-
Content Count
17,572 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
318
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
I've for a long time la yaabanaa something. See u bilowdeen dagaaladaan sokeeye, dalkeena hoggaanka ugu horeeyo, xoogna ku socdo oo inay maamulaan rabo waa wada korneelo. Just u fiirso. Most of them. Korneelo kala nooc waliba. Few korneelo I can remember dalkeena dhulka dhigay: Korneel Cadde Muuse Korneel Riyaale Kaahin Korneel Barre Hiiraale Korneel Shaatigaduud Korneel Cabdullaahi Yuusuf Korneel Axmed Cumar Jees Korneel Cabdi Qeybdiid Korneel Xasan Qalaad [oo geeriyooday] Korneel Jibriil Salaad [kan maanta Sanaag ka taliyo] Korneel Nuur Cadde [oo asagana hadda kusoo biiray] Kuwaan oo isku wadajiro waxee wada ahayeen kuwa ahaa booliis, kuwa ahaa militeri, kuwa ahaa basaas iyo kuwa sirdoona ahaa. Kuwa janaraalada qabqabliyaasha ahaa saas uma badnayn, only Jen. Caydiid, Jen. Moorgan iyo Jen. Gabyoow ka xasuusan karaa. And all three siyaasadda maanta kama muuqdaan, laba waa hore geeriyoodeen.
-
Cadde Muuse:- Waxaan dagaal kula jirnaa qaswadayaal
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Peace Action's topic in Politics
Ninkaan Cadde la leeyahay hal ayaan ku xishmeeyaa -- he never lies. He tells the truth as it is, no matter how distasteful or disliked it is to some. For that, gacan aan ugu taagay. -
Labeeb.com lee duqa. Farta uuba afka ii gishanaa igu daran, ii leefaana. Bisinka iyo burdaha.
-
...mina sheydhaani rajiim.
-
Not that long ago, he claimed and he himself have said this: ""Waxaan ahay Yemani ka soo jeeda magaalada Subeyda waxaanna ku abtirsadaa reer Jabarti. Ma ogtahay in awoowgeey lagu magacaabo Cabdiraxmaan Ismaaciil Bin Cabdisamad Aljabarti. Awooweyaashayda waxay ahaayeen kuwo laga soo barakaciyay [ka soo haajiray] oo laga soo ceyriyay Yaman dhibaatooyin jiray awgood waana sababta loogu bixiyay magaca [qabiil]." And now, the maxishoode, manashiixe madaxyare madaxweyne isku sheeg dadka kale ayuu Soomaalinimadooda u diidoyaa. According to Mowlid Macaane's interview with Hornafrik radio this week, he, the madaxweyne ku sheeg, reportedly told him he is not a "real" Soomaali. Read on. ---------- Mowliid Macaane: "Madaxweynaha ayaa yiri Jareerweyne Soomaali ma ahan... " Wasiirkii hore ee Isboortiga ee dowladda Federaalka Mowliid Macaane ayaa noqday xildhibaankii ugu horeeyay ee dhaleeceeya dowladda cusub ee uu soo dhisay Ra'iisulwasaare Nuur Cadde oo maanta intooda badan lagu dhaarshay magaaladda Beydhabo ee xarunta u ah dowladda. Xildhibaan Mowliid Macaane ayaa sheegay in Beesha uu kasoo jeedo ee Jareerweyne in ay waxba ka helin xukumada cusub taas oo uu ku tilmaamay in ay jabineyso heshiisyadii ay hore qabaa'iladu ku soo gaareen shirkii Kenya oo sheegayay in afar iyo bar wax lagu qeybsado. Mowliid Macaane ayaa fariin kulul u diray madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo uu sheegay hadal ka soo yeeray Madaxweynaha oo sheegay in beeshiisa Jareerweyne ay yihiin dad aan Soomaali aheyn isagoo sheegay in Madaxweynaha uu ka laabto hadalkaasi uu yiri, waxaana uu sheegay Mowliid Macaane in