Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,633
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Magaalada Baydhabo xiligaas waxay xarun u ahayd dadka maxaabiis ahaanta looga soo uruuriyo qaybaha kala duwan ee TFG-du maamusho, magaca xabsiguna wuxuu ahaa meel la yiraahdo Godka, taasoo ay iigu sheegeen qaar ka mid ah, turjumaanada Godkaasi joogey in la keeno habeen walba dad cusub oo u badan dhalinyaro, islamarkaana lagu jirdilo, loogu geysto dhibaatooyin ay ka mid tahay xaniinyaha oo looga qabto katiinad iyo caga jugleyn fara badan, waxaana su'aalo weydiiya niman Itoobiyaan ah, waxaana yaal halkaas dhibaato aan la soo koobi karin. Mar aan weydiiyey Godkan muxuu ahaa markiisa hore ayaa wuxuu iigu jawaabey wuxuu ahaa meel la gelin jirey diyaaradihii miiga ahaa ee ciidamada XDS [Xoogga Dalka Soomaaliyeed], waxaana loo sameeyey albaab yar dhamaan afkiisa waa la dadey, ayuu igu yiri turjumaankan. Waxaa kale oo aan weydiiyey dadka la keeno Godka, ma halkaas uun baa lagu hayaa mise waa la gudbiyaa, wuxuu iigu jawaabey inta badan halkaas ayaa lagu hayaa, boqolkiiba shan ayaa loo gudbiyey Itoobiya. Xigasho
  2. Aawey hee sawiradii kale ee Dhagaxbuur, Qabridahare, Iimeey, Qalaafe, Wardheer iyo degmooyinkii kale. We need to see them represented as well.
  3. Even kuwa sameeyo sambuuska ma cunaan. Maanta ayaa 15 pieces of sambuus iyo 20 pieces of bursaliid kasoo gadaaye at almost afur time. They were setting their own table for their own afur. Guess what ee miiska saaranayeen? Qaro, qudaar, mirooyin, qudaar kale iyo mirooyin kale kala nooc ah again, biyo qaboob -- all healthy stuff. Ileen iyagaa wax caafimaad leh kaa og.
  4. Eebba haka dhigo mid dadkeeda, diinteeda iyo dalkeeda wax u tarto. Waalidkeedana hambalyo iyo boggaadin inta ugu direynaa, siiba gabadha dhalatay hooyadeed.
  5. It is for the Old Man, who never wanted to leave Soomaaliya to begin with. But he wanted for a brief medical check-up, oo markuu arkay inay saas u adagtahay iska dhaafay since awalba anaga ku baryi jirnay in uu iska soo baxo lee mar, meel lee ha ahaataba. Sacuudiya loo helay, but wuu diiday, ma fadoow yiri. Sacuudiya sida lagu galaayo ka sahlan Keenya maanta by airline, mish macquul walaahi.
  6. Dhulqarnayn, would you stop aflagaadaan aan kala gambashada lahayn? In badan ayaa iskaga dulqaadanay waxaa qortid, siiba afxumada ah, but not anymore. I told you before don't taste our patience. Stop afxumadaan iyo afxumeynta. And stop insulting a whole clan, under pseudo pejorative caay, baliis again. Inaad especially ku celcelisid day in and out ayaaba kasii daran.
  7. Haye, muqalas Nuunka. Dalkugal [fiiso] Keenyaati maa so arrange gareyn kartaana? Reerka raadinaaye fiiso the last few weeks, oo ka imaanaaye Soomaaliya. Lix boqol US leeyihiin per fiiso, walina waala la yahay sidii lagu heli lahaa. Ar Keenya xee ismooday markee heerkaas isgaarsiisay, Afrikadii la ogaa lee ku taalee.
  8. Diseember 26th. Now, that means something to me. It was the day qax, qaxar, qiribnimo and all rafaad started in Xamar and still continues to this day.
