-
Content Count
17,572 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
318
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
How shallow without being abashed some people can get. Read on. --------------- Only pretty people need apply to website Think you're gorgeous? Then you probably think this site is about you. BeautifulPeople.net, a website for and about hotties, launches a Canadian version this week – Canada being the 16th country to pull together the prettiest so they can date, chat, hang and hook up with only one another. The owners blatantly say "no uglies allowed." If that seems to indicate there's something a little ugly about BeautifulPeople, the founders say get over it. "We are born with eyes, not antennas," says founder Robert Hintze, 31, an attractive, if not gorgeous, blue-eyed Dane now living in Rome. "Humans have always worshipped beauty." He adds that studies show beautiful people earn more, are thought to be nicer, and are treated more leniently when they blow past a stop sign. Hintze and his business partner Greg Hodge, 33, a Brit based in Los Angeles who joined the company and began the beautiful-world domination in 2005, hasten to say they're not making anything up. "We are not setting the standards. People naturally prefer attractive faces." They stress the site is egalitarian, in that its members vote on any new wannabe, much the way jury selection works. Globally, the odds are one in 10 that you'll be accepted. Each brave soul who posts a photo and profile to be assessed can watch the 72-hour, minute-by-minute judgment take place, in the form of a sort of thermometer that moves from "yes certainly" through to "absolutely not." Men rate women and vice versa, and the global trend is that men rate simply on looks while women read the profile. It seems a Porsche and a corner office can make a man a lot more handsome. Once accepted, newbies have two days to decide whether they want to sign up for the $25/month (on average) privilege of membership. So far, 175,000 beautiful people have said yes. A core of "founding members" in each new country kick off the selection process. Once a critical mass is reached they, too, have to succumb to the jury to be validated as pretty enough to play. Though it started as a dating site, perhaps the most attractive aspect of BeautifulPeople is the fact it is now a much sought-after community for marketers, or anyone who needs to fill a room with lovelies in exchange for their endorsement as "influencer." Hodge says so long as it is "on brand," BeautifulPeople would willingly invite the community to open a new club, for example. And seeing someone gorgeous drink a particular brand of booze might make you want to do the same. The difference is, you're likely the one who will pay for it while Pretty Face over there sips free. One of Canada's founding members, Cheryl Meyer, 24, is further proof that dating is beside the point. The gorgeous redhead has a boyfriend, has never rated anyone and won't ("It's not very nice to say someone isn't attractive"). She joined to network. "Launching" also means Hintze and Hodge have been in town for six weeks, visiting clubs, meeting people, handing out business cards (which are shiny plastic, perhaps a perfect metaphor, and impossible to write a phone number on), all documented by a production company making it into a 13-episode reality series for Slice Network to be broadcast this fall. Of the two founders, Hintze is the active "dater," falling in love weekly according to Hodge, and has been validated as a beautiful person in every country in the Beautiful-People world. Hodge, on the other hand, has only posted a profile in Japan – where his very British looks were accepted. He's also getting married in September. Did he meet his wife on BeautifulPeople? "She's very beautiful. But no, I met her the traditional way." Toronto Star
-
Bush had said waxyaabo terriblly and diplomatically faux pas ah, but this one is not that bad.
-
Sh. Sharif at his best--many thanks to BBC
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to xiinfaniin's topic in Politics
This thread is closed. It is unfortunate, last resort, but it has to. Dad waa weyn waxaas ku hadlaayo ma fiirsan karnee, Eebba na abuurtee. -
Buuxo understands gabayada by marxuum Yamyam? Babababa, waala dalacee. Bas waaye, Afsoomaali barfasoorad ka noqonee mar dhow.
