Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,633
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. This thread, hopefully, will clarify for you. And yours wasn't the only thread that gone kaput -- others as well went down, since some data was corrupted. Hopefully, it will be recovered, ee be patient.
  2. Hambalyo iyo boggaadin to walaalkeen Dabdamiye. [Wuu dhamaaday xiligii dabka la shidi jiray now nooh. ] Eebbana ha idin siiyo kuwa dalkooda, diintooda iyo dadkoodaba wax u taraan, anfacana -- aamiin, amaiin.
  3. Originally posted by Al Zeylaci: I am telling you the truth, so that you awaken from your false mirage, which is like a man who finds water in the desert but laughs at the predicament of his brother who is thirsty and needs some water. Moreover, you are like a man in the desert who think the fact that he is found a little water makes him superior. What he has not realised is that finding a little water to drink doesn't take him out of his primitive status. In fact, the other peoples of the world, who have built cities, town, empires and have provided for all of their citizens laugh at the case of the desert man whod devotes his existence to mocking his fellow thirsty brother. good night. Waaw. This truly deserves a true sacab.
  4. Ma filimaantaas camal ayaa fiirsataa? Waligeyba si u necbaa filimaanta qeybahooda yihiin fantasy films iyo sci-fi. Iimaba baxaan.
  5. Waa qeyr hadduu SOL si nabad ah kusoo noqday.
  6. Waa qeyr hadduu SOL si nabad ah kusoo noqday.
  7. Labadaan gobol -- waa Waqooyi Bari iyo Waqooyi Galbeed -- taageeriyaashooda ugu xagjirsan ee siyaasadeed mala isla qabaa. Waa midba midka kale jabka gobolka kale ku farxaayo, intana la sugi karin in uu lasoo bandhigo. Laba dal oo cadow qarniyo soo jiri jiray dad ka dhaxeeyo ayeeba ka dhigeen. Acuudi bilaahi.
  8. I was there today. It wasn't bad, inkastoo -- expected perhaps since it was a Soomaali kulan after all -- late bilowday the meeting. Took some pictures on my cell phone, will share later.
  9. Xiddigo halkankeeda dheeraa runtii waa in loo abaalmariyaa. Buur dheer wey u kortay iyo god gaabanba wey u gishay soo celintiisa. He is finally free. Two long exile years in the e-wilderness.
  10. Originally posted by Najmudin: ^ Af Tigray buu ku heesayaa ninku sidaas baadan u fahmin Xabashiga waad fahmi laheyde. Labadaan beri koo Oromo ayaa heysto Xabashada oo heesihiisa ka dambeeyaan.
  11. I didn't find it wax lagu qoslo, nonetheless let me share with you folks this. ________________ David Letterman's Top Ten Thoughts Going Through the Somali Pirate's Mind While in New York City 10. This city is more dangerous than downtown Mogadishu. 9. It's like my own episode of "Gossip Girl." 8. Maybe Madonna will adopt me. 7. If I don't get a corned beef on rye soon, I'm gonna plotz! 6. How can I meet Zac Efron? 5. Go Niners! 4. Any chance of getting "Jersey Boys" tickets? 3. This would be a pretty sweet trip if it weren't for the handcuffs and jail. 2. Why the hell are these people lining up to see Letterman? 1. You charge $40 for parking, and I'm the pirate? Xigasho
  12. "Ugarniqi" xee ahaydna? For a second there, erey Sawaaxili moodayba.
  13. That guy is not odey. Waa Sheekh Abuukar. Asaga iyo xaaskiisa oo isla ciyaaraayo back in the days . NB -- Khadro Daahir maa saas u ekaatay. Walaahi waala gaboobay. Heesahaas camal Universaltv laga soo saaraa. ka fiirso Qalanjo (mise waa Qamar Harowo) oo iskala walaaqeyso with Awkoombe too. Aawey Che, since heesta is in Afmaay asagaa jeclaayee. Fanaankaas Maadeey la dhaho waligey maba maqlin.