  9. Originally posted by Dabshid: Ma la jiifiyana banaanbaa, Jareerweyne miyayna ahayn magac qabiil? Dhulka laga haystaa waa xagee uu rabo in u dagaalka ka bilaabo? Haddii la jiiftana xaa dhacaayo? Geelle, don't blame him. Sideed iyo toban sano ayee dulqaad ku jireen [not to mention boqolaal sano oo caay, aflagaado oo midabtakoor iyo timotakoor lagu sii daray], wax u naxaayana ma arkin, marka don't blame if he is thinking like that, qiiraa qaatay as he said in the interview. Soomaali waxee ku maahmaahdaa nimaan shantaada kaa reebin sharci kaama reebo. Maryooleey ma yaqaanaan inay kugu dhaafaan ka ahayn iinaa iska celisid, tusisidna see u dhaqmaayaan ula dhaqantid.
  10. Originally posted by Kool_Kat: ^LOOOOOL@1964 & 1977...Maad shib iska dhahdid in la'igu qabsadaan sugaayee... Isbitaal Banaadir mamaqashay? Balsoo ogoow dagaalkuu ahaa labadaas markii la dhisay Isbitaalkaas... Yac, shimee Isbitaal Banaadir uu dhisnaa xiligaas. Qaafka aa dhiibeysid jooji nooh, igaarta. Ar kaftan lee, wuu dhisnaayee, adi kaligaagana kuma dhalaninee nooh, ee certificationka waa laguula heystaa, waliba dhaqtar Iskiimoos i dhaliye ani. Laakiin ebidkey waa ii dhimanyihiin walax ku dhashay isbitaalada Madiino ama Digfeer wali. Dadka dhan Banaadir mee ku bilaabeen oo wixii ka horeeye dhan geed hoostiis mee ahayd sheekada. Ar Kuuleey dhalasho wacan oo wanaagsan, hana kuu noqoto mid Eebbe cimri dheer kugu siiyo iyo cibaado suuban iyo caafimaad wanaagsan iyo mid sanadkaan sanadkiisa kalena Eebbe nagu gaarsiiyo anagoo wada joogno oo caafimaad wada qabno -- aamiin, aamiin. Anything special aad plan gareyneysid? Waxaa maqlay meeshii u socotaa.
  11. Kuusha, haye, ma suxuuratayna? Soor aa ku saxuurataa maqlee.
  12. Saleebaan Colaad Rooble: "Dadka i aqrisanaya ha ila yaabina waxa aan sheegay waxaa iiga keenay karka" Saleebaan Colaad Rooble oo ah siyaasi ka soo jeeda beelaha Jareerweyne oo aan ku kulaney fadhiga Hoteel Imperial ee Caasimada dalka Jabuuti, islamarkaana aan ka sheekeysaney qaybo ka mid ah dhacdooyinkii ugu dambeeyey gobolada Soomaaliya ka dhacay gaar ahaan magaalada Kismaayo, waxna ka weydiiyey sida uu u arko shaqsiyan dagaalada ka dhacay Jubbooyinka iyo isbadaladii kala duwanaa ee aysoo martay magaalada Kismaayo intii uu burburka dalka uu ka jiray ayaa wada sheekeysigeenii wuxuu u dhacay sedan: Su'aal : Saleebaan, bal ka waran (adigaa Jareerweyne ahaayee) waxa ka dhacay Kismaayo? Jawaab : Beryahaan waxaa dhegeheena maqalkooda ku batey maalmahaan, iyadoo laga hadlaya magaalada Kismaayo iyo gebi ahaan gobolada jubooyinka, in siyaasiin, horjoogayaal beelo iyo dad kala duwan ay ku doodayaan wax aan garan waayey, laakiin iila ekaatay doodo ku salaysan beel beel yacni qabaa’ilnimo; fiiri waxa Jubbooyinka ka dhacaya durba waxaad dareemeysaa quus, yacni sida loo dhaqmo iyo sida aan loogu naxayn dadka aan wax iska dhicin karin bal waa uun isu muruq sheegad marba qolo ayaa loo muruq sheegtaa markaasay intay dibadaa istaagto, dib u soo qaabaysaa intay doonta haku qaadatee, way soo noqdaan intaas dad ayaa lagu tuntaa oo la dulmaraa marka la cararayo iyo marka la soo galayo , laakiin sidaa dow maha, aan isku dayo inaan dib u qooraansado wixii dhacay sanadahii burburka. Fiiri marba qolo ayaa isasoo maqiiqaysay, iyagoo magac ka dawun kuwa markaa jooga sita. Dadka Reer Gosha qadyaan ayey ka taagan yihiin waxaas, waxayna doonayaan inaysan