-
Juun 09, 2008 to Oktoobar 09, 2008
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Qeybo badan aan qoraalkiis kaga raacin ku jirto, siiba kuwa uu ka bilaabay maqaalka. Having said that, he also does make some concrete, irrefutable points. Anyway, those two are the negative points being made against that shir. Kuwa positive ah soon waa arkee iyagana since this thread's intent neither disapproves shirkaas nor approves its agreement. -
Kuusha, xaala qoslee? Seef haddaa aragtay bas yaah. Meesha xalwo aa lagu gada nooh. Signkaas qeybta hoose ka maqan ku qorantahay "Xalwo Hilaal." Nuunka, kooxdaada "Soomaali United, FC" maala dhahaa iyagana? Kuwa ayaa inta ka jiro saas la dhaho, sanadkii horena soo baxay finalka. Kuwa qatar waaye, oo in badan jiro. Haddaa imaaatiin amee magaca badala idin dhahaan. Tuujka, aniga waligey tournament inaa ka qeybqaato ma u ciyaarin, oo Soomaali maryooleey murunkooda ogahay, dhowr jeerna la i dhahay noo ciyaar, ka diiday. Laakiin meesha ka ciyaaro inaa ku geeyo waaye, meesha caadiga loogu ciyaaro. Adoo buus buusan haddaadan kasoo bixin lee.
-
Juun 09, 2008 to Oktoobar 09, 2008
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Heshiiska Jabuuti hal baan ka leeyahay Qofkasta oo u dhuun daloola siyaasada iyo taariikhda dalka Soomaaliya, wuu ku qoslayaa heshiiska ka dhacay dalka Jabuuti. Inta aan khaladka layga fahmin, waa aan taageersanahay heshiis, maxaa yeelay ilaah baa yiri heshiisku waa khayr. Qofkasta oo daawaday barnaamijkii (warlord next door) ee laga soo daayey channel 4ka dalka Ingiriiska isla markaana si toos ah loo soo geliyey shabakada Youtube, waxa uu ogaanayaa in aysan waxba gacan iyo gunti midna aysan inoogu jirin, oo aan nahay dad iyo dal la haysto. Dhanka dawlada kama imaan karo heshiis, aan ku dhisnayn maslaxad dal kale, mucaaradkuna kama imaan karo heshiis ay ka midaysan yihiin. Waxa ka dhacay Jabuuti waxa ay ahayd siminaar Soomaalida lagu xusuusinayey in aysan dalkaan lahayn cidkale, in uu wadankii bur-bursan yahay, oo waxa laysku dayayey in xididkii wadaniga ahaa ee ka dhintay dagaal huriyeyaasha lasoo nooleyn karo. Maxamed Cawad Cabdalla oo ah wakiilka UNta waxa uu u sheegay wariyeyaasha caalamka in uu heshiiskaan ahaa kii afar iyo tobnaad laga soo bilaabo maalinkii la saarey Maxamed Siyaad Barre. In uu horumarona ay ku xiran tahay dadka Soomaaliyeed ee dhibaateysan. Waxa uu Cabdilaahi uu saxiixay in Itoobiya laga saaro dalka sida uga dhaqsaha badan uguna dhow, meesha ay Maxkamadaha Islaamiga ogolaadeen in ay joojinayaan xabada ka socota Muqdisho. Been haddii aan laysu sheegayn, Cabdilaahi Yusuf dalka kama saari karo Itoobiya iyo cidkale, Maxkamadahana ma joojin karaan dagaalkaan joogtada ah ee ka socda dalka meelo ka mid ah. Dad Cabdilaahi Yuusuf ugu dhow dhiig ahaan iyo siyaasad ahaanba ayaa sheegay in hubkii lagu tuurey Cabdilaahi Yuusuf markii uu aadayey dalka Jabuuti uu ka imaanaayey xaga xeradii ciidanka Asluubta halkaas oo ay haatan dagan yihiin ciidamada Itoobiya. Itoobiya in ay ka baqday culayska uga iman kara caalamka shaki maleh, taas waxa daliil u ah, in uu ninkii u talinayey dalka Soomaaliya Generaal Gabre uu tagay Jabuuti. Sidoo kale safiirka u fadhiya Itoobiya dalka Jabuuti, waa uu diidanaa in shirka laga saaro. Waxa taariikh cad ah oo meel walba ku qoran, in dadkii ay Itoobiya u dhiibtey Gobolada Soomaali Galbeed (********ya) ay noqdeen