Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,573
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    318

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Laakiin meeshaan reer Buulobardo aa igu xiriiro, oo shilinkooda u xisaabsanyahay, laastiko iyo sharootona ug duuduuban yahay! Yaaya. Haddana Reer Buuloburde waa gacan adagyihiin aa tiri. Dhaaf ciyaalka aan abtiga u ahay reerkooda.
  2. Ma hubtaa inaa indho fiican oo wax walba arkaayo kugu yaalaan? Now can you read: This ?? If you can, indhahaaga wey fiicanyihiin. Originally posted by Blessed*: ^LOOL. Believe me, you're not the only man. Saas miyaa. Ani kaligey ismoodee.
  3. Sharif Ahmed, Sharif Xasan, Ibbi, and the clown who signed the agreement Abdishakur and the PM are the ones oppoisng the parliment to debate this Kuwa kale ma'ogi, wali laakiin I don't believe Shariifka and Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke inay ka suurowdo waxaan iyo wax lamid ah inay u dhaqaaqaan.
  4. Eebba ha u naxariisto. Samir iyo iimaan, abaayadiis.
  5. Originally posted by wacdaraha_aduunka: Miskiin reer caasabobulare maa tahay.... ciyaal xafadeedkii la waayey aa tahay Magaca African Village walle xasuus waaye Reer Kaasabalbalaare ma ahayn, laakiin kama dheereen oo ciyaal Isgoyska Bakaaraha ahayn, saas inooma jirin waana tagi jirnay mar walba, siiba Shaneemo Shuun (also known as Shaneemo Kaasabalbalaare). Plus my habaryar saraha African Village deganayd oo badanaa aadi jirnay. Kaasabalbalaare, along with xaafadda Taleex, meel isku dhaceyso ahayd, a quiet, unassuming, safe xaafad. No wonder both xaafad degmada Hodan ku yaaleen, in my eyes -- and I might be biased -- the best degmo in Banaadir, no questions asked, hands down.
  6. Halkaan waxaa laga baafinayaa ninka kor ku sawiran, oo noogu war dambeysay asagoo ku sugan magaala madaxda dalka Eritareeya ee Casmara sanadkii markuu ahaa 2007. Markaas kahorna waxaa laga sheegayee asagoo leh xadadka Itoobiya iyo Soomaaliya waala isku furayaa, oo hal baasaboor la qaadan doonaa. Bal qofkii warkiisa haayo ha nagala soo xiriiro xafiiska Bishacas ee SOL.
  7. Anigana salaanta igu dar loo diraayo to that sister, Nomadique. She was one of the people that made SOL what SOL is today.
  8. Tan baa true ku daadis la dhahaa. Iikar Jeesto, muxuu jilaa weyn ahaa. Eebba ha u naxariisto. Ma hurdee Har iyo habeen Adigaa i horjoogtidee... And the daadis part: Jaceyl ma ii heysidee Halkoo kale waa heleysaa Kuuma raadqabee... acayl i mahaysidee, halkoo kale(mid kale) waa helaysaa kuuma raad qabee
  9. Haa, Nuunka, sadex bilood u qaatay reerka la joogo, especially the old man, who finally accepted to come to Nayroobi. War adaaba war heysid oo dalmar dhab noqotay. Istanbuul ilaa Jigjiga maa tiri. Waaw iga dheh. Waa dhex jeexdee. Meeshii Ireland waa lagu kala kacee, dhaqaalo-wise, I mean, ee ninkii suu yahay islahaa. Ileen adigana wafdi camal ayaa u wareegeysay. Maxaa, airmiles maa Shariifka ula tartarmoysaa inta flight aa raaceysid? Ar Gaarisana waa tagay. Meelo badan adduunka kuleel waa lagu sheegee, laakiin meel ka kulul ma arkin Gaarisa. Hal beri joog islahaa, but xataa waa joogi waaye ee half-day joogay bas, oo hal habeen soo seexday, aroortiina kasoo tagay. Meesha kululaa, bisinka. Maryan Looj (or as my mother calls her Maryan Loosh) waa taqaanaa miyaa? Hooyo qaraabo yihiin, oo dukaankeeda mar walba aadi jirtay, xataa dirac kasoo gaday naftirkeyga. Waa maqlay laba sar u kireysan, oo qof kasoo kireysay siina kireysay. Dukaankeeda Gaarisa Looj uu kasoo horjeedaa, koley inaa iyada taqaanid ma'ogi oo magaceeda sarta lagu samiye ku maqashay filaa. Haddaa ogahay, duqa, inaa Afrika ila joogtid runtii waa kuu sheegi lahaa. Waa markii labaad East Afrika isla tagno same time aan islana ogeyn. Marka sadexaad, Eebba ha idmee, waa isogaan doonaa.
  10. There is not a true parliament. It cannot even sit one proper place. And who exactly is not allowing it and lobbying for this flop?
  11. My mind ma aqbali karo that honourable man's son -- ina Cabdirashiid Cali Sharmaarke (Eebba ha u naxariistee aabihiisa) -- ku dhaqaaqaayo wax saan camal. Same with Shariifka. As I wrote, waala trick gareeye dadkaan, ee see moodeen ma noqon sheekada. It is sad, beyond sad. It is shockingly and politically immoral, a crime against all Soomaalis with an iota of blood of wadanimo iyo daljecelnimo ku jirto.