sidaan ku khaatimaysan oo ay si uun dhahaan. S : Maxay tahay waxa ay dhahaan, Mudane? J : Annaga, yacni siyaasiyiinta beelaha Jareerweyne wax badan ayay dadka u diideen inay u jiheeyaan inay bunduq isticmaalaan si ay wax isaga caabiyaan anagoo ka fakarayna wax aanay qolooyinkaan walaalaheena ah aysan ka fakarin. S : Wax inooga sheeg arinkaas? J : Runtii haddii aan haa iraahdo waxaad ka warqabtaa Soomaalida qabiil ayay isu dishaa in mudda ahna isu dilaysay laakiin dagaalkii uu Jareer ku lugyeesho waa ka duwanaanayaa kan maanta socdaa ama lagu dhexjiray muddooyinkaan marka annaga waxaan garawsanahay in kaas qatyaan laga taagnaa marka mid ka culusna aysan ummada xanbaari kari sidaa ayaan uga gaabsanaynay laakiin waxaa loo qaatay kuwa aan micno lahaynoo aanba awoodaa lahayn laakiin Jareer maanta iyo shalayba wuu sameenkari lahaa waxa ay samaynayeen dariskooda. S : Waa maxay waxa aad damacsantihiin? J : Ee runtii walaal, ma rabo inaan ka hordhaco laakiin inay qaybaha kale ee Soomaalida ay haystaan dhulalkooda kuna nabdoon yihiin oo waxa laysku dilaya layskuna gaashaan buuraysanao bari gashoow uu yahay dhul Jareer ayaan qirayaa. S : Haddiiba sidaa aad aaminsantahay sidee looga gudbi karaa ayaad isleedahay? J : Dhageyso [ magac qabiil omitted ] ayaa ugu danbeeyay wax gacantooda ku soo noqsada deegaanadooda, dadkoodana ku naaloodaan waxa ay xaqa u leeyihiin inay helaan. Adeer iskamana imaan ee duurka ayaa loo galay wiilal badana waa lagu waayey. S : Maloo qaadan karaa inaad adigu wax aad kicinayaso xili aan loo baahanayn? J : Adiga fasiraada ha bixin, aniga waan garwaaqsanahay inuu dalka gumaysi uu ku jiro halgana loogu jira sidii loo xoreyn lahaa, qeyb baanu ka nahay waa waxyaabaha aan doonayno inaan doorkayaga ka qaadano oo nalagu dhaliilayo, nalagu quursanayo bari kamaalina aan filayno inay caqabad nagu noqoto, haddaanan u istaagin waxaa imaankarta in dadka loo istaajiyo inay u istaagaan difaaca diintooda dalkooda iyo karaamadooda. S : Mala dhihi karaa waa howl aan waqtigeeda la joogin waxa aad ka hadlayso? J : Waxa waaye ma jiraan wax waqtigeeda aan la joogin, waa la joogaa waqtigeeda maantana waxaan kuu sheegayaa dadka Reer Jareer meelkastoo ay joogaa wacyigooda waa ka duwanyahay kii hore tusaale maalin dhaweyd waxaan qad isgaarsiin kaga qayb galay kulan ka dhacay Manisooto oo cara Mareykan ah waxaa halkaa fadhiyay dad aad u tira badan waxay ka arin sanaayeen side suuratagal ah ee arinkaan looga gudbi karaa runtiina waxbaan meel isla dhignay waana lagu dhaqaaqayaa haddii Eebbe idmo. S : Waa maxay waxa lagu dhaqaaqayo? J : Dadkaas aad ayay u qiiraysnaayeen waxayna ii sheegeen in tirikoob ahaan ay Mareykanka iyo Kanada ay ku nooshahay 50 kun qoos oo reerahaa ah aniga waxaan ku iri qooskiiba ha iibiyo hal qore Ak 47 ah waayna qaateen waxayna isu saareen guddiyo ka shaqeeya arinkaa oo gaarsiiya Yurub iyo Khaliijka. S : Mala oran karaa waxaad u soo tafa xeedanaysaan inaad ummadaas hadda nabada u degan dagaal gelisaan iyo qax? J : Wallaahi anaga wax badan ayaan ka warwareeganay horeyna waan kuugu sheegay Jareerta ayaa ku maahmaahda: Ku qabsatay iyo qadar Alle waa qeebsadaa . Marka waxaa nagu qasbaya waxa nahaysta ayaa xun waxa aad ka hadlayso. S : Ugu danbeyn maxaad u soo jeedinaysaa dadka ku aqrisanaya? J : Waxaan leeyahay dadka i aqrisanaya ha ila yaabina waxa aan sheegay waxaa iiga keenay karka. Xigasho
