Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,639
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Unfrigginbelievable! Meeshii taaladii Halyeey Xaawo Taako ka taagnaan jirtay lagu dhajiye this octogenarian stooge's airbrushed cult-like almost caricature? I just can't believe this.
  2. Haye, atariisho, Portland ka waran hee? Roob maka da'ooyaa? Haa, caawa, ookiyaalkiina wuu iga dhumay, ma ii soo raadinee, ani ma arkiyee. Amuuba Portland iiga dhumay, sug aan soo raadiyee.
  3. Portland aah? Shimee Oregon tagtay, ar meeshaas inaa soo arkaa rabaa walaalkeey deganee. Seattle ma u dhaweynoo horta?
  4. Any book written by the late Sidney Sheldon. The only fiction writer's works I had read.
  5. Originally posted by Kool_Kat: Duke, when I see people come at you with their usual nonsense BS, I am like "OH HELL!"...I then read your reply, and think to myself "Aaaah, that's my inadeer"... Lakiin waxaan ka baqi, dad badanoo halkan jooga dartaa inuu dhiigkar ugu dhoco...I hope they have some sort of health insurance... Waxaan isku hiilis waa dhaaftee iyo ilma'adeernimo, ee see camaleeto? Difoosonimo uultimo iga dheh, oo laga ciyaaro Milano.
  6. Duqa, ereyga "chimney" Afsoomaali wax lagu dhahaba maku jirto. Very few people use it, and kan ugu dhaw ay isticmaalaan waa saqaf aan arkay, ku jiro aniga. Saas lee ula jeeday.
  7. Aniga xan waxee igu soo gaartay in meeshiina shidantahay than meesheena. Marka inaa soo indha indheeye rabay nooh. Babababa, meel miyaa mise meel kale. Meel walba wada new waaye, casriyeysan. Laakiin unfortunately, siriq aan ku dhacay, oo xagiina wanted aaba ka ahay now. Hadda haddaan imaado gaad gaadan iyo isqaris iyo anigoo indhashareer soo xirtay ku imaadaa. Ha i caarifin yaah.
  8. Xabashi haddee dalkeena dhaafi lahayeen, amaan ayee iga heli lahayeen aniga. As long as farahooda iyo lugahooda iyo gacantooda kula jiraan afaaraheena, anigana kama haraayi nooh, overused or not. Intee roogtay hee, makiin jeedinba, arlaadi Koronto haayta ku waranba? Baraf iyo adigana yaa raayina.
  9. Originally posted by Adam Zayla: Yasmin Warsame on the other hand is magic, she has a strong connection with her community on multiple levels, has a stable family life, doesn't need controversy to be in the spotlight quote: Yasmin Warsame Born in Somalia and now living in Toronto, 24-year-old Yasmin puts family first. Never mind late nights with the gals at Bungalow 8. her favorite diversions are snowboarding and skating with her 4 year-old son Hamzah. “He’s my little prince. He keeps me grounded,” says Yasmin. i want to be her slave. Yaasmiintaan waa naga bad badisee, do you want her #? I can get it for you nooh, heck even her address and her car's plate number in a day or so. Ma rabtaa? Soo sheego.
  10. Kuwaan dharka Canfariga wato Canfari ku jiro. Dharkooda hidaha iyo dhaqanka ah waa isku dhownahay, sida Oromada camal xataa. Koley Soomaalina waaka muuqataa meesha.
  11. Haye, Billie Jean noo qaad hee haddana.
  12. Kan keyboardka teesteynaayo aaba i dilee. Haye, Kuusha, waa ku salaamay, abaayadiis. Intee ka dhacday labadaan beri ma lagu arkinee?