  12. Originally posted by Che -Guevara: ^Nac nac qori aad udiide noh I hope you don't really mean what I think you implied. No way.
  13. Sometimes doing a bad thing is the only way to improve the situation for yourself and the people you love, says a pirate known as "Milk Sucker" — who also goes by the name Abdul Rashid Osman. Caanonuug?
  14. On a related note. I am no fan of any team, laakiinse tii Chelsea ku dhacday shaley wax madaxa kugu xanuunayo ahayd. I can understand the pain felt by any fan of that team. I would have loved to see Michael Ballack winning a major trophy. Maskiinkaas aad u ciyaaraa, una dadaalaa, yet waligiis koob ma qaadin, albeit coming closest to many of the major trophies. Igaarkaas nasiibkiisa lee xun.
  15. I had been silent on this issue, until at least I gathered the facts. I met the BBC reporter from Kenya, Catoosh, in Nayroobi and he mentioned the fact Norway inay ka dambeyso isafgaradkaan, kana caawineyso baddeena in been been lagu xado -- all because in the name of oil under our sea, which Norway holds interest. He further mentioned waa hore socotay arrintaan, sanadooyin and experts from Norway, doing some surveys under the Kenyan seas, realized the oil, after all, is located under the Soomaali ocean's shelf. Kenya dhulka iyo baddii NFD xoog ku heysato ku filnaan waaye, haddana dhulkeena oo noo haray noogu timid. Ninkii cimrigiisa raago geel dhalaayo waa arkaa horey loogu maahmaahee. So-called Soomaali politicians, especially those who signed, had been tricked, probably unaware the scientific research of what they were signing to. (I can't believe any reasonable Soomaali would sell an inch of baddeena, inkastoo Soomaali hunguri ku waashay naga buuxaan.) How dare can they sign something even C/llaahi Yuusuf Axmed dared not to sign. (Yes, it is true, he refused to sign the so-called memorandum of understanding agreement, though how he refused and why is never known.) Read on. ______________ Kenya oo Qarammada Midoobay u Gudbisatay Xogta Rasmiga ah ee Baddeeda: Badda Soomaaliyana ka Goosatay 116,000km2 Marka la xisaabiyo cabbirka badda ee Kenya u gudbsiay Qarammada Midoobay, waxaa soo baxaya in Kenya ay cabbir ahaan gudaha u soo gashay dhulbadeedka Soomaaliya oo bedkiisu ka badan yahay 116,000km2 Dawladda Kenya ayaa Arbacadii (May 6, 2009) waxay Qarammada Midoobay (QM) u gudbisay akhbaarta rasmiga ah ee cabbirka xuduudaha badaha ee ay doonayso in loo sharciyeeyo, cabbirkaas oo wada khariidado. Qoraalka si rasmiga ah ee Kenya gudbisatay waxay ku caddaysay in xogtaas gudbinteeda ay ka qayb qaateen Mr. Harald Brekke (oo ah reer Norway), islamarkaasna ah laga soo bilaabo 1997 ilaa hadda xubin ka ah guddiga go'aanka ka gaari doona xadaynta badaha adduunka. Waxa kale oo Kenya ka caawiyey gudbinta akhbaartaas Dr. Karl Hinz, oo ah Jarmal, xubina ka ahaan jiray guddiga xadaynta badaha intii u dhaxaysay 1997-2002. Kenya waxa kale oo ay sheegtay in akhbaarta ay gudbisay ay sidoo kale ka qayb qaateen: Xafiiska Madaxeynaha Kenya, Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya, Xafiiska Sharciga, Wasaaradda Deegaanka iyo Khayraadka Macdanta, Wasaaradda Waxbarashada, Sayniska iyo farsamada Casriga ah, Wasaaradda Dhulka, Hay'adda Kenya u qaabisan Batroolka, Wasaaradda Tamarta iyo Jaamacadda Nairobi. Waxa kale oo Kenya sheegtay in ay xogta diyaarinteeda ay ka caawiyeen Xoghaynta guud ee Barwaaqa-sooranka Commonwealth ee London iyo UNEP barnaamijkeeda qaabilsan qalfoofka qaaradda ee GRID-Arendal iyo Qarammada Midoobay qaybta u qaabilsan Badaha iyo Sharciga. Sida ku cad qoraalka rasmiga ah ee Kenya gudbisatay, waxay ku andacootay in baddeedu ay soo dhex gasho gudaha badda Soomaaliya. Si ay arrintaas ugu qurxiso Afgobaadi iyo jaha wareein, waxay sheegtay in sidoo kale badda Kenya ay isdul saaran yihiin badda Tanzania, laakiin ayey tiri, Kenya iyo Tanzania waxay xadka badda ka heshiisyeen July 1976. Waxaa qoraalku ku adkeeyey: Kenya iyo Tanzania waxay heshiis ku ahaayeen xadka baddooda laga soo bilaabo 1976. Kenya oo sii wadatay qoraalkeeda waxay si qeexan u sheegatay: "Labada dal (Soomaaliya iyo Kenya) waxay kala saxiixdeen Qoraal isafgarad (Memorundum of Understanding "MOU") markay taariikhdu ahayd 7dii April 2009 kaas oo u ogolaanaya, ayey tiri, dal kasta diidmo la'aan (no-objection) uu xogta la xiriirta cabbirka xadka baddiisa wixii ka shisheeya qalfoofka badda u gudbisan karo Guddiga Xadaynta Badaha ee Qarammada Midoobay. Read on
