-
Content Count
17,641 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
A very intreasting read on the ISLAH movement in somalia.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Liqaye's topic in Politics
What is wrong with heeso Soomaali? The only "Islamic" group that earned my respect so far is Islaax. I hope inay dadaalkooda meeshaas kasii wadaan. -
Adi kaama wadin, duqa. Axmedeey iyo Buunis inay isku cod leeyihiin u maleynaa, not to mention labada kaliya fanaan ookiyaal xirto waaye mar walba. Axmedeey ma'ahoo kii qaadi jiray heesta Haloow, haloow.... Marxuum Nuur Eebbo, Eebba ha u naxariistee, qaadi jiray heestaas as well.
-
Walaahi waa yaab. Dhigsan ayaa ghetto ah? Cajaa'ib. Beri inaa aado oo aan sawiro kasoo qaado i heysaba, kor iyo hoos, dhexda iyo banaankaba.
-
Buunis waaye. Buunis indhoole ma'ahee, it has been said, ee waa weershe. Anyway since when isku badashay in laga hadlo muuqaalkiisa than heesta meesha loogu tala galay. Eebba abuurkiisa ha laga xishood, jameeco. Nice hees.
-
Somebody should tell the new wannabe Boodhari that he made a little spelling mistake -- Xaliimo waaye, not "Haliimo." Marka gacanta kale ha diyaariyo and re-do it all over again. Jeermiska iyo malaxda ka muuqato igu daran. If what I see is what it is, ninka dhaqaatiir u baahanyahay, both mentally and physically wax ka check gareeyo.
-
Dhigsan is ghetto? Oh, baliis. This is Dixon, so what is ghetto about it, pray tell? Soomaalida meeshee deganyihiina is at the background, the tall white buildings. Ghetto kulahaa. And noo, I don't live there. But unfounded hearsays diidantahay iyo misinformationka. ______________ Baddacas, so that means I am bigger than you? Bas bas, I ain't no Canadian.
-
Geelle, Che meesha Saakoow ugu dhagsan soo ma aragtid. I think Saakoow is a Afmaay-speaking town in Jubbada Dhexe, so hadduuba Saakoow maqlay, I am sure in uu yaqaano a bit Afmaay here and there. About Diinsoor being meesha Afmaay ugu asalisan loogu hadlo, hmm. Koley ma'ogi, waa laga yaabaa, laakiin uma maleeyi maadaama soo xigto dhanka Shabeellada Hoose. Maayga Shabeellada Hoose iyo Jubbooyinka loogu hadlo wuuka qafiifsanyahay kan in the interior loogu hadlo. Prince, Afmaay has as many lahjado as Afmaxaatiri, if not more. Nuunka, heestaas inaa Afmaxaatiri u micneysid isku deey. Lan wiin ma booraaw Beengaa ogaadey Ilinteey baroorshee Biyi haan dareertay Kuwaas waa iska sahlanyihiin koley.
-
Indha qaloociska waaba ku qurxooneyd ileen. Babababa, noo sii wadba. Kanada yaa kuu leh oo kuu degan? Sheeko bar iskeerso waliba. By the way, Kuusha, have you seen or seen Windsor's riverfront, yacni meeshaas sawirka kor ku yaalo?
-
The situation of the american muslims who voted
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Member-sol-'s topic in Politics
The writer has a point, and I do have to agree with him on several points. Well put. I have had yet to have seen Obama oo dhahay during his long campaigns, waana kii ugu roonaana kuwaas isa soo wada sharxay: "I am not Muslim, not that there is anything wrong being a Muslim." The second part of the qoute is borrowed from a famous line from Seinfeld show. Colin Powell ayaaba ugu roonaa, oo la yaabay Muslinimada laga cararaayo iyo diinta Islaamka, when he was at the Meet the Press political show, during his endorsement of Obama. He forcefully questioned dadkaas diinteena ka dhigay wax xun laga cararaayo, an untouchable disease camal waxee tahay. -
Now, neatly presented. All good in and during summer times. Now, winter time presentation sugeynaa. Meeshaas waa ku socon jiray, back in '90s. It is riverfront. But, alas, Windsor Tourism office always fools both unsuspected visitors and future ones as well when they misrepresent their city. Those lofty buildings are not in Windsor. Heck, it isn't even in Kanada. They are located in Detroit, Michigan, Mareykanka. That river separates the two border cities. Laakiinse those buildings themselves in Detroit ayaa illusion ah markii kor laga arko. At downtown Detroit, it is dreary, drab and abandoned bleak place. All empty buildings save few half-occupied brand new ones, the ones on the top right.