  13. This new versionka uu ka hadlaayo intaa ka fiirsan kartaa. Heavyweights ku jiro, kamid ah Xasan Aaden Samatar, C/qaadir Jubba, Nakruuma, Khadro Daahir, Cabdi Cige, C/jibaar Khaliiji, the then upcoming Sheegoow Band iyo faniin kale oo badan. It was recorded in Koronto, back early '90s. Waa hees lagu jirjiricooda, lagu qiiroodo, dhiigana ku kicineyso aad iyo aad by anyone dhibic Soomaalinimo ku jirto. Another lady singer adds: “Ummadeeni caydhowdoo Umul iyo dhib baan arkayaa Eedaadka aad ku jirtaan Baan anfacada la diidaayee” Our people have become destitute They live in misery and hardship The situation they are in Prompts me to avoid all sustenance "Another lady" uu ka hadlaayo waa Nakruuma. See u yartahay igu daranba.
  14. That was typo, of course. Of course, Maxkadamaha ayee ka wadaan and in 2006, though referring them a 'government' wey dhici kartaa, at least wax dowlad u eg ayee u maamulaayeen, unlike kuwaan dowlad ku sheega magac dowladeed huwan ee Xabashi u adeego. About the dharbaaxada, which I don't personally believe happened, at least dharbaaxada ayaa dhaanto than odey tabardaran sheeganaayo madaxweyne Soomaaliyeed saaran kaare Xabashi Xamarna u qabtay. What is more sadder -- and even more humiliating before the Soomaali eyes -- than Xabashi Xamar kuu qabto, adigoo kaarahooda saaran, dadkaagana isla kaarihii la wada mariyo? Or isla Xabashkaas ku dharbaaxo? You don't have to tell nin qaawan in uu qaawanyahay. He is already naked odeygaan, waxna u harin. Dharbaaxo wouldn't add or subtract any more chagrin disgrace than what was already known done to him and his ilks by their Xabashi masters.
  15. Originally posted by Lois Lane: The sad thing besides the many lives that perished is the fact that we wont know how far Hargeisa and its citizens could've gone had this not happened. This is another great example that we must voice our unhappiness and fight to make our country stronger. Keep in mind walaal that while many lost everything and ultimately their lives, the same can be said by other cities in Somalia today. Thus, for that alone we must fight together for a better Somalia! Wanaaga aa ku hadleysid saas kusii wad, walaashiis. Soomaaliya iyada dhan ayaa dhulka taalo maanta, oo meel iyo dad badbaaday iska yar.
  16. Che, meeqo kamid ah u sacabtuntay? Kidding. That is why aan u dhaho dad lama raacee, aragti la raacaa. Dad change their opinions and positions oo ugu horeeyo hoggaamiye ku sheegaan meesha ku taxan, but your aragti won't. Any of them can share some of what one believes politically, but it does not mean one has to follow them. Shouldn't be.
  17. Originally posted by Northerner: quote:Originally posted by Cadaan: No one ever did explain why "dooro" was a bad word...... Depends where you are It has a completely different meaning in the north. Something similar to 'uskag' (dirty). Not to be confused with dooro (choose). MMA Screw = bool Screwdriver = dismis Saw [jigsaw] = miinshaar Hammer = dube Chimney = saqaf [shoolad] - (saqaf = Afro Comb Shoolad = Cooker ) Nail = musbaar Pliers [pincer] = biinso (not sure) Drill = dalooliye Wrench = baanad Crowbar = sabarad Axe = faash Shovel = majarafad Kuwii hore waxaan u fasiray sida badanaa Soomaali badankeeda u yaqaanaan, sida Reer Koonfureedka, Galbeedka iyo Waqooyi Bari u wada yaqaanaan. Saqaf, biinso, kiyaawo, kashawiito iyo wixii la mid ah ayaa loogu yaqaanaa. ------------- MMA , Shovel = badiil? It's badeel ! Correcting MMA in somali,Caawa safiican baan u seexan. I know, sister, though, in badeel dad dhahaan, dad kale, however, dhaho badiil jiro. Isla dadkaas fariinka baabuurta ayee badeel ugu wacaan.
  18. Originally posted by Shar ma'arke: And what do you call these tools in Somali; Screwdriver, saw, a hammer, chimney and a nail (not cidida). Thanks. Badanaa Soomaalida saan ayee u yaqaanaan, qaas ahaan Reer Koonfureedka. Screw = bool Screwdriver = kashawiito Saw [jigsaw] = miinshaar Hammer = burus Chimney = saqaf [shoolad] Nail = musbaar Pliers [pincer] = biinso Drill = dalooliye Wrench = kiyaawo Crowbar = sabarad Axe = faas Shovel = badiil ------------ Geeljire, "kabanyeeri" xee ahayd? Carabgajonimo miyaa waxaas? Kabalyeeri lee ku ogaa aniga. About fuundi, what about faryaamo? See lagu dhahaa faryaamo in Ingiriis? Carpenter?