hadalkaasi markuu lahaa Madaxweynaha in ay goobjoog ahaayeen Mas'uuliyiin ay ka mid yihiin Shaatigaduud iyo kuwa kale. Xildhibaanka ayaa sidoo kale sheegay in arinta hada ay Xukumadu ugu jirin in ay u arkaan arin la xiriirta hadalkii ka soo yeeray Madaxweynaha oo Soomaalinimadeena isku dayay inuu qalqalgalsho, waxaana uu yiri madaxweynaha wuxuu xilkaas u hayaa Soomaalida oo dhan oo ay beesha Jareerweyne ku jirto oo marka hore waa inuu raali galin baxshaa. Onkod ------------ Xildhibaan Mowliid Macaane Maxamuud ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed in Beesha Jareerweyne uu yiraahdo Soomaali ma ahan ee waa (reer) Tansaaniya Mowliid Macaane ayaa sheegay in ay arrintaas tahay wax nasiibdaro ah oo Madaxweyne qaran uu ku hadaaqo, isagoona sheegay inuusan wax cudurdaar ah ka bixin hadalkaas. "Waxaa Dhacday in M/weynihii Qaranka uu yiraahdo Jareerweyne Soomaali ma ahan ee waa Tansaaniya, taasna waa nasiibdaro," ayuu yiri Mowliid Macaan in hadalkaas Madaxweynaha micnaheeda uu ka gartay dib dambe, markii Beeshiisa lagu xusi waayay Golaha wasiirada Cusub. Xildhibaanka oo aad u careysnaa ayaa sheegay in uu dhihi karo in Dowladaan lagu xulay timo jilac oo aan timo adag lagu xusin. [ ] "Jareerweyne oo 9 Gobol degan ayaa xaqoodii la duudsiiyay waxaana la yiri adeeg alle," ayuu mar kale ku celiyay Mowliid. Xildhibaan Mowliid oo xubin ka hayay Xukuumadii Ra’iisul Wasaarihii hore Cali Maxamed Geeddi ayaa xilkiisii ku waayay muran isaga iyo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf soo dhex galay, isagoona ku dhaartay in isaga iyo Saaxiibadiisa ay tahay iyagoo la dagaalama Xukuumadda Nuur Cadde. "In Jareerweyne Xubin la siiyo isakaba dhaafee waxaa shaki ku jira Soomaalinimadooda oo iminka cadeyn inooga baahan," ayuu sii raaciyay Mowliid Macaane Maxamuud. Waxa uu kula taliyay Ra’iisul Wasaare Nuur Cadde inuu hadii xishood ku jira uu la laabto xukuumaddiisa, waayo waa Xukuumad qof walba ku qoslayo qaab dhismeedkeeda ayuu yiri Mowliid Macaane Maxamuud. Jowhar
-
He should not rest well
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
If MMA really cares about the people of Somalia he should be sayin Yeey and Riyaale and his cousin ex-speaker of the house should not rest well...insted of picking one out. Horta, you individualized [for a lack of a better word] this issue. This dowlad ku sheeg is not about one individual or two or three. I and millions of others supported it since its inception for sake of Soomaalinimo, even though we never liked the warlords who created and led it, we never liked the leadership, which was hand-picked by Xabashis. Still we did give our wholehearted support for the sake of our nation and its future. If you don't see that, search the archives. All that changed until they brought Xabashi and no need to tell you what Xabashis had done since then. So if it was about one individual or two, ma aanan support gareyn lahayn, not then. We would have been mucaarad from day one, no? About Shariif Xasan Sh. Aaden being my cousin [ ], nin aan waxba ogeyn Eebboow ha cadaabin la yiri. But if it really helps you to know, I should