  13. Nuunka, kan arag iyadoo Afinigiriis loogu micneeye ku jiro. Qaar kalena ka tagtay ku jiro xataa.
  14. Ma meeshaan islaamo ayaa soo galo? Waaw. Abootooyinka waa idin salaamay marka. Maxaa ku imaatiin inta taloow? Kuraasta curyaanta mise bakoorado aad kusoo dhutisiin?
  15. Sadex bilood tagtay. Hal bil dhiman and waxna isma badalin. War Abwaan, haye, manooleedna igaarka? Intee ka dhacday.
  16. Originally posted by Username: Aren't there already prisons in somalia in Garrowe, and northwest somalia. I still believe my idea of imprisoning secessionists is good, or put em in an asylum where they are brainwashed into becoming ideal somali's who love their country and people. Fair enough. What do you suggest to do with those who brought and are still bringing Xabashi troops into our sacred land and still support for its occupation? And on the top of that, what to do those who cheerlead those Xabashi puppets? What are we going to do with them? Build boosaneero for them, wasaqdooda wasaq ha lagu dhaqee? Do you agree?
  17. Ee haddii Afsoomaali dhan kaliya la qoraayo, kuwaa qortay Afsoomaali ma wada ahee, ma ogidoo? "Waqti" erey Afsoomaali ma'aha. Inta kale wey roonyihiin, though, inkastoo micneys kale u baahan, sida "hal dhinac." Hal dhinac of what, of where, of how... Xaa tirina? "Shufeer aan qabay..." Intuu ku dambeeye hee, sadexdiisa ma siisayna? Mise qixii aa idin kala dhumiyey? Ar how is your soon going so far?
  18. A good example is the STOP sign: would it say "ISTAAG"! Stop would be joogso, not 'istaag.' About the other signs, si fudeed waa loogu micneyn karaa. Tusaale kuwaa soo qortay qaarkood: Do not pass = Ha moodin [Moodida waa mamnuuc] Do not enter = Ha galin [Galida waa mamnuuc] Pedestrians prohibited = Dadka isku socodka waa mamnuuc [socodka waa ka mamnuuc] One way = Jid hal meel u socdo No parking at any time = Gaariga la dhiganaayo waaka mamnuuc -------------- Kuwa kalena saas camal. ______________ Nuunka, intaa usii galin mawduucaan, "cute" Afsoomaali noogu micnee. Erey u dhigmo afkeena ku jiro soo sheeg. Isku dhaceyso? Isku dhacaayo? Kala dhacaayo? ________________ Tuujka, baac, Kuusha Laandaroofal ma wadi jirinee, Isusu [isuzu] ee inyeetaro ku wad wadi jirtay iyadoo bacaadkii Tarbuunka kala jeexeyso. Aneeba maalin i sigtay oo abuucirbad ku ciyaaraayo. Eesh caleeg, barbaartaan abuucirbad xee ka yaqaanaan, let alone kamadaariyo.
  19. Originally posted by Juje: quote:Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Soomaaliya needs as many maanokoobiyo as possible. Isbitaal Martiini, the former asylum, should be expanded. Sxb I think you should get your facts right - Ospedale Martini was never an asylum place nor for mental cases. IT is the first General hospital of Somalia and the biggest. It was a pioneer only later to be ignored in favour of Digfer, Banadir, and Medina. However it continued to surface by housing and treating those that were wounded in the 77 War - and it still does. It lives on charity from local and international level. Should Somalia have prisons? I thought they already had them. Isbitaal Martiini, to the best of my knowledge, had a section dadka waalan lagu treat gareyn jiray with a residence part cordoned off. Yes, isbitaal caadi ayuu ahaa waayadii hore and halyeeydii dagaalkii Soomaali Galbeed kusoo dhaawacmay lagu daaweyn jiray in the later times, and they still do live in there. Those halyeey were also built Shaneemo Shuun for them in Kaasabalbalaare.
