Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,437
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    310

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Maanta ayee banaanka iskeentay, waxee isqarisaba. Hooyadeed inay gaal ahayd sheegtay, diinta Islaamkana la simantahay diimaha kale ee tiri.
  2. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 ______________ Updated.
  3. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 ______________ Between Ugaandha the Fourth and Qadar the Third trips of his current last trips, he would have gone to Ingiriiska had they given him a visa for caleemasaarkii Charles in 06/05/2023. Since Xasan Socdaal loo caleemo saaray in Juun, 2022, the only month he did not travel is Janaayo, 2023. I am sure he would if gaalada were not in holiday festivals in the new year.
  4. Si loo fadhiisiyo ayaa la waaye maadaama kuraasta waxmataritayaal lagu buuxiyey, including gabadhiisa. Otherwise sidaan u fadhiisan lahaayeen:
  5. Garoowe wuu iskaga tagay la yiri ninkaan after waraaqda ha la soo xiro soo saaray. Kuwa la soo xiro la leeyahayna hoteellada Garoowe iskaga baashaalayaan, sida ninkaan hoose leeyahay.
  6. Sawirkaan wuxuu i soo xasuusiyey markuu xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka John Kerry Xamar booqan jiray sanadkii 2015. Xasan Socdaal markuu imaadaba dhibkaan na heysto.
  7. Hayeey: Puntland amartay in lasoo xiro lataliyaha Xasan Sheekh iyo mas’uuliyiin kale Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland, Mudane Axmed Maxamed Yuusuf (Taaran) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa ka hadlay dhacdadii habeen hore ka dhacday magaaladaas, taas oo sababtay dhimasho iyo dhaawac. Taaran ayaa shaaca ka qaaday in weerarkaas ay gaysteen afar nin oo kala ah Khadar Cabdiraxmaan Maxamed (Faroole), Xasan Shire Cabdi (Abgaal), Maxamuud Warsame Faarax (Shido) iyo Maxamed Jaamac Faarax oo kamid ah siyaasiyiinta maamulkaasi. Xeer ilaaliyaha ayaa ku eedeeyay afarta nin inay hoggaaminayeen ciidamadii weerarka ku qaaday Booliska oo xilligaas waday sanaadiiqda doorashada. Sidoo kale waxa uu tilmaamay inay soo gaartay dacwad ay usoo gudbiyeen Booliska oo dalbaday in la siiyo waaran lagu soo qabanayo raggaas, taas oo uu tilmaamay inay u ogolaatay maxkamadda, isaga oo amar ku bixiyay in lasoo xiro dhammaan ragaasi. “Xeer ilaalinta Puntland waxa ay soo saartay amar soo qabasho oo ah afarta eedeysane ee kala ah 1-Khadar Cabdiraxmaan Maxamed Faroole, 2-Xasan Shire Cabdi Abgaal 3-Maxamuud Warsame Faarax Shido 3-Maxamed Jaamac Faarax,” ayuu yiri xeer ilaaliyuhu. Khadar Faroole iyo Xasan Shire Abgaal ayaa lagu soo warramayaa inay haatan ku sugan yihiin Garoowe oo ay ku haystaan ciidamo hubeysan, taas oo dagaal sababi karta. Xaaladda ayaa ah mid aad u kacsan, wuxuuna amarkan uga sii darayaa xiisadda dagaal ee haatan ka taagan caasimada mamulka Puntland ee Garoowe. Dagaalkii habeen hore ka dhacay Garoowe ayaa sababay dhimashada 2 askari iyo dhaawac kale oo intaasi ka badan, waxaana ragga la eedeynayo ay iska fogeeyeen weerarkaasi. “Anigu waxaan ahay ergayga madaxweynaha ee beeyac mushtarka iyo dhaqaalaha xafiiska aan ergayga u ahay waa xafiis shaqadiisu tahay xasilooni iyo nabad, marka ma garanayo meel aan isaga nimaano xasilooni darro,” ayuu horay u yiri Khadar Faroole oo haatan lataliyaha gaarka ah eemadaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha dhaqaalaha. Si kastaba, dagaalkan ayaa kusoo aaday, kaddib markii mucaaradka Puntland ay soo saareen bayaan ka dhan ah doorashada, kuna dhaliileen madaxweyne Saciid Deni. Xigasho
  8. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka  Turkiga  Eritareeya  Kiinya  Jabuuti  Tansaaniya Masar  Ugaandha  Kiinya (2nd time)   Mareykanka  Ingiriiska  Mareykanka (2nd time)  Itoobiya  Ugaandha (2nd time) Jabuuti (2nd time)  Suudaan  Aljeeriya  Masar (2nd time) Eritareeya (2nd time) Jabuuti (3rd time) Sacuudiga  Mareykanka (3rd time)  Qadar  Talyaaniga Jabuuti (4th time) - waala qariyey  Itoobiya (2nd time) Imaaraadka (2nd time)  Qadar (2nd time) Eritareeya (3rd time) Ugaandha (3rd time) Itoobiya (3rd time) Ugaandha (4th time) Qadar (3rd time) ______________ Updated. Meel cusub uu aado la yahay, all last three trips were third-time and fourth-time visits to same visited countries.
  9. Xasan Socdaal's world tour trip to Dooxa was delayed for a week due to Reer Qadar not having time to meet him. The begging bowl however landed in Dooxa today.
  10. As if desperately hapless secessionist's fantasies were reality. Soomaaliya Rabi hadduu idmo meel sare ayee gaari doontaa, regardless of the wailings of doomed secessionists.
  11. Aawey yuulkii Cirro? Majiranyahay? Otherwise why this long silence when he has this dahabi opportunity to oppose and depose Muuse Muqayil. Siyaasad xumaa.
  12. If Deni was smart, he would end this quickly and decisively as Laftagareen did in Diseembar of last year. Xasan Socdaal minions tried to cause shaqaaqo iyo amaandarro. He quickly overpowered, disarmed them and then sent them olive branches.
  13. I was listening to The Current program on CBC radio on my ride in the morning. He had a Turkish lady 'analyzer' who was practically crying on the prospect of another five-year term for Rajab Dayib, even though no one said he won. The reason was because his party won substantially in the parliament as well. She also called Erdogan's party 'far right.' First I've ever heard this term being used. What a desperado she was. What 'far right' leader would give million refugees citizenship as well as welcoming and hosting millions more.
  14. Xasan Socdaal iyo Ismaaciil Cumar Geelle dhaqaalahee soo dhiibeen durbaba waala howl galiyey. Very sad.
  15. Seeing a sawir like this would not have been possible two decades ago in Turkiga. Rajab dhalintii Turkiga jecleysiiye diintooda and be proud of it. The picture was taken tonight.