have supported -- for qabiil reason, of course, since some of warped minds we see on here function like that -- the current barely literate so-called speaker since he is my qabiil wadaag, not Shariifka. But you didn't and don't know that, did [do] you? ------------- What is wrong with hating Yeey? Should one be ashamed? I don't know, duqa, though no one hates anyone. Not from my side. Maba aqaani maxaa naceyb keenay. Do I hate his policies, however? You bet I do. ------------- As to the irrational and at times laughable nationalism of my man MMA, well awoowe your belief in Somalinimo borders faith -- dangerous territory. Granted Inna Yussuf has mowed good number of our brethren in Benadir. One of these days he will meet his Maker. Why disturb all the patients in that facility and make their recovery difficult? What end does that achieve? Nothing irrational about believing in Soomaalinimo. What is unbelievinbly irrational is rationalizing and intellectualizing xasuuqa Xabashada Soomaaliya ka geysanayaan. That, in a nutshell, is the ultimate irrationality, call it whatever you want to call it. Sitting at dirinta? Shirhooseed? Nothing will change the fact Xabashi xasuuqeyso, kufsaneyso innocent Soomaalis, regardless how one puts it or looks from another side. And who brought Xabashis, who are as guilty as them? The so-called dowlad ku sheeg you want in lala fariisto at dirinta. Soomaali dhexdeeda wey heshiin kartaa, including this dowlad ku sheeg, but as long as Xabashi dadweyne Soomaaliyeed xasuuqeyso, ciribtireyso, barakicineyso are in -- nothing, absolutely nothing, will excuse that. What will you tell hooyo la kufsaday, ciyaalkeedana madaafiic lagu laaye? What will you tell, pray tell, a whole families wiped out by Xabashi missiles? Reasoning, extenuating marxaladahaas? You think this is an Iowa caucus or New Hampshire primary at a hot seat a la Hardball show? Hot, fun politics, aha? My old friend, you are almost, it seems, justifying what the Xabashis are doing in Soomaaliya if you want to sit with those who brought the Xabashis in. That is the way it seems. Waxa Xamar iyo Soomaaliya ka dhacaayo maanta excuse, reasoning iyo explanation midkoodba uma baahno. And those who ultimately are responsible with those crimes, no sane Soomaali will sit with them. Viruses do need to be quarantined. They are virus. -
Waxaan iska doon doon ayaa la yiraahdaa. Those who are smoking this crap thing waa the same people jaadka wax ka sheego. Waxba ma dhaamaan kuwa jaadka cuno. Soomaalida sidoodaba qaarkood waxee caado u leeyihiin inay ku diimaan dhaqamada kale waxee ka keensadaan. I would rather chew jaad than smoke shiisho, shaash iyo whatever it is called Carab laga keensaday. Jaad is at least dhaqan Soomaali now.
-
The job is filled -- Click
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
War Awtuujiye, manooshahay awkeey? Katarbiil maxee iga kicinee, xataa cagafcagaf ayaa iga kicin waayee. War wiishka konteeranada dekedaha yaalo lagu qaado soo qaado. -
Daa'uud, preach on, brother. Keep the good, positive thoughts and actions. Keep the good name of Soomaalis up.
