Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,641
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Baraawe iyo Jilib ka maqan. Jamaame iyo Qoryooleey are not that far off, either. Inkastoo degmooyinkaan hoos u dhaceen dagaalada ka bacdi, wali qaarkood degmooyinka waa weyn ee toban gaarayaan waa ku jiraan mise kuwa meesha suran qaarkood waa ka dad badanyihiin.
  2. p.s it is annoying when MMI writes in a mixture of english and Somali. What annoying ka ah about saa u write gareeyo? Haye hadda this very jawaab annoying maku noqotay yet, mise waa sii wadaa?
  3. So how many have lied in this very survey? I thought English women would've preferred men who have read Jane Austen's books, but Shakespeare? Alas, methought not.
  4. Eebba ha u naxariistee Magool, yaa heestaas iloowi karo. Heestaan Kacaankii lagu amaanaay ee loo qaaday maxaa ka dambeeye. Inaan tirnaayoon Qabiila tuurno Isu tagnaan Talo ku goynoo Loo taabaceliyee Maxaad taqaan Toobiye weeyaan Lagu tisqaadee Maxaad taqaan Waa loo tartamayaa Maxaad taqaan Tari kartaa Ayaad taqaan Turunturoontoo Kuftey Ayaad taqaan Talaabsan weydoo Dhacdey Ayaad taqaan Taladii seegtoo Luntey Ayaad taqaan Maxaad taqaan Tabiyo xoogiyo Tamaradeenoo isu tagtaa Lalo ku goynoo Loo taabaceliyee Maxaad taqaan Toobiye weeyaan Lagu tisqaadee Maxaad taqaan Waa loo tartamayaa Maxaad taqaan Tari kartaa Ayaad taqaan Turunturoontoo Kuftey Ayaad taqaan Talaabsan weydoo Dhacdey Ayaad taqaan Taladii seegtoo Luntey Ayaad taqaan Maxaad taqaan Wuxuu taabaayee Dadku ku taamey In loo taraan Talo ku goynoo Loo taabaceliyee Maxaad taqaan Toobiye weeyaan Lagu tisqaadee Maxaad taqaan Waa loo tartamayaa Maxaad taqaan Tari kartaa Ayaad taqaan Turunturoontoo Kuftey Ayaad taqaan Talaabsan weydoo Dhacdey Ayaad taqaan Taladii seegtoo Luntey Ayaad taqaan Maxaad taqaan
  5. Ingiriiiska yaa idiin leh? Waa kuwiina difaacaayo meesha mooday minankiina hooyo iyo kuwiina dacaayado raqiis lasoo taagan. Shaley ayaa qaxooti wada ahaydeen ee buuqa dhaafa. Landhan was fine, any old Yurubiyaan city ma dhaanto mana ka xumo, kamana fiicno. Staying at Haringey xaafad was not that bad, as far as I am concerned. Ah, especially staying right next to Ocean Restaurant, the Soomaali one yaa iloowi karo.
