-
Content Count
17,572 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
318
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Typical Carab and their hunguri weynaan. Booyaasyadiina gadaal qarka gees ayaa la iskaga dheereeye, I see, lest viewers assume they are part of the family. American madoows and their junk cunto. Pizza, pizza, chips, Burger King, McDonald, Coke -- absolutely almost no fruits and vegetables visible whatsoever. Very little la arko, two apples and one grape aan arkaa kaliya.
-
I don’t want to die, I want to live and I love life. Ayan Hirsi
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to NASSIR's topic in General
Qoftaan meeqo mar ayee kusoo noqnoqotaa golahaan? It seems every three months in hal thread laga qoro in the last few years. Aad ee iiga bad badatay, muuqaalkeeda iyo warkeedaba iyo wixii ku saabsan. I have even yet to comment any thread about her previously, only caawa. About this particular calaacal of hers, Awkoombe wuxuu yiri, "Ninkii [naagtii] soo joog laga waayo, soo jiifaa laga helaa." Sariirteeda gogolatee, see ku seexata hala arko, mise inay istareex u seexato sugeysay? -
Xiin, yaa nabad diidan? Ma qof Soomaaliyeed miirkiis/keeda juusto yahay ayaa diidi karo nabad? Waa maya, of course. Ee su'aalaha waxee yihiin: See nabad lagu gaaraa? Xaal intuu jiraa oo nabad lagu heli karaa? What you are propagating, advocating, championing is a lofty, ideal goal. No sane Soomaali kasoo horjeesan karo in uu jiro, ee laakiin see lagu gaaraa? Soomaali dagaal wey ka daashay, waa runtaa. Isdilid, isbaabis, isxasuuq, isbarakicin -- Soomaali ma dhaafin xataa ciidooda, dhulkooda, deegaankooda, xoolahooda, duurjoogtooda, badkunoolkooda, wax ee dhaafeen maleh. Shir gogol ah, oo nabad lagu raadinaayo anaga dhan u wada baahan, kan tuulo Jacburis joogo iyo kan Alaska qaxooti ku ah oo baraf dilay, iyo tan iyo kan baddaha yar yar ee Yeman iyo Liibiya u dhaw ku dhamaanooyo Soomaali ah wada rabo in dalkeena hagaago, oo nabad waarto dhab xaal ah laga gaaro masiibada aan isku keenay ku jirno. Again, see lagu gaaraa nabadda iyo xaal kama dambeyn ah? Waxaa leedahay hala iska iloowo geriga weyn meesha taagan ka daaqaayo, geedihii [waa dadka Soomaaliyeedee la xasuuqay] eber ka dhigay oo qoorta dheer -- waa Xabashi and their brutal occupation. See loo iloowaa? Haba sheegin xasuuqee geysteen, kufsigii iyo barakicintii. Soomaali waligeed isdili jirtay, boqolaal sano isleen jirtay, ka bacdina geed hoostiis xaalkooda ku kala bixi jireen, bilaa cuqdad la'aan. Maanta? Maanta Xabashi ayaa lasoo watay, lasoo kaxeystay, oo maatidii Soomaaliyeed lagu xasuuqay, lagu baabiye, lagu tirtiray, lagu gumaaday. All this hala iska iloowo leedahay. See loo iloowaa? Xabashi ma Soomaali baa, see loo cafinaa? Ma isdhiib ayee kaa tahay, oo kaa dhaadhacsan inay yihiin some potent, invincible mighty army marka dadka qaarkiin leeyihiin Xabashi meelna uma socoto unless la isku dhiibin. Yes, Xabashi wey u soconee, xoog markii loogu bixiyo. And the last time I knew, they were some poorly-armed third world's least organized militia, barely bordering an army. Again, Xabashi ma'aha dal awood leh; heck maba ah dal xataa wax dal la dhaho, waa ummad dalka la sheegaayo ummadda u badan xoog badankood lagu heysto, oo tiny minority u taliso masaakiinta xoogga loogu heysto ee majority ag. Today, we have two choices: Inaa isdhiibno ama inaanan isdhiibin, xataa haddaan ahayn kuwa Soomaaliya ku sugan, kuwa Soomaali Galbeed ku sugan oo gacantooda ku dagaalamaayo, waa inaa afkeena, maalkeena iyo boggeena kula dagaalano naceybka aan u qabno cadowgeena soo jiritaanka ah ee Xabashida. Xabashi meelna uma socoto haddaan la kicin, oo aan la jabin, yaan been la isku sheegin. The least they would do, if faraha laga qaado, oo aan lala dagaalamin, is