kuwo dalka ka baxsaday, kuwo ay laysay iyo kuwo ku raagey xabsiyadooda. Sheekh Shariif Shiikh Axmed iyo kuwa isaga ku xiran waa danwadaag niyad fiican oo qunyar socod ah. Waa dad raba in ay dalka dawlad fiican ka dhalato oo waa dad raba in cadawga dalka laga saaro. Shiikh Xasan Daahir Uweys iyo qaybtiisana waa dad niyad fiican oo mayal adag, laakin labadan koox xalka isku si uma arkaan, kuwa uu qabiilku diloodey maahanee waxa ay ka siman yihiin in uu dalka ka dhasho dawlad Muslim ah oo uu ilaah raali ka yahay. Kuwa qunyar socodka ah, iyo kuwa mayalka adagba uma taliyaan dhalinta dagaalka ka wada dalka gudihiisa. Soo jug-jug meeshaadii joog maaha. Sida ay ka dhawaajinayaan dad u dhuun daloola siyaasada Soomaaliya waxa ay sheegayaan, in Itoobiya laga saari doono dalka meelo ka mid ah, in lasoo kordhin doono ciidamada UNta. In mucaaradka aaminsan in lakala sooco diinta iyo siyaasada (secular) la siin doono jagada Ra’iisul wasaaraha, ka dibna Cabdilaahi Yuusuf marka uu wakhtigiisa dhamaysto loogu dari doono laba sano. Waxa intaa lagu daraa, in beesha uu ka dhashay Shiikh Xasan Daahir Uweys si gooni ah loola shiro, si ay markaa u joojiyaan taageerada ay u fidiyaan wiilashooda. Xigasho -
Juun 09, 2008 to Oktoobar 09, 2008
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Shirka Jabuuti, showr aan sharax badan laga bixin Hoggaan halgankiisii iyo hawshiisii kahor yimid I nkastoo jinsiyadaha kala duwan ee caalamka kajira ay qoloba qolada kale wax un uga duwan tahay haddana banii’aadamka waxyaabaha uu kukala duwan yahay waxaa kabadan waxyaabaha uu wadaago. Bal jinsiga Soomaaliga layidhaahdo waxaa ladhihi karaa waxaa jiro waxyaabo badan oo ukali ah. Waxyaabaha aan annaga kali lannahay waxaa kamida tusaale ahaan: 1 - Dal aan dawlad lahayn 18 sano dadkiisana ayna umuuqan dad dawlad rabo ama tabayo. 2 - Dal iyo dad magac leh oo dhul iyo xuduud leh cid iskudubariddayna oo magaca u bixisayna aan lagaranayn. 3 - Maxkamado aan dawlad lahayn oo haddana wax kala xukumayo. 4 - Magaalooyin dhisan oon dawlad maamusha lahayn balse wax walba oo kale leh. 5 - Iyo ugu danbayn hoggaamiyayaal iyo wafti meel loo dirsaday oo iskudaray inay goostaan, inay 360 darajao iswareejiyaan iyo inay dhagraan saaxiibadoodii ay islasoo halgameen islanasoo rafaadeen sabab la’aan, illeen qofbaa xitaa yidhaa waxbaan kacadhooday oo sidaa iskubadalee. Anigoon sheekada sii dheeraynaynin ayaan jeclaystay inaa xoogaa yar farta kufiiqo waxa ay laba Shariif kukaceen. Inkastoo Shariif Xasan Sheekh Aadan aan asaga lalaba yaabayn oo uu horey uga qaybqaatay sharciyaynta qabsashada gaalada madoow ay qabsatay dalkeenna, oo uu un kasoo cadhooday Odayga Axmaaradu gardaadisay markuu waayey wuxuu rabay, ee waxaa aad loola fajacay Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ladhihi karo wuxuuba caalamd u ahaa kacdoon sal u ahaa, islaanimada iyo Soomaalinimada baryahan soo udgayey, inuu intuu hoosta kala xidhiidho gaalo cad cad iyo kuwo mad madow oon innaba hayaaraatee aan dadkeenna iyo dalkeenna midna wanaag iyo ixsaan uhayn haddana qalinka ugu duugo ogolaasho inay dadkeenna dullaystaan asagoo sheeganayo inuu matalo Soomaali yahayna masuul darajo sare leh. Nimankii saaxiibbadiis ahaa oo afka goostay lehna annaga lamana soconno waxa Jabuuti kasocdo shuqulna kuma lihin ayuu damcay inuu magacooda wax kusaxiixo, waa il adayg iyo dhagar aad looga argagaxay