-
Berlusconi hails Obama as "suntanned" Prime Minister Silvio Berlusconi of Italy gave an enthusiastic, if ill-considered, welcome Thursday to the presidential election of Barack Obama, citing among his attributes youth, good looks and a "suntan." Speaking at a joint news conference in Moscow with President Dmitri Medvedev of Russia, Berlusconi, the 72-year-old media tycoon, also said that Obama's election to the White House had been "hailed by world public opinion as the arrival of a messiah." "I will try to help relations between Russia and the United States where a new generation has come to power, and I don't see problems for Medvedev to establish good relations with Obama who is also handsome, young and suntanned," he said. Berlusconi, who himself sports a year-round tan, is famed in diplomatic circles for making inappropriate quips. On his first meeting with Prime Minister Anders Fogh Rasmussen of Denmark in 2002, Berlusconi complimented him with the words: "Rasmussen is not only a great colleague, he's also the best-looking prime minister in Europe." He added: "He's so good looking, I'm even thinking of introducing him to my wife." He sparked a minor diplomatic incident in 2005 by suggesting he had wooed President Tarja Halonen of Finland to ensure her backing for Italy to host the European Food Safety Authority. "I had to use all my playboy tactics, even if they have not been used for some time," he said, prompting Helsinki to call in the Italian ambassador to explain the comments Xigasho
-
pics of Alshabaab in mogadisho where is the t f g.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
I thought dhalintaan magaca Dhalinyarada wato inay kasoo horjeedaan sawirada in laga qaado. What is going on? They even take their own amateur videos. Since when aqbaleen inay sawiro iska qaadaan, iskaba dhaaf muuqaal mid ah. They should be karbaashed as well because of sawirada iska qaadeen, breaking one of their own rules, foolka ha dadaan or not. -
Allah Ha U Naxariisto Abwaan Cabdi Muxumed Aamiin
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in General
Samir iyo iimaan abwaanka reerkiisa, Eebba ha u dambi dhaafo asagana -- aamiin, aamiin. -
Originally posted by Che -Guevara: This is easy. Just change aa to ee, no Xa or Ca, and add W to some words. Ok, Translate the following to May May, Bisqin, Dabrid, Dhoocil, Mindhicir. Maxaa jiro ereyadaan special meaning mee kuu leeyihiina? Koley 'dabrid' waxaa ka wadid ma fahmin. Kuwa kalena koley bisqin haddaa ka wadid 'shuunka,' Afmaaygana shuun lagu dhahaa. Dhoocil? Ma hubi wax lagu dhaho, inkastoo u maleeyo the closest word yahay foodleey. Dhilo waa la dhihi karaa in Afmaay, as well. About mindhicir? Hmm... ma hubi, oo ma xasuusti erey jiro. Afmaaygeyga heer sare ma gaarin, oo salna ma dhigan, oo anaaba eber ah. _______________ Nuunka, gabaygaas iyo geeraarkaas Afmaayga ku qaadaayo Sahal Macalin Ciise. Intaa ka fahantay soo sheeg. Sahal Macalin Ciise waa ninkii u alifi jiray heesaha badan ee uu qaaday Xasan Aadan Samatar, oo kamid ah Hakaba Banaanshee iyo Huburoow
-
Members of Islaax, it seems to me, are the only wadaado who are sufficiently well-educated in world affairs in addition of being a learned people of diinta. Teeda kale kama cararaan dhaqankooda Soomaaliyeed, oo dhaqan Carbeed kama daba ordaan, unlike the rest la yaqaano dhaqamo sisheeye mooday wax weyn (cue: abuuthis and abuuthat). And above all, seeflabood ma'aha, oo wax kuma deg degaan, oo ma dhahaan either my way or seefta ku taqaano. Waxna wey sugaan, oo tanaasul iyo waxaasna wey galaan. Having said that all, dad macquul u egyihiin, oo wey dhaamaan xirta kale iska daba ordeyso. C/qaasin Salaad Xasan in uu Islaax ahaa u maleynaa.
