Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,437
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    310

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Beeraleydii don't want to work now. Shalay abaar ayee ka calaacalaayeen and now kuwii afka duubnaa dhib nagu haayo leeyihiin. The reason is they get paid around fifty to hundred dollar per family, kaash, plus cuntooyinkii daruuriga ah. Dhaqankii ayaaba isbadalay, dad ceyr ku tiirsan Soomaaliya joogo la noqday. Yaab. Have you seen the recent images from Baydhabo iy agagaarkeeda iyo sidee cagaar u tahay? Here are photos from this week:
  2. Beeso beeso, beeso beelnay, beeso beer waaye sheekada: Sodon sano gooni isku taag, yet waraaqda ofishaalkooda ah waxaa dhaanto, ka muuqaal wanaagsan tii suuqii Cabdalle Shideeye ee Bakaaraha lagu soo sameyn jiray sagaashameyadii.
  3. Soomaali, kii waalnaa, kii lagu jiro, kuwii fiyoowaa, kii roonaa - waala isku wada qasmay since majority left in the country seriously have undiagnosed mental illness. Baraha bulshada have made it far much worse.
  4. Secessionists really thought dekeda qaran ee dowladii hore dhistay ee Berbera in kaligooda isticmaalaan and not Reer Soomaali Galbeed, Reer Sanaag, Sool iyo Awdal. Hadda markii laga wada wareegay ayee dhabta ogaadeen calaacalka ka dhamaan la'.
  5. Shameless uneducated baraha bulshada trolls ayuuba jagooyin waa weyn u dhiibay because Farmaajo ayee aflagaadeyn jireen. Awal Deeyoow iyo Daahir Calasoow jagooyin qaabdaran u dhiibay and now this. Xasan Socdaan dowlad B iyo T midna kama yaqaano runtii. Check the 10:41 timestamp.
  6. Dad masaakiin shilimaan soo siiyey Aaden Madoobe, claiming he bought from another family called Sheegoow a few years ago. Weird. Saas ku xalaaleysto rabaa. Waaba guri weyn aag fiican ku yaalo.
  7. All dankis to Muuse Muqayil. I wrote on right here in 2018 that he will leave maamulka Waqooyi much worse than the one he inherited. He actually did much, much worse than I actually thought. I wish I can find that post.
  8. Reer Galbeedi oo Reer Buug ah haddii dagaalyahano laga raadiyey, meesha wey ka samreen tabar ma haayaan.
  9. I and Aaden Madoobe belong same beesha Reer Bakool ah. Saas ee tahayna I believe hooyadaan on gurigaas laga heysto. It doesn't matter how he attaimed this property - he allegedly claimed that he bought it from others, when others are saying RRA ayaa siisay since he was the deputy of Shaatigaduud - regardless, guriga u celiyo fiican since she doesn't want to get compensation for it. Reer Baydhabo guri la iska heysto laguma yaqaano. Many of my reer abti guryahooda qof heysto ma leh, reer deegaankana ma'aha.
  10. Reer SSC inay Eritareeya kaalmo milatari u doontaan jeclaa, telling them they are fighting against haraadigii Tigrayga. Ismaaciil Cumar Geelle hub iyo balaayo u keenay secessionists, that includes drones too. I am sure Reer Sool already sent ergo to Eritareeya. If not, they must do so.
  11. Here, meeting the old and new Imaaraad milkiiliyaasha: Their body language is even more shameful. Cabsi cabsi ayaa ka muuqato, as though these Imaaraad milkiile are their lords. Waa kuligooda if you see their photos.
  12. He is a secessionist. Marka cod la rabo Soomaaliweyn la soo xasuusanaa miyaa. Also he was 'a peace representative' for Soomaaliya (or as he calls it 'Horn of Africa'), appointed by Finnish government. I don't think he ever talked about what happened in Laascaanood in the last three months. Here, he is meeting Muuse Muqayil in 2021. Also his party narrowly lost power to right wing parties. So it is not only Soomaali votes, but overall decline of his left-leaning party's votes.
  13. Rufiyaanka milkiilaha Soomaaliya isla maanta la kulmay mid ka mid adeegahiisa.
  14. Muuse Muqayil, Feysal Dhurwaa iyo Cabdi Xaashi all welcomed this Ismaaciil Cumar Geelle-appointed so-called ergey. I hope inay ka soo horjeestaan Reer Sool la rabo lagu dilo halgankooda. Odey dhaqameedkii baaqii soo saari lahaa ayaa la diidanyahay.
  15. Sanad ka dib, rufyaankii tagay kii badalay wali nagama daba harin. Alloow alle. Soomaaliya dhan waxee iska noqotay tuulo hoos timaada Imaaraadka. Ciil badanaa. Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo ku heshiiyey sameynta guddi nooc cusub ah Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay safiirka dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta u jooga Soomaaliya Ahmed Jumah Alromaith. Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Danjire Alromaith ayaa ka wadahadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal, sidii loo sameyn lahaa guddi Saaxiibtinimo ah oo ka kooban labada baarlamaan ee Soomaaliya iyo Imaaraadka, sida lagu shaaciyey qoraal ka soo baxay xafiiska Sheekh Aadan Madoobe. Sidoo kale Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa bogaadiyay doorka Isutagga Imaaraadka Carabta ay ka qaateen la dagaallanka kooxda Al-Shabaab iyo hormarinta ku socota ciidamada Soomaaliya oo hadda tababarro ku qaadaya dalal kala duwan. Dhawaan Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka Uganda tababar ugu soo xiray ciidan cusub oo ku biiraya militeriga Soomaaliya ayaa aad ugu mahad celiyey Imaaraadka Carabta, isagoo shaaciyey in tasiilaadka ciidanka lagu tababaray Uganda ay Imaaraadku bixiyeen. Maalin ka hor Ra’iisul Wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa sidaan oo kale xafiiskiisa ugu qaabilay safiirka dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Ahmed Jumah Alromaith. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka iyo Safiirka ayaa kulankaas uga wadahadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta. Dowladda Imaaraadka oo dhawaan dib u soo celisay xiriirkii kala dhaxeeyey dowladda Soomaaliya ayaa hadda wada galaangal xoog leh, iyadoo danjiraha Imaaraadka ee Soomaaliya uu mid mid ula kulmayo masuuliyiinta Soomaalida. Dhawaan waxaa hadal-heyn badan abuuray gaadiid dagaal oo kor u dhaafaya 100 Cabdibile oo dowladda Imaaraadka ay ka dejisay magaalada Kismaayo, kuwaas oo la sheegay inay bilow u yihiin qorshe uu Imaaraadku saldhigga militeriga uga furanayo Soomaaliya, gaar ahaan qeybo ka mid ah Jubbaland. Xigasho
  16. Waala jabay. Odeyaashaan dowladii Kacaanka u soo gurbaan tumaaye 21 sano mey iska nastaan intee qaabdaradaan ku dhiman lahaayeen. Shalay: Maanta:
  17. Shirqool Ismaaciil Cumar Geelle soo dhiibay. Intee ka soconee waxaan. Xasan Socdaal kuwa uu wasiiro u waayey 'ergo' magac u yaal qaaf ah ku maaweelinaayaa wi mushaar bilaash ah loo cuno. Kan waa kii 12naad filaa.