Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,572
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    318

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. This is non-issue. We are facing some greater issues that much concerns us Soomaalis than this, should I say, fiddling one. Sar la dumiye tan ma ugu horeynin, and I am sure tana uguma dambeyneyso. Our worries, I am sure, are much greater than this trivial, non-issue issue. Masaajidadii dadka ku tukanaaye ayaaba fakan la', wax kale sheegeysiin. Kuwaan Shabaab la leeyahay waa kuwii u diiday inay dadka kale ciiddaan another day. Iyagoo salaatada ciidda ku jiro qorigooga la galay masaajidada, kana soo kaxeeye dadkii tukanaaye iyagoo waliba qadaanqadinaayo iyo karbaashaayo. Marka dad waxaas ku sameynaayo kuwii Muslimiinta la ahaa ayaa waxaa noo sheegeysiin idinkana waxaas kale ee sameyeen.
  2. Dadkiina aqriyo wuxuu ninkaan qoro and then complain about the contents you already know waxa kasoo bixi doono. Why u aqrineysiin his stories. Anigaba maba aqriyo, and surely I have no problem with them. If you don't want to read that 'dirty' stuff, then don't read. It is as simple as it gets. Wah. Kuusha, would you be so kind to summarize what the story is about. Sabaltiibada meesha ka dhaceyso aaba la yaabee. Hal habeen toddobo dhan la isticmaalay, dad loo gali karo ma'aha dadkaas then.
  3. LooL at Sack, Sophist and Nuunka. I had an insider info myself of his imminent arrest from the Kenyan authorities nooh. Otherwise, I wouldn't have made that comment, since it would've been a libel.
  4. LoL. Madax luxid wey dhaaftay, this coming from a man in a country ku jiray kuwii baangadaha isku qaatay, qoorta iska gooynaayi and dab isqabadsiinaaye in maalin caddeey in the name of tribes. Kuwa adduunweynihii ka yaabay. Suu ciyoow u ilooway igu daranba, sanadba kama soo wareeganinee.
  5. Ee yaa u sheego oo ka heysto. Why can't they do it? By all means, go ahead, Mr. Kibirkoriye, err Kipkorir. Wax kibirka kaa bixiyo adigaa soo arki doonee. The map aaba i dishay iyo siduu u kala qeybiye. His hatred of anything Soomaali xataa Jabuuti ugu fakan weysay.
  6. Originally posted by AYOUB: Do Somalis (long fingers and skinny legs variety) have albinos? Come to think of it, I hadn't seen faradheer albino ah. I am talking about maryooleey, of course. But yes, I had seen some albinos oo Soomaali ah, but they weren't faradheer.
  7. Buuxo, I can't believe you had never heard qawad. It is a skin condition dadka ka muuqdo, siiba on the neck and face, particularly on the neck, though. It might look like qaanjeer, but instead of being on the top of skin, qawadka ka muuqdaa inside the skin, a bit discoloured waliba asagoo ah. This brief article might help you. -------------- Su'aal : Asalaamu caleykum. Qawad maxaa keena? Maxaa la isaga daaweeyaa? Dhowr daawo ayaan u isticmaalay, wuuna iga hari la'yahay. Ee maxaan ku sameeyaa? Wabilaahi towfiiq. Jawaab : Soomalida waxa ay u taqaan qawad waa noocyo kala ka duwan oo kuligood ah skin conditions (cuduro ku dhaaca maqaarka). Qaarkood waxay la xiriiraan wax ka dhaxeeya maqaarka iyo waxa jirku u isticmaalo in uu iskaga difaaco infectionka iyo waxa la mid ah (immune system). Dadka qaarkiis immune systemkooda ayaa si aanan la fileen wax ugu dhima maqaarka. Si taas oo kale loo daaweeyo waa iyada oo qofka la siiyo boomaatooyin u sheegaya jirka in uusan maqaarka wax yelin (steroid creams, etc). Marka daawada waxay ku xiran tahay waxa keena dhibatada. Waxaan kugula talin lahaa in aad haddii ay kuu suuroobayso aragtid dhakhaatiirta ku taqasustay maqaarka oo loo yaqaan dermatologist. Waxaana qasab ah in daawada ay ku siiyeen si joogta ah u isticmaashid. Mahadsanid. Xigasho