  19. Originally posted by Northerner: quote:Originally posted by Libaax-Sankataabte: Interesting. Is it true that a large number of "off-the-boat" Somali girls are turned into prostitutes in Dubai by Somali "pimps" who are smuggling these young girls into UAE by the hundreds? Have we become just like the Ethiopians? I heard most Somalis in Dubai know about this sad story and they can't do anything about it. Say whaaaat? :eek: No such thing is happening saxib. Don't believe what you hear. Many visitors would attest to that. Wey dhici kartaa, weyna dhacdaa. Dad badan ayaan ka maqlay talking about xaalkaan gabdhaha Soomaaliyeed ku heysto Imaaraadka, qaas ahaan Dubeey. A few months ago nin aan timajare isku aragnay ka hadlaaye markaas kasoo noqday Dubeey, and he had no reason to lie. He was talking about the things Libaax exactly mentioned, the "pimps" and how some are abusing those sisters that Soomaaliya ka keeneen. He was even saying one magaalo laga soo wadi jiray awal, but now another magaalo loo badalay, laga soo wadaa, another fresh gabdho Soomaaliyeed. Ciil badanaa. :mad: He also added once laba gabdhood jidka ku arkay, oo meel aan seexano and wax aan cuno ma heysano ku yiri. He took them to casho, then to his hotel lodge room. Though he might have been exaggerating, still markuu hoteelkii geeye ayaa mid ka tagtay, and the remaining one told him the truth. Told him in Soomaaliya ka timid, cusubtahayna, ninkii keenayna waxaan dhex giliye, oo tan inay jirkeeda ka ganacsato ku kaliftay inay ku dhex jirto hadda in order to survive. He was just shocked. And only Eebbe knows wuxuu kale naga qariye oo uu noo sheegin. Magac Soomaaliyeed waa dhintay, waa hore dhulka lagu jiid jiiday, but it is official now. So sad walaahi. The reality is, same thing or worse is happening in Nayroobi, too.
  20. War Awjimcaaloow, intee ka bati, widaay? Roogtee? Miriqdaadaba yaa arkay labadaan toddobaad. War warka soo daa, xaaji.
  21. Originally posted by Jacaylbaro: Hmmmmmmmm ,, good and informative questions indeed ,,,,,,, cilmigu xishood ma leh ,,, i can see many of us benefited from this post ,,, Maxaa ka faa'iday oo garasho leh about su'aalahaan? Manoo sheegi kartaa hee. Kuwaana kasii faa'ideyso marka. --------------- Su'aal : Salaama. Waxaan ahay nin Soomaaliyeed oo xaasle ah, waxay dhibaato ka taagan tahay haweeneydeydii oo kasoo taagan u tegiddii (sexual intercourse). Macnaha iima baahna in aan u galmoodo, markastana waxay leedahay caawa idaa ama iyadoon raaali ka ahayn ayaan qasbaa. Marka haddii aan sidaa ku jiro waxaan isaga baqayaa in aan naago kale doonto inigoo Muslim ah. Wax ku cusub ma'aha ilaa maalintaan guursaday sidaas ayey ahayd. Marka ma jiraan wax daawo oo dareenkeeda kicinaya. Fadlan su'aasha waa iga daacad walaahi. [ Age: 34] Jawaab : Dhibaadada ku haysa waa mid rasmi ah oo aanan adiga kugu ekeen. Xalka waxuu ka imaanayaa iyada oo la fahmo sababta. Aan tusaale ku siiyo. Haddii aan maanta kuu sheego in nin aanu saaxiibo ahaan jirnay uu iga goostay, oo uusan dooneen in uu ila hadlo. Haddii aan damacsanahay in aan arrinta wax ka qabto, ma