Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,572
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    318

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Some of us had been in self-imposed silent mode about this new Jabuuti agreement. We are silent because we don't want another spectacular disappointments when our hopes are too high. We are also silent because we don't want to lessen others' high hopes. However, we also see the reality. The reality of how this agreement to reach its destination is doomed from day one, unless we are in some utopic daydreaming euphoria. Maahmaah Soomaaliyeed ayaa ah lan alifsheey humaadi albaqri miki toosaaw, loola jeedo wax day one socon karin, four months [in this case] kuma hagaagaayo. The official accord, as understood by the majority, stipulates Xabashi troops must be out from the occupied Soomaali soil [excluding Soomaali Galbeed, of course] within 120 days, right from the day it was signed of Juun 9th; the agreement also underlines in those same days Qaramada Midoobay troops will be deployed. This is not another thread against or for that accord signed in Jabuuti, in the day of Juun 9th in the year of 2008. This thread will chronicle how this agreement will not be possible, wouldn't be tenable and, above all, another dead Soomaali "heshiis" that would join the long list of the lost causes of Soomaali dib u heshiisiin agreements along with high-held hopes in the dustbin. It would also try to document if it can be reached within in those four months time frame. Or even in six months. So far 12 days ayaa kasoo wareegatay, and not a single Xabashi soldier left. Oh, forget about the little truce that had to be observed, as was per agreed. Already it was broken numerous times, however again ma rabno dad badan inay ka niyo jabaan. We hope the best, but yaanan indhaha la iska tirin at the same time. I hope to be wrong, but this thread will validate that ominous I-told-you-so some sceptics rightly believe, come Oktoobar 9th, Eebba hana gaarsiiyee. This is the 12th day since that agreement was signed and nothing is accomplished so far. It is tragic business as usual, innocents dying, starving and Xabashi troops still doing the xasuuq.
  2. Saasaa lagaa rabaa, raggeedi. Waxba haka cabsan kuwa rabo inay ku saxaan, iyageeba tooda heysataa, gibberish qoro. Qofaa qalad galin waxba ma barto. Never shy away from writing, reading and ku hadalkiisa afkeena hooyo hodanka ah.
  3. Dabshid, adigana hoggaankaan dalac bilaashka ah isku soo sharax nooh. Mise Maakhir needs you too miyaa?
  4. Hmm...aneeba teeda i heysataa lately when it comes to salaadda. Ever since as yariis a little boy as I can remember salaad ima dhaafi jirin, but lately, Eebboow noo dambi dhaaf. Marka maxaa dad kale tooda galnaa, anaga teena na heysato, nin or naag walba teeda heysato. Eebboow, rabiyoow raxmaan, na soo wada hanuuni adigaa qaadir ahee -- aamiin.
  5. Waraa Balaqoow shimee Koronto timid? I see the soccer tournament u timid, the Soomaali Week. Haye, laba group mee u kala baxeen once again this year? I hope not. Anyway, waxba kama qabo. What do you think on Kowda Luulyo day, which fortunately happens to be a holiday in Kanada as well? Inaa banooni sii ciyaarno waaye waliba, ha i dhihin dhafa dhaadheere haddaan hilfaha kuu qaadin. Kuusha, adiga xalwo ma lagaa rabo, ee daango iyo looska lee diyaari, meesha sidii shaneemo camal ka dhaceysee.