building bases in Soomaaliya. They have a long-term, strategic goal and plan in Soomaaliya. You better should have known that. Xabashi kumanaan ciidankeeda bilaash uguma dhiman ciida Soomaaliyeed in order to leave markee Soomaali heshiiyaan iyagoo qoslaayo. Siyaasadaas intee laga ciyaaraa, aniga kuma aanan arag dhulkaan ifka la leeyahay. Teeda kalena you should better have known by now, iyagoo dalkii ku sugneyn ayee faragilis kulul wadeen, waa taas shirkii Nayroobi ugu dambeeye see farahooda ugula jireen arrimaheena. Wacdala maanta meeshii dalkeena ahaa oo ay ciidankooda, saraakiishooda, basaasiintooda, jaajuuskooda wada dhooban aad leedahay shir ha lagu qabto. Waxaaga waxaa waaye libaax baahan geed saaran hoostiis lo' haku shiraan. Haddii xataa shirkaas la qabto, ama shirar meel kale lagu soo qabto, oo wax kasoo baxaan la isku raaco, ma u maleyneysaa inay Xabashi saas ku baxeyso, oo ay dhihi doonaan, "Bas, Soomaaliyeey, waa heshiiseenee waa ka baxeynaa dalkaan, ee hooda furahiisa." If one believes that, then that is sheer naivety of thinking and indeed lacks the real political realities. Bar iskeerso ayee Talyaaniga dhahaan markaan camal. Xabashi "safaarad" uguma furan right next to Filla Soomaaliya without a shrewd political intention. This alone hints you what a calculating, master plan is in their long-term, one of which is having a perpetual puppet leadership that rules in Soomaaliya, if not then the Soomaali state being in a state of chaos, civil strife, disunity that abides for as long as they can maintain, while still arming each side. It seems your lofty, noble goal is completely nearsighted -- or even worse, sightless -- about the political reality on the ground. That is the blind spot of this utopian-like goal, and which we cannot ignore -- the future of Soomaaliya is too grave to ignore it today.
-
Askar ka tirsan ciidanka booliska DF oo xalay falal iskugu jira dil iyo dhac u gestay nin caan ka ah magaalada Baydhabo Febraayo 13, 2008 - Ciidamo ka tirsan kuwa booliska Soomaaliya ayaa xalay ku toogtay xaafadda loo yaqaano Mursal oo ka tirsan magaalaada Baydhabo ee gobolka Bay nin dhalinyaro ah oo caan ka ahaa deegaankaasi kaasoo lagu magacaabi jiray marxuum C/risaaq Aadan Farey sida ay ku waramayaan dad goobjoogayaal oo halkaasi ku sugnaa. Dilka askartan ka tirsan ciidamada Booliska DF ay kula kaceen ninkaasi rayidka ahaa ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dambeeyey ka gadaal markii uu diiday inuu gacanta u geliyo Telefoon mobile ah oo uu watay, iyagoo doonayey iney ka dhacaan, taasoo keentay iney rasaas ku furaan, iyagoo markii ay dileen ka dibna ka qaatay mobilekii ay ka doonayeen. Ciidamo kale oo ka tirsan kuwa booliska Saldhiga magaalada Baydhabo ayaa goobtaasi yimid, iyagoo su'aalona weydiiyey dad halkaasi ku sugnaa, waxayna ciidamadu sheegeen iney baaritaan ku sameynayaan raggii ka dambeeyey falkaasi iskugu jira dilka iyo dhaca ee ciidamada Boolisku ay u geysteen ninkaasi rayid ah. Falkaasi ayaa waxaa si aad ah uga xumaaday dadweynaha ku dhaqan magaalada Baydhaho oo nasiib daro ku tilmaamay in ciidamada booliska ay ku sifoobaan fal noocaasoo kale ah, mana jiro illaa hadda wax war ah oo ka soo baxay mas'uuliyiinta halkaasi ku sugan oo ku aadan dilka iyo dhaca ninka rayid ah ay ciidamada boolisku kula kaceen, waxaana falkani uu qeyb yahay falal dhac ah oo joogto ah oo ciidamaad DF ay had jeer kula kacaan dadka rayid ah. Xigasho -------------- Caamir, the sites you quote frequently on those pages are not "clanish" in nature miyaa? Most Soomaali sites are, laakiin wey kala daranyihiin. Of about why I believe if they are capable of doing this from mööryaanta u shaqeyso this dowlad ku sheeg iyo madax ku sheega maafiyada ah, I believe it because waxaan wax ka daran sameyaan day in and out.
