-
Content Count
17,515 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Masuqa dowladda Xasan Socdaal waxee rabaan inay Tarsan iyo dowladii hore ku nabaan. Musuq xun ka socdo safaaradda Nayroobi, xataa kan hantidhowrka Xasan keensaday ka yaabay oo kiis baaritaan ku furay. -
Boosaaso maxaa ka socdo?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Wasiirka Warfaafinta Puntland: Boosaaso ma noqon karto meel ay labo dowladood ka taliyaan Axad, Siteembar, 15, 2024 (HOL) - Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa sheegay in aysan magaalada Boosaaso ka jiri karin labo dowladdood oo isbarbar socda. Hadalkan ayaa ka dambeeyay kadib markii maalmo ka hor ciidanka PSF (Puntland Security Force) ay magaalada Boosaaso ku soo rogeen xaalad amni, iyagoo joojiyay duulimaadyadii kasoo dagi jiray garoonka diyaaradaha Boosaaso, dadkana ku amray inay ka aagga garoonka. Wasiirka Warfaafinta ayaa yiri, “Yaan loo gafin dowladnimada. Puntland iyadaa mandate u haysta inay maamusho Boosaaso iyo guud ahaan Puntland. Ciddii wax tabanayso hasoo marto dariiqada sharciga ah.” Hadalka wasiirka ayaa kusoo aaday xilli uu garoonka diyaaradaha Boosaaso xiran yahay maalintii afaraad, kadib markii ciidanka PSF ay digniin u jeediyeen duulimaadyada kasoo dega garoonka Boosaaso. PSF ayaa ka carootay markii sida ay sheegeen garoonka Boosaaso laga celiyay askar dhaawac ah oo ka tirsan ciidankooda, kuwaas oo ay doonayeen in loo qaado magaalada Muqdisho si loogusoo daweeyo. PSF, oo ah ciidan taageero ka hela Maraykanka, ayaa waxaa aasaasay oo maamula qoyska Ilmo Cismaan Diyaano. Aabahood Cismaan Diyaano wuxuu ahaa taliyihii hore ee ciidanka PSF. Ciidankan waxay is hayaan ciidanka mariiniska Puntland ee loo yaqaano PMPF, oo ah ciidan uu maamulo sarkaal qoys hoosaad la ah madaxweyne Deni. -
Laftagareen iyo Xasan were never aligned one another politically. Waxee isku heystaan currently is ciidamada Masar la geeyo Bakool iyo Shabeellaha Hoose and ciidamada Xabashida laga saaro Koonfur Galbeed by the year's end. Laftagareen and many Reer Koonfur Galbeed believe Xasan daljaceylnimo kama aha Xabashaduu laga saarayo deegaanada Koonfur Galbeed, but a political opportunity to topple Laftagareen by misusing ciidamada Masaarida uu rabo keensado. That is the latest qilaaf, laakiin waligoodna wey kala shakisnaayeen. Xasan wants a yes man meesha geysto. Xasan believes Laftagareen was and still aligned with Farmaajo, which is true. Xasan also believes Koonfur Galbeed maamul la mid ah tii 2014 Shariif Xasan Baydhabo xoog ku tagay, supported by him using same Xabashi army he is against now. Reer KG didn't want Shariifkaas qaa'inka ahaa. Xasan, however, is severely mistaken if he thinks the situation is still the same. It is not. Laftagareen now has tens of thousands of Daraawiish ciidamo, many of them highly trained by Ingiriiska and those federal soldiers KG ka soon jeedo, but disillusioned by dowladda Xasan. They support Lafta, including taliyahooda. Xasan cannot force Lafta out alone with ciidamadii Soomaaliyeed since he destroyed them. Ciidamo Soomaaliyeed tayo leh waa yaryihiin maanta, so hence using Masaari forces masquerading as peacekeepers. Xasan is also delaying mashaariicda deegaanada KG laga hirgalin lahaa by hay'adaha caalamka. Dowladii Farmaajo mashaariic badan laga hirgaliyey. Xasan also refused to provide military aid - just as he did for Galmudug and Hirshabeelle - for ciidamada KG for the fight against kuwa afka duuban ku sugan deegaanada KG. He didn't want to empower them. Wuxuu yiri macaawisley ayaa keenaa la dagaalamaayo. Lafta, like Axmed Madoobe in Kismaayo, refused saying we have the troops, just provide us the federal logistics and equipment. Macaawisley would not be controlled and opportunists like Shariif Xasan will use them against maamulka dhisan.
-
At least inuu Baydhabo tago waa loo ogolaaday, unlike kii ka horeeye Mahad Qalaaye oo dhowr mar damcay Xasan la yimaado laga diiday.
-
When Laftagareen is speaking like this, xaalka caadi ma'aha. Wax aan boobeynaa, Xasan si toos ah ugu dhaga hadlaayaa. Balan badan ugu baxay Xasan. His frustration is really boiling. It is not about Xabashida kaliya. It is about hubka lagaga xoreyn lahaa deegaanada Koonfur Galbeed uu diiday dhiibo. Xasan waa diiday hub iyo dhaqaalo dhiibo sida gobollada dhexe. It is about arming isbaaristiyaasha Belidoogle banaankeeda isbaaro dhigtay. He is still arming them. Ciidamo beeleedkii uu geeyey Baraawe oo dagaalka sababay. Dagaalo qabiil ka holcinaayaa Berdaale, Diinsoor iyo deegaano kale. Mashaariic horumarineed beesha caalamka dowladda dhexe u soo martay ayuu ku dhaganyahay, si Lafta uu cadaadis u saaro. Worst is mar walba failed siyaasiin like Shariif Xasan ayuu qaabilaa, Rooboowna wasiir ka dhigtay.