  6. Heshiiska Jabuuti: Faaqidaad iyo xog dheeri ah Tan iyo markii lagu dhawaaqay heshiiska Jabuuti, 11 kii qodob uu ka koobnaana ay soo gaareen warbaahinta waxaa soo baxay aragtiyo kala duwan iyo faaqidaad la saaray qodobadaasi iyadoo dhanka kalana aysan meesha ka marnayn mawqifkii ay horey u qabeen dadka qaar wax faaqidaya iyo xog yari ku gadaaman falanqayntaasi. Inta diiddan iyo tafsiirkeeda Dadka qaar waxay kolkii horeba sheegayeen inaan shirka wax wanaag ah kasoo baxayn qoloda Isbahaysiga ka aaddayna ay sharci darro ku aadday halkaasi, wixii kasoo baxana aysan sharci ahayn. Mawqifkan oo ragga Isbahaysiga ee Asmaro ku sugan qabaan iyo inta taageertaba waxay uun heshiiska ka raadiyeen wax taageeraya dareenkoodii hore ee diidmada ahaa iyagoo inta aadka u diidan usii kala qaybsan yihiin laba garab; Kooxda Asmara oo qabta in meesha qalad lagu aaday iyo talo aan loo dhammayn isla markaana aan la keeni nwax cad oo ciidamada Itoobiya dalka kaga baxayaan iyagoo dhanka kalena kusii giijinaya in xitaa aan ciidamada QM looba baahnayn hadday xattaa Itoobiya badalayaan oo taasi ay tahay jallaafo loo dhigayo guul ay aaminsan yihiin inay faraqa usoo gashay Iskacaabinta. Garab kale oo kasii xag jira ayaa jira oo iyagu aaminsan inaanba cid lala hadlaaba jirin oo mujaahidiinta kaliya ay intay ku qaadataba dagaalka wadaan ilaa ay guul buuxda ku xaqiijiyaan xabadda, wax ayna aaminsan yihiin in heshiiska oo mira dhal noqdaa uu halis ku yahay mashruucii Islaamiga ahaa ee ay iyagu wadeen oo ay doonayeen inay siday u fahmeen mashruucaa kaligood dalka ugu xukumaan iyadoo cid kale aysan shaqo ku yeelan karin talada dalk , marka laga reebo Islaamiyiin Caalami ah oo ay talo wadaag yihiin iyo in iyaga u hogaansanta. Labada garab ee heshiiska markii horeba sii diidanaa waxay heshiiskii ku fasireen inaysan ku cadayn bixitaan Itoobiya balse loo sharciyeey inay dalka joogto, madaxdii Isbahaysigana ay qadiyaddii khiyaaneen, heshiikana muqaawamadii lagu dhabar jabiyey sidaa darteedna ay madax cusub samaysan doonaan. Shabaabku iyana waa kasii xag jiraan oo waxay taagan yihiin kooxda Asmara qudheeda ee hoteellada iska dagtay ee isku jirka ahayd ama qawmiyiinta ahayd in jihaadkoodii dhammaaday oo kii Islaamka oo ragooda wadaan uu haatan soo haray. Marka laga yimaado qolyahaa mawqif cadba markii hore shirka kasii lahaa wax wanaag ahna aan ka sugayn balse u taagnaa sidii ay uga fal celin lahaayeen unasoo bandhigi lahaayeen ceebahiisa amaba u fashilin lahaayeen waxaa jira qaybo kale oo aragtiiyo kala duwan ka qaba. Sug oo Arag (Wait and See) iyo xog dheeri ah Waxgarad badan iyo shacabba waxay ku jiraan u dhimrin iyo ka warsugid maalmaha soo socda waxa heshiisku ku danbayn karo. In badan waxay qabaan haddii heshiska ay ka dhalanayso ciidamada Itoobiya oo dalka ka baxa muddo afar bilood iy waqti ku dhawba iyo ciidamo QM oo bedalaya la helo inuu heshiisku guul yahay iyo tallaabo xagga wanaagga loo qaaday. dadkani waxay isugu jiraan kuwo raji badan ka qaba inay taasi xaqiiqowdo iyo kuwa shaki ku jiro oo sugaya waxa kasoo naaso cadaada heshiiskan. Madaxda Isbahaysiga ee heshiiska saxiixday oo aan qaarkood la xariirnay heshiiska ka dib waxna ka waydiinay qodobada la saxiixay iyo muranka ka dhashay iyana waxay na siiyeen mawqif ka duwan waxa ay saaxiibadoodii ay is khilaafeen ka faafinayaan aad uga duwan. Ugu horreyn raggan waxaan weydiinay tafsiirka qodobka toddobaad ee uu buuqa ka dhashay kaasoo in badani leedahay in kastoo lagu xusay faqradihiisa a ) iyo b ) in muddo 120 habeen gudahood dhacayo isbedel ah in ciidamo QM la doonayo iyo in kuwa Itoobiya baxyaan isla mudadadaa hadana uusan cadayn. Faqrada [ A ] waxa loo fasiray inuu codsi uun yahay muddo 120 habeen gudahood balse aysan ahayn in mudadadaa gudaheeda ay ku dhacayso ansixinta iyo keenista, halka faqrada [ B ] ay tan ku xiran tahay oo haddii aysan markaa imaan ciidamada QM 120 habeen gudahood ay markaa Itoobiyaanku si joogi doonaan. Xubnaha shirka ka qayb galay ee aan waraysannay waxay innoo sheegeen in qodobka toddobaad ay ku cadahay in ciidamada QM ay ku imaanayaan