  6. Originally posted by Baashi: Waa runtaa. Check where DD went primary school That's my elementary school Hassan Cilmi Qarindi before they the two joined into one single school. These were the days though jalaato raqay, bajiye, what have you . Adduunyo ! I don't think Qarindi iyo Howlwadaag Hoosedhexe ever joined. Anigaa Howlwadaag dhiganaaye until dagaalada. Laba gees ayee u kala jeedeen, darbi ka darbina isku dhagnaayeen inkastoo guri u dhaxeeye. Gurigaas yaa deganaa, wala deganaa koley because marka Howlwadaag Hoosedhexe damacno inaa usoo gambino ayaa gurigaas bareeka markii la gaaro ku dhuuman jirnay uguna bixi jirnay. Ganjeelka ma laga bixi karin, oo qamarji ayee istaajin jireen oo axsaan lahayn, oo teeda kalena irida ganjeelka straight wuxuu ku aadisanaa xafiisyada diratoorka iyo fiishdiratoorka, wixii baxaayo iyo soo galaayana arki karaan. Saas ee tahay ciyaal ayaa orod fakatax ugu bixi jiray, waa markee qalqaaliyaan qamarjiga irida taagan. Intuu tartiib tartiib irida u furo, oo xafiiskana fiiriyo in la fiirinaayo iyo in kale ayuu hal mar u wici jiray ardeygii dhuumasho ku baxaayo "bax hadda" asagoo ku qeylinaayo. Sanadkii u dambeeye dagaalka dhacay galableey ayaan ahaa and fasalka lixaad ku jiray, and it was hard. It was hard because iskooladaas labada dhinac barxado bacaad oo waa weyn ayaa ku yaalay, oo abkeey ciyaal dhan isku imaan jiray banooni ku ciyaari jiray. It was hard to resist not looking at the windows and long. Baashiyoow, yaa diratoore ka ahaan jiray Xasan Qarindi, aniga dhankeena Cumar Boodboode kusoo gaaray Howlwadaag asagaa ka ahaa, inkastoo markii dambe u wareegay u maleynaa iskoolka Sheekh Madar Hoosedhexe ee Afrikaan Filaj u dhawaa. Waxaa kale cajiib ah iskoolada laba laba iskugu dhaganaan jireen. Waa Howlwadaagaas iyo Xasan Qarindi, Kowda Maajo iyo Sheekh Madar oo ku yaalay Kaasabalbalaare [Afrikan Filaj], Hodan iyo Dhagaxtuur oo iyagana Dabka ku yaalay. Intaas xasuustaa ee kuwa kale isku dhaganaa maa jiray?
  7. Ciyaal Soomaaliya joogi jiray kaadida ayee isku celin jireen, then ku dhagi jirtay see kaadida isku celinayaan, in fear of not letting know macalinka or kabiirka, who would suspect they are lying and want to go out to have a fresh air or ciyaar u baxaan rabaan. It happened before I was born in our xaafad's dugsi. Cunug kaadi suu iskugu celinaaye kaadidii ku dhagtay because macalinka wouldn't let him go; cunigii oo isbitaal loola cararay markuu reerkiisa ku noqday after dugsiga. It was said that day was the last day my older siblings went to any dugsi -- my old man started teaching them Quraanka and us younger ones who were born later. Well, that was the official family version of why we never went to dugsi, interestingly a one which was right next to us waliba laba dabaq ahaa, wall to wall and we never went. Now I appreciate that. Shiirka, dhididka, ciida iyo qada looxa oo isku tagay qaanjeer kasoo saari jiray ciyaalka dugsigaas dhigan jiray kasoo bixi jireen. Not to mention the fact markee macalinkooda arkaan while at not dugsigooda kala ordi jiray as a though qarax ka dhacay meesha, only aniga or my brother fadhin jirnay and give macalinkaas a nonchalant eyes. Ar muxuu indho nagu gubay, nagu cabsiiyo damcay like we would give a hoot. Awxaaji iyo Awoow ayuu ahaa magacyadooda, maxee ciyaal xaafad ka cabsan jireen labadaas walaalo.
  8. (Refer to Kuunkuun Cadeey Bareey Jeelo) That is the Afmaay version. Ciyaal Xamarkeena tan Afmaxaatiriga versionkeeda ee Kuun kuun lamina, lamina tabaarika, sata uuna baarika... ka bilaaban jirtay naqaanay. Marka waxaa dhihi rabtaa miyaa waxaas ciyaalkeena qaadi jiray meeshaas kasoo jeedaa, tan Afmaayga versionka ah ka wadaa.
  9. 4.5 wives from now on is called for every muslim who can bear the financial burden. Afar minweyn iyo nus minyaro ah miyaa? But salaadaan la tukaday laba qolo {1.5 according to the flawed formula] ka maqan, ee taloow intee ku tukadeen? Probably those groups in Nayroobi iyo Jabuuti ahaayeen.
  10. Calibeesteenkii gang ah ayaa qaarkood dilay la yiri maadaama afaarahooda dhex galeen, maandarooyinkaas iyo waxaas kale suuqa madoow ugu ganacsadaan. Meeshee tagaanba dadka meesha horey u degnaa isku kiciyaan, iskuna taabtaan iyagoo waxba hubsan. Eebba ha u naxariisto masaakiintaan geeriyootay.
