  22. Waraa Hollywood writers are on strike, ee ninkaan yaa u qoro majaajiladda. Tuujka, ka daa yaaqeey, dadka sidii roob camal ugu qabeysay.