-
Will some be happy if Waqooyiga were in "disarray" and chaos? Ma dad saas ku farxi lahaa jiro, dhul Soomaaliyeed oo nabad ah in dab ka kaco, oo holco? Xaasidsanaa, oo cuqdad miiranaa dadka qaarkiis. Kidnapping of aid workers and foreigners is common in Somalia, but captives are usually treated well -- since they are usually held for ransom. Authorities generally blame militant Islamists for attacks on foreigners. There is something wrong with this paragraph. It alludes if "Islamists" kidnap the foreigners in Soomaaliya? If so, when did ever an "Islamist" kidnap a foreigner in Soomaaliya? Yaab ee kaa keenaan Western media, "Islamist, Islamist" lagu qafiifay. The last time I knew mööryaans and their qabqable nominal leaders were the kingpins of kidnapping business.
-
This Sanaag guy, this is a moderated forum, if you hadn't realized that yet. This is the third or fourth I am editing of what you post, especially deliberately posting qabiil names, giving a total disregard to site's rules. This site is moderated discussion board once again, caaydaas iyo naming qabiils' names meesha ku qortid sinaba ma laga ogola. Be cautioned.
-
Originally posted by GJ_Goate: quote:Originally posted by Shar ma'arke: quote: Originally posted by Abdillah: [QB] Why has it become almost fashionable, nowadays, for almost all somali kids growing up in the west to claim, "I can barely speak spoken somali, and I can't write it at all". It is really sad. Speaking Somali is considered(in some Somali environs)being uncivilised . I kind of grew up in such an evironment. Afrikaanimo iga dheh! Contrary to the European societies(who are deemed to be civilised and we love to simulate) are so proud of their languages and traditions. And even push their children to learn their mother tongue/tradition even if they are born outside their home country. Growing up I remember waan ka faani jirnay in aan cunno Ugali(soor). And now I envy Norwegians who eat a thousands old meal every thursday(young and old in every homestead). You'll find Somali, Swahili, Norwegian and of course Ingiriis in my language thesaurus. How do u expect young Somalis kids growing up in the West or Carabaha to write Somalia unless their parents teach them or send them to some kind of tutor? Maxee tahay "Somalia, Somalia" aad ku heysid? Afkee waaye afkaas? Intee loogu hadlaa? Adigoo leh kuma arki "England, England" when talking about Afingiriis, ee afkeena haku ciyaarin, dalkeena meel loogu wicin ha ugu wicin. Afsoomaali waa Afsoomaali, Soomaaliya waa Soomaaliya, kala saar. Wah. Ciyaalka ku dhashay dibadahana, ma kuwa Afgaanka iyo Bakistaamiinta iyo Hindida iyo Turkiga iyo Kurdishka iyo ... -- ma kuwaas ayee dhaamaan? Kuwaas jiilkooda jiilkee dhaleen [in another way, aabahooda xataa inta ku dhashay] afkooda hooyo ku hadlo wali. Soomaali dad iska jaahil ayaa ka buuxo, kana faantano afkooda, waligoodba saas iska ahaa, ha ahaado kii laba erey Talyaani bartay in '60s oo aloore, aloore ku heyn jiray ama kii maanta laba Sawaaxili qaabdaran hakuna matata lasoo shirtagaayo. Had iyo jeer dad nagu dhex jiro moodo af shisheeye inay tahay aqoon iyo ilbaxnimo ku hadalkeeda, waana tan ay heesta Magool ku heysto af qalaad aqoon miyaa. Afkii kaligiis kalsooni la'aanta heysato ma'ahee, waa dhaqankii xataa. Waakaasa magacyada Carbeed ciyaalkeena loogu yeeraayo, xataa Carabta lama baxaan waxee Soomaalida u bixiyaan maanta. Xataa arag qolkaan? Mid walba af jini ka hormarsiiye afkooda hooyo ee Soomaaliyeed.Shuud.
