Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,572
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    318

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Abtigiis, do you e-shigshig, yacni ma shigshigtaa, duqa? Just asking.
  2. Maxaa ku qoslee, wax lagu qoslo maa aragtaa? Dadkaas iyo magaaladaas Xabashada duqeyneyso waa Soomaali ogoow taas. Madaafiicdaas guryo Soomaaliyeed ayee ku dhacoyaan, dadkee ahaadaanba ha ahaadaan.
  3. Well, since this topic is not relevant anymore into this section, let me move it to General section.
  4. The xaaraan kunaax moooryaan militia that forcibly occupies that city will do anything to keep their xaaraan loot. Mise Xabashi alliance haka dhigtaan, mise Indhamadoowe isbaheysi hala galaan, mise Shabaabkaan ally haka dhigtaan, only xaaraanta kasoo gisho dekedaas iyo dhirta la gooynaayo dhuxusha laga dhigaayo la dhoofinaayo u daran. Alshabaab iyo Maxkamadaha should not be enticed by xaaraan kunaax militia, and should not and must not resort to preferences. Sida degmooyinka kale u galeen ha u galaan, since Kismaayo dhaamin Beledweyne, Jowhar, Diinsoor, Waajid, Balcad, Dhuusamareeb, Dhoobleey, to name a few; ama haba iska dhaafaan qorshahooda. Heshiiskaan would otherwise be viewed legitimazing those xaaraan kunaaxs' occupation of that city, a poor city and deegaan ka dhigeen saxaro since geedihii dhamaa wada gooyeen, jareen.
  5. "Leona Lewis"kaana yee ahayd? Ina Reer Liin Loos miyaa? Unuga lafihii hore aan nahnay naga jaahil bixiya hee.
  6. Originally posted by wacdaraha_aduunka: ...And the even funnier thing was yusuf garads telling about ceyrows taarikh on the bbc and said ''ninku la ma mid aheyn raga kale ee maxaakimta oo laa bixin magacyada carbeey abu hebelada '''Trying to make him look more nationalistic loool I laughed ma he was even worse then them cuz magac qabiil buu la baxay Ceyrow never seen other people name theyr kids qabiil names but this guys topped he named himself that title. Horta hubso intaadan iska dhoolacadcadeen afka. Possibly it was not his name. Aabihiis or awoowgiisa la dhihi jiray as a nick-name, so Yuusuf Garaad is right, lama bixin magacyada Carbeed. Magac naaneys qabiileed ah Soomaalidii hore wey u bixin jireen qofka, siiba qof qabiil kaligiis ka ah degmo cusubna degay tolkiisa dagneen loogu magacdari jiray.
  7. Those priced are a bit dated, from some two years ago. The real prices of today are reflected on here, in American metric system.
  8. Xaala soo quftay waxaan lix sano jirsaday? Originally posted by SouL_LaDy: Its actually triple G: Gabar, Garoob or Guumeeys God Bless.
  9. Aawey dadkii calaacalaaye, siiba Reer Waqooyiga Ameerika.
  10. Aawey labadii yaryaruurac isku heystay degmadaan? Shanqartooda ma maqli. Halooooooooow. Ooh, the libaax baa soo galay, kaabalaadarkii minanka. I am sure quuqdooda iyo qaaqdooda pages ayee buuxin lahayd had either entity's sycophant officials entered that degmo. Sharafxumaa, Eebboow heybada ha naga qaadin.