  8. Peasant, have you ever read what the old members of Reform party members believed and what that party's manifesto was? And they still believe, albeit hiding behind the old Progressive Consersative brand, though interestingly they dropped the 'progressive' part after the two parties merged. Just tell me or give me the issues that compel me to vote a Conservative -- of course as a minority, Muslim and Afrikaan anigoo ah. They offer me nothing, only against what I am -- being a former refugee, which that party members never liked to begin with. They have Stockwell Day -- do you want me to dig what he used to say and still says? And I don't even have to remind you what Stephen Harper used to write, especially during his leadership at the anti-immigrant and anti-social healthcare National Citizens Coalition, an organization that steadfastly campaigned against the universal free healthcare, admitance of Vietnamese refugees to Canada, who were in late '70s similar situation as we were in early '90s. Harper is now trying vainly not to reveal those old opinions of his and that organizatio he used to head. Caddaan, NDP do represent the working, less fortunate people. Conservatives do not. Conservatives do represent -- and they don't hide that -- for the rich, well-fed cats. That is why they give the corporations tax cuts, but cry a foul when more money is poured into healthcare. Let me ask you two about this 'waste of vote' you keep saying. The very system of electing MPs is flawed. This first-past-the-post itself is not the ideal of electing member of parliament to Parliament. See, an MP can easily elected by a minority, with 30% of the votes, whereas the rest -- that is 70% who did not vote that said MP -- do not have a true represention to Parliament. This can be corrected if some kind of proportional representation is used, where no vote is wasted. No wonder the Conservative party -- along with some members of Liberals -- are against this. Because of this first-past-the-post system in place, this Conservative government can form the next government with a mere 36% percent of the electorate and have a majority government. It is unbelievable. I intend to vote NDP again. I voted twice before and both were for NDP. I believe if it wasn't the provinvial NDP's generous social policies of early '90s in Ontario, many Soomaalis would not be here today. They would have stayed in US. Hayam, well said, sister.
  9. This Andrew Mwangura dude has some inside information about waxaas maraakiib la qabsado by burcadbadeedkaan. He has a contact. Dad ayaaba leh he has his cut of the shares in the ransom.
  10. Voting for a right-wing, xenophobic party [and some whose members hold an open anti-Islamic views] is a waste of vote from a qaxooti kooyto ah, Afrikaan, Muslim and immigrant -- as a Soomaali, you all are and represent what they don't really like. If it wasn't for Liberals' policy of open multiculturalism and loosening the immigration rules, you wouldn't even have been here now. The Conversatives, especially the old Reform party members such as Stephen Harper, even if they allowed you in, xiro qaxooti ku geyn lahayeen until you have a full sharci as it is like in Australia. And if it wasn't the NDP, you wouldn't even have had a free, universal healthcare, regardless how much you make, especially when you landed in, when you were in the neediest of time.
  11. Originally posted by hamza9163: MMS, why is this fellow allowed to post so much insults? No moderation? Waala hadalnay the concerned brother, and if he continues the way his actions on this site are currently, then we have to take other means.
  12. Afxumadaan maa naga deysiin. Haddii la isfameynin xoog ma jiro, maa la kala wareegsado, why every time la isku daba socdaa? Runtii some of you are really testing our patience, the last of it. Naga kala daaya waxaan aad maalin walba isku afxumeyneysiin.