mudada 120 gudahood ee codsi uusan 120 habeen u baahnayn oo saxibaba codsiga lagu sameeyey isla saacaddaa. Macnaha iyo tafsiirka luqadeed ee la isku qatay ka sokow waxay innoo sheegen in si fiican looga dooday arrimaha oo markii hore xataa uu qoraalka ahaa in 60 habeen gudahood lagu ansixiyho keenista, lixdanka kalana lagu keeno ciidamada, balse markii danbe loo dhigay in ansixinta iyo keenistaba isla noqoto muddo 120 habeen gudahood, iyadoo QM ku doodeen in ansixinta ay ku xiran tahay markii la helo ciidamadii aadi lahaa oo taa la kariyo, markaa anxisinta waqti uma baahnaa laakiin qalqaalinta ciidamada ayaa waqti u baahan markaa sidaa la iskugu furay labada lixdan. Cumar Idris oo ka mid ahaa madaxda aan waraysanay ayaa sheegay in haddiiba ay dhacdo in la isaga baxo heshiska ama muran tafsiir la damco in dib loogu dhigo fulintiisa ay markaasi halkii kasii wadi doonaan dagaalka ay ciidamada Itoobiya kula jiraan. Waxa lagu dhawaaqay waa xabbad joojin ee hub dhigis ama dhiibis ma aha. Haddii 90-ka habeen ee xabbad joojinta billawgeeda horeba ay muuqan wayso iimaanshaha ama jadwalka bixitaanka Xabashida, markaasi waxaa hakanaysa xabbad joojintii waxaana halkeedii kasii socon doonta iska caabintii meleteri maadaama heshiiskii iyo sababtii xabadda loo joojiyayba ay meesha ka baxday. sidaana waxaan kasoo xiganay mas'uul kale oo aan waraysanay. Waxa kale uu innoo sheegeen in heshiiska markii hore uu u qornaa in 45 cisho gudohood kuwa Itoobiyana ku baxaan kuwa QM-na ku yimaadaan, waxayse qubaro shirka joogtay sheegeen inay adag tahay in ciidamada QM ee laga keenayo dunida muslimka ay adag tahay in waqtigaa lagu helo sidaa darteen waxaa laga dhigay 120 habeen oo ah mudada ugu danbaysa ee la rabo inay ku yimaadaan cidamada QM, kuwa Itoobiyankana ku baxaan, waxaase dhici karta kala wareegga labada ciidan inuuba dhoco intii aysan afar bil buuxsamin. Waxay noo xaqiijiyeen xubnaha aan waraysanay in jawiga guud ee wadahdalku ahaa in ciidamadaa la helo mudadadaa gudaheeda, kuwa Itoobiyana waqtigaa ku baxaan oo marka qoraalka qofba si u fahmi karo marka laga yimaado ay jawiga wadahadlka aad ugu caddayd haddii aan ciidamada QM la helin, kuwa Itoobiyana bixin mudadaa gudaheeda aysan jirin heshiis meel mar noqon kara ama miro dhal ah. War jiraaba cakaaruu iman, haddii asbuucyada soo socda la arko sansaan muujinaysa sida madaxda aan waraysanay wax u dhigeen waxaan shaki ku jirin in Soomaali badan ay qorshahan taageeri doonto, madaxda Isabahaysgia ee heshiiska saxiisadayna loo arki doono geesiyaal marka ay arrintu u hirgasho sida ay u dhigeen macanaha heshiiska, inkastoy jiri doonaan kooxo mar walba diidanaan doona in nabad lagaaro haddii aysan waxa ay rabeen oo dhan xoog kuwada helin. Haddiise sida dabacsan ee mugdigu ku jiro ee ay qolyaha awalba diidanaa ama shaki inta qabtaahi u dhigtay ay arrintu noqoto, waxaa markaa mugdi soo wajihi doonaa mustaqbalka siyaasadeed ragga Isbahaysiga u saxiixay heshiiska, haddii aysan is daba qaban oo aysan qiran in wixii ay ka filayeen heshiiska looga baxay, soona hungoobeen, isla markaana ay halkii kasii wadaan iska caabinta iyo dagaalka ay hakadka geliyeen. Ugu danbayn waxaa quman in la ogaado cid walba oo marka horeba horey ka diiddan ama horey rajo ka qabtaahi la ogaado halka ay ka imaanayso xog badanna la raadiyo waxa soo socdaana la arko ee aan degdeg iyo caadifad lagu salayn taageero ama diidmaba. Goobjoog
  7. Salaan sidoo kale adigana. Ha dhaaf, ha dhawoow, soo moodna. Welkam.
  8. Yariiskii Ceyroow? Already his legacy is felt online, I guess.
  9. Originally posted by Adam Zayla: Bisinkaaaa! sidii oo nooceebeyay maanta wiilkan, caadi maaha lol horta darka dumarka leh oo so qiishtay markas birthdaykiis celebrate gareeyay, nin walaan....xata maliinwalba dadka guriga degiin asaga la dagaala calaashan cuuntada dan kitchenka ka dameeyay lolol quote: what is he doing? he is having toast, eggs, spaghetti, mushrooms and tomatoes ...loooool.... Waxaasaa Afsoomaali la dhahaa inta kale ka cabso. Waraa Daa'uud Waraaqle goormee Afsoomaaliga saan u daadisay? Waaw iyo wuuw iga dheh.