  11. And their master had spoken about the sole issue la isku heysto, and their master being the one who can really pull the wheel, not his puppets. Asaga inay la fariistaan ayaa dhaanto than isku madadaaliyaan his stooges, who are as powerless as wariiri. ------------ Ethiopia says troops to stay in Somalia ADDIS ABABA - ( Reuters ) - Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi said on Wednesday he would keep troops in neighbouring Somalia until "jihadists" were defeated, in remarks likely to harm the chances of U.N.-brokered peace talks. In a move supported by the United States but providing a target for militants, Meles moved thousands of troops into Somalia in late 2006 to help the nation's struggling government topple an Islamist movement that controlled most of the south. Since then, allied Ethiopian-Somali troops have faced near-daily attacks in an insurgency drawing comparisons with Iraq and undermining stability across east Africa. "When we exit from Somalia, it will be at the time when we are convinced that there is no imminent danger to our country," Meles told parliament. Ethiopians are anxious about the financial and human cost of their intervention. Both Ethiopia, which is the Horn of Africa's main military power and sub-Saharan Africa's second most populous nation, and Washington say Somali insurgents have links to al Qaeda. "Ethiopian forces did not enter Somalia to control the country, but to make sure that extremist forces will not be in power in that country," Meles added. "It was our responsibility to resolve the huge wave of jihadists." Meles, and U.S. officials, say foreign militants have poured into Somalia to join the conflict. Critics say the threat is exaggerated to justify Ethiopia's desire to be the dominant power in the Horn of Africa. Meles has in the past said Ethiopia has about 4,000 troops in Somalia, but locals say the real number is far higher. The military presence is a major stumbling block to peace talks the United Nations is trying to broker for Somalia and which tentatively began in Djibouti at the weekend. "Meles' latest statement poses a threat to the talks. It will harden positions," said one analyst, who asked not to be named. "One of the main contentious issues at the talks was the withdrawal of the Ethiopians ... This is not good." REBELS "NEUTRALISED" During a question-and-answer session in the Ethiopian legislature, Meles made no reference to an explosion that killed six people late on Tuesday in Addis Ababa. The blast, on a minibus, left body parts in the street. One victim was an American-Israeli professor. Authorities said the explosion, the latest in a string of such blasts, was caused by "terrorists" but did not elaborate. U.S. State Department spokesman Sean McCormack in Washington confirmed that a U.S. citizen was killed in the blast. "Apparently there was an explosion on a minibus that this person was on," he said. Asked if foul play was suspected, McCormack said: "It sounds like there is something more than just a faulty gas line." In the past, Ethiopia has blamed neighbouring Eritrea for fomenting trouble inside Ethiopia, an accusation Asmara derides as a smokescreen to distract attention from internal problems. Turning to domestic affairs, Meles said Ethiopian rebel group the ****** National Liberation Front (ONLF), which operates in a region near Somalia, had been largely "neutralised" by a military offensive going on for a year. "There is no organised ONLF operation in the Somali region. It has been neutralised," he said. "There may be a few individuals and we are picking them one-by-one." The ONLF denies that. "ONLF is effective and operational in the countryside," spokesman Abdirahman Mahdi said. "The prime minister's statement is very ridiculous, far from reality, bordering on delusional."
  12. Siyaasad laga hadlaaye lee ogaa shimee shuun laga hadloow bilaabatay. Unugaa walax aragnay, acuudka.