-
He should not rest well
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Folks, if some of you had a minuscule feelings you have had for this dying, old criminal warlord for a qabiil reason -- if you had an iota of those feelings towards those hundreds of thousands of Soomaalis suffering in Soomaaliya because of his policies, because of his stooge policy of bringing Xabashin in Soomaaliya, then waaba wax la gartay. Not a stir of protest aan inta ku arkay of what his ghastly policies did to innocent Soomaalis. If dareenkeena [i am not alone] aan u muujino this chronically ill, stooge-for-life, dictator wannabe can make you arouse and force from your long hibernation from being a lurker and silent readers of this site, then I think my point is half-achieved. It just tells us how deep down some people's thinking is overwhelmed and inundated by qabyaalad, oo ay mareyso meel aan lahayn meel kasoo noqosho. Just for your own humanity's sake, dareen Soomaalinimo isku beera a minute, look from the big picture of how our [yes, YOURS, too] people ku suganyihiin because of his and others' sick policies. Dareen, and not dareen qabyaaladeed, mar lee isku abuura, kasoo fiiriya from that prism. Just for a second, use another optic saa u aragtiin xaalka dalkiina iyo dadkiina ku suganyihiin. Odeygaana kuleel iyo qaboob, once more, iguma haayo hadduu noolyahay iyo haddii uu nooleynba; hadduu caafimaad qabo iyo hadduu tacbaan, bastiis yahayba. Waxba iima soo kordhineyso, iigumana siyaadineyso. I will, however, do whatever I can against his sick, stooge policies. Be it protesting at the comfy hospital he is being treated at or bombarding it with emails and phone calls. How dare can he access routinely what he refused to allow hundreds of thousands of innocent Soomaalis, yes, including children and elders, to have. He didn't even want food aid and other medical aid being distributed the internally displaced people. We cannot ignore this fact. We will do whatever we can. Anything but being silent on this stooge man's policies. I see it is already bothering his die-hard supporters, which is good for the starters. NB -- Easy for overusing the 'hatred' word. Kuusha aan isnaqaano said it for a jest, not wax ay dhab ula lahayd. Inaa la wadaqabsatiin, I see, awalba dad excuse iska raadis ahaa ayaa la ahaa. -
Any recent newcomer and immigrant to Kanada can relate to the following article I was reading the other day on the paper, especially those highly educated ones trying to get a job they do qualify or one corresponding to the respective fields they've studied. An all-encompassing hurdle called "Canadian experience" is the wall the immigrants always seem to face. ------------- M. MURESAN Globe & Mail January 4, 2008 International experience? Fluent in seven languages? I'm sorry, the manager is not available Welcome to Canada. A brief smile and a nod. Get my luggage, peck on the cheek and off we go. Take in the sights, walk around neighbourhoods, navigate the transit system, absorb the ambience - the honeymoon period. CN Tower: check. Kensington Market: check. Niagara Falls: check (wow!) - the tourist period. Welcome to Toronto! This is the website where you can find job postings; make sure you check it regularly. Oh, you're familiar with it from abroad? And you've been applying for months already? Remember, 80 per cent of jobs are in the hidden job market - networking is the way to go. Yes, yes, I see, how does a newcomer manage to network? All right, here are the workshops we offer on writing resumés, doing interviews, job search strategies. No, we won't actually find a job for you; we'll give you the skills so you can do it yourself. I'm sorry, the manager is not available, what is this regarding? I'm afraid our company doesn't have any current openings. Check the website regularly. Thank you. Click. Hi, the position has been filled internally. Thank you for your interest. Click. Yes, we are still accepting resumés. Please e-mail human resources and we will get back to you. Oh, you've sent it already? Please wait until someone from our company contacts you. Thank you for applying. Click. The manager is in a meeting, may I ask who is calling? You need to make an appointment to see the manager in person, and he is booked solid until February. I'm sorry, what is this regarding? Yes, I'm sure he has read your letter and knows what an asset you would be to our company. Yes, fluent in several languages, years of co-ordinating international operations and logistics. ... Can I put you on hold? Click. Tell me about your work experience. No Canadian experience, eh? But you have worked