  10. Originally posted by Abtigiis & Tolka: Kaalay, meeshan ileen dadbaa sharciga ka sareeya. Oodweyne's argument looks pretty good and classy; but I thought clan names are not allowed here. I remember I was banned for a lesser offence. Anyway, given the man's weight, I wouldn't be surprised if there are exceptions to the rule. Ninkan inaan isku taataabto marabo nin loo gali karo ma aha!!! Duqa, waxba constraint ha isku sameynin. Dhiibo your aragti, as freely as saa u rabtid. And noo, qof ka sareeyo ayaaba iska yar axdiga u degan golahaan. Nin ama naag walba has to adhere to those simple site bylaws, called Golden Rules. We cannot always read each posted post. It is not unusual to miss some, including those that supposedly break the site's rules. That is why under each post has a "Report Post" post sign, should a post break the site's rules. Now allow me to read this thread and see if any of the site's laws is deliberately broken.
  11. Raggeedi. Wax Muslim sheeganaayo ayaaba gaalkii ka daran, siiba kaas Nuur la leeyahay. Lacag u daran, intaas ka keeneyso. Two-star kulahaa. Once again, raggeedi waaye the owner. Qofba wixiisa la quman. Jaad ma cuni, but waxaa la yaabanahay is that in those same Carab countries, including Masar and Khaliijka kuwa ah, and where qamri is legal, jaad is not allowed at all. Mise jaad waa faqiir man's drug waaye. At least jaad kuma qorno mamnuuciisa Quraanka Kariimka. I hope Ayuub wouldn't mind if I move it to General section.
  12. Raggeedi. Wax Muslim sheeganaayo ayaaba gaalkii ka daran, siiba kaas Nuur la leeyahay. Lacag u daran, intaas ka keeneyso. Two-star kulahaa. Once again, raggeedi waaye the owner. Qofba wixiisa la quman. Jaad ma cuni, but waxaa la yaabanahay is that in those same Carab countries, including Masar and Khaliijka kuwa ah, and where qamri is legal, jaad is not allowed at all. Mise jaad waa faqiir man's drug waaye. At least jaad kuma qorno mamnuuciisa Quraanka Kariimka. I hope Ayuub wouldn't mind if I move it to General section.
  13. Kuusha, who are those three fellas in that image of your signature? On their chest, something about "Celtics" is written on, yet they don't look to me like any average Irish redhair. Wax baa qaldan nooh.
  14. Laakiin masoo hadal qaadi karo Xabashada waxee ka dhigeyso Xamar soo ma'aha? Maya, taas aggression ma'aha, but a neighbourly conduct waaye miyaa? Afkiisa ma qabato, heck wadnihiisa xataa ma u awoodo in uu ka dhaho wax waxa ka dhacaayo dalkiisa because of cabsi iyo fuleynimo Xabashi daraadeed. Shuud.
  15. “ Muddo bil ka badan ayaa Sarkaal Soomaali ah oo heystay Ciidamada jooga Xaruntii Saraakiisha waxaa biyo ku dhaansanayay Ciidamada Itoobiyaanka ah ee ku sugan Xarunta Wasaaraddii gaashaandhigga, markii la soo daayayna dalkaba wuu isaga tegay” ayuu yiri Col. Caddoow oo sheegay in sababta sarkaalkaas loogu xadgudbay ay ahayd isagoo diiday in uu qaato amar ay siiyeen ciidamada Itoobiyaanka. Ma murugoodaa, ma qososhaa, ma fajacdaa, madaxa maa luxdaa. Runtii tan maa noo dambeysay?
  16. Originally posted by Ducaysane: speaking of Viagra, Odayaasha Minnesota viagraha waxay ugu yeeraan KICIYE. Mayaa, sheelaro ee ugu wacaan. Kiciye, balaayo ni kicisay dheh. Wiish miyaana.
