-
Content Count
17,654 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
And who are "East African" people?
-
Originally posted by Che -Guevara: Gopey Aaw reer ing wiino ul malaag ing fuully eleeng liing fiiriya arryng luku sughaaw eretybyho ky eediyoony ly etheegsythaw umyty liing eleeyo ilkoo liing edaayaw Allyma ay kiingly moqyng Unugi af gaapyno owaadjkey yeraathy aathisba ilduufase iyow hang towaane amanglaathowa errase any gaaly iwaayti opood ildamyno inaathis ly rooghy Allyma ay kiingly moqyng Irmaangshey lang ughub i odooly eyaa eghyng ly roogho dughaag aruushe e iry dhiithi ilaalmy i owraad mal fara usyghiiby ho iniing dhuglahayny heela Allyma ay kiingly moqyng Iid wiing i oroos iyoowa liing mallythey ariiti isky toosing uungsysheeya tilmaang e oorky I aba fersaadky isgowka lyky gorythe alaayly alalaathy weerti aghal weydiyaasy Allyma ay kiingly moqyng Ol wiinaghy athablaaghy i uburee dhatiyo aarmighi haani isku anaanythey erraayi amuuthema oodey angshuur mal ku usaaw owlaaditiyoony ho obow jiringka leyiing Allyma ay kiingly moqyng Obsy haang ing goryne il nugheel luku waayi afaafsho kii ha surumooby usbyghy ing raariyaayi edkyjho amarsythywaayi iritiyo hangku gakaany ay leheey ho ku dhiithi araathitiyoony reedsho Allyma ay kiingly moqyng Abtirsiimothis lang meel dheer orooraso asalshey eeb ing lahaayne isirshey lygorythaw amaangtiyo liing dhikaane abshey lysuuraw usuuny eeng inis weela madby meelo uskythaw Allyma aykiingly moqyng Alifky quraang lang edkyjhey lyky hegaathiya Alifly kordhowey ly erraa Alifly hoos dhowey Afkyjhey wal lyky agriya tani arry waaqow usuuny Afki aathislang lyly ursiyey ingkiraaw Allyma ay kiingly moqyng Aryghaaby lang dhipa uungky athy kiing neeb othow iribta gooyaw ehel mykiing naghytha isheethy lang moogho Ally i rasuul ing goryny islaang kang ky aala ehebiya oo hee guraaw Allyma ay kiingly moqyng Afartaas irbid haang ibaarti my qaatine ishaarothey dheerta eed miing aftiimine wali any ly ufkulooby etheedi mahakii singne ingly jeedothey eda langki illaa i haty ingkasny Allyma ay kiingly moqyng Marka saan loo qoro, it looks and sounds like af jacburis ah, oo reer Mauritania ku hadlaan. Dadka Afmaayga sidaan loo qoraayo alifo ma'ogi mar walba sababtee isku taxluujiyaan xarfo ad adag, intaas kaliya Afmaxaatiriga iska dheereeya isleeyihiin. Laakin yaa u sheego Afmaayga in uu ka qatiimsanyahay Afmaxaatiriga, lahjad afaf shisheeye kale influence gareeye more than Afmaay. Gabeygaas, if it is simplified or if sida Afmaxaatiriga loo qoro, dad badan isla Afmaxaatirigaas ku hadlo waa fahmi karaan. Tusaale sadarka u horeeyo aan isku tijaabiyo: Aaw reer ing wiino ul malaag ing fuully eleeng liing fiiriya arryng luku sughaaw eretybyho ky eediyoony ly etheegsythaw umyty liing eleeyo ilkoo liing edaayaw Allyma ay kiingly moqyng Afmaxaatiri ahaan sida loo qoro hadduu yahay saan ayuu noqon lahaa: Aw reer in wiin [Aw reer u weyn] Ul malaag in fuuli [ul malaaq fuulay (saaran)] Ilin lan fiiriya [ilin(?) nin fiiriya] Arin lagu sugaaw [Arin laga sugaayo] .... Anaaba ku wareeray xataa. Here is a simplified one, from that famous song: Diinleeya, adale Diinleeya, adale Diinleeya, adale Diinleeya, adale Adduunyadaan la deera la waayee Deeq ii maal Daraja lan diida la waayee Malagii ku dilay lahaay sidiisiyo Aakhira lan doona la waayee Diinleeyaa, adale Diinleeya, adale I duleysadee, i duleysadee 'Aashaquun i duleysadee Alloow i daawee Diinleeya/adale is the Afmaay version of googaa/cadale of the Soomaali riddle. The song deals philosophical aspects of life, how people ugu daba ordaan material stuff and love itself as well, which at the end does not save and help you in aakhiro.