waxaan raadin daawo maskaxdiisa badasha, misa waxaan raadin sababta keentay in uusan ila hadlin. Waxaan kugula talin lahaa in aad adiga iyo xaaskaagaba raadisaan cid idinka caawin karta dhibaatada. Waxayna u baahan tahay wadahadal rasmi ah oo idin dhex mara adiga iyo xaaskaaga. Wadamadaan markii arrintiina oo kale imaato, qoys ahaan waxaa dadku isku dayaa wax la yiraahdo "family counseling." Haddii ay idin suurobayso in aad la hadashaan qof Soomaali ah oo ah "counselor" waxaan aaminsanahay in ay taasi haboon tahay. Mahadsanid. ************ Su'aal : Marlabaad ayaan eaxaan rabaa in aan ku waydiiyo suaasheydii ahayd maxaa lagu gartaa calaamadaha menopauseka ? Please si fiican iigu soo sharax haddii aad awoodo. [Age: 45] Jawaab : Menopause symptoms (calaamadaheeda) waxaa ka mid ah: Hurdo xumi (insomnia); kuleel qeyra caadi ah (hot flashes and sweating); hilmaan badan (troubles with cognition); foojignaan la'aan (difficult concentrating); camal xumi (mood changes): cawrada oo dheecan yaraata (vaginal dryness). Mahadsanid. [/i] ************ Su'aal : Xaniinta bidixda ayaa xoogaa i bararsan. [Age: 27] Jawaab : Xaniinyo barar haddii ay ku dhacdo qof yar, inta badan waxaa keena sadex saboobood midkood: 1) Xaniinyaha oo biyo galaan (dheecaan), taasoo inta badan iska taga 2) Infection ku dhaca xididka shahwada ka soo qaada xaniinyaha 3) Cancer Sida lagu kala saari garo sadexdaan arrimood waxay ku xiran tahay sida bararku yahay. Haddii baraku yahay mid aad moodo kiintaal biyo laga buuxiyey oo xanuun badan laheen. Waxay u badan tahay tan koowaad. Haddii qofku uu yahay qof "sexually active" ah oo cudurada sida jabtada horey ugu dhacday, hadana si deg deg ah u arkay barar yar oo la taaban karo oo hal xaniin ah, oo xanuun badan haddii la riixo, waxay u badan tahay in xaalku yahay infection (tan labaad). Haddii bararku yahay mid aan xanuun laheen oo aad moodo in dhagax oo kale yahay, waxaa qofka looga baqaa cancer (testicular cancer). Sida kali ah oo lagu kala sooci karo sababta keentay bararka waa adiga oo dhakhtar arka. Saddexda arrimohood oo aan soo xusay waxaa ugu halis ah cancerka, kaas oo ah cudur nimanka yar yar (20-40 sano) ku dhaca. Waa cancerka ugu sahlan in la daaweeyo haddii si deg deg ah loo arko oo uusan fidhin. Marka waxaan ku talin lahaa in aad bararka tustid dhakhtar. Mahadsanid. ********** Su'aal : Dr Ibraahim, marka hore waad mahadsantahay sida wanaagsan ee aad su'aalaha dadka uga jawaabeyso. [Ditoore], waxaan rajeynayaa inaad su'aashan oo aan jeclaa inaan mudo badan dhaqtar afkeyga ku hadlaya inaan weydiiyo. [Dhaqtaroow], mudo saanad iyo bar laga joogo ayaan dumarka jirkooda ka ganacsada u galmooday anigoon wax difaac ah isticnaalin (condom), kadib waxa igu beermay shaki ah inaan AIDS qabo ma aanan weydiin dhaqtar sababtoo ah waxaan joogaa wadan Carbeed oo aadan arrimahaas ka hadli karin mida dhaqtar. Wax cudurkaas calaamadiisa ah iskuma arag, mudadaas ka dib miisaankeyga waxaa ku kordhay 7KG. Su'aasheydu waxay tahay cudurkaas halmar malagu kala qaadi karaa? Calaamdahisana qofku mudo intee la'eg ayuu isku arki karaa? Mase laga