Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,437
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    310

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. After dominating Turkish politics in the last two decades and making Turkiga from a perennial has-been and broke to a regional financial and political powerhouse. Turkiga now has one of the he biggest airports and airlines in the world, too. He also made diinteena suuban, Islaam, something to be proud of in Turkiga. However he is facing the toughest fight of his political life since 2016 failed coup. The secular, pro-Yurub Kamaalists consolidated after one candidate. This candidate promises to disengage with the Muslim world as well as Afrika, Aasuya and go back to the forgotten days of constantly begging Midowga Yurub for membership. This Turkish election result will have a consequence to Soomaaliya as well. For the sake of Soomaaliya's stable future, I hope Rajab Dayib Ordugaan wins tomorrow's elections.
  2. Xamar haddii doorashoo run ah loo furo, qof Afmaay ku hadlaayo soo baxaayo, especially if it is first-past-the-post vote since HAGists will divide their votes. The result will shock the extremist HAGists as well.
  3. Xasan Sh. hadduu dan Soomaaliyeed ka shaqeynaayo, he should recognize SSC temporary as a federally administrated region, a la Washington D.C. or as Yukon here in Kanada.
  4. Alloow secessionists ceebtooda astur. Xabad yar soo tuuraayaan, gantaal ayeena shisheeyihii xataa ugu jawaabayaan.
  5. Anigaba geesi waa ahay waa tagi lahaa if garaadada tikidka iyo accommodation iga dhiibaayaan like him.
  6. Ma moodi. Kan Reer Dayaana ayaa isbaaro ugu fadhiyo. Kuwii hore Aaran ahaa isla shaqeyn jireena waa joogaan iyagoo hubeysan.
  7. Munaafuqaan arka. Xasuuqii Laascaanood ciidamo kale sii xasuuqo ka soo kaxeynaaye Boorame, marka reerkiisa biyaha godka ugu soo galeen ayaa afka la furanaayaa. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo sheegay in Somaliland reer Awdal hagratay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici, ayaa sheegay in uu tabashada la qabo dadka reer Boorama, lakiin ay tahay in si nabada loo wada baadi doono wixii dhiman. Madaxweyne ku xigeenka oo ka hadlayay carwo laga daahfuray magaalada Boorama, ayaa sheegay in uu qirsanyahay in dadka reer Awdal anay Somaliland ka helin wixii ay u qalmeen. "Aniga ayaa qirsan in reer Awdal ay wax ka maqanyihiin, oo ay Somaliland hagratay anaa qirsan ... xisbiga Kulmiye ee aan madaxweyne ku xigeenka ka ahay, waa xisbiga horumarka ugu badan dalka galiya lakiin howshaa reer Awdal way ka qatanyihiin" ayuu yidhi Saylici. Waxa uu sheegay in wixii reer Awdal tabanayaan si nabada oo lawada baadi dooni karo lakiin anay suuragal ahayn in la waxyeeleeyo magaalada Boorama oo ah magaalo leh aqoon, soo dhawayn iyo nidaamka biyo galinta ee ugu fiican Somaliland sida uu hadalka u dhigay. Waxa uu dhinaca kale sheegay in magaalada Laascaanood ee colaadu ka taagantahay ay heli jirtay in ka badan miisaaniyadii loogu talo galay mid ka badan oo ay garanwaayeen, lakiin reer Boorama inta badan hay'addaha uun lagu haleeyo madaama oo ay nabad tahay.
  8. Deni called Xamse 'xoghayaha' Xasan. I didn't know Deni watched Kabtan Ayuub ninka la baxay. Berina 'marxuum' muu ugu wici doonaa. I feel sad for my reer abti. They were pretty much celebrating too much a year ago, for someone to then turn out to be the worst wasiirka koowaad Soomaaliya ever had.
  9. Xasan Socdaal went to Qadar today (3rd time), waana la qarinaayaa, like we wouldn't know. His dowlad moooryaameed is very broke, so tuugsi doontay. Dal kale ayuu ugu sii dhoofaayaa la saadaalinaayaa as well.
  10. "Soomaali heshiis ah" Xasan Socdaal hadal haaye intee ku dambeysay?