  13. Originally posted by Kool_Kat: I'm not voting this year, shiiiiiiiiiiiidh, seems like we're hitting the polls once every six months (well not really six months, but might as well be!!!!)...Yaa u shaqo la'...Seriously, Canada needs to set a certain length of time between elections! Did someone mention Stéphane Dion? Half the time I don't understand what he's saying...Not sure who I'll be voting for this year, that is if I decide to vote that is...But those Conservatives are looking more and more appealing... Talyaaniga inaa degnaan lahayd fiicneyd; xagaas they don't cast ballots every six months as you wrote, but every few couple weeks, so it seems. Dowladaha Reer Galbeedka wax ka isqabqabsi badan ma jiro dowladda iyo mucaaradka markaas jiro ee Talyaaniga. Laba sano maba gaaraan xataa halkii urur qabsado awoodda dalkaas. Maxaa kale tiri, Stephen Harper's party is 'more and more appealing.' Kuusha, ma riyooneysaana? Haddaa Mareykanka degnaan lahaydna Bush maa u codeyn lahaynda, too? About Stéphane Dion, caawa ma aragtay the debates in French language? Ninba afkiisa ayuu ku fiicanyahay. Asaga iyo kan Bloc Québécois hoggaamiyo hilfahee u qaadeen Stephen Harper in Affaransiis. Ar haye, Kuusha, walaxaa maqlee in birar boolal ah ilkihii kusoo xiratee xaaka jiro? Run miyaana? Hadda iyo bool isku dhuujisaa? Bisinkoo. Hayam, have you been to Alcuruba? They have a big Conversative sign on their window. I didn't feel cool with that, but now they have other signs from other parties as well, though. I don't know how they did allow to have a Conservative sign, especially a big one. Perhaps they think Conservatives are good for businesses, since they have a little business joint.
  14. Maahmaah hadda kahor yiri mid kamid ah madaxweyniyaasha Reer Mareykan ayaa dhaheyso: Better to remain silent and be thought a fool than to speak out and remove all doubt. Xasan Turki Xirsi is not a fool, laakiinse aamusnaantiisa ayuu ku fiicnaa; he hardly used to speak publically and should from now on remain so.
  15. Originally posted by Gheelle.T: MMA, where in Xamar is that? Any hotel by the sea with a pool that i can think of is Al-Aruba, and this pic doesn't look like Aruba. Besides, on URL link it says Olympia hotel mmm where is that in xamar igaarow? there was hotel Olympics of sendiko and that is no way close to the beach. Ariirow binikolahan naga soo cadeey bo Taasba waxaa isweydiinaaye waaye. I think who posted that sawir misidentified the hotel, since it wasn't certainly Hoteel Olombik. Laakiin meesha waa Xamar, waxyaabaha kale ka arkee.
  16. Shaneemo Ekwatoore tag, just across from isgoyska Lambarafar [KM 4]. I am sure high altitute waaye meeshaas as well.
  17. Wax kale qaraab iska hadal hadal ah waa u dulqaadan karnaa, laakiin uma dulqaadan karno Afsoomaali saas loogu madfac tuuraayo. Title aa ka hadlooyaa, of course. Afsoomaali meeshaas ku ba'ay.
  18. Ciid wanaagsan. Qoraalka hoos ku qoran adigoo murageysan ayuu haddana qosol hoosaad kaa keenayaa. Ila aqriya. It is just too much depressing waxa ka dhacaayo dalkeena not to crack a smile. Xoolo ayaa noqonay runtii. _________________ Isku aadka dagaalka Muqdisho oo la soo bandhigey Tan iyo markii ay bilowdeen dagaalada ka socda Koonfurta Soomaaliya ee u dhexeeya Ciidamada Itoobiya iyo Dowladda Federaalka oo dhinac ah iyo kooxaha ka soo horjeeda ayaa waxa uu soo maray marxalado kala duwan, inkastoo dadweynuhu ay si aad ah uga walwalsan yihiin dagaaladaasi, ayna ku waraareen haddana waxaad moodaa in xiliyadaan dambe ay isku aadka dagaalka