  13. And already controversy laga keenay. ------------ Dr. Siciid C/qaadir: Hankii loo qabtay [telafashinka] RAAD runtii meesha wuu ka baxay Dr. Siciid C/qaadir Saalax oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Ingiriiska oo la soo xiriiray boggan ayaa sheegay in Soomaalida ku dhaqan dalalka qurbaha ay si weyn u soo dhoweeyeen warar beryahan soo baxayey oo sheegayey in dhowaan la furi doono [telafashin] cusub oo maqal & muuqaal ah, xaruntiisuna noqon doonto magaalada London, ayna ka howlgeli doonaan suxufiyiin gudaha dalka & dibedda aad looga yaqaan, dhambaalkaasina uu ahaa mid ay si weyn u soo dhoweeyeen dhammaan dadkii Soomaaliyeed ee maqlay, sababta ugu weyn ee loo soo dhoweeyeyna ay aheyd baahida loo qabo saxaafad Soomaaliyeed oo bulshada ka haqabtirta baahida wararka ee dalka. Dr. Siciid wuxuu sheegay in ay nasiib darro tahay in wax kasta oo Soomaalidu qabanayaan inay ku saleeyaan qabiil, Soomaaliduna aaney aheyn dad qabiilka ka kora howl kasta & marxalad kasta oo lagu jiro. "Dadku waxey isweydiinayaan maxey dhali doontaa in [telafashinka] Raad dhammaan weriyeyaasha ka howlagalaya oo 20 ku dhow marka laga reebo Abuukar iyo Axmed Fasal oo teknikal teamka ah mooyaane inta kale ay hal beel yihiin, Raadtv waxa uu hada ka mid noqday [telafashinada] beelaha gaar ah ay leeyihiin, sida aad horeyba u soo aragteen Soomaliya saxaafadu malahan wadaniyad ee waa meel qabiil taasna waxaa cadeynaya [telafashinkii] ugu dambeeyey ee Soomaaliyeed (Raadtv) wuxuu isu bedeley goob qabiil bal aqristoow ila arag magacyadan: Axmed Xasan Cowke, C/salaan Hereri, Maxuud Sheekh Axmed Dalmar, Maxuud Cabdi Cali Ducaale, Cali Seenyo, C/xaafid Cawil Ismaaciil & kuwo kale, [soosaariyaasha] & [waraqriyaasha] oo dhan waxey ku beel yihiin milkiilaha [telafashinka] marka maxay kaga duwan yihiin meelaha kale ee qabiilada kale leeyihiin jawaabtu waa waxba, suxufiyiinta hore iyo kuwa cusubna waxay aheyd in la isku dhafo, maantase maxaad taqanaa maahan saxaafada Somaalidu ee waa qolama ama qabiil-kee tahay, ilaa dhawr suxufi oo aqoon iyo tayo saxaafadeed oo sare leh qabiil ahaan looga tegay taasina waa nasiib darro,” ayuu yiri Dr. Siciid. “Waxaana isweydiin mudan sababta saxaafadda Soomaalidu ula qabsan la'dahay tan caalamka, waxey tahay labo qodob, dadka saxaafadda ka shaqeynaya oo aanan laheyn wax qibrad saxaafadeed ah & Soomaalida oo aanan aheyn wadaniyiin, hanaankii saxaafadda waxaa loo bedelay hanaan ganacsi, waxeyna Soomaalidu u sameysataa saxaafada ganacsi, si lacag looga sameeyo, saxaafadna lacag lagama sameeyo,” ayuu yiri Dr. Siciid, wuxuuna xusay in warbaahinta Soomaalida marka ay ka hadleyso dhacdooyinka dalka ka dhacaya ay si tayo xumo ah ay uga hadlaan, oo ay ka wanaagsan yihiin warbaahinta ajnebiga ah qaabka ay u tebineyso. "[Telafashinka] Aljasiira marka uu ka hadlayo Soomaaliya waxa uu ku tilmaamaa dal la haysto oo gumeysi gacanta ugu jira, saxaafadii Soomaalidana kamaba hadasho dhibaatada Itoobiyaanka, waxaa la yaab leh in [telafashinyada] Soomaalida dhibaato kasta oo Itoobiyaanku geystaan aysan ku dhicin inay ka hadlaan, sababtuna waxey tahay biseyl baanan jirin," ayuu yiri. “Wadan kasta oo dunida ka jira marka ay dhibaato ku dhacdo waxaa badbaadiya dadkiisa aqoonta leh, maanta waxaa muuqata Soomaalidu in ay tahay dal gablan ka ah dadka wax bartay, oo kii waxbartay ama haleeli karay inuu wax un sameeyo uu waxqabadkiisa ku saleynayo qabiil” ayuu yiri [ Xigasho . Qoraalka waala tifaftiray.]
  14. Af waakoo mey liki aamee horey loo yiri. "Crush" or try to extinguish Soomaali spirit if you can by cheering Xabashi army. Go ahead, do cheer for them and their sycophant stooges.
  15. Kuwa kale dal jiro ayee leeyihiin oo isku xuduud ah, abkeey Soomaali sharci ma jiro, dalna dalkooda ah u dhow iska dhaafee degan maleh. Masaakiinta walaalaheena rafaadsan Eebboow u gargaar -- aamiin. Reer Koonfur Afrikada saan sameynaayo haddee saan kusii socdaan hosting Ciyaaraha Adduunka 2010 ayee weyn doonaan oo laga wareejin doonaa, markaasna ka shaleyn doonaan.
  16. Geeljire, Afsoomaali waaye, wah. Ereyo la isku kab kabay waaye, sida la iskugu keenayna Nuune ayaa sharxay, oo aad u faahfaahiye. MMA, hade waxaan dhoho ma garanaayo.. Hee, xaa jirina. Bir+Lab= BIRLAB=Magnet War+Faafin= WARFAAFIN= Broadcasting War+Baahin= WARBAAHIN= Mass-Media War+Geys= WARGEYS=Newspaper War+Baan= WARBAAN=Sentence Biiraa+Leh= BIIRAALE=Magazine Qor+Ool=QOROOL= Library Mash+Dhac= MASHDHAC=Music Beeg+Qaab=BEEQAAB=Format Or+Og=OROG=Colloquial Gar+Eef= GAREEF= Grammar Hal+Ged= HALGED=Subject Nuunka, aad aaba ula dhacay tan. Suu Afsoomaaliga hodanka u yahay arag, runtii. Qeyb ayaa jaamacadii Gaheyr oo Afsoomaaliga hormariskiis ku taalay, badanaana ereyada cusub meeshaas laga alifi jiray. Jacbaro, soo daa waxa ka qaldan.