loogana yaabay. Waxaa aad looga naxay waa qofkii dammiir Islaanimo kujirtee in dhabarka loo duway dadkii safka lugu wada jirey, in kooxdii Soomaalida ahayd ee uu cadowgu iskasoo hormariyey si ay ugu ceeb asturaan lahor fadhiisto, in lala qaxweeyo gaal madoow oo gacmaha kuwato dhiiggii culamada muslimiinta, dadkeennii maatada ahaa ee uu kas iyo kibir uxasuuqay iyo dhallinyaradii diintooda inay difaaceen u istaagay. Waxaasoo dhan waxaa kasii daran in lasaxiixay in labadbaadiyo Tigreega fartay qaadaanbaa lajabiyey ee ay uhadhay inay dabada jeediyaan ayagoo saynta iskaqaniinsan iyo in askartii Tigreega ee sheegatay inay dawlad tahay in loogu yeedho dawlad oo la ictiraafo oo lasiiyo xuquuq iyo sharaf ayna marnaba mudnayn. Hasha maankayga gaddaye mamasaarbay liqday Waxaa laga sheekeeyey oday soomaali ah oo caqligiisa iyo fahamkiisa laga yaabay, qolo ayaa isku dayday baa layidhi inay xujeeyaan (imtixaanaan). Kolba xujo ayaa loo keenaa wuuna furaa, markii laga quustay ayey qolo kutashatay inay odayga u helaan xujo uusan furi karin. Waxay soo qabteen hal geela gudunta ama masaarta inteeda birta ah ayey liqsiiyeen, dhuunta ayeyna u istaagtay, hashii marka waxna cabbi wayday waxna cuni wayday illeen birbaa dhuunta ufadhido oy kumargatayee. Odaygiibaa lalasoo doontay loona keenay oo layidhi bal hadda xujadanna fur oo hasha waxa hayo sheeg. Odaygii hashiibuu dhinac walba kamaray si walbana ufiiriyey, wuu arkay inayna hashu cudur saa usii wayn qabin laakiin meel un laga haysto. Markuu kuwareeray meella saari waayey waxa hasha hayo ayuu erayadan kor kuxusan kudhawaaqay oo uu yidhi “hasha maankaygay gaddaye ma masaarbay liqday”. Hadda shirka Jabuuti aadbaa loogu jaho wareeray loolana yaabban yahay waxa laga danleeyahay iyo ujeeddada kadanbayso, waxayse ubadan tahay inuu yahay iskuday lugula dirirayo diinta islaamka ee Geeska Afrika iyo jihaadka islaamiga ah ee kabillowday Soomaaliya. Nin masuul ah oo ay ummad dhan wakiilatay inuu mathalo oo xuquudeeda u doodo una difaaco inuu inta is dhagatiro oo hoteel iskuxidho gaalada cadawga ah wax alla waxay rabeen usammeeyo waa arrin aad loo qariibsaday lana fahmi waayey. Waxaanse shaki kujirin inayna arrinta shirqoolka kabillaaban jabuuti ee uu jirey xidhiidh qotodheer oo muddo usocday qolyaha heshiish kusheegga waday iyo shariifyada saxiixay labadaba. Dagaal faraha la’isaga gubtay ayaa socdo hadafkuna waa in cadowga duullaanka ah la’iskadhiciyo oo meeshuu kayimid dib loogu celiyo, Muxuu yahay marka heshiishkan aan la’islana ogayn loona diyaargaroobin ee sidii khudbo sireed hoosta la’iska xodxotay. Xadgudubka ay laba Shariif iyo wafdiga lasocda sammeeyeen [/b] Inay meel lafadhiistaan danbiilaayaal dagaal oon mudnayn ixtiraam in maxkamad lasoo taago oo ciqaabta ay mutaysteen lamariyo mooyee. Inay aqoonsadeen dawlad aan jirin oon aasaas iyo raad toona lahayn ahna wax gumayste cadow ah soo unkaday kuna amar kutaagleeyo danihiisana kufushado. Inay sidoo kale lashowraan gaal madoow oo dhiiggii muslimiinta soomaalida iyo kuwii Itoobiya kuhoos noolaa gacmaha kuwato. Inay saxiixaan qodob lagu dalbanayo in ciidamo shisheeye lakeeno soomaaliya. Afartaa qodob way kala xun yihiin kalana daran yihiin, waxaana ugu daran kan ugu hooseeyo oo ah arrin aad uhalisa larabana in lugu badbaadiyo Itoobiyo oo ay kabaxdo Soomaaliya iyo bad qabto, waayo shaki kuma jiro in lajabin haddayna iskeed ucararin