-
When Kuusha writes LOOOOOOOOOOOOL saas ayee noqotaa. Indho kuus kuusanaa.
-
Yareey, Kuusha, habi, habi bardhayga iga daayee, goormaa koob shaah caddeys ah noo keenee hee, meeshaan barafkii batee. By the way, dhalasho wacan to sweet A., the little princess!
-
Sad, now ayee baxsanayaan hay'adahaas shaqaalahooda shisheeye. Already Koonfurta soo faaruqeyeen some of those hay'ado, ugu dambeysayna Qaramada Midooway suspending their operations in Soomaaliya the other day. Mooryään waxmagarato ayaa meel walba taagan. They never realize what severe repercussions their little ransom-seeking adventures has on Soomaaliya and its people. Always the innocents, masaakiinta pay the price.
-
Abidkee qoftaan maanta aa iigu horeyso.. diaracyada iyo rajasiinada aan qashaa aniga marka ala hee ka ala oo diracaan iyo rajasiinkaan waa igu cusub yahay...awal baati ee xiran jirtay aan u maleynaa.. bajaq baati xiran ani isha geeskeeda xitaa maku xado.... Diracyaasha aa isha ku xadid noocee waaye hee? Jabuuti? Faransiis? Waligaa bajaq dirac Yemani wadato laafiyooneyso isha maku wiideysay, markaa hoos usii fiirisayna califalaax gaduudan makaa soo hor baxay, isla ishii ayaaba isdamineyso automatic ahaan.
-
Why does this particular image remind me someone I know of.
-
Fa*sh is anyone who worked in the Siad Barre's government ,,, no matter where that person is from ,,, he/she can be from Borama, Hargeisa, Kismayo, qandala, qansaxdheere or xiniinyo-dabadood Then why His Honourable Riyaale is not one? Mala isku cabaa, maalin caddeey hadana?
-
[Taargadii dowladii hore] [Taarga ku sheega cusub] Milkiilayaasha gaadiidka kala duwan ee dalka oo shaki ka muujiyay taargada cusub ee lacaga faraha badan looga qaato Shaki ayaa la gelinaya halka ay ku baxdo Lacago badan oo Maalin walba laga qaado gaadiidka kala duwan ee dalka Soomaaliya, iyadoo Milkiilayaasha gaadiidka qayli dhaan ka bixiyeen qarashkaas oo ah mid aan xilligan la awoodi Karin in la bixiyo. Wasaaradda Gaadiidka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muddooyinkan dambe ku howlanayd u sameynta Gaadiidka kala duwan Taargadaha (Sumad), iyadoo Baabuurkii loo sameynayo Sumad uu bixinayo 160$Dollar, taasina waa qiimo aad u badan oo dad badan ka yaabisay. Mid ka mid ah Milkiilayaasha Gaadiidka aan weli loo sameynin Taarkada cusub oo muuqaalkeeda caalamada ku qoran dad badan shaki geliyeen ayaa yiri Lug Iskoorda ah ayaa iibsan waysanahay ee ma waxaa bixin karaa Lacagta Baabuurka aan ka bixiyay barkeeda miyaan Taargo Siistaa”. Wasaaradda Gaadiidka Xarunta ay ku leedahay Fiisha Baraa oo ka soo horjeedo Saldhiga Bari ee Degmada C/casiis ama agagaarka Garoonka Kubadda Kolayga Ex