in international trade, foreign relations and policy analysis since I was in diapers? I'm sorry, the North American work environment is very specific and we need someone with local knowledge. Oh, but you have a graduate degree from a leading university in the United States? Canada is different and we cannot use your skills. We will call you if something opens. Thank you for your interest. Click. All qualified candidates are encouraged to apply. Interested candidates should submit an electronic version of their application outlining their education, experience and contact information for three references. I'm sorry, your application is incomplete, please complete the references field. Your references are international? Write them down, of course we will call them. Our company hires on the basis of merit. We are committed to the principle of equity in employment. We welcome diversity and encourage applications from all qualified women and men, including people with disabilities, members of visible minorities and aboriginal persons. We thank all candidates for their interest; however, only individuals selected for an interview will be contacted. Thank you for submitting the form. Describe a situation where you have had to deal with a difficult customer and how you handled it. Furious dignitaries? Trade fiascos? No, no, I mean when someone got upset and you talked them down. Company CEOs don't count. How about someone who had a problem with your management's service? Yes, yes, if you were the management that works too, like, whatever ... Come out West, we need employees with every skill! What trade do you have: Can you weld, are you a carpenter? We might have some office work for you too, sure. What do you know about oil? Are you up to speed on the oil sands? If you want to make money you should consider the oil industry, but you know, with your age. ... Physical labour will earn you the big bucks, but hey come anyway and we'll find you something. You bet, just call when you arrive, settle down and we'll figure it out. Yes, it's true, housing availability is at a historic low and rent prices have exploded, but we're sure you'll manage. Can you count money? You show up on time? You speak English? Ha ha, I know you are speaking English to me right now, but I mean English like these Canadians. You know, double-double? Toonie? Loonie? Okay, you try for two days and we see if you are good. I need somebody for 14 hours tomorrow and 12 on Wednesday. Pay? If you stay I pay you cash, if you go, sorry. Pay is soon, yes, don't worry so much. You press No. 1 for this and No. 2 for that. Don't forget. If they ask you for No. 3, just say we are out. When I fix it, you press No. 3 when they ask. Don't forget. One vanilla chai latte with skim milk and chocolate sprinkles. Keep the change? I will, thank you. Click. Have a nice day. A brief smile and a nod. O Canada.
-
MMA, online in laga adeegto waaba ogaayee, sheekooyinkaan maa keentay? Online Nikkah, bababababa, waala baramoosay... Barmoos ma'ahee ee waa ka qalinjibis.
-
He should not rest well
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: MMA, You need to organize someone, probably close to him so that he can simply sneak to his room and do some dirty job you know ,, may be poison him, use a silencer, or do some ciijis if he can where are kuwii suicide ka samayn jiray ? Riyaale aa u direynaa marka. -
He should not rest well
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Hatred? Acuudi bilaahi. Maba aqaaniyee maxaa naceyb intaas igu abuuraayo. He didn't let boqolalaal kun Soomaaliyeed sleep well, including caruur, dumar iyo waayeel. His policies did indeed make them maimed, killed, xasuuqid iyo barakicin. The least we can do is -- we cannot let him sleep well in a comfortable bed at a well-equipped isbitaal. He let millions suffer, he should at least suffer or taste a bit of his own medicine on this earth. Hatred beel. And yea, long live Jaale C/llaahi. Yaaba rabay dhimashadiis? Ma dambigiis aniga uu ii socdaa? Wah. Kuleel iyo qaboob midna ma igu heyso yaaqeey hadduu noolyahay iyo haddii... -
SOMALILAND PRESIDENT'S TOUR TO THE UNITED STATES
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Jaaliyaaloow, soo dhawaada, jaaliyaaloow soo dhawaada. Jaale Riyaaloow, soo dhawoow adigana. Haye, Kanada masoo mari doonaa? And how come adigana aadan wafdiga iyo ergada ula socon nooh? Mise inaa si dhuumasho isku dhiibtid laga baqaa? Boorsooyinka isku soo qari yaaqeey. -
