Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,633
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Originally posted by Ducaysane: speaking of Viagra, Odayaasha Minnesota viagraha waxay ugu yeeraan KICIYE. Mayaa, sheelaro ee ugu wacaan. Kiciye, balaayo ni kicisay dheh. Wiish miyaana.
  2. Qooq beel, kii maahmaahdaas alifay ayaa si xun loo haaye, ani allaheey ka alla, abaayadiis.
  3. Originally posted by Adam Zayla: what is 'small' in Italian? these structures are quite large. you used google translator didn't you? thanks btw! Biikole ma maqli jirin miyaa, Soomaalida ula jeedi jireen, I think, yariisoow. I don't know if the original Talyaani word, piccolo, was for short or small.
  4. Awgeeljire, maahmaahda waa qaladay, tan kale aaba ka daran oo ah: "Naag ninkii dhabo ayee taqaan." Balaayo ni dhabtay dheh.
  5. Aabahaa Eebba ha u naxariisto, janadiisana Fardowso haka waraabiyo -- aamiin, aamiin. Ereyga 'abaa' markaa maqlo waxaa xasuustaa how I used to think only inaa anaga kaliya ka isticmaalno markii Soomaaliya la joogay maadaama aabaheena ugu wici jirnay 'abaa' instead of aabo. How we revered this very word itself because of our aabo xishmadaa u heynay. Reer Xamarka aaba abuse gareeye lately, kii la arkaba 'abaa, abaa' ku leh. Darn, sharaftii ka qaadeen ereygaas. Believe me I can go on and on and on about my dear aabe without an ounce of shame saan uga hadlaayo una faaninaayo... Aabahaa faanis iyo wax kaleba uma baahno adi uu ku dhalay, Eebba ka sakowna adduunka ku keenay. Intaas ku filan. Eebba ha u naxariisto mar kale. ------------ Haye, kuweena aabo wali noqon xaa sameyneynaa hee in this special day? Ciyaal kuni kuni midkoo maka soo xadnaa hee, [wink wink, remember Ms. Nasty?].
  6. Money, qoftaa ka hadleysid sadexdaad midkood mooday, siiba Caasho Shaacuur. Iyagaa ururo hay'addo ahaa oo haweenka u gaar ah u horseed ahaa, hoggaamiyana.
  7. “Naagi nin qaawiyey kama quusato” Qaarkood maahmaahyada dhab waaye, laakiin. Kuwa kale oo kasii xun oo caan ah ka tagtay, sida tan ah naag la furay fadhi uma yaal. Kuwa nimankaba maloo naxariisan haddaa fiirisid. Laakiinse kuwa nimanka waxee ugu duwantahay nimanka kaligood ma quseyso ee lab iyo dhadigba wey quseysaa.
  8. Groom ditched for wedding barman London - When Andrea McMillan was heading to Cuba for her beach-marriage, she might not have heard the phrase: ‘One can find true love anywhere and anytime’. For that’s what happened with her when she met barman Jose Miguel at her wedding and cupid struck. The 34-year-old dumped her newly-wedded husband for the man she felt “love at first sight.” After she married Carl Taylor, 30, in a 4,000 pounds wedding ceremony and flew back home to the UK, love-struck Andrea ditched her husband and went back to Cuban capital Havana to be reunited with Jose weeks later. And now, the couple is set to tie the knot next month near the four-star hotel in Holguin where Andrea and Carl tied the knot and Jose handled the bar. Narrating her made in heaven union, Andrea insisted that she was a reluctant bride and was under many doubts the night before she married Carl. “I cried myself to sleep. I had to down a few pina coladas to go through with it. I told Carl I didn’t want to marry him but he said it was pre-wedding nerves. Our friends had saved to fly out with us so I felt I’d no choice but to do it,” The Sun quoted Andrea, as saying. However, this resident of Brighton, East Sussex, kept on thinking about Jose even while she was taking her wedding vows with Carl. “The first time Jose and I met, it was like we had been hit by a thunderbolt. Carl is a lovely man yet there were never any fireworks. But Jose swept me off my feet. It’s much deeper than a holiday romance. I can’t bear to be away from him. I go there every few weeks, I love every minute,” she said. While painter Carl, from Grantham, Lincs, tried his best to save his marriage, he had to give in to Andrea’s constant begging for divorce. She added: “I refused to consummate our marriage because I knew when I looked at him on our wedding night he wasn’t the one for me. All I could think of was Jose. But I did not sleep with him on my wedding holiday. We were both happy to wait.” And now, Jose has left his Havana job and is planning to join carer Andrea in the UK once his visa is sorted out. Xigasho
  9. Nin sigtay manoola. Beerlaawe how many times ka badbaadaa qaraxyadaaan? Eebba ha u naxariisto masaakiinta waxba galabsan -- aamiin.
  10. They are wonderful, beautiful kids with great dreams. Hopefully they will achieve, Eebbana ha u garabgalo.
  11. Haa, hadduu Eebba idmo. Adoo jilbaab jiideysid la arko. Amaaba kusii qurxoonaan doontaa?
  12. Haye, Kuusha, waxaa maqlay the little princess inaa sifaleeti u xirtid, oo training jilbaab ah ku jirto maxaa ka jirina? About the thread, ilmaha hala iska dhaafo, ha iska leer qaataanee. Dadka ciyaalkooda xirxiro, saas u xirxiro dhaqankaas kale meel ka keensadeen. Dhaqan Soomaaliyeed ma ahayn waxaan, wax dhaqan Carbeed u eg waaye, oo ciyaalkooda xataa wiswis ka qabo iska dado because cawra' la qarinaa. Cunug gabar yar Soomaaliyeed oo sideed jir ah cawra' maashee ku taalo laga qarinaa markii jilbaab loo xiraayo? Kuwaa leh training waaye, well iyaga markee yaraayeen masoo gishan jirin. Mise waagaas "badownimo" lagu jiray as they believe it?