dhici kartaa qof qaba cudurkaa in miisaankiisu siyaado? Ilaah dhamaanteen hay naga hayo, [dhaqtaroow]. Waad mahadsantahay. Jawaab : Sida aad la socoto cudurka AIDSka aad ayuu ugu badan yahay dunida oo dhan hadda. Inta badan, inkasta oo uusan sida Hepatitis B oo kale aanan si fudud loo kala qaadin, laakiin dhibaato waxay ka dhacday mar marka qaarkii hal mar oo kali ah oo aad la kulanto ayuu u baahan yahay. Mida kale, qof kasta calaamadihiisa horey kama soo saaro. Dadka qaarkiis ee cudurkan qaba waxay ku qaadataa 5-10 sano inta ay dareemayaan wax calaamado u ah cudurkan. Waxaan intaan ula jeedaa, haddii aadan laheen wax calaamada ah hadda, macnaheedu ma'aha in aadan cudurka qaadin. Waayihii hore ee uu cudurka cusbaa daawo fiicana eeyan jirin, dhakhaatiirtu kuma deg degi jirin in ay u sheegaan dadka in dhiig la iska qaado (baaris). Laakiin, wax yaabo badan ayaa cudurkan iska badelay. Hadda, haddii mar hore la ogaado in cudurku jiro, waxaa la haayaa daawooyin fara badan oo wax ka qaban kara. Mida kale, haddii aad cudurkaan qabto laakiin aadan laheen calaamado, wali dad kale waad qaadsiin kartaa. marka, waxaan ku talin lahaa haddii aad isleedahay waxaad u degtay qof aadan si fiican u aqoon, aadana isticmaalin "protection" waxaa haboon in lagu baaro. Waxaa isbaari kartaa adiga oo aanan magacaaga qofna siin (anonymous testing). Mida kale, haddii aad ogaato in aadan cudurkii laheen, niyada ayaa kuu degeysa oo walwalka waa kaa yaraanaa. Haddii nasiibdaro ay dhacdo in laguugu arko cudurka, sidii waayihii hore oo kale ma'aha oo hadda waxbaa laga qaban kara. Marka, inkastoo miisaankaagu saa'idayo, waxaan ku talin lahaa in aad isbaarto. Dhakhaatiirta badankood way fahmayaan arrimaha ku saabsan qarsoonida waxyaabaha qaaska u ah qofka caafimaadkiisa. haddii aad isbaarto oo nasiib wanaag cudurka lagugu arkin, macnaheedu ma'aha cudurkan ma qaadi kartid oo waxaad doonto ayaad sameen kartaa. Waa in aad u aragtaa in ilaahay mar ku badbaadiyey, marka labaad lama hubo sida ay noqon doonto. marka isilaali. Waad ku mahadsantahay su'aaasha fiican. Su'aalo haddaa qabtid, weydii Dhaqtar Ibraahin. Ha shiixina, aqoontaadana caafimaadeed kororso.
  22. Awright. Advices and cautions were not obviously heeded. This thread is now closed since it seems waxna kasoo socon meeshaan ka ahayn aflagaado. Hala iscafiyo iyo masaamax.
  23. Dumarka intaa kala dajin lahayd isku sii diree. I am reading kulahaa. Diraca iyo sifaleetiga kala biibaayo inaa fiirsatid maa saas u jeceshahay? Shaxaarigaa taacun maxaa dhahaa. Sisters, sheydaanka iska naara idinkoo mudan. Afxumo meeshaan lagama ogola, idinkoo mudan naga daaya aflagaadada.
  24. And here are some of the current notorious warlords, wannabe warlords and leader ku sheegs. And here, their matching magacyo. Liiska Xaabsade, Dabageed, Saransoor, Cumar Jees, Ilqeyrte, Cumar Finish, Cabdi Waal, Cabdi Shukri iyo baando badan kale ka maqan, though many are in the expanded list.
  25. Dadkeena maxee dhibaato dishay, quwado awood ifeed leh u awood sheegtay. Gaaljire tiisaba heysato la leeyahay waa 'argagaxiso.' Xaqdaro intaas la eh.