-
Nuunka, widaaygiis si feyla kiin salaamay. Doogaan walaagii yaraa ku gorodi jaray oo dhumi. Prince, that is Afmaayga Jubbooyinka. To those who are Afmaay challenged, let's see how close Afmaxaatiri and Afmaay are, and how you can understand you think in the following simple everyday words and phrases from this site. ________________ How are you? - See eta? (see tahay) I am fine - Ani faylena,(ani waa fiicanahay) Good morning (singular) - See ku bari’di (see ku bariday) Good afternoon - See ki herge’li (see lagu hergalay) Good night - Sababari’ya (soo barya) See you tomorrow - Beri is araga’ne! (beri isarkeenaa) Goodbye - Nebedgeliyo (nabadgalyo) Welcome - Sa dhowaaw (soo dhawoow) Yes - Haa No - Maya Or - Ama Very - Eed (aad) And - Iyo But - Laakiin Thank you - Mahadsinta (mahadsanid) Excuse me - Inka raali ahaaw (iga raali ahoow) Sorry - Kuhunya (waaka xumahay) Help - Kaalmo I - Ani He - Usu (asaga) She - Iyi (iyada) You - Adi We - Unu (anaga) They - Uyu (iyaga) Mine - Kigaay (keyga) His - Kijee (kiisa) Yours - Kiga (kaaga) Ours - Kigano (keena) Their - Kuwijo (kuwooda) This - Kan These - kuwaan That - Kaas Those - Kuwaas Here - Inti (inta) There - Hegas (xagaas) Where - Inteew (intee) What - Mahee (maxaa) When - Amaa (amee) Which - Kee Who - Keew (kee waaye) Whom - Keewa (keena) Why - Sabab How - Sideew (sidee) Know - Kasee (waa kasay) Now - Hadi (hadda) Big - Wiin (weyn) Small - Yar Light - Iftiin Dark - Mugdi Clean - Nadiif Dirty - dhusug (wasaq/dhusuq) Candle - Shama' (shumac) Light - Nal Cold - Qawoob (qaboob) Snow - Baraf Hot - Kuleel Warm - Fardir (qandac) Ice - Baraf
-
Very Special event/history Istunka Afgooye.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to ASF's topic in General
Easy with qabiil names, xariifoow. Geeljire, ma Afgooyaa joogtay in 2002? Baxaarna ma ahaynoo ninka yaxaasyada la shaqeeyo, una adeegaan asaga? Maxee yaxaas gabdho yar yar u direen usoo qabteen. Some people still do not believe that. -
Anything goes in the Somali theater?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Dhimbil's topic in News - Wararka
Mid walba markee ka dhamaatay, oo jirkeeda isdhiibay ayee ku leedahay fanka waaka fadhiistay oo xaaraan waaye. Sheeko. -
Peace Caravan v1.1: The coming of the Somali Republic!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to xiinfaniin's topic in Politics
Is this another 'wey dhaqaaqday' saga? How long soconee, the other at least 17 years socotaa and continuing. We all want nabad lagu macaansado, especially to dadka ku dhibaateysan ama ku sugan dalkeena; however sometimes we need to be realistic as well. No need to be blind about waxa dhacaayo. Ar I don't want inaa ka jajabiyo dadka ugu jirto marshada, ee sii wata. If nabad dhacdo, it is all great and wonderful; if aynan dhicin, well, waa saa sheegnay oo ogeyn. Either way, we hope the best for dadkeena and dalkeena. -
Jaaliyada Muqdisho ee S/Land oo Daawooyin .......
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to ANTARA's topic in Politics
Haye, Kuusha, waa ku salaamay horta. Waran, oo warka keen? Bash bash dheh. Waa iskaga dulqaadaneynaa dadkaas, naceybka dadkaas qaarkood u haayaan Soomaalinimo iyo Soomaaliya Eebba haka caafiyo, wax kale aan dhahno malahee. -
Somalilanders should extend more support to Alshabaab.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to RedSea's topic in Politics
Originally posted by Reer Hargeysa.: Absulately not. Ee maxaa u dhigtay mujaahidnimadii title ahaa laakiin? Ninka waxaa isdhahay dhalinta Shabaab wuu ka quustay saas ugu wacan. Koley ani waa iska kaa dhibaaye, oo qaraxyadaas inay iyaga geysteen iyo in kale lama oga, so I don't have to point my finger at no body. Dalkeena qashin walba ka buuxo oo wax walba iska sameynaayo that we don't know who they are or what their political intentions are. Dhaqaatiirtii ayee dilaan, waxgaradkii ayee dilaan, aqoonyahandii ayee dilaan, culuma'udiinkii ayee dilaan, odeyaashii ayee dilaan, dadkii hay'adaha gargaarka u shaqeynaaye ayee dilaan, haweenkii wax bartay ayee dilaan. Dad ma dhaafaan, ama maskiin ha ahaado ama munaafuq. Some shadowy group(s) are/is at large in our dal. -
Jaaliyada Muqdisho ee S/Land oo Daawooyin .......
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to ANTARA's topic in Politics
Soomaali Soomaali caawineyso, especially in their country. Yes, we should applaud and commend, but it is nothing new.