  13. Laaluushkii hore loogu soo qaatay naftirkiisa la isku qab qabsan jiray, ee Sacuudigaan goormee Soomaalida baran doonaan, mise they don't care waaye warkooda? Sh. Shariif iyo xirtiisa isku siyaasadda yihiin haddii iyagana baddaan laaluushdoonka ah ka qeybqaataan, oo kamid noqdaan siyaasi dhab ayuu noqon doonaa oo lagu yaqaanay waxaas, heybadii uu dadweynaha Soomaaliyeed u haayena meesha wey ka bixi doontaa.
  14. When the USC overthrew Siad Barre, she became disillusioned with the Aideed and Ali Mahdi and joined the Red Cross. Now she is part of the civil society and is well known in Mogadishu. She advocates for peace and human rights issues. What a journey! and what a let down! But she is good at adapting to her environment and political realities. when the Islamic courts were in power, she showed a religious side to conform to the dictates of the radical elements. When they overthrown, she conformed to Ghedi and Yusuf's warlordism to the point she took part the fake reconciliation conference held in Mogadishu. As for now, under the Ethiopian occupation, insurgency and all of that craziness, she is inventing herself working with the business community, hospitals and clinics. She has an NGO that is trying to open a kitchen soup for the displaced. recently she sent me an email to edit a proposal to solicit funding from some organizations based in Nairobi. Caasho Shaacuur ka hadleysaa u maleynaa. Iyada, Maryan Xuseen Max'ed Awreeye iyo marxuumad, the late Madiino Maxamuud Cilmi [Madiino Jeneraal, Eebba ha u naxariistee] sadexda tiir ee haweenka Banaadir u taagnaa ahayeen intii dagaalada sokeeye socdeen, waa kuwii horseedka u ahaa in dib loo furo Isbitaal Banaadir.
  15. Ibraahin Suuleey nin af gaaban waaye, oona ahayn dadka spotlightka [waa warbaahintee] jecel. Hadduu saan yiri war la aamini karo waaye marka.
  16. Originally posted by Red Sea: quote:Originally posted by Adam Zayla: what's abufaas? like Vicks? Abufaash stems from the logo of one of the brand which had a hand holding hammer on it. You know hammer in somali is call faash, so it's abufaash. So yeah kinda like vicks. Hammer is burus, duqa. Reer Waqooyiga ayaa 'faas' dhahaan miyaa? Faas Koonfurta waxaa loogu yaqaanaa bahalka geedaha lagu gooyo.
  17. The only known stooge prisoner of Xabashi is this senile octogenarian lackey:
  18. Nicholas Carr started noticing the change in the way he thinks a few years ago, starting with his decreased ability to focus while reading books. I don't know about the internet and whether its result of my using is the cause for this, but myself I had noticed that as well. I cannot read the books the way I used to, long-winded articles as well.
  19. If "Israa'iil" has it and papers like Washington Post don't waste ink and downed trees to even bother about it, maxee ka rabaan dadka kale? Oh, yea, waa dalal Muslim ah. It is a Western exaggeration about rivalry between Sacuudiga and Iiraan. Iska horkeen jeclaa. Dabshid, ma nooleed duqa?
  20. Baddacas, waa kacsantahay -- and this is literally -- because hashii adigoo heynin ayaa laba hal dhagax ku soo qabatid rabtaa. Isdaji ninyahoow, hasha meel ku hubi horta, oo soo aragba. Doob dareen baa dilay la dhihi jiray, ee horta dareenka kistoo daji markaas mid kale warkeeda ka hadal. Adoo hal meel kusoo aqal xirin inaa mid kale ka hadashid wareer iyo nus waaye.
  21. Maya saxariir. Unuga gabay ma naqaano but waa shiribnaa, shirib fadaaseen? Aan ka bilaabo: Minii fatuuro fiiq tiraa Ninkii fadhaaya maa fayoow ...
  22. Waala soo wada nuugay, oo runtaa waaye. Laakiin saa u isticmaashay aflagaada u ekeyd. Kuna soo dhawoow shabakadaan.
  23. Dhashiike, baliis let us not go there and respect other members of the forum. Ceeb weyn waaye inaa saas ku hadashid.
  24. Deja vu? Redux? Ar Soomaali goormee ka daali doonaan watching this same filin, same version, same scenes year in and year out for almost 18 years. 6 POLITICAL GROUPS AGREE ON CEASE-FIRE FOR SOMALIA Six political movements from Somalia announced agreement yesterday on a cease-fire in their war-torn country in the Horn of Africa. Meeting in neighboring Djibouti, the groups also named Ali Mahdi Mohamed, leader of the United Somali Congress, which controls the capital Mogadishu, as head of an interim government for the whole country. The six groups announced their decisions at the end of a week-long conference in Djibouti. The meeting was not attended by representatives of the Somali Published on July 22, 1991, Page A07, Philadelphia Inquirer I hope to Eebbe as any peace-loving Soomaali would inay wax waxtaraayo kasoo baxaan, laakiinse intaas shir la qabtay, siiba kaas Jabuuti ugu horeeyo ee la qabtay 1991 ilaa hadda. Kan Jabuuti ma ahaan doonaa kii ugu dambeeye "shir dib u heshiin" Soomaali loo qabtay same as kuu ka bilowday? Will be seen.