  20. Caawa was fine about afurka. It was actually great. I ate a lot of malawax, not to mention the malawax was made by someone very special, so it tasted a bit more macaan than the usual malawax. All thanks to that special person.
  21. Soomaaliya needs as many maanokoobiyo as possible. Isbitaal Martiini, the former asylum, should be expanded. Dad wada jiran ka buuxo, kasoo biloow kuwa buufiska dilay, kuwa wada siyaasi ismoodo, saqiirkooda ka biloow ilaa kabiirkooda wada siyaasi sheeganaayo or trying to be experts in politics 101.
  22. Worry not. Read on. Google Amends Chrome License Agreement After Objections Google will dump a section of the licensing agreement for its new Chrome browser after some Internet users objected to its copyright implications. Google said Wednesday it would dump one section of the end-user licensing agreement that gave the company "a perpetual, irrevocable, worldwide, royalty-free, and non-exclusive license to reproduce, adapt, modify, translate, publish, publicly perform, publicly display and distribute any Content which you submit, post or display on or through" the new browser. Several Web users raised copyright and privacy concerns about portions of the licensing agreement shortly after Google launched Chrome Tuesday. Some critics suggested the language would allow Google to use any Web content displayed in Chrome without getting copyright permission. Google said it borrowed language from other products, "in order to keep things simple for our users," when it inserted the copyright provision in the Chrome license. "Sometimes, as in the case of Google Chrome, this means that the legal terms for a specific product may include terms that don't apply well to the use of that product," Rebecca Ward, senior product counsel for Chrome, said in a statement. "We are working quickly to remove language from Section 11 of the current Google Chrome terms of service. This change will apply retroactively to all users who have downloaded Google Chrome." In addition to the perpetual copyright granted to Google in section 11, the license allowed the company to "make such Content available to other companies, organizations or individuals with whom Google has relationships for the provision of syndicated services, and to use such Content in connection with the provision of those services." That language comes from Google's universal terms of service, the company said. The wording lead to a copyright debate on Slashdot.org, although one poster noted that Slashdot's parent company, SourceForge, uses similar language in some license agreements. Florida lawyer David Loschiavo dissected the Google licensing agreement in his own blog post. "In other words, by posting anything (via Chrome) to your blog(s), any forum, video site, myspace, itunes, or any other site that might happen to be supporting you, Google can use your work without paying you a dime," Loschiavo wrote."It applies to everything you pass through Chrome. Google can take your submitted content and edit and reuse it all they want, as long as they do so in connection with Chrome." The license agreement seemed to assume that Web users had ownership of all the content they produced and displayed through Chrome, he added. Employees of Web publishers or universities probably couldn't legally agree to the Chrome terms of service, "because these people most likely don't have the right to give a license to the intellectual property (IP) they produce," Loschiavo wrote. "Most likely your employee or student agreement requires that your employer/university exclusively owns all IP that you make during your time there." Web content creators, such as news writers and musicians employed by a company, may have been in breach of their employment contracts had they agreed to the Google license, he said. "Further, you probably can't use your company or school email with Chrome, because your company probably exclusively owns your email, and you can't give away a license to something you don't own," Loschiavo wrote. "You also can't make representations to Google that you have the power to license this IP if you don't." Other companies have attempted to use similar language in Web-based products, including Microsoft and AOL for their instant messaging products, Loschiavo said. Those attempts raised objections as well, he said. Xigasho
  23. Sheeko dalac bilaash iyo barobagaanda kale raqiis ah. It doesn't look like wax BBC qoreen, ee intee ka keentay?
  24. “We don’t Know What is in This Constitution; it is in English and I can’t read or write English” Hadduu warkaan run yahay, maxee Soomaalida afkooda suuban hoos u dhigeen. Kii dowlad ku sheegana saas camal waaye, oo the "official version" waxaa la dhahay kan ku qoran Afingiriiska waaye. So if anything la isku qabsado kan Ingiriiska lagu kala baxaa. What the...
  25. In aan wareero maa rabtay, duqa? Adoo aad u dharagsan see u taagnaanee. Halkii rakaco ayaaba nus saac ah.