  16. Ar buufis badan Islii meel la dhahaayo lagama waaynaayo. Maxaa la isla qumanyahay oo la fiyooweena.
  17. Nothing wrong with your magac, laakiin koo Afsoomaali challenged ah yuu ku moodin inaa wiil tahay since magacaaga saa'id ugu dhowyahay Sabriye. Soomaalida wiilasha ula baxaan Sabriye (I know the important difference of the letter "a" at the end, laakiin ogoow lee). Soomaali names wax dhaamo maleh, and before we -- waa Kuusha iyo aniga -- preach, anagaba magacyo Soomaali dhab ah ma wadano.
  18. That African Village (magacaan xasuus badan uu u leeyahay Reer Kaasabalbalaare) aad iyo aad usoo jiisadasho leeyahay. I only hope, however, in public land laga dhisan.
  19. Originally posted by nuune: quote:Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar: Nuunka, ki salaamay widaay. See eta. Arlaadi seetee? Marxaby, faayti, arlaadi kiin faayi waa ii jeedaa inaa afkii hilmaamay 9 street ilaa 12 street aa soo shawisey aan maqley, meeqa dooro aa qoorsagaaro ku soo qabatey widaaw waa kaa warhaayaa inaa nayroobi soo qastey, ani soomaaliya iyo itoobiya ayaan jirey sxb, kulla shey'in tamaam 9ka iyo ilaa 12kaa? Xadkeyga waa yareysee, see camalna. Kasoo biloow Jaamka ilaa iyo Hoteel Barakaad ku yaalay 12th anigee ii shidneyd those three months. Busta Islii, darn it. Hoteelada ku yaalo meeqaa ka aragtay? Andalus mid la dhaho oo 12ka ku yaalo ma aragtay? Ama Kaah iyo Safaari at 6ka? Kilimanjarana wuu jiraa iyo Shariifka oo 7ka ku yaalo. Koley kuligooda Barakaad ugu fiican waxaa ka arkay. Haye, Soomaaliya intee ka tagtay, Soomaali Galbeedna ma gaartay? Reer Qabridahare badan kusoo arkay Islii, siiba wiil Xabashada si jirxumo u dileen ilaa haatan wajigiisa ka muuqdaan daqarka ee u geystaan. Wuu kasoo baxsaday, oo kumaba noqon karo dhulkaas.
  20. Aaliya, maxaa, indhoole maa tahay, LoL? The back of that 4x4 has a little billboard, wrapped around the spare tire, that declares, "I support single mothers." I just found it interesting, since particularly that issue meeshaan all the time loogu dooda. Blessed, I, however, support single mothers for another whole reason. Ah, I am not privileged to share that.
  21. I took this picture while at a Tim Hortons' drive-thru some four months ago. I couldn't resist not to take a picture of it. I support single mothers, too.
  22. You have a good taste miskiinka, ana waxaan islahaa duqu waa primark generation Is that the UK version Walmart? Duqaan does indeed have a good taste in style, ee wali kama bixin suuqa nooh. I have all kind of hats and shirts from this store... Hats is one the main reasons as well. I think I do have some six of them, bought from H&M. Also the other reasons being their reasonably cheap, yet at the same time very stylish polo shirts and shirts. Some of their casual shirts are amazing in quality. No wonder that dude who ku heeso that song bought his green polo shirt in that video from H&M. I saw it at an H&M store last year. Originally posted by Kool_Kat: quote:Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar: Am I the only jaamac who is a bit extra fond of this store and its brand? All thanks to whom? And no you're not the only Cabdi who just recently started shopping there, methinks...Cabdi yaashii waanagu ilbexeen... I don't know, their men's section nowadayz is little on the jiljileec side, haven't seen any manly dhar, mise ragii hada sida naagaha bey iyagana is dhuudhuubaan? :confused: Yaa kuu sheegaayo hee. Yaa kale meesha ka shop gareeyo? Iyaah. Badanaa caashooyinka u badan dukaankaas. Dharka labiska maba ka gati, oo wax quman ma'aha. Yea, tight iyo wax dhuuban u badanyihiin dharkooda labiska; however their casual fashion styles ayaa aad u heersare ah.
  23. Of course, qof u qalmo waaye. Wah. Bas waaye, Kuusha, caawa laga bilaabo loogu wacaa magacaas. Heersare suu u yahay lee, uu dhagaha ugu macaanyahay. Mayee xudunta uu ugu macaanyahay dheh.
  24. Dankis abaayadiis. Eebbe hakaa abaalmariyo, aamiin.