  17. War ninkaan the old, chubby alcoholic, warmonger erstwhile British prime minister imagekiisa meesha soo saartay caaytamaayo day in and day out meesha carte blanche muu ka heystaa. Maba xishoonaayo his redundant, recycled caay iska socoto. War waxa afxumaa, oo edebdaranaa.
  18. Soomaaliya will be back, see ahayd iyo si ka wacanba, Eebba ha idmee. Haka quusan dalkaaga iyo dadkaaga, una duceey. Waxaa tirisay qof Xamar ku dhashay, kuna barbaaray ayaa yaqaano inta kale been. It was a living lived in heaven on earth. Iskool Booliisiyo kusoo dabaalo, Garoonka Diyaaradaha soo agmar oo Isgoyska Dabka kusoo dhac, haddaa shopping rabtid dhanka midig u qaado, dukaamihii casriga ahaa indha indheey, adigoo socdana Sayidka ku dhac, salaad maqribna Isbaheysiga ku tuko, haddaa rabtid sii aad Dhagaxtuur iyo magaalada hoose ama dhanka Madaxtooyada aad oo ku dhac Isgoyska Wardhiigley dhanka Sanca sii aad oo Fagax ugu sii leexo adigoo Yaaqshiid usii jeedid. Labadhagax ugu soo laabo, soo jeex Jidka Sodonka oo kusoo dhac Shiirkole haddana Afrikan Filaj, oo aad ka aadi kartid Kaasabalbalaare ama dhanka Tarbuunka. Tarbuunka ka bax oo Lambarafar ku dhac, Isbitaal Banaadir agmar, Digfeer mise Madiino midkood laba gees u aad ama horey usii soco kuliyadii Lafoole hoo dheh salaan. Gaheyr sii aad, oo degmada Wadajir kor kasoo gal, Tabakaayo Madoow soo cagmari, Ciyaal Faaycali u gambi oo kusoo dhac Buuloxuubeey jidka dekedda aadana raac ku dhac Iskool Booloosiyadii aad ka bilowday socodka, Xamarjajab sii aad haddaa rabtid oo Xamarweyne ugu gudub, Fiya'eejito mar, Dahablaha, Bacaadlaha, Boosteeyada. Ka bax Xamarweyne oo aad C/casiis iyo Boondheere, ku dhac Baar Fi'at, daartii Jirde Xuseen ee Savoy Centre, iskoolkii Bartamaha, wasaaradihii kor ka salaan, sii agmar taaladii Daljirka Dahsoon... Xamareey waa lagu xumeeye...
  19. Soo soo mood, oo soo dhaaf duqa. Xaa kale cusub soo kordhay? Dhankaaga qeyr, I hope.
  20. I wonder why the president of Somalia who in principle believes in the unity of Somalia and the resuscitation of our state... The octogenarian so-called "president" had no problem when those separatists tried to attend the last African Union conference in Ghana. It was Masar, not this infirm madaxweyne ku sheeg, who blocked their attempt of seeking an official entry.
  21. So you finally confirmed that in your mind Soomaaliya Galbeed is in "Itoobiya?" Really? "Soomaali Region of Itoobiya" ayaaba la leeyahay. What an insult to any full-blooded Soomaali u halgamay, una geeriyooday in that Soomaali land, from Axmed Gurey to Sayidka to '64 war heroes to '77 war heroic veterans.
  22. Is that you? Speaking of this "shir" [i am tired of shir meelna aan u socon, Soomaalidana aanba waxba u tareynin], watch this clip, where Sangub is one of the invited guests that open the venue. Ninka in uu isqarinaayo mooday. Since Jabuuti does not have any extradition treaty with Mareykanka, I hope he will remain safe for now.
  23. Soomaalida dhaqan uma laha to tip, same as gaalada dhaqan u lahayn one to pay the whole meal the group eats. You will not find a gaal who pays the group's meal. Each pays its share, where as Soomaali isku dagaalaan to pay. [Well, at least isku camiraan to pay...war anigaa bixinaayo, war maya, maya, aniga ayaa ku qoran ee jeebka gacanta ka bixi...war ii daa yaaqeey aan dhiibee... ] I don't tip, though Soomaalida timajariyaasha ugu daro kistoo, not tipping but if change soo noqoneynin ugu dhaafo, which is badanaa; for the rest non-Soomaalis, wanfaankuulo. Iyagee jirtaa. Nothing to do with lacag, but it is not our dhaqan. ------------ Kuusha, you can tip me, anytime, young iyo old labada waa kuu noqonaa as long as you are tipping. Heck, I don't mind if you are tipping a loonie or a toonie. Any shilin, err doolar, is welcome.