-
Sanbalooshaha gadaal ka muuqdo, a Hagist extremist Xasan wakiil u ahaa, waa loo diiday inuu shirka Laftagareen iyo Xamse ka qeyb galo. Asagoo xanaaqsan Xamar ku noqday saaka.
-
Faradheer runta u sheegayaa. Tan iyo lixdankii sedbursi wadaan.
-
Boosaaso maxaa ka socdo?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Sadex sano ka dib, it is back again. Cabsi ka jirta Boosaaso kadib amar ka soo baxay ciidamada PSF Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ee Puntland waxaa ka jira dareen la xiriira dhinaca nabadgelyada kadib markii ciidamada PSF ay soo saareen digniin ay diyaaradaha isticmaala garoonka magaalada ugu sheegeen inaysan isticmaalin garoonkaas. Tallaabadan ayaa ku soo beegmaysa iyadoo uu jiray khilaaf muddo soo jiitamyey oo u dhexeeyey maamulka Puntland iyo hoggaanka ciidanka PSF. Shacabka ku nool magaalada Boosaaso ayaa walaac xoog leh ka muujinya tallaabooyinka dhallin kara xasilooni darada. Weriyaha VOA Faaduma Yaasin Jaamac ayaa warbixintan soo dirtay. Idaacadda Codka Mareykanka -
Xasan Socdaal fursad siyaasadeed siyaasi Soomaali soo marin 30 sano ayuu dhumiyey, Soomaali badana ku taageeri lahaa, ku midoobo lahaayeen. C/raxmaan C/shakiur iyo kuwii kale shalay la jiray ka yaabay fursadaan qaaliga uu dhumiyey. Xasan only cares about maal, dhul iyo hanti la dhaco. Ciidamadii shan sano la dhisaayo hal sano ku burburiyey. When was the last time aad maqashay Haramcad, Gorgor iyo Danab? Iskaba iloow ciidamadii Eritareeya lagu soo tababaray.
-
I can guarantee you if I want that I can be guddoomiyaha Bakool tomorrow if aan ka dego Baydhabo and lobby Laftagareen. Kan haayo oo iska qaraabo kore ah meesha waaku cariirin karaa. By the way, SOL members became wasiiro sida Cabdiraxmaan Caynte (now at Heritage Institute). Also Cabdi Warsame, the former Minneapolis councillor, meeshaan General Duke ku soo gali jiray.
-
Maxeey ka dhaheen labadaan odeyaashii shirka Jigjiga ku qabtay Xabashi nahnay ku haaye oo taageersan Xabashada?
-
He does. Baraawe has several thousand Daraawiish ciidamo there. Xasan wants meesha dagaal ka abuuro, hadhoowna maslaxo wadaa lasoo shirtago. I am afraid Xabashada might even go there, claiming inay nabad ilaalin u tageen, sida qaabka daran ku tageen Luuq iyo Galgaduud toddobaadkaan.
-
Xoghayihiisa Xamse ayuu Xamar ka soo dirayaa Xasan beri. Baydhabo tag Laftagareen iigala hadal soo yiri. Isla asagii Xasan ayaa Shariif Xasan iyo maafiyadii kale calooshood u shaqeystiyaasha ahaa shir kula lahaa madaxtooyada maanta, asagoo rabo inuu geeyo Baraawe oo ciidamo Masaari ku waardiyeeyaan, doorasho been ah ku qabto.
-
Xunjuf and warbaahinta Muuse Muqayil amateurishly trying isku dir. Xataa qof sida wax loo qoro ma haayaan.
-
Shaatigii Xabashada lagu marmarsiyoonaaye waa iska dhigeen. Bannaanka iskeeneen damacooda isbaaraha ah.
-
Waa isla qofkaan, who 12 years ago to this week, used to write these lofty words on here. Alloow alle, jago iyo jeeb qooyan dad waa badashaa. "Last week, the Tigres, for the first time in 21 years, met somalis who are not kowtowing to them, somalis who looked at them sternly without the need to blink when the Tigre's look back. It was a moment of pride for all Somalis for the Tigre's to know that Somalis are not all about Faroole, or Siilanyo or Iley or Sheikh Sharif. There are dignified men who can talk to them like equal partners."
-
Lafta oo juqeys ku jiro.
-
Meesha waa janee compared to dhagaxaanta Galgaduud ee yaa ka samraayo. However, they are powerless to do anything now, awoodooda arkeen marka shirar la soo istaagaan ku soo hareen. Laftagareen runtii laf xun dhuunta istaagto ku noqday and he is getting far more support from Reer KG than any time before. My own sister was against him, but now ardently supports him markee aragtay moooryaantii duulaan ah.
-
Meel walba dagaal ka dhacay suu Xasan u yimid laba sano ka hor.
-
Popular Contributors