  11. Wax lagu qoslo ma'aha waxaan haddee run tahay. Dadkii diinteena faafintooda usoo halgamay in lagu xaqtunto, laguna caasiyoobo xabaalahooda. I guess Nabiga [Naxariis iyo Nabad Korkiisa Ha ahaatee] qabrigiisa wey soo fali lahayeen as well in Madiino maadaama uu masaajid ku dhex yaalo and only Eebbe knows how many millions u siyaarto.
  12. Beesa, beesa, beesa gaani ee dhihi jireen Sawaaxiliga Reer Keenya.
  13. Or should it be called 3.0, a new formula waaye camal amee tahay. I guess meesha qabiil qabiil loo kala tukanoyaa, xildhibaano ku sheegaas kii madaxda qabiilkooda u ahaa wada raaceen ama $$ u taabtay kistoo. ________________ Madaxda sare ee Dowladda Federaalka oo iyagoo Baydhabo ku wada sugan seddex meelood ku kala tukaday Salaaddii Ciidda Seddexda mas’uul ee ugu sareysa Dowladda Federaalka Soomaaliya ee kala ah Madaxweynaha C/llaahi Yuusuf Axmed, Guddoomiyaha Baarlamaanka Shiikh Aadan Madoobe iyo Ra’iisal Wasaaraha Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa maanta waxay Salaaddii Ciidda ku kala tukadeen seddex goobood, iyagoo weliba ku wada sugan Magaalada Baydhabo. Madaxweynaha iyo xubno Xildhibaanno ah ayaa waxay Salaaddii Ciidda ku tukadeen Xarunta Madaxtooyada Baydhabo, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Xildhibaanno la joogayna waxay ku tukadeen guriga Guddoomiyaha, halka Ra’iisal Wasaaraha iyo Xildhibaanno la joogayna ay Salaaddii Ciidda ku tukadeen Hotelka Bakiin ee uu Ra’iisal Wasaaraha degan yahay. Seddexda meelood ee ay ku kala tukadeen madaxda sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa laga dheehan karaa khilaafka u dhaxeeya mas’uuliyiinta Dowladda Federaalka, marka laga soo tago in uusan hagaagsaneyn ammaanka guud ee magaalada Baydhabo. Khilaafka u dhaxeeya madaxda sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wuxuu curyaan ka dhigay Dowladda Federaalka Soomaaliya, taasi oo haatan awooddeeda ay ku soo koobantay qeybo ka mid ah Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo oo weliba qudhooda ay Ciidamo Shisheeye ku ilaalinayaan. Si kastaba arrintu ha ahaatee, khilaafka u dhaxeeya Madaxda sare ee Dowladda Federaalka, gaar ahaan madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha ayaa la filayaa in qaab sharci ah loo maro xalkiisa kadib marka uu maalmaha soo socda shir isugu yimaado Baarlamaanka Soomaaliya oo xubnahiisana la ogyahay in ay la kala safan yihiin labadaas mas’uul. Xigasho
  14. Caadi ila tahay ani. It looks reasonable and very lacag-saving simple idea. By the way, when will Ontario ban the telefoonada gacanta in gacan lagu qabsado while driving? I do think inay tahay in the first day of the New Year. Already balaayo wada surteen dhagaha dadkii oo bluetooth isku wada taageen.
  15. Intu dagaalka dhicin degmooyinka yaryaraa magacyadooda aan xasuusto oo aan maqli jiray ku jirtay Eyl. Eyl, Dhuusamareeb, Iskushuban, Laasqorey, Seylac... Ayaandaro laakiin all those degmooyin hoos ayee u dhaceen since dagaalada sokeeye, kuwa badan aanan waligey maqlina soo shaaxbacay magacyadooda.
  16. I remember going to Savoy Center with other kids just to have a ride on the elevator and been chased out by the guards..or going to school farsamada hoostiisa to rent bikes. Iskool Farsamada soo ma ahayn kan ku yaalay Lambarafar? Waa kii cusbaa. Meeshaas bushuleetiyada lagu kireyn jiray ogaa, dhowr jeerna waa aaday ciyaalkeena yaryar. And I didn't know Savoy Centre had wiish. Soomaaliya meel wiish lahayd maba ogeyn. still wey taagan tahay ka waran wali. Agagaarkaas dhan burbursan ka taagan sartaas kaliya, xataa Baar Fiat suu u muuqdo arag.