  17. Qooq beel, kii maahmaahdaas alifay ayaa si xun loo haaye, ani allaheey ka alla, abaayadiis.
  18. Originally posted by Adam Zayla: what is 'small' in Italian? these structures are quite large. you used google translator didn't you? thanks btw! Biikole ma maqli jirin miyaa, Soomaalida ula jeedi jireen, I think, yariisoow. I don't know if the original Talyaani word, piccolo, was for short or small.
  19. Awgeeljire, maahmaahda waa qaladay, tan kale aaba ka daran oo ah: "Naag ninkii dhabo ayee taqaan." Balaayo ni dhabtay dheh.
  20. Aabahaa Eebba ha u naxariisto, janadiisana Fardowso haka waraabiyo -- aamiin, aamiin. Ereyga 'abaa' markaa maqlo waxaa xasuustaa how I used to think only inaa anaga kaliya ka isticmaalno markii Soomaaliya la joogay maadaama aabaheena ugu wici jirnay 'abaa' instead of aabo. How we revered this very word itself because of our aabo xishmadaa u heynay. Reer Xamarka aaba abuse gareeye lately, kii la arkaba 'abaa, abaa' ku leh. Darn, sharaftii ka qaadeen ereygaas. Believe me I can go on and on and on about my dear aabe without an ounce of shame saan uga hadlaayo una faaninaayo... Aabahaa faanis iyo wax kaleba uma baahno adi uu ku dhalay, Eebba ka sakowna adduunka ku keenay. Intaas ku filan. Eebba ha u naxariisto mar kale. ------------ Haye, kuweena aabo wali noqon xaa sameyneynaa hee in this special day? Ciyaal kuni kuni midkoo maka soo xadnaa hee, [wink wink, remember Ms. Nasty?].
  21. Money, qoftaa ka hadleysid sadexdaad midkood mooday, siiba Caasho Shaacuur. Iyagaa ururo hay'addo ahaa oo haweenka u gaar ah u horseed ahaa, hoggaamiyana.
  22. “Naagi nin qaawiyey kama quusato” Qaarkood maahmaahyada dhab waaye, laakiin. Kuwa kale oo kasii xun oo caan ah ka tagtay, sida tan ah naag la furay fadhi uma yaal. Kuwa nimankaba maloo naxariisan haddaa fiirisid. Laakiinse kuwa nimanka waxee ugu duwantahay nimanka kaligood ma quseyso ee lab iyo dhadigba wey quseysaa.
  23. Groom ditched for wedding barman London - When Andrea McMillan was heading to Cuba for her beach-marriage, she might not have heard the phrase: ‘One can find true love anywhere and anytime’. For that’s what happened with her when she met barman Jose Miguel at her wedding and cupid struck. The 34-year-old dumped her newly-wedded husband for the man she felt “love at first sight.” After she married Carl Taylor, 30, in a 4,000 pounds wedding ceremony and flew back home to the UK, love-struck Andrea ditched her husband and went back to Cuban capital Havana to be reunited with Jose weeks later. And now, the couple is set to tie the knot next month near the four-star hotel in Holguin where Andrea and Carl tied the knot and Jose handled the bar. Narrating her made in heaven union, Andrea insisted that she was a reluctant bride and was under many doubts the night before she married Carl. “I cried myself to sleep. I had to down a few pina coladas to go through with it. I told Carl I didn’t want to marry him but he said it was pre-wedding nerves. Our friends had saved to fly out with us so I felt I’d no choice but to do it,” The Sun quoted Andrea, as saying. However, this resident of Brighton, East Sussex, kept on thinking about Jose even while she was taking her wedding vows with Carl. “The first time Jose and I met, it was like we had been hit by a thunderbolt. Carl is a lovely man yet there were never any fireworks. But Jose swept me off my feet. It’s much deeper than a holiday romance. I can’t bear to be away from him. I go there every few weeks, I love every minute,” she said. While painter Carl, from Grantham, Lincs, tried his best to save his marriage, he had to give in to Andrea’s constant begging for divorce. She added: “I refused to consummate our marriage because I knew when I looked at him on our wedding night he wasn’t the one for me. All I could think of was Jose. But I did not sleep with him on my wedding holiday. We were both happy to wait.” And now, Jose has left his Havana job and is planning to join carer Andrea in the UK once his visa is sorted out. Xigasho
  24. Nin sigtay manoola. Beerlaawe how many times ka badbaadaa qaraxyadaaan? Eebba ha u naxariisto masaakiinta waxba galabsan -- aamiin.
  25. They are wonderful, beautiful kids with great dreams. Hopefully they will achieve, Eebbana ha u garabgalo.