maxaa yeelay Itoobiya awood umalaha inay kawaddo soomaaliya dagaal daba dheeraado. Ciidamada larabo in lakeeno kasokow inay Itoobiya culayska kaqaadaan, wax kale oo loo keenayaa inay maamul kusheegga sii ilaaliyaan meeshana kusii hayaan sidoo kale kahortagaan inuu dhasho nidaam islaam kusalaysan illeen wax kale looma guuxayo waa colaad iyo nacayb islaamka loo qabo darteede. Marka ninka sheeganayo inuu mujaahid yahay ama ahaa gaalana ladirirayo say kudhici inuu qodob caynkaas oo kale oo kasoo horjeedo wuxuu u dirirayey inuu saxiixo asagoo waliba og inaan cidna kuraacayn arrintaas oo uu kaligii kunoqon. Labo mid unbay tahay; in laga tanaasulay wixii loo halgamayey ee la aaminsanaa ama in la’iskhasbay oo cadaadis iyo handadaad kadib la’isku khasbay, wax udhaxayn karo labadaas kama muuqato meesha. Waxaa laba Shariif kahoos baxday : Inay hubsadaan inuu ururka ay magaciisa wataan waxna kusaxiixayaan uu raalli kayahay heshiishka, maxaa yeelay saxiixid wax lasaxiixo kaligeed macno yeelaysan mayso mar haddayna jirin cid diyaar u ah inay aqbasho oy fuliso heshiiska. Inay qadariyaan ururka ay kujireen mabaadi’diisa iyo ahdaaftiisa oyna kaligood iska amar kutaaglaynin ayagoon oggolaasho kahelin dadkii ay iskujaalka ahaayeen illeen meesha geel laguma dhacayee, oo hadday ayaga lanoqotay inay heshiis caynkan oo kala ah galaan inay kabaaxan ururka oy marka raadsadaan ayaga wixii la’aragti ah oy heshiis markaa galaan intii ay shabbad ayna lahayn kaligood oo docda lugula dhaggan yahay wax kudhufan lahaayeen. In hubsadaan in Tigreega meesha qabsaday diyaar uyihiin inay fuliyaan waxa lugu heshiini, haddiise ay dhacdo hadhow inay diidaan inay fuliyaan cid dammaanad qaadayso inay kahirgalini heshiiska. Ummadaha Midoobay ma’aha urur awood uleh inuu fuliyo waxayna saddexda dal ee Vitoda kuleh ayna wadin sida Maraykan, Faransiis iyo Ingiriis, ayagoon marka saddexdaas dammaanad lawada ogyahay oo saxiixan kahelin way adkaani inuu ballan loo qaaday fulo. Hadalka oo kooban Qofkii Muslim ah oo kaqayb qaatay hawshaas gurracan waa inuu faraha kalabaxo oo uusan islaamka iyo dadkiisa dhibaatayn maxaa yeelay waxa ay saxiixeen waa wax aan qof diin iyo dammir leh u cuntamin, iskadhaaf mujaahidiinta naftooda u huray oo u sitaagay jihaadka barakaysan ee waxaan aqabali karin dadka meelaha kale joogo ee niyadda kala jiro. Suurtogal noqonmayso hawl kummannaan mujaahidiin ah ay nafttoda usoo hureen qaarna u curyaamoobeen, sidoo kale shacab fara badan iyo culumo farabadan loo xasuuqay darteed in layidhaa waa la heshiiyeey ee halla illoobo oo gaaladii cadawga ahayd iyo kuwii askarta u ahaa soo hoos fadhiista hana idiin taliyeen oo waxay rabaan ha idinku sammeeyeen. Markay Reer Galbeedka intuu muddo ah lahaayeen wadaadada qaarbaa qunyar socod ah oo lala hadli karaa illeen waxbay ogaayeen, dadbay hoosta kawada xidhiidhayeen, dadbay wax isku ogaayeen. Laba Shariif marka aragnay qadiyadda Soomaaliya meeshay kajoogtay ee waxaan sugaynaa illaa iyo inta ay diyaar uyihiin inay u adeegaan qoloda hadda gacanta kudhigtay. Xigasho -
Suldan, Somaliland is recognized and happy days are ahead because a diplomat downplayed the crimes against humanity (commited by the TPLF), by claiming, "AI went to Hargeysa". Lets get the popcorn out shall we? It is sad to resist not to laugh at this, but one has to since wax kale aanan dhihi karin on this tragic comedy. Eebboow.
