Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,633
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. KEBRI DEHAR Markee torture gareyaan ereyada Soomaaliyeed maxaa nacay non-Soomaalis. War Qabridahare dhaha dheh, Kebri beelee.
  2. Sanbuus is the most overrated wax la cuno Soomaalida cunaana. I can't stand that thing. Madax xanuun iyo waaba ku lablaboodaa urkiisa, siiba kan saliida miiran kuleelka ah. Now about malawax...hmmmm
  3. Caawa aad u dibirsanahay. Laba saac xanjo calaajinoyaa, still dibirka ma iga bixin. I couldn't even stay to pray taraawiix caawa at masaajidka. Balaayo baas isku guray, I guess.
  4. What would it change if Xabashi ciidan joogaan Waqooyi? They would just be another occupied ciidan stationed deegaan Soomaaliyeed. Buuhoodle ayee joogaan, does it change anything? Gaalkacyo ayee joogaan, does it change anything? Beledweyne ayee joogeen, Baydhabo ayee joogaan, Kismaayo ayee joogeen. Does it all change anything now? Haddeeba Xamar -- supposedly our xudun, Soomaali dhana xarun u ahayd -- maanta ku xaarayaan, meel walba ee Soomaaliya ayee tagi karaan.
  5. She tried her best to represent our dal. Waxa yar ka celinaayo waa dhaqaalo la'aanta iyo duraafaadka kale dalkeena heysto, and I am sure if a little investment of dhaqaalo heli lahayd and a little bit of training inay meel kasoo bixi lahayd.
  6. Malawax, malawax, malawax, malawax... Ma qoray again malawax? Or did I miss it to write? Malawax. I can eat 40 of them, if truly made si fiican. Dadkeena hunguri weynaa. Soon la gaarin ayaan badar ka hadlaynaa. Mishaari ma xumo too, siiba caano lagu shubay iyado kulul. _______________ LoL at kackac. Nuunoow iyo Afsoomaaliga uu soo qufo lee. Kackac aan cuno shimee igu dambeysay yaaqeey. Muxuu madax xanuun iga keeni jiray.
  7. Originally posted by Kool_Kat: Faynuus, sheekada hada wexey kusoo biyo shubatay ninkii hore oo qabi jiray bay nabsi ka gashoo ishiisaa kasoo baxday...O-H P-U-H-L-E-A-A-A-A-A-S-E!!! And that isn't the highlight of the story, wait wait it gets better: ninkii hore qabijiray nin fiican buu ahaayo, out of nowhere bay one day ku tiri 'war guriga iiga bax'...Wait wait, it doesn't end there: apparently the imaam who supposedly married them boqol dollar aaloo laabay to lie... If you ask me, they put the National Inquirer to shame... This is Kool_Kat reporting live from Toronto, back to you Faynuus... Waaw, adeeba war kuu duuganyihiin. Wiiw. Ileen Koronto wax walba waala isla maqlaa. I thought this city was big, la iska warqabin. Darn it, shuud. Sheekadooda banaanka ee taalaa haddii saas loo wada ogyahay then. National Enquirer beelee.
  8. Haloow, rooso maa i siineysaa? Where is the red card? I can't stand hollow and isku camirka qaafka ah, that is all. And, yes, that topic is very relevant to this topic.
  9. MMA, widaaw, sheekada dhameestir mee u baahantahay, maybe her side of story Sheekada wax aan ku darin ayaa jirto oo kas ugu tagay, ma rabin inaa sheego taas. Waxyaabaha inta lagu sameynaayo ama lagu takri falaayo waa yaabeysaa. All waxaa igu darnayd markaa arkay nin laba xaas not only same building u degneyn, but same apartment isla dajiye. He even made them to be friends, good ol' wifey friends la isla qabo. Yep, he lives right here in Toronto with them, oo midba ciyaal yar yar u heyso. Suu iskugu haayo iyo suu u qarinaayo adaa og lee.
  10. The title of that article is kinda wrong. Daljirka Dahsoon already halyeeyo horey usoo jiray la yiraahdaa. They probably should have used or called the qoraalka invisible heroes, kaas ayaa more appropriate u eg.
  11. Where was this new found national "interest" you write of when you were so ardently against this dowlad? Mise that adminstration the stooge Xabashada u adeego ma hoggaamin jirin? So a stable Soomaaliya was not your kinda of interest then, aha?
  12. Why all this name-calling? This aflagaado dad ayaa dhigtay caadi lately. Baliis, don't test our patience. Just don't. Benefit of doubt la idin siinaaye ayaa abuse ka dhigateen, abusing the rules, abusing the members. Let us respect one another. Maku celcelin kariyee. Wah.
  13. Originally posted by Alfa: Morgan aduunkii ayaa ciriiri ku noqday oo guri ayuu maxbuus ku yahay xabsi-guri isagu is gashay. Intuu joogaa horta?
  14. Why did you edit, sister? Dad waaniyo oo waanadaada camal wey u baahanyihiin aqiyaartaan. How is Imaaraadka? Kuleel iyo basteeda? I don't know how people can fast during the soon in that place. Oh, well, again, maalintii dhan waala jiifaa, I guess.
  15. War dambigaan aad galeysiin maa iska yareysiin. Qof dhan Muslimadiisa banaanka ugu bixin in lagu sheego wax kale waa dambi weyn, aad u weyn waliba. Siyaasadiisa qaabka daran oo qalafsan iyo diintiisa hala kala saaro, aqiyaareey. Dambiguu galay Eebbahiisa iyo dadka kumanaanta ah uu ka galay ayee u taalaa maalinta la isxisaabin doono, oo taas anaga nooma taalo hadda. Siyaasadiisa qalafsan inaa kasoo horjeesano, haa, taas noo taal.