Luujino ayaa Subax kasta waxaa ka furan Qasnad Lacago badan ku dhacda haddana Lacagtaas la sheegay inay gasho Jeebka shaqsi, waayo Banki ay leedahay Dowladda oo lacagtaas ku dhacda ma jiro, waxana la ii xaqiijiyay in lacagtaas marka la gaaro duhurkii lagu kala baxo. Arrinta kale oo yaabka dhalisay ayaa waxay tahay markii milkiile Gaadiid uu u soo bandhigay Wasaaradda Sharcigiisi hore sida Taargada iyo Buuga Milkiiliyadda Baabuurka ayaa loo sheegay inaan loo baahnayn Docomentigaas waayo waxaa lagu yiri kaas ma aha mid soconayo wuxuu la dhacay Dowladdii hore. Milkiilahaas ayaa ku dooday haddii la diiday cadeyntii hore ee sharciga ahayd guriyaha magaalada ma sharci cusub kale miyaa loo sameynayaa. Taargadan cusub ayaa waxaa ku qoran labo xaraf oo la soo gaabiyay kuwaas oo ah: A. A. SOOMAALIYA . Arrintan ayaa dadka qaarkiis waxay ku sheegeen mid astaan u ahayn Dowladda Soomaaliya. Maalin kasta ayaa Qasnadda Wasaaradda Gaadiidka waxaa ku dhacda Lacag ka badan 150.0000 Boqol iyo Kontan kun oo Dollar, lamana oga halka ay lacagtaas gasho. Xigasho
-
Tamina, nice to see you still kicking, sister.
-
Afkiis uu furaba daqsi iyo kale inay kasoo foofayaan la moodaa. I have yet to read, listen or watch something tangible, oo caqligal ah uu waligiis yiri. All his interviews, public speakings waa caay, waa hanjabaad, waa yasid, waa faan [faan Xabashi ku faantan waliba], waa booto, waa isamaan, waa... Magac madaxweyne uu sheeganaayo ayuu ceebeeye balaayo ceebeysay.
-
Waxaan ku furay 5 waxyaalood oo ay tahay
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Paragon's topic in News - Wararka
Asagaa istaahilay in la furo, waliba lix qodob lagu furo. Marka koowaad: Nin kabihiisa banaanka ku iloowaayo yaaba ku aamini karo wax kale. Marka labaad: Qof masuul wanaagsan ma'aha hadduuba kabihii dhamaa banaanka ugu soo tagay, la xadayna. Marka sadexaad: Asaga yaa u diiday in uu wax kariyo ama hadduuba arkaayo inay wax si yihiin, in uu toosiyo ma ahayn miyaa. Hadduu wax karin lahaa, haba ugu yaraatee shaah sameys, waxaas ma dhaceen. Marka afaraad: Wax ka camal xun asaga kahor lama arkin, nin naagtiis hal habeen u dhaxay, maalintii ku xigtayna furay. Dabeecad iyo camal xumaan haddee jirto asagaa ka koow ah. Marka shanaad: Asagaa qumay ah oo hadduu shaahaas karin lahaa, intuu ku fiirsanaaye, habaar kama imaateen iyada. Marka lixaad: Markii horeba qof guur istaahilo ma ahayn. -
Awoowe dhalashadiis loo dabaaldegaayo, waaw lee iga dheh. Meeqo shumac ayaa la suraa hee doorshadaada? Konton? Lixdan? Every day should be a birthday day, we should appreciate the fact that we are still alive, healthy and around with our family and friends.