-
No reason has been given for these forced closures; however it could be under the pretext of martial law, which was announced this week. Among the stations closed are HornAfrik, Radio Voice of the Holy Koran, Capital Voice and Al Jazeera and Shabelle Media Network. Xigasho The TFG repeatedly closed major independent media outlets such as Shabelle Media Network, HornAfrik, and other smaller radio stations serving Mogadishu, claiming the broadcasts incited violence. Several journalists were detained for long periods without charge, apparently in an effort to suppress independent reporting. At least eight journalists were killed in the course of the year, making it the most dangerous year for Somali journalism since 1991. On the morning of August 11, Mahad Ahmed Elmi, a talk show host with HornAfrik radio, was shot in the head by two men armed with pistols. Just a few hours later, Ali Iman Sharmake, one of the owners of HornAfrik, was killed in a roadside explosion as he returned from his colleague’s funeral. On October 19, the acting manager of Shabelle Media Network, Bashir Nur Gedi, was shot dead at close range outside a cafe in Mogadishu. Several high profile journalists from Shabelle Media Network and HornAfrik fled the country after the killings. Threats to the media continued with a series of brief detentions of journalists and raids on local radio stations. On September 16, Somali government troops fired on the Shabelle Media compound and briefly detained 16 staff members, alleging that a grenade was thrown from the building, which Shabelle vehemently denied. The following day, government troops besieged the station with gunfire, allegedly injuring one staff member slightly and damaging equipment. Shabelle radio was closed for two weeks and returned to the air on October 2, after government troops withdrew from the area. On November 12, TFG forces again closed Shabelle radio without any explanation. Xigasho And do I have to remind about the other journalists killed in Xamar the past year alone, including Cali Iimaan Sharmaarke and Mahad Axmed Cilmi? The puppet entity you support and its master routinely do waxaas iyo wax ka daran -- but were you in this rushing mood to post those articles?
-
Originally posted by xiinfaniin: ^^Adeer Nur ii qor horta! Liqaayena ii qor. Kolbaa kuwaa murmi doonee, Sophistana ii qor.. edit: sadexdaa iisii qabo. We need -- should this idea be implemented, that is -- we need regular participants in this particular section; also dad regularly comment ka sameeyo too. Dadkaa magacowday dad saas ah ma'aha. Sophist sometimes ugu dhow, and knowing and having met the brother personally, wuu u qalmaa being a member of that said Editorial Board, waaba haddii la sameeyo. I do also agree with Che, too, that sister Lois Lane be a member as well.
-
Originally posted by Kool_Kat: quote:Originally posted by Castro: Try translating this: "Ani lee baraakadaada bukeen karaaye, ani lee bukeen karaaye." (LOL) And all these years, I thought it was 'Ani lee baraakadaada kugeyn karaayee, ani lee ku geyn karaayee'... Ceebeey tacaal... :eek: Ku geyn karaa kulahaa. Tan "beydaankaa, soo hoobiyee, halahoo isii, midig ka dhaw, bidix ka dhaw, sii sii malaboow, sanjab, sanjab" maxaa u maleyn jirtay iyadana? In beydaanka fruitka la cunaayo laga hadlaayo? Castro kaba sii daran needing its translation. Muxuu ciyaal Boondheere ahaa. Balaayo baraako bukeysay. Sahro Dawo iyo Jaangoow maa qaaday taloow? Heesaha Banaadiriga gacan, xusul iyo lug u taagay sida hoosta ugu giliyaan the unsuspecting maryooleey. That song is too XXX-rated, yet few understood the words' true meaning.