  16. Oh, waa u bartay writing that way, sister. I hope inaa fahantay the main story. Oobis, I am already doing it. See, waa u bartay. Qajaanka, magac kale maa weysay, mise waaba tahay miyaa waxaa la baxday? Yaa wasqaan maku dhihi kariyee.
  17. Amazing stories you hear about Soomaalida qurbajooga ah. The wonders and surprises never seem to cease. There is this man, in this city of Toronto, nin weyn ah, lix caruur loo haayana xaaskiis u dhashay. So far, nothing wrong in this picture. Alas, the problem is, this same family man tried to revive the age-old tradition, with a new twist: Guur qarsoon with another woman in Toronto. Quite sometime ago, he secretly married a single mother with two children. Still not all bad, you would think; however, si qarsoodi ayee isku guursadeen, oo qof walba ka qariyeen ka ahayn labadooda and the Bakistaani "iimaam" who facilitated the nominal ceremony. So far still waa iska caadi, one would be opt to think. Alas, sheekadii la isku ogaa or not, qoftii kale uu guursaday uur ayee qaatay. She told him uur ayee leedahay. He suggested to her to have an abortion. Yep, an abortion. Still waa qarsoodi labadooda ah and would not have been public had she not insisted not to abort the child. Since uurkii sii weynaanooyo, banaankana usoo baxaayo, she could no longer qarin karto the marriage, runtii ayee u sheegtay reerkeeda. Upon hearing that, wuu xanaaqay and insisted nothing ever ka dhaxeeye between them, not even a salaan isla mareen waligood. He denied the whole nine yards, not even knowing her as a person, let alone fathering with her an innocent child. "Iimaamkii" Bakistaaniga ahaa ayee u tageen reerkeeda and odeyaal kale. The "iimaam" was asked if he knew the man was married when isku daraaye. Iimaamkii markuu saan maqlay, asagii ayaaba sheeko kale keenay, that he does not even remember he performed the marriage and would consult with his files to see if any. The iimaam has to deny it now because he realized baxar weyn ayuu ku jiraa, if he knowingly [and secretly] isku daray laba qof mid ka mid ah naag kale qabo in this country. He would lose his licence to begin with. War wixii dhan isku kacsan, the poor lady is said maalin walba ooyin la fadhisaa. She finally gave a birth to a boy. Why is he denying, you are wondering? The answer is two-fold: Same like the iimaam, the Canadian law ayuu mid ugu cabsanaa, tan kalena xaaskiisa uu hadda qabo waxee keeni doonto ayuu ugu cabsanaa. He also refused his DNA taken, insisting unless a court forces him to, not any Soomaali maryooleey.
  18. It is a very interesting video to behold. C/qaasin Salaad Xasan iyo Xasan Abshir Faarax oo joobano wada ah in 1986, oo waagaas xataa isagfadhiyo in celebration marking the bogus "doorasho" of Awsiyaad. Ileen dad kala hara maba ahayn waligood. Their image on the video comes in 6:36. Ar dad ladan oo aanan ka qasneen maxee meesha fadhiyaan. Soomaali saas ahayeen, maxaa u dambeeye. Again, dad wada tagay oo geeriyooday ayaa ka muuqdo. ______________ In the seventh minute, Faadumo Qaasin, Seynab Cige, Qamar Harawo iyo kooxdooda Waaberi ka muuqdaan meesha. [Who can guess and name others?]
  19. Odey dhaqameedka helped a lot in our culture in so long, that we took them for granted. Marka maanta markee soo baxeen kuwa caloooshood u shaqeystiyaal siyaasi sheeganaayo, oo hoggaana kusii darsaday magacooda, kuwaas ayaa undermine gareeye both their respective community's [clan's] support and, since siyaasi ku sheegaas been socoto yihiin, less trust of about anything ku saabsan politics, including odey dhaqameedka's involvement. They still have a place in Soomaali society, and can be accommodated.
  20. Wax laga hadlo la waaye, maxee dadna dambi kasbanoyaan in this thread. Nuunka, noo sheegba kutiri kuteenka ninkaas kuu sheegay. Wax extra ah already la ogeyn miyuu kuu sheegay?
  21. Jubba Airlines ka faa'ideysan doonto, by marketing it as a purely Soomaali-owned company, I guess. Daalo owners miscalculated by selling it, lacagta yar u muuqato u carfeysee.
  22. Magacaas madaxweyne ku sheeg ee Soomaaliyeed uu sheeganaayo ayuu heybadda ka qaaday.
  23. Qofta Reer Jabuuti ahayd caawa ordeysay yaa arkaaye in the 100 metre heat. Wiiw. The sister did try her best, laakiin meel wax murqo waa weyn oo wada kuus kuusan inay u dhawaan karto iska dhaafee... She even received a yellow card for a false start. Farxiyo Cali Buraale was her name.
  24. Kuusha, ma nooleed? Intee ka dhacdayna, and how is iskoolkii? I hope in uu madaxa kaa qabsan, oo aad iska dhicineysid, iskooleey baranbaro fiimtooy maku dhihi kariyee. Shabaabkaana markaa maqlo ereygaan Dubai airport soo xasuusanaa anoo joogo back in 2003. Ha isoo xasuusin, Eebboow.