soo fahmayaan, waxaana maqlaysaa koox dad ah oo sheekeysanaya lehna “Isku aadku waa sidee, oo caawa yaa kulmaya”, waxayna dadka oo waayo'aragnimadooda dhanka dagaalada soo noqnoqday ee Muqdisho ka faa’iideysanaya saadaaliyaan sida ay kulamadu u dhacayaan oo ay dhinacyadu isugu aadayaan. mid ayaa la soo boodaya oo dhahaya “Caawa kulan adag ayaa jira”, qaarba durbadiiba ka naxa balse yaa isku aadan baa loogu celiyey, “Isku aadku Caawa waxa uu noqonayaa Midowga Maxaakiimta vs Itoobiya”, inta madaxa gacmaha la saaro ayaa la wada qirayaa in uu kulankaasi yahay mid culus, balse qaar kale ayaa qaba in ay kulankaasi daawan karaan iyagoo ula jeeda in ay ka fog yihiin garoonka ay ka dhaceyso cayaartaasi, balse dadweynaha u dhow garoonka cayaartu ka dhaceyso ma ahan kuwa daawanaya cayaartaasi taa bedelkeedase waxay ku mashquulsanyihiin sidii ay uga gamban lahaayeen Hardanka Garoonka. Qaababka isku aadku u dhaco ayaa dadka oo in badan goob joog u ah, waxayna ku saleeyeen in ay sidaan kulamadu u dhici karaan. Ugaandha vs Alshabaab Midowga Maxkamadaha vs Itoobiya Ugaandha vs Raaskambooni TFG vs Jabhadda Islaamiya Ugaandha Vs Midowga Maxaakiimta Alshabaab vs Itoobiya Raaskambooni vs TFG TFG vs Midowga Maxaakiimta Alshabaab vs TFG Raaskambooni Vs Itoobiya Burundi vs ... Kulamadaan waa Kulamo aad u dhibaato badan oo aan lahayn wax waqti ah balse waa ku soo boodo, taasina waxaa aad uga walwalsan shacabka oo iyagu inta badan doonaya in ay isku aadka la socdaan si ay uga tabaabusheestaan. Inta badan kooxahaan way is wada arkeen marka laga reebo Burundi, oo iyadu mar qura jug culus la gaarsiiyey, waxayna ku jirtaa difaac. Kulamadii ugu dambeeyey haddii aan wax ka sheegno, waxay dhex mareen Alshabaab vs Ugaandha, waxa uuna kulankaasi ahaa mid adag oo sababay in ay dadweyne fara badani garoonka ka baxaan si ay kaga fakadaan hardanka labada kooxdood, markii uu dhamaaday kulankaasi ayay dadweynuhu waxay isla dhex mareen “Wellee xalay kulan dhacay, qaarkood waxay leeyihiin waxa uu ku dhamaaday barbardhac halka kuwo kalana ay leeyihiin waxaa 1-0 ku bediyey Alshabaab, waxa uuna kulankaani ka dhacay Guriga Ugaandha, waxaana Ugaandha looga fadhiyaa in ay Guriga Alshabaab aado, balse Kabtankooda ayaa yiri “Anagu ma tagi karno Guriga Alshabaab” waxaana la weydiiyey sababta waxa uuna ku jawaabay “No Comment." Balse markiiba waxaa la isweydiiyey kulanka xiga, mid dadweynaha ka mid ah ayaa qiyaasaya kulanka xigga, waxa uuna yiri “Caawa waxaa wada kulmaya Midowga Maxaakiimta vs Itoobiya”. Wax la wada sugo waxaa laga war helay isla garoonka Ugaandha iyadoo la isku herdinayo, lafaha ayaana la iska jebiyay, waxa uuna ahaa kulankii ugu adkaa oo xasuusta dadka ka go'in, waxaana cayaartii markii ay dhamaatay la isla dhex maray labada kooxood ee xalay cayaartay waxayna dadka qaar sheegeen in kulankii xalay dhex maray Uganda Vs Midowga Maxaakiimta, balse waxaa dib laga ogaaday in xalay Ugaandha ay la cayaartay koox cusub oo lagu magacaabo Raaskambooni, waxayna dadku isweydiiyaan kooxdaan cusub, mid ka mid ah dadkii ayaa soo booday oo yiri “Waan aqaan kooxdaan oo Seria C ayay ahayd”, mid kale ayaa ugu jawaabay “Haddii Seria C ahayd kolleyba xalay waxay noqotay Seria A, dabyar ma shideyn waxayna dooneysaa in ay hogaamiso Horyaalka”. [ ] Kooxda Raaskambooni waxay haddana foodda isdareen koox ka socotay TFG oo horyaalka uga jirtay kaalmaha hoose, waxay shacabku sheegeen in kulankaasi ahaa mid 1-0 ku badisay kooxda Raaskambooni, inkastoo TFG-da markii ay dambe ay cayaartooy ka heleen Itoobiya waxaana la isweydaarsaday