  14. Not that long ago, waagee Xabashada joogtay Xamar ayee maalin duqeeyeen xaafadda la yiraahdo Ifka iyo Aakhiro. Axmed Diiriye ayaa idaacad laga wareysanaaye, dadkana su'aalahooda ka dhiibayeen. Asagoo ka xun madaafiicda Xabashada ku garaaceen xaafadaas ayuu yiri sida la yiri: "Xabashada laf gooni ayee u egtahay inay si u necebtahay maadaama ee garaaceen xaafadaas, waana la yaqaanaa reerka dego xaafadda ee rusheynayaan." Gabar ayaa leenka soo gishay la yiri, oo su'aal xun ku taabatay: "Xaafadaas reerkaas maxaa dajiye markii horeba oo Soomaali wey istaqaanaayee xaafad hal reer degan kama jiri jirinee Muqdisho ee dadkii lahaa asalkooda guryaha meeshaas ku yaalo aaweya?"
  15. Darmaan is still kicking miyaa. Waaga ee Xabashada joogtay intuu jiray? Mise his "presidency" only functions during Soomaalida dhexdeeda isheysato?
  16. He looks bewildered and perplexed, waliba dhoolacaddeyntiisa. Probably still amazed he is in Mareykanka, even haddee tahay in an American jail. Sawirada badana flashkooda wuuba la dhacay, I guess. Hooyo Cadar ha iga raali ahaato, but her son da' kale ha lagu sheegee, ma dhaceyso inaa qaato waa toban iyo lix jir. Maya, maya.
  17. Kii la arko waa iska mucaarad iyo wax buu kasoo horjeedaa; mucaarad meel uu socdo iyo ka socdo la ogey; mucaarad wax uu u taaganyahay iyo kasoo taaganyahay la fahmeynin. Soomaali maxaa laga sameeye taloow? Bini'aadenka kale dhoobo laga abuuree, Soomaali ma dhagax ka sameysan yihiin. War yaa inoo damqada Soomaali haddaa nahnay. Iskama naxeyno. Kuwii naga naxaayena ma ogolin. Inaa tashano waala diiday; in nalala taliyo mala ogola. Inaa isku talino waa isku diidnay, in naloo taliyo waa diidnay. Dowladde kale magangalyo waa u raadsaneynaa oo nabad ku deganahay dalalkaas, dhulkeena kuma magangali karno oo iskuma ogolin nabad waarta. Shiish.
  18. Have a warm hurdo fiican. That helps. Hopefully wuu kuu fududaan doonaa, Eebba ha idmee. You have our duco, sister.
  19. Soo mood. Aniga meel Koronto la dhaho kuu joogaa. Ii baashaal igaarka. PS -- Seven Sisters degantahay, probably baska Wood Green raacdaa ee maxaa iska qarinee.
  20. Arlaadi faayta. Wax walba laga keenay oo diracaan laguu keenay adiga ku jirtid. Waa bac weyne oo xariiri la dhaho. Qabso hee, wah.
  21. Originally posted by General Duke: ^^^^loool. Yusuf's biography will be writen soon enough insha Allah. A tough Somali Soldier is a working title. But have you read the book, I sold the Sea to Kenya by the illeterate Sharif Xasan writen for him by MMA? I wouldn't mind writing the old stooge man's autobiography, which will be titled as I wrote above. PS -- It was sad to see Shariif Xasan at Nayroobi airport, coming from Dubai. A major "minister" that was treated like a common traveller -- waiting in line at the immigration/customs and luggage section as well. Soomaali maxee meel isdhigtay, dowladii dadkii ku jiray haddeeba saas loola dhaqmaayo. Awalba dowlad magac u yaal ayee iska ahayd, I guess.
  22. Yarkii soo neefso laga waayo, soo naar laga helaa ayuu yiri Awkoombe.
  23. A timely book by the honourable C/llaahi Yuusuf Axmed will hit the shelves in the fall of next year world-wide. Aptly titled, too, according to a leaked report: Why My Political Supporters Should Not Have Ardently Followed My Failed Policies and Instead Should Have Read the Books Listed Above: A Lesson in Soomaali History Coming out next year, around Oktoobar 14, the day the author was inaugurated, loona caleemosaaray as a Soomaali 'president.'
  24. Kii hal kombiyuutar gacmeed helay wax qoroowna laba ka bartay wax ayuu iska qoraa. What a rubbish article. Intuu u wadaa ka wadaa. Least he could have done was to source his fabricated historical events. Popular myths like the original meaning of Gaalkacyo ayuu lasoo shirtagaa and present it as unquestioned fact. Eesh caleeg. Since when did Hargeysa become an Oromo word? Isn't the word itself mid issharxaayo ah? Har-gees ayuu leeyahay. Harta geeska. I believe that city has a har ama meel biyo fariistaan.
  25. Dankis, duqa. How is the oldie green Teatown and yourself doing?