-
Nuune, imaada yaaqeey. I think the organizers do sponsor teams too, inkastoo laba organizer jiraan. We need to see new Soomaali teams from other European communities, like Finland, Ireland iyo Denmark. Kuusha, aniga iyo Tuujiye intaa ku kulmeenaa, sawirka hoos fiiri [already laughing knowing saa u qosli doontid]. Meeshaan ma taqaanaa hee? Ar gadaal wali Tim Hortons iyo Wendy's ma laga dhisinee. Xalwada aan kaa sugeynana inta kasoo gad yaah. Intee kale hee, inta lee nooh.
-
Tuujiye, I might be there on the opening day on Kowda Luulyo, Eebba hadduu idmo. If aad aadeysid adigana ila soo socodsii. Will there be again two tournaments at the same time? I hope not. If I miss the opening, then the final noqonee inaa imaado, but hopefully the opening imaaanaa. MMA, hayeh, amaa i dhahdaa hee Xamdi aa ku banaan bexeysiin idinkoo t-shirts calanka Somaliya horay ugayaal, kan Canadana gadaal uga masawiran yahay? Haa nooh, Kuusha, finaanadeey calanka Soomaaliya laga sameeye, oo baluugta ahayd, oona "Waryaa™" trademark geeska garabka ugu qorantahay imaanaa. Aw gaaboow aa ahayee, kistoo taag taagso yaah saa ii aragtid, haddii kale dadka ku dhex dhumaa ma la iga arkaayee, wah. -------------- Nuune, when will a Soomaali team from Ireland ever arrive in Koronto to participate? I am sure a good Soomaali team, capable of playing a decent soccer game can be found in Ireland. Kamoon. Heck, a Soomaali team from Australia even arrived here a few years ago. I hope inaynan jirin any logistical problems. Just got tired seeing xiito xiito players of several teams from UK year in and out.
-
Xaajiyada maxaa finaanada ugu qoran? "Blood to...?" Dahab aaba meesha dhan qabsaday iyo biriq biriq. Aroos lee iga dheh.
-
Cunug yar oo qurxoon. Intee ka keentay sawirka, yacni intee waaye meesha ee joogto ka wadaa?
-
Seccesionist may not speak on behalf of somalia!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to RedSea's topic in Politics
Baddacas is not your classic "secessionist" nor a "separatist," particularly far from the hardcore ones, who speak or write as though they are not even Soomaali, delusional wada ah. Our brother believes, in the end, Soomaalinimo, combined with Muslinimo. I don't think he will have any misgivings about Soomaalis united in a true, strong Soomaaliya and Soomaalis all being equal in where a just and true caddaalad lagu wado dhaqmo. Kii ku leh Soomaaliya kama hadli kartid kaama xigo first and, secondly, kuwa badanaa saas leh iyagaa ka daran the so-called "secessionists." Waa kuwa kaaro Xabashi soo kaxaystay, iyaga dulsaarana ku xasuuqay kumanaan masaakiin Soomaaliyeed. Kuwaas would be the last to preach about anything Soomaalinimo and anything that concerns Soomaaliya. Period. -
Colonel Aweis accused Sheikh Shariif as a CIA informer
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Koora-Tuunshe's topic in Politics
Why do some folks routinely post misleading titles? Do they read the articles they supposedly post mise expect us not to read and fall gullibly the deceptive title only? Where does it say Sh. Aweys accuses Shariifka being a "CIA informer?" Mise we are not reading the same qoraal? -
Originally posted by Che -Guevara: LooooooL@Nazi Speaking of etymology,does anyone know where the name Maana Boolyo (xaafad in Xamer) originated from. Cara take a shot. I think it did originate from the Talyaani word, monopolio. Of course, Ingiriiska as well borrowed it, via Latin, calling it monopoly. Why was it named or how it originated? I don't know, koley in uu suuq ahaan jiray u maleynaa, later expanding to xaafad. A lot of Talyaani terms loogu wici jiray xaafadaha, iskoolada, kuliyadaha Xamar ku yaalay. Kuwii iskoolada were wiped out by the Kacaanka, a few good things it did, hence we are glad we call them Xaawo Taako, Cismaan Geedi Raage, Baarbe, Yaasiin Cismaan. Many of them used to have Talyaani names. Some stuck to this day, though: Martiini, Kaasabalbalaare, Fiya'eejito, Fila Soomaaliya, Ansalooti, Aargada... ----------- Isqor bilaa liis is an oraah [a saying], not maahmaah. It is also important to note it is isqor bilaa liis, not lis, where the milking confusion part arises from. It is shaqaldheer, liis, not lis. It means qof meel iska sharaxay without being invited and who has the least concern of it. It also laga wadaa qof u hadlo qof kale isla qofkaas laga hadlaayo joogo meesha, and without specifically being addressed or requested to talk on the behalf of that person. And yes, the word 'liis' Ingiriis kasoo jeedaa, list. I think the phrase explains itself. One who invites him/herself where his/her name is not on the list, yacni asagaaba qofka isqoraayo. Go to and see your typical Soomaali aroos xafladiisa and you will see plenty of uninvited isqorayaal guests at there, and criticizing shamelessly arooska iyo aroosada for no reason at all -- bariis qalalan ayee meesha keeneen; ma aragtay see isku soo caddeysay; muxuu ku arkay taasna qaabka daran ninkaas; see ugu dheertahay ma aragtay; yaa yiri isla ciyaara wax ciyaar yaqaano ma'ahee... Maba isoga no body invited them to be there in the first place.