Well, the sick criminal warlord is rushed back to Landhan again. We can't do pretty much, but the little things add up. We should not let him sleep, rest and recover well in a London hospital. We should bombard the hospital that is treating him, called Cromwell, with emails, faxes, phone calls and in-person protests -- anything we can do. They cannot have a war criminal treated at their hospital, though it is a private one. Do what you can. Here is the information needed. Address Cromwell Hospital Cromwell Road London SW5 0TU United Kingdom Email: info@cromwellhospital.com Phone: 44-(0)-20-7460-2000 Fax: 44-(0)-20-7835-2444
-
Somalilanders soon felt this was not a union but a takeover. They patiently waited for the referendum of 1961 which was supposed to ratify the Union and they promptly voted against it by a large majority. But since the referendum was across the new united Somalia, the more populous Somalia (Somalia population was 3 million and Somaliland’s just over 1 Million) overwhelmingly voted to keep Somaliland in the Union fold. Wrong. Hiiraan was not in Waqooyi the last time I knew. Only Hiiraan and Waqooyi Galbeed provinces voted against it. Nothing to do with dissatisfaction of South or North. Nothing to do what was practically written in the constitution. It had everything to do what the campaigning local politicians told them to vote. Reer Hiiraan voted against the constitution because a local Reer Hiiraan was a fierce political competitor and who narrowly lost the to Aaden Cadde to the seat of presidency; Aaden Cadde being another Hiiraani. This just happened just before the constitution referendum. They voted against because inay ku xumeyaan Aaden Cadde, who was campaigning for the constitution and was president. Instead the Somalia government took the following posts of the first independent united Somali State: President, Prime Minister, Speaker of the House, Foreign, Interior, Finance. Wrong again. The speaker's position went to a man by the name of Qaalib, a northerner. Somalilanders and Somalis were both... There was and is no such thing as "Somalilanders." It is a term invented and dubiously used by long gone colonial, non-Soomaalis. We are and were Soomaalis to this day. It is worthwhile to remember that before July 1st 1960, Somaliland and Somalia were never united as a nation-state or joined under any tribal or clan arrangements. It is worthwhile to remember before the white gumeysidoons came to our land, Soomaalis, though not ruled through a central government, recognized and were interdependent of one another. The Soomaali in Seylac and Jabuuti knew and recognized the Soomaali in Raskambooni. The one in Gaarisa knew what was upto the one in Raasxaafuun. The Soomaali in Jigjiga knew what was upto the one in Baraawe. The one in Baydhabo knew what was upto the one in Diradhabo. I'd have loved to comment other misinformation ku jiro this qoraal, laakiin waqtiba uma haayi.
-
Ifka iyo Aakhiro, kusoo dhawoow golahaan, duqa. Will answer your questions mar kale, though.
-
Ifka iyo Aakhiro, kusoo dhawoow golahaan, duqa. Will answer your questions mar kale, though.
-
Dadka ma shiixaan miyaa horta. Purely for tolnimo ninkana u support gareeyo. For a mini-second soo reflection kuma dhacdo and see the result of his abhorable policies and actions that stretched three decades long, and especially considering the carnage his policies led to the last year alone; don't they have a mind of their own to reflect and see what he did to themselves, to their families, iskaba dhaaf Soomaaliweyn kale? Hebel hadduu Cirfiid yahay xataa waala daba taaganyahay, I see, how deadly dangerously decimating his myopic, clan-directed policies were [are] or not. Acuudi bilaahi mina sheydhaani rajiim, waxaan waa pure blindess, a symptom of sheer qabyaaladnimo dad ku raagtay. If he expires this saacad or ten years from now, nothing will change of what he did to Soomaalis, to Soomaaliya. Soomaaliya waxa dhulka dhigay is not a one person. Qashin asaga la mid ah, kaba daran ayaa joogo oo 'fursad' u maleyn doono kursigaas in uu wax weyn yahay.
-
Haa hee, geed qurac qaabdaran geeskiis ku dhashee. Laakiin '82 ma ahayn, according to that geed. It was in abaartii dabagaabnaatay.
-
Haye, kuwa 'civilized' ah maxee sameyeen hee? Ma xaarka ayee iska dhaqaan? Kaadi istaag lagu kaadinaayo? Kabaha guriga lala galaayo? Markee saxaradoodana ma gacmaha ayee iska dhaqaan? Masii wadaa? Sheeko ayba noo keentay.
-
Civil War in Kenya. Almost!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
Waxaan iyo wax ka daran was expected since Soomaaliku taageersan Xabashi waxaas ay sameyneyso, oo dalkeena inay la wareegto rabto -- I am referring to the BBC's so-called marked boundaries. Let me email them maraxiinta. How dare. Grrrrrrrrrr...