  17. Hadduu warkaan duqeynta Dhoobleey ee jabhadaas run yahay, kuwaan la baxay Dhalinta warkooda marka waxee noqonee maahmaah Soomaaliyeed maqli jiray oo ah: Lan alifsheey humaadi Albaqri miki toosaaw.
  18. Western diplomats, United Nations officials and the Ethiopians seem to be turning against the transitional president, Abdullahi Yusuf Ahmed, a cantankerous former warlord in his 70s who has thwarted just about every peace proposal. “Yusuf has gone from being seen as the solution to being seen as the problem,” said a senior Western diplomat in Kenya, speaking on condition of anonymity in accord with diplomatic protocol. It finally dawns to objective men like Gettleman and other Western officials to finally see what this stooge truly is. Shirkii Qaahira back in '97 ayuu diiday oo ka baxay meel fiican maraayo, kii Carte in 2000 asagoo bilaaban ayuu kasoo horjeestay, odey dhaqameedkii tagayna xiray markee ku noqdeen Bari. Kan hadda socdana, though I don't agree the shir itself, haba u sheegin oo wuu diidanyahay. Wixiisa waa kaliya anigaa kursiga koraayo otherwise nothing soconaayo -- qash qashaad, banad iyo qalalaas ku wadaa every darn reasonable shir la iskugu tago.
  19. As It Happens on CBC Radio is a good quality program. I hadn't listened to it for a few sanado, though. Metro Morning on CBC Radio as well on mornings on Koronto-area is good as well. Somehow public radios do have some far considerable quality programs than those privately-owned.
  20. Fak at Michaelle Jean. Iyadoo qaxooti ah ayee a neo-con, Bush wannabe la safanee. And dare yet, she forgot who appointed her in the first place -- Paul Martin, the former Liberal leader. Shuud. Nevertheless, I think she is playing a little political game, not to face the wrath of each group and please and displease those groups equally. Now she sides with Harper and in the process satisfying his supporters. In about two months, when another confidence motion is brought forth and Harper rushes to her to ask her a new election, she will refuse and ask the opposition to form a new goverment. Shrewd politican waaxid dheh qoftaas.
  21. Col. Nur's picture bothers you and the foreign askari standing there doesn't? Lordy lord! Pictures do hide mess and stains. Sababta igu bother gareynaayo xee ahayd? Sawiradooda darbiyada isla surnaan jiray, and I found it quite interesting the senior stooge's one already is removed.
  22. Kii baxaayo ha baxo, tii joogeyso ha joogto. Xaa naga galay. One fact that I do know, however, -- and regarding this thread -- is that farteyda ma qarsanto. Maba qarin kari qoraalkeyga.
  23. Originally posted by Kool_Kat: Hayeh yaa xasuusto heestaan: Gabar yareey shub caano, Mara shabeela xiratooy Mara qafiifa huwatooy Magacaaga iisheeg Magaceygu waa sharaf Sharaf xaaji weeyee...... Naahooy Samsameey Sabaax nuureey Saaxibadaa Caasho, caashaq baa dilay Saaxibadaa Muno, muran baadily... MMA, hayeh groupka dhuxusha ku remysan jiray maaku jirtaa? Ala mexey hooyadeey igu qeylisay markey aragto anoo dhuxu afka iigu jirto...GOSH, yaa ku fikiray waxaas laakiin? Dhuxul beel. Maqaasiinka dhuxusha waaka fogaan jiray ani, aad u necbaa, walaalaheey kale lee loo diri jiray badanaa. And yaa kusoo xasuusiye heestaas? Keynaan heestiisa aragtay miyaa telafashinka lately? Yac.
  24. Waa wareey, sheekada siyaasadaan is getting more and more -- what was the word? -- mind-boggling. Harper is scared sh!tless. Power jeclaa. Wanting to suspend the baarlamaanka to prolong his staying in power? Kamoon, Scared Harper.