-
Undermanned Turkey pulls off miracle win over Croatia
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miriam1's topic in General
Waxaa ku nacay waa ultra-nationalists, waa Reer Turkiga, well most of them. Diin camal ayee nationalism u aamisanyihiin. Well, being nationalist is good, but waxooda is too much. Jarmalka was and always my favourite team, the earliest memory I remember being the World Cup of 1986 and I had been a fan of them ever since. Roomaniga [Rummenigge], Matiyoos [Matthaus], Foolar [Voller], Berehme [brehme], Kalinsmaan [Klinsmann], Biirhoof [bierhoff] iyo kuwaan cusub. Not to mention their former exciting coach [and player] Bakinbaawar as Soomaalis used to call him. Turkina now Islaanimo ula jiraa and being the underdog. Either kii raayo final imaado no problem ku qawaa. Beri iyo beridambana Talyaaniga hala reebo iyo Holland as well. -
Why don't you volunteer yourself, Xiimaayoow? I mean to lead that editorial board itself. Name your fellow members of the group that you find decent and are not blinded or shackled with some ideology -- be it clan, group, et cetera -- people in any given agreement. Then SOL members' will vote to approve. It will be a yearly basis and will rotate. What do you think?
-
Juun 09, 2008 to Oktoobar 09, 2008
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
We will see who will sing a different tune, brother, come Oktoobar 9th, Eebba anagoo caafimad qabno hana gaarsiiyee. It is not a defeatist not, it is a realistic as one can see it, without being swimming in some utter, hapless optimistism [not optimism]. Waxa waxa saxiixay waa Soomaali siyaasi ku sheeg, taas niyadaada haka saarin, plus how Xabashi will always sabotage any agreement that would see Soomaalis united and in strong. Xabashi did not lose thousands of its soldiers to go home when four mere months from now passes because some two men called Shariifs and their opposite Xabashi puppets signed a paper, a paper as meaningless in power to do anything as those who signed it. Xabashi sabotaged the C/qaasin's TNG, when it united the then ununitable [lack of a better word] warlords to form SRRC back in 2000. It didn't lose a single soldier then and it did whatever to sabotage that nascent adminstration. Imagine now? Been yaanan la isku sheegin. I hope, again, this latest shir succeeds for the sake of all of us who want to see and long a peaceful Soomaaliya again, but don't be surprised if we say I told you so when that day comes and this shir ship's hadn't sailed yet from its Jabuuti port. -
So how would one come up with one? SOL is not a news site; SOL is a forum, a discussion board. Already some are accusing it being leaning to one side or to another, all unfounded accusations. However, the moment SOL makes editorial [or the leader as our fellow forumers in UK might call it], then all accusations would be fired from left, right, down and above. And if it was done from the benefit of all, as a board consisting from all sides, then I don't foresee how four-sides of Oodweyne, Duke, Kashafa and Juuje [and they are only listed for example's sake] would agree of anything in Soomaali politics. If these four fellow forumers were members of SOL's editorial board and can come up weekly, centric point of view with an official site's stance of a collaborated writing form in agreement [or not], then it can be done. Otherwise...