  11. Xubnaha aadanaha ayaa sheydaamadii Imaaraad laga gadaayaa haddana: ____________________ Max’ed Xasan Maxamed Nuur oo kamid ahaa dhalinyarro Soomaaliyeed oo ay dawladda Imaaraadka Carabta ka qoratay gudaha dalka Soomaaliya, da’ahaana jiray 19 sano, sida ay CID-da Soomaaliya cadeysay, tababarna loogu qaaday dalka Uganda ayaa meydkiisa oo lagala baxay xubnaha jirkiisa ee kalyaha iyo beerka dib loogu soo ceshay magaaalada Muqdisho. Marxuumkan ayaa kahor inta aan xubnaha jirkiisa lagala bixin loo dhigay Isbitaal, sabab la xariirta qandho soo wajahday, hayeeshee waxaa maalmo ka dib laga war helay dhimashadiisa, iyadoo wakiilka Imaaraatka ee Tababarkan ciidankan u soo tabiyey dawladda Federaalka in dhimasho caadi ah dhacday. Dawladda Federaalka oo isku dayaysa in ay qariso kiiskan, ayaa ilaa hadda qoyska marxuumka ayaa diiday in la aaso, iyadoo meydka oo la qashay uu wali yaalo, bilowgii bishana Safaarada Soomaaliya ee Uganda ayaa bixisay warqadda ogolaanshaha qaadida meydka, iyadoo diiday in ay caddeyso in xubnaha qeybo kamid ah maqan yihiin, magaalada Xudur-na maanta waxaa ka dhacay Bannaanbax looga soo horjeedo ficilkan argagaxa badan. F/G: Sawirada laga qaadey meydka ayaan la baahin karin, kuwaas oo aan hayno.
  12. It wasn't destroyed at once. Madaafiicdii Cali Mahdi iyo Caydiid isku duqeynaayeen in '91-'92 destroyed a lot. Dhagaxyadii soo haray, which were high end quality red bricks, waala siibtay, kis kis over the decades. Birihii waala siibtay iyagana. And the rest environmental and climate factors contributed. Plus from 1991 to 2006, for 15 years qadka cagaaran ayee ahayd meeshaan oo lama degaan ahayd. I am worried Xasan Socdaal will sell it to his fellow corrupt businessmen (claiming to be a 'lease'). They already tried to do that a couple of years ago, using duqa magaalada until dowladda dhexe soo faragalisay and stopped to make it a public park.
  13. Wa caleykum salaan waraxmatullaahi wabarakaatu. Waala soo dheeraaday. Warka na sii. Mala aqalgalay?
  14. To be fair, Xasan toogtiisa horaba, toban sano ka hor, ra'iisul wasaare Shirdoon ayaa adeego u ahaa sida Xamse oo kale. Kan hadda wasiirka arrimaha dibadda ahna waxma ma dhaamo Xamse oo xilkiisa waxaa la wareegtay gabadha Xasan Socdaal. Marka qabiil guud eed malaha. Xasan wuxuu keensadaa badanaa dad 'yes men' ah.
  15. I heard Muuse Muqayil safka hore fadhiyey maanta caleemasaarka maadaama isirkiisa British yahay according to historian Edna Aaden.
  16. Huriwaa walaashey ku aqalgishay oo deganeyd from 1988 to mid 1990. Aaga suuqa u dhaweyd. Hoteel Guuleed waagiisa hore Guurguurte la dhihi jiray miyaa?
  17. Waxaa i soo xasuusisay the late C/qaadir Xaaji Masalle tacsi ugu tagay my sister after my father's passing in 2012. It was in Ingiriiska He told her, 'Gabar yar baa tahay kuma dhali karo sheekha.' And she was born in 1969. Waxee u sheegtay in kan noogu yar dhashay 1985, oo meesha joogay arkay. Wuu yaabanaa. By the way, that BBC studio visit was in 2003.
  18. I thought you lived in degmada Huriwaa. How did you get to that iskool? Che, waa nagu cabee miyaa.
  19. Siduu ahaa xilligaas: Sida uu maanta yahay: Xanuun badanaa.