-
C/nuur Darmaan: “Markii aan maxaabiista Soomaaliyeed ka sii deynayey xabsiyada Turkiga, mas’uuliyiinta dalkaas waxay igu qaabileen anigoo huwan darajada madaxweynaha Soomaaliya” Dr. Cabdinuur Axmad Darmaan oo ah guddoomiyaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed oo taageerayaashiisu u doorteen inuu noqdo Madaxweynaha Soomaaliya sanadkii 2003-da ayaa isagoo ka hadlayey shir jaraa’id oo uu qabtay magaalada Muqdisho waxaa uu cambaareeyey dilalka loo geysanaayo dadka ka shaqeynaya samafalka oo dhowaanahan ku soo badanayey magaalada Muqdisho, isagoo sheegay kuna eedeeyey iney ka dambeeyaan dad cadow ah oo doonaya iney gooyaan gacan kaalmo u fidineysa shacabka Soomaaliyeed. Waxaa uu sheegay C/nuur Darmaan inuu ummadda Soomaaiyeed u soo jeedinaayo inay joojiyaan ugaarsiga ay ku hayaan shaqaalaha ka shaqeynaaya Samafalayaasha, kuwaas uu sheegay inay yihiin kuwo u adeegaya shacabka Soomaaliyeed, dhinaca kale, C/nuur Darmaan ayaa ka hadlay dadka Soomaaliyeed ee ku xirxiran wadamo dhowr ah oo ka tirsan qaarada Afrika “Aad bey u sahlan tahay sidii loo sii dayn lahaa dadka Soomaaliyeed ee ku xir xiran dalka Tanzania iyo dalalka kale, waxaana jirta in ehalada dadka ku jira Xabsiyada dalkaasi aan u diray liiska Magacyada dadkaasi, haddii la keenana waa sahlan tahay, Balse waxaa jira dalal dhowr ah oo kale oo ay ku xiran yihiin Muwaadiniin Soomaali ah, waxaana dalalkaasi ka mid ah Malaawi, Mozambique iyo Ruwanda” ayuu yiri Cabdi Nuur Axmad Darmaan oo sheegay inuu weli isagu yahay Madaxweynaha Soomaaliya. Sidoo kale Cabdinuur Axmad Darmaan waxa uu ka hadalay qaabkii uu dalka Turkiga kula kulmay xiligii uu soo daynayay muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xir xirnaa dalkeeda. “Waxaan Turkiga kula kulmay anigoo huwan darajo Madaxweyne Soomaliyeed, waxaana dowladda Turkiga u gudbiyay qoraal aan ugu sheegayo in dadka Soomaaliyeed ee ku xirxiran xabsiyadeeda ay igu soo wareejiso, weyna iga ogolaatay, waxeyna ii sheegeen in cidii doonta ee Soomaali ah darajadii ay sheegato ay ku qaabilayaan, arimahooda siyaasadeedna aysan faragashan doonin arrimahooda Siyaasadeed” ayuu yiri C/nuur Darmaan oo sheegay in ay Ummadda Soomaaliyeed ay u taalo cida ay dooranayso Darmaan iyo C/llaahi Yuusuf, wuxuuna sheegay inuu mar kasta dalka yimaado, islamarkaana uu inta badan howsha ka qabto dalka dibadiisa, maadaama ayuu yiri dalka aysan joogin safiirada wadamada caalamka si loogala hadlo arrimaha Soomaaliya. Xigasho
-
Originally posted by Malika: ^Well,it looks like we can cash in our unique features, saying that I havent seen a faraax modelling...[hmm,the skinny hands arent in fashion miyaa]..lol Here is one confused wannabe model. ____________ Dhubad, iskeen magaaladaan, adigee ku shidee haddaadan shidmin. Koronto bilaash looma dhihinee.. Maxee dad wareeray buuxaan, though.
-
Who can forget the memorable words he penned? Dumar kale ma caashaqin Hadal dambe kumaan oran Dooqaagu wuxuu rabo Kolan daynba kuu galo Wali diiday kuma oran Dadku wuu dagaalaa Dabadeed heshiiyaa Inaad raacdo duul kale Ma wax loo dulqaataa In Shooli's voice, of course. And of course that ruwaayad uu alifay, Shan iyo Tobankii Shumeey Eebba ha u naxariisto Marxuum Cabdalle Nuuradiin Axmed, samir iyo iimaana reerkiisa Eebba haka siiyo -- aamiin, aamiin.
-
Asmara: Xasan Dahir sacks Sharifs : wonderfull stuff
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
...Grand Mufti and Major General Indhacadde... Indhamadoowe xaaka rabtaa? At least this time he is pouring his energy into a heroic cause by fighting the Xabashi occupation. We should commend him for that, less about his personal ambition. -
It looks like xeeb Marka ku taalo, not Xamar. Daa'uud Waraaqle, do you know where the original source is, beside the shared imeem site? And did it mention which city it was?