-
The Independent paper wrote a detailed, very informed report about Soomaaliya this Saturday morning. The last parts of the article aad ayee sad u tahay: Divisions within the TFG have also hampered reconciliation efforts. President Yusuf and his prime minister, Ali Mohammed Gedi, never really got on. The final straw was a row over a donation of $32m Saudi Arabia made to the government for a national reconciliation conference. Gedi kept most of the money for himself. Frustrated by the impasse, the Americans took control. Gedi was summoned to Addis Ababa where he spent two days locked in meetings with US and Ethiopian officials. In return for stepping down, Gedi was given asylum in the United States and was allowed to keep the remains of the Saudi money. He has bought a house in Los Angeles and US officials have negotiated a position for him at the University of California in Los Angeles. No one will pay for Hawa Ali Abdi to move to Los Angeles. She lives under a tree. Along with her husband and their two children, two-year-old Hussein and three-month-old Fatuma, she fled Mogadishu in October after a wave of Ethiopian attacks aimed at rooting out insurgents . Now she is in Afgoye, 40km down the road, part of the world's largest concentration of displaced people. There is no food and no water. Nowhere to go to the toilet and nowhere to get shelter for the night. Hussein is seriously malnourished and is now being treated at a local clinic run by Médecins Sans Frontières. The clinic was established by Dr Hawa Abdi, a Soviet-trained Somali doctor who has lived and worked here through every one of Somalia's past 17 years of hell. " Of all the situations in Somalia ," says Dr Abdi, " today is the worst. There is no food, no medicine, no education, no jobs, no hope. People are dying every day. It is a slow genocide. We are hopeless now. Hopeless ." ------------- Where is Rudy when you need him. If this is true, Rudy, give Geedi a piece of your thang. Or if you are too merciful, usoo kaxeey either the Crips or Bloods. How dare can he live in peace in Mareykanka now when he had done what he did in Xamar, the massacres and other xasuuq? How dare.
-
Their pension and abaalgud
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Originally posted by me: It’s sad like so many things in Somalia today. But what was the role of the military in the disintegration of the Somali state? I am not talking about these men ku naafooday dagaalkii 1977. *topic hijacking in operation* I am talking about the ones that walked out on the Somali people in the 70's,80's,90's. The ones that joined clan militias with their weapons and expertise. The ones that call themselves generals, colonels and are leading clan militia's or that ran away when their country needed them the most. What’s your opinion on them? Are they the Somali military? Or are they traitors and cowards, who ran away or joined the forces that were out to destroy the country when the Somali people needed them the most. So is the former Somalia army something to be proud about? When they didn’t produce not even one group of men that were willing to serve their nation. Iskaba daa taas, why did the Somali army produce men like Caydiid, Cabdulahi Yusuf, Cade Muuse, and countless other traitors. Don’t you think there was something wrong with the way they selected their men, trained their men. Why did they have produced the armchair generals who are now in the West. Hoping and waiting to be called one day and asked whether they want to come back and work in Somalia. Why didn’t they produce men that are decisive, men that take action when they see evil being done? Why didn’t the Somali army produce men that love their country? What kind of an army was it horta? And is it the kind of military we can be proud of? You blame the whole military because of a few men? Few men such as Moorgan, Jees, Caydiid, Yuusuf, Qeybdiid, Shaatigaduud, Riyaale [the latter two who were not in military, but in sirdoonka's branch], and their likes. You blame the Soomaali military institution because of these qabyaalad dishay, ku raagtay men? Ha u gafin milateriga Soomaaliyeed as an institution because of what few savages who were members of it turned out to be. It is an unfortunate this pessimistic view is coming from you, Me. -
Maquuste: Dagaal ayaan Rabaa. -- N.Cade Nabad ayaan Rabaa???
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Juje's topic in Politics
Anyone who ever read a single qoraal uu qoray this so-called 'dhaqtar' wuu ogaan karaa waxba in uu dhaamin C/llaahi Yuusuf. Waa another qabyaaladist. The only difference is that C/llaahi Yuusuf is doing in actions. -
Haddaan inta jaad ku cuno, not that I ever would chew, anigoo la i qadaan qadinaayo saldhig la iga tuuri lahaa. Would I cry, to make a brouhaha about my personal liberties being abused? Sheeko. She knew wax meesha ka jiro, sharci ka degan. You break, you don't have to cry if laguugu qabto. Heck, being the American she is, she doesn't even have to live there. Dalalkooda kuma sameyn kartid waxee rabin, I am talking about the Westerners. But they always expect to do waxee rabaan in dalalka kale. If mid lagu qabto qamri asagoo smuggle gareynaayo [as it happened in Sacuudiya a few years ago], he is being "tortured" to confess or something.