darbado kulkulul oo ay waxyeelo ka soo gaartay dad rayid ah. Kooxda Ugaandha ayaa iyadu ka walwalsan Cayaartooy la’aan haysa kadib markii laga xiray garoonkii ay cayaartooydu uga soo degi jirtay, waxayna codsaneysaa in kulamada dib loogu dhigo, hase yeeshee Kooxda Alshabaab ayaa diidan dib u dhigistaas, waxayna ku doodeysaa in kulamada la joogteeyo. Inkastoo isku aadku sidaa yahay, oo shacabku fahmeen haddana waxay ku wareersan yihiin xiliga la cayaarayo, iyadoo codsanaya in ay isku-aadka loogu daro waqtigiisa si ay u dabaabusheestaan oo aysan dhibaato ka soo gaarin Xigasho
  19. Sometimes ciid la'aan ayee dadka ugu soo baxdaa qaanjeerta, oo keeno kaliya dhidid aad u badan oo ku qalalay qofka isla markii. Laakiin haa sidaa sheegtay waaye badanaa ciida ama boorka iyo dhididka israaco keeno qaanjeerta. Qaanjeerta Galbeedkaan aan usoo qaxnay laguma arko maadaama ciida ama boorka qofka dhididaayo soo gaareynin meesha uu ku ciyaaraayo banooniga iyo waxaas ama sida kaleba. God, qaanjeer ayaa ka hadleynaa. Maxaa ku xigo, qawad? Yaa xasuusto dadka dhihi jiray haddaa soo qabeysatid adigoo biyo miiran ha ordin, haddii kale biyaha iyo dhididka isgalaayo qawad ayee keenaan. They also used to say and believe katiinad qof qawad qabo haddaa xiratid qawadkiis ayaa qaadee. Tan dambe la garay oo macquul u eg, might even be possible, but tan hore, sheeko qaafeed.
  20. Dhaawac baa igu yaaloo Dhaqdhaqaaqi waayoo Lafta dhabarka celisaa Laba dhinac i noqotee Ruux dhimasha joogaa Bulad looma dheeloo Dhaanta looma celiyoo Taahi lama dhagestoo Waaw, powerful words. _________________ Heesta kale ee "ileen hoohee kuma bogsiiso...", by the way, waxaa qaaday Shimaali. Inta ka dhageyso.
  21. ...miyaan aadan kuba dhalin, xaawo naaska kuu dhigin... LoL. My wax xun arag mind only read 'Xaawo naaska kuu dhigin' and si kale u fasirtay, islahaa yaa waayena this Xaawo naaskeeda lasoo nuugay. Maba arkin Aaden meesha ku qoran as well. Ar heesta Beerdilaacshe [Eebba ha u naxariistee] oo qoraal wada dhameystiran intaa ka heli kartaa. Iyadoo maqal ahna inta. Hees isku dhaceyso waaye, though I don't think Beerdilaacshe in uu qaadaayo heesta now. It sounds like Boqol codkiisa.
  22. Who took those sawiro? What kind of journalism professionalism is that? Balaayo qalqaloocan, probably taken by qof baabuur ku jiro. Markaas ayee news images ka dhigayaan wax even personal use loo isticmaali karin. I am glad to see, though, fiilooyinka wada toos toosan oo si nidaam u suran, unlike kuwa kunka xabo la isdulsaaray seen in many degmooyin of dalkeena.
  23. Originally posted by Adam-Zayla: MMA,Paragon,'me' and others that used to live in Somalia - what is what in this picture? Mogadishu used to really look like a city from the future with those unique structures and stuff I am not sure this picture is Xamar of the pre-civil war. Though I can see the famous geed talaalo are there, so is what looks like the well-known National Theatre. Nonetheless, other buildings uma eko kuwa Xamar ku yaalay, and the black and white of the image doesn't help either. Where did you get the image from? And did that site provide any other information? Anyway, here is another image of Xamar, the lost paradise again: Kuraastaas and miisaskaas dhagaxa ka sameysan agyaali jiray near to the pools maxaa xasuustaa, siiba kuwii yaali jiray Hoteel Taleex's pools.
  24. I am surprised Sanaawi and his regime did not yet even contemplate to change the noun 'Soomaali' as in the Soomaali Region as Sanaawi's regime officially calls that region of Soomaali Galbeed.