-
ICU : No Talks Until Ethiopia Leaves Somalia
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Sidii laga rabay ayaa laga gaaray the liberation groups fighting the Xabashi occupation -- bitterly divided. Labada Shariif and their allies in ARS siriqdii loo dhigay ku dhaceen. Still, though, we will await waxa meel ku ogyihiin dadka kale ogeyn ay soo wadaan. -
Last time I knew I was a nomad in this section, so are you. Dad baa moderatornimo moodo wax weyn balaayo ah, kii la arkaba moderator, moderator lasoo boodaayo if aragti yar la dhiibto. Easy on it, yo'. Eesh caleeg Carabta dhahaan markaan camal, again.
-
Originally posted by Gediid: ^^^^U make sh!t up faster than anyone I know.AW DAL kulahaa waar 1986 ayaa AW DAL aabo siyaad sameeyey from carving up waqooyi galbeed.I guess since aad magaca soo sameysey kan ku darso markaas.Abu Aw Dal(Waqooyi galbeed) Intaadan degdegin, you need to check your comprehension since it seems you have a problem with it. You do seem to lack understanding a little paragraph. Buug iyo qalinlaabis soo qaado aan kuu kala dhig dhigee. One, I did not claim the name Awdal itself was officially known that place. I wrote this special word was bestowed -- loogu wanqalay (or should I make it bold) -- officially to that region in '80s because of its historical significance it has in Soomaali history. That region has some deep history that is relevant to Soomaalis. Yes, the word Awdal was unofficially known in that area (some called it Adal), but the word Awdal did exist in everyday use. [The Cambridge History of Africa (1975)] Secondly, every laba afar iyo shan jir soo dhigtay a kindergarten school in Soomaaliya knew when and how Awdal, the present-day official region, along with Gedo and later Sool, was created . Then again, perhaps, not everyone had the privilege uu kindergarten kusoo dhigto in Soomaaliya. Now casharka intaasha noogu ekaado, and know meeshaan is not tolkaville, where facts are fiction and fiction are taken as facts. Not at here, heed that.
-
Congs to Man_in_Malaysia iyo Gebadhiisa Cusub
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Yaabka-Yaabkiis's topic in General
Awguuriyo, hambalyo iyo boggaadin to the brother. Qeyr iyo mid wanaagsan oo sahlan Eebba haka dhigo guurkooda. -
So, Jacbaro, you have finally admitted you live in Soomaaliya. Did the delusion gone today? Good for you. Alas, it only took, though, one mere thread by a newbie foreign man to crush that delusion. Ma anagaa na iska kee gadeysay all this hoopla of living in separate "country" all this time? Eesh caleeg.
-
What is even more ironic is that, the given name of that region, Awdal -- the ironic part is that what this particular name stands for. Few people do know, however, this name does indeed relate to its historical significance it has in wider Soomaaliya context and history. Awdal [aw-dal] simply means the "father (source) of dal (nation, country)." It was bestowed the honourary word "aw" due to that region's importance in Soomaali history and what it had contributed.
-
Originally posted by Red $ea: Opposing the SNM is one thing, opposing somaliland is another. Same analogy can be said and used -- opposing and fighting against Siyaad Barre's last regime is one fact, dismembering the country for this sake is another, however. The SNM jabhad you are honouring did not even advocate the dismemberment of the country.
-
Waa lagaa qaaday, abaayadiis. Soo dhawoow wacan mar kale. Haye, sidii maa dabagaab u gishataa, dhagaxa u tuurtaa, oo wiil wiil camal iskaga dhigtaa, mise waa dalacday now dirac iyo baati isku taagtaa, oo aqiyaarad noqotay?
-
Sangub xaa saas ugu ceebeynee, waraa. Iska daa odeyga yaaqeey. About other young men, it is an unfortunate inay already most wanted yihiin in that state. I am sure some of them dalkeena ku raaxeysanoyaan, waa hore dhoofeen.
-
Laxwa... lee iga dheh.
-
Condoma Afsoomaali xaa lagu dhihi jiray horta? Sabaltiibo? Sasansiino?
-
Che, there is a reason why half million views under each Soomaali niiko clip on Youtube u tahay. Most viewed clips are always niiko by Soomaalida. Yaab lee. Either perverts, shaxaari or doobyaasha ka wada buuxo Youtube oo Soomaali ah.
-
Waraada shaxaari ma'ihi ee iga wareegsada yaaqeey. Baas banooni la ii salaaxay lee gool ka dhalinaaye.
-
Ciidamo uu horkacayo abu mansuur oo gaaray baardale
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Member-sol-'s topic in Politics
Is there a fake mujaahid, an imposter?